Тёмный

MUQDISHO STREET FOOD 

Abdala Jamaal Vlogs
Подписаться 664 тыс.
Просмотров 235 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

7 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 615   
@SuntaFaaraxmajopasto58
@SuntaFaaraxmajopasto58 9 месяцев назад
masha allh muqdisho muuq wanaag🇸🇴Allow nabada iyo quruxda u siyaadi Kuso dhawaada magalaada wllyaal😍 Thanks wiilka yarka sida u dhiira galisay Abdalla qofki muqdisho oo dagaal ka socda kuso koray baa ku farxi kara nabadeeda maanta🥹💯
@maryamamaxamud999
@maryamamaxamud999 9 месяцев назад
Beenmaahn wlhi alxd alxd
@abdicasiisaadandirir6726
@abdicasiisaadandirir6726 9 месяцев назад
Mogadishu maalin un waan iman insha allah from hargeisa 😭😭❤
@muhiiz4728
@muhiiz4728 9 месяцев назад
Shp muqdisho waa minankada welcme❤
@sacduushbbe8700
@sacduushbbe8700 9 месяцев назад
I.a ❤❤❤
@ladiifoahmed5612
@ladiifoahmed5612 9 месяцев назад
So dhwow
@muhiiz4728
@muhiiz4728 7 месяцев назад
@@ladiifoahmed5612✊🤎
@zahranuor5999
@zahranuor5999 7 месяцев назад
Insha allah adoo nabad ah imaaw welcome ❤
@abdiqaniqadar4095
@abdiqaniqadar4095 9 месяцев назад
Muqdisho caddey meel dhigaa wlhi dunida kama soo helaysid waa idin salaamay abaayo ama aboowe from gobalkii ragga❤
@maryankkhaliifurur3504
@maryankkhaliifurur3504 9 месяцев назад
Wan ka qaadnay abowe sharaf iyo karaamo❤
@sam_saed9274
@sam_saed9274 9 месяцев назад
Wn ka qaadney wllkey sharaf iyo karaamo korkaga ha ay Ahato ❤🙏
@Hanafilms7
@Hanafilms7 9 месяцев назад
Madaxaa noo saaranthy
@ladiifoahmed5612
@ladiifoahmed5612 9 месяцев назад
Wka qadny ❤
@abdiqaniqadar4095
@abdiqaniqadar4095 8 месяцев назад
@@Hanafilms7 respect 🙏
@BossHamza765
@BossHamza765 9 месяцев назад
Muqdisho Hooyada ummada Somaliyed 🇸🇴 ❤
@MoudelmiMoustapha
@MoudelmiMoustapha 9 месяцев назад
😂😂hoyo
@AmiiroArgsnreermudug
@AmiiroArgsnreermudug 9 месяцев назад
5:38 ❤😂😂
@salmaangamuute8941
@salmaangamuute8941 9 месяцев назад
AabaHa UMaDa soomaliyed waa Hargeisa😂
@Ahmedali-gw7xm
@Ahmedali-gw7xm 9 месяцев назад
Hooyo ma nihin ee waxaa nahay aabaha uma soomaaliyeed hawiye qooroweyne
@aishahaaji
@aishahaaji 9 месяцев назад
Hadaan reer xamar nahay cabdala iyo asxbtiisa madaxa ayee noo saran yihin so dhawada minika wa minikiimna❤
@AyaanJama-m4m
@AyaanJama-m4m 9 месяцев назад
Muqdisho hawo cuno macaan iyo barwaaqo meel ku gaadha malaha magaalo madax umad soomaliyeed meel kasdoo ay joogan nabad ilaahay haka dhigo amiin 1991 baa iigu danbaysay oo aydan dhalan ba❤❤❤🎉🎉🎉
@najmaxasan3750
@najmaxasan3750 9 месяцев назад
Aamiin ❤
@queenxiis633
@queenxiis633 9 месяцев назад
Abdalla jamal thanks abowe sida wilka yar u support gareysay we love you soooo much ❤❤❤❤alle haka abal mariyo abowe 😊
@dheereyechannel
@dheereyechannel 9 месяцев назад
Two legends always abdale Jamal and qawdhan another's levels best street's roads best food's beautiful high 💯💯❤❤👍❤😮😅
@ayanahmed3118
@ayanahmed3118 9 месяцев назад
The way u guys made the baby boy smile, may the almighty Allah make u guys smile too and i hope u guys keep doing good while enjoying your lives. MUCH LOVE
@jdyexaashi7356
@jdyexaashi7356 7 месяцев назад
Aad buu u farxay run ahaantii wax wanaagsan bay sameeyeen❤
@ayanahmed3118
@ayanahmed3118 7 месяцев назад
haa walahi@@jdyexaashi7356
@goldenboyisalwaysgoldenboy1710
@goldenboyisalwaysgoldenboy1710 9 месяцев назад
Masha Allah Dhalinyaro Hala Baashaalo Abdale Jamaal waxan ku odhan lahaa Gobolada & degmooyinka Xamar u dhaw Tag Sida Cadale Afgooye Beledweyn gaar ahaan Cadale Kuna Soo Dhawaada Dhulkeena Hooyo ❤
@TravelerDestination-bz1li
@TravelerDestination-bz1li 9 месяцев назад
Wow I like somalia country to visit one day good place and amazing tourist.
