Тёмный

Muqdisho Shiidka ka jira wuxuu gaarey in sidaan guryaha la iskugu soo galo . 

MUNASAR MAXAMED
Подписаться 170 тыс.
Просмотров 60 тыс.
50% 1

Muqdisho Shiidka ka jira wuxuu gaarey in sidaan guryaha la iskugu soo galo .

Опубликовано:

 

9 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 81   
@XamzaAhemed
@XamzaAhemed Месяц назад
Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@geenyodila9095
@geenyodila9095 Месяц назад
Subxanalah Maxaa harey marka dowlada aawey dadka afka kala taagayo marka la dhaho dowlad ma jirto ilaahey meel daran idinka bixi xasan dhiiqo iyo inta raacsan ☝🏻🤲
@AwesCabdulhi
@AwesCabdulhi Месяц назад
Scw scw scw ❤❤❤❤
@safiyohadad79
@safiyohadad79 24 дня назад
Ilahow hanuuni kan iyo kuwa kale yaarabi
@CadiraxmanKeeroow
@CadiraxmanKeeroow Месяц назад
Wallahi ninkan rutu sootabtay manta.
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 Месяц назад
Subxaana Allah. Nabadi ma jirto Tuugo iyo Qarax. Alloow ummadda badbaadi. 🤲🤲🤲🤲🤲
@abdifidow3870
@abdifidow3870 Месяц назад
Kan farsamayaqaan shiiday saaxiibow!
@user-dg6ir3vv3d
@user-dg6ir3vv3d Месяц назад
Xamaali mey noqdaan inkaar qabooshinka
@abdirahmanmohamedmaalingaa4235
@abdirahmanmohamedmaalingaa4235 Месяц назад
Xaaraanta yarate ee shiid majiro
@cumardaahir6182
@cumardaahir6182 Месяц назад
Nin shaqeysanaayo wye 🤣🤣
@FahadYasinYasirBossman
@FahadYasinYasirBossman Месяц назад
Munasar waa ninka ugu caansan baraha bulshada
@ahmedmose5466
@ahmedmose5466 22 дня назад
Waa kii markii hore kuxiray
@hawakiin6410
@hawakiin6410 Месяц назад
😂😂😂😂😂 meeshan ma kaarana
@rakbah.c
@rakbah.c Месяц назад
Musuq maasuqa dhibtiisa weeyaan waxan.
@Ummacooking2023
@Ummacooking2023 Месяц назад
Waaa tuuug tuuug weynaadey
@deeqacabdiraxmaan8851
@deeqacabdiraxmaan8851 Месяц назад
Tuug waligiis ayuu jiray ee maxaa ka galay shiidka
@rahaabdullahi9796
@rahaabdullahi9796 Месяц назад
Subxanalah waxwalbo waa laaguarkaay maashaa❤❤
@liibaanibrahim2507
@liibaanibrahim2507 Месяц назад
Shiid, Wada shiid, ka sii shiid, ey maree sheeko 😂😂
@marshalmarseille
@marshalmarseille Месяц назад
yaabka adunka waxad ku garanaysa in videoga u natusaayo u editen yahay oo show u yahay ninka tuuga wajiigisa wa la qaarinaa waxan wa been ninkan munasar wa beenlow faaafiya beenta iyo bufis wa nin xun oo bila daamir ah wana jaaaaaajuuus ee iska ilaaaliya somaliyeey yaabka adunka marku so gaalayay waxba mu wadan waxan wa video ben abur ah oo la sameyay walahi wax ka jira ma jirto
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q Месяц назад
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw
@user-cw8sr8vd2o
@user-cw8sr8vd2o Месяц назад
