Тёмный

MISS XIIS | HAYSKA DILIN KALSOONIDA | NEW OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023 

Miss Xiis
Подписаться 28 тыс.
Просмотров 612 тыс.
50% 1

Erayda abdishakur badmadow
Laxanka abdishakur badmadow
Music muftaax cadceed
Camera ‪@deeqsiman‬
Editing ‪@deeqsiman‬
Copyright ‪@XiisMuxumed‬
Special thanks ‪@AmiirAhmed1‬

Опубликовано:

 

19 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 347   
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash Год назад
Hadii aad u jeedo magaca allah 😢
@Salmancade10
@Salmancade10 Год назад
Waa hees macaan badan iyo muuqaal qurux badan. Mahadsanid fanaanadeena qaaliga eh Miss Xiis. Cadawgaada ha jabo. Allah ha ku dhowro abayo. Waxaan kuu rajeynaa guul iyo hormar wanaagsan.❤🎉
@farhanfarah3987
@farhanfarah3987 Год назад
Yarka reer Borama abwaan Abdishakur Badmadow loo daa heesaha daadiska ah ♥ ❤ 👌 👍
@missjano8249
@missjano8249 Год назад
Hees maha waa sheko waxan 😂
@hodansawahili3129
@hodansawahili3129 Год назад
Quruxdii akisho boqortoyo wlshy mcn wakhtigu kuma ciilo❤❤❤❤❤❤❤
@famaily5884
@famaily5884 Год назад
Gabadhadhii nin reerkiisii hore u so dayacay guursado waa saas samir abaayo insha alla badal qeyr qabo
@sahraahmed6884
@sahraahmed6884 Год назад
Waa laga tagay gabadh laga raacay maseer haya halyabin
@asadsimbalove
@asadsimbalove Год назад
Bilaa laxan waaye heesta, codka, ereyada iyo musikada waa 💯
@missjano8249
@missjano8249 Год назад
Awale adam ba laxanka u sari jiray awal 😂
@samiyasiciid8932
@samiyasiciid8932 Год назад
Fariid waa kuwadanaa xiiseey from burco❤
@fayruusshakiib8458
@fayruusshakiib8458 Год назад
Waxaa qalad ah qof nolol idin dhex martey inaad hees u soo qaadaa ka laandheeree walaal .❤❤❤
@sahraahmed6884
@sahraahmed6884 Год назад
Waa laga tagay gabadh laga raacay maseer haya halyabin
@nimcocabdi7516
@nimcocabdi7516 Год назад
@@sahraahmed6884 yaaka tagy wabalafure karacista mxad utaqan waiyado aqabo ninku naag iska raace
@sahraahmed6884
@sahraahmed6884 Год назад
@@nimcocabdi7516 isago qaba ayu Gabadh la sheekaysanayay marku yurub tagay marka saas daradeed gabadha tiri hada irabto xiis fur anaga isku reer London eh
@nimcocabdi7516
@nimcocabdi7516 Год назад
@@sahraahmed6884 wlhy bisinka man uogayn sidas wll
@abdulahiahmed6459
@abdulahiahmed6459 Год назад
Music cadceed kuso baxesa laxanka xogaha hagaaji haku sameeyan qamar ama zakriye kobciye ama khaalid kamil iyo dabjacyl midkood👌💯✍
@abshirisman
@abshirisman Год назад
Qurux maasha alh gabadhaan walee cawaale gabaraa dhaaftay❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@sahraahmed6884
@sahraahmed6884 Год назад
Gabadh kale ayu jecladay u uga tagay
@Abdirisak-almito
@Abdirisak-almito Год назад
Macaac fanaanad kaa doqonsan oo kaaxun ma'arag waayo inta ilaahay rag badiyay daahir duufle ayaa xerada kaasaaray qashiimad
@mustafemuuse4574
@mustafemuuse4574 Год назад
Mss xss waa ruux mushraxiyad LeH codmacaan daganaan iyo ixtiraam badan sida ka muuqataH sharaf iyo karaamo iiguH nolow walashay qaliya 1 love ❤😊
@abdirahmanabdinur8178
@abdirahmanabdinur8178 Год назад
miss xiis walaashay markii hore ba adaa guursaday cawaale oo reerkiisii hore soo dayacay ee dulqaado
@sahraahmed6884
@sahraahmed6884 Год назад
Waa laga tagay gabadh laga raacay maseer haya halyabin
@___landaneyy5355
@___landaneyy5355 Год назад
Xiis wa mrki ugu horeysay ee ay hees dadisa soo qaday xaga jacylkay isku vcnyayen waka la walay wax ku kadeeda wayi maysid adunka
@gorgoryare2022
@gorgoryare2022 Год назад
