Тёмный

Musalsalka Dhaxal | Season 1| Xalqadda 10aad | Maxaa kuu geeyay Saadaam korkiisa? | Astaan 2024. 

Astaan
Подписаться 1,4 млн
Просмотров 712 тыс.
50% 1

Join this channel to get access to perks:
/ @astaanmedia
SUBSCRIBE: www.youtube.com/@astaanmedia?...
Welcome to Astaan TV channel! Make sure to SUBSCRIBE and turn on the notifications. Astaan tv is local Television Across Somalia, It Promotes local Entertainment Programs included Drams, Music, Sports, Education and Various Social Programs. This is #astaantv
For More:
Website: www.astaantv.com
Facebook: / astaantv
Instagram: / astaantv
Twitter: / astaan_tv
TikTok: / astaan_tv

Развлечения

Опубликовано:

 

15 май 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 974   
@Shamsudiin114
@Shamsudiin114 22 дня назад
Team dhaxal hadaa kamid tahay like faqiired xitaa isaar waa dhaxalka kaliya aan kugu lee yahay😂
@user-ug2zo2ei8q
@user-ug2zo2ei8q 22 дня назад
Hhhhhhhhh
@AdanmaxamesXaaji
@AdanmaxamesXaaji 22 дня назад
Waa iga qoslisay Kafiirso like
@Shamsudiin114
@Shamsudiin114 22 дня назад
@@AdanmaxamesXaaji waxaan aad ugu farax sanahay inaa sabab unoqdo inaa qoso sho waan kaa hayaa wll👍
@EblaAbdi-mc2hi
@EblaAbdi-mc2hi 22 дня назад
LAGA Yaba Ina dhahal gaka like bis ehen
@user-vg6qo6ox2s
@user-vg6qo6ox2s 22 дня назад
M.a
@riyaapea4633
@riyaapea4633 22 дня назад
Duniyo caawa calooshe I hurisay😭 Yaasiin nin rageed wye 💕😭
@ANASReermagal-sn3lh
@ANASReermagal-sn3lh 21 день назад
FILIIN MIYA CALOSHA KUU XANU JINAYOO 😂
@sahrosuleymaan1363
@sahrosuleymaan1363 20 дней назад
❤❤❤❤
@Abdirahmanmo139
@Abdirahmanmo139 22 дня назад
Hadaa nala joogtay xalaqada kowaad ilaa hda like dhac ku sii 😂❤
@RahmoJelle
@RahmoJelle 22 дня назад
Mid ban ku weydinaya galad dubiya miyuu jecelyhy mise wllnkmo ley waye
@Abdirahmanmo139
@Abdirahmanmo139 22 дня назад
@@RahmoJelle wuu jecel yahy xalaqada kowaad fiiri
@MaxamedCabdibarre-vn9hf
@MaxamedCabdibarre-vn9hf 21 день назад
Adna isi ❤❤🎉
@FaaizahmedMohamed
@FaaizahmedMohamed 22 дня назад
Dunii caawa inta la ilmaysay like saar 😢
@Dagaanabdi
@Dagaanabdi 21 день назад
😢😢
@Dagan_ramo26
@Dagan_ramo26 21 день назад
😢😢
@riyaanmohamed3392
@riyaanmohamed3392 21 день назад
😢😢😢
@Dagandawlo24
@Dagandawlo24 9 дней назад
😭😭
@Sheeko..1
@Sheeko..1 22 дня назад
