Тёмный

MOHAMED KADHEERI IYO AYAAN WADANI | GUGEENII WAAKAA SAMAADEE - AROOS GALNAY | 2020 MUSIC VIDEO 

ABDI ASKARI TUBE
Подписаться 1,7 млн
Просмотров 10 млн
50% 1

DHAAXUU GUUNYADA SIDEEDI
GASIINKA CALEEN AHAADOO
GUGEENII WAAKAA SAMAADEE
AROOS LAYNOO GANGAAMEY
WAABERI LEGENDS -
CABDI KHADAR XASAN LAARI & HIBO NUURA...
( official music video )
-------------------
 CODADAKA: MOHAMED KADHEERI & AYAAN WADDANI
 -CAMERA BY: INJEEDEY
 -EDITED BY: ABDI ASKARI
 VOCAL RECORDING BY
 -MOHAMED KADHEERI
 MUSIC: SUBXAANYO
 MAKEUP ARTIST: UMMU FU’AAD BEAUTY SALON
 ©ABDIASKARITUBE 2020
..........................................
ABDIASKARI MEDIA PRODUCTIONS
SULDAAN SEERAAR
MISS XIIS
KIIN JAAMAC
NADIIRA NAYRUUS
SHAADIYO SHARAF
GULLED SIMBA
XARIIR AHMED
XIDIGAHA GEESKA
JIGJIGA - HARGEYSA - XAMAR
AROOSKA ISKALAAJI
HOODO GARAYS
-------------------------------------
Enjoy, Comment Accordingly, Share and
Subscribe to our channels to keep up to date with
All the latest news and updates,
Join Us on Facebook @ / abdiaskaritube
Follow us on twitter @ / abdiaskaritube
Email: abdiaskaritube@gmail.com
…………………………………………………
Our Main Channel … / abdiaskaritube
Our new Channel …. / abdiaskarimedia
''And thumbs up if you thing I brought this video to your attention'' Thanks

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 1,2 тыс.   
@maxamedcabdi7153
@maxamedcabdi7153 4 года назад
Maxamed kaadheeri iyo Ayaan Wadani sida aad isula keynteen heesta iyo sida aad kaamirada ula haysateen waa wax Cajiib ah Taloow ma idin arki doonaa idinkoo heeso kale isla qaaday sawabtoo ah waad isku soo baxdeen
@quentasha8182
@quentasha8182 4 года назад
@M. A idinkaapa hlaYsan ee anagu wxpa ma hleYno wx le hagaajinaa layskma hdle
@quentasha8182
@quentasha8182 4 года назад
Somaliland hore usoco
@shariifmustafe8732
@shariifmustafe8732 4 года назад
Maxamed Cabdi
@shariifmustafe8732
@shariifmustafe8732 4 года назад
Waaw Wllhi waa labo fanaan oo aan aad u tageero hees shidan iga dheh😍😍
@sahracr1073
@sahracr1073 4 года назад
Maxamed Cabdi Kkkkkkkkk aad baad ugu camirtay ma aysan keenin heeska wiilkaaba wax yar la dhagaysan karaa hibo ma saas baacodkeeda sorry gabadhu waa ebar Masraxa iyo duubista ayaa fiican
@caddecade2667
@caddecade2667 4 года назад
gabadhaan cod dahabi ilaah siiye hees walbo ay qaado waa mcn waxaana sabab u ah codkeeda caadi aheyn' aan uduceyno inuu alle kaso hanuunsho' oo codaas macan ay cilmiga iyo kheyrka ku baafiso aamiin aaamiiiiin
@Axmedweheliye
@Axmedweheliye 4 года назад
kaadheri waa fanan cod macaan ayaan wadni labooda makla dhacaan
@gabarbarichannel9804
@gabarbarichannel9804 4 года назад
@farhia f naa naga aamus doqon yhy lax miyaa thy laxda faan jecele
@xayaadjamac3567
@xayaadjamac3567 4 года назад
@Farhia Farah hk
@fatmabarre6037
@fatmabarre6037 4 года назад
@Farhia Farah 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂Naa maxaa lagaa rabe faaan ku qaab daranaaa
@umaymaaxmed5584
@umaymaaxmed5584 3 года назад
Amin
@houskeymattanmanchaftyoutu29
@houskeymattanmanchaftyoutu29 4 года назад
Riwaayadii murug iyo macan waxa curinteda laha abwnaka wayn ee axmed saleban bide heesta waxa wada qadi jiray hoyada fanka boqoroda coodka and xishodka mamo hibo mohamed hoodon hibo nuuraa iyo fanaki hobalki wayna cabdikhadar Hassan lari waa fanki bisla ee somaliyed wayawayo wacnaaa
@MagdaleneKilifi
@MagdaleneKilifi 2 месяца назад
Am from Kenya I love Somali music 🎵 ❤, wow so sweet songs
@ahmedmo5495
@ahmedmo5495 3 года назад
