Тёмный

Morning Routine iyo Hospital Aadow 🫣 

Anwar & Hawa’s Family
Подписаться 135 тыс.
Просмотров 50 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 87   
@sihamxusen4809
@sihamxusen4809 8 месяцев назад
Somalida qaar waa bilaa kalsooni marban waxan tagay turki dadka turkida ah ayagoo ku jeeda inaa ajnabi thy beey hadana diidaayaan iney english ama carabi kugula hadlaan waxey qasab kaaga dhigaayaan luuqadooda dadka ayagoo udhashay bey san ku hadleyn cakuye wlhi gabadhaan wan taageera wanka calool xumaadaa dhalanteedka eey ku nooshahay weyna jiraan somali bdn oo ilbaxnimada mooda luuqado kale iney ku hadlaan allow itusi somali oo ku faanta dadkana ku qasabta luuqadooda in lagula hadlo
@mohamedkhalif3938
@mohamedkhalif3938 8 месяцев назад
Walal khalad Maaha, waxay rabtaa in ilmuhu luuqada engerisk horay ka bartaan, waana sax wadanki bay joogaan luuqada somaligu ma dhibeeyso
@mimi-ahmed55
@mimi-ahmed55 7 месяцев назад
Abahood aa diyasbaro ah oo somaliga ku adagyaha
@naimaabukar3170
@naimaabukar3170 3 месяца назад
Horu markeeda ma ka xuntahay ka kac fadhiga adi o englishka baro iyo luqado bdn halahan af somali ya qor ku dhahay labo english hda so qori lahed mar hore Xaawo ku so jwbi lahed🤣
@QueenMuniiza
@QueenMuniiza 8 месяцев назад
اللهم اشفي مرضانا ومرضى المسلمين اللهم آمين يارب العالمين ❤
@Maryamamahmoud
@Maryamamahmoud 8 месяцев назад
Alla abaayo Allah kucaafiyo ,Anna xanuunkas ihaayo dhaqtarkeyga wali wagaranlayahay iisoduceya ina update isosiiso jecla iisoduceya anna😢 qof aktiv ahaan jire waxyar hada ronahay ilah hana caafiyo iyo inta muslim xanuunsan😢🤲
@sumayaahmed5264
@sumayaahmed5264 8 месяцев назад
Kuwii somali ku dhashay af English logola hadlaya kuwa usa ku dhashay afsomali kula hadalnaa yaab so mahan war luqadina ku hadla
@mizz_mumtaz
@mizz_mumtaz 8 месяцев назад
Kuwa USA jooga waxey chance uhelaan markasto iney arkan dad ku hadla luqada lkni kuwa somaalia jooga chance uma helan marka hadey hooyadood hada kula si hadasho hadooti wuu ufududaana
@sumayaahmed5264
@sumayaahmed5264 8 месяцев назад
@@mizz_mumtaz abayo ama walal beentas adiga iyo ciyalkaga ku sa sab somali ma English baa lago hadla waa anaga ku so korneh kenya ku dhashay waligen gurigeena Swahili logoma hadlin jecelka afka hooyo waa lo dhasha lakni mar marsiyo ma galo bananka wad ku hadli karta lakni sharciga guriga mahan in loqad kale lago hadlo
@nuurahassan9470
@nuurahassan9470 8 месяцев назад
Abaayo bukaanda ka horeeya inaad blurr saarto eheyd magacyadii dhamaystiran ku qoran iska kadib insh allaah
@simrannimcan5214
@simrannimcan5214 8 месяцев назад
Allah ku cafiyo aabayo waa marqiib cfimad tmm ah.alah raxmanka ah ha ku siiyo
@boqoradacadar
@boqoradacadar 8 месяцев назад
Bisinka xaawo maxaa ku dhacay birta canjeelada iyo shoolada 😢maskiin xaawo Allha ku caafiyo abaayo mcnto quraan isku akhri
@marianmohamed3937
@marianmohamed3937 8 месяцев назад
Read Ruqiyah in your house sister. Ilaahay hakaa qaado xanuunka sis. insha allaah.
