Тёмный
No video :(

MUSTAFE KANTE | DUN XARIIRA | NEW OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023 

MUSTAFE KANTE
Подписаться 134 тыс.
Просмотров 17 млн
50% 1

MUSTAFE KANTE
/ q1em7ctz
...
EREYADA : RIDWAAN XAMARI
LAXANKA : MUUSE GAAS
MUSIC : HENOK ATLABACHOW
VOCAL MIX-STUDIO : CADCEED
CAMERA AND EDITING : CABDIWAASAC KHADAR
Copyright‪@Mustafekante1‬
Special thanks by: barkhad odawaa ; husein biigle ; akram mohamed
; team hawraar and alpha studio

Опубликовано:

 

5 авг 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 2,3 тыс.   
@ridwaanxamari5514
@ridwaanxamari5514 11 месяцев назад
Dawadii Timiyeey duco-yeel Quruxdii dunidaay daa'uus Dumarkoo dhan adaa dahabooy Qalbigayga dagee i dabiib. Dun-xariir indho deeq niyada Adaa dagayoo ku dakeeya Adigaa darajooy daryeela. Darandoori jacaylka difaac. #Kooras Kuma dayn karayee damaleey Dalabkaaga maxaan ku dayaa? Ma daruur macdanaan di'iyaa? Ma dalkoo idilbaan daldalaa? Erayada: Ridwaan Xamari Mustafe wllo heestii meel dheer baad gaadhsiisaye mahadsanid
@malikhuska6616
@malikhuska6616 11 месяцев назад
Dawadii Timiyeey duco-yeel Quruxdii dunidaay daa'uus Dumarkoo dhan adaa dahabooy Qalbigayga dagee i dabiib. Dun-xariir indho deeq niyadayda Adaa dagayoo ku dakeeya Adigaa darajooy idaryeela. Darandoori jacaylka difaac. #Kooras Kumadayn karayee damaleey Dabcigaaga maxaan ku dayaa? Ma daruur macdanaan dalbada? Ma dalkoo idilbaan daldalaa?
@waxshi_official
@waxshi_official 11 месяцев назад
Mocalimuuu Rutwaaan xamariH🤩
@XamdiAxmed-ks4hg
@XamdiAxmed-ks4hg 11 месяцев назад
@cabdulaahimaxamadsuudi3412
@cabdulaahimaxamadsuudi3412 11 месяцев назад
Khg Gtf ZZZ 7TH March
@rethwon_omer
@rethwon_omer 11 месяцев назад
Macalin adoo kuso biirey RU-vid-ka 3 sano ka hor uma qalantid intaa wllhi azxaabey u cimaamada plz 😢
@hassannuorhussein437
@hassannuorhussein437 11 месяцев назад
Dunidan Ma so marin ruux la mid ah Nabigeena Mohamed ﷺ ❤️💖💖
@honeyy2023
@honeyy2023 11 месяцев назад
Scw scw scw scw 🌹🌹🌹🌹
@cabdiraxmaanmaxamed2288
@cabdiraxmaanmaxamed2288 11 месяцев назад
Lkn meelahan hala zoo galin
@badarsiciid3718
@badarsiciid3718 11 месяцев назад
​@@cabdiraxmaanmaxamed2288laakiin aad baad ukhldan tahay ee nabiga sidaas ha odhan waxay ha lasoo aadin maxaa lala soo aadayaa war toobad keen 😒😡
@badarsiciid3718
@badarsiciid3718 11 месяцев назад
War yaahe xishood oo nabiga meelahan oo kale hakeeni waa danbi inaad heeso kusoo hoos qorto saliga nabiga waad imaan laadihii kuligiin oo subscribe baad ku raadinay saan laakiin waa danbi
@muntahaSahid
@muntahaSahid 11 месяцев назад
Scw scw
@Wll_____Cadkeeeeeeyyy
@Wll_____Cadkeeeeeeyyy Год назад
AAN KU WADA Salino Nabigeena Muxamed Scw Hadaad dhiig Islam ☪️ leedahay😭😭🙏🙏🙏
@sumayaqurux6029
@sumayaqurux6029 Год назад
Scw scw scw ❤
@naimaabdi5038
@naimaabdi5038 Год назад
Scw ❤️
@zakariyazainissack4220
@zakariyazainissack4220 Год назад