Wali awale adan mad ka marmi ladahay nin meel fog wax gaystay the legend adaba duday oo muqdisho aday
@issaamouni1415
@issaamouni1415 Год назад
Ha wey hinase hadleysa
@sahraahmed6884
@sahraahmed6884 Год назад
Muqdishona waxba uma tarin gabadhi cawaale jecla wu heesta ee awalba madaxeda uga tagay marka ha nasato
@Indhouroon-d4h
@Indhouroon-d4h Год назад
Heeestu waasaxdi muqal qurxoon erayo mcn camera manka waa another level kaliya laxanka waxogaa yara liita ❤
@missjano8249
@missjano8249 Год назад
Ninki laxanka u sari jiray ba maqan awale adan
@Indhouroon-d4h
@Indhouroon-d4h Год назад
@@missjano8249 somaha
@WAQTI_STUDIO
@WAQTI_STUDIO Год назад
Diyar Reaction qayis QANII Thank you walshayii miss xiiss muxumad ragee 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@Suhayb_shanta_offcali
@Suhayb_shanta_offcali Год назад
Waan soogi Naa taa ool lajan QAYIS QANII Koo dhaqsoo zxp
@khadramohamed4556
@khadramohamed4556 Год назад
Masha allaha SXb Qali Miss xiis muxumad rage Had Awalow adan Miyaa isaga Quruux badan Neey wll
@Farhia_ali
@Farhia_ali Год назад
Waa HEES IYO BAR. WARYAA HUSH. WAXIU XUN OODHAn❤❤❤
@Sunny_flowerstar
@Sunny_flowerstar Год назад
Hees waydhaftay ee wa dhagahadal free 😂 cadimaha ❤️‍🔥🎶
@sahraahmed6884
@sahraahmed6884 Год назад
Waa laga tagay gabadh laga raacay maseer haya halyabin
@Hassan_Gantaal
@Hassan_Gantaal Год назад
Layaab weeye Baddmadaw iyo ciid oo is helay
@zakiboy1485
@zakiboy1485 Год назад
Inta aaminsan cawale in aay usarbeebeso ❤ saara
@sahraahmed6884
@sahraahmed6884 Год назад
Waa laga tagay gabadh laga raacay maseer haya halyabin
@siradm
@siradm Год назад
Cawaale maxaa laga karbaashaa? Qof karbaash qabto baa badane waa wiil walaalkeed ahe
@TooshMedia
@TooshMedia Год назад
Woow hit vioce❤😢 Miss xiss we love you😢🌎🙏 🎸🎧💔💔
@YaasminAbdi-w1p
@YaasminAbdi-w1p Год назад
Xilimay Tana sobaxady waxbaa idhafay ileen team dumar❤️
@canabcabdulle6500
@canabcabdulle6500 Год назад
Maanshaa Allaah Miss Xiis Qurux Qalanjo🥳🤩🎉❤
@sakariyecabdi3865
@sakariyecabdi3865 Год назад
Boqorada codka miis xiis..... Boqorada dheerka hablaha .... Boqorada quruxda mss xiis waxaanu u baahanahay in heesta laxankeedu noqdo laxankii boqorka codka xariir axmed dubistuna waa faro dahable ninkii xariir na baray ee faro dahableh deeqsi man
@maxamedraampooofficail6698
@maxamedraampooofficail6698 Год назад
Dadku xaaasid sana 12k ayaa Daawaday.... #Subscrbers__7.28k Ayey maraysaa Sidee macquul U tahay 🤏🤏
@mahamade
@mahamade Год назад
Miss Xiss boqoradena😊😊
@FAAD21
@FAAD21 Год назад
Xiis maalmahan way kacsan tahay nice song
@deganomer4032
@deganomer4032 Год назад
Masha allah ❤️ wlley boqorad ba tahay . " ha iska diliin kalsonida 😅
@sadribuulle5592
@sadribuulle5592 Год назад
Maasha allh wllasheey guuleyso abid ❤❤❤❤
@realonearthangelofficaldivardw
@realonearthangelofficaldivardw 2 месяца назад
Hadaan darajao good iyo noloshayda dowr halay adi kulama da gaye caloosha iga sii daa
@birmadyare
@birmadyare 9 месяцев назад
Nolosha farax badan ku Hano Aleylehe Boqorad inaa Tahay la isku wada Raac MISS XIIS 🙏
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe Год назад
Mashaaaaalah tabaarakalah Rabaw wax yaalaha qaar la qaadanin jEErnaba, in baa us yEelyeesho oo wax taqaanana oona inbadan isnaqaano, EEEEE maarayn jkhayraa nidaam maamul qiimobadan dumaroo marwo yareey Subxaanalah
@wardixaji1297
@wardixaji1297 Год назад
Woow miss xiis waxab aniga haydudin❤
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Год назад
Wow Another Level.
