Тёмный

MURSAL MUUSE II FARAXSANOW MUSIC VIDEO 2024 DIRECTED BY JUNDI MEDIA 

Hodan  Abdirahman  Artist
Подписаться 138 тыс.
Просмотров 230 тыс.
50% 1

ERAYADII ABDISHAKUUR ALLAYHADIIK
LAXANKII SAKARIYE KOBCIYE
MUSIC AHMEDWELI FURINLE
VOCAL RECORDING LIIBAAN JAMA
CAMERA JUNDI MEDIA & ISXAAQ
EDITING JUNDI MEDIA PRO
Copyright Reserved @2022 Music Video By Hodan Abdirahman Dheere

Опубликовано:

 

19 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 279   
@neimaabdillahi9452
@neimaabdillahi9452 4 месяца назад
WOW WOW WOW Machallah MURSAL MUUSE AMÉRICAIN 🎉🎉🎉
@ArafoAbdillahi-ox5oc
@ArafoAbdillahi-ox5oc 3 месяца назад
👍🏻👍🏻👍🏻
@InaAliFILSAN
@InaAliFILSAN 8 месяцев назад
Wow wows Macha Allah 🎉🎉❤🎉🎉 2:17
@MahamedAli-qp8pj
@MahamedAli-qp8pj 4 месяца назад
WOW WOW WOW THANKS M.M.C AMERICANS 🎉🎉🎉 1:45
@ArafoAbdillahi-ox5oc
@ArafoAbdillahi-ox5oc 3 месяца назад
WOW WOW WOW M.M.C 🎉🎉🎉
@NasserAliwassi
@NasserAliwassi 6 месяцев назад
Wow wow wow mursal 1:10
@najmadek2120
@najmadek2120 8 месяцев назад
naagaa rag is dhaafshay waa dhab mursal muuse iyo hodan bilan farxad ku noolaada dhaaaxaad samir weheshateene ❤🎉
@nasradhawrsanchannel71
@nasradhawrsanchannel71 8 месяцев назад
heestani waa fariin ku socota khadra heesteedi calaalaka ahayd ayay jawaab cad utahay hawaaro jacaylku❤
@MaryanGuul-b2f
@MaryanGuul-b2f 7 месяцев назад
Waliga nabsiga sido asbax
@user-Wbs123
@user-Wbs123 6 месяцев назад
😊🎉​@@MaryanGuul-b2f
@keeyowcadeofficial7456
@keeyowcadeofficial7456 8 месяцев назад
Welcome back legend mursal muuse Melody 💯 🔥 Goat 🐐 amazing furinle 💯🔥🎻🎼🎹🎸❤ Editing 🎥 🎞 💯 Duubista fantastic fire 🔥 😍 📸🎥🎬
@adilosman313
@adilosman313 8 месяцев назад
Khadra sinimoo ayuu lee yahay adaan kuu dhoofee ha welwelin❤
@nuuraden-y5c
@nuuraden-y5c 8 месяцев назад
😂😂 naagtan manay rag la dhalan ninkan aad daba wadaan mise waxa rerka lagu xanto Waa run rer dabo la wareeg oo hablihiina raga furaaad daba socotaan
@zamzamadam4811
@zamzamadam4811 8 месяцев назад
​@@nuuraden-y5cmaxa reer dhaan kugeyeey af xumidaa maa khadro hadleysa maqashaay dulmiga jooji
@ferihayoussuf3607
@ferihayoussuf3607 8 месяцев назад
@@nuuraden-y5cadaba dabo kahadlaye ma ada dabada dhibta suashana qiyamaha jawabteeda helaysa
@biche1984
@biche1984 8 месяцев назад
Sax
@RahmaRose-wn5tj
@RahmaRose-wn5tj 7 месяцев назад
Aaf xuno war iska hyn reer dhan ma hadal qadi karoo​@@nuuraden-y5c
@shukrishuulaanka8595
@shukrishuulaanka8595 8 месяцев назад
Heestan qofki af Somali Fahmaya Mursal Khadra wuu la hadlay hadu hadal wax tarayo. Allaahu Akbar ❤
@samawadeahmed4380
@samawadeahmed4380 8 месяцев назад
Aad iyo aad unna sheegay in ay lugaha isasaarato
@biche1984
@biche1984 8 месяцев назад
Sax i samiiir waye
@gikabouriomar5552
@gikabouriomar5552 7 месяцев назад
😂😂😂😂😅 2:21
@yaakalehee8931
@yaakalehee8931 3 месяца назад
08.52 5.6 2024 ❤❤❤❤ M+k+h Mursal muuse cumar 🎉🎉🎉 100/100
@hudabuxane2294
@hudabuxane2294 8 месяцев назад
