Тёмный

Muuqaal iga ilmeysiiyay | Sidee tahay 6 ᴴᴰ┇Abubakar Mohammed 

Abubakar Mohammed
Подписаться 276 тыс.
Просмотров 236 тыс.
50% 1

Ha iloobin in aad subscribe dhahdid, si aad ula socotid muuqaal walba oo cusub.
www.youtube.co...
Wanaaga ayaa mudan in la faafiyo ___
Follow me on social Media.
Facebook: brotherAbubakar
Instagram: abubakar_mohamed
twitter: BrotherAbubakar
Snapchat: Abubakar-z
MAHADSANID

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 2,1 тыс.   
@gabarbarichannel9804
@gabarbarichannel9804 4 года назад
inta xanuusan alle ha caaafiyo😢 inta hami leh ha ha UsahLo inta murugeysan alle murugada haka qaado😢
@sadinasaid8209
@sadinasaid8209 4 года назад
Amiin
@semirakelif5337
@semirakelif5337 4 года назад
kowsar Offiziel aamiin yaa allah
@hindijama8957
@hindijama8957 4 года назад
Ma sha allaah
@hindijama8957
@hindijama8957 4 года назад
Ma runbaah
@zapnalastqueen4626
@zapnalastqueen4626 4 года назад
amiin wlashay
@waqalwstudio7158
@waqalwstudio7158 4 года назад
FADLAN SHEEKH ABUUBAKAR QOFKII JECEL
@faizasamaara
@faizasamaara 4 года назад
Waxaa mu hiim ah qof adiga ku jecel 👍
@rinaad4510
@rinaad4510 4 года назад
😂😂😂🖐💜
@nawelfaysal4495
@nawelfaysal4495 4 года назад
😆😆waa is kenty
@shaktikeke4711
@shaktikeke4711 4 года назад
aռɨɢaaɮa ҡʊ jecel
@shaktikeke4711
@shaktikeke4711 4 года назад
facebook.com/100027780102403/posts/434158650853468/?app=fbl
@iam_pretty_girl
@iam_pretty_girl 4 года назад
😁😁😁😁
@shiinehappy5204
@shiinehappy5204 4 года назад
Qofka ijecel Ayan doranayah inta iku racsan leki isara😍
@muunajaamac9965
@muunajaamac9965 4 года назад
ضحكتك بتنور قلوب ناس
@soyalkasomalia6089
@soyalkasomalia6089 4 года назад
Masha allah walashiina ahay like isiiya plz
@user-cb9nh6ky4k
@user-cb9nh6ky4k 4 года назад
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@xaliimoxasan2510
@xaliimoxasan2510 4 года назад
asc
@maryamcabduqaadir7649
@maryamcabduqaadir7649 4 года назад
Asc walalke anjecla marwalba waxan jeclahay seeda dadkalale eykukulakuman okale inankula kulmo malin malmaha kamid aah wariyadeyda siida eydadka uguriyodan ineyjanada kulakulma nabigena muxamed scw anigana sidasan ujeclahay inakugulakulmo adunka intan katagin insha alah
@soyalkasomalia6089
@soyalkasomalia6089 4 года назад
Wcs
@soyalkasomalia6089
@soyalkasomalia6089 4 года назад
Mash allah
@naftanuura14
@naftanuura14 4 года назад
Abubakar illahay Haku xifdiyo dhalinyarada maanta tusale wanagsan baad u tahay🙏🙏🙏
@bisharabare2351
@bisharabare2351 4 года назад
May Allah protect you and guide you to the straight path. Ameen! My dear brother,Plz consider for those of us who can not read the Somali language next time you are writing a book. Thanks.
