Тёмный

MISS XIIS | HAYBADDA WAA LOO DHASHAA | NEW SOMALI MUSIC | OFFICIAL VIDEO 2023 

ABDI ASKARI TUBE
Подписаться 1,7 млн
Просмотров 1,7 млн
50% 1

HUBAAL RUUX IGU MASHQUULAY
INAAN KA HORREEYO SHEEGAY
HIBADA ILAAHAY KU SIIYAY
HABEEN CIDNA KAAMA QAADDO
HAYBADDA WAA LOO DHASHAAYE
MAXAA LAYGU WADA HABSAAMAY
=================
EREYADA: RIDWAAN RADHE
LAXANKA: MUUSE GAAS
MUSIC: TAMASGEEN
DIRECTED BY: AMIIR AHMED
PRODUCED BY: ABDIASKARITUBE
====================
Subscribe for more awesome content (IT'S FREE) bit.ly/3oTYCR1
It would be wonderful to follow us on our social media platforms
www.youtube.com/ @ABDI ASKARI TUBE
/ abdiaskaritube
Twitter: / abdiaskaritube​
Instagram: / abdiaskaritube
TikTok: / abdiaskaritubbe
Email: abdiaskaritube@gmail.com
''Thumbs up if you think I brought this video to your attention'' Thank You.

Опубликовано:

 

16 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 323   
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash Год назад
Wuu ku jeclaa Wuuna Kusoo Ducaayn jiray Adigoon Aduunka Joogin Cid kale maaha waa Nabi mohamed scw Shukran Dhira galin ayay inoqoni, hadaad iso booqato Rabina haku sharfo wll. Hadadan iso booqan markalad iso booqan i.a. Aan kala faaideysano. Waxaan diyaariyaa banaaamijtaaan oo kale Mhdsanid 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🇸🇴
@yasminedheyman3218
@yasminedheyman3218 Год назад
Scww
@saidagacal4281
@saidagacal4281 Год назад
Sall'Allahu Caleyhi Wa Sallim
@ugbaadinaadanbarre9412
@ugbaadinaadanbarre9412 Год назад
Scw scw scw🥰🥰🥰❤❤
@mounaabdi836
@mounaabdi836 Год назад
Vca3
@BostowBostow-ci8ih
@BostowBostow-ci8ih Год назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@nawaalnalka4532
@nawaalnalka4532 Год назад
Qofkii heersare maraya Ayey dadku hadal hadal hayane Qofan jirin lama higadsho Haday kudhalili wayan Maheysid jidkeda guusha👏💪 Jahey jah miss xiis cod malpi❤
@engapdirahimmaxamed3338
@engapdirahimmaxamed3338 Год назад
hees an cadi ahayn Nacabka inta bufinaysa ha dhagaysato❤
@faayomohamed4020
@faayomohamed4020 Год назад
Miss xiis qof dagan waaye fanka ilaahy qayr kafiican haku arsaaqo insha allaah
@sabodaud2684
@sabodaud2684 Год назад
Hubaal Ruux igu mashqulay inaan ka horeeyo sheegay hibada ilahey kusiiyo habeen cidi kaama qaado ❤ 🥰 ♥️ 💖 ♥ 💓
@JABIRAbdirahman-lb5qg
@JABIRAbdirahman-lb5qg 23 дня назад
Allaha u naxaristo abwaan radhe
@sadribuulle5592
@sadribuulle5592 Год назад
Wwwwww miss xiis waa tagte waa talaabsate allow kula keen waa gabar afgaaban oo dagan saaid ayaN u tageraa from garissa
@caliaxmed586
@caliaxmed586 Год назад
Jah ilaaw no daa dumarkena somaliyed we love fananita somaliyed❤️❤️
@JanoQorane
@JanoQorane 9 месяцев назад
Ooof maasha allah Yaaasaalaaam miiss xiiis huno horay uu eoco😮😮😮😮
@khadradiriye9412
@khadradiriye9412 Год назад
Manshaallah hees wanagsan keep going walaal. 😍😍
@faysasiciid1513
@faysasiciid1513 Год назад
Mashllh Qurux iyo Cod Iyo Akhlaaq Ayaad Isku Darsatay Alle Haku Gaarsiyo Hadaf Kaada Meel Kasta Iyo Mar Kasta