Scw
@Yaxyechannel
@Yaxyechannel Год назад
@@sumayaqurux6029Scw❤️‍🩹😭😭
@najlamupdrhmn8374
@najlamupdrhmn8374 Год назад
Nabiga melahan cml laguma so hadal qado like du yaney mel qalda ka galin 😊
@khadraxasan8417
@khadraxasan8417 10 месяцев назад
Markay 10M gadho like hyla dhaafin😂❤
@Maxamed.xasan1
@Maxamed.xasan1 7 месяцев назад
😂😂😂 wll mcn caadi ma tihid
@ahmedjr7902
@ahmedjr7902 3 месяца назад
20 million markay gaadho isoo qabta anigana 😂
@nasro__abdullahiofficial7724
@nasro__abdullahiofficial7724 2 месяца назад
15m ey mareh😂
@maryamasaleban-cb4bb
@maryamasaleban-cb4bb 26 дней назад
16m😂😂😂😂
@AyaanlecismaancllaahiCismaancl
@AyaanlecismaancllaahiCismaancl 6 месяцев назад
Majiro wax ka qaalisan In lagu saliyo Rasuulkeena Scw scw scw
@user-mc8xo1xz9r
@user-mc8xo1xz9r 6 месяцев назад
Scw
@NashadJawhar-gt9bm
@NashadJawhar-gt9bm 6 месяцев назад
Scw❤
@Zakeriyexaji8309
@Zakeriyexaji8309 5 месяцев назад
Scw scw ❤❤❤❤❤
@user-dq8ql7gt9p
@user-dq8ql7gt9p 4 месяца назад
Scw ❤
@Jesus_Saves_Believers
@Jesus_Saves_Believers Месяц назад
Ma ogtahay in Ilaahay ku jecel yahay? Ciise Masiix waa Wiilka Ilaah waana Ilaah. Ciise wuxuu u dhintay dembiyadeenna, wuuna soo sara kacay si dhammaan kuwa isaga rumaystaa ay nolosha weligeed ah Jannada ku lahaadaan. Rumayso Ciise Masiix nolosha weligeed ah! Yooxanaa 6:47
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash 11 месяцев назад
Dunidan Ma so marin ruux la mid ah Nabigena ﷺ ku saliya Scw love saar ❤ dheh😮😢😢😢😢
@raamoleshacra5705
@raamoleshacra5705 11 месяцев назад
Scw scw❤
@hussenamiin7354
@hussenamiin7354 11 месяцев назад
scw scw scw scw scw
@mohamedomar2367
@mohamedomar2367 11 месяцев назад
Salahu Alayhi wasalam
@user-td1lp3ez1s
@user-td1lp3ez1s 10 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤❤
@user-pq9pi1gs7g
@user-pq9pi1gs7g 10 месяцев назад
Scw scw😢😢❤❤❤❤❤❤❤
@oumarouzafir3134
@oumarouzafir3134 10 месяцев назад
I come from Niger 🇳🇪 Since my Somali friend showed me this song I've been listening to it all the time because it sends me back to another world walah🥹
@ashaabdullahi8061
@ashaabdullahi8061 10 месяцев назад
@mohammedabou864
@mohammedabou864 10 месяцев назад
👍👍😭😭
@mahamudmahamud846
@mahamudmahamud846 10 месяцев назад
Hi bro I live niger City nice place last year😊😊😊
@oumarouzafir3134
@oumarouzafir3134 10 месяцев назад
@@mahamudmahamud846 you was in which city 😊
@alimaadhiin20
@alimaadhiin20 10 месяцев назад
😂😂😂 welcome bro
@donzaki39
@donzaki39 8 месяцев назад
15m marke gaarto lee like isaar
@FadxaMohamuth
@FadxaMohamuth 26 дней назад
16m
@hanacaday7714
@hanacaday7714 7 месяцев назад
Hello inta 2024 dawanayso😅😅
@najmaali8137
@najmaali8137 3 месяца назад
😂😂😂😂
@saabiriincabdirixmaan-jj6lo
@saabiriincabdirixmaan-jj6lo Месяц назад
Heestaan kama daalo mar kasta ❤
@SabrinMohammad-zo3gl
@SabrinMohammad-zo3gl Месяц назад
Hi😂😂😂
@Josephboy1122
@Josephboy1122 Год назад
