Тёмный

Muqdisho | Magaaladdii lagu xiray jeelasheeda basaasayaashii tataarka - Waaberi Show | Xalqadda 1aad 

Waaberi Media
Подписаться 524 тыс.
Просмотров 55 тыс.
50% 1

Ku soo biir janalkeena labaad: bit.ly/2GsnFsg
Facebook: / waaberimedia20
Instagram: abdirahman_...
Twitter: bit.ly/3mOR27D
Muqaalo ku qancin doona:
- Yurub iyo islaamka | Hagardaamo iyo tuugnimo: bit.ly/38fcIFI
- Veto | 5ta dal ee aan laga daba hadli karin aduunka: bit.ly/32bHdIX
- Namruud | Qofkii ugu horeeyay ee ilaahnimo sheegta: bit.ly/3etRaGD
- Alzawari | Hindisaha diyaaradaha drone ta ah ee falastiiniyiinta: bit.ly/35XTZMp
Waaberi Media Hoyga garashada iyo aqoonta...

Развлечения

Опубликовано:

 

27 июл 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 227   
@mohamedjirde
@mohamedjirde Год назад
Waan Jeclahay Magalada Muqdisho Waa Indhaha Umada Somaliyeed From Hargeisa ❤
@abdimajiidwalaalka8596
@abdimajiidwalaalka8596 4 месяца назад
Noolow zxp😢
@anwaar.adaan.maxamud
@anwaar.adaan.maxamud Год назад
Hoyadi umada somaliyed wan jeclay muqdisho from hargaysa
@Faatimaa345
@Faatimaa345 Год назад
Masha allah magaaladeyda aan ku dhashay kukoray kunoolahay alxmd wax walba waa caadi hada magaaladii samirka dulqaadka waana jeclahay runtii xudunteyda ku duugan waana salaamaaa reer muqdisho
@maahirhasan9593
@maahirhasan9593 Год назад
Only dadka sooman baa love ❤ saari kara
@sakisaed4636
@sakisaed4636 Год назад
Hargeysa ku xigsiii inshallah qaaab wanaagsan baaad ugah soo hadashay muqdisho
@sallojrzalah1351
@sallojrzalah1351 Год назад
I love moqdusho fro hargiesa❤❤❤
@hanafihassan2327
@hanafihassan2327 Год назад
❤❤❤❤❤❤ mahadsanid allow barakey hargeysa from mugadisho
@cismaanaxmed2728
@cismaanaxmed2728 Год назад
MuqdishO darteed Like iigu saara😊
@yahyeahmed4775
@yahyeahmed4775 Год назад
reer muqdisho ALLAH dhibta ka dulqaado iyo somali inteeda kale aan u ducaynu waa ramadaane
@abdulkariimahmed4104
@abdulkariimahmed4104 Год назад
Reer muqdisho waa idin salamy
@hodoali5714
@hodoali5714 Год назад
Xamarey xajkii geeska bariyey hargeisa idinaksoo leeyahay ramadan wanaagsan ❤
@Kingston12370
@Kingston12370 Год назад
Ramadan Mubarak all Muslims around the world 🎉
@sahrocrypto9621
@sahrocrypto9621 Год назад
Ramadan kariim qof kastoo muslim ah, kii naarta noo laga xureeya oo dambi aan ku helno Allah nooga dhigo insha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤
@hayaan2418
@hayaan2418 Год назад
Nabad alow ka yeel walalaheen ❤ from hargeysa Somaliland
@hubsasho
@hubsasho Год назад
Anmiin mhdsnid
@cabdiraxmaanidirismaxamed684
رمضان المبارك تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال
@hamzing3358
@hamzing3358 Год назад
Ramadan karim Muqalka labad sxb waa ku cimamadaa Jamutiyada Jabuti 🇩🇯from jabuti
@SakiMaxamad-uz4or
@SakiMaxamad-uz4or Год назад
Somalia Hanoo laati❤😊
@hodandahir1241
@hodandahir1241 Год назад
Mhdsanid abdiraxman cumar ❤
@__pablo______pro
@__pablo______pro Год назад
Wad ku mahadsantahay ee noso badi taariikhihii hore pro❤❤🎉
@cabdiwahaabnadaara7945
@cabdiwahaabnadaara7945 Год назад
Mogadisho waxan u rajenaya nabad warta alle dhipta ka saro ❤
@Axmedlugooye-dz1og