Heesta wa sax codku wasax lakiin laba qof o isku oman weeyan wiilku meel miyi ah in lagaga duubo ahayd xili habeen ah gabadhu waa sax 100/100 Dhaqalo daro way jiri kartaa Wiilka qaybtiisa wu ka so bixilaah lakiin. Camera man 10/100
@QURXINTAGURYAHA
@QURXINTAGURYAHA 4 года назад
music wuu fiicanyahay laakiin heesta laakiin lahjadaaada iyo heestu iskuma soo baxayaan
@mhassan0163
@mhassan0163 4 года назад
Heestaan waxay Ku jirtay ruwaayadii "Murug & Macaan" 1973 ilaa 1975, waxaa sameeyey Abwaanka weyn Allah dembigiisa ha dhaafo ee Axmed Saleebaan Bidde,oo Hargeisa ku nool, kana mid ah abwaanada waaweyn ee Somalida, sida ( Sangub, Guutaale, Dacar, Osman Askari, Kaariye, Hadraawi, Abdi-Qays, Barre M. Fiidow, Hassan-Ganey, Siciid Salah, Abdi Iidaan, Abdilqadir A Shube.) Abwaanada iyo kuwo kale oo badan ayaa ahaa kuwii Ruwaayadaha iyo Heesaha Jaceylka u badnaa, intii dhimatay ALlah ha u naxariisto, inta noolna cisi iyo sharaf iyo cibaado ku noolaada, aamiin. Illaahay how naxariisto, Daa'uud Ali Masxaf oo dhawaan ku geeriyooday Jigigga, aamiin
@Mukhtaar-bu5ju
@Mukhtaar-bu5ju 4 месяца назад
Aamiin Allhe hawnaxariisto
@amirhassan3448
@amirhassan3448 4 года назад
heestan adoo gaadhi wada laamida saaran kalay iska arag say isugu soo baxayaan meel hal saac loo socon jiray 20 daqiiqo ku tagaysaa 👌👌👌💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯
@ahmeddubedcismaan1225
@ahmeddubedcismaan1225 Год назад
Le
@abdifatahmahamud954
@abdifatahmahamud954 8 месяцев назад
Walhy Meer meerka sheikh ano maraya dhagaystay maalinkas ilaa maanta wa hees an jeclahy xasus 2020 ayay ahyd markas ilaa 2024 ayan dhagaysana🎉
@abdulwahidmohamud9408
@abdulwahidmohamud9408 Месяц назад
Waxabadan ayan haywayga ku dhaafay😂
@deeqaaden62
@deeqaaden62 4 года назад
Cabdiqadar xasn xuseein laari iyo Hibo maxamed hudoon hiba nuura baa lahaa Beautiful ❤️❤️👍
@istel3283
@istel3283 3 года назад
Ayaan wadani iyo kadheeri cod iyo hanaan deganaan qof ku heesto wali Kuma arkin fanaaniita🇸🇴❤🎤waliba heeshii hore kuwii ugu macanaa❤🇸🇴🙏🎤🎤
@zouhairbachir2720
@zouhairbachir2720 Год назад
Wallah heestan waan xiseya
@zouhairbachir2720
@zouhairbachir2720 Год назад
🇩🇯🇩🇯❤❤
@zouhairbachir2720
@zouhairbachir2720 Год назад
🎤🎤🎵🇸🇴🇸🇴
@aska805
@aska805 3 года назад
Hestan fanaaniin horee ooreer Jabuuti iya leh. Allah ha u naxariste gabadhu waa Fatouma Ahmed Dembil
@khadaraden7936
@khadaraden7936 Год назад
Gabadha codkeeda waa Cajiib dhaaf🙆‍♂️ hadaad la cajabtay 👍 sii
@abdihakiim938
@abdihakiim938 4 года назад
Gabadhan parnamijka qaraaxo ka hor ma aqaan yaa ila mida 👍
@zakariyeanzaar7373
@zakariyeanzaar7373 2 года назад
ayyy heestan Meqo sano ku ceshtay the bast fanaanin another leval ayaan wadani iyo Mohamad kaa dheeri 👏🥰❤🔥🙏
@princeskariyanryan2349
@princeskariyanryan2349 Год назад
Hestan waxan hawen isnin sogaleyso tariqtha ah 28/05/2023 10:48pm hawenimo aniga iyo fursosa .......xasus nagutahay wlhi waxan rajeynaya kulanti dhambe o an hestan Isla dagesan Dona iney hamigena ino rumowi donto😊❤
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 года назад
khatraaaaaaysahraaay, gabadha khatraaaaaayyareycaday sahraaaysamawada.iyaaaaaa yarta
@abdifatahmahamud954
@abdifatahmahamud954 8 месяцев назад
Heestan ano maraya meer meerka sheikh ayaan dhagaystay iyado markas laso qaaday ila mantana wa dhagaysta walhy 2020 ilaa 2024 xasus🎉❤
@ayaanabdullahi1
@ayaanabdullahi1 4 года назад
Mohamed kadheri gacalka xamar haku shidnato from hargaysa full respect in 🥰muqdisho🙏🏼❣
@afraxaxmed4079
@afraxaxmed4079 Год назад
Asaageey oo Golyaaya waaye halka eey fanaanadda kaleedahay ASAAGEEY OO GABYAAYA!!!!!