@abdikarimhassan5074
@abdikarimhassan5074 9 месяцев назад
Allah moqdisho nabad waarta ha siiyo we love you my people from hargeisa ❤❤❤
@zuuzanbbeqali6233
@zuuzanbbeqali6233 9 месяцев назад
Aamin wll sdkle wa idin jecelnahay
@abdikarimhassan5074
@abdikarimhassan5074 9 месяцев назад
​@@zuuzanbbeqali6233aad iyo aad wlhi wll xaqiiq anaguba wanu idin jecelaynay ❤❤❤
@darishore814
@darishore814 9 месяцев назад
Naga daaya love love kaan caloosha hana hurinine
@eng.khalidahmedsheikmadobe9072
@eng.khalidahmedsheikmadobe9072 9 месяцев назад
Thank you nasoo booqo waan kuso dhoweyneyna wllo
@mrNe4
@mrNe4 9 месяцев назад
Aamiin ya rabbi adinkuna sidoo kale walle ❤❤❤
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 9 месяцев назад
inta daawneyso Video gaan Ayakoo Caafimaad qabaan waan idin Salaamay ♥️ inta ka heshy muuqaalkaan❤️ Team Qalbi one love😂❤️majoogtiin ani cml👋❤🙏🏻.
@Cawo2523
@Cawo2523 9 месяцев назад
Muqdisho ya i geeya😢 wlhi wn tegi laha kharash banan u hayne masha allah
@cubaydhusen4669
@cubaydhusen4669 9 месяцев назад
Reer moqdisho hada nahay Abdala Abaal baan u haynaa 🙌🕊️
@Sharafiina123
@Sharafiina123 9 месяцев назад
Wiilasheenii soomaliyeed libaaxyo Allaha idin xafido brothers
@kiki-cq6cr
@kiki-cq6cr 9 месяцев назад
Mashaa Allah that makes me so happy to see this❤abdala❤
@xamdimohamed553
@xamdimohamed553 9 месяцев назад
Masha allaha hadaa reer muqdisho nahay waa ku faraxsanahay imaatinkiina Maame cabdale jamaal Qodhan waa mahadsantihiin sawirka quruxda badan ee bulshada waxa xun naga aaminsan aad u.kudbiseen xamar iney magaalo.madaxdii thaya❤ Sharaf iyo karaamo
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 9 месяцев назад
inta daawneyso muuqaalkaan Ayakoo Caafimaad qabaan waan idin Salaamay 👋❤❤ inta ka heshy muuqaalkaan ☺️🍭❤️.
