Тёмный

Muuse Suudi oo 11 sano ka hor hadal uu sheegay dhab noqday maanta Waagacusub Tv 

Somali Tv
Подписаться 13 тыс.
Просмотров 173 тыс.
50% 1

Muuse Suudi Yalaxow oo ka mida hogaamiye kooxeedyadii Somalia ayaa hadal uu jeediyay 11 sano ka hor waxaa la moodaa inuu dhab noqday oo sii ogaa waxa dhici doona

Опубликовано:

 

31 авг 2013

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 103   
@odeyhawiye.xaajiguners.9849
@odeyhawiye.xaajiguners.9849 4 года назад
MAASHA ALLAAH MUDANE MUUSE SUUDI YALAXOOW NOOLOOW GUUL IYO GOBONIMO MARKASTO
@mohammadkafi9401
@mohammadkafi9401 8 лет назад
Waa libaax libaax dhalay geesi runta kudhinta qfki caytamaya asagey dhibaysa lknse xaqiiqdi waa aragnay manta waana tan taagan manta jubland galmudug puntladn jiniland iyo balaayoyin kale oo tiro bdn
@yahirkairo5423
@yahirkairo5423 3 года назад
you prolly dont give a shit but if you are stoned like me atm then you can stream all the latest series on instaflixxer. I've been watching with my brother for the last few weeks :)
@cesarbentley8689
@cesarbentley8689 3 года назад
@Yahir Kairo yup, I've been watching on instaflixxer for since december myself :D
@alaricjagger4933
@alaricjagger4933 3 года назад
@Yahir Kairo Yup, I have been using InstaFlixxer for since december myself :)
@cabduqadircade3825
@cabduqadircade3825 9 лет назад
wlh waa sheegyay xaaji muusa suudi waa nin rageed runta kama.gambanin
@dalla112
@dalla112 9 лет назад
xaaji muuse mar horuu ummda somaliyed uga digay arinta maanta taagan ,muuse hogaamiye kooxed ayuu ahaa been maaha nin walba danta qabiilkisa in uu difaaco xaq buu u leyahya wagaas, lkiin wa wadani dhab ah in uu yahay qofna shaki uguma jiro wareysigan taariikhda ayuu galay.. well done wariye daahir calsow..
@iglaanahmed4112
@iglaanahmed4112 5 лет назад
Muuse suudi geesi geesi dhalay waxaad kadagaalantay maalintaas hadaan haynaa kuwii saan nayeelay ilaahay mucjiso rabaaniya haku Rido aaaamin
@balballeiti
@balballeiti 9 лет назад
Muuse waa waddani, aniga aragtidayda
@Jiimka
@Jiimka 9 лет назад
Weligeedba waa lagu yaqaanay hugaamiyaasha abgaal run sheegida.....noolow al-xaaji muuse.
@rayanmohammed5691
@rayanmohammed5691 9 лет назад
G k j
@r.h204
@r.h204 7 лет назад
Jiimka ha sax
@agoecho8786
@agoecho8786 7 лет назад
xaaji muuse waa ku tagersaneen laakin caasimadii ayaa nagu dhibteen meel kasta isbaaro iyo dil dhac marka taarikh xumo ayaa noo soo jiideen adinkoo awooda dhan haayay wadanka
@rahmogefiye196
@rahmogefiye196 10 лет назад
alaha ku dhowro aderkey
@1somaliman
@1somaliman 9 лет назад
muuse suudi wadani waaye arinta uu ka hadlaayo hada ay tagan tahay
@abdiqadir2555
@abdiqadir2555 8 лет назад
xaaji muuse wallahi waa wadani dhab ah kana hadlay xaqiiqa jirto hada
@xasanshuuriye6718
@xasanshuuriye6718 6 лет назад
Rug cadaa legend aya tahy alah ku xafido
@sayidomarmukhtaar1676
@sayidomarmukhtaar1676 6 лет назад
Geesi hawiye waaye kan afkaaka caano lagu qabay
@sharmaarke-Nabane
@sharmaarke-Nabane Год назад
Muuqaalkani 21sano ka hor weeyi Muuse Suudi waa oday adag
@caqilnasri3424
@caqilnasri3424 8 лет назад
libaax lama maaha geesi oda muuse waanin xikmad badan aragti dheer nolow cadawgada cagta
@r.h204
@r.h204 7 лет назад
Caqil Nasri aamiin
@hakimaaseer2785
@hakimaaseer2785 7 лет назад
samira h o
@amalahmed1362
@amalahmed1362 7 лет назад
Ilahay cimriga haku dheereyo abti muuse
