Тёмный

Minaaradaha Qadiimiga ah ee Muqdisho | Documentary 

Подписаться
Просмотров 65 тыс.
% 1 949

Waa filim Documentary ah oo si qoto dheer uga hadlaya taariikhda Ilbaxnimada Islaamka iyo Magaalada Muqdisho #astaantv
For More:
Website: www.astaantv.com
Facebook: astaantv
Instagram: astaantv
Twitter: astaan_tv
TikTok: www.tiktok.com/@astaan_tv

Развлечения

Опубликовано:

 

5 янв 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 90   
@hamzaabdikani5059
@hamzaabdikani5059 Год назад
Runti Astaan tv waxey ka hadashey arin aad u muhiimsan taaso ah Waxey ka hadley arin taabaneyso qof kasto ka soo jeedo geeska africa runtii waan ugu hanbalyenaa documentary ayaad ka u qurux badan 🙏🏽🙏🏽🙏🏽🙏🏽
@Hinda61
@Hinda61 Год назад
Astaan, please include English subtitles into the documentaries and the dramas. This channel is doing a wonderful job!
@ayaanadan5922
@ayaanadan5922 Год назад
This is much needed information specially for the upcoming youngsters who don’t know the history of their land and the value of our deen!
@AFYALSTUDIO
@AFYALSTUDIO 3 месяца назад
Somalidda programm fiican ma yaqaanaan. Documentary yadda astaan wallahi waa heer sare
@fadumoabdinasir566
@fadumoabdinasir566 Год назад
Masha alah tabarakallah I like
@mohamedelimiali9738
@mohamedelimiali9738 3 месяца назад
Astaan tv horee u socdaa guul guul tariigtena la elobay no ifaya❤❤
@januarySl2024
@januarySl2024 2 месяца назад
SubxaanAllaah. Marka masaajidku dumo, Illaahay wuxu reebayaa manaarada si uu uu xasuusiyo dadka aadaanka iyo cibaadada..
@keysedaddy8053
@keysedaddy8053 Год назад
Astan tv wad ku mahad santihiin sidaad u aruurineysaan tariiqda somaliyeed hadey noqoto hesahooda ama dhismahooda thanks 🙏
@yasminhersi6632
@yasminhersi6632 Год назад
M.a wllhi wax badan oo aan aqoon ayan ka faiday mahadsan Astaan Tv💯🙏💯
@ismalure-25
@ismalure-25 Год назад
Nolashayda barnaamij Soomaali ah oo kan lamid ah maan daawan🤩 Waxyaabaha qadiimiga ah ee muujinayo cidaad ahayd aduunku wuu ilaashadaa inagana waa inaan ilaashanaa Mahadsnidiin Astaan TV💯💯
@MMA-lk7ir
@MMA-lk7ir Год назад
Maasha allaah. Astaan waa ku mahadsantahiin sida qurxoon aad noogu soogid biseen taariikhda soomaaliya. Mahadsanidiin
@fadumoali7402
@fadumoali7402 Год назад
ManshaAllah somaliya guul iyo horumar wacan❤🇸🇴🏘🌴👏
@sayidalbanna
@sayidalbanna Год назад
Fadlan astaan decumenries kan cml noo soo badiya
@zakariyecaafidheel8766
@zakariyecaafidheel8766 Год назад
wallhi astaan tv wadku mahadsan tihiin sida aad Documentary aad uso. diyaariseen wane sheko mudan in laga hadlo si hadhow ay jiilka dambe u fahman Qiimaha ay ledahay tariikhdii hore ee dadka somaliyeed so. badiya
@bandhigaxogaha4265
@bandhigaxogaha4265 Год назад
Astaan tV, waa profision dhan kasta runtii bogaadin ba mudantihiin.
@mariamismail993
@mariamismail993 Год назад
Mashallah beautiful I love it Habeen wanaagsan 🌺🥀🍃✍🏾
@farhanahmed6135
@farhanahmed6135 Год назад
Wa documentary aad u qimo bdn thanks astaan team
@user-kr9tu4hn8u
@user-kr9tu4hn8u 3 месяца назад
Masha Allah ❤
@nqfisoosman6491
@nqfisoosman6491 Год назад
Nabiga hadaa jeceshahay like saar
@ahmedmuqdishaawi2038