@khadarcasoodofficial5314
@khadarcasoodofficial5314 4 года назад
Fanaanintan way dadaaleen madamoy heestii nosoo cusbaynaysiyeen wxaa xusid mudan heestan fanaantii hore u qaadey cabdi khadar xasan laari iyo hibo maxamed hodoon hibo nuura abwaanki sameyay cida garanaysa hanoo sheegto 🥰🙏
@maymawarsame9218
@maymawarsame9218 4 года назад
Abawaaaan moo Adan ladhaho sameyey allah ha unaxarizto😭😭😭😭
@kingbozzpro6251
@kingbozzpro6251 4 года назад
Hhhhhhhh wraa nio dhib bdanidaa ka lexo abwanka zamyyey heztaz
@asliaslifaarax6644
@asliaslifaarax6644 Год назад
Heestaan xaasuus bay igu leedahy 2020 ayaa dhageysan jiray anoo qalbi jabsan😭😭😭
@istardagan4394
@istardagan4394 Год назад
Sorry sister😢
@hussammontana4056
@hussammontana4056 4 года назад
Salam من السودان بحبكم🇸🇩🇸🇩🇸🇩
@rahafabshir8125
@rahafabshir8125 4 года назад
مشكور اخوي💖🙏
@shukrisaid7806
@shukrisaid7806 3 года назад
Yaa sallam brother
@kiinadan9573
@kiinadan9573 3 года назад
من صومال يااخ
@gabarsoomaaliyeed5644
@gabarsoomaaliyeed5644 2 года назад
Hestan .malin walba dhagysta kama dalo ani way iga gadan thy
@mohamudmohamedkaaffikaffic1184
@mohamudmohamedkaaffikaffic1184 3 года назад
Waa Ereyadii Abwaan Axmed Saleeban Bidde 1973 Laxanka waa Bashir xadi) waxaa horay u qaaday hiba nuura iyo AUN cabdiqadar xasan laari) waan ka xumahay in Abwaanki lahaa miraha aan lagu xusin halkaan!
@khadaraden7936
@khadaraden7936 Год назад
Heestani waa mid kamida Heesaha aasaaska fankeena soomaaliyeed, waligeedna ma duugoobi doonto, OLD BUT GOLD❤ like saar hadaad jeceshahay
@deeqocali1146
@deeqocali1146 2 года назад
Axla hees talantaali eh maxamed kaadheeeri iyo ayaan wadani dad isku sobaxay😘😘😘😍😍😍😍😍😍💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘🥰🥰🥰🥰🥰😘😘😘😘💘💘💘💘
@munacisman5891
@munacisman5891 4 года назад
Walahay hestan hooyaday ban ku xasuustay .qaramigeda bay dhagaysan jiirtay 🙋‍♀️ I love you so much mama I miss you so much mama ilahay nabaad qaab hays kuken tuuso samarka hooyo macan💖💋💯 inshallah aaamiin 🙏 ramadan karim dhamantiin👋
@phaaizaabdullahi3806
@phaaizaabdullahi3806 4 года назад
🥰😘💋❣💪🤩
@abdirisaqristaabdirisaqris6698
@abdirisaqristaabdirisaqris6698 2 года назад
Hooyo fanis ah
@cabdikaniismail5839
@cabdikaniismail5839 3 года назад
Ismalahayn waligaa codkii c.khadar waalakeenikaraa Very good
@thereal.zupeirr
@thereal.zupeirr 2 года назад
Aun C/khadar Lari iyo Hibo nuura Waayo waayo❤️
@SOMMEDIA12
@SOMMEDIA12 3 месяца назад
I like Somali music 🎶 ❤
@runmoha2738
@runmoha2738 4 года назад
Kadheri codkisa adbu umacanyhy ayan wadanina kama yareesto cod mcn aye ledhy hesta barteda dhigteeen abdi askari u are hard working horey usoco
@issasuleiman5404
@issasuleiman5404 15 дней назад
Mohammed kadheeri ,and Ayaan wadani ,Kenyans ❤, loves you , Good music ,,,
@cabdullahicabdullaahikalaa803
@cabdullahicabdullaahikalaa803 4 года назад
Dadka dhahaaya heesta meesheedii ma aysan dhigin Dee qofkaan qofkii ma ahan haddii uu meesheeddii uu dhigo qofkii ayuu noqonayaa soo ma ahan Eee qasab ma ahan innay heesta meesheedii dhigaan Marka Fanaaninta halaga leexdo Yaa igu fikrad ah
@khadarcasoodofficial5314
@khadarcasoodofficial5314 4 года назад
Cabdullahi Cabdullaahi kalaay CK aniga kula fikrad ah way dadaalen runtii heestana si fcn by u qaadeen
@syedghouse8801
@syedghouse8801 3 года назад
Super song brother I'm your fans I'm from India
@jnrabukar439
@jnrabukar439 3 года назад
Am from Morocco I love somali music especially suldan serar and whizbi
@waryaawariiri1812
@waryaawariiri1812 2 года назад
Koow.