@r.h204
@r.h204 7 лет назад
amal ahmed aamiin ammin waaya arag muuse suudi masha alv
@jacksparrow4714
@jacksparrow4714 6 лет назад
amal ahmed Ameen ameen for my Abti muse
@user-wt3uq1iw7f
@user-wt3uq1iw7f 6 лет назад
amal ahmed my really abti mcn Allah inoo dheeryo Maaalmahan ma arkin wlh
@afraxabdinourafraxabdinour5112
@afraxabdinourafraxabdinour5112 4 года назад
Aamiin
@mrbiin3348
@mrbiin3348 2 месяца назад
Kawaramahee 20 sano kahor waxuu sheege haaji muuse suudi ma iga heysaan caawa 2024 warqada uu sheegaa hadii laga leexan lahaa maalintaas oo talada haaji muuse suudi laqaadan lahaa amxaaro iyo kenyaan iyo yugaandhees ciidan ah caawa dalka ma joogeen ee waxaa dalka katalin lahaa ciidan soomaaliyeed oo qaran ah
@iglaanahmed4112
@iglaanahmed4112 5 лет назад
Wlh blh tlh maantaan aragnaa wuxuu muuse diidaayay maalintaas anagoon ogayn wixii aalintaas walee gumaysigii iyo kala googooyntuu sheegay wA mica nahaysata ileen ragaaba saan noo gatay
@mohayusuf6247
@mohayusuf6247 3 месяца назад
Libaax waayo joog ah weye haaji muuse suudi ❤😊
@cadaaweyare9045
@cadaaweyare9045 2 года назад
Adeerkey🆎👏👏
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 2 месяца назад
Ahlu naar gacan ku dhiigle umaddi baabi iyay🎉🎉🎉🎉 walee qayaamaa ku sugeeyso
@dullahiayoub2432
@dullahiayoub2432 9 лет назад
wallahi waa yaab runta dad ayaa nacaayo war ninkaan walahi waa sheegye xaqiiqada maanta jirta _ninkii unacaayo Qabiil iyo kii u nacaayo runta maanta waa la wada daawashowhaa filimki xiligaas inoola balanshe adeer tiket ayaa nalo jaray waxaana noo jartay kenia ee hala badbaadiyo wadanka
@libanweheliye1806
@libanweheliye1806 4 года назад
Xafidahu laaaah
@hashihashi4628
@hashihashi4628 6 лет назад
DAAHIR CALASOW WAAYE waxa wareysanaayo
@farhiyoomar7970
@farhiyoomar7970 3 года назад
Alahu akbar xaajiga waxa ui ka digayay haday nahaysataa
@abshirhassan2515
@abshirhassan2515 10 лет назад
Dhib oo dhan wuxuu ka yimid shirkii imbagaati iyo eldoret, waa kanaa dalkii laka qaybi.
@wadanihashim1934
@wadanihashim1934 8 лет назад
kani waa iska hadley wuxuu shegey malah
@mohamedomar610
@mohamedomar610 6 лет назад
hhhhhh caadi maahan muuse suudi
@deeqoadan8424
@deeqoadan8424 7 лет назад
man sha alah waruntis
@user-jd6ru3wv7t
@user-jd6ru3wv7t 6 месяцев назад
Geesi abgaal from gaaljacel ❤🎉
@deeqdaacad7187
@deeqdaacad7187 10 лет назад
xaaaji waa iga qoslisiiyay
@asadabdi5560
@asadabdi5560 8 лет назад
Ninkan maran nalagu saxin jiray liwax walee waa thy
@qadarallfa3881
@qadarallfa3881 9 лет назад
mr adeer muuse ii nooloow yaakhay anaga ku badaleyno iska daa waxay la roorayaan waxaan
@nuurali9317
@nuurali9317 6 лет назад
mundane muuse suudi nolow geesiga hawiye
@user-yv4qc1em7e
@user-yv4qc1em7e 6 лет назад
Haday ishortaagan yihiin kowalagoyayna lagahortagan yahay inlaga horjogan xumanta dadla aanta diin la aanta aragtida dadka ilaah ayaa ukaladuway
@SNUFFED2ROLLs
@SNUFFED2ROLLs 6 лет назад
Wallahi beentisa maa aheen!
@xasancabdi704
@xasancabdi704 6 лет назад
odeyga muuse suudi ah waxaa iiga afxun oo ah qabyaaladiiste aan ka xishoon qabyaalada daahir calasow oo weli ah sidii 20sano kahor uu aha
@Wayelka1973
@Wayelka1973 9 лет назад
Aan aragno faraska federalka dadki na saaray waa la yaqaanaye cid aa ku faanto anaga dalka federalka keena waa kaas yaa dhul fcn al xajiga iyo beeshiisa Iyagoo xamar uso tahriibayo aa la arki doona sugbo sidi west germany iyo east loo kala qeybiayay