@fatimaabdullah7996
@fatimaabdullah7996 9 месяцев назад
Ilmaha yar intaa ka farxisay Allah hakaaga farxiyo
@KaadCabdinuur
@KaadCabdinuur 11 часов назад
Aamiin
@Leyliisha
@Leyliisha 9 месяцев назад
Muuqal qurux badan iyo muqdisho cadey ❤❤❤
@Zuuzuucadey
@Zuuzuucadey 9 месяцев назад
Masha allah wlh ajar iyo xasanaad allaha kasiyo wiilka yar siduu ufarxay waxaa laga yabaa manta dabkooda inaan lashidin sidaa uga farxisay allaha kaaga farxiyo walal 👏🫡
@nayramahmed7682
@nayramahmed7682 9 месяцев назад
Muqdisho deyda mxa u xiisay yaa allah nabad waarta siii abdale legen cunuga yarka waa ka farxisay ❤
@sadiamohamed2077
@sadiamohamed2077 9 месяцев назад
🥰MashaAllah Beautiful Xamar Muqdisho❤️😘 Thank you brother AJ❤
@deeqomacalin8082
@deeqomacalin8082 9 месяцев назад
wad kabaxsatay Masha alaah Abdale wadani sodhawaaw walal Sharaf iyo ciso kunolow warax abid
@saciidabdulahi378
@saciidabdulahi378 9 месяцев назад
Muqdisho cadeey barwaawo ayaan dhex taalo masha.alah alle habarakeeyo
@micraajdaahir1991
@micraajdaahir1991 9 месяцев назад
Muqdisho dad kala saar saarto martidane wanba jecel nahy ilahey amarkiis❤❤❤
@IbrahimAbdinorAliIbrahim-pk9dv
@IbrahimAbdinorAliIbrahim-pk9dv 9 месяцев назад
Alla wiilka yar wajihiisa faraxada ka muuqata masha allah 😊😊😊😊😊❤
@UbaxMaxamed-h9b
@UbaxMaxamed-h9b 9 месяцев назад
Masha Allah muqdisho cadey nabad iyo horeumar badan ayaa ka muuqda illahay nabada iyo wanaaga haw siyaadiyo❤ana nabad haygu geeyo
@abdiazizyousuf9633
@abdiazizyousuf9633 9 месяцев назад
Muqdisho caasimada somalia from.hrgysa
@safiyadheman4099
@safiyadheman4099 9 месяцев назад
Keep going walky cabdala Jamaal rer waqooyi iyo reer koonfur ishelay qosolka aduunka part 2 kasosame cabdalaw
@omarbaalwi3544
@omarbaalwi3544 9 месяцев назад
Mashaa allaah excellent from hargaysa ours brothers next city of Somalia
@ins4n1
@ins4n1 6 месяцев назад
M.a Dhalinyarada Hargeysa Waxan Ku jeclahay waa Talent markee wax qabanayan Welcome to Muqdisho Siyaasi beened ba inakala Geeye moye Nafta naga dhaxeyso
@zeinabsiman2786
@zeinabsiman2786 9 месяцев назад
Wad ku mahdsanthy inad gabdha iyo wilkygi yara ii qaraisy ❤
@iqraahmed6132
@iqraahmed6132 9 месяцев назад
Xaliima yaasiin miya
@alexputnikovic5989
@alexputnikovic5989 9 месяцев назад
Salam alejkum...Somalia it is beautiful country...i hope i will soon travel.there....