Gacmahaga Allah kubarakeyo hadad iso boqato waxan sogudbiya sheekooyin igu dhirigaliya 🥺😢😢😢
@Kokobulle18799
@Kokobulle18799 22 дня назад
Dunidaan masoo marin ruux ka qeyr badan nabi Muhammad scw ❤❤❤❤❤❤
@Zackgrealish
@Zackgrealish 22 дня назад
Koko buule
@s0uljaman337
@s0uljaman337 22 дня назад
Scw
@FoosRooble
@FoosRooble 22 дня назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤
@AbdirahmanOmar-ds8oi
@AbdirahmanOmar-ds8oi 22 дня назад
صلي الله عليه وسلم ❤❤❤❤
@AbdirahmanOmar-ds8oi
@AbdirahmanOmar-ds8oi 22 дня назад
صلي الله عليه وسلم ❤❤❤❤
@hodannisha8053
@hodannisha8053 22 дня назад
dhalinyaronimda ayeysan saladada ka maqshuulin aduun lagu sii waari maayee🥺🥰❤️
@mobambam4594
@mobambam4594 День назад
Wllhi waa runtaa wll iso duce💖😩
@Sheeko..1
@Sheeko..1 22 дня назад
Inta XAYEYSINTA is dhaafiso like ❤ asxaabta waxan sogudbiya sheekooyin igu dhirigaliya 🥺🫵
@liivazza
@liivazza 21 день назад
Duniya Caloosha ayeey i hurisay, gabdho badan oo somali ah ayaa sidaas ku dhacdaa oo daruufta looga faaiideystaa loona guuriya qof eeysan ku faraxsaneen!! Waxaa Rajeynayaa in dhaqanka nuucaas ah laga gudbo. Dhaxan waa serie Top ah.
@mobambam4594
@mobambam4594 День назад
Xqiiq wll 💖😊
@zakiboyzaki4479
@zakiboyzaki4479 22 дня назад
Caawa waa jumce halaga faaidesto saliga nabiga (S.A.W)
@mariaadow9704
@mariaadow9704 22 дня назад
scw scw❤
@naxariis_badan312
@naxariis_badan312 21 день назад
Sallaallaahu caleyhii wasalam ❤
@laylaqaasiin7396
@laylaqaasiin7396 21 день назад
Scw
@Hani-xr8ed
@Hani-xr8ed 3 дня назад
Scw
@ifrahmusesheikhabdulahi7615
@ifrahmusesheikhabdulahi7615 22 дня назад
Wiilka yare dunia la dhashay jiliinkiisa mashlh wlh so uyaryahy iyo jilinkisa ma is lahan fariid yar❤ lowkaan wll jira wlh😢❤
@shaakirxirsiwllqalon9803
@shaakirxirsiwllqalon9803 22 дня назад
Inta jecel iney indhuhu u furman o is jecldan galad love saara ❤
@nameAnNa
@nameAnNa 21 день назад
Ani mida taajirada uraba galad😂
@ruunsuule5456
@ruunsuule5456 20 дней назад
@NUURIYE.
@NUURIYE. 22 дня назад
Yaasiin waa legend filimka la'antiis macno malahayn😂 Musasalkii ugu horeeyeey oo somaliboo aan dawaado
@NUURIYE.
@NUURIYE. 22 дня назад
@@footballloverschannel3716 lknse adiga kama hadleyn zxb😁😁😁😁😁
@KAYDKA-HAG
@KAYDKA-HAG 21 день назад
Yaasiin mise Gallad
@NUURIYE.