@haniitaofficialchannel
@haniitaofficialchannel Год назад
Xiiis mohumed raage the only one ☝️ my sister ❤🎉
@saynabcabdi888
@saynabcabdi888 Год назад
Wallo
@haniitaofficialchannel
@haniitaofficialchannel Год назад
@@saynabcabdi888 😘🤌
@oubahqali8578
@oubahqali8578 Год назад
Se bien
@123-x2w1c
@123-x2w1c Год назад
haniyeeta❤😂😢😮😊😊
@nadarmohan5957
@nadarmohan5957 Год назад
Hubaal Ruux igu mashquulay inan kahoreeyo sheegay hibada ilaahay kusiyo habeen cidi kaama qaado haybada walo dhashaaye maxaa laygu habsaamay♥️ mahadsanid xiiseey hadan kuwii udiirin hestan😂♥️
@ahlamdegaan9407
@ahlamdegaan9407 Год назад
Keep going dumachiday miss xiss nolow wllshy mcn
@ubahabdi6055
@ubahabdi6055 Год назад
Hestan wexey noqon donta Heesta ugu hadal heeynta badan 2023🎉
@yayayaya882
@yayayaya882 Год назад
This song is talking about success 🙌
@MohamedAmin-sj8ny
@MohamedAmin-sj8ny Год назад
😂😮🎉❤
@ayaanabokor8879
@ayaanabokor8879 Год назад
Hees jawigeeda wadata mss xiis ❤
@nabadoonmysheikh63
@nabadoonmysheikh63 Год назад
Waaw hees nin wayn oo bila buuqa ❤
@maryanhussien5992
@maryanhussien5992 Год назад
Walee,waa,hees,mudagar,ah
@apdirachiedmohammed1236
@apdirachiedmohammed1236 Год назад
waxuu intasoodhan ku maqnaa mouse gaas waa soo fasaxay alleillahe Dareenkayaga wuu kiciyey Ha Fadhiisan baan leeyahay Fankaa kuu baahane 👍🥰
@AyaanAbdirashiid4631
@AyaanAbdirashiid4631 4 месяца назад
Markaa tahay ruux is hubo habaar wax kama taraayo ❤xaqiiq
@badarmohamed7615
@badarmohamed7615 Год назад
Machallah Miss xiis
@hodandaher
@hodandaher Год назад
my favorite 🎉 miss xiis 😢❤
@maxamedabadir
@maxamedabadir Год назад
Soomaaliyey Geerida an xasuusano 😢☝🏻
@halimaali431
@halimaali431 Год назад
Asc Masha allahi alle ha ku xifdiyo Xafidulahi waxad dhiigtay meshedi🤲💯❤💯
@faadumomahadxasan6722
@faadumomahadxasan6722 3 месяца назад
Asc😊😊😊😊
@mohamedsuldan9117
@mohamedsuldan9117 Год назад
The one and only miss xiis 💖
@maxamedrasta9276
@maxamedrasta9276 Год назад
MSS XIISEY AAD BAAD U COD MACAN WAXAN KAA CODSANAYAA INAD MADAXAADA QARSATAA WAXAA JIRA MAR AADAN QARSANEYNIN MRKA QARSO PAYO MCN ❤️❤️❤️❤️👸
@mahiimcabdicasiis4238
@mahiimcabdicasiis4238 Год назад
Wow heesyo way dhaaftay miss xiis boqorada codka buufi cayayaanka😊😍😘
@amaaljaamac5210
@amaaljaamac5210 Год назад
Qofkii heersare marya aya dadku hadl ahayne mnshalah WAA another level weeyi miss xiis
@osmanosman4275
@osmanosman4275 Год назад
😂😂😂 hadaba xaliimo dhami haday noo soo miisayan Fartaan doonan qoraa yaan la yabanayn Salaama xiis qurux 🎉🎉🎉🎉
@fartuundahir7577
@fartuundahir7577 Год назад
Farax inoo adkesta waa laba malmood uun 🥺😂😂
@makoloula
@makoloula Год назад
Bien dit Macha Allah doumachi xiis
@ugaaso7971
@ugaaso7971 Год назад
Miss xiss waad qurux badan waaw waan ku jecelahay hore usoco ok love 💕💕💕💕💕💕
@istaahimuhammad6399
@istaahimuhammad6399 Год назад
Mxaa laaygu wada habsamay
@user-rud1997
@user-rud1997 Год назад
In lagugu mashquuley maanu ogeynee adaaba noo sheegaya.