@hamdiali871
@hamdiali871 4 года назад
Labdaba mhn Wxaa fiicn qofaa is jeceshihin😅👌🏾hadii la helaayo,lkn hdaa ku qasbanaato qof ku jcel fiicn madama u ku ilaalinaayo# Mhdsanid🙏🏾
@xabiiboshariifcali7620
@xabiiboshariifcali7620 3 года назад
MASH allh sheikh Abubakar maxamed allh kubarkeyo wlkega wlhi allh dartisa ayn kujelhy bugan inte laghela wll qli adigo mahdsan ❣💯❣
@rabyomelhor5254
@rabyomelhor5254 4 года назад
Someone love you is better than someone you love That's my idea My allah protect you
@timacadenafaqo1108
@timacadenafaqo1108 4 года назад
Masha alh wll qali
@rodorodo6535
@rodorodo6535 4 года назад
mahad sanid
@laylaismacil3701
@laylaismacil3701 4 года назад
raby O melhor wa sidaa
@yuzraomar9711
@yuzraomar9711 4 года назад
Qofka ku jacel ahay fican
@Raqiyaluul
@Raqiyaluul 4 года назад
ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-ZrYej2jrmaE.html
@user-ux2rb3hx1r
@user-ux2rb3hx1r 4 года назад
ماشاءالله والله انا كمان محتاجة لهاد الكتاب الله يسعدك أخي أبو بكر محمد جزاك الله خيرا على جهودك الجبارة تحياتي إلك اخي😍😍😍
@user-sf1sz5il1d
@user-sf1sz5il1d 4 года назад
Asc sheekh abu bakar allaha kuxafido ee sheekh waxan kacodasana ninad nosharaxdo buga kuraxeyso nolashada
@gfdmm8441
@gfdmm8441 4 года назад
Manshllaah alle haku xafido shiikh
@abdallasiin5471
@abdallasiin5471 4 года назад
جزاك الله Allah ha ku xafido Abubakar Mohamed Waxaa muhiim ah qof ku jecel
@midnimoqaran8674
@midnimoqaran8674 4 года назад
Buuga Ku Raaxayso Noloshada Waan Haysta Wax Badana Waa Ka Faiday Ila Hadana Kama Dhargin Macaankisa Qulubtaydana Wax Badan Ayuu Ka Badalay Alle Ha Ku Xafido Walal Abubakar Maxamed
@hooyomacan5264
@hooyomacan5264 4 года назад
Ilahy ha ku xifdiyo sh. Abubakar mo,d
@SomhealthPodcast
@SomhealthPodcast 4 года назад
Masha allah sheikh Abubaker❤illaaahay dartiis baan kuu jeclaha
@waqalwstudio7158
@waqalwstudio7158 4 года назад
ABUUBAKAR MAXAMED SHEEKH WANAAGSAN ALLE HAKUXIFDIYO AMMIIN AAMMIIN ALLE HAKU BARAKEEYO CIMRIGANA ALLE HAKUUDHEERAYO
@yasmiinshuxshux8759
@yasmiinshuxshux8759 4 года назад
Abubakar ilahay dartis ayan ku jeclahay wallkay sida anu ku jecelnahay allaah haku jeclado 🙏🙏🙏
@sumayasaciid9243
@sumayasaciid9243 4 года назад
Aamiin aamiin i.a
@najmoabdullahi3127
@najmoabdullahi3127 4 года назад
Aamin aamin
@nahimanahimanahima7773
@nahimanahimanahima7773 4 года назад
Masha Alla
@aasiyoabdilaahi6993
@aasiyoabdilaahi6993 4 года назад
Masha allh sheekhen
@user-ni6zh5vz4v
@user-ni6zh5vz4v 4 года назад
Qofka aan jeclahay hadii uusan I qiimeeneynin qofka I jecel ayaa karaa laga yaawee inuu kaa keensado maadama jecelka uu yahay dareen qalbiga ku awuurma baraka Allahu kil walalke
@SacdiyoabdiSacdiyoabdi
@SacdiyoabdiSacdiyoabdi 4 года назад
Farxadada iyo dolacadytaada ayaan jclhy wlka an adunka ugu jclhy thank u so much ilove u
@samirasiman1453
@samirasiman1453 4 года назад
MashaAllah Abubakar mohammed 🤩🥰💞💕❣🔥😍
@rumanadan4723
@rumanadan4723 4 года назад
ManshaAllah walkey bugan intee an ka helikaraa afrika maga helayaaa wan filayaa in an iiga sojababi donted inshaAllah 😘😘😘 ربي يحفطك وببارك فيك اخي كريم❤️😘