@NUURIYE. 21 день назад
@@KAYDKA-HAG yaasiin qamarjiga
@MOHAMEDILYAS3434
@MOHAMEDILYAS3434 22 дня назад
Team ka Dhaxal Hadaa Tahay Jiifka Ku Daawata Like-ta Ha Ila Hareer Marin 😂😂
@KOKOBULLE6616
@KOKOBULLE6616 22 дня назад
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤️🫵😢
@HiboCdulaahi-lk9gv
@HiboCdulaahi-lk9gv 22 дня назад
Scw❤
@fatimamohamed-mx9fb
@fatimamohamed-mx9fb 22 дня назад
Maficantahy
@nawaalali9715
@nawaalali9715 22 дня назад
Scw
@MohaCade-yl9ep
@MohaCade-yl9ep 22 дня назад
ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-NEtkRcE70SI.htmlsi=FDEFSDSBRTKEJyLY
@MohaHalazi
@MohaHalazi 22 дня назад
صلي الله عليه وسلم ❤❤❤❤
@MarwaCabdiMarwacabdi
@MarwaCabdiMarwacabdi 22 дня назад
Ilhaahow Aabahay hayga qadin naftisana tayda haka hor marin😭😭😭
@rahmohassan3538
@rahmohassan3538 21 день назад
Aaamiiinnn
@hafsasheikh1419
@hafsasheikh1419 21 день назад
Amiin❤
@user-tr7kx4lt2h
@user-tr7kx4lt2h 21 день назад
Aamiin😢😢
@user-xg9vi3he4u
@user-xg9vi3he4u 16 дней назад
Aamin aaamin 😢
@hafsasheikh1419
@hafsasheikh1419 22 дня назад
Jimca mubarak ❤kusaliya rasulka صلي الله عليه وسلم 😊
@mariaadow9704
@mariaadow9704 22 дня назад
scw scw❤
@laylaqaasiin7396
@laylaqaasiin7396 21 день назад
Scw
@ruunsuule5456
@ruunsuule5456 20 дней назад
Csw csw csw csw❤
@user-kb4fx7yv3r
@user-kb4fx7yv3r 21 день назад
Jah yaasiin nin nool duniyo ninkii ka ohiisiyo wallhi wu dhimana❤
@mariamanka8810
@mariamanka8810 22 дня назад
Team duniya cawa waa murugnay Allow aabo yaal daa oo cimrigoda dheree Inta dhimatayna Rabi ha unaxaristo
@faadumociise1686
@faadumociise1686 22 дня назад
Inta la oyday duniyo markay dhahday abahay marku dhintay inan meel cidlo kuso dhacayo Alla haku naxaristo aabahy macanow dabadaa ma farxine😭😭😭
@KOKOBULLE6616
@KOKOBULLE6616 22 дня назад
Inta xayesinta is dhaafisey iso raaca 😂👍❤
@user-cy1tb8pf1r
@user-cy1tb8pf1r 22 дня назад
Koko Intan kabadan walaysku fahme Naga dhac qaliyey😅like 👍 wan kusiyaye
@NimoAqadir
@NimoAqadir 22 дня назад
Sgudejfuelcewkveb vr
@NimoAqadir
@NimoAqadir 22 дня назад
❤❤❤❤❤rjkejvenv3h
@abdiwahab123
@abdiwahab123 20 дней назад
Dunia gabadha ugu shidan illaa hada musalsalka
@abdiwahab123
@abdiwahab123 20 дней назад
Dunia wey ka weyn tahay xabad sprite ah😂😂😂😂😂😂
@user-ye8hd2hl5j
@user-ye8hd2hl5j 22 дня назад
SOMAALI 🇸🇴 CADAY ILAAHAY SWT DHIBTA HAKA DULQAADO ❤❤🇸🇴🇸🇴🥰
@AbdulaahiAli-oo6sl
@AbdulaahiAli-oo6sl 22 дня назад
Aamin
@hamdabilan838
@hamdabilan838 21 день назад
Abahy warku dhintey markey tiri wan ilmeyeyy 😭😭Abow Allow kunaxariso wa malin Jimce ❤😭🤲🤲
@maryamabdiweli1703
@maryamabdiweli1703 21 день назад
Team dhaxal one like please 😢
@caynabyare3133
@caynabyare3133 22 дня назад
Wlhi gabadha indhoosha ku metelaysa filumka calosha ayay ixanuujisat😢😢😢😢