@shurealiim9996
@shurealiim9996 7 месяцев назад
Iam somali but live in kenya you are welcome
@faraxcali9761
@faraxcali9761 9 месяцев назад
Wiilka yar waa farxay aniguna waan farxay kawaran hee❤
@abdikarinmukatar4533
@abdikarinmukatar4533 9 месяцев назад
Wiilka yar farxadisa ayu sameyay abdala jamal legend keep going more videos
@Maxamedabdirixman-1234
@Maxamedabdirixman-1234 9 месяцев назад
Masha allah Abdalla Jamal wiilka yar Saad uga farxisay Alle hakaga farxiyo bro❤❤❤
@AdnanElmi
@AdnanElmi 9 месяцев назад
Meesha qowdhan ayaan u soo galay Inta qawdhan hadaladiisa ka hesha like😉 Saar 😅😅😂😂😂😂😂😂😂😂
@CabdiReermagaal-c3l
@CabdiReermagaal-c3l 9 месяцев назад
Maasha allah allah haku barakeeyo muqdisho ❤🎉 from Borama wan idin salaamaya Abdale jamal sxp keep going ❤🎉❤🎉
@QaliAhmed-y5p
@QaliAhmed-y5p 9 месяцев назад
Abdala Jamaal waa ambassador ka reer waqooyiga waa nin loogu duceyey samada oo furan marku dhahay 3D mid anfaco. Allah ka dhigo qof duceysan hada mashaqo Abdalla lee fiiiri❤❤❤❤❤
@aminaabdi6245
@aminaabdi6245 9 месяцев назад
Waligay muqdisho matagin intaa ma arag Insha allah one day aan aadi ilaahow usiyaadi nabada waa usamirtay dhibkee 🫶🏻🤲🏻🥺
@yuusufmacalin8666
@yuusufmacalin8666 9 месяцев назад
Thanks ❤
@Shacnially
@Shacnially 19 дней назад
Abdalla jamaal so beautiful all Vlogs m.a keep going always 👍
@ahmedmaahir1044
@ahmedmaahir1044 9 месяцев назад
The way young child loughed means u all things❤ updulla waliga qof baahn intaaaad caaawin karto caawi
@fartunhassan5322
@fartunhassan5322 9 месяцев назад
Welcome muqdisho ❤ aboowayaal
@wahib64
@wahib64 9 месяцев назад
Machallah Mogadishu 🥰🥰 from Djibouti 🇩🇯
@TheQueenshankaroon
@TheQueenshankaroon 9 месяцев назад
Welcome to muqdisho your home brother awladu casiima to casiimada
@Samimusic.1
@Samimusic.1 9 месяцев назад
MUQDISHO❤🇸🇴❤HARGEISA Somalia ilaahaw dib uso celi
@Arawelomer
@Arawelomer 9 месяцев назад
Dib u so noqod ma jirte nabd galney angu idinkuna dhisma idam Alle
@Samimusic.1
@Samimusic.1 9 месяцев назад
​@@Arawelomer wll anigaaba rer hargeisa ah oo hadana raba 😒
@Arawelomer
@Arawelomer 9 месяцев назад
@@Samimusic.1 malaha dee dhaladki banad aheyene hadad dooneyso waad tagi karta ada ikhtiyarka iska leha lkn midow dambe lagama yabo se maxa ka maqane halka yaaala niyow wax tagey lama dabo yuso oki wax wliba dhamad bey leyihiin weyna dhamaden Hadi leys afgaran wayana diirqasa lakala mara labo waddano jara ayana la noqdey ee intad khiyalaga dhafto waqiciga aqbal
@queenacishqi1
@queenacishqi1 9 месяцев назад
​@@Arawelomer wadaadna waa u egtahay hala kala fogadan waa leedahay😅 diinta iyo aqligaba waxeey shegaya midnimada wax ka fcn majiro walaalana waa nahay wixii dhaxdena kadhacay waa iska saamixi karna nolol qurxana wan bilaban karna walaalo isjecel waa xoolo badiyaa walaalo isnecebna waa xabaalo badiyaan😊
@dhashisheekhisaxaq9514
@dhashisheekhisaxaq9514 9 месяцев назад