@Axmedlugooye-dz1og Год назад
Malaga yaaba inuu dalkeenu sidiisi hire iyo si kawacan niqdo😢❤
@khadijocabdifitax5980
@khadijocabdifitax5980 Год назад
Malaga yaabaa in ilkahaaga tiimo kasoo baxaa jawaabtuna waa Maya
@zakariefaarah3226
@zakariefaarah3226 Год назад
Wllhi Haddi run la sheego Macquul maaha
@queennatasha7561
@queennatasha7561 Год назад
Waa laga yabaa waxwalbo waa macquul runtii haddu alle wanaag nala doono wey noqon dalkeena noo hagaagi 😊((لا تقنطوا من رحمة الله))
@princessamal5959
@princessamal5959 Год назад
@@khadijocabdifitax5980 oo maxa diidey bisinke
@khadijocabdifitax5980
@khadijocabdifitax5980 Год назад
@@princessamal5959 ilmo 2 sano jiroo qabiil udoodayo arkeysaa markadanu rabnaa somali iney hagaagto caqligaas darteed
@saaqeyiosiisey9315
@saaqeyiosiisey9315 Год назад
Ramadan kariim All Muslims ☪️
@omerhazhi459
@omerhazhi459 Год назад
Borama ha ilaabin abdirahmanow
@abumoalim
@abumoalim Год назад
Masha Allah si fiican ayaa uga hadashay taariikhda muqdiso iyo boqortooyadii AJUURAAN iyo boqortooyadii GELEDI.
@caynashe.8886
@caynashe.8886 Год назад
Mahadsanid
@anasmohamed7891
@anasmohamed7891 Год назад
Ramadan mubarak
@khalidfantastic5007
@khalidfantastic5007 Год назад
ما هي فوائد الصيام؟ للصيام فائدة عظيمة للصائم ومن فوائد الصيام: 1. من صام شهر رمضان بالإيمان وحساب الأجر غفر له ما مضى من ذنبه. 2. لا ترد صلاة الصائم. 3. والصوم والقرآن في الآخرة يشفعان للإنسان. 4. الصوم صحي للجسم. 5. يغفر الصوم عن الذنوب. 6. الصوم يقوي الإنسان. 7. الصوم درع يحمي الإنسان من نار جهنم. 8. الصوم كفارة تغفر بيمينك.
@shakallrelaxation9666
@shakallrelaxation9666 Год назад
Ramadan mubarig c/raxman cumar
@ahmedfaarahcashuur839
@ahmedfaarahcashuur839 Год назад
the gold vioce Abdirahman waberi❤️🥰 Ramdaan mubarak❤️🌙
@cabdirisaaqaxmednaajinaaji6229
Fadlan muuqalka xiga hargiesa❤
@mahamaddaki4391
@mahamaddaki4391 Год назад
Golden voice
@user-pg5es3xj3x
@user-pg5es3xj3x 5 месяцев назад
Magaloyin waxan ugu jeclhy muqdisho somalia from hargeisa jigjiga Djibouti garissa
@ismailjiire6644
@ismailjiire6644 Год назад
Mahadsanid Saxib Abdirahman Wabari🙏🏻
@hafsahani
@hafsahani Год назад
Waxad qabatay shaqo adag iilahay haka ajar siiyo 🔥🔥🔥🔥
@amanomar804
@amanomar804 Год назад
Mugadishu magaladeydii ilbaxnimada somalia❤🥰
@daauus_abdullahi3078
@daauus_abdullahi3078 Год назад
Tataarka Aah Hayaay ileen Mugdisho Taarikh Ayaa Kuqarsoon 🤯
@khuzaam6401
@khuzaam6401 Год назад
رمضان كريم
@nabadoonmohamoudfoodcade0393
Abdi rahman waberi ramadaan kareem sxb
@salmanhassan1644
@salmanhassan1644 Год назад
Ramadaan kariim wllky c/rixmaan waad mahadsanthy 🙏🙏 sxb wxan kaa codsanayaa barnaamijyadan magaaloyinka somaliya aad kaga hadlayso markad dhameyso inad dadka iyo dalkaba asal ahan halka ay ka soo jeedaan iyo sooyalkooda ka soo hadasho plz🙏🤚🤚
@hamseuptulahi8382
@hamseuptulahi8382 Год назад
رمضان مبارك 🎉❤🌙
@agedow
@agedow Год назад
Wow tariikh aad loo tafaftiray iguna cusub 🙌🏿
@abdikariindiiga6343
@abdikariindiiga6343 Год назад
ApthirahmaaN waaberi ❤❤. RamadaN kariiM prother ❤️🥰
@wllsalax9552
@wllsalax9552 Год назад
BOQORTOYO dii AJUURAAN 🇧🇹🇧🇹🇧🇹🇧🇹🇧🇹💯 kasoohadal😊😊😊😊💯💯💯
@ayaanleahmed9819
@ayaanleahmed9819 Год назад