@cabdiqadircawil8857
@cabdiqadircawil8857 4 года назад
asc buuga intee ka helee wll ila hey janada hanugu kulmiyo amiin
@maryanaadan820
@maryanaadan820 4 года назад
Sheikh Allah ku xafido aduun iyo aakhiro barakallah fiikum Sheikh ❤❤🥰❤😘
@QueenMuniiza
@QueenMuniiza 5 месяцев назад
اللهم آمين ثم آمين يارب العالمين جزاك الله خيرا
@aszneeali7977
@aszneeali7977 4 года назад
Walahi abubakar nuurka wajigaga ayuu ka muqda mashallah kheyrka aad sida qosolka iyo faraxda badan ku soo gudbinayso dad badan ayay malintooda toosisa oo ay u qurxisa oon aniga ka mid ahay shukran akhi
@habiiboabdirihman4132
@habiiboabdirihman4132 3 года назад
Masha allh ale ha ku xifdiyo
@ilhaanbashiir9123
@ilhaanbashiir9123 4 года назад
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭dhamaantiin alle ha idin xifdiyo
@minnicute2497
@minnicute2497 4 года назад
Than you dear 💓💗😍🤩
@ilovealnasiixamedia1466
@ilovealnasiixamedia1466 4 года назад
amiiin
@sakariyeabuurka9100
@sakariyeabuurka9100 4 года назад
Aamin aamin
@foozeeychannel3145
@foozeeychannel3145 4 года назад
Asc
@khadrahassan7894
@khadrahassan7894 4 года назад
Maan shaa allah sheekh abokor ilaahay haku xafido ❤️❤️🙏
@sadioyusuf6691
@sadioyusuf6691 4 года назад
Masha ALLAH illahey hanoo ka xifdiyo AAMIIN YARRABI 🤲🏽
@dahabonuur5906
@dahabonuur5906 4 года назад
Wall buuga nolashada Aya u bahanhy xage ka hela
@yaraankacadee1411
@yaraankacadee1411 4 года назад
masha allah
@muzamil2891
@muzamil2891 3 года назад
Masha allah
@fatimasaid4112
@fatimasaid4112 3 года назад
masha Allah book xage ka hel karaa
@rahmasadaqahmed1426
@rahmasadaqahmed1426 4 года назад
Qof ku jecel ayaa muhiim ah waayo qofka ku jecel wuu kaa keensan karaa innaa adna jeclaato 🥰🥰
@simoncadey4279
@simoncadey4279 3 года назад
Mansha allaah shiekh allaah ku dhowro en bukaan wn u bahanahy intee ka heli kara from muqdisho ❤💯🙏🙏🙏
@user-je3kq9ce4z
@user-je3kq9ce4z 2 года назад
جزاكم الله خيرا الجزاء وجعل الجنة مثواكم
@Iqra74
@Iqra74 4 года назад
Abubakar come Australia and tell other sheikhs too 😍❤️
@fatimabotan2511
@fatimabotan2511 4 года назад
MashaAllah aad iyo aad ayaan o faraxaay ❤❤❤
@HodanAbdullahiUK
@HodanAbdullahiUK Месяц назад
walahi bankudharte sheikh abubakar❤❤❤ iilahayi adartiis ayaan ku jecelahyi ❤❤❤
@midnimoqaran8674
@midnimoqaran8674 4 года назад
Sheikh Qofka Ku Jecel Qiime Mar Kasta Waa Sida Aay Aniga Ila Tahay Alle Ha Ku Xafido Walal Abubakar Maxamed
@mcubicmbayani1005
@mcubicmbayani1005 4 года назад
Masha Allah may Allah guide you Abubakar And bless you
@faatuush6172
@faatuush6172 4 года назад
Masha allah
@soowdoismaciil8582
@soowdoismaciil8582 4 года назад
Ilaahow irzaaq qof ina jecel anaguna jcelnahay waayo qofka ku jcl Adiga mjeclid Mana usoojedid marwalba waxaa kuu muuqda qofka Aad jceshahy Si daa aawgeyd Asne kuuma soojedo Qof ijecelaan door bidilahay waayo nafteyda mel aan ku aaminikaro waaye haduu ijecel yahay uu dhab kayahay Waan daremaa jcel kiisa
@hamzaaliahmed8962
@hamzaaliahmed8962 3 года назад
Amiin abayo where dou live now ?
