Тёмный

Musalsalka Habboon:- Xalqada 5-AAD:- “Xilli hore imaada 

Astaan
Подписаться 1,4 млн
Просмотров 1,1 млн
50% 1

Xuquuda Muuqaalkaan Waxey Gaar u tahay Astaan.
Astaan Tv 2022

Опубликовано:

 

30 янв 2022

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 2,6 тыс.   
@Jiyaa_babe
@Jiyaa_babe 2 года назад
Waa film ka kaliya ee Somali an dawado oo anan Ku cajisin mansha allah astaan keep going ❤️🙏
@maxamuudcabdinuur5134
@maxamuudcabdinuur5134 2 года назад
AdaH ka dhimaN Ziz jiyaH🥰
@ahmedali-gw5dd
@ahmedali-gw5dd 2 года назад
maiska daawata filinka eedo macan haboon yaa dhalay jamaalna yaa dhalay seese isku jeclaanoyan labadooda
@hanimahamudhussein2285
@hanimahamudhussein2285 2 года назад
Haboon reerka weey soo korsadeen lkn jamaal familka ka dhashay saas u fahmay
@ubahudgon4952
@ubahudgon4952 2 года назад
@@ahmedali-gw5dd haboon rerka wy soo korsadeen walidkeed ma oga iyada wXaa ladhahy jamL ABTIGII KUDHALY LKN JAMAL RERKA ayuu kadhashy
@maryanjaabir9781
@maryanjaabir9781 2 года назад
Wllh been maha abaayo
@abdishakurhussein6564
@abdishakurhussein6564 2 года назад
Adoo daawanaya hadaa comment akhris wadid like 👍
@princess_naduu
@princess_naduu 2 года назад
Alla Somali hada nahay waa hormarne alxm Nooso badiyah Thanks Astaan Family🥺❤️
@najuumoqalib9496
@najuumoqalib9496 2 года назад
qatar waaye filmkan lkn halka ay gabadha ku dheheeso Jamaal waad qurux badantahay in uu isaga dhaho ayey ahyd markaas ayey mcn ahaan lahayd qaybtan xuuraansiga Jamaal iyo Habboon. thank you Astaan team
@sahrasuubanyousuf9613
@sahrasuubanyousuf9613 2 года назад
Film ahaanta marki laga yimaado, bilicda wadankena iyo quruxda magalo madaxdena ayaaba wax lasiisto lahayn🥰💚
@amranahmed9376
@amranahmed9376 2 года назад
Waxan filim waadhaafen wllhi filimki ugu horeeye ay soomLi jisho aadna iisoojiita🥰astaan TV horay usocda 2022 bilow cusub baad noosameeseen masha'allah can't wait part6
@Faraxzan1234
@Faraxzan1234 2 года назад
Waa u taariikh hhh
@wardamuxumadaxmed4643
@wardamuxumadaxmed4643 2 года назад
Waaaaaawu mansha alllha wan ka heelyii filmkan
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 2 года назад
Waaw warun ana qabo tas filim wa dafey e wawali
@efrahussein8692
@efrahussein8692 2 года назад
Habarta waa Laadarada flimka .. Yaa igu raacsan 😉😋😋
@Sirayyanle
@Sirayyanle Год назад
😂😂
@amranabdullahi6661
@amranabdullahi6661 2 года назад
Waf❤️ Waa musalsalkii qarniga wax aan ku sharaxo garan mayo, dhalinteena quruxda badan iyo dalkeena carfoon baana xiisaha usii yeelaya❤️ Astaan Waxaan naga codsiya inaad musasalka 100 xalqo gaarsiisaan kuwa kaloo badana noo soo matashaan bil ixsaanik oo ilmaha dadkooda iyo dalkooda bartaan diinta iyo dhaqankana uu udub dhex u ahaado. Well done all of you guys🌹
@zamzamsugule8212
@zamzamsugule8212 2 года назад
WAF maxaa laga wadaa@Amran Abdullahi
@lisabintumaryam8288
@lisabintumaryam8288 2 года назад
@@zamzamsugule8212 means caadi mahan 👌😂
@nasramoha6734
@nasramoha6734 2 года назад
6 na habeen danbe nooga dhiga insha Allah codsi 🥺hanaga baajinaha please 🙏❤️
@mohamedabdi7652
@mohamedabdi7652 2 года назад
Taxano hanoqdo wuxu
@muzdalifaahmed2762
@muzdalifaahmed2762 2 года назад
Taxano nogadha
@Farasta
@Farasta 2 года назад
@@mohamedabdi7652 Haa isbucii 5 qeeb inaaf weeye😌
@kayiifcabdi6163
@kayiifcabdi6163 2 года назад
Inshaallh nosodaya part 6
@omaromar-jm6wt
@omaromar-jm6wt 2 года назад
😂😂😂
@rahmahaajiali332
@rahmahaajiali332 2 года назад
Marka xaqiiqada ka hadlo musalsalada turkey ama hindiga bilaash noogu soo turjuntiin hadiiba aan hesano dad saas wax u jilikaro iyo dad qorikaro qiso tixana ah please musalsalada saan cml noo soo badiya si aan niigu faano oo aan u dhahno waxan lenahay tixano lagu xirnaado oo dunidakalana u turjintaan ❤🎁💯
@shukrimohammud7932
@shukrimohammud7932 2 года назад
Haa walahi wan ka reesaneena tv yada shisheeye
@5daqiiqo187
@5daqiiqo187 2 года назад
Muqdisho iyo soomaaliyo nabad ah 10 sano ka dib inshaa Allaah waxaan rajeynayaa in aan Film Somali shileemo (cinema) ku daawado. Aamiin dhaha.
