Тёмный

Muqaalo iyo warbixin Xaafadda Eastligh(islii) Magaalada Nairobi 

Nasir Cadceed
Подписаться 102 тыс.
Просмотров 71 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

23 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 89   
@CafimatFican
@CafimatFican 8 лет назад
Mahatsanit sida aad noo tustay mashaallah waligeey sheeko lee ku maqli jiray. Aboowe mashaallah you look good👍🏾👍🏾👍🏾
@lilsharfan4318
@lilsharfan4318 8 лет назад
Cafimat Fican kkkkk hal meel luuu kaa tuse islii
@zakariafarah1101
@zakariafarah1101 8 лет назад
It's all the same, bro
@anisacadey801
@anisacadey801 5 лет назад
Wariyahu waa runtiis waxa uu ku arkay isli waayo markuu roob da'o waa meelldhiiqo badan
@josafali4975
@josafali4975 6 лет назад
sxb islii anaa ku dhaxnool ee kadaa dabaqyada wxa aad daldaleyso wx jira ma ahan
@cudoonciise9981
@cudoonciise9981 8 лет назад
Cadceed dalkeena nabad lama jirto iilaahey nabad waarta ayaan weydisaneynaa inta ka horeysana meshaas sad aragtey Ayaan gabaad ka sii dhiganeyna ilaahey wadabkeena cadowga ha nooga qabto amiin
@mohamednoorkhalif5443
@mohamednoorkhalif5443 6 лет назад
Sxb Xafada Hanaga ceynin, Islii waan jecelnahay, masajidkasna Al-hidaya ma'ahan, magalada sifican u baro dee
@salaadmahamud6503
@salaadmahamud6503 4 года назад
Bro firi nin ween thy islii wah hakashegin oky alhidaya mahan ee alxaq plaza waye hauxisin awal anag makurabnay
@sulekhaali4287
@sulekhaali4287 8 лет назад
Islii is the best, whether u like or not
@hamidyarehamidyare3811
@hamidyarehamidyare3811 8 лет назад
wall naasir cadceed neyrobi marka joogtey in nala soo socodsiiso ayaa eheyd masha allaah
@saidsunni5566
@saidsunni5566 8 лет назад
@Abdirahman omar masjidka magacisaa waxaa ladhahaa al xaaq ama al haaq
@maryanomar4468
@maryanomar4468 7 лет назад
waa sax alhidaayo ma ahan Ee waa alxaaq balaas wll alhidaayo kuuma dhawo oo xogahee kujirtaa
@yungamynam8092
@yungamynam8092 6 лет назад
Haa Marian alhidaaya ma ahan..hajakaa Sana eastleigh...
@umuamiinumuamiin3894
@umuamiinumuamiin3894 5 лет назад
Alla saa ugu xisay le islii jecliyaa
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 7 лет назад
islii waa meel shidan nolol ayaa taala waana meesha aan ugu jeclahay africa oodhan lkn dhiiqadaas ayaa waalaysa somalida ayaana sidaas u gashay
@xantuwaadanbi6086
@xantuwaadanbi6086 7 лет назад
HIGHLIGHT TV hhhhhh islii ani wesohorbode sxbow Marlee yaigawada taganhy diiqada saugu kufaye ani dhan islii baa uekade
@sharmaomar2443
@sharmaomar2443 5 лет назад
islii ayadoo roob kusoo aday adeerkiis waad hurdaysaa😂😂
@mahismowlid3025
@mahismowlid3025 Год назад
❤❤❤ fast day and fast month on 2023 ❤❤🎉 alxamdulilah ❤❤
@AhmedAli-jo6xz
@AhmedAli-jo6xz 7 лет назад
Asc wll kow aniga ahan ka nimco ahan walahi meshan ano ad u yar ba imit MA sha Allah meshu ale kuku tala galay ba adunka ka joge ano shaqesanaya wax baraye ano shaqesanayana rer i ilmo yeshe alxamdulilah meshan xaq be i gu ledahay shiqow
@fardowsahashi8913
@fardowsahashi8913 8 лет назад
waaw naasir xafadeyda uga jedaa meshan mahadsanid walaalo kusoo dhawow islii
@lilsharfan4318
@lilsharfan4318 8 лет назад
horta masaajidka aad shegayso Al hidaaya maaaha kan wxuu ku yaala all xaq Plaza teeda kle horta Adiga islii maba garaneysid marka maaaha inaad wax ka sheegto islii mida kle dad ka aan aqoon wxuu maleyaan inaad meela bdn taste lkn ilaa hda hal wado leeba tuste marka somali hdaa nahay meel ksta joogno aduunka anagaa qurmino
@shugrixasan3244
@shugrixasan3244 5 лет назад
@ q
@aligeedi98
@aligeedi98 8 лет назад
Nasir cadceed waan ku salaamay. Nairobi miya hada joogta walal mise waa kasoo laabatay..