Masha Allah my king wllky Mursal marna Fanaan kaygii ilaa maalintuu fanka soo galay Ala jecliyaa Mursal iyo Hodan Cadowgiin ma ciilbaxo Farxad uugu waara ma jirto hees Hodan ama Mursal qaado oo idhaafta Guulayta Fanan niin tayda❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
@dr.khyriabasheir5064
@dr.khyriabasheir5064 8 месяцев назад
Wax waynbaan ku ogee Wlaca adoon rogin Nafyay wigladad tumo ❤❤❤❤❤❤❤
@DrmohamedHalaa
@DrmohamedHalaa 8 месяцев назад
Addic heeso ayan ahay iiga soo duceeya umalayn maayo hees anan dhagaysan suuganta somaliyed. Greeting BORAMA❤
@akramukofficial6953
@akramukofficial6953 8 месяцев назад
Curadka xidigaha waanku wadanaa la,aantaa fanku waa bilaa nuxur❤❤❤❤❤❤❤❤
@Sir-ahmeth
@Sir-ahmeth 8 месяцев назад
Wow Wow Ultra legend Mursal Muse Shoodhahaygiii Fankagu Hadda ayuu helay Masrixiisii 👏👏👏
@imagartid3413
@imagartid3413 8 месяцев назад
Weelki si toolo nimcada khadraaay . Mursal jawab wacan dhibte ManshaAllah mar walbo rag aqli leh noqo inshaAllah 🙏 50 iyo 50 garbahada ah wanag umuji . 100 ilah kadheeqe kafarxi mida kafug iyo tan kudhow inshaAllah 🙏 ilaali qalbiga kafug inshaAllah khadraaay weelki si toola nimcada ManshaAllah ❤ adika iyo khadraay isku lawateena wan arki dhona wasugooya inshaAllah hodana waktiheda xakadato inshaAllah raxeysta hodan abaayo waktiga gaado, khadrana nasibkeyda allah Kuma gaadiyo 🤲🤲. m+k+h=❤❤🎉
@Ahmedabdilahiciisehido
@Ahmedabdilahiciisehido 8 месяцев назад
Naag adag ayaa ku garabtagan❤
@theonlydiamondyouknow
@theonlydiamondyouknow 8 месяцев назад
Wanaag kuu soo kordhiyo Wax weyn baan kuu ogee Walaaca adoon rogrogin Nafyahay wigladaada tumo Jawigu waqal kuu curtiyo Wacnaan buu sheegayaaye Weelkii sii tolo nimcada Hadeer xilligiyo iyo waqtigu Kolkaagii buu warshoo Wareegtadu waa kalkaagiiye Adoo u wan qalay xubbiga Waqaaa ii faraxsanow Dharaaraha wahanka leh iyo Maalmaha wacan baa is xiga Wakaa falaggii is tegay Weynana guushii furfuray Dhaaxaan Samir weheshanee Nasiibku haduu widh widhay warkeyguna waa kalgacal Hadeer xilligiyo iyo waqtigu Kolkaagii buu warshoo Wareegtadu waa kalkaagiiye Adoo u wan qalay xubiga Waqaaa ii faraxsanow True story (الا ان نصر الله قربب) ❤
@AbdiYonis-li8jr
@AbdiYonis-li8jr Месяц назад
MACHAALAH 🎉🎉🎉
@FelisMohamed-rf2wx
@FelisMohamed-rf2wx 8 месяцев назад
Sanad qer qabo Allah nogaa dhigo 1/1/2024 ❤️❤️❤️
@zaynabriiraash6742
@zaynabriiraash6742 8 месяцев назад
Laandhere Laandhere dhalay mursal muuse cumar ❤inader 🦁
@ZeinabMohamed-kk3gu
@ZeinabMohamed-kk3gu 8 месяцев назад
Ayyyyy hees badh legend mursal muuse omar❤❤❤❤
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash 8 месяцев назад
Hadal Afka kaso Baxo waxa uwngsan saliga nabiga scw❤😢
@Nafta281
@Nafta281 8 месяцев назад
Scw scw scw scw scw ❤❤❤❤
@farxiyagababa9871
@farxiyagababa9871 8 месяцев назад
Salalaahu caleyhi wasalim
@deeqaaliibrahim702
@deeqaaliibrahim702 8 месяцев назад
Scw scw scw ❤