@ahmedmuqdishaawi2038 6 месяцев назад
MUQDISHO ASTAAN ❤
@aishaabdi7979
@aishaabdi7979 4 месяца назад
Mzhaa allah,aad baan uso dhawayn in wadanka decomentary lag sameeyo, waxaa ku dartaan inaad subtitle u yeeshan si ay dadka kala u fahmaan❤
@alihassanhussein5948
@alihassanhussein5948 Год назад
Masha Allah Astan
@leylahappi
@leylahappi Год назад
Maasha allaah
@Nasra_Abdirahin1
@Nasra_Abdirahin1 Год назад
Masha allah thanks bahda astaan tv document 📃 faido leh no soo diyarisen ❤
@user-uf2zk1is4f
@user-uf2zk1is4f 5 месяцев назад
Somaalida waa dadka kaliya ee taariikhdooda dafira hada markii ajaanib yimaada Muqdisho waxay geeyaan Musawaca ama light house saa utaqanaan, oo dhisan wax ka yar 100 sano Masjidka Arbaca Rukun ayaa ugu da yar Masaajidan laga shekeeynaayo wuxuuna dhisan yahay 778 sano Masha Allah, Jaahilnimo kalana waana heysata oo ah qof aan Muslim ahayn inuusan gali karin Masjidka Rasuulkeena SCW aa ku qaabili jiray Masjidka, waa wax kamid ah dacwada in lageeya gudihiisa iyo banaankaba la tusaa, taariikh doodana looga shekeyaa waa intaas u Allah SW soo hanuuniya
@muzamilabdikariin8747
@muzamilabdikariin8747 Год назад
Mahadsanidiin bahda astaan TV halkaa kasi wada documentary tarikhda ah
@mohamednur6115
@mohamednur6115 Год назад
Barnaamijkan runti aad iyo aad ayan uga helay. Runti xamar iyo magalooyinka wawayn taariq aya ku duugan. Marka wa in la dhowra taariqdan waayo wa hanti waana qayb anaka naga mid ah. Barnamijyada noocan fadlan noo badiya. Mahadsanid ASTAAN
@fathiali1536
@fathiali1536 Год назад
Video Aad iyo aad noo afacay 🥺❤️
@Axmeds222
@Axmeds222 Год назад
Mahadsanidiin
@engbilanabdulkadir3380
@engbilanabdulkadir3380 Год назад
Mahadsanidiin Astaan tv❤
@Geyre02
@Geyre02 Год назад
Alxamdullilahi Calaa Nimcatil Islaam❤
@ubdyqadaraj2536
@ubdyqadaraj2536 Год назад
Masha allah sidad taariikhdena noogu so gudbisayn
@timiriyocaano7512
@timiriyocaano7512 Год назад
Walaalaha astaan dhab ahaantii waxaan inbadan arkaa inaad dhinacya badan xaga bandhigyada mediaha aad qayb kasoo bandhigtaan, waxaanse tala ahaan ku darsanayaa maanta bulshadu waxay aad ugu baahan tahay in lagasoo dhiso xaga wacyigalinta loo soo gudbinayo qaab academic ah sida decumenteriyo. Aad baan ubogaadinayaa waana rajaynayaa inaad sida ugu dhakhsiyaha badan aad utafa xaydataan mahadsanidiin.
@Sucdiiina
@Sucdiiina Год назад
Masha allah video qurux badan❤
@abdidahirhassan2710
@abdidahirhassan2710 Год назад
Mashallh waa Barnaamij qiimo badan
@MohamedAhmed-tj8mo
@MohamedAhmed-tj8mo Год назад
Mansha allah
@cabdiraxiinkhadar4433
@cabdiraxiinkhadar4433 Год назад
Masha allah
@maykalyare1670
@maykalyare1670 Год назад
M.a ❤️
@Mukanairo_
@Mukanairo_ Год назад
Mashallah
@shoobare460
@shoobare460 Год назад
Masha alah
@januarySl2024
@januarySl2024 2 месяца назад
Laakiin Xamarweyne, inta casriga ah ee badhtamaha ilaa Cabdulcaziis iyo xaafadaha kuu heeran Hotel Juuba waxa dhisay gumeestihii Talyaaniga
@sahandoonmedia555
@sahandoonmedia555 Год назад
Maduunah iyada taariikhdeeda manaymaqal
@salandhere
@salandhere Год назад
aad baad u mahadsantihiin Astan
@sundusabdirahman8769
