Тёмный

MUNA MISKI HEESTA [ SHA SACABKA MARI ] OFFICIAL VIDEO |2024| 

Muna Miski
Подписаться 120 тыс.
Просмотров 54 тыс.
50% 1

HEESTA WAXAA HORE U QAADAY KHADRA DAAHIR CIGE
MUSIC: BUKUR YARE & LIIL TELI
CAPTURE VOICE :. LIIL TELI

Опубликовано:

 

9 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 99   
@Farouq1.a
@Farouq1.a 16 дней назад
Dadkoo ururayoo isu tagey dhammaan ma ogaan karaan moyee isaga ayaaa waaay haaaa uga warrama aramidu inay eel dheer taqaan Hadba waxaan arkaa anoo ay cidla ah eri dhaban sidiisii kuu ololayee Barteeda ayaa dhigtay ❤❤❤
@naasirwaddani4024
@naasirwaddani4024 15 дней назад
Aramidu inay Eel reeb taqaan✅ Not Eel dheer❌
@joepatton9016
@joepatton9016 14 дней назад
​@@naasirwaddani4024hadba waxan arka ano hooy cidla ah waye
@hatemhakan2694
@hatemhakan2694 15 дней назад
I love this song ❤from 🇩🇯 muna miski thank you 💙
@MedHassan-u1n
@MedHassan-u1n 16 дней назад
Macha Allah walashey qaali muna miski c'est une belle chanson que Dieu te protège
@AhmedMohamed-td3cw
@AhmedMohamed-td3cw 13 дней назад
Waa heesta kaliya ka xasuusto yaraanteyda hooyadey macaan dhageesan jirtay anigoo yar waa waayo xasuus badan iyo xafadii suuq bacaad 💞💕😭
@CabdidahirAdanDiiriye-w3f
@CabdidahirAdanDiiriye-w3f 15 дней назад
❤Afkaaga caano lagu qabau,màma khadro allaha u naxariistee codkeedii oo kale,maaha'allah
@adanmohamedali1563
@adanmohamedali1563 5 дней назад
Eel dheer maya ee waa eel reeb Dhul abaarsatee ma ah ee waa dhir abaarsatee Kuu abaarsatee ma ah ee waa ku abaajidee Intaas ayaan soo qabtay oo qalad ah
@Jamiilo21
@Jamiilo21 4 дня назад
Dhir Abaarsaday iyo dhir Abaarsatay isku mid weeye
@saiddhore7976
@saiddhore7976 4 дня назад
Cod kii qadro daahir waa keentay yow u baneey gabadheena wa u dhalasho yow intee ku jirtay salute
@osmanshareefahmedyahya4336
@osmanshareefahmedyahya4336 9 дней назад
Wow 👌 thanks, Inaba Caadi Maha Codka Dahabiga, Muna M, Isha Sacabka Mari, Allaha U,N Kh D Cige
@saiddhore7976
@saiddhore7976 4 дня назад
What a fanaanad 35 sano hadey kaso waregtay wali wa ii dhimantahay cod nocana wali wa ii dhimantahay gabar saan u heesi karto iney jirto walahi waaaaw qurux iyo cod masha Allah sis ilahey dadkan ishooda hakaa hayo amiin respect sis
@Jamiilo21
@Jamiilo21 4 дня назад
Allah ha u naxaristo muno xidigta so dhageyso Neverever naag somali oo jeestan keeni karto AHU heesaha qadra dahir iyo sahra dawo sida ay u qaaday you can,t imagine
@SharmarkeAOsman
@SharmarkeAOsman 4 дня назад
Ereyadii Abwaan Cabdiqaadir Xirsi Yamyam, Laxankii Axmed Gacayte iyo Codkii Khadra Daahir Cige.