Wardiye ilaaliya albaabka ama irida malaha miyaa waa guri iyo hanti dayacan qofkii hantidiisa ilaashan waayo waa la dhaca
@khadragelle7801
@khadragelle7801 Месяц назад
Shiidku waa maxay macnihiisu
@rahmaahmed1836
@rahmaahmed1836 Месяц назад
Busaarad
@bongasasa3895
@bongasasa3895 Месяц назад
How many times must we say the same shit! Nin lagu seexdoo masexdo maseexdo maseexdo! 🎉
@user-nq2nx3uh6l
@user-nq2nx3uh6l 29 дней назад
Waa gaajada meel walba waa ku marinaysa
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q Месяц назад
Wcs walalkey allxmduliilh allxmduliilh yaab
@user-uu4ry1yi5m
@user-uu4ry1yi5m Месяц назад
Kan waa wareray runtii
@JonathanCkay
@JonathanCkay Месяц назад
Buraasadba jirta😂😂
@Qaali12
@Qaali12 Месяц назад
Weligedu tiug inu soo galo digsiyada dul farisan jiray gajo darted
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada Месяц назад
La xowla wala Quwata ila ilaa billaah Ninkaan san miyuu ku nola magalada Gudiheeda Allha umada Haka Qabto
@Ibrahimshariif10
@Ibrahimshariif10 Месяц назад
😂😂😂😂
@user-co2it7ve7b
@user-co2it7ve7b Месяц назад
😂😂😂😂😂😂😂
@yusuffarah2173
@yusuffarah2173 Месяц назад
Nacas duli xayawaan aamus Swedish ayaa joogtaa maad shaqaysatid markad RU-vid waxxkaraadinaysid😂😂😂😂the
@muslimoxasan-eo8tz
@muslimoxasan-eo8tz Месяц назад
Kkkkkkkk
@Haashimi-lt7jl
@Haashimi-lt7jl Месяц назад
Cc camera maaha caada loo duubay 😂😂😂
@horyaalkaaqoonta
@horyaalkaaqoonta Месяц назад
Sxp anigu daraasaad markaan sameeyay shiidka muqdisho kajiro waxaa sawab u ah ardayda iskuulada iyo jaamacadaha loo xiray maxaa yeelay darawalada badankooda iyaga ayey kunoolaayeen alle kasokow
@nasriinmaalin3654
@nasriinmaalin3654 Месяц назад
Malaha wuu ka shaqeeyn jiray, siduu u ogaaday meesha ee saacadaha ama waxa uu furanaayo ku yaalaan😮
@user-dg6ir3vv3d
@user-dg6ir3vv3d Месяц назад
Waar diyo maa loosameeyo cidkasta mey iska soogalayan
@zaahirpaulo4146
@zaahirpaulo4146 Месяц назад
Oday aan tiktok ka dawaday so xasuus Aabo magalada muqdisho shiid wada shiid aya ka jiro😂😭
@M45_0
@M45_0 Месяц назад
gaajadii kudhashay was cilmigaas muu ku shaqaysto
@Hidanhuda
@Hidanhuda Месяц назад
Ma aragtay xoog ayaaba ilahey siiye moo kushaqesto
@kalatuuraaye.7106
@kalatuuraaye.7106 Месяц назад
Marka madax ku sheega ey hantida umada dhacaan maxaa diidayo in shacabkii ey tuugo noqdaa? Wadan madaxdooda wada tuuga ah miyeysan shacabkane tuuga noqoneynin doqonow aniga kula hadlayo wax aan dhaafayo majirto nin waliba meesha uu ka gaaro haka cuno 😮 meeshan calaacal lama rabo iyo aflagaado. Umada xoolahooda ayaa qaab dowladeed lagu cunayaa markaa baad rabtaa in aan gaajo u dhinto waa la wada dhiman karaa 😂😂😂😂😂😂😂😂😂 hada dhalinyaradii dhan wxey ku heshiiyeen in wax walba ey