Mustafe Kante The Best voice❤🔥
@zadaamaxmed1156
@zadaamaxmed1156 Год назад
Koko
@MohamedTahaliil
@MohamedTahaliil Год назад
@@zadaamaxmed1156 War tii saxda aheed maaaha
@mohammediprahim1776
@mohammediprahim1776 Год назад
Magaca dadka haku qadhaaban
@Sheekhaawi-
@Sheekhaawi- Год назад
Hallo 🙋‍♂️ Koko iska dhigto
@maantaali2583
@maantaali2583 Год назад
Laxankii aaway kaamahayee mise waanoo badashay
@abdiwalihalane1
@abdiwalihalane1 11 месяцев назад
20 sano soo socota fanka cid kula tartanta ayaa la waynaa superstar kaan i.a🙆👏wixii hore fanba ma ahayn axsan hees
@MaryanAxmed-dc3dp
@MaryanAxmed-dc3dp 3 месяца назад
Dftv3f rvrf f🎉🎉
@hamdayar8030
@hamdayar8030 7 месяцев назад
4month 10M score kante Dun xariira ❤
@Waitherawamucii
@Waitherawamucii 10 месяцев назад
From Kenya 🇰🇪 but love Somalians and their culture very much 🔥
@user-bu4td4gl9d
@user-bu4td4gl9d 10 месяцев назад
Thanks bro also we love Kenyan people ❤
@Bellaa309
@Bellaa309 9 месяцев назад
Thanks bro but it’s somalis not somalians
@smctrader5959
@smctrader5959 9 месяцев назад
@@Bellaa309😂
@Bellaa309
@Bellaa309 9 месяцев назад
@@smctrader5959 what’s funny 🤔🤓
@user-rx3gr7ys1o
@user-rx3gr7ys1o 7 месяцев назад
___$#😢😂❤❤🎉🎉🎉🎉7
@cabdikariim571
@cabdikariim571 Год назад
LYRIC SONG DUN XARIIRA ♡ Dawadii timiyeey ducayeel ♡ Quruxdii dunidaay daa,uus ♡ Dumarko dhan adaa dahabooy ♡ Qalbibeyga degee i dabiib 2x ♡ Dun xariira indho deeqay niyadeyda ♡ Adaa degeyoo ku dakeeya ♡ Adigaa darajooy I daryeela ♡ Daran doori jacaylka difaac oo mcn jacaylka difaac 2x ♡ Kuma deynkarayee damaleey ♡ Dabcigaaga maxaan ku dayaa ♡ Ma daruur macdanaan dalbadaa macaan ♡ Ma dadkoo idil baan daldalaa 2x ♡ Darajooy mudaneey dacalkaa ♡ Dawadaan rabayeey dugsiiya ♡ Naf udaalan daryeelka naftaa ♡ Dar Alleh ku haboo la dareen 2x ♡ Diraneey marwadii dumarkaay ♡ Wan ku daawan lahaa duhurkoo ♡ Dalcadaan gudbilahaa laga daarto ♡ Darajaan heli lahaa dabadeey 2x ♡ Dun xariira indho deeqay niyadeyda ♡ Adigaa degeyoo ku dakeeya ♡ Adigaa darajooy I daryeela ♡ Daran doori jacaylka difaac 2x ♡ Kuma deynkarayee damaleey ♡ Dabcigaaga maxaan ku dayaa ♡ Ma daruur macdanaan dalbadaa macaan ♡ Ma dadkoo idil baan daldalaa 2x LIKE ME 👍 ❤
@amiirasiciid9359
@amiirasiciid9359 Год назад
Erayada qar bad khaladay wllo😢
@abdilazizfaisaldowlad3041
@abdilazizfaisaldowlad3041 Год назад
Badhbad khaladay sxb
@hodanabdiqadir2856
@hodanabdiqadir2856 Год назад
Thanks 😊 🎉❤
@cawalecawale-bu9dk
@cawalecawale-bu9dk Год назад
❤ 🎉
@sacadfoosi7214
@sacadfoosi7214 Год назад
Inader maxa ku dhibay😂
@muwaheip_apdihakem123
@muwaheip_apdihakem123 Год назад
Wallhie billhi tolahi sandka manta fanan kama horeyo hadi an runta indhaha layska qabnyeynn wixi horeba wa quba 😊 keep going my prther mustafe kante horumar baladhan inta iyo in kabadan ba 🥰🥰
@user-zd8gp9od6j
@user-zd8gp9od6j Год назад
Hambalyoxasaasi
@sadiaaden2311
@sadiaaden2311 Год назад