@sundusabdirahman8769 Год назад
Aaad baan ogahelay mashallah wamahadsantihiin
@furahaburukow6792
@furahaburukow6792 Год назад
Caw daan ayan sugayee
@bandhigadaljir8172
@bandhigadaljir8172 Год назад
document ka qurux badan oo soomaali sameesay ma arag. Astaan mahadsenidiin
@sk_kava2631
@sk_kava2631 Год назад
Somalia 🇸🇴❤
@5hanl3
@5hanl3 Год назад
Astaan team mahadsanidiin .. Waxaan talo ahaan u soo jeedin lahaa in videogaan subtitle loo yeelo , si ay ugu fa idaan dadka ajaanibta ah
@Armaan.khan2542
@Armaan.khan2542 Год назад
M.a🇸🇴🦁
@sacdiyamaxamud2617
@sacdiyamaxamud2617 Год назад
Aad ayaad u mahadsantihiin bahda astaan
@cabdixafidqaybdiid2619
@cabdixafidqaybdiid2619 Год назад
masha allah waxan ku faraxsanahay ina tariikhda somaliya ano mudo kamaqan lkn hadii uu subtitle uu lahan waxa wax ogaan lahaa dadka wadanada kale.
@asowetube7073
@asowetube7073 Год назад
Waa lagaadhay wakhtigii aan dhulka ka kici laheyn taariikhdeena ilaashan laheyn mustaqmbalkeenana qurxin laheyn (soomaaliya soomaali baa leh)
@maxamedcnuur1597
@maxamedcnuur1597 Год назад
Carabta somalida kaa taariiq weyn carab kahor ayaa jirnay
@xamsexikmaawi7570
@xamsexikmaawi7570 Год назад
Aad iyo aad
@nursaid6283
@nursaid6283 Год назад
Bahda astaan idinko isku Durban waa mahadsanthin
@keysedaddy8053
@keysedaddy8053 Год назад
Umad walba tariiq ayey ledahay ee walalayaal aan teena ilashano
@calicabdi2696
@calicabdi2696 Год назад
shiraaziyiinta muhiimad wayn ayay u lahaayeen muqdisho, dadka ka yimid iiraan ama faaris sidoo kale, muqdisho magacaas waxow ka yimid muqdi-shaah oo micnihiisu yahay boqor muqdi sidoo kale dhanka koonfur ee magaalada muqdisho waxaa ku taalo tuulo yar oo la yiraahdo gendershe ama gender-shaah oo micnihiiso yahay boqor gender sidoo kale waxaa jiro reer magacaas ximbaarsan (sheekhaal gendershe)
@cabdilaahimaxamuud122
@cabdilaahimaxamuud122 6 месяцев назад
barnaamijkan aad iyo aad buu muhiim u yahay
@abdile
@abdile Год назад
M.a anagoo waxaa oo tariiqa leh ayey na leyihin carab ayat tihin
@boysofpeace4471
@boysofpeace4471 Год назад
Somalinimo
@xamsexikmaawi7570
@xamsexikmaawi7570 Год назад
Qarnigii 7aad buu soogaadhay islaamku
@salahjimaleibrahim1957
@salahjimaleibrahim1957 Год назад
Waxan idinsoo jeedinaya videos kiina cajaaibta ah inaad subtitles u yeeshan, si aduunyadu ay u ogaato shaqadiina cilmina looga korarsada
@keysedaddy8053
@keysedaddy8053 Год назад
Dhismayashi hore ee qadiimka ahaa waxaa fiican in aan la dumunin ee lasii naqshadeyo
@cabdinaasirxiddig2338
@cabdinaasirxiddig2338 Год назад
Qoraal la'aan farteena soomaaliga iyo qoraal ka gaabinta soomaalidii hore waxay na xalsiisay in aan garanwayno sooyaalka masaajidda aan ku tukano.
@JAMHAD10
@JAMHAD10 Год назад
Maxaa qaldan aniga School waxaan ku soo qaatay! In soomaaliya diintu soo gaartay qarnigii 7-aad, Halka Cabadala mansuur uu sheegay Qarnigii 10-11 aad!
@xamsexikmaawi7570
@xamsexikmaawi7570 Год назад
Waa qarnigii 7 lkn 10 11 waa been ay faafiyeen reegALBEEDKU IYAGOO LEH KIRISTAN AYay ahAayeen taas oo ah been cad waaq baana la odhn wxy dadkeenu cAabudi jireen
@JAMHAD10
@JAMHAD10 Год назад