arkaan in ey dhacaan dabaalyahow gorofka ah fircoon ayaa masar soo galay wuxuu arkay reer masar oo midba midka kale dhacayo musuq maasuq kaliyah maxaa keenaya waa boqorkii markaas jiray ayaa umadii waxooda dhacay adiga marka maskaxdada malax ayaa ku jirta bilaa caqli ayaa tahay dhulka umada marka ey madaxda dhacaan iyo canshuur xad dhaaf ah marka shacabka laga qaado oo aan waxba loogu qabaneynin ma diideysaa dadka in ey bahalo noqonayaan?? Dabaalow cowska lo'da maku soo iibiyaa???😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@doubledeqabus6815
@doubledeqabus6815 Месяц назад
😂😂😂😂😂😂 KANI WUU SHAQAYSTAY
@user-pd9bo6tl5s
@user-pd9bo6tl5s Месяц назад
Guryaha malaxirto amni majiro muqdisho qaraxyo tuug maanosidheer iyo dhac ilaho nogargaar
@AyaanAbdirashiid4631
@AyaanAbdirashiid4631 Месяц назад
😢😢 war munasaro ani sabtida ba leyga qadey mopelkeyga 😢 eygas ma cafinayi .. Wecelka wn habrary wlhi 😂kii abyo aan isctmalya hada ciil ihaayo
@abdallabro11
@abdallabro11 Месяц назад
Abaayo mcaanto sorry malmahaan danbe dadkaan weykasoo dareene😂
@luqmaancabdi-tl4ui
@luqmaancabdi-tl4ui Месяц назад
Mar waa qosly marja calosha ihursy😂😂😂😂
@hindiafsomailah
@hindiafsomailah 22 дня назад
Kan tuug ma ahan waa injinerki dhisay dabaqa si fcn baa looga yaqaanaa
@Tasniim1
@Tasniim1 Месяц назад
Kkkkk Munasar waa la qawaafey markii gurguurte yimid iyo kooxda boob qaran. Ilaahay faraj ha’ukeeno dadka shacabka ah.
@abdimuse7911
@abdimuse7911 21 день назад
Shiid magaalada kama jiree, Tuugu waa qof balwadiiste ah,rabana inuu. Maalin walba qayilo.. Tuuga yaan qiil loo samayn oo la dhihin shiidnimada jirta awgeed waaye
@mohamedosman4519
@mohamedosman4519 Месяц назад
Ciidi.xoolaheed xaafidan waa la dhacay
@saladmohamed8894
@saladmohamed8894 Месяц назад
Gurigan waardiyo malaha, intaas oo qoys baa ku nool
@mahadabdirashid7783
@mahadabdirashid7783 Месяц назад
Haa wa qatar weyn Guryaha Apartment somalia lama ilaaliyo.
@SaciidoMohamed-qv7mc
@SaciidoMohamed-qv7mc 29 дней назад
Markii Xassan shiiq umaado horta mxu shiidka wadanka oga dhacda
@zaedismacil5684
@zaedismacil5684 Месяц назад
Me 1
@copypaste9067
@copypaste9067 Месяц назад
WADAN MAAN LEENAHAY MARKA HORE ANAGA LEE ISWAALAYEE DAD AAN WILIGOOD LACAG ARAG OO KALE
@superfun1819
@superfun1819 Месяц назад
Albaabka halo yeelo nin ilaaliya
@user-ly1sb6vq4x
@user-ly1sb6vq4x 29 дней назад
Is no questions ninkaan waxa ku jiraa kuwii wax Ka dhisay building Kan
@SalimsalahSalim-en8qr
@SalimsalahSalim-en8qr Месяц назад
Sxb wadanka shiidka waxaa keenay dowladaan xasan sheikh lacagti dalkoodhan daaroow dibadaha kagadhisanaayaa saaxiibadiisana halkaaney daaro kaga dhisanayaan lacagti dalka mabasoo dhaafto dowlada iyo xildhibaanada shacabki yaa dad uah
