Тёмный

MUQDISHO WAA TAN 2024 TEAM X HARGEISA 2024 

X HARGEISA
Подписаться 11 тыс.
Просмотров 24 тыс.
50% 1

MUQDISHO WAA TAN 2024 TEAM X HARGEISA 2024

Опубликовано:

 

15 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 100   
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 4 дня назад
Maanshalaah muqdisho cadeey ana waa inaan soo arkaa from Hargeisa caday
@sahandoonmediashow
@sahandoonmediashow 3 дня назад
Waan kugu soo dhaweeyn lahaa lkiin ma joogo waan u xiisay halkii aan ku dhashay kuna soo bar baaray muqdisho cadeey from UK ha iga tagin markii aad Mugabe aadeeysid
@berry_5x
@berry_5x 7 дней назад
qofki rer muqdisho ah ee commentkan arka wan salmayaa from hargeisa😊
@Duqa-magaalada
@Duqa-magaalada 5 дней назад
Waa kaa qaadnay sxb
@sahandoonmediashow
@sahandoonmediashow 3 дня назад
Waa lagaa qaaday kusoo dhawaada waa caasimadiini cidna idinkama xigto
@munacabdalla4625
@munacabdalla4625 3 дня назад
WAnka qadnay wllkis❤
@AbdisalamHussein-zl4xr
@AbdisalamHussein-zl4xr 3 дня назад
Walaga qaday sxp welcome wa mgaladadi❤
@NaimaMohamedAli-k6k
@NaimaMohamedAli-k6k 3 дня назад
Wcs wll
@aliliibiya1663
@aliliibiya1663 День назад
Team x hargeisa welcome to muqdisho from hir shabeele
@XHARGEISA
@XHARGEISA День назад
Waanu dhawnahay wl tnks.
@shantagees9425
@shantagees9425 2 дня назад
Xamar is my hometown jacayl iga gudooma reer Muqdisho from North America.
@yusufmuhammad283
@yusufmuhammad283 2 дня назад
kusoo dhawaaw muqdishu wa dalkaadii hooyo cid kaama xigto walal waa ku farxaa markaan arko somali wada qosleysa oo wada faraxsan yaa naga duuga qabyaaladda oo na ilowsiiya wixii lasoo dhaafey iyo ayaamihii mugdiga ahaay si aan u talaabsanno horumarna u gaarno waxaad ogaataan somaliye ineysan far kaliyihi fooldhaqin oo waddankaan lawada leeyahay waxaan ku weyney isku duubnaan kuma heleyno kala tafaraaruq
@BileBashiir-i3e
@BileBashiir-i3e 3 дня назад
Quruxbadanaa masha Allah 😊🎉❤
@AxmedReermiyi
@AxmedReermiyi 4 дня назад
Casimadii umada soomaliyeed🇸🇴
@ahmad6967
@ahmad6967 10 часов назад
waa casimadii hure ee umadee hure ee somalieed
@abdulahiahmed1412
@abdulahiahmed1412 3 дня назад
Masha Allah, welcome to Mogadishu
@XHARGEISA
@XHARGEISA 3 дня назад
Mahadsanid waan dhawahay
@cabdiimn6510
@cabdiimn6510 2 дня назад
Reer xamar .ayaan nahay uqdad Manaqaan. ❤❤❤❤❤ 5 Somali
@Anasxaaji-z3v
@Anasxaaji-z3v 17 часов назад
Masha allah booqasho wanaagsan waad kumahadsan thy sida aad noogu sooboqatay magaalada muqdisho aadbaan ujeclenahay reer woqoyiga .
@XHARGEISA
@XHARGEISA 13 часов назад
Mahadsanid bro
@Suuban11
@Suuban11 2 дня назад
Soo dhawow wall mcn muqdisho cadey cid kama xigto ❤
@fe8445
@fe8445 9 часов назад
Archo Triaumpho Populare.=Taalada caanka ah ee Guusha.
@Fahadcaynaan6
@Fahadcaynaan6 2 дня назад
X mugdisho wan salamynaa ❤😊
@cadaaweyare9045
@cadaaweyare9045 2 дня назад
Ani hargeysa watagay oo new hargeysa hotel kuyala mallka agtisa saldhiga Police ka aya sexan jiray haben io malin xamar io hargeysa kala dheer wlhi xamar habeenki waa top
@crizakmuhmed9578
@crizakmuhmed9578 2 дня назад
Sida ayan muqdisho ku aqaanba ka wrn maka almakarma sax
@kingcanjeero202
@kingcanjeero202 7 дней назад
Welcome wll x hargeisa ❤❤❤🎉
@abdiqafarabdalla4102
@abdiqafarabdalla4102 11 часов назад
rer waqooyigu muqdisho wa u so tahriban wad so dahden so dhawada wadanka wadankina waye
@asiya801ayman6
@asiya801ayman6 10 часов назад
Anaga kaliya maaha waa reer gobalkoo dhan meelkastoo capital ahna waa la imaana