@WariyeMahadkoofi
@WariyeMahadkoofi 22 дня назад
FILIMKAN WAA wax kale salaan sare reer mogadisho alle nabada haydin barakeeyo wllyal from duriyadii Hargeisa ❤❤
@hafsinaofficial2071
@hafsinaofficial2071 21 день назад
Mhdsanid wll qaali
@sagalabdullahi2682
@sagalabdullahi2682 21 день назад
Wallka ka weyn iskasto oo cabtoy uu yahay wA un wll😢😢iga nasib badn qofki wil ka weyn heysto😢
@fiidowmrk
@fiidowmrk 22 дня назад
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin dhamantin wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
@SagalKhadar-kx6sb
@SagalKhadar-kx6sb 22 дня назад
Keep going daddy 🤴
@mohaaali1795
@mohaaali1795 22 дня назад
Walal cawa waa jimco muraadlaga an macsi lehen allah ku sahlo🤲
@user-kk3rs6fu3k
@user-kk3rs6fu3k 22 дня назад
Aamiin
@marcoverratti3540
@marcoverratti3540 20 дней назад
Amiin🤲
@RaxmocaliMaxamed
@RaxmocaliMaxamed 22 дня назад
Team astaan tv waxa ka codsaneynaa anoo ku hadlaayo afka reee comments inaad flimka 2saac nooso deysaan. Anakoo waqti dheer sugeynay oo uxiisnay hadane ma awoodno inaan 3saac habenimo sugno😢
@HamadakhaliifNuur
@HamadakhaliifNuur 22 дня назад
Haa wkhtigey noosheegeen masoogaliyaan 3sac eesoogaliyaan waa luguyo miidhan
@Mb00099
@Mb00099 22 дня назад
2saac wixiiba dhamaaye 😂😂😂
@abdiabdilahi5471
@abdiabdilahi5471 22 дня назад
Nio caawa duniya way iga ilmaysiisay😢...lkn yaasin ciyaal suuq ha iska ahaade waa nin dhiigleh 😎 ,haarun xataa Sido kale 😎 HANI gacanaa u taagay nio... Adagtii oo qofa
@ruunhaaji7137
@ruunhaaji7137 22 дня назад
Qulasada filimka miyaaaa😂😂😂😂😂
@SenyoritaSalihiya
@SenyoritaSalihiya 21 день назад
Yaasiin waxan islahaa wuuba ku dilayaaye ilmada walashi markuu arkay buu wixii uu ninka kula soo heshiiyayba ilaaway waxasa wll ah💖💖
@user-dv7fm2er7t
@user-dv7fm2er7t 22 дня назад
Aabo waa tiirka ugu ween aan ku tiirsan-nahay 😭❤️🫶
@XamdaMaxamed-bp9jo
@XamdaMaxamed-bp9jo 22 дня назад
Anoo xanuusanaya oo ayaa daawaday isoo duceeya 😢😢😢
@badrikeyslnkmoha4577
@badrikeyslnkmoha4577 22 дня назад
Allah haku caafio 😢
@mahatfarah3697
@mahatfarah3697 22 дня назад
Filimkaan dhinac kasto ka dhisan yahay war nin yahow directar-ka waa in lagu qiimeya howshan uu qabtay iska daa in lagu caajise inuu dhamaado anoo ka baqaayo ayuu dhamna 🙏🙏🙏
@sahroruuni7158
@sahroruuni7158 21 день назад
Duqa maclink ee galad abihis wye
@user-un9wr7hl2b
@user-un9wr7hl2b 21 день назад
Walalka siwalbe uxunyahy nin rag ah kuma so dhawan karo ilahow walal laan hana dhigin😢
@beelooficial6489
@beelooficial6489 22 дня назад
Team yaziin hada tahay like igu sharaf😂😂
@kingyuukeykm9718
@kingyuukeykm9718 20 дней назад
Wakula socda😂😂
@caashocaasho3786
@caashocaasho3786 22 дня назад