@FatumaHassan-m7n
@FatumaHassan-m7n 15 дней назад
Muna cadey hore u soco habo xasuus baa na galisay waayo waayo ❤❤❤👍👍👍💯💯💯💯💯 usha maad u qaban
@h.makhtal8368
@h.makhtal8368 10 дней назад
(كُلُّ مَنْ عَلَيْهَا فَانٍ) ) وَيَبْقَىٰ وَجْهُ رَبِّكَ ذُو الْجَلَالِ وَالْإِكْرَامِ ( سورة الرحمن ( WAX WALBA OO DHULKA DUSHIISA AH WAY DHAMMAAN) ( WAXAA WAJIGA RABIGAA HAYBADDA IYO KARAAMADDA LAHAA ) Surat Al-Raxmaan ADEER XUSEEN
@mohamedmumin9720
@mohamedmumin9720 10 дней назад
Waaah waah waad keentay abaayo muna miska ❤❤
@aliismail7620
@aliismail7620 11 дней назад
Fannaaniinta dambe ee heesihii hore isku daya inay dib boodhka uga jafaan oo ina soo xasuusiyaan, Muuni waa midda ugu fiican ee halkoodii dhigta ,runtii waan kugu bogaadinayaa wll hibadaadaa cajiiibka ah.
@Jamiilo21
@Jamiilo21 4 дня назад
Heeskaan waxa barteda dhiktay AHU muno xodigta Ayadana ugu ficned fananinta dambe
@mohamedalihassan6724
@mohamedalihassan6724 16 дней назад
Gabadh ka cod macaan ma jirto qaaaali hore u soco ❤
@Cawaale2024
@Cawaale2024 15 дней назад
Abwaan Cabdiqaadir Xirsi Yamyam heestan wuu inoogu awood sheegtay!
@Keyse_Alfa
@Keyse_Alfa 6 дней назад
Isha misa sha... Qoraalka naga sax
@nimcaanonkod
@nimcaanonkod 9 дней назад
Inabti barteeda ayaad dhigtay❤🔥🔥
@saiddhore7976
@saiddhore7976 4 дня назад
Alow ku naxariiso heesti qadro daahir
@abdullahimusa8048
@abdullahimusa8048 16 дней назад
❤❤❤ Masha Allah
@hassanmataan1665
@hassanmataan1665 4 дня назад
Munaay nasab baa tahay, gobanimo ❤
@maxamedcumar9391
@maxamedcumar9391 7 дней назад
Horay u soco Muuna quruxey ❤
@HusseinAli-sn8sm
@HusseinAli-sn8sm 15 дней назад
Muna quruxley wayo wahu kujeclahay ayay qabtaa idiris itaabo munooyyy
@IbraahimHaji04
@IbraahimHaji04 4 дня назад
Waan Nebcahay markaan Arko Qof Heesaha khadra Dahir Qaadayo oo Qaldaayo Runtii Dhul Abaarsatay ma Ahan dhir Abaarsatay waaye
@Jamiilo21
@Jamiilo21 4 дня назад
Heeskaan waxa si fcn u qaadaY gabar dhimatay AHN muno xidigta la dhihi jiray mesheda ayey dhiktay naag fananad eh oo keeni karto ma jidho an eheen AHU muno xidigta
@Abdulkga
@Abdulkga 16 дней назад
Muna codkeedu waa cajiib - laakiin, heeso orignaal ah oo ayadu leedahay ma jiraan miyaa? Waa inaan hees cusub u sameeyaa Muna ..inshaAlla!
@AhmadNouh-h8d
@AhmadNouh-h8d День назад
Kuu abaajiddee kuu abaydinka ah.
@walaaljecelchannel7315
@walaaljecelchannel7315 14 дней назад
Walaal jacel channel ❤❤ ..kel nosara
@MohamedGaid-h9k
@MohamedGaid-h9k 16 дней назад
Eel dheer Maha ee waa een reeb taqan
@barnihajiali4896
@barnihajiali4896 15 дней назад
Meelo kalay khaladay lkn Eel dheer wa sax
@naasirwaddani4024
@naasirwaddani4024 15 дней назад
@@barnihajiali4896 Eel reeb. ✅
@Hayatqurux143
@Hayatqurux143 6 дней назад
Gabadhaan hibo fan bay leedahey codkeeda innaba caadi mahan❤
@Farhia_ali
@Farhia_ali 16 дней назад
❤❤❤❤❤❤. Muna MISKI😊😊😊
@caliyamani4361
@caliyamani4361 16 дней назад
Fananada aan ku faano Muna miski
@liilbaliil_official1113
@liilbaliil_official1113 7 дней назад
Codka halkeedi baa dhigtay muna nice 🎉
@walaaljecelchannel7315
@walaaljecelchannel7315 14 дней назад
Waaaaaw ..halkeedii beydhigtay
@Caaqil_lyrics
@Caaqil_lyrics 16 дней назад
Caleyk caleyk way ku raxaystay muna miski heestan !!
