Тёмный

Mukhtaar Daauus | Bulshayahay Ma Nabad Baa | Music iyo Madadaalo | Astaan 

Astaan
Подписаться 1,4 млн
Просмотров 216 тыс.
50% 1

Barnaamijka Music iyo Madadaalo | Khadra Sinimo, Cabdikariim Yare, Ismahaan Xaashi, Mukhtaar Daa’uus, Cabdirisaaq Siciid iyo Yurub Geenyo. Live Music | Astaan 2020
Musika
Cabdinasir Ceydiid - Guitar Bass
Bishaar Faamoos - Durbaan
Abuukar Buuloxuubey - Drum
Nagiib Axmed Xaashi - Guitar
Bulshaawi - Organ

Опубликовано:

 

19 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 140   
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 5 месяцев назад
00:00 Siddii Baraya ROOB ROOB 00:00 Bidhaan waaga Subaxddii 00:00 Badda kaaga soo kacay 00:00 Burco iyo banaan hawd 00:00 Boosaaso iyo BARRI 00:00 Berberiyo hargaysiyo 00:00 Beerihii JAMAAMIYO 00:00 XAMAR baalaheeddii 00:00 Meel baad Leh ku onkoday 00:00 Beryaan kala maqnaynoo 00:00 Waan Idiin Basaasee 00:00 Bulsho yahay ma nabad baa 00:00 Bulsho yahay ma nabad baa 00:00 Dadkoo Seexday badankii 00:00 Markaan soo barraarugay 00:00 Habeenkoo badhkii Tegay 00:00 Ciidayda BILLAN IYO 00:00 Beeshaan xasuustaaa 00:00 Wakhtigaa igu badanoo 00:00 Bil kolkaan maqnaadaba 00:00 Sanad buuxa moodaan 00:00 Dadkii aan ka beermoow 00:00 Waan idiin basaaaseeee 00:00 Bulshoyahay ma nabad baa 00:00 Bulsho yahay ma nabad baa 00:00 Barrinaye ma barrideen?. 00:00 Barrinaye Ma Barrideen?.
@callofdutysomaliabdulahi488
@callofdutysomaliabdulahi488 4 года назад
Somaliyey wiilkaasi waaa hobal buuxa gadashay cidna ha waydiinina hibo faneed buuleyahay yaslaaam sln from Bosaso Somalia
@abdismaedyusuf3281
@abdismaedyusuf3281 4 года назад
Mukhtaar daauus wllhi waa fanaan buuxa anuu kuhaystaaba xagaa Codka ❤100% Music ❤100% Styleka ❤100% Masraxiyada ❤100% Mansha allaaah iyo kooxda astan cable 🙌🙌🙌🙌🙌🙌
@mohamedahmedmohamed1587
@mohamedahmedmohamed1587 3 месяца назад
Wiilkanni waa fanaan aan caadi ahayn. Wuu keenay heesta boqolkiiba boqol. Xuruuftanna sidoodii buu ugu heesay. Waah waah nin culus❤❤
@mohamoudmohamednuur3118
@mohamoudmohamednuur3118 4 года назад
Dhashii boorama Mukhtar daus keep going legend🔥🔥🔥
@graysonstetson7784
@graysonstetson7784 3 года назад
i realize I'm kinda randomly asking but does anyone know of a good website to stream newly released tv shows online?
@jensentravis7985
@jensentravis7985 3 года назад
@Grayson Stetson Flixportal :D
@graysonstetson7784
@graysonstetson7784 3 года назад
@Jensen Travis Thank you, signed up and it seems to work =) Appreciate it!!
@jensentravis7985
@jensentravis7985 3 года назад
@Grayson Stetson happy to help :D
@hamzzyxubbo8365
@hamzzyxubbo8365 4 года назад
Dadkoo seexdayy badan ki markan so baraarugay habeenko badhki tagay♥️ axyyaaa Qaraam xasan Aadan samatar Legendry Halkiisi Baad dhigTayy Yaa mukhTaar Dauus 👏
@thefunniestvideochannel2764
@thefunniestvideochannel2764 4 года назад
Mukhtaar daauus 👏👏👏 Nin wayn Heestiisa la imaatay Plz Kusoco Heesaha Xasan Adan samatar
@khadarcasoodofficial5314
@khadarcasoodofficial5314 4 года назад
Axsan fanaan hibo leh mukhtar da uus waadku xaragootey runtii heestii bulsho yhy ma nabad baa oo uu hore u qaadi jirey Hassan Aden samatar ❤️👌
@theonedirir
@theonedirir 4 года назад
Manshallah Waatan heestaan sugayay ❤🇸🇴🇸🇴
@hoodocali421
@hoodocali421 4 года назад
wooow astaan iyo fananintaba haaas ban idin hayaa bulsho bilaa fan ahi waa bulsho bilaa madaddaalo ah mahadsanidin.
