Тёмный
No video :(

Musharax Maxamed Abiib " Wuu Ooyay ka dibna Wuu Qiirooday Maxaa keenay " 

ADAL MEDIA
Подписаться 29 тыс.
Просмотров 186 тыс.
50% 1

Musharax Maxamed Abiib " Wuu Ooyay ka dibna Wuu Qiirooday Maxaa keenay "

Опубликовано:

 

5 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 204   
@user-wx9ji2vr9c
@user-wx9ji2vr9c Месяц назад
Qof naxariisleh uunba ooya😢😢😢😢😢wlhi
@XudayfiCabdiwaxid-q5d
@XudayfiCabdiwaxid-q5d Месяц назад
After. 3 year 😮😢
@ubahhussein206
@ubahhussein206 3 года назад
Ninkan ilhyba sosaray wa nin alle umahadnaqaya markasta oo alle xasuusan masha alh
@muuseibarahin5082
@muuseibarahin5082 3 года назад
😂😂😂 istaqfurulah
@user-iw3tf3gf5j
@user-iw3tf3gf5j 2 месяца назад
Ooyaaye abiib duufle reer miyi ah oo munaafaq ah waaba ninka rag nool u tacsidayeey iimaanka ilaahay kaa qaad
@abdisalantahir8749
@abdisalantahir8749 3 года назад
Raganimadiisa ayaa halkaa soo gaadhsiisay mansha allah dhaha waraa
@marwaqalanjo4902
@marwaqalanjo4902 3 года назад
Ninmak Somalida Horta jeclidina waxadan hahin
@Cadanishow
@Cadanishow 4 месяца назад
​@@marwaqalanjo4902oyaye ma sidaba 😂
@asmah7586
@asmah7586 3 года назад
Anigo reer hargeisa ah hadana Waxaan video ga dhamaystay anigoo reer ruqi isu haysta oo qiiraysan. 🙈😭
@abdoubouhabdillahi5673
@abdoubouhabdillahi5673 Год назад
Oohintu waa khayanad umada uu ku jabsanayo ooyayeh sirbaad moday Baroranayoooooow
@maxamedcabdikariin3610
@maxamedcabdikariin3610 2 года назад
Masha Allah illaahay haku xafido xildhiban maxamed abiib
@maxamedcaawil9204
@maxamedcaawil9204 2 года назад
2021 _12 /4 Ayaan daawaday Waa wiil hore x ooyaaye Ruqi galin hore buu dareersaday
@xaajimuseinaxassanaden1519
@xaajimuseinaxassanaden1519 2 года назад
I love awdal from ogadenia ❤️🤟
@CabdixuseenCabdixuseen-j2v
@CabdixuseenCabdixuseen-j2v Месяц назад
ilove you owdal ay em jarer
@mohamedhussien9271
@mohamedhussien9271 7 месяцев назад
Waa min damiir leh oo wadani ah oo waliba Baarinimo ku darsadsy oo dulqaad leh Garasho leh War ninkaas doorto horumar buu idiin horseedayaaye Insha Allaah
@user-ds9zt2nb9o
@user-ds9zt2nb9o 2 месяца назад
Hooyda wss khaniis
@muukakhalidmuukakhlid6371
@muukakhalidmuukakhlid6371 Месяц назад
Ooyaaye 2024 😂😂😂
@abmoh9216
@abmoh9216 Месяц назад
Sadex sanaad sugtay inaad caydid
@IidMukhtaar
@IidMukhtaar Месяц назад
Xildhibaan kaan lajan weye ❤
@cumarakram2135
@cumarakram2135 2 года назад
Hayay laxan cusub weeye wlhi waa in la ooyaa markaad doonaysid in lagu doorto
@maxamedsaxardiid7240
@maxamedsaxardiid7240 3 года назад
Wlhy ninkaan tallent buu leeyahy 😂😂😂😂😂wxn ku qoslay odey hebel alle hawnaxaristo saalayiri wuu nolyahy suu yiri alle hacafiyo wxa maqula inu mesha jogo xitaa😀😀😀😂😂😂😂😂😂
@asmasiciid954
@asmasiciid954 3 года назад