@cadaaweyare9045
@cadaaweyare9045 Год назад
Hadi ad aminsan thy in muqdisho somali odhan ka dhaxeyso adna ogow in hoyada mudulod dhan kadhaxso
@benaadirmediachannel7320
@benaadirmediachannel7320 2 года назад
Arragti dheer ayuu lahaa xaajiga
@sultanmoha3120
@sultanmoha3120 7 месяцев назад
MNooraati😮
@mohamudabdirahman2748
@mohamudabdirahman2748 7 лет назад
xataa minority misa manooraati
@hasanmuusa128
@hasanmuusa128 8 лет назад
+wadani Ibrahim wax kacaqli yar halkan kuma jirto sababto ah adigo nin wayn ah aya saana u hadle uf
@mohamedhassam9392
@mohamedhassam9392 7 лет назад
Hazan Muusa
@cumarbanadir
@cumarbanadir 9 лет назад
al xaji muuse suudi war wataqana lkin ?
@user-zr2ve2jj7v
@user-zr2ve2jj7v 3 года назад
Reer Puntland in ay dabada ka riixaayeen federalka ma aragtaan? Dhibkiisa adinkana ma aragtaan? In wax weliba ay ka socon la yihiin Puntland ma aragtaan? Xaajiga aragtidiisa dheer ma aragtaan?
@90media44
@90media44 7 месяцев назад
Waa sax anaga federalka wan ku faaidnay oo wax badan oo xitaa aan dowladii dhexe noo dhisnayn baan dhisanay
@cawaalejamac7255
@cawaalejamac7255 2 года назад
Gggg
@mohameddaahir5910
@mohameddaahir5910 5 лет назад
Been madaal galeeya cid ugama baahinin lkn wax haleesku darsado haleesku soo dhawaado is leenhay lkn dadaadaaa diidan oo colaad kicihaayo
@najiibcabdi4735
@najiibcabdi4735 Год назад
Wariye daahir calasow😂
@cabdifitaaxmaxamed171
@cabdifitaaxmaxamed171 3 года назад
Tuug ilahay kafur tay
@abdirahmanmohamed150
@abdirahmanmohamed150 8 лет назад
noolow sxb
@iimaanabdullaahi849
@iimaanabdullaahi849 7 лет назад
minooraati kkkkkk
@axmedyare4096
@axmedyare4096 9 лет назад
Inkastoo Muuse yahay mujrim ilaahay ka furtay oo dagaal ooge ah, dhiig badana daadiyay oo dalka nabad u diiday, hadana wax badan oo hadaladiisan ka mid ah run buu ka sheegay, waliba waxuu saadaaliyay ayaynu hada aragnaa. Gaal dil gartiisana sii, muuse waa qabqable, balse run buu sheegay.
@dalla112
@dalla112 9 лет назад
Axmed Yare sxb waba intaas kaligiis mujrim maaha dabcan qabiilkasta tuug ayuu leeyahya lkiin xaaji muuse wa wadani.
@mohayusuf6247
@mohayusuf6247 3 месяца назад
Sinjiyadada wase waxas khawaarij ka ahow ninkaan waa landhere nicda kala dul tag
@aliabukarahmed3418
@aliabukarahmed3418 6 лет назад
Ì
@Ak-nv9zn
@Ak-nv9zn Год назад
Ugushub ogasoqad radiyo hargeysa jabuti kutirsan
@abdulkadirmuse7555
@abdulkadirmuse7555 8 лет назад
ninka ugu caqli xumaa intii qabqable soo martay wadan halahan oo nacnaca muxuu iska dhamaynayaa ma isbaradii suuqa xoolaha wadaniyadiisu soo ninkii yiri ma ahan markii la soo dhisay dawladii cabdi qasim , dawladu mahan maka jirayso haday bac tahay aa bujin haa haday birta tahayna aa biirin haa hhhhhh
@dalla112
@dalla112 8 лет назад
jaahilnimdaa wa caaytaneysa war naga fariiso
@cadaaweyare9045
@cadaaweyare9045 2 года назад
H.waze Muuse suudi wa legend hawiye Xolihi kudhly wase jaahilyahiw
@mohayusuf6247
@mohayusuf6247 3 месяца назад
DAROOD KA AHOW ARIMAHA XAMAR sinjiyadada wase
@cabdifitaaxmaxamed171
@cabdifitaaxmaxamed171 3 года назад
Waxa uukahadhay dagaal oogayashii umada baabisay
@somaliland-geologicalconsu3612
ale ku sii qaad
@Drammaboi1
@Drammaboi1 9 лет назад
Nin ka mid ah somali warlords oo faa'ido leh lama arkin. he is another qab-qable dagaal just like Caydiid, Cali mahdi, C.qaybdiid the list goes.