@faadumoabdullahiibrahim5006
Heybada waa u dhalasho,yaa kadhalateyheeeeee gabdhaha Quruxda iyo dhirir lagu tilmaamey (Ogaadeen Absame)Allow cafawgooda qabo yaa Rabbi 🤲Aamiin 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰.
@raxmamahamed3398
@raxmamahamed3398 Год назад
😂😂😂😂ogadeen maha bal halka ku yara noqo waa nag dir ah oo Akisho ah xiis muhumed raage
@mohamedcasanyo2998
@mohamedcasanyo2998 Год назад
Inadeer xiis miss mahaa ogaadeen wa beshaa akishoo daarod mahaaa okkkl
@fatoumamahamoud135
@fatoumamahamoud135 Год назад
Keep going miss xiis good 👍 😍😍😍😍
@mahamedhamari
@mahamedhamari Год назад
Dhaga HADAL FIRIIYA ayaaaan tafshaaan ma imaqloisaaaa
@jilaniabdi710
@jilaniabdi710 Год назад
Beautiful Somali 🎵 song
@A.A.E93
@A.A.E93 Год назад
Mss Cawaale Aadan hees aad u macaan🇸🇴
@moussafourreh2892
@moussafourreh2892 Год назад
Habar yartay hore u soco ❤❤❤
@suriyastar_
@suriyastar_ Год назад
Hees iyo padh 😯 really life 🧬❤️❤️❤️
@abdirashiidmohamed-ez1es
@abdirashiidmohamed-ez1es Год назад
m,a miss xiis horay osoco
@deeqamohamed4429
@deeqamohamed4429 Год назад
Guuleyso mar walba Miss Xiis💖❤💖❤💖❤💖
@shaaficabdixasan2846
@shaaficabdixasan2846 Год назад
Mss Xiis 👑 Walayaabay 🎤😘
@khadraahmed8599
@khadraahmed8599 Год назад
Aww ❤ this will be my song
@ugaaso7971
@ugaaso7971 Год назад
Miss xiss qurux badan
@adanali9099
@adanali9099 Год назад
Walaaley far dheridaa
@halganhoussein7259
@halganhoussein7259 Год назад
masha allah MISS XIIS 🥰😍😘💋💞💞💓💯
@arwahaji3712
@arwahaji3712 Год назад
Buufin yarba muqata xiisay Allah haku kala nabad keeno qali
@apdirahmanofficial__
@apdirahmanofficial__ Год назад
Best song ka helay chah cadowga hubaal hadu kugu mashqulo hibo ayaad leedahy mxy qadayan nacablayaashu💋🔥🤗
@mahamade
@mahamade Год назад
Wa layabey Xiis Mohamed raage inolow✌️✌️✌️✌️🙏
@IsraAbdoMahamed-of9ch
@IsraAbdoMahamed-of9ch Месяц назад
Kalay adi melkaste miya jogta ,ileen saxibka awaleh aden aya qabay xiis oo wa dumashida maha
@cilaansaarchannel4121
@cilaansaarchannel4121 Год назад
Waaw hees shidan 💃🏾💃🏾💃🏾🖤🖤🖤
@choukriyabdourahman4768
@choukriyabdourahman4768 Год назад
Soumehanallah maa hestan aya shidan inalilah ☺️☺️
@abdiqadirmahamoudgalaal9564
Qofkii Her Sare Maraya Ayay Dadku Hadal Hayaane Qofan Jirin Lama Hilgadsho Haday Ku Dhaliili Wayan Ma Haysid Jidkeda Guusha✔
@fathiamedhassan9501
@fathiamedhassan9501 Год назад
Waa qofta kaliye isku magacanahaya keep going sister 🥰🥰🌹💯
@royalfamily141
@royalfamily141 Год назад
Horey u soco wll mss xiis
@haliimamustafa7739
@haliimamustafa7739 Год назад
Hees le la maroya wa wareyyy🥵🔥
@sumayoabdi1608