Hhhhhh wllhi commetigagasi wuu iga qosliyey
@fayroozamohamed8866
@fayroozamohamed8866 3 года назад
Walhi waa nin talent leh 😁😁
@apdisalansakariye323
@apdisalansakariye323 3 года назад
🤣
@ilhamjirde2954
@ilhamjirde2954 3 года назад
Noloshii buu ku dilay 😂
@ahmedjamac8421
@ahmedjamac8421 3 года назад
Hhhhh walahi samaron waa funny
@NimcoAli-hb1zs
@NimcoAli-hb1zs Месяц назад
Ilaahaybaa ku sameeyay. Waad oydee ooyaaye waadku guulaysatay oohintee
@Al-cadaalaShow
@Al-cadaalaShow 8 месяцев назад
Waxaad ku timi golaha qabyaalad waxaanad ku noqotay 10sanno kadib ruqi maantana waxaad diidaa qabyaalada what is difference
@NasraNasramaxamed
@NasraNasramaxamed Месяц назад
ninkani suufibu ahaanjirey
@wacdiwaano1350
@wacdiwaano1350 3 года назад
Xildhibanku wuu qirooday Waa qadiriya
@muukakhalidmuukakhlid6371
@muukakhalidmuukakhlid6371 Месяц назад
Manta igu horaysay vidiogan magaca ooyaye shaw been may ahyn😂😂😂
@ApdiHakeem
@ApdiHakeem 3 года назад
Hhhhh wlhi wanku qoslay wlhi hhhhh Alle ha caafiyo
@ahaanacabdi1444
@ahaanacabdi1444 3 года назад
Wiilkan waan la ooyaa markasta 🤣😔
@jamaaden042
@jamaaden042 Год назад
Wa nin wacan mohamed abiib wa nin wacan from las'anod
@Drhhh.7u6
@Drhhh.7u6 2 года назад
2:43 Xil ooyaaye Hoo yara kabo Ooyaaye: naga tag 😭
@khubaybcabdirisaaq4196
@khubaybcabdirisaaq4196 2 дня назад
😭😭😭
@CumarYuusuf-bs7jp
@CumarYuusuf-bs7jp 2 месяца назад
Caaac ooyaaye naagnaagi dhashay
@MuseyboAbdi-ff3fw
@MuseyboAbdi-ff3fw Год назад
Xildhiban wanagsane please Soo doorta gesinimada mida calool hooyo lagala sodhaco waye ABIIB KEEP GOING
@cabdiqaniaxmed6837
@cabdiqaniaxmed6837 2 года назад
Ninka u ooyaya xil xisaabbaa kadambaysa aakhiro
@faraxsharaf8279
@faraxsharaf8279 3 года назад
War ninka u so bxy mnta congr lipx ilinta farxad ba ku xigi😂❤️
@xalimoducaale335
@xalimoducaale335 3 года назад
Hhhhhhhhhh
@xamsebaatir4432
@xamsebaatir4432 3 года назад
Lkn ninkan waa qabyaaladiiste aqoona malaha😂😂
@susu-ob8kh
@susu-ob8kh 3 года назад
War wlhi Ninkani waa Ninkii ololihi iyo doorashadii xasaasiyada uyeelay mr oyaaye😂😂😂😂🤣🤣🤣
@itistrueitisafact5432
@itistrueitisafact5432 2 года назад
WALIGAA xilibaan ahaw. Waa qof masuulnimo u qalma oo umada dhan u hadla oo hadal yaqaan ah.
@abdikhadaribrahimy2140
@abdikhadaribrahimy2140 2 года назад
Aderkay mahamed abiib yuusuf ♥️
@Cadanishow
@Cadanishow 4 месяца назад
Adeerka oyayee
@salaxmuuseweheliye8251
@salaxmuuseweheliye8251 2 года назад
Xildhibaan sodigaa umadii kaga yabiyay wad sobaxday mnsha allah watarikh qoran
@faizam523
@faizam523 3 года назад
Geesinimadaada iyo Allah ood aamintey iyo shacan kuu heelen baad ku soo baxdey. It is your time brother, shine like a star!🤘 you deserve it.👍
@nololwcn2658
@nololwcn2658 3 года назад
Muusoo baxay wll?