@amounnour715
@amounnour715 2 года назад
Masha alah ... film xadaarad badani ka muuqato weeye .. jamaal iyo haboon ayaa filmka sii qurxiya thank u Astaan tv😍😍
@M.khadar
@M.khadar 2 года назад
Dadka comments English kusoo qoraayo ma waxey is moodaan British, tan kale Afsomali maxaa idiin diiday ? Musalsalkaan waaku heystaa qaybtii 1aad illaa 5aad waa daawaday ❤️
@maxamudaxmedxasan7526
@maxamudaxmedxasan7526 2 года назад
Haa wllhi luqadada inaa ku faanto wax dhaamo lawaa comment English marka ay ku soqorayan dad ajaanib meyey lahadlayan aqoonta qeyb qaldan ka kashay😆😂
@manaomar212
@manaomar212 2 года назад
Hala yaabin danbiga ayaga malaha waalidkii koriyaa leh Waxa waalid u ahay oo qurbo Ku dhashay hadal iyo qorida afsomaligaba wey yaqaanaa
@hanoush101
@hanoush101 2 года назад
Reer say wallahi waye somalige ku baranayan musalsalkan
@faay2757
@faay2757 2 года назад
Adiga xitaa labo erey kugu so qorty 😂😂😂😂
@manaomar212
@manaomar212 2 года назад
@@faay2757 Ha ila yaabin walaalkey ama walaashey qofkaa tahayba Filimkaba waa kujiraanee labo kalmad iyo ka badanee🙈😊☝️❣️🇸🇴✌️
@xamdiitoibrahim8723
@xamdiitoibrahim8723 2 года назад
WalaaHi ma Jecli in Aan musalsal daawado intuu socdo lkn aad bu iso JitaY Kani ♥️🥰 Talow Ya ila mid aH ✊🏻🧤☠
@sacdiyoali2128
@sacdiyoali2128 2 года назад
Anige kan imisa daqiiqa dhiman I can't wait
@umuzeynab7173
@umuzeynab7173 2 года назад
Kula mid
@hooyomacaan2755
@hooyomacaan2755 2 года назад
Aniga xataa madaawado musalsal lkn kan waan kuheystaa hore usocda
@nimcomahamed3913
@nimcomahamed3913 2 года назад
Aniyà kula midaa musalsal Marko dhamadaa kuli dawadaa lkn kan daqiiqadaha waan tirsadaa xitaa 😁🥰
@ridwaanabdi2365
@ridwaanabdi2365 2 года назад
Wan ku jeda inaad qoral keyga adigo Amusan inaad aqri neysid ee like ta Adigo Amusan ii sar😂😂 ❤
@abdiibrahim8612
@abdiibrahim8612 Год назад
Ok I don't see your channel Please with me
@fatimamohamuud1384
@fatimamohamuud1384 2 года назад
habon she is beautiful and I admire her so much 💖 ❤ and her voice is amazing also and film it's also nice ❤
@HaniAbdirashod-xm1hp
@HaniAbdirashod-xm1hp 11 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂❤❤❤❤🎉😂😢😅😊😮ljggjigfjooggoogxza
@adam_xidig2196
@adam_xidig2196 2 года назад
Musalsal somali iska dhaafe mid turki ama hindi xatta saan uma daawan lkn kani waa another level I can't wait part 6 🔥🔥🔥
@mohamedsiidmohamed1019
@mohamedsiidmohamed1019 2 года назад
Netflix yaaba u baahan billa caleyk, Astaan TV. You made us proud.