@F13500
@F13500 7 месяцев назад
Inta makuso qore marka danbi weyn gashay wll mar danbe hasamen
@MAHDIOsmanMoussa
@MAHDIOsmanMoussa 24 дня назад
WOW WOW WOW M.M.C AMERICANS 🎉🎉🎉
@zudaysi101
@zudaysi101 8 месяцев назад
My fav childhood artist 😊
@gabaldayye
@gabaldayye 8 месяцев назад
legend always legend mursal muse cumar 😇😇
@Qaashane.ceeldheer
@Qaashane.ceeldheer 8 месяцев назад
funy wlh mursal muuse hees iyo cod iyo music is helay
@menu651
@menu651 8 месяцев назад
Isiii we ❤ Hodan iyo Mursal 🙌💞🙌 Abid Faraxsanaaw. To you🥂
@queenm6128
@queenm6128 8 месяцев назад
Wellcom to America my favorite singer Mursal muse 🌹🌹🌹🌹❤️❤️❤️
@user-eq8ez1ud5x
@user-eq8ez1ud5x 8 месяцев назад
Hodan farxdada jecalhy walhi qof an ku aqoonba ku caaya my Naighboer walashy mcn wan xasusta ado caruurta la rafaadsan alahmdulilah hadu ku imaday xaajigaagu alahmdulilah Alhmdulilah
@hamdiahmed2237
@hamdiahmed2237 8 месяцев назад
Macaan macaan lagu daray ahaa halka gabar ee aan taageero weena u ahay baa ilaaheey igu daray halka nin ee aan asan taageero waalan u ahay wada jooga oo isku waara wax walbo oo qeer ahan Allah idin siiyo❤❤❤🎉
@gikabouriomar5552
@gikabouriomar5552 7 месяцев назад
Macha allah 🎉🎉❤🎉🎉 0:54
@hibaaqsiciid3288
@hibaaqsiciid3288 8 месяцев назад
Mlmha wacanba is xiga after rafad bdn waxn rajynya inu sanadka cusub eee caawa dhashy inu mid wngsn iga dhigo insha alh ❤❤
@DJFaanto2023
@DJFaanto2023 8 месяцев назад
GOAT MURSAL MUUSE CUMAR COME BACK WAALI AH DUMAASHI HODAN ADIGANA WAN KU SALAAMAY......
@mudanehamse6527
@mudanehamse6527 8 месяцев назад
Mursal is the GOAT Curadka xidigaha iyo fanka danbeba❤
@AliadamAbdulrahmaan
@AliadamAbdulrahmaan 4 месяца назад
Mursal muuse waa fanan aqlaq leh oo afgaban lagend curudka xidigaha geska
@MohamedJuba-bd4ho
@MohamedJuba-bd4ho 8 месяцев назад
Real goat 🐐 Mursal Muse we love you kazoow 🦁
@naimaabdirahman1982
@naimaabdirahman1982 25 дней назад
Hadeer xiligiyo wakhtigu Kolkaagii buu wershoo Wareegtadu waa kalkaagii Adoo u wanqalay xubiga Waqaa iska faraxsanow Wa la gaaray wakhtigaygii💃 Sun/25/AUG/2024❤
@masuulofficial7014
@masuulofficial7014 8 месяцев назад
Mshaaa alh aadban idiin slmy lamanaha qarniga hodan abdiraxmaan vs mural muuse keep going
@AbdiIbrahim-h2t
@AbdiIbrahim-h2t 8 месяцев назад
Mursal muuse hore usoco❤❤❤❤❤❤
@hassanali-jm7if
@hassanali-jm7if 8 месяцев назад
ILOVE YOU MAY PRO MOURSAL MUSE🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@abdihamse2222
@abdihamse2222 8 месяцев назад
Legend mursak ❤🎉
@CabdiReermagaal-c3l
@CabdiReermagaal-c3l 8 месяцев назад
Legend always mursal muuse omar come back ❤🎉❤🎉
@amiindaud8582
@amiindaud8582 8 месяцев назад
My bro mursal muse omer is back
@abdirahmanhabib8320
@abdirahmanhabib8320 8 месяцев назад
Come back MURSAL MUUSE ❤❤
@mustafemahamed277
@mustafemahamed277 8 месяцев назад
Woow legend mursal muuse is back 🙌
@noahtarafi6387
@noahtarafi6387 8 месяцев назад