Achy. What is your name and address get a
@cadnaancumar6544
@cadnaancumar6544 10 месяцев назад
Hhhhh😂😂😂😂😂
@XamsatoAaday
@XamsatoAaday 6 месяцев назад
Asdwet
@HadiyaKhaalid
@HadiyaKhaalid 4 месяца назад
11husoejbxhx9😂😂😂
@sayabdayib
@sayabdayib 11 месяцев назад
I love this guy because it is pure talented and voice only one mustafe kante ❤
@HONEST.256
@HONEST.256 10 месяцев назад
im from kampala uganda i love somalis people
@kirlimukhtaar
@kirlimukhtaar 6 месяцев назад
Am in it pro
@najmaali8137
@najmaali8137 4 месяца назад
❤❤❤
@dayibyare9662
@dayibyare9662 Год назад
Walahi MustFow Codkaaga Bukaanka ku dawoobaya Wiixi Aan Dhagysan Jirnay Been bay Ahayen❤
@SiciidYare-wv6tb
@SiciidYare-wv6tb Год назад
😂😂😂😂😂
@mohaabshir9057
@mohaabshir9057 10 месяцев назад
😂O...CADA😂
@honeymohamed7380
@honeymohamed7380 4 месяца назад
Subhanallah 😮
@Jesus_Saves_Believers
@Jesus_Saves_Believers Месяц назад
Ma ogtahay in Ilaahay ku jecel yahay? Ciise Masiix waa Wiilka Ilaah waana Ilaah. Ciise wuxuu u dhintay dembiyadeenna, wuuna soo sara kacay si dhammaan kuwa isaga rumaystaa ay nolosha weligeed ah Jannada ku lahaadaan. Rumayso Ciise Masiix nolosha weligeed ah! Yooxanaa 5:24
@kaafiyaabdirizak
@kaafiyaabdirizak Год назад
Wiil Yar oo aad u cod macaan baa fanka kusoo biiray ❤️ OMG his voice😊
@CaliMaxamed-mn2dd
@CaliMaxamed-mn2dd 10 месяцев назад
Haye
@MahamudMadaale
@MahamudMadaale 9 месяцев назад
maxakagale
@KhaliilAbdirashid
@KhaliilAbdirashid 2 месяца назад
Waa.runtaa
@Gayraqaan
@Gayraqaan 11 месяцев назад
What a voice this talented man keep going👍👍👍 2030 ka heestaan 7 sano jir ayee noqon doontaa insha allah
@AaminaCisman
@AaminaCisman 5 месяцев назад
Redusro
@Sharma_cade
@Sharma_cade 6 месяцев назад
Adaa dagayo ku dakeeyaa❤❤❤
@iam.legendar
@iam.legendar Год назад
Ninkaaan waa mustaqblka ninka fanka la waregi doona❤️👏
@suhaibabdikadir
@suhaibabdikadir Год назад
Heestan kaliya waxaan sugayey cidda Laxanka Samaysay! Muuse Gaas, Waa hiboole runtii Mustafe Kante Aday magaalku kuu shidantahay pro
@lautaroalhandro3365
@lautaroalhandro3365 8 месяцев назад
I love this song, my girlfriend introduced it to me and we are gonna play this in our wedding InshaaAllah. Love is beautiful
@user-gt1gr8ui8r
@user-gt1gr8ui8r 6 месяцев назад
😂😂😂😂😂😂😂😂
@jeyrodriguez1960
@jeyrodriguez1960 9 месяцев назад
I don't understand it but I love English songs I hope one day I will learn this language if Allah say ❤
@TrueCrimeAddict1
@TrueCrimeAddict1 7 месяцев назад
It’s not an English song it’s a Somali song. He’s becoming very popular.
@guledmahad8755
@guledmahad8755 5 месяцев назад
This is Somali what are u talking about 😅
@najmaali8137
@najmaali8137 3 месяца назад
😂😂😂😂​@@guledmahad8755
@RahmaMohamedabdioomaar
@RahmaMohamedabdioomaar Год назад
Wixii hore quba baa ka dhacday fankiina gacan biraa lagu, qabtay the way uu ula socdo teenbada, waa amazing wlhi.