@@xamsexikmaawi7570 Haaa saaxiib sare mahadsanid🙏❤️‍🩹
@abshirabdirahmaan6839
@abshirabdirahmaan6839 Год назад
@@xamsexikmaawi7570 Christian iyo yahuud soomali ah way jiraan sidoo kle waaq dad caabudo way jireen lkin muhiada ayaa ah in dhamaan waxaas oo dhan islaamka dartiis ugu tagnay.
@xamsexikmaawi7570
@xamsexikmaawi7570 Год назад
@@abshirabdirahmaan6839 lkn waa soomaalidii tagtay dibadaha sida nuubiyaankii masaaridii hore oo asalkooda soomaali yhy lkn soomaali gudaha wadanka joogty oo kiristana ma jirin alx caakuli xaal
@abshirabdirahmaan6839
@abshirabdirahmaan6839 Год назад
@@xamsexikmaawi7570 Somalida islaamka ka hor baan sheegayaa lkin sida islaamka u qaadanay Waxaas oo idil waan ka tagnay
@MariambareMohamed-et8xm
@MariambareMohamed-et8xm 5 месяцев назад
Map Ethiopia eed aad soo qadateen wuu qaldan yhy waaa maran habaabis waxa meshen ka muuqda dhulka Ethiopia naga haysato inaad map Ethiopia ku darteen
@aishamohamed8282
@aishamohamed8282 Год назад
Masjidka abuu dhaxan goormaa la dhisay
@husniyare7185
@husniyare7185 Год назад
Ustd mohamed Hussein moalim ma wuxu dhihi wayey boqortoyada ajuran aya kahortagtay bortaqiiska halka uu sido kale leyahay boqortoyada cusmaniyinta aya kahortagtay Taarikhyahanada Aan somaliga ehen aya bugagtoda iyo barahooda kuqorayo in boqortoyada ajuran ay kahortagtay bortaqiiska Halka ay somalida duugeyso taarikhdeda Cajiib waye walahi Anyway, Everything is clear in wikipedia.
@zahrasaed791
@zahrasaed791 Год назад
Dhulkaas oo dhan waxaa leysku wada odhan jirey Abasiniya
@iam2613
@iam2613 Год назад
Shaqo wanaagsan ayaad qabateen bahda astaan halkaas kasii wada
@Juujuule1
@Juujuule1 Год назад
Asxabei ilaahey dartiis subscribers Iku cimaamada Allah ha idin sharfee 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@abdinasirisak6701
@abdinasirisak6701 Месяц назад
Muqalkan kama daalo inan mar walbo aan dawado
@QARNI__.
@QARNI__. Год назад
Somalidu waxaa la dhaha faracinta ayee raad ku leedahay pleas midaas tariiqdeeda noo raadiya run iyo been waxa ay tahay
@MaryanOsman-fq6cr
@MaryanOsman-fq6cr 13 дней назад
Dadkan aad wareysaneyso waa dadkii la somaliyeeyay marka kala tago Mohamed xaaji ingiriis
@axmednayga9576
@axmednayga9576 Год назад
Islamic magaalada saylac ayuu India soo gaadhay
@marwodumar
@marwodumar Год назад
Walaal albab kasta oo ka xiiiiran Allah ha kuu furo murugadana farxad ha kuku badaalo amiin subscribe iisaar❤🧡🧡
@user-uf2zk1is4f
@user-uf2zk1is4f 5 месяцев назад
Somaalida waa dadka kaliya ee taariikhdooda dafira hada markii ajaanib yimaada Muqdisho waxay geeyaan Musawaca ama light house saa utaqanaan, oo dhisan wax ka yar 100 sano Masjidka Arbaca Rukun ayaa ugu da yar Masaajidan laga shekeeynaayo wuxuuna dhisan yahay 778 sano Masha Allah, Jaahilnimo kalana waana heysata oo ah qof aan Muslim ahayn inuusan gali karin Masjidka Rasuulkeena SCW aa ku qaabili jiray Masjidka, waa wax kamid ah dacwada in lageeya gudihiisa iyo banaankaba la tusaa, taariikh doodana looga shekeyaa waa intaas u Allah SW soo hanuuniya
@ynwa6655
@ynwa6655 Год назад
Mashallah
@kamaniyokabow762
@kamaniyokabow762 Год назад
Mansha allah