@mohaahmet7235
@mohaahmet7235 Год назад
Miss xiis waa la yaabey 🥰🌇✨️
@bushaarodaahir
@bushaarodaahir Год назад
Masha Allah wlhi farxad Waarta abid wlshy ❤❤❤❤❤❤
@mshamso5872
@mshamso5872 Год назад
Miss xiis more tagero ❤❤
@haniitaofficialchannel
@haniitaofficialchannel Год назад
Waalayaaabayaaa 🎉❤
@HodanMohamud-le7yg
@HodanMohamud-le7yg Год назад
Ayyy poradaydii ❤👑
@nuuremohamud4311
@nuuremohamud4311 Год назад
Cadceed on the beat 🪘 fara dahab Miss xiss what a song Ustaad Badmadow respect.
@muniirabdidaahiribrahin1053
Hees aad umacaan boqorad codka iyo muqal qurux badan
@UmniyahAdem-qw3cx
@UmniyahAdem-qw3cx Год назад
Jah miss xitaydi my fov quen❤❤❤❤
@TheLove0
@TheLove0 Год назад
Heestan Wa Dhagaha Hadal Iska Cad kuso socota Awaleh aden
@user-lb7kp6pc9l
@user-lb7kp6pc9l Год назад
Another level miss xis ❤
@hawanassima7509
@hawanassima7509 Год назад
Xiss qurux❤
@suhaybcali8686
@suhaybcali8686 Год назад
Abwaanada reer borama Way cadhaysan yihiin sanadka w😂 form borama
@sahraahmed6884
@sahraahmed6884 Год назад
Waa laga tagay gabadh laga raacay maseer haya halyabin
@suhaybcali8686
@suhaybcali8686 Год назад
@@sahraahmed6884 haa abwaaan kan wuxuu ku mid ahaa dhalin yara dii Sweden 🇸🇪 dahriibka ku gashay reer borama hada heeso badan ayuu sameeyay Caan ah gayiga somalida
@Abdiisse7
@Abdiisse7 Год назад
Xiis Waa Gabadh Aad u Cod Wnagsan Waa Gabadh Fanka Somalida Taariikh Wnagsan Ku Yeelo Doonta Sida Khadra Iyo Sahra Taariikh Wnagsan ugu Lee Yihiin Fanka Somalida Manshalah Taasi Waa Hibo Alle Bixiyo In Umad Dhan AAD u noqoto Fanaaana La Wada Jecel Yahay
@hodanmohamed2379
@hodanmohamed2379 Год назад
Masha allah inader Wallahi waa runta ❤❤❤❤❤❤
@YaasminAbdi-w1p
@YaasminAbdi-w1p Год назад
Ayyyy jawab cad
@hodanabdirashid206
@hodanabdirashid206 Год назад
Xiis xarago qurux iyo cod❤❤❤❤❤
@MahadHassanali-pr6sz
@MahadHassanali-pr6sz Год назад
Masha allah
@idiriskoreye1
@idiriskoreye1 Год назад
Akhasa ba tahay doqana ba tahaya heesa sii daa
@deeqahussein9517
@deeqahussein9517 Год назад
Yaa salama❤❤
@maaxofficial2152
@maaxofficial2152 Год назад
Up to up❤
@naanaayare1814
@naanaayare1814 Год назад
Miss xiis can back laganadena wana kuwata qalanajo
@kaafifilms1523