Next Hargeisa Hadh-wanaag🥰💯
@Ilkacazze
@Ilkacazze Год назад
Ramadan karem wlalahayga somaliyed❤
@1LAMINE_1
@1LAMINE_1 Год назад
KAREEM ❌ MUBARAK ✅
@dungabdyyy
@dungabdyyy Год назад
Ramadan Mubarak ❤🎉
@mohaabdirahman2107
@mohaabdirahman2107 Год назад
Ramadan mubarak ✨🌙
@siciidaxmed3527
@siciidaxmed3527 Год назад
Mahad sanid alle hakaa farxiyo❤❤❤❤❤❤❤❤Ramadan mubaarig❤❤❤
@muscabhuseen2024
@muscabhuseen2024 Год назад
mashalaah
@suleekhafarax3686
@suleekhafarax3686 Год назад
Ramadan kariim ❤❤❤😊😊
@siyaadaadan1423
@siyaadaadan1423 Год назад
Wll Abdirahman Omar mahadsanid❤ Ramadaan kareemwll❤
@IsmailIsmail-on3pb
@IsmailIsmail-on3pb Год назад
Muqdishoo ha dheeliyin. Illaahay mar danbe kuma bado inuu dhiigyo cabayaal kale oo Ina Siyaad, Farmaajo iyo Cabdillaahi Yuusuf oo kale ka arrimiyo aamii aamiin
@ilyesRajaa-cb4ne
@ilyesRajaa-cb4ne 11 месяцев назад
Muqdisho ilaafiyuu waanjeclahay
@hindaaxmed393
@hindaaxmed393 Год назад
Allah nabad haka nigo wallahen😊😊wa Ramadan u duceya 😊from hargaisa
@ayuubaadamayuubaadam1177
@ayuubaadamayuubaadam1177 Год назад
Amsha allah dhulkeenu waa dahab lakiin inaga ayaa dyacanay inta aan qolo qolo isku cunayino inta aan caasinayino allaah WAR SOMALAAY WALAALAYAAL ALLE SUBXAANA WATACALAA AYINU KA BOQANO DALKEENANA HAYINU DARYEELANO
@hassenabdullahi6487
@hassenabdullahi6487 Год назад
Ramdaan mubarak 🎉😊
@MohamettHassan-uq4fo
@MohamettHassan-uq4fo Год назад
Muqdisho Magaalo weyday Hogaamiye Daacada Magaalo Hantidii lagu dhisi Lahaa Lagu Cuno qurbaha Muqdisho magaalo hiil weysay Hogaamiyeyaashediina ay Noqdeen kuwo Noqda Kuwa an U Diir nixin Magalada Hoyoda U ah Umada somaliyeed sorry xmarey Umad Dhalan Dhibta💔💔 Rmadaan Karim dhaman walalaha somaaliyeed🌙🕋
@AliAbdi-jn1gl
@AliAbdi-jn1gl Год назад
Thanks bro Ramadan kariim to
@ibraahimmacalin2871
@ibraahimmacalin2871 Год назад
M.a magaaladeena abni iyo caafimaad ilaahay hanago siyo
@mohamedsaciid3119
@mohamedsaciid3119 Год назад
Muqdisho magaaladii samirka Io dulqaadka waa magaalo Soomaali oo dhan. Ku dhan yihiin ilaahey nabad hanooga dhigo😢❤
@nuurgame4951
@nuurgame4951 Год назад
😭
@mohamedsaciid3119
@mohamedsaciid3119 Год назад
@@nuurgame4951 💔
@1LAMINE_1
@1LAMINE_1 Год назад
Ramadan mubarak 🌙❤
@____Cumar____
@____Cumar____ Год назад
Mhdsanid abdirahman muqdisho taariikh weyn ayey leedahay runtii ilaahay amni iyo nabad waar ayaan u weydiiyey.
@sahrakadawo9110
@sahrakadawo9110 Год назад
Mahadsanid Cabdiraxmaan cumaroow waan jeclahay muuqaaladaada kana waa mid aad u qiimo badan rabi ajar hakaa siiyo sida aad noogu soo gudbisay
@muriidiabdukadirmohamed6990
We support you all time
@Sumaya-xv3kl
@Sumaya-xv3kl Год назад
Ramadan Mubarak🥳, aadbaan uga helay tarikhdan laga qoray moqdisho somaliya. Dadkasi kudayashay mudan yihiin maanta moqdishada jirtayi marki lo firiyo, dadi wa dadkii horan maqli jiray 😂😅, dadkii hore lama yareysan jirin dadka mantana waan u rajaynayaa heerkas iyo mid ka sareeya. Hadda iigu horeysa nooso badi wll 😁😂
@abdifatahharrehbouh
@abdifatahharrehbouh Год назад
Ramadan Mubarak 🎉❤❤
@bezzani3033
@bezzani3033 9 месяцев назад
MI HOME muuq bilan 🇸🇴😊❤
@alifreemann5440
@alifreemann5440 Год назад