We masaroon taking over USA 🇺🇸 hees shidan 🎉happy new year everyone 2024
@abdilaahicaska389
@abdilaahicaska389 8 месяцев назад
Mursal muuse &kobciye &macalin axmed wali furinle 🎹🎹🎹🥳🥳
@ismahaaan8945
@ismahaaan8945 8 месяцев назад
Inaderkey mursal muuse omar nin maxamed casa ooo rer maxameda ooo ahmedcigala oo abdicisa ❤❤❤
@AboubacarNoong
@AboubacarNoong 8 месяцев назад
Inaderkeytag reer maxmed
@abdiosman5175
@abdiosman5175 8 месяцев назад
Mursal muuse cumar warsameh samatar kheyre nin cuulus
@Ahmedyazin-tr3pv
@Ahmedyazin-tr3pv 4 месяца назад
Waw waan la dhacyyy hes kan ❤
@AragzanMaxamuud
@AragzanMaxamuud 8 месяцев назад
Mashallah hees wa dhaafta happy new year 🎉❤
@AmiiraMahamed-ke5ps
@AmiiraMahamed-ke5ps 8 месяцев назад
Allah ha isku kiin dayo adi iyo hodan cabdiraxman ❤
@10Cabdiqanibulshawi
@10Cabdiqanibulshawi 8 месяцев назад
Ani iyo adi😢
@AmiiraMahamed-ke5ps
@AmiiraMahamed-ke5ps 8 месяцев назад
@@10Cabdiqanibulshawi hee🙄
@AbdisameyAbdisamey
@AbdisameyAbdisamey 8 месяцев назад
Mursal markaan khara ayuu toos ula hadlayaa ❤
@maxamedjeego4853
@maxamedjeego4853 8 месяцев назад
Dhaaxo samir waheshanee nasiibku haduu widh widhay 🎉🎉❤
@faysalkadare5090
@faysalkadare5090 8 месяцев назад
Welcome back legend mursar muuse
@MouhyadinHoussein-v4w
@MouhyadinHoussein-v4w 6 месяцев назад
Macha allait 🎉🎉🎉M M C
@Khalid-y1y
@Khalid-y1y 8 месяцев назад
Legend all the time Mursal 🔥
@HanadLyrics
@HanadLyrics 8 месяцев назад
First Comment 2024❤
@FeseShow
@FeseShow 8 месяцев назад
Welcome 🙏
@samiya096
@samiya096 8 месяцев назад
Hees tiiraanyole baan soo dhageeystay Jawaabtii Alloow kadhig
@Gulletjoseph3
@Gulletjoseph3 8 месяцев назад
Mi favourite artist mursal muuuse cummmarrrrr Haduuu fanaan jiro wlllhi waaaa adi 🤎😍🔥
@IlhanAbdi643
@IlhanAbdi643 8 месяцев назад
Waaaw heesta miraheda waxaba ka si daran laxanka saran yaqey jacelkina kor❤❤ 😅 iska farax sanow ❤❤
@user-hc1xz7sl7v
@user-hc1xz7sl7v 8 месяцев назад
Another one mursal muude❤
@AmiinfaysalSiciid
@AmiinfaysalSiciid 8 месяцев назад
Nacala shaydan ku yaal abti mcn ❤
@IqraJamacsaid
@IqraJamacsaid 8 месяцев назад
Welcome back mursal muuse❤
@diplomancymustafeabdirahma5611
@diplomancymustafeabdirahma5611 8 месяцев назад
Happy new year walalahay Mursal muse cumar iyo marwadiisa Hodan abdurahman maxabe ❤❤❤
@AbwanAhmedNour
@AbwanAhmedNour 8 месяцев назад
Masha Allah heer sare
@nadiamohammed5330
@nadiamohammed5330 8 месяцев назад
Waad sabartay wakhtiga hakuu wacnaado inaha alaah
@sagalsamolifestyle9261
@sagalsamolifestyle9261 8 месяцев назад
That’s Khadra silimo❤
@kaltoumwaiss9634
@kaltoumwaiss9634 8 месяцев назад
Nin uu dhisa khadra silikon miskinta
@anisadalmar-cs2mc
@anisadalmar-cs2mc 8 месяцев назад
😊FARAXSANOW❤WALIGAA 😊🎉
@Mohamed.Cabsiiye
@Mohamed.Cabsiiye 8 месяцев назад
Mursal muuse is back 🎶🔥
@cabdiraxmaanmaxamed2722
@cabdiraxmaanmaxamed2722 8 месяцев назад
Another level mursal muuse❤️🔥