@fuadmohamed23
@fuadmohamed23 8 лет назад
moryankan sharciga halakeeno fucking hawiye xaranquute
@guroonjire55
@guroonjire55 9 лет назад
shirka looma dhamo dad aa maqan waxba tari maysee somali ma israbto ee ha lakala tashado
@mohamedothman7519
@mohamedothman7519 8 лет назад
Kkkkkkkkkkkkkkk caqli xumidii hawiye iga dheh isagoo warlord ah ayuu nacnac la soo fadhiyaa dulli mooryaana
@fadumahasan1080
@fadumahasan1080 7 лет назад
yaaab s omalidu waa dad Walalaha ee cayadu waa qalad War hee waxa waxun in adunka Wax ha radasina eee maqaladano xaajiga
@abdifatahmohamed5208
@abdifatahmohamed5208 7 лет назад
iiman lagaa qaad xataa mantay dowladnimo waa diidan yahay.
@dr.nasiib5466
@dr.nasiib5466 3 года назад
Nin ciilan la dhimo cadhadaada al xaaji maku dhuusee ileen dowlada farmaajo ayaa u babac dhigi weeysaye
@hawiyebitchestheylikeblack5196
mooryan hawiye ...tuuk tuukdhalay ..hawiye xaraan iyo bililiqo kamawenadan ...mooryantan.iyo waxitageersanba sharciga halahorkeeno bastarinta
@akaomaroficial9539
@akaomaroficial9539 7 лет назад
Hawiye Bitches They Like Black Dick xayawaan waad jirantahy ee is dawey
@jacksparrow4714
@jacksparrow4714 6 лет назад
Hawiye Bitches They Like Black Dick Why you on every video that has to do with hawiye? Nin hawiye ma ku xooge??
@youtellme6403
@youtellme6403 6 лет назад
benzo Muse adeer ninka hawiye cayaya waxu kasoo horjeeda dowladda soomaaliyeed ee xamar laga mamuulo iyo midnimada umadda soomaaliyeed marka taas waad fahmii karta
@MohamedMohamed-xn1dg
@MohamedMohamed-xn1dg 7 лет назад
abgaal waa qabiilka kaliya ee aan laheyn ruux laga qaato jahilkooda iyo mutacalimkooda waa isku caqli baldhageyso laacibkii weynaa ee muxidiin darbo weyne ilaa odaygaan suudi yalaxow waana qoomdhan oo aan rabin aqoona ulaheyn dowladnimada dhexdooda way isnecbenyihiin umada kalana marabaan hadalka kaliya oo afkooda kasoo baxaya waa unukaa leh waa goofkeyga ee somaaliyey intey Goori goortahay reerkaan cawaanta ah ha looga guuro meeshaas ay ku xaareen caasimad kalana hala sameeyo amisoon iyo iyagana haleysku dhaafo cawaatan xanaasan oo aan garaneyn waxay uxanaaqsanyihiin
@caaqildalmar34
@caaqildalmar34 7 лет назад
Mohamed Mohamed abgaal ma hooyada iyo walasha bey isku dulwaseen xoolo tuur leh ba tahay
@Shimba-uh2lx
@Shimba-uh2lx 6 лет назад
Mohamed Mohamed . Sxb cuqdad xun ayaa ku heysa. Qabyaalad iyo is naceebka u gaaeka ah Abgaal aysan soomalida kala qabin. Adigaa ugu horeeyo Qabyaalad. Cuqdad ayaa ku heyso waana lagaa xaalmarinaa Eebow.
@qadrohilawle132
@qadrohilawle132 6 лет назад
ابتلع سكينا، كي تزول منك العنصرية. Shimba o aadigu ma quranbad so qortey War yaa qabil dhanbad sheeqodi iyo calinkodi iyo iimankodi aad wada af lagadeysey o aadiga qabiku kaa guxaya e abgal osman aadiga iyo ciidinuba aaqli kama rabane e aafkaga uuraya noga lexi abgal waa nasaab ki hiraab e horta so baro
@dr.nasiib5466
@dr.nasiib5466 3 года назад
Caaqoow abgaal waa qabiilka kaliya ee 3 madaxweyne oo 12 sano ah hal madaxweyne ku xigeen oo 18 sano ah 2ba raisalwasaare oo 4 sano ah bal qabiilka intaas leh ii sheeg laangaab ciilan uma xumid
@mohacj9094
@mohacj9094 8 лет назад
daarood ku hawiye wuu neceb yahay ileen si xun ayay u galeene kkkk
Далее
Maxaa dhex Maray Fahad Yaasiin iyo Qanyare?
14:42
Просмотров 233 тыс.
AASKA MAXAMED QANYARE AFRAX
22:51
Просмотров 20 тыс.
Taariikh la yaab leh!
17:39
Просмотров 36 тыс.