@hassandek
@hassandek 5 лет назад
Meel Aadan Aqoonin Ayaad kafaaloneysa horta waala dhex wareeGaa hal wado Aad soo duubtey masjidka Aad sheeGeesidna hidaaya ma.Ahan ee waaa Alxaq plaza
@rockyboyofficial3629
@rockyboyofficial3629 4 года назад
Zxp islii wakufana wha shegosid wahbo kama jiran ee misha kacarar sas kudaha ado nocas uyalo isli wax kashege kwrn uff
@habibamursal3942
@habibamursal3942 2 года назад
Dalkeeni nabadgalaan jirin qabiilban u kala daganahay runtii waa xanuun
@ayanabdi2376
@ayanabdi2376 8 лет назад
aniga xata isli maqlijiray xayeysinta tvga ka maqlay isli isli isli. kk mar yakugeyya qalbiga iskadhahaybe masana waba itobiyo biyolamarin igatag dheh
@kowsarabdifarah2022
@kowsarabdifarah2022 8 лет назад
nasir cadceed waxa dhahday dadkan mxa udiday somalia nrb waxan kuheysana naabad waxa adunka uqalisan waa nabada somalia yaa isku amiini karo hada kadisan laheyd suuq ama guri marki dhagal dhaco oo ad qaxdid dhiib marka usoo labatit waxa argeysa gurikaga oo liska otay oo dhan hadli karin dhiqada isli wax dhaamo waala waayay nasir cadceed
@akdefantasticakdefantastic1253
Kowsar lkn meeshaan nabad maahan waayo Somali meel kasto weykaga horeysa hadana waa sidaas okle super power ayaa joga wana Somali somaliya hadii aad dhib ugu Soocarartay meelkale ayaa imaday oo dhib kajira
@raxmaaxmed6797
@raxmaaxmed6797 8 лет назад
bro magalada hana cayin anaga ku nool way ka fcn thy
@libanabduqaderali3980
@libanabduqaderali3980 5 лет назад
Raxma Axmed meshan xasos 2003 Iyo 2009 San uu jaclahy hadu ogyahy maba oo cayni lahen lakin waqtiga robka ayay diqo tahy oo qashin aya lagu dadiya jitka
@fadumashariif2174
@fadumashariif2174 8 лет назад
waryaada hanaga caayina meesha waan idin kafiican nahay meeshiina qaboowga badan
@daahirabdi8165
@daahirabdi8165 7 лет назад
naasir cadceed aad iyo aad umahsantahay islii waad nabartay 👍
@fowziyahajjihassan1648
@fowziyahajjihassan1648 8 лет назад
nasir cadceed wa runta islii ana dagan islii urtoy aa dhahna nairobi waxa ugu wasaq badan islii magalada kale we qurux badan tahy islii aya somali u badan masha allah lkn wa na nacsi nosa camal kkk
@hamidyarehamidyare3811
@hamidyarehamidyare3811 8 лет назад
hhhhhhhhh caadi walalkena tunta ayuu sheegey dhaaf dhagxaanta hanugo soo tuure
@yungamynam8092
@yungamynam8092 6 лет назад
Masaajidka waa alxaq plaza sxb alhidaaya ma ahan
@karinacwjacobs
@karinacwjacobs 3 года назад
War muqdishaa ka quruxbadan islii.