@salmanhassan1644
@salmanhassan1644 6 месяцев назад
Heesta dowloading fur fanaanad hodan c/rixmaan 😊🎉❤
@umalkhayrxidigtasamaron8040
@umalkhayrxidigtasamaron8040 8 месяцев назад
Kolkaagi buu hoorsho Wareegtadu waa kolkaagiye ado uwan qala xubiga wacanaa😍❤
@RahmaRose-wn5tj
@RahmaRose-wn5tj 7 месяцев назад
Niina ma ilabo curadadisa hoyadood ❤ good job curadkaa xidigahaa 👏🔥
@abdulrahmanelmi769
@abdulrahmanelmi769 8 месяцев назад
Nolada mursaliyo hodancabdiraxman
@halwofouad3565
@halwofouad3565 8 месяцев назад
message received Mursalow
@faizam523
@faizam523 8 месяцев назад
Curadkii xidigaha ❤❤❤❤ hore u soco
@rayan781
@rayan781 8 месяцев назад
Mursal❤❤
@najmacabdi5366
@najmacabdi5366 8 месяцев назад
Mursal muuse waa fanan aqlaq leh oo afgaban lagend ❤❤❤
@engapdihafittomer4610
@engapdihafittomer4610 8 месяцев назад
Alfaneneh mursal.muse omer wan.kusalamy chp
@AbsiehFouadG
@AbsiehFouadG 8 месяцев назад
Abdirazak ❤
@KhaDhiip
@KhaDhiip 4 месяца назад
Aay m.a jwbtii qadra salimo😊
@axmedrashid2416
@axmedrashid2416 8 месяцев назад
What a performance song❤
@maryanelmi-cw9jy
@maryanelmi-cw9jy 8 месяцев назад
Allw sandkn uga dhig lii farxda kii gusha ya rbbi 🤲
@AsliArdeh-oi6uj
@AsliArdeh-oi6uj 8 месяцев назад
Welcome back legend always Mursal muuse omar ❤️ ♥️ 🎉🎉🎉
@ldidaar2748
@ldidaar2748 8 месяцев назад
Team hodan abdirahman ❤
@AmalAhmed-yp3vh
@AmalAhmed-yp3vh 8 месяцев назад
MAhshllah🎉❤
@user-yi9wb1vo9t
@user-yi9wb1vo9t 7 месяцев назад
Erayad abwaanka abuuray waan salaamayaa
@IsmacilCarab
@IsmacilCarab 7 месяцев назад
Ismaaclii
@XanseidirisaCabdi-rr2ix
@XanseidirisaCabdi-rr2ix 8 месяцев назад
mursal muse legend horuu soco nin qaaliya
@qureeshocadey7312
@qureeshocadey7312 8 месяцев назад
Weelkii sii talo nimcadaa khadraay ❤
@Mustafefaysal-k5s
@Mustafefaysal-k5s 4 месяца назад
Cool😮😮😮
@istaahilabdirahman144
@istaahilabdirahman144 8 месяцев назад
Legend the Legend mursal muuse cumar
@marwafatou8379
@marwafatou8379 8 месяцев назад
Mursalow talow adad rabtii kadra so celi❤
@ibrofilms__1
@ibrofilms__1 8 месяцев назад
HaaaHeeeeY MURSAL MUUSE CUMAR👑✔💫
@XuseenCadnaan
@XuseenCadnaan 8 месяцев назад
mursal muuse cumar legend kii fanka
@charkoshanghai
@charkoshanghai 8 месяцев назад
Here we go 2024 ❤
@umubushranasimiba2498
@umubushranasimiba2498 8 месяцев назад
Waaw tan ana qadi dona markan imado american 🇺🇸💪
@user-yp7nm3wg2q
@user-yp7nm3wg2q 8 месяцев назад
❤❤❤ hero Mursal hees iyo badh
@EastAfricanLion
@EastAfricanLion 5 месяцев назад
Ilaahay makuu gargaara mise gafuur gafuur as ku tuutaa.iga dheh
@amiir_wadane_kaabe7972
@amiir_wadane_kaabe7972 8 месяцев назад
AbuwaaN Abdi Shakuur Allahyadiik Erayada Misaanka lee
Далее
⚡ #RodrygoGoes ✖️ #Mbappé ⚽ #UCL
00:11
Просмотров 741 тыс.
KHADRA SILIMO || NOLOSHU WAA TIRO || HEES CUSUB 2024
5:03
MUSTAFE DOLLAR| JAMASHO| OFFICIAL VIDEO 2024
3:42
Просмотров 2,3 млн
⚡ #RodrygoGoes ✖️ #Mbappé ⚽ #UCL
00:11
Просмотров 741 тыс.