Abbehega markee dhahdy ilaanbaa iga timid wlhi abbe mcn la antada wxbo ma ihi ❤allow idhaay inta ka dhinty ilahy ha naxasito 😭
@HaliimaSacdiya-fx2vh
@HaliimaSacdiya-fx2vh 22 дня назад
Walahi waan la oyy duniyo waayo arinta heysato oo ah guurka qasabka ah xanunkeda anigaa daremi karo😢 anigeyna igu dhacdy
@abdiyaremoha
@abdiyaremoha 22 дня назад
😢😢😢 wll karali noqo
@AishaHassan-kl6by
@AishaHassan-kl6by 22 дня назад
Walhi kula mid baan ahy ilahow aabo kuu naxariso 😢
@hafsinaofficial2071
@hafsinaofficial2071 21 день назад
​@@AishaHassan-kl6bysabar abyo nolol aadan ku qanacsaneen inaad ka baxdid isku day aduunka intaa nooshahy illhey ayaad u nooshahay cidna haka ogalinin inuu ku qasbo. Sorry abyo waa walshaa oo og qiimaha wllnimada😢
@AishaHassan-kl6by
@AishaHassan-kl6by 21 день назад
@@hafsinaofficial2071 mahadsanid mar horaa ka baxay lkin wa is ilowsiyA waalidintena allaha ka cafiyo qasabkas
@Miskiineey13
@Miskiineey13 22 дня назад
Alla duniyo cawe wala ilmeye wlhi😢😢 aabehey marku dhinte ina meel cidlo kuso dhacayo wa oga😢
@HiboJama
@HiboJama 21 день назад
Dhaxal waxa somalida ka dhex dhaco bey filim ahaan nogu keen m.a ilaahay ha idin dhowro dhammaantiina❤
@salaadoaxmed1460
@salaadoaxmed1460 22 дня назад
Galaad😢❤🎉
@user-kd3oc3fo1x
@user-kd3oc3fo1x 22 дня назад
Duniya😢❤
@AfkaHajjiupdullahi-es3kr
@AfkaHajjiupdullahi-es3kr 22 дня назад
Book waxn aqriyay blossoms of Savannah ladaha rer kenya one like ( over my died body )
@fatxia
@fatxia 22 дня назад
Xasuus 🥺
@aftootube8919
@aftootube8919 22 дня назад
If u read this book you are legend and the phrase "over my dead body" who said was rasian. Oloisudori wanted her by force bcz he owe her father dept.
@odayzamaani6327
@odayzamaani6327 22 дня назад
Yaasin jilinkiisa inta ku heysto ani cml farta taaga filimka asaa macaneenoyo wle
@abdijama1984
@abdijama1984 22 дня назад
Allaah adoomikiisa asaa isku aduumiyo ❤❤❤❤❤
@cosoblecade7668
@cosoblecade7668 21 день назад
Qiimaheyga kiilo bur iyo kiilo bariis maa kadhigateen ani waaba ogaa in meel cidlaa kusoo dhaca marka aabahey dhintay oo waraano cidlo iga cunaayo nageeye meydkeyga uguuri neysaan mooye anoo nool ii gey meysaan hadal qiiro leh😢
@fatimasacad
@fatimasacad 22 дня назад
Yaasin waji malihid nageeya waana la jiraa waana ka jiraa 😂
@zakariyecaafidheel8766
@zakariyecaafidheel8766 22 дня назад
Astaan tv horta waa mahadsan tihiin flim Qurux badan oo dhinacyo badan tabanayo Mahadsanidin
@Qaaliyey
@Qaaliyey 22 дня назад
19:00 ano og inu filim yhy ban hadane ooyay wlhi 😢😢
@Sucad.28Suu-qo3ig
@Sucad.28Suu-qo3ig 22 дня назад
Ala duniyo😭 mar walbo wla oyaa isku xalad ayan nahy xga abaha😭
@halimaabdi9939
@halimaabdi9939 21 день назад
😢😢😢😢😢😭💔
@a15.
@a15. 22 дня назад
Nabi Mohamed inta jecel ❤ ii saara.