@aasiyacabdi
@aasiyacabdi 6 дней назад
Xasuusti khadra daahir cige A.U.N. 😢
@SabaAL-gy1jb
@SabaAL-gy1jb 16 дней назад
منوره ميمي ❤❤❤❤❤❤
@adamjumale4871
@adamjumale4871 16 дней назад
Beautiful 👍👍🎉🎉🎉
@IsmailAdan12
@IsmailAdan12 11 дней назад
👌 muna
@Siciid_yare2024
@Siciid_yare2024 9 дней назад
Fanaaniinta danbe ee isku dayaya inay cusbooneeyaan heesihii hore fadlan intydaan qaadin heesta Ereyada iska saxa oo kasoo fiirsada wyo adi xitaa kuuma fiicna inad khalado wà ku yra sharaf dhac lkn sida kle Top ba athy codkaaguna wuu fadhiyaa💯🔥
@Jamiilo21
@Jamiilo21 4 дня назад
AHU muno xidigta sida ay u keentay cod iyo laxan naag somali oo keeni karto ma jidho
@ahmedbashiosman2802
@ahmedbashiosman2802 16 дней назад
Woooow❤❤❤❤❤❤❤
@Ibraahimshidotaiylor
@Ibraahimshidotaiylor 16 дней назад
Al fanan muno miski❤❤🎉
@cqanioomaar4489
@cqanioomaar4489 15 дней назад
Muna jacayl ❤
@KHADARMaxamuud-xr4io
@KHADARMaxamuud-xr4io 15 дней назад
Masha alaah fanku. Waa. Haybad. Ilahaay bixiyo❤
@Somaliasongspage999
@Somaliasongspage999 10 дней назад
Hibo dheh 😂
@mataanyare7582
@mataanyare7582 16 дней назад
Teenbada sida ula hesatid iga gadan, qrxda muqdisho muna miski
@yaqubofficel212
@yaqubofficel212 16 дней назад
❤❤❤
@nasro7666
@nasro7666 16 дней назад
Muski hestan wad kentay halkii logu talagay wad dhigtay
@aminmed4504
@aminmed4504 16 дней назад
Kadra dahir oo yar 🎉 p
@SabaAL-gy1jb
@SabaAL-gy1jb 16 дней назад
❤❤❤❤❤❤❤❤
@libanbariyoow8327
@libanbariyoow8327 6 дней назад
Walaaley waxaadan laheen maad kudambaabeysaa war hees aad leedahay sameso dharkaan waaweena iskabixi xabadka iyo naasaha banaanka keeen saan habar duqowdaa lagu moodaa ama meel naga fadhiiso fadlan
@naimaabdi3876
@naimaabdi3876 11 дней назад
🌺🌸💙🌸🌺💙🌼🌸🌺🌺✌️
@masuldeeha
@masuldeeha 10 дней назад
Muna barted dhigty ❤
@Abdirahman5
@Abdirahman5 10 часов назад
#TB guryasamo nights
@gelleabdigelle5250
@gelleabdigelle5250 16 дней назад
Eryada ayey qayb khaldaysa sida kale waa top level
@MaahirHassan-io6mj
@MaahirHassan-io6mj 16 дней назад
Haday qalado aayad qur'aana mays qaldin lkn heesta booskedi ayay dhigtay new qadra dahir wye
@ilyasmax
@ilyasmax 11 дней назад
Waw
@awaleabdi3258
@awaleabdi3258 6 дней назад
Wali ma arag reer xamar sidan ula keenay hees
@LiyaanoCabdulqaadir
@LiyaanoCabdulqaadir 12 дней назад
❤❤❤❤❤ 5:48 ❤❤
@UdoonOsman
@UdoonOsman 15 дней назад
From koko
@aymanwarsame9547
@aymanwarsame9547 16 дней назад
Codka halkeedii baad dhigtaye.