@kaafifilms1523 Год назад
Another level song Mss xiis boqoradii codka❤❤
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe Год назад
yartayartaa waan uwataa dumaar dagancadayyareeeyqiimobadan marwadumaroo yareey tii kujirtayba dumaar qaasatan hablaha dhigeed tarooneeeey khayryaashay dhaaftootoooy .mashaaaaalah tabaarakalah as.Nabad iyo caano caano iyoiyo
@amiircaafi424
@amiircaafi424 Год назад
Waxaan hees lama Dhigi Karo ❤❤
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 8 месяцев назад
Sahrascadayyareey tii laga sooo dhawaystoo dooqoo jeclaadayoo iyada waleeneeey wadayareey wadajir qatroosliina qiimobadan dumaroo yariisEey lagufarxeeeey
@cabdiqaniaadan1576
@cabdiqaniaadan1576 Год назад
Axsan hees mss xiis
@saadohaamud2305
@saadohaamud2305 Год назад
Horeey usoco miss xiss ❤❤ ❤
@mubaarikzaytuuni9927
@mubaarikzaytuuni9927 Год назад
Miss xiis heesti qarniga keep going
@KhalidIssack-qv7mf
@KhalidIssack-qv7mf Год назад
Awale Adan is not easy😂😂😂
@aaminoomar-hj4ze
@aaminoomar-hj4ze Год назад
Is not easy 😂😂😅
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe Год назад
Khayreeeyqaraneeeyqiimobadandumaroo marwa yareeeycaday tii kujirtayba dumaar qaasatan hablaha khayryaashay waan dhaafaaba baa lay yiraaah .yartaanyartayarta
@arwaidriss-yg3zy
@arwaidriss-yg3zy Год назад
😂😂😂😂😂 is not 🚫 easy 😅😅😅
@AyernBathan
@AyernBathan Год назад
Ayyyyyy❤
@farxiyosimanfarxiyosiman882
Mss xiisey cawaale wuu tashtee taaha inaga yareee
@sahraahmed6884
@sahraahmed6884 Год назад
Wale waa run
@nafisafarah7
@nafisafarah7 Год назад
Miss Xiss 2023 karbaash xalalaa😂🤣🤣🤣
@MindfulMedia07
@MindfulMedia07 Год назад
Markii hore baa DULEEST ayuu ahaa Cawaale qoyaan kale ayuu heley Laakiin MSs Xiis you are the queen
@asmadhameye1259
@asmadhameye1259 Год назад
Hhhhh sowtay kufarxsandy haduu duleeste yahy adeer inkakyar noga dhamad
@sahraahmed6884
@sahraahmed6884 Год назад
Waa laga tagay gabadh laga raacay maseer haya halyabin
@CadceedStudio
@CadceedStudio Год назад
Walaashiis Xiis ahayd Waa la yaabay walee
@AliHassan-th6xr
@AliHassan-th6xr Год назад
Keep going on.
@saidismail4529
@saidismail4529 Год назад
Daahir sakh raan bay ku dambaysay Reer jigjiga saxa marka hori ma ahayn !!!!!