@da7988
@da7988 2 года назад
Best Somali movie ❤️ I am obsessed Masha Habone is a such a beautiful woman. Congrats from Atlanta, GA.
@naciimasaleebancali5681
@naciimasaleebancali5681 Год назад
Waa filmkii uga horey ee somali aan dawado🖐❤️ keep going Astana TV 📺
@hudaabdihakinomer8345
@hudaabdihakinomer8345 2 года назад
22:35 bisinka maxaa xildhibaan maamul goboleed maan so dhisooya ani 😂 Haboon Hadalkeeda wu iga duwanyahy hdalada dadka kale❤
@Mheshsalanko1
@Mheshsalanko1 2 года назад
Wuu iga dhamaaday anoo macaansanayo😭😭😂 wlh inaba caadi maaha🔥💯
@shukribarre1335
@shukribarre1335 2 года назад
Ado wiil eh mcansaneysid anga inte joognah 🤣🙄
@realmalirasta8076
@realmalirasta8076 2 года назад
@@shukribarre1335 qaybta Warka ayaa ku kun kunaayso yaah
@Mheshsalanko1
@Mheshsalanko1 2 года назад
@@shukribarre1335 Kan film waadhaafay wlh😂💯 ... imagine maihi dadka filimada musalsaladda ama film caadi ah daawada laakin kan waaisoojitay
@mssbutterfly3890
@mssbutterfly3890 2 года назад
@@shukribarre1335 ma arakte😂😂
@fadumomohamed8284
@fadumomohamed8284 2 года назад
Waaw waa jawigii dagaana iyo bilowgii jacaylkii haboon iyo Jamal Yaa igu raacsan asxaabta daawadaha 💕💕🥰😅😂😅
@ayandeq2438
@ayandeq2438 2 года назад
My first time addicted to any Somali speaking series, plz do post them consistently we can’t wait for that long
@apdirashido76
@apdirashido76 2 года назад
Kkk ya ku fahmaaya wll afsomali wx ugu sheeg dadka ama izka daa
@mohamedahmet5199
@mohamedahmet5199 2 года назад
Firstgaaga wse af somali ku hadal hayz xariifine
@abdiibrahim8612
@abdiibrahim8612 Год назад
I think you are ignoring being a Somali agree or disagree
@zahraabdi5500
@zahraabdi5500 2 года назад
This is my first Somali drama I have ever watched and not disappointed.. I love how good their Somali is I wish I could speak Somali like that walahi.. I need to go daqaan celis this year for sure Inshallah
@zahraabdi5500
@zahraabdi5500 2 года назад
@@zarra1858 no if u read what I wrote I said I am NOT disappointed I’m actually proud of them and Mashallah keep going to the cast and the creators
@selfieboychannel8338
@selfieboychannel8338 2 года назад
Absolutely amazing 🤗
@aabylove8199
@aabylove8199 2 года назад
@@zahraabdi5500 no sis I don’t think you understood her she’s saying if you can understand what they’re saying then you can speak it don’t be disappointed with yourself
@yusufmuhammad283
@yusufmuhammad283 2 года назад
🤣 i need to go dhaqan celis kulaha ma nooli
@zamzam5255
@zamzam5255 2 года назад
MAASHAA ALLAAH good job habo
@munomuqtar5190
@munomuqtar5190 2 года назад
Waxaan musalsal waa dhaafay waan ku hesytaa ani waa musalsalkii somali oo ugu horeyey ee aan ka helo💖 😍
@ayanlestar7796
@ayanlestar7796 2 года назад
Waxaan musalsal wey dhaafeey waana jecelahay xorey usocoda
@haniabdi8992
@haniabdi8992 2 года назад
wlhi this series is amazing! ... and plz guys try to go out like beaches and attractive places thanks
@abdikherhassanmaow1019
@abdikherhassanmaow1019 2 года назад
mashallah ,congratulation goes to all participants and I appreciate especially subeer with such good voice,and the love btw jamal and habbon qurux due to its interesting.