@UmuManar
@UmuManar 8 месяцев назад
Abayo micidada armu dhagax kaga jira xanuunka qabkas hooyade ban ku argne marka dhaqtarka geyna waxey dhehen dhef shidka baa dhagax ku jiro waa qalin allah ku cafiyo abayo adiga iyo inti muslim ah
@isfahamkabulshadachannel6635
@isfahamkabulshadachannel6635 5 месяцев назад
Abayo anaa wax qabo dhanka bidix iga hayaa lkn naska wax makadareemo madaxa ilaa lugta sinta xanun masa iqabaneyso iftin buq wuidhiba kali inanahdo raba dawa isocoto ilasoxiri talo kusina ofican walahi rer marko cadeyna wan isla nahay xawo cadeey
@SincerelyShamsa
@SincerelyShamsa 8 месяцев назад
May Allah swt give you a quick recovery
@amalahmed3084
@amalahmed3084 8 месяцев назад
Inshaallah waa ka cafimaadee dr karshe waa dhaqtar fiican oo neurologista ah
@bintsiyad8831
@bintsiyad8831 8 месяцев назад
Ahahahah my 3 year daughter watched this with me and she keeps asking if that's your dad hawa 🤣 you look so young masha'Allah
@queenofqueens5033
@queenofqueens5033 8 месяцев назад
Wow noosoobadi routine❤❤ka insha allah mid habeen aan sugaynaa💝🥰
@allowikaalmeyofficialchane4488
@allowikaalmeyofficialchane4488 8 месяцев назад
Asc. Waan idin slmy. Allaha ku caafiyo Qur’aan isa saar Insha Allah.
@fardowsa10
@fardowsa10 8 месяцев назад
Abayo can you share how you maintain your weight after birth? You look amazing mashallah 💕
@Hafsaisxaq
@Hafsaisxaq 8 месяцев назад
Xanuunka dhinaca ah anigoo idhibay lkn ani kayga dhanka bidixda waaye dhakhtar waliba wax ma qabtid ayuu leeyahay alah nawada caafiyo 🤲🤲🤲
@boqoradacadar
@boqoradacadar 8 месяцев назад
Quraan isku akhri ruqya sharciya shido
@nastehonadar6813
@nastehonadar6813 8 месяцев назад
Iskumid nahay Abayo
@nuraorganic4257
@nuraorganic4257 8 месяцев назад
Physiotherapy aada ama Iska duuga mudo dhoor asbuuc waad Ka fiicnaanay siin
@salmacabdilaahi2186
@salmacabdilaahi2186 8 месяцев назад
Xbti Waa ku xiisnay so dhawoow shola aad wax ku karsanayso waa maxay sibay u dayacantahay be care full
@umuahmedofficial6604
@umuahmedofficial6604 8 месяцев назад
Waan ku salamaye my xabiibti xaawo cadeey kiip going sister
@ladiifoahmed5612
@ladiifoahmed5612 8 месяцев назад
Masha allah video qrux bdn xawa shaha clenta hku karkrin mrka dhulka dhigto kdip ku dar hdii kle shxa ka mdobnyo illhy hku cfio apyo adi io intii islm ahba 😢❤
@Farhia_ali
@Farhia_ali 8 месяцев назад
WELL COME BACK ABAAYO ❤
@alimumin3438
@alimumin3438 8 месяцев назад
Illaahay cafimaad ha ku siiyo
@CaashoAbdullahi-gm2zz
@CaashoAbdullahi-gm2zz 8 месяцев назад
Masha Allah sobadi qali ❤
@ladancaday2092
@ladancaday2092 8 месяцев назад
alle ha ku caafiyo in.shaallaah abaayo qaali ❤❤❤❤❤❤
@muudahir7081
@muudahir7081 8 месяцев назад
Allah cafimaad taam ah Allah ku siiyo .😘 Maqayada waa intee qurx bdn
@shamafamily123
@shamafamily123 8 месяцев назад
Mashalaah alah abayo qali hurey u soco ❤❤
@sabirin-iq1pz
@sabirin-iq1pz 7 месяцев назад
Xaawo allah ku caafiyo abaayo
@fadumafarah99
@fadumafarah99 8 месяцев назад
Bir xajelo alqaman sogado birtena wadaniga canjéelo mcn
@marwamohammednour8787
@marwamohammednour8787 8 месяцев назад
Subxaanalah xanuuna waad ka cabanaysa sidaana waad u dhaqmaysa ilaahay haku soo hadeeyo quruxeey .