@daciyalkheirchannel1096
@daciyalkheirchannel1096 19 дней назад
Musalsalkan cunto lee maa lacuna salaad diin wax ku tacaluqo kuma arkeysid inta ila qabta like dhac 👍
@user-jv5ql8fk2l
@user-jv5ql8fk2l 22 дня назад
Happy 18may Mia kings 💚🤍❤ilove Mia land❤❤🎉
@Lamaaz573
@Lamaaz573 22 дня назад
🥹👑Yasein waa wll fiican haba iska lahaado balwadee for really sido kle zadaam xitaa best wye ilaahow wll sidaano kle noogu damqanaayo noo badi🤲🏻❤️👑
@user-ew7jt2vu3c
@user-ew7jt2vu3c 22 дня назад
Aamiin 😢
@anzuucali2165
@anzuucali2165 19 дней назад
harun dheh
@fiidowmrk
@fiidowmrk 22 дня назад
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
@xabiiboaxmad1220
@xabiiboaxmad1220 21 день назад
Haye aabe❤
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax 22 дня назад
Dhaxal waa filim cajiib ah oo dareen weyn xambaaraan Mahadsanidiin bahda astaan tv shaqo wacan ayaa noo haysaan guuleysta ❤❤❤❤ ❤❤❤❤ ❤❤❤❤ ❤❤❤❤
@Mcaaniboy
@Mcaaniboy 22 дня назад
Ciyaaalkan like ii saar kuwada haayo tiktok meeka imaadeen War filmka faaallo ka bixiya
@Juuhi_
@Juuhi_ 22 дня назад
Woff Dhakhatirtu 👨🏻‍⚕️ hady sidn u qurxnyhn 10ka sane barshadu wa u qalanTa😭🔥😌😂
@erhadali4424
@erhadali4424 21 день назад
Vraiment magnifique war qof rer Djibouti 🇩🇯 mee jogan meshan 👋🏾😄😂
@mustafeLegend
@mustafeLegend 22 дня назад
Dadka quraan ka iyo saliga nabiga liketa ku raadsado caawa jiifteen ma ujeedo 😂
@user-js6ge7by1t
@user-js6ge7by1t 22 дня назад
Milan aragty 😅
@XamdiGuhad
@XamdiGuhad 21 день назад
😂😂😂
@laylaqaasiin7396
@laylaqaasiin7396 21 день назад
Scw
@avv.yasinahmedosman1875
@avv.yasinahmedosman1875 22 дня назад
Inta Muraad leh Allaah SWT muraadkooda hau sahlo aniga aan kow ka ahay
@nasirkadar8257
@nasirkadar8257 21 день назад
Sida waalidka loola hadlaayo wax halaga badalo waayo aqlaaq ma ahan in waalidka si ad adag loola hadlo, qof kastana dhalo ayaa u jabsan oo xanaaq iyo dhiilo ayaa ka muuqata.