@bile-25
@bile-25 2 года назад
afartii xalqadood ee hore hal mar baan daawaday ka sheekeeya😅
@aziajama1636
@aziajama1636 2 года назад
😂😂😂ka sheekeya kulha Legend Baad tahy wlle😂🥰
@hamdiabdullahihassan7594
@hamdiabdullahihassan7594 2 года назад
Aniga xitaa xaly fiirsady
@nehanisse65
@nehanisse65 2 года назад
Anaa kulamida😫😂😂
@ramloibrahim2577
@ramloibrahim2577 2 года назад
Kula mid😆😆
@maymuunosmaam6095
@maymuunosmaam6095 2 года назад
Subaxaa ku moofa dubtay🤣😔
@babsndninas
@babsndninas 2 года назад
This is the next level of somali drama. I love everything about this, me and my husband watch this together and we really like this, masha Allah. What is missing from this drama is english subtitle then we are going international. Shout out to my friend Abdi wali ♥️♥️♥️
@MohamedIsmail-pm7md
@MohamedIsmail-pm7md 2 года назад
I agree with you it would be awesome if it had subtitles
@Hippobottomless
@Hippobottomless 2 года назад
Mxaa af somaligii maa luuq kagalay L000L just jkin I agree with u ps my somali is awful too n I’m still learning
@MohamedIsmail-pm7md
@MohamedIsmail-pm7md 2 года назад
@@Hippobottomless ciyaal say wallahi 😂
@nadarmohan5957
@nadarmohan5957 2 года назад
@@MohamedIsmail-pm7md let me translate you Boo🥺😂common what's app lol😂😂😂😂
@salimalio201
@salimalio201 2 года назад
Hope they hear this out❤️ One Somali, one people, one love. #BetterTogether.
@mahamudadan8161
@mahamudadan8161 2 года назад
Guur qaraaba iyo Gabar aqoon leh waxan ku haminaayay. All team specially Jamal and Haboon big salute from Pritoria South Africa
@fofom8013
@fofom8013 2 года назад
Masha allah another amazing episode and can't wait for the next ...so addictive 🥰🥰🥰
@drsjanat
@drsjanat 2 года назад
Dadkii filmanta turjumi jiray baa iskugu yimid mesha another level 😂
@nimcoaden6581
@nimcoaden6581 2 года назад
Wllhi waa markii igu horaysay aan daawado film soomali ah so amazing wllhi. Maanta ayaaan bilaaabay waana dhmaeeyey. I can’t wait pt 6. Common guy’s 😘✌️
@abdimalikahmed3240
@abdimalikahmed3240 2 года назад
Same
@najmahannie9388
@najmahannie9388 2 года назад
Qeybtaan jaceyl iyo naxaris fara badhan ba daremee😭😭😭😭
@iqraaden5100
@iqraaden5100 2 года назад
Wow it's so amazing am just predicting hodan and Jamal will be lovers ...the first Somali series to watch ..seems interesting 💖 keep it up guys
@exo-lforlife729
@exo-lforlife729 2 года назад
Aren't they siblings How??
@siciidqaliifcalicali3974
@siciidqaliifcalicali3974 2 года назад
Masha allah musasalkan Duubista quruxda badan, Jilniinka Cajiibka Ah, Iyo Waliba Jacaylka Qaabka Ay u Jiliyaan Waa Hab Aan Wali Looga Baran In Lagu jilo Gudaha Dalka Waa Uga Mahad celinaynaa Astaan✍♥️💯🙏
@zainabomar1777
@zainabomar1777 2 года назад
Masha allaah astaaan musalsal qurux badan ayaad noogu qabateen soomaliya
@salmaanaxmed5651
@salmaanaxmed5651 2 года назад
It is a story that tells the real life of how they made it and the way they acted it is not really a flim as it was made in the capital Mogadishu
@riyaanmohamud3195
@riyaanmohamud3195 2 года назад
Masha allaha astan tv axsan musalsal wlh aniga hindi leen dawan jire lkn manta dadkeega aaba musaksal kal iyo kaab noo keene❤️❤️❤️
@amyc3214
@amyc3214 2 года назад
Really good drama,good acting. Thanks for showing the beauty of Mogadisho.