@sumayoabdi1608 Год назад
Qofan jirin lama higadsho hadey ku dhalili wayn mahysid hankeda gudha mss xiis hormar wacn ❤
@rumaancrahman3331
@rumaancrahman3331 Год назад
Hees lama odhan karo tan 😫💃♥️
@MohamedHassan-sf6cp
@MohamedHassan-sf6cp Год назад
xaged hibada kusisata qabadd ayad tahaye
@kaltumaabdi741
@kaltumaabdi741 Год назад
The song is encouraging. It talks the reality of life mashallah❤️❤️😘😘
@BukhariFarah
@BukhariFarah Год назад
Madaxaaga ha koreeyo wlle ❤🥰😘👍
@hudaediris4083
@hudaediris4083 Год назад
KEP GOING XIISEEY ❤️
@Alisha-e1c
@Alisha-e1c 3 месяца назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@KhadarMahamedimaan
@KhadarMahamedimaan 8 месяцев назад
❤❤❤❤ heestaan waba lugu qoqaya
@naimomahmud6366
@naimomahmud6366 Год назад
❤🙈mizz xistyd
@hodansawahili3129
@hodansawahili3129 Год назад
Heego muuqdheerti aderkay iidhalay dhal boqortoyo horey u soco 💚🤍💚👌👌👌
@abdiqadirmahamoudgalaal9564
War tani hees way dhaftee🔥🔥🔥🔥
@mohamedcabdi-yn4zz
@mohamedcabdi-yn4zz Год назад
Awale
@blackisbeauty4127
@blackisbeauty4127 Год назад
Every word of the song is authentically true ❤️❤️❤️
@barwaqobileh
@barwaqobileh Год назад
Xurmo
@najkabashaalwcn1815
@najkabashaalwcn1815 Год назад
Abdi Askari Howakar Ababa horey usoco
@arragbilla8154
@arragbilla8154 Год назад
Wale qof jira thy miss xiss xarago unolow cadowgaga my quen i love
@fardowzafarxasan2672
@fardowzafarxasan2672 Год назад
Hestaan maxey iga soo habsantey♥️😊💕💯
@soumeyaabdillahi2862
@soumeyaabdillahi2862 Год назад
Tellement ce réel continue avance oui excellent avance misse tu la maileur 🏃‍♀️🏃‍♀️🏃‍♀️😘😘😘😘🧚‍♂️🧚‍♂️🧚‍♂️🧚‍♂️
@faridwiser5441
@faridwiser5441 Год назад
Miss Xiis wixii ku soo maray ka maydho. Anigu makaa maydhaa haraawihii ku soo gaadhay?❤❤❤
@maidocadey1669
@maidocadey1669 Год назад
Kabax 🙌
@robelteame7453
@robelteame7453 Год назад
Waw she is beautiful singer of Somali
@fartuunyusuf8745
@fartuunyusuf8745 Год назад
Waaaaaaw hees iyo badh
@yahyamohamed6198
@yahyamohamed6198 Год назад
Gabadh qaawan ilahayow marwo haa ika dhigine
@choukriyabdourahman4768
@choukriyabdourahman4768 Год назад
☺️☺️☺️😂😂 istafulilallah horta ise astur mahdia maa kareyside ruuti ee nimanka reeraha Lee iskada walal
@Mmnajmo11
@Mmnajmo11 Год назад
Mahdiya qalanjo yaa gaadha
@DeeQa04
@DeeQa04 Год назад
Xaqiiq 💯 macab hoos ima dhigo
@Mohaa930
@Mohaa930 Год назад
Qof aan la aqoonin oo dhaha waa laygu mashquulay somali ayaa lagaa helaa😅🤣
@ahmedbronchi2155
@ahmedbronchi2155 Год назад
Oo ma taqaanid miyaa gabadhan sxb mise xaasidiinta ay sheegayso ayaa ka mid tahayoo Qaxbaad la tidhi hinaaso!