@abdikariimdhagayste1470
@abdikariimdhagayste1470 Год назад
Shantaa boqole kun ee daawatay heesta maxay wiilka u follow garayn waayeen cajaaib What a song Talented ❤
@nasraabdi4249
@nasraabdi4249 9 месяцев назад
❤ani wa dhahy
@HamseSADRI
@HamseSADRI 6 месяцев назад
12 million Aa La Marooya Still 100K Mahayo Odeygu😂😂😂 Somali Dad Maaha Caadiya Malaa Waa ropots😂😂
@abdusalansaleban7339
@abdusalansaleban7339 2 месяца назад
​@@HamseSADRI14m baay gashay 102k buu marayaa😂😂😂😂😂
@ExcitedMythicalCreature-bi6rb
@ExcitedMythicalCreature-bi6rb 6 месяцев назад
ku saliya Nabi maxamed (s,c,w)
@nafisaabdi2418
@nafisaabdi2418 10 месяцев назад
New king song in making.. what a voice ❤ I keep repeating the song over and over. Big love young man ❤️❤️❤️
@Azhrav
@Azhrav Год назад
Mustafe Kante one of the best singer's in our generation Bravo shoodhe🔥🐐🫡
@Azhrav
@Azhrav 11 месяцев назад
2.2 million views only 3 week's Another Level on fire 🔥 👏 😍
@user-gp1qw5fj8e
@user-gp1qw5fj8e 6 месяцев назад
❤❤❤😊
@hamdaismail6155
@hamdaismail6155 6 месяцев назад
11m 4month
@HodanLibaan
@HodanLibaan 6 месяцев назад
❤​@@hamdaismail6155
@najmaali8137
@najmaali8137 6 месяцев назад
❤❤❤
@AbdizamedDiiniyoo
@AbdizamedDiiniyoo 3 месяца назад
14wtwtysg😂😂😂agert. Eegwwehjhĝ
@user-gg9ml9fh3u
@user-gg9ml9fh3u 10 месяцев назад
From south sudan 🇸🇸 nice music keep it up walal..❤❤❤
@user-cw1dw2uf6i
@user-cw1dw2uf6i 10 месяцев назад
Abwe inaa imaado rawaa Uganda jooga hada salon laga shaqeeyo ma leeyahay
@ashaasha5517
@ashaasha5517 7 месяцев назад
That's my African man . Keep singing make more songs let them beat in this bad humanity world. Let them see our Africa is beautifully kind heart and beautiful vioce to sing songs .
@najmaali8137
@najmaali8137 7 месяцев назад
❤❤
@somalishorts14
@somalishorts14 7 месяцев назад
❤❤❤
@ibnumoha-i4124
@ibnumoha-i4124 11 месяцев назад
1:20 one of the best singers in somali people bro keep going to your point ❤❤
@FadxiyoSadiqcusman
@FadxiyoSadiqcusman 3 месяца назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@najmaali8137
@najmaali8137 Месяц назад
❤❤❤
@abdrhmnmouse9315
@abdrhmnmouse9315 Год назад
SxbkaY Ridwaan Rashiid Xamari Ustaadka Ardaydiiso Cumaamada Haku Tuuraan❤
@mohamedmiitu1300
@mohamedmiitu1300 Год назад
Abdirahman muuse szb telkaaga isoo qor plse abwaanka aad uugu baahnahaye
@abdirizakabdilahi2003
@abdirizakabdilahi2003 11 месяцев назад
Young Talented His magical And uncredited Voice Mostafe Kante 😎🙌
@zaamizombie
@zaamizombie 10 месяцев назад
OoooH! Woow!😮😊😊😊 That's awesome 😎 bro i can't believe this song is your first track 🎉🎉 we can't wait another fu****kng track Sxp hore usoco keep it up 🌍
@MahadNipsey-fu7bq
@MahadNipsey-fu7bq 11 месяцев назад
Too Young with an extraordinary voice what a performance to be continued bro👑👑👑👍👍
@najmaali8137
@najmaali8137 3 месяца назад
🎉🎉
@ahmedherrera9415
@ahmedherrera9415 Год назад
The best younger songer ❤ we love you from Djibouti
@user-tq8js6mg7u
@user-tq8js6mg7u 9 месяцев назад
KJ❤❤❤❤
@AbdulRahman-dq8ig
@AbdulRahman-dq8ig 6 месяцев назад
Habeenka caaway ibaxday heskan wiil waqtigiisa uwacnaaday mustafa kente sanadka 2023 dabayaqadi bay isoo qabatay safara dheeran kugalay in india dhalinta maanta waqtigiina ka faidaysta
@dekaabdilahi632
@dekaabdilahi632 11 месяцев назад
Waxa yari codmacanaa hadhow bay waar fanka ku qabsandoonana 30 sano ee soo socda aduu aduunku kuu shidanyahy mana jiri doono qof kula tartami doona xaga fanka ❤
@HamseSADRI
@HamseSADRI 6 месяцев назад
Only HY boYs
@WacyiTelecast-tu6kh
@WacyiTelecast-tu6kh Год назад
He is real man he has masculinity symptoms❣️ amazing voice
@FadumoAdow
@FadumoAdow 7 месяцев назад
Walhi waa sas weyan😊😊😊❤❤❤
@MWALIMU_GURACHA_MEDIA
@MWALIMU_GURACHA_MEDIA 27 дней назад
Master Mustaaf Kante, the new Don in town, New Melodies and vocal voice from Hargeissa to the world.