@AliHassan-cu8gh
@AliHassan-cu8gh 3 года назад
Tol wacan buu ka dhashay Wallaahi maaddaamay codka siiyeen.
@Abuudi1738
@Abuudi1738 3 года назад
Ninkani Haduu Soo bixi waayo Muxuu dareemi doona 😂😂😂😂😂😂
@Cadanishow
@Cadanishow 4 месяца назад
Wuxu darremayo hada😂
@ahmeddaud5075
@ahmeddaud5075 3 года назад
Waa fariid rag badan oo nasiib madax ka dhigay ka fiican.
@khadaromar7385
@khadaromar7385 3 года назад
Nin xilqaaday eed qaad
@m.khadarhassan8637
@m.khadarhassan8637 Месяц назад
Waal waalataye xerada gal, sidaa lagaaga hadhi maayo sxb, ama reer dabada gali ama qiiq isku qari indhaha Somaliland way ku haysaa
@aliabdi5590
@aliabdi5590 Месяц назад
Xasuus ayoo galy
@liibancilmi9743
@liibancilmi9743 Месяц назад
Nin ooya wax ku duuban malaha o hadaayi qof lahadalo dadki so dorataya ayu oohin ku lanoqanaya marka ma suula ma qadi kare daku hayisaka hubasadan
@zadiiqhassan4476
@zadiiqhassan4476 2 года назад
Waaaar ninku muxuuu la oyaya hadiii uuudhanka akhiro saaarilaaa mooye inslh wxn rajaynaya qalbigagu inuuu akhira uoyidoonan rajaynaya
@maxamedxasanshcapdilaahi3144
@maxamedxasanshcapdilaahi3144 2 года назад
Waxn hadalka Caruurtale waa maxy akh. Wuxu ma inanyarbaa
@mumtaazweli7518
@mumtaazweli7518 2 года назад
Doqon
@cabdirashiidxuseen8042
@cabdirashiidxuseen8042 2 месяца назад
Waa baroortii ruqi
@apdirahmaanhandule1588
@apdirahmaanhandule1588 2 месяца назад
Good technique
@HassanAbdi-m7v
@HassanAbdi-m7v Месяц назад
Allah kaabadbadiyo moussa bihiiy
@XudayfiCabdiwaxid-q5d
@XudayfiCabdiwaxid-q5d Месяц назад
After 3 year😮😢
@awiladen7814
@awiladen7814 3 дня назад
Hhhh🤣🤣🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@AhmetAlinour-gt1qd
@AhmetAlinour-gt1qd Год назад
ruqi waa dad wanaagane. yarkuse wuu yar darjiidhay. kolkuu fuulay darmaamta
@khadarmaxamuud882
@khadarmaxamuud882 3 года назад
Ninka sidaa u ooyaya markay doortaan ayaa aragiisa ugu danbaysa.