@feisalabdullahi8928
@feisalabdullahi8928 4 года назад
Always old is gold and it's one of our great stars
@garaadsamecali5315
@garaadsamecali5315 4 года назад
Burca iyo banan howd bosaaso iyo baran berbariyo iyo hargaysiyo berihi wajaliyo / jamamiyo xamar balahediyo meel baadle ku onkoday Ax yaa hees kobeso wadankaygi ex legend xasan aadan samatar 🙏 like isar hada jaceshaha midnimada somalia
@idontcare6649
@idontcare6649 4 года назад
MIDNIMO Majirtee Iska ilawa 😏
@garaadsamecali5315
@garaadsamecali5315 4 года назад
@@idontcare6649 mzl kamatihid midnimada somaliya ciyal cuqdad lagu anqariya taha
@idontcare6649
@idontcare6649 4 года назад
@@garaadsamecali5315 Siilkii Hooyada Eeh Ciidanka Amisom ka dhargen U sheeg dhilaa ku dhashee ilmo Amisom Qaraxland MIDNIMO #Koofur & #Waqooyi Majirto iska ilawaa 😏
@farouk5912
@farouk5912 4 года назад
@@idontcare6649 Meelo badan aad ku caytamayso horaan u arkay. Waa maxay s***** hooyadaa? ma garac baa tahay, bilaa sharci ku dhashay? Are you son of a beach? Even your name fucking shit, I don't care. Cos you born without wedlock. Reer Somaliland baan anigu ku dhaataa, hadana naftaan u huraya Somali oo dhan meel ay joogaanba. Profileka haka dhigan mapka iyo calanka Somaliland, waayo bilaa sharaf baa tahay, mise waxa tahay, kuwa neceb Somaliland, ee u soo gala si ay sumcadda uga dilaan. Sideed hooyo u caayi kartaa? Qof hooyo xun leh ayuun baa caaya hooyo macaan sidaada.
@garaadsamecali5315
@garaadsamecali5315 4 года назад
@@farouk5912 wll cayda hooyada kaliya waxay dhibta oo kadamqado qofka yaqaano qiimaha hooyadu leedaha thanks tedakle wiilkan waxan ufahmaba inusan so arkin naxarista hooyo because maba cayen somhn hooyo hadu yaqan qiimaheda
@shacniinamuuse1407
@shacniinamuuse1407 4 года назад
Maaalinkii 30 mar baan ku ceshtaa heestaan😢❤mukhtaar
@aminibrahim8360
@aminibrahim8360 4 года назад
Stage ka eeg Qurux iyo bila qalindaar Hargeysa Magaalo Dawlad ka Jirto
@HALYEYMEDIA
@HALYEYMEDIA 4 года назад
Meesha TV waaye show miyaad umaleysay😂😂😂
@aminibrahim8360
@aminibrahim8360 4 года назад
@@HALYEYMEDIAAstaan tv iyo Xamar wa kala laba Thanks Muhiimadu wa Nabada iyo Magaalada
@mohamedyusuf4020
@mohamedyusuf4020 4 года назад
War mamul gobaleed deh sida garowe
@jaamacabdi489
@jaamacabdi489 4 года назад
@@mohamedyusuf4020 hooyadaa was maxd ku haystaa garoowe Al shabaab baa hoyadaa wastee
@mohamedyusuf4020
@mohamedyusuf4020 4 года назад
@@jaamacabdi489 iska caytam hoyooyinga soomaliyeed iska cay. Alshabab iyo garowe kaladeer.
@behumblealways2510
@behumblealways2510 4 года назад
Best Samatar Song .... Thank you Daauus ........ Amazing Song ...