@FirdhaMalasta
@FirdhaMalasta 2 дня назад
Wow thnks prh
@hakashakin3306
@hakashakin3306 3 дня назад
Waa Nimcada dalkeena taala, m.a
@abdulahiahmed1412
@abdulahiahmed1412 3 дня назад
I love Hargeisa and Somaliland
@XHARGEISA
@XHARGEISA 3 дня назад
Tnks alot
@xidigahaofficial8281
@xidigahaofficial8281 7 часов назад
Sxb muuqaladaada 11 ilaa 12 daqiiqo haga badin muqalka hduu dherado waa lagu caajisaa
@alonegirl8
@alonegirl8 День назад
Xamar teydii 💕
@fahadyare2055
@fahadyare2055 3 дня назад
Keep going wll
@Taantanle19
@Taantanle19 6 часов назад
Maxaa kawadaah kalmadah ? Xaaji haye? Yaa kuyiri nin ayaa lala soocasheyah?
@abdinaafac8211
@abdinaafac8211 2 дня назад
Alla ree hargeyso waba funny socoto😂😂
@hodanahmed8489
@hodanahmed8489 День назад
Muqdisho khatar waaye
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada 7 дней назад
Masha Allh
@husse0512
@husse0512 2 дня назад
Coconut water is very healthy and hydrated the body
@Yarkawanaagajecel
@Yarkawanaagajecel 21 час назад
Qumbaha 0.5$ raqiis 😘
@fdama
@fdama 5 дней назад
1:27 Muqmad waxay ka timaada af carabi oo lagu yidhaaho “لحم مقدد”.
@XHARGEISA
@XHARGEISA 5 дней назад
معلومه جديده شكرا
@ahmad6967
@ahmad6967 10 часов назад
لحم مقلقل وليس مقدد
@ahmad6967
@ahmad6967 10 часов назад
لحم مقلقل waa suqarkaa
@Zakiabas-c9u
@Zakiabas-c9u 2 дня назад
Dhalinta rer hargeyso qadiyada xumad joji imda muqdisho cid nigama xigto sxbyl joji wax qiyaliga la idin kadha dhacsiyay
@abdiqadirabdala
@abdiqadirabdala 23 часа назад
Qiyaaligu muxuu yahay sidaad moqdisho u aaminsantahay ayaan ana hargeisa u aaminsanahay markaa taada Alle ha kuu barakeeyo anagu kama xumin waa somali anagana taayada Alle ha noo barakeeyo jaar wanaagsan aan ahaano se adoo i dafirsan baad doonaysaa inaad taada igu raafto, adigu hargeisa ku soo biir ha lagaa xukumee ileen aayad quraani may sheegin moqdishee
@falisa576
@falisa576 День назад
Wiilku cumbihii bu layabay ax Maxa xamar nimco taala war Hargaysa xaga qudaarta wa ka Abaar maalin dhawayd waxan fiirsanayey gabar suuqa hargaysa Taagan qudaar madoobatay miis yar Saaran bay dul dagtay iyo qudaarta Xamar meel walba taala war qumbaha U dhoofiya Hargaysa way u baahan Yihiina wa daawo qunbuhu
@asiya801ayman6
@asiya801ayman6 10 часов назад
Na wl noosoo dhoofiya😢
@dailycontent3955
@dailycontent3955 2 дня назад
Ku soo dhawaaw lagenoow magalada waa magaladaadii waa casimadii dalka
@XHARGEISA
@XHARGEISA 2 дня назад
Tnks bro
@MaxamedAhmed-f4h
@MaxamedAhmed-f4h 3 дня назад
Maansha alaah
@sheikhHassanjey
@sheikhHassanjey День назад
Saxib wariye maad Soo baratay
@gacal_m
@gacal_m День назад
Wow
@XHARGEISA
@XHARGEISA День назад
Legend
@haweyorashid9419
@haweyorashid9419 3 дня назад
Caasumadiih wash laaguh caayaray buusarad bath kaah muuqatah
@xasanabdi3013
@xasanabdi3013 7 дней назад
Waa boodh camal oo kale
@Somaliyoutuper
@Somaliyoutuper 6 дней назад
CAASIMADII HORE JAMHURIYADA SOMALIA
@CADNANCabdi-v9h
@CADNANCabdi-v9h День назад
X dhawr midh inoso qaad sxp😂😂😂
@AbdiHaji2103
@AbdiHaji2103 3 дня назад
X Hargeysa caan caan dhalay ku soo dhawaaw moqdisho cadeey wax badan Hargeysa har wanaag waa waad nagu dhax wareejisay maanta waxaan kaaga fadhinaa 20degmo moqdisho inaad nagu soo wareejiso nin adag ayaa kula socdo Deeq. khumbaha si fcn u dhuuq 😅😅
@XHARGEISA
@XHARGEISA 3 дня назад
Mahadsanid wl inta aynu ka gaadh o waynu samaynayaya insha Allah. Wanan ku dhawawahy magaalada.