@kuu617
@kuu617 21 день назад
Flimka qaybta funny ga uu ka dhintay😭🤌😫
@user-oe3yb3gs5u
@user-oe3yb3gs5u 22 дня назад
Ana kuwada salino nabiga maxamed scw ❤❤🎉
@laylaqaasiin7396
@laylaqaasiin7396 21 день назад
Scw
@xidigmedia6833
@xidigmedia6833 22 дня назад
sida anigaa cml inta xalqada 10aad kla qabsaty waan salaamaa 😂✋✌️
@ruqiyoshqcali6614
@ruqiyoshqcali6614 21 день назад
Kaligey u maleyhayay😂
@ruun5573
@ruun5573 19 дней назад
Same 😂
@namelos2963
@namelos2963 21 день назад
21:04 aaaax walhi way idabaqday intaa waxaa fahmi kara😭😭ninkii walaal la dhashay😭ilaahow garabkaygi aad iga jeclaatay janada nagu kulmii 🤲amiin yaa🤲 rabii
@MaxamadAxmad-vb1nh
@MaxamadAxmad-vb1nh 22 дня назад
CR7 FANS LIKE ❤❤
@ahmeddakir9262
@ahmeddakir9262 21 день назад
waxaan sii qiyaasayaa in galad uu baanka lacag ka qaadanayo oo uu ku caawiyo gabadha waayo baankuna waa kii u sheegay shaqaalaha in ay lacago inay qaadaan sanadka u fududahay oo bilaa dulsaara
@Nimcaanaxmtth805
@Nimcaanaxmtth805 22 дня назад
Allah Gacanta Kuma Gooyo Kusali Rasuulka😱😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@laylaqaasiin7396
@laylaqaasiin7396 21 день назад
Scw
@engsihaamsaeed8089
@engsihaamsaeed8089 20 дней назад
Happy 18 may 💚 🤍 ❤️ Somalilaan
@fahiimarooble4390
@fahiimarooble4390 22 дня назад
Horta an kusalino nabigeena Mohamed scw
@FunnyElectricGuitar-iu6br
@FunnyElectricGuitar-iu6br 21 день назад
Scw
@IsmailMohamed-qw2xk
@IsmailMohamed-qw2xk 22 дня назад
Sxpiyal aan ku salino rasuulkeena scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤
@Fatxichannel218
@Fatxichannel218 21 день назад
Salalaahu calayhi wasalam
@knowit1m
@knowit1m 22 дня назад
Kulahaa ; Walaashay ma aroosi rabtaa? Okey! Hal xabo Sprite ah iiso qabo😂
@SumayoMohamed-fh7in
@SumayoMohamed-fh7in 22 дня назад
😂😂
@drsnimcizh8650
@drsnimcizh8650 21 день назад
Kistan leeyaa😂😂
@Hassan_top27
@Hassan_top27 22 дня назад
Team dhaxl ismujia like wa dankinaa
@amranelmi2030
@amranelmi2030 22 дня назад
wllyal iso duceya murad ayaa leyhy qofki qoralkeyga arko
@sahracadanxubey1929
@sahracadanxubey1929 21 день назад
Muradkaaga iyo kaan aniga leyahay alaha noo sahlo
@user-oy6ri9sc3c
@user-oy6ri9sc3c 17 дней назад
Ilahay haku sahlo wll muradkaga
@marcoverratti3540
@marcoverratti3540 20 дней назад
Kusali nabiga scw ❤
@najmaahmed6112
@najmaahmed6112 9 дней назад
Ax dunyo marke dhaheso.wa iska oga abahyga marku dhintay mel cidla ina kuso dhacayo wee i xanuujisay wlhi😢anoo og ine xaqiiq ahen hadana waxa darema xanuun abe la an😓😭
@user-rd1gy3fi1v
@user-rd1gy3fi1v 22 дня назад
Cawa imana cadi mahan yasina damir ba sogaly alle nabad hanagu garsiyo
@ilhaanf663
@ilhaanf663 22 дня назад
Yasin talow tuug nimadi makabaxay?