@zainabahmed4198
@zainabahmed4198 4 года назад
Wooow yarka shidan mukhtar da'uus fanaan dhamays tiran
@apdizameda.a.dubbed2093
@apdizameda.a.dubbed2093 4 года назад
Mukhtar Dauus Legend 🔥
@dr.Abdilahi_Elmi
@dr.Abdilahi_Elmi 4 года назад
Hargeisa iyo fan iyo sugaan❤❤❤❤❤
@sahalapdi6465
@sahalapdi6465 3 года назад
Dadkii fanka lahaaa mukhtar dauus dhashii boraama
@akahiye22
@akahiye22 4 года назад
Axsan al fanan Mukhtar daa'uus Cod iyo masrixyad wad isku darsatay bartedii baad dhigtay cidkii Leged Xasan aadan samatar
@zakicabdi8886
@zakicabdi8886 4 года назад
Axyaa fanaan mukhtaar mahamed farax (mukhtaar daa,uus)
@kaafiyare4443
@kaafiyare4443 4 года назад
Halkeedii buu dhigay waxanaa fan lagaa dhahaa
@mohammedkarama5455
@mohammedkarama5455 4 года назад
Waxaasaa fanaan lagaa dhahaa...eshqiyaasaka mukhtar daauus
@CabdiqaadirYusuf-lg6dg
@CabdiqaadirYusuf-lg6dg Год назад
Mukhtaar yare hesta xasan Adan Wu kenay noolow sxb mukhtar yare
@yoonismarkato1591
@yoonismarkato1591 4 года назад
Kooxda muusiga tumaysa amaan bay mudan yihiin.
@sucaadsiciid1738
@sucaadsiciid1738 4 года назад
Mukhtaar dauus axazan fanaan
@nimcaanmohameddinimo8766
@nimcaanmohameddinimo8766 4 года назад
Top song Xusustii tii samater Alfanan muktar cod tolmoon 🤩👌
@sameratime7149
@sameratime7149 2 года назад
Burco iyo banan howd 🥺 berbera iyo hargeisa 💔
@hindahappy8554
@hindahappy8554 4 года назад
Libaax ❣mukhtaar mohamed barkhad ❣❤
@zakiisaac12
@zakiisaac12 4 года назад
Wow nice. Wu Keenay samatar.
@djamasa5235
@djamasa5235 4 года назад
Ala yacizak mukhtaar dauus. Bulshawi music is the best
@BaarliinQuenbaarlin
@BaarliinQuenbaarlin Год назад
Burco iyo banaan hawd Bosaazo iyo bari waaye
@sangemohammed2057
@sangemohammed2057 4 года назад
Mukhtaar daauus xasan adan ka mustaqbal ka
@muwahibahmed9029
@muwahibahmed9029 4 года назад
Waaberi dhal ah ayaad noqoteenee . Astaan fan nooleeye .
@abdikafitalasame260
@abdikafitalasame260 4 года назад
Woow caadi ma ahan 👏👏👏✌✌
@nimcodiamond2567
@nimcodiamond2567 4 года назад
Wee fanaankygii halkeedibad dhigty
@samirali166
@samirali166 4 года назад
Mukhtaar fanan buuxa
@ibnuazaan2723
@ibnuazaan2723 4 года назад
wle cod ba ku duugan mukhtaar daaus
@adamaabdi7664
@adamaabdi7664 4 года назад
Farhiya
@hamzaosama6509
@hamzaosama6509 4 года назад
Wooow, mukhtar nin culus, halkedi ayaad dhigtey heesta,
@naimamohamed1822
@naimamohamed1822 4 года назад
Codka mukhtar da’uus ❤️❤️
@fuadmahamud9660
@fuadmahamud9660 4 года назад
Ciidayda bilan iyo beeshaan xasuustaa
@abdiazizmursalahmed152
@abdiazizmursalahmed152 4 года назад
Xasan aadan waxa soo dhowayn kara Siciid qalinle intaan arkay fanaaniinta danbe.