@zihaambarwaaqo8660
@zihaambarwaaqo8660 2 года назад
Woow Astaan tv iyo jilaashaba wan wataa waxana iga muuqata dhaqanka somalida wana laga dhamystirn dhanwalba sida waalidinta ku matalayan waa xalado bulshada ka dhex jira hormar wacn From Hargeisa 👏👏👏
@qureeshosheeq6876
@qureeshosheeq6876 2 года назад
mansha Allah muzasalkan caadi maaha wllh siiba caawada aadbu u shidan yahay isgad gaas yarna waa jiraa waaba inta nuxurk uyeeleyso😁😂🤣 tankale dadk English ku qafifow musazalk dad Somali jilayo waxa dawanayana wa Somali sed wax u wadaan mark
@monnajoseph2839
@monnajoseph2839 2 года назад
My sub english hddi looyelo macal ajaanib buu gari sasna fiican
@queentasniim2696
@queentasniim2696 2 года назад
Can I tell you something 🤣🤣🤣 intasa iga qoslisay
@somaliqueenable
@somaliqueenable 2 года назад
This show deserves to be on Netflix
@Humanity894
@Humanity894 2 года назад
Absolutely not 🙅🏽‍♀️
@monabts3143
@monabts3143 2 года назад
@@Humanity894 true. It’s a bit of a reach 😂💀
@mohamudjirow6444
@mohamudjirow6444 2 года назад
Exactly , , should be uploaded to infinix , ,
@amalabdullahi1847
@amalabdullahi1847 2 года назад
Wa garena herkas insha Allah iyo kasi badan ba ❤️
@sundus1028
@sundus1028 2 года назад
I can't wait part 6 well done astaan👌👏
@l14ban
@l14ban 2 года назад
Habboon iyo jamaal filimka waa noo qurxiseen 💗🥀 I can't wait part 6th 🙈🙈👏
@user-fh7ye1bf4h
@user-fh7ye1bf4h 2 года назад
Musasslkii uguhoreesay ee somali samayso oo tixane kunoqday horey usocda astaan tv 🥰🥰🥰
@hossainechaji6158
@hossainechaji6158 2 года назад
Keep moving astan I am somali guy from 🇬🇧 and I’m big fun for astan movies 🎥
@ayaanadan5922
@ayaanadan5922 2 года назад
What an awesome series. Our people have come far with their movie making skills keep it up guys. Super excited for the next episode!!!
@abdiwahidboodaalejournalis9596
@abdiwahidboodaalejournalis9596 2 года назад
Yess we go far
@baxzan687
@baxzan687 2 года назад
Technology koronto leeba u aqaneeee walaso gabiyay kulahaa mama dukaanka😭😂😂😂😂😂😂🏃‍♀️
@khadarmediapro
@khadarmediapro 2 года назад
Wow Ma’Shaa’Allah 😍👌 Turkey Film yaaba u baahan kan aa wax kalle ah waliba another level inaa daawado film Somali ah naga bareejeen kara film maanta aduunka runtii waa wax lagu farxo lkn halmid ayaa niga codsan lahaa hadii next film aa sameeyneeysaan substilte English inaa u sameeysaan waa fiicnaa laheed sidda aduunka Somali da kunool af Somali ga ku adag yahy ama ajaaniibta afsomaligga ku addag yahy, mahadsanidiin Astan Tv all stads iyo dhaman jiliyaasha film ka keep going guys 👏 well done 👍👏
@faadumomaxamed8055
@faadumomaxamed8055 2 года назад
Qaybta kale noosonosiy mahad sanid
@mohamedhassan4590
@mohamedhassan4590 2 года назад
Aada iyo aad
@daauus_abdullahi3078
@daauus_abdullahi3078 2 года назад
Xaqiiqatan Musalsalkan Si Hersare Ah Ayaa Logu Fakaray Jilayasha Dhamantod Waa Cajiib Keep going Ayaan Leyahay
@fartuunwardere8998
@fartuunwardere8998 2 года назад
Can't wait next Video wlhi, Thank you for the wonderful entertainment you always give us🙋‍♀️❤
@abdirahmanmumin5926
@abdirahmanmumin5926 2 года назад
luuqadbaan leenahay ee halaga taxadiro isticmaalka ereyada qalaad ee Englishka filmka dhexdiisa😁😇 dadka comments ka af englishka ah qorayaana hanaga xishoodaan😇
@Mr.Farah0
@Mr.Farah0 2 года назад
Hhhhhh hhhhh
@kowsarmohamed1000
@kowsarmohamed1000 2 года назад
Saxix English aa bartay cml waye iska fahan dad Qatar ah ayey isku maleyan marky comment English ah so qoran😂
@maankorischannel7118
@maankorischannel7118 2 года назад
Walaal dadkaan aan moodaysid qoraalkooda inay af English kuqorayaan maaha sidaas ee somali ayay qorayaan lkn shirkadda RU-vid ayaa English ubadalaysa.