@mariaalimuse9622
@mariaalimuse9622 4 года назад
masha Allah allaha idin barakeeyo 😍😍
@mrsmohan6999
@mrsmohan6999 4 года назад
Qof ku jecel ayaa muhiim ah,balse marke noqoto mid dooro Adiga wax MA doraneysid Ee qalbigaga iyo dareenkaga ayaaa dooranayo qofka uu jeclyahay Qof aad jeceshahy adoo u jeedaaa melkale awood uma lihid inaaad tilaabo uqaado 😭😭💔
@shugrielmi8423
@shugrielmi8423 4 года назад
Amin amin amiin Abubakr waxn jeclhy inaa malin uun kulakumo insh alha shiiq Abbakar
@saxiixmedia8956
@saxiixmedia8956 4 года назад
Masha Allah wllken Abuubakar aduun iyo aaqiro alle haku xafido 💯💯
@zakaria4153
@zakaria4153 4 года назад
Amiiin🤲 ilaahey ha xafido sheekhena ❤
@alishaali7774
@alishaali7774 4 года назад
Salman Abdullahi inta neh majoogtaa
@nimconalka9392
@nimconalka9392 4 года назад
ilove you shiiq abuukar
@anhaarchannel7837
@anhaarchannel7837 4 года назад
@@zakaria4153 fadlan isoobooqada
@ramloaadan1411
@ramloaadan1411 4 года назад
asc wll macawraa gabadha lugaheeda
@umsaamiya8043
@umsaamiya8043 4 года назад
Masha Allah❤❤❤❤❤
@munomaxamed9905
@munomaxamed9905 4 года назад
Masha allah wlhi buuka ani xataa wax badan ayuu ika badalay taas ayaa been aheyn Abu bakar qeyr alle haku siiyo wall
@raaxoxasan2270
@raaxoxasan2270 4 года назад
Qof ijecel aya fican
@xamdikaifyusuf2887
@xamdikaifyusuf2887 4 года назад
Qofka kujecel ayaa ladortaa
@Raqiyaluul
@Raqiyaluul 4 года назад
ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-ZrYej2jrmaE.html
@isaakcadow20
@isaakcadow20 4 года назад
Asc wllky shekh abubakar ilaahey hakubarakeyo Wahaatahay Qof Qlia Oojaceyl walaalihiis Soomaliyèed alĺoow ku.dhowr Anagana alloow nadhowr aamìin aamiin❤
@hamdajamac2967
@hamdajamac2967 4 года назад
Msh Allha wllkay muxamed Allha kuxiftiya Adunyi Akhiraba
@huremaxamuud6735
@huremaxamuud6735 4 года назад
ilaahay ha ku xafido sheekh abubakar qof ka ku jecel ayaa ka awood badan qofka jeceshahay waayo qiimahaaga ayuu garanaya anigu ray gaa ayaan qabaa
@nafisa_abdy
@nafisa_abdy 4 года назад
Masha Allah wll horta ani ahaan labdoda wxan doran lhaa qof i jecel 🥰 sbbto ah qofkan wxu yaqn karamada lkn qofks kle mya qaano karmada io cizigaad u heysid 😥😥
@fowziyoyuusuf9191
@fowziyoyuusuf9191 4 года назад
Pro illahey daytii ankujeclay❤️😍 ❤️😍 ❤️😍 ❤️ keep going shiiq iguqaliyaaaaa wallhi wankujeclay
@ahmedmusse7634
@ahmedmusse7634 4 года назад
بأبي أنت وأمي ي رسول الله صل الله عليه وسل
@fardowsomaxamadmanshaalaha4471
@fardowsomaxamadmanshaalaha4471 4 года назад
mansha allah sheekh abukara
@keyfabdi4622
@keyfabdi4622 4 года назад
Masha allaah xaqiiqda noloshu wainad hesho qofku jecel sinolosha macankeda aad uhesho
@sumayasiman1458
@sumayasiman1458 4 года назад
Masha allh jazakalahu kheer shiikh Abubakar Maxamed
@nimcoaaden8997
@nimcoaaden8997 4 года назад