@bintiahxmedsaleban9682
@bintiahxmedsaleban9682 4 года назад
Wiiklan Ba Waa Fiican Yahay Waanu Soo Dhameeyay Becouse Waa Cod Libaaxle
@abdikanimohamudjeite6214
@abdikanimohamudjeite6214 4 года назад
Xasam aadan iso xasusiyay waa codki Rasmiga aha ee xasan Adan samatar
@ladyblue6595
@ladyblue6595 3 года назад
Ismail Danans younger brother keep going huuno
@inagulled9048
@inagulled9048 4 года назад
Incredible voice mukhtar Go Forward brother
@saimurmohamed2466
@saimurmohamed2466 4 года назад
Masha allah
@raymabintuwarsame8583
@raymabintuwarsame8583 4 года назад
Wwwwww maansha Allah codka ilhay ha kuudaayo
@maxamaddaahir3309
@maxamaddaahir3309 4 года назад
Adeer ninkii cod leh furinle mayaqaano banaanka ayuu soo istaaga stage ka kaalay mr bk
@hanfisaleban3449
@hanfisaleban3449 4 года назад
Mnsha alh boqorkii awdal daus hore usoco
@idontcare6649
@idontcare6649 4 года назад
Cod Fcn Ayuu Leeyahay ninkan Xasan Adan samatar Ayuu naga barajeyay walee ☺
@jamacmaxamed9351
@jamacmaxamed9351 4 года назад
hhh waxs yaa lagaa maqal cod iska daaye xitaa musigaa khaldan
@farouk5912
@farouk5912 4 года назад
@@jamacmaxamed9351 qalad malaha, way yar yihiin. X A Samater waxaan qabaa aniga oo reer Hargeysa ah inuu ka cod wanaagsanaa markuu yaraa M S Tubeec ilaahay ha u naxariisto. Waa ra'yigayga
@abdirisakisse4277
@abdirisakisse4277 Год назад
@@farouk5912 ani ahan ma jiro fanan xasan aaden fanka somaliya kaga horeeyo hdii an lays xasdeen
@CarabShiikh
@CarabShiikh 11 месяцев назад
@@abdirisakisse4277 fanbaanad dee wax ka aqoon fanka somalida xaga codka hoose 1 boqorka codka 2 axmed c cigaal 3 m axmed kuluc 4 axmed gacayte codka sare m mooge 2 x a samatar 3 m ismail qalinle 4 cabdalle yuusuf hanuuniye waxaa kaloo jira rag jiilkii 70 neeyadii aanay xusi jirin samatar iyo qalinle midna hadday joogaan iyagu sida cumar nuur cabdile oo isaga lagu sheego boqorka codka 2aad c naasir m siciid AHUN intii dhimatay rag talent ah bay ahaayeene
@bintiahxmedsaleban9682
@bintiahxmedsaleban9682 4 года назад
Xasan Aadan Iyo Maxmed Mooge Iyo Qalinle Kaliya Waxa Isku Dayi Kara Nin Cod Wayn Sida Wiilkan Mukhtar Da,us
@fiiqancade4090
@fiiqancade4090 4 года назад
Waah waah aad iyo aad pos
@dayibahmedadan9076
@dayibahmedadan9076 4 года назад
Mashaa alah mukhtaar mahamed xasan daauus
@ExtraTime448
@ExtraTime448 4 года назад
I'm i the only one who though he's son of hassan samatar.!
@salahhassan3397
@salahhassan3397 4 года назад
2:30 ilaa 2:45 ninka musicada ku raaxeysanaya Cid aragta maleh miya
@baylood.germany
@baylood.germany 3 года назад
Heestii iyo musigiiba waad ku ciyaarten adeero wlh
@Uvbnn
@Uvbnn 2 месяца назад
😂😂 walhi musiga walagu ciyaarey
@cabdiwaduudmaxamuud401
@cabdiwaduudmaxamuud401 Год назад
Old is gold
@asmaaden6938
@asmaaden6938 4 года назад
mukhtar daus ishad ka riday heesta masha allaha
@raaxocabdilaahi1548
@raaxocabdilaahi1548 2 года назад
Waad la heshey
@saimurmohamed2466
@saimurmohamed2466 4 года назад
Waaaaaw
@faisason4582
@faisason4582 4 года назад
Waaw waaw 🤔🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥
@zalmaqueen4213
@zalmaqueen4213 4 года назад
Xasan aden yaa ku gaadhaya ader❤❤❤❤❤❤
@mohxusensalebaan2730
@mohxusensalebaan2730 10 месяцев назад
boosaso iyo bari baydhabiyo hargaysa iska sax wll
@mustafeMS
@mustafeMS 21 день назад
Waa cunsuri iska fahan 😂😂
@apdimuse94
@apdimuse94 4 года назад
Mukhtaar daa,uus sxboow waxaad Xasuusay 2010 kii maraan heestaa aroos ka qaaday ✅👈👈👈👈👈👈
@abdirahmanmuqter6190
@abdirahmanmuqter6190 Год назад
Cod macno sameyn maayo hadiiba Heesta miraheeda la qaldo " Boosaaso iyo Barri waaye" badhan ma'ahan
@damuhamisi9401