@jnrabukar439
@jnrabukar439 2 года назад
@@waryaawariiri1812 haa nio
@Turwaaq
@Turwaaq 4 года назад
War caruurtu way cod macaan yihiiin laakiin aaway hee abwaaniintii way naga go'een yaa hees u dhiibaya
@nuuralceynhaji2922
@nuuralceynhaji2922 4 года назад
Heestaan inbadan baan sugayay dad soo cusbeeniiyo in la helo in kastoo aad booskeedi aad la gaarin well done guys waatan nabee heesihii igu shidnaa 80naadki beey ka mid aheyd👏👏
@naaj2846
@naaj2846 4 года назад
Yaa qaday marke
@mhassan0163
@mhassan0163 4 года назад
@@naaj2846 Abdikhadar Hassan iyo Hibo Mohamed
@macalinmuusetooxoow6508
@macalinmuusetooxoow6508 4 года назад
Inbadan ban sugaysy
@haboonabdullahi7930
@haboonabdullahi7930 2 года назад
🙄😂😂😂😂😂😂🙏🙏🧡😀😀
@haboonabdullahi7930
@haboonabdullahi7930 2 года назад
Ttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttt
@Hure_Official..24
@Hure_Official..24 4 года назад
Heestaan waxaan dhagaysanayaa subax ciid ah waxaan ilaahay karajaynaa iney iisuurta gasho inaad kaqaadaan arooskayga ugu ayaan wadani iyo mohamed kaadhere meelaan kala xariiro hala igu caawiyo heestaan way iquseysaaa😭😭😭😭😭😭🙏
@asaldhalad3089
@asaldhalad3089 7 месяцев назад
Ma aroostay wll
@Sergio-yj3ti
@Sergio-yj3ti 3 месяца назад
@@asaldhalad3089 😀😀😀
@abdoulkaderyonis6101
@abdoulkaderyonis6101 4 года назад
Laabadan fanan waa top hadal ma leh wow way u qalman heesihii horee
@goobemohamoud1806
@goobemohamoud1806 4 года назад
Xusuustii cabdi khadar xasan laari iyo hibo nuura waa dadaasheen dhalinyaro
@yuusufabdirashiidosmaan4610
@yuusufabdirashiidosmaan4610 4 года назад
&Goobe aad baad u mahadsantahay Saaxiib, inbadan ayaan raadinayay asalka heestaan cidda qaaday, laakiin adaa ii faa’iideeyay. Ereyada Abwaankii lahaa ma xasuusataa asaga mudane?
@Cartan7
@Cartan7 3 года назад
abwaan xasan cilmi diiriye oo u dhashay Somali Waqoyi
@Wayelka1973
@Wayelka1973 4 года назад
Dabarka iyo duugta Wa dadaasheene Grazia Labadi fanaan ee qarankaanya wa naso xasuuseene Laari rip Hibo
@Home-q6f
@Home-q6f 3 года назад
Alaha unaxariisto cabdi khadar xasan xuseen iyo hino maxamed hudoon hibo
@qadarhassan806
@qadarhassan806 Год назад
2020 hestan xasuus dhoobley ilaa qaxotiga ifo maalin kaligeed idarned🥰
@husseinaddow4570
@husseinaddow4570 4 года назад
Yaahuu. Heesta karaamada ha ka qaadina.
@murtidhawr01
@murtidhawr01 Год назад
dhaxaan garowgiyo siigee iyo galowgiyo ciyowgee dhammaan gabigood dugaaga anigu gaar kula caweeyey. ............................................