ASC ASAXABTA JANALKAAN DHAMAAN Ramadan Mubarak🌙 👮
@imaxaan123
@imaxaan123 Год назад
Wcs Ramadan Mubarak walalka ❤😊 Ramadan kaaga ha kuu wanagsanado
@hamzezhaamzhaam
@hamzezhaamzhaam Год назад
Ramadan mubarik❤
@boybad3529
@boybad3529 Год назад
m.n burco na ku xeji wll
@asadlibaax5940
@asadlibaax5940 Год назад
Wabari media ramadaan mubaarak to shaweelada hoose
@mohametmiito8690
@mohametmiito8690 Год назад
Burco ka soo hadal adaa yaabaa 😅😅 😂😂😂
@taxtax-vu1xj
@taxtax-vu1xj Год назад
Of course magaloyinka zay ukala wayn yhin next wa HARGRYSA we wait galkcio histoey🎉
@NANi-1977
@NANi-1977 Год назад
Asc Ramadaan kariim🥰🥰
@Ayuub21
@Ayuub21 Год назад
Ramdaan kariim..❤❤
@Hassankosow
@Hassankosow Год назад
Ramadan kariim 🌙
@itbeherposslady3503
@itbeherposslady3503 Год назад
Muqisho my minin❤❤❤
@muhanadfarah1553
@muhanadfarah1553 Год назад
Wllo magaalada Garowe inoogu xiji
@sultanupdilahi5850
@sultanupdilahi5850 Год назад
Ramadaan mubaarak
@caytoeconomist
@caytoeconomist Год назад
Ramadan kareem dhmn umada islaamka ah
@maadeys382
@maadeys382 Год назад
Ramadaan mubarak reer muqdisho iyo muslimiinta kaleba.
@abdiqadirbarre7537
@abdiqadirbarre7537 Год назад
Ramadan mubaarak wll Abduraxmaan
@yasserhirey3984
@yasserhirey3984 Год назад
Thanks pro to your best videos and history to our best country
@mohamedabdullahisaid2457
@mohamedabdullahisaid2457 Год назад
Muqdisho😍
@mohamedshaker8717
@mohamedshaker8717 Год назад
Riyadayda ugu wayn wxy ahayd inaan maruun arko muqdisho alx hadda wan jooga ❤
@asadyaxye
@asadyaxye Год назад
Maanshaa Allah Ramadan Mubarak
@suheybcabdullahi4837
@suheybcabdullahi4837 Год назад
Asc sxb xogtaan intee ka helaa
@Prettiest362
@Prettiest362 Год назад
😂waxas ma ogen Allah haka ajar siiyo😮
@blessingchanne1866
@blessingchanne1866 Год назад
Ninkaan tarikh waxba kama ogaa
@hubsasho
@hubsasho Год назад
Muqdisho
@crisaaqmuhyadiin1268
@crisaaqmuhyadiin1268 Год назад
Ramadan Karim [●●●●●●]♧♧♧♧♧
@halimaali308
@halimaali308 Год назад
Masha allah ❤
@MOHA_CAAQIL
@MOHA_CAAQIL Год назад
Mahadsanid macalin 🎉❤
@nuurgame4951
@nuurgame4951 Год назад
I love may muqdisho😍
@mahamudh6983
@mahamudh6983 Год назад
Ramadaan kariim muqdishooy
@CumarMaxamed-kg6qu
@CumarMaxamed-kg6qu Год назад
Ramadan kariim
@taatiko9183
@taatiko9183 Год назад
Mahadsanid ustaad Ramadan kareem
@nop7033
@nop7033 Год назад
Ramadan mubarak, fadlan music ka dhaaf.
@faynuusxassan3623
@faynuusxassan3623 Год назад
Ramadaan mubaarak C/raxmaanoow libaax laboratory maaha.
@user-hb2up1jf6h
@user-hb2up1jf6h Год назад
I’m from Mogadishu cadey ❤
@anfacwarsame
@anfacwarsame Год назад
Walaalo, saldanadii hore ajuuraan, gelidi iwm bal mar Inala wadaag mahadsanid
@efoot-ball845
@efoot-ball845 Год назад
muqdisho malap ka mcn allah nabd haingu dhiigo
@MohamedOmar-mb1ec
@MohamedOmar-mb1ec Год назад
Ramadan Mubarak mahad sanid wll
@armaan7498
@armaan7498 Год назад
mahadsani😊😊😊
Далее
Fast and Furious: New Zealand 🚗
00:29
Просмотров 5 млн
Madaxwaynihii hiilka waayay | Maxamed mursi
13:09
Просмотров 192 тыс.
Mawaaqif Geesi Nimo Leh , Hogaamiya yaal Afrikaan Ah .
14:01
Spot The Fake Animal For $10,000
0:40
Просмотров 160 млн