@damuhamisi9401 11 месяцев назад
Doqon walba tuladii ay katimid heesta hakuso daxdarto
@mhassan0163
@mhassan0163 9 месяцев назад
Waa dhul Somaliyeed iyo dad Somaliyeed ee maxaad ku diidi, halkee ka gubanaysa, let them enjoy it and take it personally, who cares, dont be jeolous
@muzamilmuqtaar5114
@muzamilmuqtaar5114 4 года назад
xusustii x a s 2021
@shikriahmed2386
@shikriahmed2386 4 года назад
Mukhtar dauus wow
@shacnicabdullahi2356
@shacnicabdullahi2356 4 года назад
Legeng mukhtar daus
@idilomar7021
@idilomar7021 4 года назад
Waad lakeentay
@Caliya2020
@Caliya2020 4 года назад
Mukhtar rageedii ❤
@maxamedcabdilaahi796
@maxamedcabdilaahi796 3 года назад
Daauuus
@Maan_koriye
@Maan_koriye 4 года назад
Shoodhe i danana waad ku sarakacday pppp
@faarahali3483
@faarahali3483 4 года назад
Inankaan inba atoon kiisu caadi maahan waa samatar caadiya
@abdikarimadan8460
@abdikarimadan8460 4 года назад
Waa runtaa ugaas
@qoslaayesomali1716
@qoslaayesomali1716 4 года назад
Music sida loqadacayo cadi maba ahan Hees abwano isgu tageen
@calicolowcalicolow2286
@calicolowcalicolow2286 4 года назад
Bulshayahay manabad baaa
@mohamedali2132
@mohamedali2132 4 года назад
3:47 waxad aad u eegtan reaction ka ay bixiyeen Raga guiten ka garacayaayi kkkk waka yabeen Mukhtaar Xasan adan oo 80th hesayay moodeen
@farahdahir8554
@farahdahir8554 4 года назад
WAA PLAYBACK WEY SOO DUUBEEN HALKAN HEESTOO DUUBAN AYEY MUSIGA IYO CODKABA JILAYAAN..
@mohamedali2132
@mohamedali2132 3 года назад
@@farahdahir8554 Live Baa loo hesays Sxb jaluusnimada kala bax meesha
@mohamedali2132
@mohamedali2132 2 года назад
@@farahdahir8554 Jaluus nimadaasi wa waxa qayrkeen inaga reebtay hadaan somali nahay
@qoslaayesomali1716
@qoslaayesomali1716 4 года назад
Asxaabey waxad iishegtaan Waaidim basaee mulshayahey ma nabadbaa Isso fasira wan fahmi waye
@mhassan0163
@mhassan0163 3 года назад
Waan idiin basaasay, waxa weeye, I miss you, Basaas waa marka wajigaaga uu ka muuqdo dayac , oo aadan subkan ama marsan wax saliid ah oo wejiga ka muuqato daal iyo rafaad, so he mean i missed you terribly
@rachiisulub3892
@rachiisulub3892 4 года назад
Daauus eeeezh qiyaaazak
@Hogaan1
@Hogaan1 4 года назад
Codki Xasan aadan samatar ayuu leyahay
@esmaibrahim6772
@esmaibrahim6772 Год назад
❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@zamzamgeedi5137
@zamzamgeedi5137 4 года назад
Woow
@ArmaanHaajiAli
@ArmaanHaajiAli 3 месяца назад
Eesh calaa Cod ____DadKo seexdaY Badankii__ waxaan dhagaYsanaYaa subax Sabti ah waxaan Jooga __ Djabuuti __Tariikhdu waa ___25/5/2024 __________gapdhii aan NaFtaYda uHibaYn LAHAAA❤ayaan Baadi GoobaYaaa Kumee Ciiltirayy
@mohamett6695
@mohamett6695 3 года назад
🔥🔥🔥
@abdikarimabdilahi283
@abdikarimabdilahi283 4 года назад
Qaar baa hadhaw dhaanto nagu wareerin doona .ee yaa damiin nooga noqda
@deeqchamiqo2096
@deeqchamiqo2096 Год назад
Erayada iska sax dhe ilmaha bosaso iyo bari weeye maaha baran sida kale cod wuu leeyahe balse waa lagu fashilmay heesihii xasan aadan lagand cimri dheer
@nagwamohamed1288
@nagwamohamed1288 4 года назад
Bosaso iyo bari weeye maaha bosaso iyo Badhan kolayba hadaad copy qaadaysaan iska saxa😉
@mustafeMS
@mustafeMS 21 день назад
Baydhabo wuxuu ku badalay Berbera bal maxaa ku dhex jira kuli somali baa degta
@ashrafhakiimi436
@ashrafhakiimi436 4 года назад
halkii looga atlagay ayuu dhigay daa uuus
@mfjolst3610
@mfjolst3610 2 года назад
Beydhabo iyo hargeysiyo waaye berbera kulahaa laxdaan
@abdiwahabhussein9201
@abdiwahabhussein9201 4 года назад
Idoor Somalia na weyka faanaan heesaha samatar o wadani somaliyed na wey qaadayaan. Sey ku dhacday ?