​@@queenacishqi1 😂😂😂😂😂anigu xamar waan jecla lakin malinti oday weeyn oo awoowgay leegi yidhi sidu inaan yar oo waqoyi ka yimi jaamacada kun doolar uga qaadan kara iyan ka booday oo aan idhi walhi waxay dadka waaweyni uga boodsanyin iyo dadka xukunka haya Ama jooga waqtigi la so noqodka hadad fahntay anigu inaan dago iyaban rabay xita aan qorba ka so guurno 😂😂😂horta ninki xaliye maydkisi ma la helay ma ogi inad fahntay sheekada Ama aad la socotay
@fartamoh6fartamoh660
@fartamoh6fartamoh660 9 месяцев назад
Omg Thank you Abdalla casimada video qurux badan baa ka soo samesay ❤
@bilanbabdulahi8442
@bilanbabdulahi8442 9 месяцев назад
Mansha'allah ❤❤❤❤😊😊😊😊 welcome to my home city
@cerhmaaan9591
@cerhmaaan9591 9 месяцев назад
Muqbilaney muqadisho macan😍😍😍
@World-of-content
@World-of-content 9 месяцев назад
may Allah make the Somali people one and help build and benefit from our country
@nasiixamacalim1473
@nasiixamacalim1473 9 месяцев назад
Masha Allah willashena kumanan mar kuso dhawada dalkinii Hooyo Allaha xafido Somaliweyn melwalibey Johan🤲🤲🤲♥️❤️❤️
@AhmedMohammed-k8n
@AhmedMohammed-k8n 9 месяцев назад
Cumar yare manshalah alle Haku barakeeyo shqeeyso
@cabaas_mo346
@cabaas_mo346 9 месяцев назад
Mogadishu 🇸🇴 ❤️
@haajihussein1097
@haajihussein1097 9 месяцев назад
cabdalla wlh dad qalbi wangsn ayaad tihiin adi iyo asaxabtada wan idin salamaa muqdisho ku sodhawada mar walba lkn adi rer muqdisho ayad noqotay welcome my brother cabdalla 👌👌♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️👌👌👌♥️♥️♥️♥️♥️
@hamdimoumin1758
@hamdimoumin1758 9 месяцев назад
Jamaalow walaahi wiilkayar waakafarxisay❤
@zamuzamu9194
@zamuzamu9194 9 месяцев назад
Mashallahi Abdall jamal god bless you happiness for ever Inshallhi❤❤❤❤❤❤
@salmanhassan1644
@salmanhassan1644 9 месяцев назад
Sharaf iyo karaamo wllo abdalle jamaal 😊🎉❤
@fdama
@fdama 9 месяцев назад
Wan ku salaamiya from Hargeysa second capital of Somalia 🇸🇴.
@aaminocali811
@aaminocali811 9 месяцев назад
Xamar ku soo dhawada Reer duriyadii ❤❤
@ayaanjama2661
@ayaanjama2661 9 месяцев назад
Walhi qawdhan waa so funny 😅😅😅😅😅
@hindaaa_ali
@hindaaa_ali 9 месяцев назад
ماشاء الله جميله يامقديشو ❤❤
@An-kusheekeyo
@An-kusheekeyo 9 месяцев назад
Muuqwanag mugdishaayw❤❤
@SuadAbdullahi-y3c
@SuadAbdullahi-y3c 9 месяцев назад
Wadan waan qabna Masha,allaah
@foozia426
@foozia426 9 месяцев назад
Isaaqu wa faxaliin maasha allaah ❤
@fathiyamaalin8849
@fathiyamaalin8849 9 месяцев назад
Maasha allah Abdala Jamaal legend allah kuu barkeeyo xoolahaaga I really liked the way you give the money little boy ❤❤❤❤❤❤
@bilaanmahamed2642
@bilaanmahamed2642 9 месяцев назад
Masha Allah allow barakee xamar🤲❤️
@samdaiid7712
@samdaiid7712 9 месяцев назад
Isaaaq iyo hawiye way is fahamen😂❤
@abasalifarah2108
@abasalifarah2108 9 месяцев назад
That smile was made from beautiful white hearted people.. i liked.. amazing❤
@mhassan9288
@mhassan9288 9 месяцев назад
Waa Program meel walba ka dhisan well-done 👏
@madan5720
@madan5720 9 месяцев назад
Waxa fiicneed waxyabaha somaliya ka baxo bes inaad tijaabisaan abadala ❤ cumar
@yuusufdaahir4548
@yuusufdaahir4548 9 месяцев назад
Mansha allah muqdisho ❤
@Enissa3713
@Enissa3713 9 месяцев назад
Mashallah inanka yar Wx ka farxiseen 🥰siduu udhoola cadeynayo eeg Mashallah ❤️
