Тёмный

Musiibo murugo leh oo ku dhacday hooyo Soomaaliyeed iyo gabadheeda oo ku qaraqmay dalka Faransiiska 

Naawil kuukin
Подписаться 2,4 тыс.
Просмотров 14 тыс.
50% 1

*Sharaxaada RU-vid:* Muuqaalkan murugada leh waxaan kusoo qaadanaynaa qiso naxdin leh oo ku dhacday hooyo Soomaaliyeed iyo gabadheeda oo afar jir ah oo ku qaraqmay Wabiga Loing ee waqooyiga Faransiiska. Dhacdadan ayaa ka dhacday Nemours, Seine-et-Marne, markii inanta yar ay si lama filaan ah ugu dhacday webiga, taasoo keentay in hooyadeed ay si geesinimo leh isugu daydo samatabbixinta. Nagu soo biir annagoo ka hadlayna duruufaha dhacdadan ba'an iyo dib u milicsiga muhiimadda ay leedahay badbaadada biyaha. *Ha iloobin inaad like , subscribe , share garayso fikirkaaga commentiga hoose.* *Hashtags:* #Masiibo #Badbaadada Biyaha #Hooyada Soomaaliyeed #Qarantay #Nemours #Wabiga Jecel #Sheeko Dhab Ah #Qalbi Jabin #Qoyska #Shil *Tags:* Hooyo iyo gabadh Soomaaliyeed oo ku qaraqmay, Loing River, Nemours, Seine-et-Marne, badqabka biyaha, musiibo qoys, dhacdo qarqoomi, warbixin, dambiyo run ah

Развлечения

Опубликовано:

 

29 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 25   
@fadumaali4556
@fadumaali4556 6 дней назад
Inaalilahi waa inaa ileehirajucuun Allaha unaxristo Aamiin
@HalimoAbubaker
@HalimoAbubaker 4 дня назад
Allaha hou NARISTO JANNATAL FIRDAWS HAALAAH AMINE ALLAH
@ashaismail713
@ashaismail713 4 дня назад
Inaa lillaahi wa ina Elayhi Raajucuun 😢😢😢
@zahraabdullahi3294
@zahraabdullahi3294 5 дней назад
Innaalillaahi wa inaa illayhi raajicuun Allah unaxariisto walaalsheen
@sahromahamud
@sahromahamud 4 дня назад
Subxaanallaah Illaaheey ha U Naxariisto
@user-mk1gp2cw7o
@user-mk1gp2cw7o 5 часов назад
ILLAHEY HAUNAXARIISTO LAAKIIN WAA RUN SOMALIDU ILMAHA WAX UMASHEEGAN WAXAD ARKEYSAA ILMAHA CADANKA 2 JIRKODA LAGAMA DABAQEYLOYEE WUU ISTAGA JIDKA INUU TARAFIGA iskama ordo hooyaduu sugaa kuwenana wuuba ordaa hoyadina weykadaba qeylinee 1 sano waa inlagu baraa ilmahaase waxaa macqula inuu xanuunsanaa biyaha hadeysan xirneyn ilmaha yaan lageyn
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 9 дней назад
Subxaaanalllah
@iidacalas8939
@iidacalas8939 День назад
Allah u naxariisto walasheen intii dhibane dhibane Allah ka qaado Allahuma Amiin intii dhimatey janadii firdoows Allah geeyo 😢😢
@kiinciise
@kiinciise 6 дней назад
Allaha unaxariisto waa arin adag qoyskaa inta hadhay allaha caawiyo.
@HindaAbdulle-fl2jj
@HindaAbdulle-fl2jj 9 дней назад
Ilaahay ha unaxariisto
@sudiyusuf5269
@sudiyusuf5269 6 дней назад
Iaagay haunaxarissto ilaahoow khaatumo kheyr baan kaa barinay
@Kheerto-un5cy
@Kheerto-un5cy 8 дней назад
Inaallillaahi wa inaa illeyhi rajacuun kitaab keeda midigta allaah kasiiyo amiin yaa rabi
@sbofficial3140
@sbofficial3140 17 часов назад
Maxaa kaa si ah 3 iskuul lama geeyo. 6 Jir ah baa lagu geeyee.
@sudiyusuf5269
@sudiyusuf5269 6 дней назад
Gabadhu waa reer badhan
@faadumoali117
@faadumoali117 День назад
Qadarta meel loo dhaafo maleh
@faadumoali117
@faadumoali117 День назад
Ilaahey ha unaxariisto
@Gureey-l6k
@Gureey-l6k 6 дней назад
Ilaahey ha u naxaristo
@HodanMihile
@HodanMihile 9 дней назад
Alle hwo naxaristo😢😢
@Rohanaaabdinur
@Rohanaaabdinur 4 дня назад
Aamin yaa rabii
@samirasahra1747
@samirasahra1747 9 дней назад
AMiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiN
@mulkiosman7828
@mulkiosman7828 5 дней назад
Allow yaa ogaado waxey wadatay 9 iyo 10 maro Somaliyeey Qaata Dhar aan din Cusleen 💔 Weey u jeedeen lakiin iney Cawinaan ma eey rabin 😭
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 9 дней назад
Ilaaahay how naxariisto muuna ehelkeedii iyo qaraaabadii samir iyo iimaan ha ka siiyo aamiin❤
@Ikismn123
@Ikismn123 9 дней назад
Ilaahay ha unaxariisto dabaaaha waa in labarto waa muhiim
@HRU20
@HRU20 6 дней назад
ALLE HA U NAXARIISTO
@Samiirofarei1994Samiiro
@Samiirofarei1994Samiiro 6 дней назад
Ilaahey ha u naxariisto
Далее
▼ КАПИТАН НАШЁЛ НЕФТЬ В 🍑
33:40
Просмотров 386 тыс.
Witch changes monster hair color 👻🤣 #shorts
00:51
Cunto Macaan oo Guriga Lagu Kariyey
8:12
Просмотров 235