@ali.kaka.lyrics.official2785
@ali.kaka.lyrics.official2785 11 дней назад
Muqalka wll maqadankara 😊
@abshircarab18
@abshircarab18 4 часа назад
Muno miski codkeeda ma xumo cod wey lee dahay lkn heesaha khadra daahir iyo walibo codki khadra daahir waxaa keentay fannaanad La dhaho foisa rinda soo dhagesta idinkaa yaabi doonee
@alinuur692
@alinuur692 16 дней назад
Heesta waad Ku ciyaartay xitaa umaad soo dhaweyn
@cadarus75
@cadarus75 15 дней назад
MA QAYBTII HINAASAHA AYAA KUSHAQEENEYSA
@RayanAhmed-z7t
@RayanAhmed-z7t 15 дней назад
24/9/2024 ❤🙏🏻
@mohamedmahi6007
@mohamedmahi6007 14 дней назад
Muno miski usha maad u qaban yaa kale kuu qanaya IDIRIS IITAABO lee kuu qabanaayo miskiyeey
@maxamedcumar9391
@maxamedcumar9391 7 дней назад
Idiriska miyuu. Qabaa ninyow 😂
@SakariyeMaxamud-o2w
@SakariyeMaxamud-o2w 16 дней назад
Idirska iitabo 😂
@mahadibrahim9072
@mahadibrahim9072 3 дня назад
Waar ka qabta heesta wataa dhulka jiideee
@AhmadNouh-h8d
@AhmadNouh-h8d 6 дней назад
Jaanta heesta uu ku fadhiisiyay ayaa azn la socon jiibta qurxinaysa lkn fanaanada ayaa qarusay galdalooladiisa qaawan.
@mahadiadawe
@mahadiadawe 9 дней назад
WOOF CALEEK MUNA WAAD SOCONAYSAA REALLY
@Warsamechennel-bd1bz
@Warsamechennel-bd1bz 16 дней назад
Haa usha wanku qaban si an kutukubiyo hobo
@xamiimofficial3818
@xamiimofficial3818 15 дней назад
Nio gabadhaan waxeey ledahy jiliin fadhiyo Walow eey khadra keenin lkn Hamplyo waad sodhaweysay
@Jamiilo21
@Jamiilo21 4 дня назад
AHU muno xidigta ba keentay
@mahaddirirgeesood9556
@mahaddirirgeesood9556 15 дней назад
Hodan afrik lambar 1 weeye
@Jamiilo21
@Jamiilo21 4 дня назад
No AHU gabar dhimatay oo muno xodigta la dhihi jiray aya No1 naag somali eh
@safiyoabdi1902
@safiyoabdi1902 15 дней назад
❤❤xasuus❤ ba igalisy❤🫶🏼👌🏻👍🇸🇴
@wondroussoul5414
@wondroussoul5414 15 дней назад
Heestii waad ku ciyaartay 😂
@DaadirBaashi-m4t
@DaadirBaashi-m4t 7 дней назад
Fanan boc boc
@LiyaanoCabdulqaadir
@LiyaanoCabdulqaadir 12 дней назад
😅😅😅😅😂😂😂😅😅😅😅😅
@Daily1111-z1c
@Daily1111-z1c 9 дней назад
Walal waad dambawday mana lagu dawanin sorry😂😂😂😂
@AsmailMohmmed
@AsmailMohmmed 13 дней назад
Kkk ma oroma
@YZF-q6f
@YZF-q6f 12 дней назад
😂😂😂😅mooji
@osmanak5391
@osmanak5391 3 дня назад
runtii aqoon kuma lihii bale waxaad u eeg tahay hooyo ubadleey ah .base lawaalay ....fanaanimo laguugu tala galin ee shaqo kale arsaaqad ka raadso waa talo
@maxamedcumar9123
@maxamedcumar9123 10 дней назад
Music😂 ewer
@cismaanxasan7900
@cismaanxasan7900 14 дней назад
Hhhh usha naad uqaban
@Armaani2024
@Armaani2024 8 дней назад
😂😂😂😂 heestii duba ula tagtay, faladaganka habalaha
@HaboonMohamud-mm4ti
@HaboonMohamud-mm4ti 13 дней назад
❤❤❤❤
@LiyaanoCabdulqaadir
@LiyaanoCabdulqaadir 12 дней назад
❤❤❤❤❤ 5:48 ❤❤
@amiramed626
@amiramed626 15 дней назад
❤❤❤❤
Далее
Bro think he the MC.. 😂👊🔥
00:20
Просмотров 1,7 млн
How to Cook Juicy Steaks? Chef Kanan Recipe 🔥
00:59
Muna Miski Manaxoo Jaceyl Official Music Video 2022
6:45
Bro think he the MC.. 😂👊🔥
00:20
Просмотров 1,7 млн