@MohamedHaji-sq1rx
@MohamedHaji-sq1rx Месяц назад
Waa saacad biyaha
@safiyohussen9969
@safiyohussen9969 Месяц назад
munasar wll waxa kentaa kuwa masaajida kobaha ka aruur sada ee umadii nafta u kenay adigo mahadsan
@wabaxa
@wabaxa Месяц назад
ADIGA MADHEERO MARKA AFKAGA AMA CARAB KAGA DHIB KU GALI NAAYO WAR KA JOOG DOWLADA AAD WAX KA SHEGEESO
@abujole3992
@abujole3992 Месяц назад
Kan run miya mise waa wax lasameeyey
@fordoosabdalla9819
@fordoosabdalla9819 Месяц назад
Illaahey ha u gargaaro umadaan meeshaan dowlad kama jirtee dad soo shaqo tagey baa jooga shacabkii cuna qabateyn
@beryalex1798
@beryalex1798 Месяц назад
dowlada lee xarash kale u haysaa mooye aduunka dhan waa shiidsanyahay waadan arkeyn wararkooda hhh
@safiyohadad79
@safiyohadad79 24 дня назад
Dowlad maafii alow noosoo celi ninki sharafteenii kor uqadi rabay cadawga naga haay
@AbdikadirMegen
@AbdikadirMegen Месяц назад
Kkkkkkkkk
@user-pe4ig2tv5b
@user-pe4ig2tv5b Месяц назад
Bisinka suuq muu tanto ku gado waaba xafid iltas o family ah u dhib u geystay
@yacquub111
@yacquub111 Месяц назад
Jaahil ma ahan kan waaba yaqanaa wakala furfuraa waa jabsanaa shaqo tuuba xirid ah inuu raadsado way fiicnaan lahayd Allow cebeheena noo astur
@sahruja5777
@sahruja5777 Месяц назад
Beenloow waxwalba sidey ahaayeen ayeey usocdaan qofwalba intuu gobaladii kayimid ayuu Muqdisho dhibka usooqaaday dadkaan gyryahooda ey kayimaadeen hakunoqdaan
@superfun1819
@superfun1819 Месяц назад
Usheeg madaale
@asiilmahir6072
@asiilmahir6072 Месяц назад
Markaa😂camerada🎉bilash miyaa malaqabto soomali waadad xanunsan
@user-zj6xu3cy4x
@user-zj6xu3cy4x Месяц назад
qarax farmaajo aa noogu dambaysay runti hadana labadaan maalin waxa na qasooyo waa xaardhibaanada
@ShamisAli-r3u
@ShamisAli-r3u Месяц назад
Xilibanada familj swiden dagan xamar ka soo bilan abarta Somalia waxakenay lacagah xilibanada dalalkan ku is ticmalan qarna wee soo diran😂
@Xaliimokhaliifmagool
@Xaliimokhaliifmagool Месяц назад
Waxan maqli jiray waysha gowrac dibigu haquustee hadii damaqyadii i lagalay jiingad loo daa Himaayo allow magantaa
@user-dq2di2wo6d
@user-dq2di2wo6d Месяц назад
😂😂😂 waa iga qoslisay allaha na amaansado
@sshirwacaadan7938
@sshirwacaadan7938 Месяц назад
HAWIYO QIYAMADI QABIIL AYAA KA BILOWDAY WAA DULMIGI AY GALEEN DHEXDODA AYAA QABIIL ISKU DHAMENAYAN.
@beryalex1798
@beryalex1798 Месяц назад
amauu inad adeerka yahay kaas?
Далее
Сказала дочке НЕТ!
00:24
Просмотров 1,2 млн
Sigma Girl Pizza #funny #memes #comedy
00:14
Просмотров 1,6 млн
Xaafad casri ah oo laga dhisaayo Muqdisho.
18:15
Просмотров 113 тыс.
Ladan ma Somali ba mise waa canfar? ( WHO AM I? )
20:56