@imtheshit9388
@imtheshit9388 7 месяцев назад
O mxy samaysay 😳
@qamarmidabasal
@qamarmidabasal 7 месяцев назад
Na mxey sameysay gabdha
@marwamohammednour8787
@marwamohammednour8787 7 месяцев назад
@@qamarmidabasal waxay samaysay video ga ka soo dawo
@lielaosman8710
@lielaosman8710 8 месяцев назад
Xawo abyo sholada aad cuntada ku karsaneso inte kaso gaday ama wad sameyse naga faide anaga so samesane ama so gadne wax dhali ah na dhibe qarxayo iyo wax miiriraye
@balgisamusa7359
@balgisamusa7359 8 месяцев назад
Allah ku cafiyo Abyo maqayada mgced 😊
@Caaisha..
@Caaisha.. 7 месяцев назад
Aboosto❤❤❤ we icaawisay 😢dhab ahantii 😊
@Hafsaisxaq
@Hafsaisxaq 8 месяцев назад
Xaawo birta canjeerada naga cun yaagay😂😂
@filsanmohamed4670
@filsanmohamed4670 8 месяцев назад
Mx mar wlbo wax quruxsan in la isticmalo miya wll wxs wax ka daran dadkeni hore isticmali jiren mrk haku mashqulin waxa ku dhanta taas ado dhahdo finanad gacmo dhero xiro
@umusaara6789
@umusaara6789 8 месяцев назад
Allaha ku cafiyo
@ayanfarah9301
@ayanfarah9301 8 месяцев назад
mansha allah sister
@saafijeele
@saafijeele 8 месяцев назад
Alla Anwar adkaatay kulahaa 😂😂😂
@nastehonadar6813
@nastehonadar6813 8 месяцев назад
Ana qeybta bidix leyga haaya ilahaw nacaafi
@MadadIsmail-hq3gi
@MadadIsmail-hq3gi 8 месяцев назад
Bismihaah mcnto allaayashfiki hawa qurux❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤
@bushrabushra-qb7ow
@bushrabushra-qb7ow 8 месяцев назад
Noso badi abayo wn ku tagera wlhi❤
@ayaanjama2661
@ayaanjama2661 8 месяцев назад
Mashalah
@Aminaaa222
@Aminaaa222 7 месяцев назад
Asc odeygaaga somali ma ahan miyaa waayo English lee kula hadleysaa iyo ilmaha maxaa afsomali mayaqaanan miyaa
@kifahmoha9785
@kifahmoha9785 8 месяцев назад
Quraan saar joogtee 14maalmood
@user-sy7yt6vb3v
@user-sy7yt6vb3v 6 месяцев назад
Cajinka habenki qaso
@dheemanluul
@dheemanluul 8 месяцев назад
Wallaly ilmahaga maxad luqad qalad ubari mad afsomali kula hadashid somalai jogta
@Ameena904
@Ameena904 8 месяцев назад
Allah ku caafiyo abayo , abaa meeshaan inte waaye
@fatimadagan8541
@fatimadagan8541 8 месяцев назад
Ilmaha luuqadooda kula hadal
@user-yx2in1wv8n
@user-yx2in1wv8n 8 месяцев назад
Family qurux m.a
@mustaqbalchannel7589
@mustaqbalchannel7589 8 месяцев назад
Abayo aniga dhanka bixdix uu iga haayaa feeraha ilaa wadnaha hoostiisa wana cabsanaa dabecad xumadaasna waan qabaa
@umuabdullahiofficial1575
@umuabdullahiofficial1575 7 месяцев назад
Maxad ka cabsanee abyo illah haka cafiyo