@kamilofarah8364
@kamilofarah8364 3 года назад
🤣🤣🤣
@Adnan-bc1vk
@Adnan-bc1vk Месяц назад
WAAR ILEYN WUU KU OOYAY MISEY IS YIDHAAHDEEN WUU IDIN CAWRYI 😅😅😅
@halimahassan657
@halimahassan657 3 года назад
Asc maansha allaah waxaa tahay nin Qalbi Fiican oo mahdinaya kuna. Mahal. San tahiin Hooyoyinka iyo Abayaasha. Oohinta waa. Farxad Weynaan. Maansha allaah. Maansha allaah,
@Zulthan_Yarre
@Zulthan_Yarre 3 года назад
2:00 Macalimiintaydii Carab cabdi nuur ,Mahamed dahir madar 😂😂😂
@zamzamxuseen961
@zamzamxuseen961 8 месяцев назад
Viva ruuqi
@zamzamxuseen961
@zamzamxuseen961 8 месяцев назад
Waa qiiro😊😊d😊a😊y😊
@updimuze9428
@updimuze9428 2 года назад
Oo Wa cilmi cusubee! Ana wa inan oyaa dorashada danbe 🤣🤣
@abdighanicoolman6775
@abdighanicoolman6775 3 года назад
Waa nin rageed aftahan ah haduuna hadhaw is badalin markuu tuunbada la galo dhuunta baan eegi doonaa waxuu ku danbeeyo
@abdisalantahir8749
@abdisalantahir8749 3 года назад
Allaha ka dhigo kii dadkiisa.iyo dalkiisa wax u qabta waa nin rageede
@salebanomar8740
@salebanomar8740 3 года назад
Nin raga maxamed abiib
@Cadanishow
@Cadanishow 4 месяца назад
Ma ninka oyaya😂
@idiris3669
@idiris3669 3 года назад
Wlh niinkani ruuntu shegaya haalayabina ujeedo reerkisu leyahay isosara
@osmanderia400
@osmanderia400 3 года назад
xildhibaan ooyaayee oohintii kuma khasaaarin
@Zihaam011
@Zihaam011 2 года назад
Physical and mentally Check ✔ Mp Crying 😢 😭 🤣
@abdirazakkhadar7447
@abdirazakkhadar7447 3 года назад
WlHi QoZoL iiMa haDhiN😂😂😂
@CismaanAxmed-vb2gi
@CismaanAxmed-vb2gi Месяц назад
Haa
@mohamedjama8926
@mohamedjama8926 Год назад
Hooraaye kaasoo oo nebiga ku saliyaaya markaa wuxuu yidhi maxaa dhakh nebiga baratay
@ASMReatingfood12
@ASMReatingfood12 3 года назад
Salahu calayhi wasalam
@bintuhasan6648
@bintuhasan6648 3 года назад
Wuu soo baxaY Manta oyaaYe😂😂😂
@clraxmaansoodaan8453
@clraxmaansoodaan8453 23 дня назад
Ooyaaye bacaaaaaaaaaaac
@jamilajano8433
@jamilajano8433 3 года назад
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 wlhi qosolban la suuxay
@TripleA0825
@TripleA0825 Месяц назад
Garacani waa jilaa caadiya 😂😂
@apdirahmaanhandule1588
@apdirahmaanhandule1588 2 месяца назад
Oohintu waa farsamo cusub
@mukhtarabiib4245
@mukhtarabiib4245 11 месяцев назад
Wabaxaramad
@aliosman9609
@aliosman9609 Месяц назад
Kkkkkkkkkk. Oohintaas buu ku so baxay
@maxamedxasanshcapdilaahi3144
@maxamedxasanshcapdilaahi3144 2 года назад
Aabaha. Jilayca kawas
@faromsahd8003
@faromsahd8003 3 года назад
Ooyintaadi aragnee farxadaada sugayaa
@mateulahoz9396
@mateulahoz9396 3 года назад
Wageed afmishara ooo fatala ah
@M45_0
@M45_0 Месяц назад
Maxay tahy codkan baroorta lagu raadinya😂😂😂😂
@shucaybhindi2567
@shucaybhindi2567 3 года назад
Xidhibaan ooyaaye yara kabo kulaha😂😂😂😂😂
@nimcocabdi5990
@nimcocabdi5990 3 года назад
😅😅😅
@samiiraxasan5658
@samiiraxasan5658 3 года назад
Yaaah ohinaaa
@youzuvmuztav4514
@youzuvmuztav4514 3 года назад
Ninkan dadku si kaley u arkayaane faraxd ayuu la ooyayaa iyo dadkiisi uu dhex tagey incha allah guul wll waan ku codeyn lahaa lkn mid dhaan dhaanoo igu xigaan ugu ridey maxan ku sameeya miyaan kula ooya😂😂😂
@ahmedcade5139
@ahmedcade5139 2 года назад
Hhh asagana kuwi dad u xiga ugu ridoo wuu so baxay kk
@mohamuudsubeer5876
@mohamuudsubeer5876 2 года назад
aar bal siday u barooranaysag malintaa sidii guun garac laga dilay🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@clraxmaansoodaan8453
@clraxmaansoodaan8453 23 дня назад
Waar ilayn ninkani suufibuu ahaa laakiin qarankii uukusobaxay ayuu huwanta ubasaasaa
@mohamedadam4754
@mohamedadam4754 3 года назад
Ninka maxaa helay ee ka oohisiiayay?