@kowsarmohamed1000
@kowsarmohamed1000 2 года назад
@@maankorischannel7118 war hadad adigu translate ku dhufato luu ubadalayaa 😂 hadiba sa shegyso ay tahyna dadka dhan qoralkoda English u noqon lahaa 😂
@jaabirabdi6376
@jaabirabdi6376 2 года назад
💯💯💯💯💯
@manaomar212
@manaomar212 2 года назад
Beautiful magaaladan Ku dhashay kuna soobarbaaray xamar 30 sano ma arkin I miss soo much illahow xafid oo abni see ya rabi 🤲😪
@sukaynaalphi4404
@sukaynaalphi4404 2 года назад
Aamin yaarabi❤🥺🤲
@sukaynaalphi4404
@sukaynaalphi4404 2 года назад
Aamin yaarabi❤🥺🤲
@bilanabdilahi7859
@bilanabdilahi7859 2 года назад
So amazing 😻 film wallah mashallah 🤩🙏 Thnks team astan
@zumea3240
@zumea3240 2 года назад
Best film somali jisho aan dawaday waku faraxsahay keep going guy’s 😊
@infinitymiss4605
@infinitymiss4605 2 года назад
I’m already in love with Haboon and Jamaaal 😭😭 yaa kle oo fan koda noqde already 🥺
@princesssz5557
@princesssz5557 2 года назад
In love with haboon😂she's just so amazing
@rushdaa1840
@rushdaa1840 2 года назад
I was somehow shipping her with Hersi but I won’t complain
@aishaabdikani6942
@aishaabdikani6942 2 года назад
Filimki ogu horeye ay somali jiisho an kaahelo weye MashaAllah Shukran asatan
@taatiko9307
@taatiko9307 2 года назад
Musalsal somali iska dhaafe mid turki ama hindi xatta saan uma daawan lkn kani waa another level Astaan Waxaan naga codsiya inaad musasalka 100 xalqo gaarsiisaan 🔥🔥🔥
@farhiyamahatmahat5523
@farhiyamahatmahat5523 3 месяца назад
Xaqiq wlhi
@cabdiraxmaanleejoman8234
@cabdiraxmaanleejoman8234 2 года назад
Best and the only somali drama i have ever watched i like it anf enjoyed🙏
@ubaxjibril347
@ubaxjibril347 2 года назад
Jamaal iyo haboon ayaa meeshal kala wado🥰💕
@fatmaumar2055
@fatmaumar2055 2 года назад
Islantu inay balayo soo wado inta inta ila aragtay farta taag😅🤣
@kamaandoo
@kamaandoo 2 года назад
Kani waa filimka kaliya ee aan ka helay oo afSoomaaliya Masha Allah Prefect ❤️😇 We need More
@fahiimamohamed9921
@fahiimamohamed9921 2 года назад
Amzing this drama😊❤keep going astaan ❤tv
@sahramohamud1150
@sahramohamud1150 2 года назад
War maa jeeb galaayo waa maya. Jamaal iyo haboon another level waye waan ku heystaaa🥰
@ilhanofficial
@ilhanofficial 2 года назад
Ninka nagu qaba nag kale ha ubalamin apah anih xita wa Isla rabay wlhi 😂
@udgoon4842
@udgoon4842 2 года назад
@@ilhanofficial abaa 3dax boos baa banaan😂😂🙈
@sahramohamud1150
@sahramohamud1150 2 года назад
@@ilhanofficial 😂😂😂😂 naagtiisa yaa ka heesto 4 baa lo baneeye
@yaasirabdiladiif1700
@yaasirabdiladiif1700 2 года назад
Runtii waa film aad u qurux badan lagana soo shaqeeyay waxaase Ku Talin lahaa in habeen kasta qayb lasoo daayo lkn hadii mudo loo dhaxaysiiyo waxa dhumaya xiisaha loo qabo musasalka🥰 Mahadsanidiin
@barwaqoibrahim8356
@barwaqoibrahim8356 2 года назад
In si fcn looga soo sheqeeyo iyo in lala soo dhakhsado la isku heli maayo
@yaasirabdiladiif1700
@yaasirabdiladiif1700 2 года назад
@@barwaqoibrahim8356 dag dagu waa camal shaydaan,musalsalada waxa la sameeyaa oo la hagaajiyaa kahor intaanan lasoo bandhigin marka xooga dadka la xiiso galin oo waa la daahin kuwana xiisihii ay u hayeen baa dhumin😊inaa I fahantay baa jeclahay