Maasha alllaah walalhygah qaaligah Abubakar Mohamed omar Mohammed Wlhi alledartiiban idin jeclahy halkeeban kahelikarah Buugah kuraxayso Noloshadah Wali imasoogarin
@amarankhadar7406
@amarankhadar7406 4 года назад
Mzha Allah ❤Qof Aniga ii Jecela
@caatikainacizaam7369
@caatikainacizaam7369 4 года назад
sheekh abuukar halmar hadaa arki lahaa farxad ayaan udhiman lahaa😭😭😭😭😢
@hidaayomaxamed8037
@hidaayomaxamed8037 4 года назад
qofka i jecl aan raaci yaa igu raacsn
@sabrinabdinasir4366
@sabrinabdinasir4366 4 года назад
Aniga waan doorta qofka i jecel🌹🌹🌹❤❤❤
@ezaali6290
@ezaali6290 4 года назад
Hadii qofka I jecel aana anigu jeclayn mahaa dhiciska sow in aan qalbiga kajabiyo Medici kartid couse ani wax ma jecli kawaran sheikh abubakri you're my best motivater my Allah protect you and guide u sheikh long live
@abdullahiduceysane7179
@abdullahiduceysane7179 4 года назад
Wallahi aad ayaan jecelahay akhrinta buuga ah kuraxeeyso nolasha markasta aan janis helo waxan jeclahay in aan akhriyo boogan. In badan ayaan kaga mahad cilinayaa dherigalintada allha kuxafido aduun iyo akhiro
@xaalimocabdilaahi
@xaalimocabdilaahi Месяц назад
Book xage ka helaya walal
@MissNHAH
@MissNHAH 4 года назад
Nolow Abubakar inshallah💞
@fahmomohammed8554
@fahmomohammed8554 4 года назад
الحب من طرف واحد مو حلوووو ابدا الله يرزقنا حب حلال
@iqromuuse9406
@iqromuuse9406 4 года назад
masha allah 😢😢😢😢😢😢😢😢
@QamarIbraahim-dy1mr
@QamarIbraahim-dy1mr 9 месяцев назад
ALaha ku xiftiyo Aabahey mar waliba wanaaga Nolajecel❤❤❤❤❤❤❤❤
@salmaahmed3110
@salmaahmed3110 2 года назад
Qof ku jacel dooro sabaabtoo ah qofka ku jacl waa uu ku ilaashanay lkn qof aad jaclshahy beri ayaa uu wadaada kaga dhaqajinaya wllkyow su,aasha na waydiiyow waad mahadsan tahay waxad tahay qof lagu dayan karo Allah ha ka abaal mariyo
@nafisabbe366
@nafisabbe366 3 года назад
Masha allah
@maankamaanka-zl9jl
@maankamaanka-zl9jl 4 года назад
Masha allaah allah kudhowro inbdn ❤❤💯
@faatimaaqueens6564
@faatimaaqueens6564 4 года назад
ما شاء الله تبارك الرحمن لا حول ولا قوه الا بالله الله يحفظك و يحرسك وين ما تكون يا اخي العزيز
@ayaanibarahim2385
@ayaanibarahim2385 Год назад
Allaha kuxifdiyo shiq abukar sawjad Xaladada Allaha kusiyo iyo awlad qayr qabto cailadada Allha idin xifdiyo
@faaadumomursal5483
@faaadumomursal5483 4 года назад
Ma sha allh shikh abubakar ilahay haku xifdiyo wan ku jeclnahay ilahay dartis
@fariixamuuse3601
@fariixamuuse3601 4 года назад
❤❤❤❤masha allaha my bro
@shamsacr7336
@shamsacr7336 3 года назад
Mashaalha
@maryanruun2758
@maryanruun2758 4 года назад
masha allah wllo alle ha ku xafido
@haajikheyre7611
@haajikheyre7611 4 года назад
Waxa fiican qufka kujecel aniga waxan doranlaha qufka ijecel
@laylayousuf471
@laylayousuf471 4 года назад
Asc walalkey maanta baa firsaday RU-vid ee booka ISO sheeg haaga kahelayo ado raali ah