@libanabduqaderali3980
@libanabduqaderali3980 5 лет назад
Meshan xasos aad ayan ugu xisay runti 2003 Iyo 2009 waxan jogay isle San ugu xisay hadu ogyahy maba uu cayni lahen waxay ahataba somalida ganacsi fican ayay ka sameyen waxna wa lagu barty madi Iyo dine
@ubahahmed5415
@ubahahmed5415 7 лет назад
isliii waa meshanku so hadaqey waa meel aan aad u jeclahay xaqiiqdii kkkkk nairobo nolosha meshanka so bilawey
@blamemenotreligion2225
@blamemenotreligion2225 7 лет назад
Ubah Ahmed tolkeygaaa tahay boqortoyo
@malyuunfardooleey4745
@malyuunfardooleey4745 7 лет назад
Kula midaan ahay Africa ayaan ugu jeclahy xusuuso badan ayaan kaheesta waxbadana waan ka bartay
@malyuunfardooleey4745
@malyuunfardooleey4745 7 лет назад
Africa Nairobi ugu jeclahy
@ninkiiodaygaahaaofficial2813
@ninkiiodaygaahaaofficial2813 4 года назад
Ar jes jes kadaa magalada
@fardowsahashi8913
@fardowsahashi8913 8 лет назад
lkn naasir inaa jogto ayaan fican wll waad laqabsan insha alaah ayadoo roob ka'da ahy imatay
@ruqiyoburole6016
@ruqiyoburole6016 5 лет назад
Islii wey shidantahay waxad kaso dubtay mesha ugu dhiqada badan masjidki al hidayane wadka ben shegte
@akdefantasticakdefantastic1253
Bro islii waa meel fiican lkn waa sax waa dhiiqo lkn waa beelo al hidaayo waa masjid fcn anaa ku tugdo
@ayaninanuur9148
@ayaninanuur9148 7 лет назад
Anigu reer isli ayan ahaa lkn hada mombasa ayan ku nolahay runtii wanka raystay dhiqadii iyo qashinkii hai maqashiin ayan taganahay
@dalmaryare6269
@dalmaryare6269 6 лет назад
Ayan Mombasa waan uxisay waxan daganan jiray kisauni hada waxaan kunolahay norway oo baraf badan.
@mo2k638
@mo2k638 6 лет назад
dalmar yare norway dalxiis ayaa utage 4 sano kahor reer mareekan baan ahay
@omarmohaaa6167
@omarmohaaa6167 5 лет назад
Masjidka waxaa la dhahaa Al xaaq la dhahaa
@mohamedabdijama6357
@mohamedabdijama6357 4 года назад
Qofkaan waxuu sheego miyuu waayay
@ALANLEEY
@ALANLEEY 6 лет назад
Dadka waxa wadanka ka indho saabay waa NABADGALYO LA'AAN.
@abdirahmanomar9978
@abdirahmanomar9978 8 лет назад
Misaajidka aad sheegtay hidaaya ma ahaan lakin magacisa garan maayo. Al-Hidaaya horay ayuu jiraa suuqa ilaa 4 daqiiqo ayu u jira dhinaca uhirika. Sheekh shible ayaa imaam ka ah. Kan aad hortagantahay waa suufiyal
@abdirahmanomar9978
@abdirahmanomar9978 8 лет назад
Ushirika
@nasrimohamed9489
@nasrimohamed9489 8 лет назад
Masha allah shugran
@mohamedabdi1300
@mohamedabdi1300 8 лет назад
haha Wara kas ma alhidaya eh war Kas Wa alxaq balaza suufiyasha waye al_imra school a ku yalo miss my school
@dahaboabdiali4828
@dahaboabdiali4828 7 лет назад
somalida maxad ubahdilesan oo usodubeesan inta ugolxun isliii isli wax idindhama mahelesane
@akdefantasticakdefantastic1253
Lkn meeshaas maahan alhidaya shalay ayaa timid isla markii wareer ayaa bilowday bro haisku dhumin
@khadijamuse2842
@khadijamuse2842 5 лет назад
al xaq plaza aya la dhaga masjidkan
@karshesheddy8100
@karshesheddy8100 5 лет назад
Somalia nabad kadhiga marka hore
@samiromahamod3096
@samiromahamod3096 5 лет назад
Alhaaq waye misajidkas
@HealthyMacaan
@HealthyMacaan 8 лет назад