@osmanshareefahmedyahya4336
@osmanshareefahmedyahya4336 2 года назад
Waaw Caadi Maha Heesahii Hore Oo la Casriyey Iyo Codad Caadi Ahayn Ayaan Wadani
@muslimlady4981
@muslimlady4981 4 года назад
Mohamed kadheeri woow nin qaliya oo cod haya❤👏👏👏 abdiaskari keep going bro 💋💋💋💋💋
@raxmoxasan2358
@raxmoxasan2358 2 года назад
M.a maxamada kadheri ayan wadani🥰🥰🥰🥰💞💞💞 wan adin jeclaha
@reo9475
@reo9475 4 года назад
Inantu aad ayay u cod macaantey♥️ Laari May he Rest In Peace Inankuna kaba darn 💚💙♥️
@ahmedsadak2
@ahmedsadak2 4 года назад
Koley anigu ma aqan labadan qof waxan ku tilmamo hes la so cusboneysiyay oo i qancisay tan unba ka arkay 👌👌👌100% wa kenten hesta. musciga ayad u bilay hesta
@abdallaabdalla7064
@abdallaabdalla7064 4 года назад
xaquuuqda heesta dad ayaa iska leh in lagu cadeeyo ayaa qurux badneed
@user-su7rc3nt2l
@user-su7rc3nt2l 8 месяцев назад
heestan waxaa hore u qaaday alle ha u naxariistee cabdikhadar xasan laari iyo hibo nuura
@abedlemhmnre913
@abedlemhmnre913 3 года назад
Am from Ethiopia liked this song
@barneyirene2691
@barneyirene2691 2 года назад
i am junior from nakuru city near cristo academy and i am a christian but i like your songs alot
@calimaxamadisaaq4570
@calimaxamadisaaq4570 Год назад
HŵŚÁèŔŤŚáFźġŚĎFŤŤŔÉŴÁŚŹČźćĠĤźjÚźÌÓŃźbźBźćBMźkŶŤÉáŵŔŴŚĎĎĠĤźġź
@asiyanw3841
@asiyanw3841 3 года назад
Heestan waxan ku jecelhy waa shukanis music la sarey
@abukarhappy3000
@abukarhappy3000 14 дней назад
Her golden voice is the capital of Mogadishu noolow ayan wadani
@sharmaarkecalicabdi5613
@sharmaarkecalicabdi5613 4 года назад
Mashaa allah si wacan ayey i keentay pagekii Mom Hibo Nura keep going Ayaan Wadani From Melbourne Victoria
@Sahruuja-ch1nu
@Sahruuja-ch1nu 4 месяца назад
Wom manshallh
@kiinabdinoor9777
@kiinabdinoor9777 4 года назад
Adi ma fanana intee ka heestaa iyo ka dheeri adbn idiin salamaa keep going
@mohamedhassanjeilani2259
@mohamedhassanjeilani2259 4 года назад
Heheheheh baaruut jinni waaye
@nadarcabdi6946
@nadarcabdi6946 4 года назад
Waaaaaaw takers 11111111111
@samsamadam9641
@samsamadam9641 4 года назад
Woow woow eshcalaa voice 2 daan fanaan codkooda inaba caadi maaha iyo my favorite song oo lasoo cusbooneysiiyey anoo saqiira aan jeclaa yaa salaam sowtkooda maasha alaah ayaan iyo ka dheeri waa ku sugteen markaad is tiraahdo fankii wey u dhamaataba dadkano kalaa so baxa oo daweeya talent people 💝♥️👍💝🌹💐👌👌👍♥️💝💝🌹🌹🌹💐
@fankaiyosuugaanta5548
@fankaiyosuugaanta5548 3 года назад
Waa dhaqan xumo iyo duidsiin hadaan laxusin asalka heesta iyo dadkii hore. C/kharad Xasan iyo Hibo nuura iyo Abwaankii heesta sameryay waa in laguxusaa heesta.