@maryamomacalin7600
@maryamomacalin7600 9 месяцев назад
My Home muqdisho ❤❤
@NadiiraAxmed-q8m
@NadiiraAxmed-q8m 9 месяцев назад
Muqdisho wa wxkale in shalah Wan imandoona 🥰❤💪
@itszeno8083
@itszeno8083 9 месяцев назад
Wow mogadisho I love leelovow😮❤❤❤
@MaxamadMaxamad-r1j
@MaxamadMaxamad-r1j 9 месяцев назад
Masha allah. ❤
@SafioJowle
@SafioJowle 9 месяцев назад
Masha allha wa ka farxiyay ilmaha yar jisakalaha kheeyrn cabdle jamala❤😢
@Anisaxasan9217-nh5ry
@Anisaxasan9217-nh5ry 9 месяцев назад
Mashallha wiilka yar waad ka farxise ❤
@-farhia
@-farhia 9 месяцев назад
Wilasha Somali laanta dhan iney wada dhashen camal ugyihin mansha allh
@faysalyuusuf3100
@faysalyuusuf3100 9 месяцев назад
Somalinimo macnaa🇸🇴
@Abdiwasac-Qorshe
@Abdiwasac-Qorshe 9 месяцев назад
Guys Enjoy, this magnificent city 🔥 🔥
@NimcoMohamed-c7h
@NimcoMohamed-c7h 9 месяцев назад
Maansh'allah legends❤
@munaabdirahmaan6214
@munaabdirahmaan6214 9 месяцев назад
Vidéo qurux Badan 😢😢😢 WAN uxiisey wlhi illahow nabad inooga dhig ❤
@8464SALAH
@8464SALAH 9 месяцев назад
Legend❤
@abubakar_mahamud
@abubakar_mahamud 9 месяцев назад
Quruxda video ga uu ku bilaabmay caadi ma’ahan maasha Allah A.J. Legend
@Xilkas44
@Xilkas44 9 месяцев назад
muqdisho waa bertii janada❤❤
@nasraabdullahi
@nasraabdullahi 9 месяцев назад
Abdalla maame io qawdhan mhdsndiin wllayal magalkana magaalkiina wye mar walba soo dhawada, kuna mhdsndiin wnga aa naga gudbiseen from Xamar❤
@bmgmohamed4289
@bmgmohamed4289 9 месяцев назад
Mashaallah it's so beautiful our country please noosoo badi vlog xamar cadeey
@bulzhaawihofficial789
@bulzhaawihofficial789 9 месяцев назад
M.a muqdisho Waa Magalo HorumartaY ❤😊
@rumeyzabdiaziiz5565
@rumeyzabdiaziiz5565 9 месяцев назад
Masha allh ❤
@caaliyoabdikadir4366
@caaliyoabdikadir4366 9 месяцев назад
Legend Qowdhan inoo reeba Ree hargaysow😂❤️
@rahmaahmed1836
@rahmaahmed1836 9 месяцев назад
Maasha alaah cabdale saad uga farxisay inanka yare lowska ale hakaga farxiyo ❤
@ikraamabdiabdullahi7022
@ikraamabdiabdullahi7022 9 месяцев назад
Wn ku jeclhy ❤️ sxb qaali guuleeyso meelkastoo tagto from muqdisho ❤❤
@Ayaaat.Abdullahi
@Ayaaat.Abdullahi 9 месяцев назад
Wiilka yarka eh sidaaa ugu farxiseyn ilahey ha idinka farxiyo❤inkastoo been uu sheegay intaas 8dollar dhamo hadane ilhey ha idin ajir siiyo
@lamajofficial2446
@lamajofficial2446 9 месяцев назад
Shaahiisi yarabu raacsaday waa chance wxan😅
@khadijsibrahim8111
@khadijsibrahim8111 9 месяцев назад
🤣🤣🤣wan salmaya wiilashayadi anugu ila hada icuun magaranaya 👍👍❤
@fathiahmed3970
@fathiahmed3970 9 месяцев назад
Lkn Akhkaaq iyo Ixtiraam ku dara xaga cuntada iyo dadkaba
@zeynabhussin7422
@zeynabhussin7422 9 месяцев назад
M a welcome to muqdisho brothers❤️❤️❤️
@yaskacade4004
@yaskacade4004 9 месяцев назад
Woow love it 😍 ❤
Далее
MUQDISHO NIGHT LIFE AND MUUFO MACAAN
11:56
Просмотров 236 тыс.
I Did This With Coffee! 🤯☕️ #shorts
00:22
Просмотров 593 тыс.
LAHJAD MUQDISHO VS HARGAYSA
16:41
Просмотров 332 тыс.
Cuntada wadooyinka mombasa | street food in mombasa
19:40
SHEEG YAA LEH AFKAN OO KU GUULAYSO DHARKAAGA CIIDA
12:51