aniga waligay ma arag aad tagtid baa lahahaye hadda waan ka dulboodi dheeqa badnaa meesha😒
@hamidyarehamidyare3811
@hamidyarehamidyare3811 8 лет назад
hhhhhhhhh ar haka boodin
@HealthyMacaan
@HealthyMacaan 8 лет назад
toos baan mudisha oga dagaa kkkk
@hamidyarehamidyare3811
@hamidyarehamidyare3811 8 лет назад
+Healthy & Macaan hhhhhhhhh
@hamidyarehamidyare3811
@hamidyarehamidyare3811 8 лет назад
+Healthy & Macaan muqdisho axsan dalkeena hooyo alow noo daa
@lilsharfan4318
@lilsharfan4318 8 лет назад
Healthy & Macaan xili roob Iyo hal wado uun buu soo duuube asiga xtaaa aqoon ma u kla laha Waryaaaa umada beenta ka daaaa masaajidkas all Hidaaya maaahan
@fadumashariif2174
@fadumashariif2174 8 лет назад
kkkkk masjid hidaaya maahan alxaaq plaza aya ladhahaa
@aamusse1514
@aamusse1514 6 лет назад
Iѕlιι waa ĸaнela non
@ilhanali878
@ilhanali878 7 лет назад
Intee kale oo la adaa hee Hhhhhh
@leomarvi2952
@leomarvi2952 7 лет назад
war hooyada wase maab qaldan ayaad heesata ee alxaaq waaye misaajidka alhidaaya maaha ee I ska sax
@rockyboyofficial3629
@rockyboyofficial3629 4 года назад
😂😂😂😂haa wlhi wah usheg dabalka isli ayu bahdila kwrn
@fatmaamatuallah343
@fatmaamatuallah343 8 лет назад
nasir kuso dawaw xafadena
@ikarade3274
@ikarade3274 7 лет назад
subxaanallah wasaq badanaa meesha, ilaahow ha i geyn.
@mohamedmire6820
@mohamedmire6820 7 лет назад
wariye waalan ayaa tahay Somalia hawiye ku xaaray Nabadna ma taallo urka iyo dhiiqada waxaa lagu heystaa nabad iyo dowlad Xamar Xaar maaha...yaa Miskiin.
@anr4578
@anr4578 6 лет назад
Mohamed Mire yhuu
@libanabduqaderali3980
@libanabduqaderali3980 5 лет назад
Mohamed Mire lakin xamar ha uu gafin sxb
@fowziyahajjihassan1648
@fowziyahajjihassan1648 8 лет назад
hhh saas miyaa
@umusalman1037
@umusalman1037 6 лет назад
Kkk wariyanimada ma xamda kugu daaratay
@AliAhmed-uq6zc
@AliAhmed-uq6zc 7 лет назад
Kkkkkkkkkkkkk
@muusakahin6591
@muusakahin6591 5 лет назад
Isla yaab gudaafadan dhaqaalaha africa uugu badan lagama sameeyee
@fatmaamatuallah343
@fatmaamatuallah343 8 лет назад
abowe isli waxad kuso aade iyado rob kadaay
@hassanbarkhadle8865
@hassanbarkhadle8865 8 лет назад
Lipbaaaxxx
@apdyrahmannahwe8591
@apdyrahmannahwe8591 6 лет назад
Hhhhhh foolxumo badanaa
@rockyboyofficial3629
@rockyboyofficial3629 4 года назад
Habarta aa folhumo ah mishas oo Somali wasaqda badan oo urka badan jogtin
@fowziyahajjihassan1648
@fowziyahajjihassan1648 8 лет назад
abdirahman omar horta wa runta al hidaya ma aha masjidka wa al xaq balas wana sufi ana islii dagan mida kale sheikh shible sufiyada kama aha imam ee al hidayo ayo ka yahay imam hana qaldomin majidu hidaaya ayu mamulkisa yahay marka ha qaldomin walal
@tichipsmobile4936
@tichipsmobile4936 5 лет назад
Inta xun ayaad soo sawirtay saxiib. Ee magaalada hanaga caynin. Qurbaha aad katimid waaxaa buux dhaafiyay homeless
@rockyboyofficial3629
@rockyboyofficial3629 4 года назад
Haaa homeless buxiyay zxp hal Mel oo xoga folxun uu noso duba kwrn
Далее
Paint Projects
00:17
Просмотров 5 млн
СДЕЛАЛИ СОБСТВЕННЫЙ МУЛЬТИК
25:15
NAIROBI- KULANKI PM ROOBLE IYO QALBI DHAGAX
19:25
Просмотров 20 тыс.
Paint Projects
00:17
Просмотров 5 млн