@siradm
@siradm День назад
Laakiin saas maxad isula cabteen? Laba xabo noo gali maad dhahdid? Ama 2 gadid?. Soo dhawow walaal. Minanka minankaaga waaye
@XHARGEISA
@XHARGEISA День назад
Mahadsanid
@Muslixtrades
@Muslixtrades 2 дня назад
Nadaafad xumo ayaa ka jirta iyo maamul xumo magaaladaydii
@FirdhaMalasta
@FirdhaMalasta 2 дня назад
Orod_bax_so_xar meelaha faqiiriiintaka dagan thy melahaan cml imow
@WariyeMahadkoofi
@WariyeMahadkoofi День назад
X Hargeisa sxb beenta naga daa qumbuhu sonkor male waa qadhaadhe😂
@XHARGEISA
@XHARGEISA День назад
Nagu qaata kolba sidaa an dhadhan ahaan u cabiri karo weeyane
@Muktar-o1g
@Muktar-o1g 7 дней назад
Brother x Hargeisa be careful
@Duqa-magaalada
@Duqa-magaalada 5 дней назад
X hargeisa muqdisho ku soo dhawoow dabcan hargeisa waa soo dhameesay laakiin muqdisho sanado kuma dhameen kartid xaafadaheeda iyo degmooyinkeeda 😂😂 gobolka banaadir waa gobol aad u baaxad weyn soo dhawoow waan ku soo dhaween lahaa laakiin majoogi ee noogu kaalay jilib xaafadaheeda aan ku kala baree iyo gobolada jubooyinka laakiin camero lama ogola
@XHARGEISA
@XHARGEISA 5 дней назад
Boqortooyo mahadsanid
@JAAMABARRE
@JAAMABARRE 4 дня назад
@@XHARGEISA yaaah Yaah . XARUNTA HABAR QADIIJO AYAA LAGAA RABAA . WN KULA SOCONAA
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 3 дня назад
Jilib kulahaa waa meesha Alshabaab ka buuxaan ha aadin khawaariijta ayay kugu darayaan
@abdinasirm6440
@abdinasirm6440 3 дня назад
😂😂😂😂😂
@abdrahmaanmahamud
@abdrahmaanmahamud 3 дня назад
Reer hargeesa naga ilaaliya waa sirdoon qarsoon waana argagaxiso
@AbassAk-fq8fq
@AbassAk-fq8fq 3 дня назад
Raali naga noqda reer SMLND , midkaan nooma tirsano anaga.
@Haleelofficial
@Haleelofficial 3 дня назад
Oromoy shekadas wa la isku fahmay dadkan iyaga isfahmaya
@hargeiZawi
@hargeiZawi 2 дня назад
@@abdrahmaanmahamud waad na tuhuntay ee walay naga tahay zhp
@AhmedBulshawi
@AhmedBulshawi 5 дней назад
Caasimadii hore somalia hada heshiis laguma aha muqdisho
@apdiaziizpaazhe2991
@apdiaziizpaazhe2991 3 дня назад
war hoy halis baad ku jirta maad so laabatid
@aboodmoh7330
@aboodmoh7330 2 дня назад
Doqon
@Suuban11
@Suuban11 2 дня назад
Halis maxay ah annaguba wa ku noolnahee
@abiibabiib4108
@abiibabiib4108 7 дней назад
Somalia-Talyani waa dal burburay. Saaxiib yaan lagugu dilin.
@mohajama7313
@mohajama7313 4 дня назад
Qofkii ilaahey dilo baa uun dhinta
@Haleelofficial
@Haleelofficial 3 дня назад
Aromaw shekadas wa la isku fahmay muqdisho waa casimada qofkasta o somali ah haka yimado hargaysa ama jigjiga ama garisa
@AnasCadir7467
@AnasCadir7467 2 дня назад
Jaahil baatahay nio somalilandba talyaani waa soo gumeystay ogow tan kale meeshan inaa waxaas la imaato qalad wye naceybka iska daa
@mohamed88466
@mohamed88466 3 дня назад
Waa in la xidho baajuuntan markay soo noqto
@zaki799
@zaki799 2 дня назад
Kalab kalab dhalay ayaad tahay oo cuqdadi dishay
@xaalixashi5385
@xaalixashi5385 2 дня назад
Baajuun ayaa caay ah yaa ku dhahy?
@mohamed88466
@mohamed88466 2 дня назад
@@zaki799 hooyadaana waa kalabadaydii
@mohamed88466
@mohamed88466 2 дня назад
@@xaalixashi5385 waa qabiil magacii waa cayba kuma odhan
Далее
WAA SIDEE XAMMAR WAYNE
28:10
Просмотров 45 тыс.
Lafoole University 1973 Xasuus Hore
38:18
Просмотров 16 тыс.
Guryo iib ah - Mogadishu (Liido)
13:07
Просмотров 37 тыс.
Maxaan kala kulmay dawlad degaanka somali galbeed
10:36
MAGAALO AAN SURWAAL LAGA XIDHAN 📍RAASO
16:43
Просмотров 192 тыс.