@mhassan0163
@mhassan0163 3 года назад
Caqli xumidaa, Somali waan nahay, xukunka uun baan la soo noqonay sida carabta, somalidu waa 5 adeer Hassan Aadan Samatar anna ayaa hawl weyn gelinay oo heesihiisa iyo ruwaayadiisa uu dhigay samaynay 90% isna waanoo ogyahay
@mahamedmukhtaar4650
@mahamedmukhtaar4650 4 года назад
Legend✋
@dullahiayoub2432
@dullahiayoub2432 Год назад
BEERIHII Jamaamiyo Sorry ☹️ waaa ka reebty Soo dhageyso horta Hasan Samatr
@nasabboy3580
@nasabboy3580 4 года назад
Horta ninkaan iyo ismaail danan yaa weyn
@deeqa2700
@deeqa2700 2 года назад
Kan baa wayn saxib
@AbdifatahShire-to2wz
@AbdifatahShire-to2wz 9 месяцев назад
Hestaani markan maqlo waxn u hiloba walaladen somalilnad runti waxay dib I xasusisay midnimadi umda somaliyed marku dhaho xamar balahedi melbad ku onkaday baryo kala maqneeno wa idin basso bulsha yahay manabad ba. Burco iyo Bosaso hargaiso iyo waje intuba waxa iska leh dad somaliyed. Calanaka buluga iyo kan cagaran intubu waxay kawada turjumayan mid waxa u ka turjumaya diintena midna Somalidi shanta isku aheed. Midkan doono an qadane midnima deeni an dib uso ceshano si an ugu dalxisno raaskiyan booni ila raas caseer
@saimurmohamed2466
@saimurmohamed2466 4 года назад
Waaaaaw❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@abshirmoalinmohamed1419
@abshirmoalinmohamed1419 4 года назад
Hees Fanaan hore u qaaday uu qadayaa markaasuu miraha qaar uu bedelayaa war Cunsiriyada iska Daaya. Boosaaso iyo bari Baydhabiyo hargaysiyo Bari iyi wajaaliyo Sidaa hadaadan dhihi karin heestaa iska dee boowe
@Ishwaaq123
@Ishwaaq123 4 года назад
Huno waa dadkii fanka lahaa, siday doodaan haka yeelan
@mhassan0163
@mhassan0163 4 года назад
Abshir Boowe caadi iska dhig adiga ayaa jiran. Bari iyo Badhan waa isku mid
@hibonour9657
@hibonour9657 4 года назад
Cunsuri maxaya heesta lafteeda yaa sameeyay midhaha xasan ganay oo u dhiibay xasan aadan
@abshirmouse1636
@abshirmouse1636 4 года назад
MIRAHA LA BEDLAYO QURAAN MITA DHIGAY REER QURAC NINKANU WA IRIRSAMALE KI HORENA IRIRBU AHA HADA WAD U QALMI WEYDEN
@kaahiyeqayaad4748
@kaahiyeqayaad4748 4 года назад
Badhan baaba kasii fiican bari hhhh
@moshire6645
@moshire6645 Год назад
Muxuu isku qalajinayaa oo samatar iskaga dhigayaa muuqalkan toonkisa saxda ah ku heeso
@mhassan0163
@mhassan0163 9 месяцев назад
Adiga sow kuma dhaamo, respect the man, leave him alone, jeolous
@jesssandulle8162
@jesssandulle8162 4 года назад
i hate these bullshit keyboard. disturbs the excellent voice. why always unnecesary keyboard?
@saimurmohamed2466
@saimurmohamed2466 4 года назад
Waaaaaw
Далее
Xasan Aadan Hees Bulshayahay Ma Nabad baa Kaban Lyrics
7:31
КОСПЛЕЙ НА СЭНДИ ИЗ СПАНЧБОБА
00:57
WAREYSI QOSOL BADAN IYO FANAAN DAAUUS QOFKUU YAHY?
13:12