@aziztualhubiderie730
@aziztualhubiderie730 4 года назад
walahi wan iska garty in aaney ereydani kasoo maaxin maskax manta joogta waa hees hore heestu
@umuraage2984
@umuraage2984 4 года назад
WDIE WDIE hadii aad rabto inaad ogaato heestu iney cusub tahay Qoraalka markaad aqrisidaadba ka garaneysaa ruux ila fahmay inaad tahay heesihii hore lama soo dhaweyn kara xitaa iska dhaaf iney Maskaxda hada jirta iney hindisaan
@khadarcasoodofficial5314
@khadarcasoodofficial5314 4 года назад
WDIE WDIE abwaanadi hore intooda badan wxy ku dhasheen miyiga oo dhaqankeenu yaalo oo dhirta ayay aad u kala garanayeen abwaaninta hda joogtana magaalo ku dhasheen intooda badan sidaas darteed ayay u kala erayo culus yihiin mhdsanid 🙏
@djhadalsame4629
@djhadalsame4629 4 года назад
GARAADKIIN BAD HADASHEEEN MAXUMIDN LAYAABNA LAHIDIN SO DHAGAYSTA KALIYA HEESAHA AXMED AARSHE AMA CAWALE
@najmoabdullahi3127
@najmoabdullahi3127 4 года назад
Kkkkkkk sax
@hafsahubi9574
@hafsahubi9574 4 года назад
Me too
@fdajnckds7790
@fdajnckds7790 4 года назад
Waaaaw quruxley ayaan cadey codkaaga c hambalyoaadi maaha iyo dheesha
@Bashiramale143
@Bashiramale143 4 года назад
waa hees taariikho kala duwan soo bartay aakhirkiina guul iyo gardaadin kusoo dhamaatay. waa meesha somalidu ka dhehdo " SABURAA SEDKIIS WAA HELAA"
@SirdoonkaTvpro
@SirdoonkaTvpro 4 года назад
Waa Casriyeen inkasta oo dadki heeskan Lahaa aadan gaaren
@Abuudeeq111
@Abuudeeq111 4 года назад
Gacmaha aan sare u taagey gargaar weydiistey eebe asagey oo gabyaaya maxaan gooni joog ahaa..........waaaaw caadi ma aha hestu
@mahmoudbile2833
@mahmoudbile2833 4 года назад
Way dadaaleen laakiin codadkii Hibo iyo Laari lama gaari karo, riwaayad la dhigay 1971 ayey ku jirtey magaceedii waa la ii sheegay laakiin waan ilaawey, mana daawan sababta oo ah mabaanba dhalan !
@apdallabashiir7488
@apdallabashiir7488 4 года назад
Kaadhere Waa laandhere Mar xmar kusoo duup marna hargeysa marna jigjiga Fanaan Qaran❤✌
@hanadahmed8389
@hanadahmed8389 4 года назад
wll meeshan xamar ma ahan waa jaziira degmada marko shabelle hoose
@hiboheenahiboheena3692
@hiboheenahiboheena3692 4 года назад
Haa wa fanan qaran
@gardhaalechannel3503
@gardhaalechannel3503 4 года назад
@@hanadahmed8389 waa jasiira wll
@hanadahmed8389
@hanadahmed8389 4 года назад
Gardhaale Channel waa sida aan sheegay jaziida waa tuulo hoos tagto degmada marko
@abdirahmanmohamed5210
@abdirahmanmohamed5210 3 года назад
No
@mohamedabdisalat4606
@mohamedabdisalat4606 4 года назад
Heesti muse Ismail qalinle adiga iyo gabadhan bartedi ayad dhigteen xaqiiqdi waxad tihin fananin yaryar o ku dayasho mudan xusuus badan ayad cawo nagu beerteen ...keep going
@KaderHussein
@KaderHussein 4 года назад
Agah war awogod lagub heestu macaaana
@reo9475
@reo9475 4 года назад
kader dhal ogaaden 💚💚💙💙♥️♥️
@xalimoblack7343
@xalimoblack7343 4 года назад
Kkkk anaa horta yabay Wll
@abdullahihassan8002
@abdullahihassan8002 4 года назад
Hhhhhh ma ila aragte sxp mcn marwalba wan kuceshada
@AhmedMohamed-ju3oq
@AhmedMohamed-ju3oq 4 года назад
Abdullahi Hassan shaxa ku darso
@staystrong787
@staystrong787 4 года назад
😁😁😁😁😁🤗🤗🤗
@KaraniMutonga
@KaraniMutonga 9 месяцев назад
Great music
@syedghouse8801
@syedghouse8801 3 года назад
I'm from India I like Somali songs and music 🎵🙏🙏🙏
@rowlo6806
@rowlo6806 3 года назад
Beautiful 🥰 right she's in love
@xaawoxasan5386
@xaawoxasan5386 2 года назад
Pk) (k 0
@REPUBLIC.OF.PALESTINE