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 11 месяцев назад
Saxsax.mashaaaalahtabaratalah
@maxamedbare8377
@maxamedbare8377 Год назад
Miss xiis queen❤🙏🙏
@Somalifunnytiktok97
@Somalifunnytiktok97 Год назад
Wale qof masersan uuu maa xumiid .Yaan laga daremin eee dantada raco Awaleh wan niin tagay bisaad niicleh naaa waxba kama qadayso eee Sharafta dhowr ooo afka iskuu qabo balayo kula qab darnatee
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe Год назад
As, Familyyyyyy Waa Run.yaa Rabi tawbah qaatimokhayr
@nasirismail9033
@nasirismail9033 Год назад
Keep going inader
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe Год назад
Waaa itanaa yartaan yaawaaye qiimobadan dumaroo ta tanitani ta ahEy marwodumaroo uguwato qaasatan hablaha facyaashay waanba dhaafaaba aaakhiro iyo duniba dagan yareey fEEjigsan lagufarxeeeey iyoiyo tilmaamahayga ii qaas ah princseseseses Rasmi riyaaq rayxaaneey iyoiyo xamarwadajir wadajiree
@Hodanloveyou
@Hodanloveyou Год назад
☝️☝️☝️☝️🤞👍
@dayaxali2271
@dayaxali2271 Год назад
bad madow cimaamadaada waan dhigay abwaan
@faizaadam1393
@faizaadam1393 Год назад
Mashallah ❤
@hooyoaabe4134
@hooyoaabe4134 Год назад
Wow❤
@ahmedxidig
@ahmedxidig Год назад
❤❤❤❤xiiis boqorad ayaa tahay
@mahoapd3576
@mahoapd3576 Год назад
Xiis maxamud rage wllo wan kaheynaa hesti sanadka huray usoco waligaaa ilxuni kuma aragto wllo mcn
@abdifatahmohamed9418
@abdifatahmohamed9418 Год назад
Uhghjhhhujijjuujiuujjjjkkjjjjkiiokkkklkjhi9joo0iuuuujjiiioooooiytryuuiiooooooo99999o
@amranahurre6322
@amranahurre6322 Год назад
Well done 👍
@AhmedEgehDhoobay
@AhmedEgehDhoobay Год назад
Keep going my sister miss hiis
@abshirmohamoud5684
@abshirmohamoud5684 Год назад
Mash Allah sister keep going ❤
@galadomuod5940
@galadomuod5940 Год назад
Qof adi ku dudayo majiree ama adu diidsatahy 😂😂😂
@sahraahmed6884
@sahraahmed6884 Год назад
Waa laga tagay gabadh laga raacay maseer haya halyabin
@salma3ahmed890
@salma3ahmed890 Год назад
Gabdha daa waa fariid ❤
@sahraahmed6884
@sahraahmed6884 Год назад
@@salma3ahmed890 fariid iyo tan kala dheer maseer haya
@Abdirisak-almito
@Abdirisak-almito Год назад
Dameer Gaari waa Faras horta Ma daawatay ?
@rahaafhusein705
@rahaafhusein705 Год назад
Ayyy jah axsan hees
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe Год назад
Oh.
@nimcowarsame7702
@nimcowarsame7702 Год назад
Waa gorma meysaga ku ogba nagba lagisa ku jiifteee cidla ka cabaad Adigu kremda heyska dilin nin tagey lagama daba qeyliye
@cumarcali4662
@cumarcali4662 Год назад
Gabadha keliye an tageero fannaninta som❤❤
@IsmailAbdiabukar
@IsmailAbdiabukar Год назад
Badamadow is not easy wllhi😅
@sacdaabdilahi1340
@sacdaabdilahi1340 Год назад
❤❤❤❤😂😂😂 tani wakarbaash xalaaha
@issaamouni1415
@issaamouni1415 Год назад
Wey hinasty😂
@AbshirMaxamad-pc9zg
@AbshirMaxamad-pc9zg Год назад
wow miss
@mubaarikhassan1723
@mubaarikhassan1723 Год назад
Woow buufi miss xiis cayaanka
@nuraaadan7591
@nuraaadan7591 Год назад
Cayda ma hargeisa kaso baratay 😂😂😂
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 11 месяцев назад
Yaa Rabi tawbah. qaatimokhayr
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 8 месяцев назад
EhEEyE.
@khadarapdihassan1711
@khadarapdihassan1711 Год назад
Abaawkan badh naaga ah heesahan sameeyo waayo tallow
Далее
🧙‍♀️☃️💥 #ice #icequeen #winter
00:14
Просмотров 72 тыс.
WAX LAHUBO MA HAYSAA
6:49
Просмотров 10 тыс.
Miss xiis | kuma diido | New official music video 2023
3:34
Hadhow Yaan Layna Xaman - Official Audio Release
4:19
Просмотров 1,7 тыс.
Nimcaan Hilaac - Milgo  Official Music Video
7:09
Просмотров 18 млн
KING ARFAX HEES QISA DHABA AH WALAALNIMO 2024
6:51
Просмотров 2,1 тыс.
MISS XIIS ADAN KU HAYAA OFFICIAL VIDEO 2023
3:05
Просмотров 582 тыс.