@ifraaxqalanjo9282
@ifraaxqalanjo9282 3 года назад
Borama waa xaraabaad kulahaa mujaahidinta yay lajihaadeen talow
@faadumogeedowgarwan1491
@faadumogeedowgarwan1491 3 года назад
Wa sheko kle
@faraxsharaf8279
@faraxsharaf8279 3 года назад
War mnta ya itusa ninkn frxdisa😂
@bintuhasan6648
@bintuhasan6648 3 года назад
Haah wuu soo baxaY oyaaye😂😂
@cawaaleibraahim9170
@cawaaleibraahim9170 3 года назад
Orodki ka dhacay marki layidhi waad heshay walhi ilahay uunba oga waan agtaag na
@bintuhasan6648
@bintuhasan6648 3 года назад
@@cawaaleibraahim9170 wlahy wan raftay ee iga amuus😂😂😂
@karimhasan8967
@karimhasan8967 3 года назад
Walee oohin ba cod keentay sanadkay dhacday kaarto cusub
@IsmaaciilWeli-mg9px
@IsmaaciilWeli-mg9px 8 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😢😢😢
@CismaanAxmed-vb2gi
@CismaanAxmed-vb2gi Месяц назад
Manta.malintii.kawaran
@XudayfiCabdiwaxid-q5d
@XudayfiCabdiwaxid-q5d Месяц назад
After. 3 year😢😮
@sumayaamiin3640
@sumayaamiin3640 2 года назад
🤣🤣🤣🤣beerku icaseyey
@mukhtarosman832
@mukhtarosman832 3 года назад
Cidan ahay idinkaaa sameeeyey. Astaq fur laaah
@user-hs6ro6so6n
@user-hs6ro6so6n Год назад
Waar Waxaas Ayaa Xildhibaan La Yiri
@MaxamedYuusuf-ws5jv
@MaxamedYuusuf-ws5jv Год назад
Ciraa noca kusocda
@Cadanishow
@Cadanishow 4 месяца назад
War wuxu tiriyay may nool yihiin
@nimcohaybe9627
@nimcohaybe9627 2 года назад
Ninkani maxamed ma potato reward dulsaartay
@taherdjama
@taherdjama 8 месяцев назад
waa niniki yara ee walnaa kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@ayuubkhalig1477
@ayuubkhalig1477 3 года назад
Xidhibaan laxan smystay😂😂😂😂
@saynabducaale8297
@saynabducaale8297 3 года назад
Hoyadaaa qas
@hal-abuurkhaliilcabdimuuse2407
@hal-abuurkhaliilcabdimuuse2407 3 года назад
Miyaadan qof weyn ahayn waa maxay caydu
@nimohassan2768
@nimohassan2768 Год назад
Ohin kusobax cayna kudhamayso
@user-ie8uq3ux3h
@user-ie8uq3ux3h Месяц назад
Walhi Kan waa iga Qoskiya😂😂😂😊
@XudayfiCabdiwaxid-q5d
@XudayfiCabdiwaxid-q5d Месяц назад
After 3 year😅😢
@deqalula9707
@deqalula9707 2 года назад
Mclinkayga bio
@sweetupah4737
@sweetupah4737 3 года назад
hhhhhhh .mrkuuu helo firsada wuxu noqonayaa mid shib dhaha
Далее
Friends
00:32
Просмотров 207 тыс.
Hees Cajiiba Oo Loo Qaaday Xildhiban Maxamed Abiib
3:41
Warraysiga Xil Maxamed Abiib, oo dhammaystiran
44:18
Просмотров 259 тыс.