@akmiishargsan5521
@akmiishargsan5521 Год назад
Wlcme back quen mss xiis ❤🔥this song another level 🎉🎉HAYBADA WAALOO DHSHAA❤🔥
@Quran-Muslim-Islam
@Quran-Muslim-Islam Год назад
Hees tan aneey iga hadleysaa ❤😂
@Fatkaboy7
@Fatkaboy7 Год назад
Sheko 😂
@Quran-Muslim-Islam
@Quran-Muslim-Islam Год назад
😂😂😂 hee
@Allahiswiththeoppressed
@Allahiswiththeoppressed Год назад
@@Quran-Muslim-Islam bbe ❤️
@nouradinemed8458
@nouradinemed8458 Год назад
Barakallah t'as cartonné doumachi avec cette chanson qui exprime ton talents et t'as dignité certes tu t'es défini pas dans une chanson mais je suis sûr et certaine que t'as gloires brillera pour toujours et devancera t'es ennemie doumachi 🥰🥰🥰🥰🥰
@halimodjibril8269
@halimodjibril8269 Год назад
Elle est plus vôtre doumachi ; elle à été divorce il y a deux mois mr .....
@manaicha5976
@manaicha5976 Год назад
Oui supprimer cette commentaires
@mahamedawalehfathia-vd2wd
@mahamedawalehfathia-vd2wd Год назад
@@halimodjibril8269 alore
@ISKOBCI
@ISKOBCI Год назад
Wa heesti kowaad ee nacab ka hadlaysa hadana erayga nacabku ku jirin 🤪😂
@kadraibrahim476
@kadraibrahim476 Год назад
Wow maschallah doumachi dieu te proteger avec ton mari
@hassanikram143
@hassanikram143 Год назад
Machallah ❤ ❤ ❤ ❤ xiis
@caamirofficialtube8218
@caamirofficialtube8218 Год назад
Geenyo miss xiis come back
@ladanluula1
@ladanluula1 Год назад
Masha allah miss xiis hees iga hadleysa
@faras_cadetube2958
@faras_cadetube2958 Год назад
Wakhtigu waa kaas cawaale 2006 noo heesay ku simay xiis 2023😱👇
@yayayaya882
@yayayaya882 Год назад
The song is encouraging of life
@halimoabdi6950
@halimoabdi6950 Год назад
hubaal ruux igu mashquulay inan ka horeeyo sheegay esh cala hees iyo badh
@hodanbasherhodanbasher2734
@hodanbasherhodanbasher2734 Год назад
Hubaal ruux igu mashquulay inan kahoreeya sheegay Hibada ilaahay kusiiyo Habeen cidi kama Qaado Haybada walo Dhashaaye Maxaa laygu wada habsaamay Miss xiis ❤
@anzalalbii6700
@anzalalbii6700 Год назад
Inta cawaale aadan iyo xiis iney kala tagen marke so maqashay heesta so raadisay like😜 cawaale london ayu naag kale ku guursaday wuuw xan fresha ah🙈👌
@nimcomuse9233
@nimcomuse9233 Год назад
Haaaaaheeeeey xiisay sxb runta wayeee wlhi
@ruwaydailkacas4865
@ruwaydailkacas4865 Год назад
Haybada waa loo dhashaaaaa🌹♠️🤍
@khadromuuse2156
@khadromuuse2156 Год назад
Waaaw horay usoco qali mis xiis kujecliyaa
@fatximaxamedgaaboow8655
@fatximaxamedgaaboow8655 Год назад
Jah hees iyo badh👸♥️
@CAGJARTUBE3221
@CAGJARTUBE3221 Год назад
Woow walahi waxani hees way dhaaftaye magac haloo bixiyo
@cabdilahi7977
@cabdilahi7977 Год назад
Nice one m.allah
@ugaaso7971
@ugaaso7971 Год назад
Love
@faizamusa4580
@faizamusa4580 Год назад
Wow this is amazing song 🎧 ❤we love you girl ❤
Далее
New song miss xiis
5:50
Просмотров 338 тыс.
Wildest 10 SECONDS OF HIS LIFE 🤯 @TomIsted
00:14
Просмотров 3,1 млн
Cool Parenting Gadget Against Mosquitos! 🦟👶
00:21
XARIIR & XIIS | BABY | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2020
5:43