@nadiraali2686
@nadiraali2686 11 месяцев назад
His voice Nd also song another level ❤
@najmaali8137
@najmaali8137 Месяц назад
@arroussa
@arroussa Год назад
Just imagine if every new Somali Artist would get those Dhiirigaline iyo soo dhaaween that bro Mustafe Kante got ?😊👏👏 #Hambalyo somali people ( We're finaly Positive )
@asmanuur8781
@asmanuur8781 Год назад
😊😊😊😊😊😊😊😊ñ⁶
@InadCabdiraxmaan
@InadCabdiraxmaan 8 месяцев назад
Sow ma aragtid ❤
@suhaybmuxumed1933
@suhaybmuxumed1933 Год назад
Muuse gaas, ridwaan xamarii iyo kante❤️‍🔥🙌 fanaaniintii kabahaad la dulmarteen
@fatoumaelmidjamafatouma4053
Haa walhi ce true
@amiirmohamed480
@amiirmohamed480 11 месяцев назад
Goosebumps this is what you call fanaan. Pure talent.
@user-li2hv7xm6v
@user-li2hv7xm6v 11 месяцев назад
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤😂
@user-li2hv7xm6v
@user-li2hv7xm6v 11 месяцев назад
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤
@hibaqmohamed7265
@hibaqmohamed7265 9 месяцев назад
His voice 😮❤
@user-wb1mu7vu1e
@user-wb1mu7vu1e Год назад
Fananka Somalida ugu jeclahay 😩❤️‍🔥
@kaysefilmsvlogs8861
@kaysefilmsvlogs8861 Год назад
Erayadii macalinka suugaanta 😮😊❤ ridwaan xamari😮
@drogolyris17
@drogolyris17 7 месяцев назад
Song of the year 2023 10m veis kante ❤❤
@Arawelomer
@Arawelomer 8 месяцев назад
Heestani sanad kedib waxey noqoneysa heesta ugu dawashada badan heesaha somalida Only 3 months 8.1million aya dawatey I ❤
@Zimish12380
@Zimish12380 Год назад
Masha allah inan yaro cod halasi ah leh ba tahay horay usoco sxb🧡🔥 hestu inaba cadi maha 🤍
@Josephhappy-rw5yh
@Josephhappy-rw5yh Год назад
Hadaa heestaan 2023 dawaneysid like ii saar😂
@HamzaAbdi-t6o
@HamzaAbdi-t6o 4 дня назад
Dunidan masoomaein ruuzlamida nabi mxamad scw scw svw❤🎉
@user-cs1ri2ww4k
@user-cs1ri2ww4k 6 месяцев назад
Sxp tagero dhiiga kuu ahay kuma aqoonin Heestada waxan kamaqli jiray motoyinka lkn ugu damben caawa wajigaga ayan arkay Heesta aad ban ujeclahay Mar walpa wanku cesh ceshtaa 1M subscribe iyo kabadan uqalanta I.a waad gaagaadhi ❤❤❤
@user-gt1gr8ui8r
@user-gt1gr8ui8r 6 месяцев назад
thanks sxp
@keeyowcadeofficial7456
@keeyowcadeofficial7456 Год назад
Melody 💯 🔥 Lyrics 💯 ✍ Beat music 🎶 henok 🔥🎼🎹🎤🎻 Voice 💯 🔥 🎤 🎙 👊 💯 🔥
@mikemiki1020
@mikemiki1020 9 месяцев назад
❤❤❤
@user-je2my9ms3u
@user-je2my9ms3u 5 месяцев назад
❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@najmaali8137
@najmaali8137 3 месяца назад
Yes❤❤❤
@secretarygeneralsg2778
@secretarygeneralsg2778 Год назад
This boy is a Gem💎. He will be something big.