@REPUBLIC.OF.PALESTINE 2 года назад
thanks so munch prother
@calimaxamadisaaq4570
@calimaxamadisaaq4570 Год назад
I.mťIőmjńbjġjjkèśőmájjśőńġáńďmńáŚjć
@FardowsoSaadaq
@FardowsoSaadaq 8 месяцев назад
Xcfggg😂😂❤
@mohamedhirsi3808
@mohamedhirsi3808 3 года назад
Maansha Allaah Dhalinyaradan Sifiican Ayay Uqaadeen Laakiin Heesto Jaceyl Maaha Waa Heesihii Halganka Qofkan Dhuuxin Ama Hoos Ugu Dhugan Waxay Ula Muuqata Jaceyl Laakiin Waa Sawir Laasaray Cidkastaana May Wada Aqoonsankarayn Xiligaa
@nimoomer9500
@nimoomer9500 2 года назад
Wooow waa heesshidan tan.kz wallalayaal 💋💋💋💋💋💋🌹🌹🌹🌹🌹🥀🥀🌹🌹🌹🌹💋💋💋💋💋💋🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌲🌲🌲🌲🌲🌹🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺
@jamalabdihalane4351
@jamalabdihalane4351 3 года назад
Waaaaaw AYAAN WADANI fanaanad dib noo xasuusisay Heesihii hore ee mcnaay Waliba Codkeeda inama caadi ma ahn
@ridwanahmed1329
@ridwanahmed1329 4 года назад
Abdi Askari hala igeyo 😭😭😭😭😭😭halaigu radiyo plz😓😓😓😓
@anfaclaki8551
@anfaclaki8551 3 года назад
Hhhhh xaa kaa maqan
@deeqacabdi1202
@deeqacabdi1202 4 года назад
Abdi askari haleygeeyo waab iga dhagantahay mar uun inaa arko walalkeyga mcn allow iikaadaay ♥️♥️♥️
@axmedyare2404
@axmedyare2404 4 года назад
Ameen
@adanayanle3984
@adanayanle3984 4 года назад
Hesta weyqaladay gabadha Asagay oo gabyaya maahan ee waa asagey oo golyaya 👍
@afraxaxmed4079
@afraxaxmed4079 4 года назад
Asaageey oo golyaaya waaye meeshaa halasaxo fanaanada waxeeyleedahay Asaageey oo gabyaaya... sida kale heesta waa kaalay iska arag
@davidmunyoki8092
@davidmunyoki8092 2 года назад
I'm David from Kenya I like Somalia music
@chandrabk6256
@chandrabk6256 2 года назад
I can't understand but its nice song i really injoing from nepal
@osmanmohamed3914
@osmanmohamed3914 4 года назад
Waa heestii Hiba Nuura iyo Cabdikhadar !!!!
@abdilahimeranewarsame636
@abdilahimeranewarsame636 2 года назад
Ismacil qalinle
@bahjomohamed4917
@bahjomohamed4917 4 года назад
Ayaan wadani cimaamadaada lama hesan karo queen wlhi adiga lee keenay kaa dheeri codkiisa wuna iska fiican yahay lkn 100% maaha ayan wadani abyo fanka isaga ayaa kuu baahan wlhi hestada garoobada iyo midaan codkaga masha allah waye ❤❤❤👈
@zukaynalove2432
@zukaynalove2432 4 года назад
Bari waa aroskayga insha alaha hestaan waan ka helay ayadan ku dhelaynaa aniga io xajigayga
@nasronasro1024
@nasronasro1024 4 года назад
Zukayna Love hanpalyo Hno ciil iyo caano gabar iyo caano❤️reerkii lagu dago lagu nagaado rabi ina yeel🙏🏽
@zukaynalove2432
@zukaynalove2432 4 года назад
@@nasronasro1024 thnkz alot hno qli
@wadaniqurboneceb3459
@wadaniqurboneceb3459 4 года назад
Boqorada ama boqorka ma cayaaran waa loo cayaaraa 😂😂😂
@nasronasro1024
@nasronasro1024 4 года назад
Mustaf Abdi 😂😂😂😂2020 Cidna cid uma ciyaarto waa leeysku ciyaara, naag walba ayadaa ciiilbaxda. Ninba waa maalintiis hno
@zukaynalove2432
@zukaynalove2432 4 года назад
@@nasronasro1024 hhhhh haa usheeg nasray
@husseinduk3519
@husseinduk3519 4 года назад
This hees ana saxibaday ku so dhawayn doono turki ba no balan ah
@vanadiumtogettoseeing2sale739
Maasha'allaahTabaaraka Allaha Idin Xafido kuligiin Aamiin Aamiin Aamiin Markasto Zakan kasto Ducadaan ha idiin Da'do😘😘😘😘😘❤❤❤❤❤❤❤
@caadilkhan117
@caadilkhan117 4 года назад
Mahamed kaadheeri laguma xaqiro cod tolmon ledahay ayaan wadani nice
@xaajimasaleh8837
@xaajimasaleh8837 4 года назад
Dabcan laysma xaqiree labaduba aad bey u cod macaan yihiin guuleysta iga dheh
