Talo haddii aan siiyo 1 : colours of films waa inaa isticmaashan 2: shot of films waa inaa hagaajisan 3: edit waa inaa iska hagaajisan 4: scene of films waa inaa si fiican iska quruxisan 5: xaga jiliinka 30% aad u liidtan Ka hagaajisan 6: xaga camera 🎥 50% xeerka waa inaa isticmaashan ee quruxisan 7: xaga dialogue waa inaa si Ka quruxisan 8: xaga background 50% waa Ka liidtan inaa iska quruxisan