@baroniigalo988
@baroniigalo988 10 месяцев назад
Deffo 💯
@abdinasirweli2127
@abdinasirweli2127 4 месяца назад
Heestan ereyada mcn waxan ku xusuyaa ( isma i ❤ ) xppti waqtiga kuma xumeyso ii nolow inta nolol jirto 🫶 16 april 2024 Tuesday 12:35am ☆ Dawadii timiyey duco yeel ☆ Quruxdii dunidaay daauus ☆ Dumarko dhan ada dahaboy ☆ Qalbigeyga dagee i dabiib ×2 ☆ Dun xariira indha deeqay niyadeyda ☆ Adaa dagayoo ku dakeyaa ☆ Adigaa darajooy i daryeela ☆ Darandoori Jacaylka i difaac ×2 ☆ kuma deyn karayee damaley ☆ Dabcigaaga maxan ku dayaa ☆ Ma daruur macdanan dalbadaa macan ☆ Ma dadkoo idil ban daldalaa ×2 ☆ Darajooy mudanoy dacalkaa ☆ Dawadaan rabayey dugsiiya ☆ Naf u daalan daryelka naftaa ☆ Dar'alle ku haboo la dareen ×2 ☆ Diraneey marwadii dumarkaay ☆ Wan ku daawan lahaa duhurkoo ☆ Dalcadaan gudbi lahaa laga daartoo ☆ Darajo heli lahaa dabadeed ×2
@yahyafuad8620
@yahyafuad8620 7 месяцев назад
KANTE you are the best so far , kheir baa ku Rajayneyaa sxb 1:59
@abdirahman-24-u6e
@abdirahman-24-u6e Год назад
Pure Talented Mustafe Yare 🔥🙌🏿 Keep on Brother 😍
@Shamsudin01
@Shamsudin01 Год назад
Inta hal mar wax ka badan daawanaysa wan idin salaamaya waxani hees waa dhaaftaye🔥
@ahmedxiiscaalin9746
@ahmedxiiscaalin9746 3 месяца назад
Inta hada soo booqatey heestan ❤😅
@faaisaxuseen9985
@faaisaxuseen9985 3 месяца назад
same😂
@maxw6221
@maxw6221 11 месяцев назад
Beautiful voice ❤❤❤
@Misaanka.culus1
@Misaanka.culus1 Год назад
Pure talent Mustafe aden
@Sacadabib
@Sacadabib Год назад
What a beautiful voice ❤
@najmaali8137
@najmaali8137 3 месяца назад
❤ true
@user-fc2er7tc8x
@user-fc2er7tc8x 8 месяцев назад
2023 anyone ?❤❤
@naimamohamedismail7730
@naimamohamedismail7730 11 месяцев назад
His voice 😊❤
@user-ut1jg3ep6g
@user-ut1jg3ep6g 7 месяцев назад
Qurux badanaa
@najmaali8137
@najmaali8137 6 месяцев назад
@user-wy6sz4yx3o
@user-wy6sz4yx3o Год назад
Sanadkan waa sanadkaagii mustafe kante the legend❤
@qadrasomo
@qadrasomo 11 месяцев назад
I dont understand it but i love somali song i hope one day i will learn this language❤❤
@manzurjr1870
@manzurjr1870 11 месяцев назад
One day u will
@noorkalilbule3777
@noorkalilbule3777 11 месяцев назад
@ashrafbotan9666
@ashrafbotan9666 9 месяцев назад
No ists my league
@axmedcandisalam4091
@axmedcandisalam4091 7 месяцев назад
Waxaa kahoreeya in lagu qaawiyo 3:05 😂
@abdiaziizabdullahiidw1245
@abdiaziizabdullahiidw1245 6 месяцев назад
His voice ❤ mustafe kante😢
@user-tl9kw1gr1g
@user-tl9kw1gr1g 11 месяцев назад
1.9.2023 hben jimce❤😢
@mohzenn77
@mohzenn77 Год назад
Mo kante hesaa cod halaziya leh dhamanten tageradena mudo yar ku kasbatay fananki noo buuxin lahaa booskii mohamed Bk guuleyso wllky ❤️🫡
@sabsibra
@sabsibra Год назад
Talent at its best, really the boy have a voice.
@user-is9mg7io8c
@user-is9mg7io8c Год назад
14part to opojyuvs😎🎧🎤📽🎥
@mohaomar5345
@mohaomar5345 8 месяцев назад
Wow mcne❤❤
@najmaali8137
@najmaali8137 3 месяца назад
❤❤
@MarwaAli-l9e
@MarwaAli-l9e День назад
Astaaaaaghghghghfirullah kusaliya nabigena muhammed (saw)❤❤❤❤❤😢😢😢
@shirecabdi1446
@shirecabdi1446 11 месяцев назад
inta fanaankaan heestaan ku baratay farta taaga😂😅
@ilabarowaxanaqanhoyoiyocar8565
Oh my Allah so beautiful and good voice everything is 100✅ walhi maa dhageyso heesaha see heestan midhiheda qofkeygu ilaa jeclaadey ❤❤❤❤❤
@muhazeali2142
@muhazeali2142 Год назад
He has a bright future 😊❤
@nurreproductions4340
@nurreproductions4340 10 месяцев назад
I from Italy i love somali songs, they hut different
@Ahmed.alpha.1
@Ahmed.alpha.1 11 месяцев назад