@asiyaaxmed1071
@asiyaaxmed1071 8 месяцев назад
Armay xidid wax kaa gadhay xiligii dhalmada
@user-zs6hk8ch8y
@user-zs6hk8ch8y 8 месяцев назад
Abaayo cirbada family plain makuugujirto taas waaye umaleeynaa
@shukriinaabdirahmanafjar9646
@shukriinaabdirahmanafjar9646 8 месяцев назад
Haaaa
@idilomar3051
@idilomar3051 8 месяцев назад
Keep going
@user-su2pn8jq3u
@user-su2pn8jq3u 8 месяцев назад
Xawo meshn madino miya xafadam
@kawthershire4782
@kawthershire4782 7 месяцев назад
Quran isasaar Abaayo
@boqoradacadar
@boqoradacadar 8 месяцев назад
Irbada iska saar xanuuna laga qaada abaayo mcnto
@user-wj3ig7vm9v
@user-wj3ig7vm9v 8 месяцев назад
Abayo rutine kaga uxiiisnay noso badi
@nimcoosman919
@nimcoosman919 8 месяцев назад
Xaawa mhjerdii maad iska daysay????
@user-ck4in1dp2n
@user-ck4in1dp2n 8 месяцев назад
Hawa waxad sumesa xijaama abaayo bilkasta laba Mar wad ka ficnanesa
@fatuushyacquub9349
@fatuushyacquub9349 8 месяцев назад
Xijaama wa maxay
@user-ck4in1dp2n
@user-ck4in1dp2n 8 месяцев назад
@@fatuushyacquub9349 toobin
@user-ck4in1dp2n
@user-ck4in1dp2n 8 месяцев назад
@@fatuushyacquub9349 Tobin
@faisadahir4686
@faisadahir4686 8 месяцев назад
​@@fatuushyacquub9349tobin
@SincerelyShamsa
@SincerelyShamsa 8 месяцев назад
Mashallah ❤
@idildaganofficial9137
@idildaganofficial9137 8 месяцев назад
wan ku salamay hawo. maxa way cajiinka subixi la qasayo
@jowharcalixuseen2571
@jowharcalixuseen2571 8 месяцев назад
Walee waa lagu dafay
@zapariinaliisha
@zapariinaliisha 8 месяцев назад
icaawi
@fartunbeauty9240
@fartunbeauty9240 8 месяцев назад
🎉🎉❤queen
@nasrinabdi7267
@nasrinabdi7267 8 месяцев назад
Qali xamayti baah ku haysan u malaynah
@fardowsaabdulqadirmohamed8128
@fardowsaabdulqadirmohamed8128 7 месяцев назад
Implants ma kugu jirto
@Eblamohamedsheikh
@Eblamohamedsheikh 6 месяцев назад
Maxunyahay
@SalmaSiman-lz9wc
@SalmaSiman-lz9wc 8 месяцев назад
❤😊
@Najma98
@Najma98 8 месяцев назад
9:13 😂😂😂
@dekaaadam6103
@dekaaadam6103 8 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤
@user-yf9fk4cd7v
@user-yf9fk4cd7v 8 месяцев назад
❤❤❤❤❤
Далее
4:30am Early Morning Routine 2022 / Aroor Suuban
8:12
Самое неинтересное видео
00:32
Просмотров 844 тыс.
Home Tour Part 2 / Isbadalka Gurigena 🏡
8:18
Просмотров 97 тыс.
asc asxabey ku soo dhawada shaqo qurux badan
14:52
Просмотров 6 тыс.
Ramadan Routine Day 8| Adeeg iyo Afur Karis 🌙✨
11:18
MORNING ROUTINE BY FARTUN HAPPY
15:54
Просмотров 27 тыс.
🌴Dalxiiskii Balcad / Road Trip With My Husband 🚌
14:42