@mohamedabdirashiid4281
@mohamedabdirashiid4281 2 года назад
Msha allH aad bad u fiicantihiin Lkn halmid ban idinku darsan lahaa. Afsomali wax aan ahayn Haku hadlina Thanks xitaa Ha dhihina✅💯
@nimcoabdullahimohamed626
@nimcoabdullahimohamed626 2 года назад
Waan kahelay wllhi cajiib Runtii waan Ku taxanahay astaan keep going
@irkushrihad6290
@irkushrihad6290 2 года назад
Aw Jamaal io Habboon Waa ku haystaa marka is #fiirinayaan love love cml dareemaa🙌 thank you Astaan TV🙏
@ahmedd5644
@ahmedd5644 2 года назад
Amazing acting! Especially Mama Amran 👏🏾👏🏾
@khadaribrahimjama9546
@khadaribrahimjama9546 2 года назад
Amazing 🤔 Directing, editing, and every thing 👍
@zackayoub
@zackayoub 2 года назад
MashAllah.... Mio migliore movie mai guardo.. Keep going walaladay guul.
@anfacisse1661
@anfacisse1661 2 года назад
2 qof oo shactiro ah kuso dara musasalka wx kle bu noqon laha ❤
@yahyehunter
@yahyehunter Год назад
Tutrere
@mohamedabdalla7811
@mohamedabdalla7811 2 года назад
weligee musalsal ma fiirsan kan ka hor#Astaan Tv amazing Production 💯🙋🗣👌💪💪
@lulunor7284
@lulunor7284 2 года назад
Musalsalkan oo kale ramadanka nobilaba Insha'Allah I liked 👍 ♥
@lulunor7284
@lulunor7284 2 года назад
@@axmedhaaruun4783 cibadada hada maxa ka hordagan wll
@mohamedhujale9293
@mohamedhujale9293 2 года назад
musasalka waxaa daawanaya dad qurnaha ku Koran oo aan qori karin Afsoomaaliga.
@sacdiyomaxamed8840
@sacdiyomaxamed8840 2 года назад
mash allaah ina adeerkey waa atoooro kalay arag ah atariisha kadarane woow helay film kaan waan wataaa❤❤❤❤
@ina_dahir
@ina_dahir 2 года назад
Wlh flm wa dhafay m.a Qofki fikradan laha iyo inta flimkan ababushay thanks guyz wayo flim nocan ah wadan kena inu Ka so baxo wa hormar waliba transLate English ah u yeela ajanibta side ufahman 👏 hore u socda i.a 😍
@Fihimois
@Fihimois 2 года назад
Just look acting it’s so amazing WlHi really i like it part 6 i can’t wait ❤️🥰
@abdiliban6092
@abdiliban6092 2 года назад
Maashallah. Apparently our people are becoming creative
@Hurmoh131
@Hurmoh131 2 года назад
I can't wait part 6 I need to know what shall mom is doing when she knows haboon's love
@brokenheart-nh3js
@brokenheart-nh3js 2 года назад
Masha'Allah Tabarakallah Ilaahay muqdisho quruxda h usiyaadsho nabadeedana h wanaajiyo ❤filmkn wn k hely,waa mahadsantihiin Astaan team
@miskimire8415
@miskimire8415 2 года назад
Aaamiin
@maxamudaxmedxasan7526
@maxamudaxmedxasan7526 2 года назад
Aamin🤲 aad ayan ugu helay wllhi💯
@iqriinapapeh6634
@iqriinapapeh6634 2 года назад
aamin
@farxiyomaxamed4194
@farxiyomaxamed4194 2 года назад
aamiin aamiin aamiin
@aaminomaxamedxidig6670
@aaminomaxamedxidig6670 2 года назад
Masha allh musasl iga gadan weye
@amiinashraf7546
@amiinashraf7546 2 года назад
Inta Haboon darteed filmka udaawaneyso like iisaara 🥰
@koobidafillimada
@koobidafillimada 2 года назад
From this episode we can learn skills necessary during, after and before interview; it’s helpful. The other thing the dinner was so romantic. The mother peeping them through the window was somehow humor Hahaha