@horaaloosoconayaaofficiall8892
@horaaloosoconayaaofficiall8892 4 года назад
Waa dadaasheen balse heesta sideey ahayd uma keenin hibo iyo cabdiqadar ayaa heeskaa si wada jir u qaaday barisamaadkii
@mhassan0163
@mhassan0163 4 года назад
Heestan waxaan ku xasuustaa ruwaayaddii ay ku jirtay oo laga dhigayo magaaladii aan joogay, ayaan waayey lacagtii ruwaayada, inan yar oo illaa 12-13 jir ah baan ahay, hooyaday Allah ha daayee ayaan ka xishooday inaan lacag weydiisto, Aabbahay baddaa ma hayn, oday Somaliyeed buu ahaa, oo ku maagaya haddii aad ruwaayad iga bixi tidhaahdo, wax kasta ka filo, dabadeed ruwaayadda deyrkeedii baan ka dhegaystay, eray iyo eray baan u maqlayey, waana soo wada duubay maskaxda, ax ax ax xusuus, ciyaalkii berigii hore happy bay iska ahaayeen , duruufta reerkooda bay la socdeen, maanta kuwo aan qurbaha ku dhalay, maalin walba waxaa noo iibi bay kuula imanayaan, xalay oo ugu dambaysay walaahi mid 7 jir ah, wuxuu iila yimid wax 200 dollar ah, hooyadoodna waxay odhanayaan, dee u iibi carruurta qayrkii wey haystaane kkk
@engwareergoye1125
@engwareergoye1125 4 года назад
Waa hees aad u macaan thnkz abdi askari best muuqal hit
@asaldhaladinamxamux785
@asaldhaladinamxamux785 4 года назад
Mash allh alle haydin dhwro wllyaal
@user-cv9mz2tk6i
@user-cv9mz2tk6i 10 месяцев назад
I m from Kenya l love that song ed sound❤
@Noon129
@Noon129 4 года назад
Gabadha labiskeeda Mashallah❤️
@user-pm5nu8zn6j
@user-pm5nu8zn6j 9 дней назад
masah allah alle ha idin barakeeyo nimco dagan iyo farxan yare way soo dhigeen barteediiye ha mku mashqulina
@abdullahiabdirizakdhegacad4311
@abdullahiabdirizakdhegacad4311 4 года назад
Inta barnaamijka qaraax kasoo argtay liketa dhac ku see😂😁😁😁
@saxaneali7891
@saxaneali7891 4 года назад
Wlhi halkaas baan kasoo arkay ayaan codkeedaana kasoo helay sidaas baan halkaan u imid
@jamahussein6860
@jamahussein6860 4 года назад
Colob baan u baahaney?
@jamahussein6860
@jamahussein6860 4 года назад
Afsomali sax ah soo qorr?
@jamahussein6860
@jamahussein6860 4 года назад
Halkeed joogtaa?@@saxaneali7891
@natashakaasim4450
@natashakaasim4450 4 года назад
Cod wad heesa alaha kusiiyadida maxa med kadheri
@faamadhudi
@faamadhudi 4 года назад
Is walwalaaaq iyo is farafareen maleh Asxan Heees weeyo wallle horey usocdo walaalayaaal
@eritreansenafe
@eritreansenafe 4 года назад
l am from eritrean l love Somali music 100
@suhuramaxamad2013
@suhuramaxamad2013 4 года назад
We love you too
@abdijibarabumohd7688
@abdijibarabumohd7688 4 года назад
Mashalah
@Cabdirisaq9450
@Cabdirisaq9450 4 года назад
Keep loving 💕💕
@Hassan-qk8kl
@Hassan-qk8kl 3 года назад
ʙʀᴏ ᴀᴘᴘʀɪᴄɪᴀᴛᴇ....👏
@iskufilanhaji2999
@iskufilanhaji2999 3 года назад
We love you thanks
@saabirarts6462
@saabirarts6462 4 года назад
Mansha Allah gabdh quruxsan oo asturan iyo codkeeda iyo Mahmed aan dab.yar shideyn
@deeqbaari
@deeqbaari 4 года назад
Yes
@ghjffg66
@ghjffg66 4 года назад
Mashallah
@lulifatumarashid2710
@lulifatumarashid2710 3 года назад
Anshax
@filmdhoore1184
@filmdhoore1184 4 года назад
Eshcalaa xusuustii cabdikhadar iyo hibo nuura 😍😍😍😍😍😍
@sharmaarkecalicabdi5613
@sharmaarkecalicabdi5613 4 года назад
Absolutely si wacan baad isula keenteen welibo Ayaan waxaaba la moodaa Hibo Nuura oo inta taagan
@AnfacD
@AnfacD 3 года назад
Masha Allah Ayaan & Mahamad waa hees aad u macaan Mahadsanid Abdi Askari
Далее
AYAAN WADANI  HEESO SHIDAN OO KALA KACSAN MUSIC  2022
32:25