@XamdiMuuse-lv8id
@XamdiMuuse-lv8id 22 дня назад
jimcaha wnsgan aa ku salino nabigena scw scw scw❤
@SacdiyoOsman-ju6ju
@SacdiyoOsman-ju6ju 22 дня назад
Musalka idhaafin dhaaxal ❤ 😊
@ilhaanf663
@ilhaanf663 22 дня назад
18:27 waala ooyey Dunia 😢😢
@YasiinwiilraxaweenMaxamad
@YasiinwiilraxaweenMaxamad 22 дня назад
Dhaxal wn ku heystaa ee yaa LA jarin 🙏 🙏 🙏
@Qaaliyey
@Qaaliyey 22 дня назад
Galaad iyo Duniya 😢❤
@aaminaxussen8345
@aaminaxussen8345 22 дня назад
Qiimaheyga kiilo bur iyo kiilo bariis deyn nilagu siyay ma ka dhigateyn ax duniyo sorry 😢eray xanuun badan waaye
@mohamedabdi-go5bo
@mohamedabdi-go5bo 19 дней назад
Markaas oo kale, waxaan soo xasuustay heestii AUN Sahra Ahmed "xishoodka ha ka tegin Aabbe, xarqgada ku dhimo hooyo, intaa ani i xoortaan xoola hayga raacina"
@aaminaxussen8345
@aaminaxussen8345 19 дней назад
@@mohamedabdi-go5bo sax waaye wa eraya cajiib ah qalbi taabat ah
@warsameahmed585
@warsameahmed585 22 дня назад
Dhaxal Bart 10 ❤❤❤
@maryanxayti1293
@maryanxayti1293 22 дня назад
Duniyo guul abaayo 😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@maryamoxasan2289
@maryamoxasan2289 22 дня назад
Wan iska ogaa abhy marku dhinto inuu waraapo icunyo😭😭😭 Qofki og lefahmikro
@engsalebansaedbidaar6595
@engsalebansaedbidaar6595 22 дня назад
Flimka 2da walaalahaa ah ayaa ugu xamaasad fiican. Haaruun iyo shoodhadiisa
@Adeshchanal1223
@Adeshchanal1223 21 день назад
Maanta waa jimco aan ku salino nabigeena SCW 💗💗💗💗💗💯🧡💛💕💕💞😍😍🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@user-es8rs5tf1y
@user-es8rs5tf1y 21 день назад
Thanks astaan please download ha inaga xirina wad mahadsantihiin
@mahadmaxamad961
@mahadmaxamad961 21 день назад
Yaasin walal jiro iyo haaruun walaalo isjecel waan idin wataa galad hoolkal wacan sido kale❤❤❤❤
@user-zt6cg4tz5n
@user-zt6cg4tz5n 21 день назад
Galad waa wiil naxariis badan wllhi 😢😊
@huthaabdirahman1366
@huthaabdirahman1366 22 дня назад
Happy 18 may ❤😮😊😊😊😊
@hamdiali8366
@hamdiali8366 21 день назад
Happy 18 may
@engmuuseofficial1519
@engmuuseofficial1519 21 день назад
Happy 18 May❤
@miskisaedothman7379
@miskisaedothman7379 21 день назад
Happy 18 may 🎉
@aminomoha-is4od
@aminomoha-is4od День назад
Xalqadan macnaha wayn ee ay xambarsan tahay 1. Abuhu inu yahay laf dhabarta qoyska 2. Walalka ka wayn sikasto u xun yahay inusan baahi iyo bahdilad kugu egan karin❤😢
@faizajokar7638
@faizajokar7638 22 дня назад
Yaaasiiin😂xabad sprite ma gabar kurabta kulahaa
@user-mq2ni6ho2m
@user-mq2ni6ho2m 22 дня назад
Duniya maxay waxan dhan ugu dhacayan walhi wan ilmeeyay😢😭
@XaawoXassan-wr5fk
@XaawoXassan-wr5fk 22 дня назад
Atariisho so ma ahan dhib lee marayaan atirisho kasto
@IsseAdenAbdi
@IsseAdenAbdi 22 дня назад
I can't wait
@deeqyare2897
@deeqyare2897 21 день назад
Filinkana 20 iyo dhoor xalqo yaa laga badin . Netflixkana galiya sabtitlekana kasaxa👍👍
@MuhiimQurux-qn8fs
@MuhiimQurux-qn8fs 22 дня назад
Allah hu akbar🎉❤
Далее
FILO PART 94
28:59
Просмотров 186 тыс.
Vlog maalinle ah
9:07
Просмотров 3,5 тыс.
Rüzgarlı Tepe 115. Bölüm | Winds of Love Episode 115
1:17:44
IMTIXAAN ADUUN PART 10
30:03
Просмотров 37 тыс.
ОПАЧКИ🤣 ДО КОНЦА 😄
0:56
Просмотров 3,4 млн
100❤️
0:20
Просмотров 61 млн