@sundusmaxamed8504
@sundusmaxamed8504 2 года назад
Haa wallhi Aniguba sidoo kale 🥰 malinti uu yidhi Interview waxn ku ducaysanyey inay qaybta soo dayaan Macnaha uu filimka ku jirto😇
@abdirashiidmohmet4513
@abdirashiidmohmet4513 Год назад
One of the best somali masterpieces congratulations to storytellers and directors and podcasting Astaan tv
@fowziyoxuseen219
@fowziyoxuseen219 2 года назад
28 minutes Jah jecliyaa Kan saa usugayay waa daalay astaaney xalay xtaa hurdo la aan nagu dhigten allmiina isbuuci 3 mar xitaa nooga dhiga Jah ✌️🙏❤️
@kaartogaming1239
@kaartogaming1239 2 года назад
waxaa arkaa hormar wanaagsan marba hadeey dadka somalida comments fiican dhiibanooyo m.a 💯💯🔥
@naruuroqurux6505
@naruuroqurux6505 2 года назад
Halmar baan 5 xalqadood dawaaday omg filim iyo badh 🙈❤️❤️
@wardayusuf4132
@wardayusuf4132 2 года назад
Kula mid ahy wlo 😂
@aziizabdimursal3949
@aziizabdimursal3949 2 года назад
Wan Ka halay musasalkan sidan hadey Somali wax u jilayan waa arin lagu farxo aad iyo aad one love sonalia 🇸🇴
@raaqiaruun6340
@raaqiaruun6340 2 года назад
Ala ma anaa sugi karayaba heedhe astaaney naga sii daa 🥵😍🥰 musalsalkii sanadkan ugu wanagsanaa dhihi karaa aniya wale 😘🥰
@user-xf9gf6dp6u
@user-xf9gf6dp6u 2 года назад
Musasalada ma jeceli lkn wllhi kan wax kale waa dhaqan iyo diin dhanwalbo waa wata we can,t wait part 6❤🔥
@mssdahiro6113
@mssdahiro6113 2 года назад
Axsan yaa filim wlhi kuma cajiso waxanba raali ka ahay ine sida musasalka cadiga haben walbo naloso dayo keep going astaan wan idin wata walalehey
@yaaskagonzalo573
@yaaskagonzalo573 2 года назад
Best flim wlhi good job astaan tv 😂
@beerlulahaaji1127
@beerlulahaaji1127 2 года назад
Film Somalia aan taxane ku ahaado wlh Amazing I can't wait part 6❣❣
@ubaxsharaf9327
@ubaxsharaf9327 2 года назад
Allaa yabaarig maamo wllaahi waan dherer sadaa inta laga gaadhayo qeybta xigta guul ayaan udiin rajey nayaa dhamaantiin maasha allaah ciyaalkeygii
@hassanabdulle2737
@hassanabdulle2737 2 года назад
Classic Maantay. Part 1 Ilaaa part 5 ayaaa daawaday thanks astaan tv
@ahmedwaasuge7525
@ahmedwaasuge7525 2 года назад
This is the best film Masha Allah astan keep going ✌️✌️🙏🙏
@ally.8887
@ally.8887 2 года назад
Hal fikir baan ku darsanayaa waxan jeclaan lahaa maadama series kaan aad u xiiso badan yahan si aduunka dhan looga daawado subtitle english ah haloo sameeeyo
@inahussein6241
@inahussein6241 2 года назад
musalsal ka qurux Bdn ma arkin si wlbo uso daaho maka dalayi 🥰🥺 come on guys
@farxaanaadan4237
@farxaanaadan4237 2 года назад
Astan Tv Waa filimkii ugu horeyay Ee somali jisho , oo ka hadlaayo nolosha dhab ah. Astan Tv waxa tihii best production in Somalia Horey U socda. Waiting in part 6 i.a
@nadanalka4177
@nadanalka4177 2 года назад
Masha allah astaan another level keep going 👏👏👏
Далее
Мой инстаграм: v1.ann
00:13
Просмотров 113 тыс.
Китайка Шрек поймал Зайца😂😆
00:20
HABBOON S2 XALQADA 25-AAD | "DHAMAAD"
40:38
Просмотров 1,6 млн
🔴 Al Jazeera English | Live
Просмотров 8 тыс.
TAXANAHA ARDAY | XALQADA 4AAD | ISMAHAN
31:30
Просмотров 1,8 млн