@masitimuriidi4316
@masitimuriidi4316 4 года назад
Amiiin Amiiiiin
@asioaxmed875
@asioaxmed875 4 года назад
Mahadsanid wllken ♥️ jano gal mlinty nololi janqado♥️💋❤💞⚘
@supersonicgames3561
@supersonicgames3561 4 года назад
Msh Allah wlo Abubakar alle haku xafido
@farxiyahusen7419
@farxiyahusen7419 4 года назад
Masha allah alle Ha idin barakeyo dhamantiin
@mahamudosman6978
@mahamudosman6978 4 года назад
ماشاءاللہماشاءاللہماشاءاللہماشاءاللہماشاءاللہماشاءاللہماشاءاللہالله أكبر
@hadiyoshakai9317
@hadiyoshakai9317 Год назад
Mashallah Tabarakalaah y allaha kuxafido ❤
@ladancraxmaanladancraxmaan5906
@ladancraxmaanladancraxmaan5906 4 года назад
mash allaah waxaan ahay gabar 22jir 4sano kahor ayaa ley furay ninki aan kala tagnay wlhi wuu ixumeeyay anigoo xanuunsan wuxuu igu yiriwaxaa tahy naag xanuusan oo maalin waliba naqaska ku dhagaayo wlhi waan niyad jabay maalin kuma fikirin in aan mustaqbal kalo in aan sameysto kuma fikirin wlhi alx wiil baan isbarany 2sano kahor sacuudi ayaan joogaa buuga wali nama soo gaarin wlhi asagaa ii soo dhiibay alx qadadka aan istic maalo waxaan ku istic maali jiray ciil iyo calool xumo alx hada waan ku istic maalaa ku Raaxeyso nolashaada alx alx nolasheeyda isbadal weeyn nolasheeyda ku yimid
@aaasa47
@aaasa47 4 года назад
Masha Allah ❤❤👌
@xabsa-mohammed2446
@xabsa-mohammed2446 4 года назад
💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💝😍
@user-hd3fc9wo2f
@user-hd3fc9wo2f 4 года назад
ما شاء الله تبارك الرحمن. 😍😍
@hvzaaismail8810
@hvzaaismail8810 4 года назад
mashallah wll safar baad kadharagtybee 😂😂 ilahy ajar badan ha kugu siiyo
@queensimn9402
@queensimn9402 4 года назад
Xafsa subscrib isaar 👍
@qadiijobile3050
@qadiijobile3050 3 года назад
Acs sh abubakar wn kugu cusbahy markasto waxn jeclahy fediyowyadaada quruxda badn masha allh
@Aaamina12
@Aaamina12 4 года назад
Masha allah Abubakar wil yar o furfuran ilahay haku xifdiyo
@OgaalkaMaanta373
@OgaalkaMaanta373 4 года назад
Mashalllah 💚💙❤
@xamdicabdi7971
@xamdicabdi7971 4 года назад
M.allh abuubakar jnda allaha nagukulmiyo wll
@latifamussa4979
@latifamussa4979 4 года назад
مساء اله ابوبكر وعمر اله يحفظكم (يوم لا ظل ولا ظل اساب نشاء في عباد اله) اسال في عباده اله
@fardowsafilsan1280
@fardowsafilsan1280 4 года назад
Mashallah Allah ku xafido my dear bro nooloow Abuubakar
@hodanomararahman4242
@hodanomararahman4242 4 года назад
MANSHA ALLAH
@queensimn9402
@queensimn9402 4 года назад
Hodon wll subscrib isaar👍
@quensharafmoha5646
@quensharafmoha5646 4 года назад
Shukran walaaal
@abdilazizabdilaziz9889
@abdilazizabdilaziz9889 4 года назад
mansha alaaha shiiq ilahey hakuxafido
@farhiaabdullahi6096
@farhiaabdullahi6096 4 года назад
M a shiikh Abubakar farxda alle haku siyadiyo🤲🤲🤲
@QamarIbraahim-dy1mr
@QamarIbraahim-dy1mr 9 месяцев назад