The one and only mustafe kante❤🎉😊
@mohamettahmett4182
@mohamettahmett4182 Год назад
He has an incridible voice at this young age 😫🫡
@nazishaoky
@nazishaoky Год назад
Yeah❤
@Darkdesires946
@Darkdesires946 11 месяцев назад
He ain't young
@FaaisoSalaad-rk2sy
@FaaisoSalaad-rk2sy 11 месяцев назад
Ye I was thought before I saw this song at his channel I was checking his age for at least 34/35/37🎉🎉 But he really has agolden voice with incredible age😊
@nimcafarahelmi
@nimcafarahelmi 11 месяцев назад
Yeah❤
@FarxiyoAbdiraxman-gh8gl
@FarxiyoAbdiraxman-gh8gl 11 месяцев назад
😂
@mabdi1406
@mabdi1406 Год назад
This is what they call talent 👏 Respect 🎉
@guuleedkhadar6976
@guuleedkhadar6976 10 месяцев назад
Kkkkkk😅😅
@zamerafarahsalah3003
@zamerafarahsalah3003 9 месяцев назад
🥹🥹
@zamerafarahsalah3003
@zamerafarahsalah3003 9 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤❤❤
@najmaali8137
@najmaali8137 7 месяцев назад
❤❤
@kabtancabdiqanitv4842
@kabtancabdiqanitv4842 3 месяца назад
Love Hadon xabbi ❤❤❤❤
@Abdifatah_Hussein_Garweyne_
@Abdifatah_Hussein_Garweyne_ 8 месяцев назад
Fanaaniinta dambe mid baa ka qaldan Badankooda Labis ayay moodeen Fanka Adeer Gacaliye Wax la imow Sida wiilkaan Yarka Congratulations Legend Luga Yare 😅 Waxaa kugu Dhex Nool Cod Nin wayn Nolow Bro 🎉
@Suldaan_Seraar
@Suldaan_Seraar 11 месяцев назад
Heestaasi markay 5M Gaadho Isoo Wac ❤
@sakariyeyare1369
@sakariyeyare1369 Год назад
Taariikh baa ku qoranayaa maantaa heesta anaa leh malaaa 🎉🎉🎉🎉🎉 20, 08,2023 ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@karamoige5268
@karamoige5268 10 месяцев назад
What asong mustafe kante.!😮😮 Adigaa darajoow idaryeela Darandoori jacaylka difaac. Still watching 05/10/2023 Thusday.🎻💟
@mahamedalikaftanshax9535
@mahamedalikaftanshax9535 10 месяцев назад
Waaaaaaaaaw🎉🎉🎉🎉🎉🎉masha Allah 😊
@Umu-yasir
@Umu-yasir Год назад
Mash allah Axsan cood ayaad hayza wllcone to fanka somaliyed ha la sow dhaweyo ka yar ❤❤❤❤❤❤
@abdifatahsalah1255
@abdifatahsalah1255 11 месяцев назад
This gentlemen deserve 1million subcribers ,G hii song imeweza keep going
@ZadikabdiZadik
@ZadikabdiZadik 10 месяцев назад
Quruxdii dunidaay daauus ❤😍
@qibaaaaqgobaad
@qibaaaaqgobaad 6 месяцев назад
Kuma dayn karayee dab cigaaga maxn ku dayaa 2024/1/24 malin arba ca ah❤😢
@ailover5719
@ailover5719 Год назад
Somaliland music in the world❤
@gulledmohamud1700
@gulledmohamud1700 Год назад
To the world *😢😂
@ailover5719
@ailover5719 Год назад
@@gulledmohamud1700 maxa ka galay ?
@yasminhassan5651
@yasminhassan5651 Год назад
Cod 100 Laxan 100 Camera 📷 100 Wax walba Waa top Next goat ❤️😍😍
@user-pd2qm2bo1h
@user-pd2qm2bo1h 7 месяцев назад
One of my favorites song 2023 😁✌️
@user-ps5cc8sn1b
@user-ps5cc8sn1b 10 месяцев назад
Cabdi karien cli shah is not easy❤❤golden boy❤
@birmadyare
@birmadyare Год назад
Mustafe Kante Hit Song 🎼 Keep Going Walalka 🙏
@Maslaxgoox
@Maslaxgoox Год назад
Fanku xoog maha Younger somali talent Horay u soco bro
@sheekadaDahab
@sheekadaDahab 10 месяцев назад
Ninkaan iyo Maame waa fanaaniin dhameestiran oo wax loo dhigo jirin ❤❤
@user-hg2ig9vu6v
@user-hg2ig9vu6v 3 месяца назад
I love somali beats 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰 love from mandera county
Далее
Get 10 Mega Boxes OR 60 Starr Drops!!
01:39
Просмотров 11 млн
Sevinch Ismoilova - Xayollarim 18-Avgust 19:00 Premera
00:19
SAALAX SANAAG-ISMAAN DHAAF-OFFICIAL VIDEO 2023
5:09
GULLED SIMBA | Muna | (official video) 2017
5:53
Просмотров 14 млн
XASIL by Ikran iyo Abdi holland
10:34
Просмотров 12 млн