Abubakarow Ani hadaa kahadlo quf aad jaceshahey iyo quf kujacel ka qamar Ahaan Waxaa doranlahaa quf Adi ijaceyl Lagayabaa qufka Adi Aad jaceshahey in uuba Adi kujacleen marka waxaa doradaa quf Adi kujacey❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@maxamedakofficial8521
@maxamedakofficial8521 4 года назад
Masha Allah 👐🅱👍👈♥💔
@muniirahmed9620
@muniirahmed9620 4 года назад
M.a
@saidabshir5286
@saidabshir5286 4 года назад
Qofka ijecel baan qadan lahaa Ani jacylka aan u qabo qofka kale xushmad baan u haya wll waayo hal dhagax laba shibir laguma dili karo
@roodoxaaji1899
@roodoxaaji1899 4 года назад
Samriye Media SM waxgarad mashallah
@roodoxaaji1899
@roodoxaaji1899 4 года назад
Samriye Media SM allaha kubarakeyo walkey qaali
@iqrajama5624
@iqrajama5624 4 года назад
M.a ilehey dartis aya ku jeclhy abwe ❤️✅
@queensimn9402
@queensimn9402 4 года назад
Iqra wll subscrib isaar
@SahraSsDama
@SahraSsDama 4 года назад
Asc maansha. Alaah. Sheekh xafidullaah.. Jawaab.fiican.nolow
@shugrishuceybe1918
@shugrishuceybe1918 4 года назад
Mash allh alle haaku xafdiyo Abubakr Mohammed
@ayaan9539
@ayaan9539 4 года назад
Mash Allah ❤
@maryanhussein4692
@maryanhussein4692 4 года назад
Quf kujace atna at jaceshahy
@xubicabdimahdi102
@xubicabdimahdi102 4 года назад
M.a wll alaha ku xifdiyo
@fadxiyamaxamed9667
@fadxiyamaxamed9667 4 года назад
Masha allaah wllky alle haku xafido Qofka ku jecel ayaa ka muhiimsan qofka aad jeceshahay waayo waxaaba laga yaabaa in uu ku guulayso in uu kasbado qalbigaaga oo aad adigana jeclaato
@sacdiyoqalid1833
@sacdiyoqalid1833 4 года назад
M.a wllkey bukan ajir aan lagoobi karin allaha kasiiyo🤲
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 4 года назад
Allahumma Aamiin Aamiin Aamiin
@riyaanchannel5556
@riyaanchannel5556 4 года назад
M.a😍
@obunga2333
@obunga2333 4 года назад
شيخ ابو بكر جزاك الله خيرا
@sumeyoqlnjo4550
@sumeyoqlnjo4550 4 года назад
Mashallah abubakar barak Allah fike 💕💯💖♥️♥️💕💯🤗🤗🤗
@HankaagaRumee
@HankaagaRumee 4 года назад
Wxn doonayaa wll inaan la wadaago adiga iyo asxaabtaada videogan aan instagramka kuugu soo diray wll adoo mhdsn la wadaag
@queensimn9402
@queensimn9402 4 года назад
Wll subscrib isaar 👍
@HankaagaRumee
@HankaagaRumee 4 года назад
@@queensimn9402 Oki wll Ana ii saar
@queensimn9402
@queensimn9402 4 года назад
@@HankaagaRumee waa ku sare wll
@Raqiyaluul
@Raqiyaluul 4 года назад
ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-ZrYej2jrmaE.html
@hamdiabdi4641
@hamdiabdi4641 4 года назад
MaxanDorallaha.qofaniga Ijacel.oo.ilahay.tartisa.💚💜
@brehgamerpowerlevel6968
@brehgamerpowerlevel6968 4 года назад
Maasha allaah shiiqa Abubakar ilaaheey ha ku xafido amiin
Далее
Прохожу маску ЭМОЦИИ🙀 #юмор
00:59
Bilawgaa ugu adag!
1:32
Просмотров 72 тыс.
Прохожу маску ЭМОЦИИ🙀 #юмор
00:59