Тёмный

Muxuu qabtaa suldaanka Somalida Norway? 

Hereri Media
Подписаться 272 тыс.
Просмотров 22 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

8 окт 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 52   
@nomadhistorian3028
@nomadhistorian3028 4 месяца назад
Suldaan Bashiir waa dhaqanyaqaan af-dhaadhi ah, sidoo kalena waa halgamaa Dir. Geeridu kaa raagtey oo in badan noolow adeer. Viva Dirnimo, big salaam from Garxajis Reer Sheikh Ishaq.
@abdirahmanxuseen8199
@abdirahmanxuseen8199 9 месяцев назад
Maasha allah oday soomaaliyeed waad uqalantaa suldaanimo norway oo qudha maaha suldaanka guud qurba joogta iyo qolqol joogaba ayaanu kuu dooran
@Laarva_poy
@Laarva_poy 4 месяца назад
Guuleyso ader suldaan bashiiir ❤❤❤from Nustariiq
@Geelljireqoqay
@Geelljireqoqay 9 месяцев назад
Maasha Allah, Kalmada Somalida Waa issir ee ood Makalla Laha,,,,,,,,,,,,,, that saying proved Somali are one from Ethiopia to Kenya !!!!
@abdirahmanadamgeedi
@abdirahmanadamgeedi 9 месяцев назад
Sulddaan bashiir adeer waan ku salaamaya Adiga iyo wariyaheena aan jevelnahay
@clahiciroole4592
@clahiciroole4592 9 месяцев назад
maashaa allaah abt
@xasannuux5275
@xasannuux5275 9 месяцев назад
Mansha allah
@Huda.999
@Huda.999 9 месяцев назад
Adeero Suldaan Bashiiroow Alle Cilmiga iyo Cibaadada ha kuu wanaajiyo
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 9 месяцев назад
Bashiiir waa fariiid ajarbu ka helayaa dadku caawinayo masha allllah
@mohamedhimilo6064
@mohamedhimilo6064 9 месяцев назад
❤اللهمَّ صلِّ وسلِّمْ وبارِكْ علَى عَبْدِكَ ورَسُوْلِكَ محمَّد وعلى آله وصحبه أجمعين.❤
@Suhayb1_4
@Suhayb1_4 9 месяцев назад
Sallalaahu caleyhi wasalam
@Liiloowe
@Liiloowe 9 месяцев назад
NINKA AAD WAREYSANEYSO WAA NIN XANUUNSAN OO BULSHADA NORWAY WADA TAQAANO. WARIYE HERERI WAXAAN KUU SHEEGAYAA WALAAL DADKA AAD WAREYSANEYSO MAR WALBA ISKA HUBI. QOF KHARIBAN OO WAALAN OO BULSHADU WADA TAQAAN INAAD WAREYSATO SUMCADAADA AYEY HOOS UDHIGEYSAA. SOMAALIDA WAXAAN LEEYAHAY WARIYAHA HALUGU CAAWIYO OO HALOO TILMAAMO INUU WAREYSTO DAD UMADDA DHEXDEEDA SUMCAD KU DHEX LEH
@abdijabarshimoyali7409
@abdijabarshimoyali7409 9 месяцев назад
Masaajidka towfiq iyo suldaan nimadey umbey soomali heshii ku tahy 😅
@alikaffe1242
@alikaffe1242 8 месяцев назад
Masha Allah
@user-ic5ym5gw2u
@user-ic5ym5gw2u 9 месяцев назад
Mashaa alah
@ahmadseaman3487
@ahmadseaman3487 9 месяцев назад
masha Allah
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 9 месяцев назад
Masha alllah odaaay nolow
@xasanaxmed5850
@xasanaxmed5850 9 месяцев назад
👋 Wey Mahadsanyihiin Weriye C/Salaan Hereri & Suldaanka Bashiir
@GeneralHensaleey
@GeneralHensaleey 9 месяцев назад
Suldaan Bashiir Suldaanka guud 🇳🇴🇳🇴
@MaxamedFaarax-bm9fw
@MaxamedFaarax-bm9fw 9 месяцев назад
Suldaan bashiir adeer guulayso
@laylaali3024
@laylaali3024 9 месяцев назад
Adeero cabdi salaam hereri salaan sare 😊
@user-ic5ym5gw2u
@user-ic5ym5gw2u 9 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤
@nrcabdi
@nrcabdi 9 месяцев назад
🥺🥺.🥺. Eeboow silac iyo duruuf ayaan ku jiraa waxaana dareemayaa nolol quus iyo rejo yari ah balse naxariistaada lagama quusto ee maanta taageeradaada ayaan u baahanahay. Aamiin ii dhaha 🤲🤲. Walaal adna hadaad wax i tari karto Igalaxariir (Eber, eber labo, shan labo, lix, hal, todobo, sadex, hal, sadex, hal, sideed, afar) Magacayga waa Cabdulqadir Cabdi oo jooga Muqdisho. ilaahbaan ku dhaartee waxan maalin ku noolaado xitaa ma helikaro, awood iyo caafimaad aan kusoo raadsadana malihi
@user-jc3jf4le3i
@user-jc3jf4le3i 9 месяцев назад
haka quusan naxariista alle ilahay waxa uu yidhi adoonkaygu waxa uu iga rajeeyo ama iga malaysto
@cabdiraxmanguray7950
@cabdiraxmanguray7950 9 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdinasirmohamedmohamud5097
@abdinasirmohamedmohamud5097 9 месяцев назад
Waa lagu helay
@mohamedsharif6647
@mohamedsharif6647 9 месяцев назад
Waxyaabaha quraafaadka Ee ugaas,suldaan. Garaad. Malaaq iyo qurunkii Soomalia ku joogeen bay Yurub noo keeneen.
@NewsFusion24
@NewsFusion24 9 месяцев назад
haddaa ma in la is dhex yaaco oo aan la kala danbayn ayaad rabtaa. cid aan suldaaan iyo hogaamiye lahayn majirto. Somalidana kala danbayntii uun baa kalluntaye, malaaq iyo suldaan midna ma baabiin, wixii baabiiyey, waa dawlad casriya lasoco.markii suldaamadu talin jireen xabsi majirine amma waa la dili jiray amma inta lafigeeyo oo cadceeda qofka ladhiga markay xaarka iyo kaadidu katimaado ayuu asagoo muslimay socon jiray, edeb darrona taasaa ugu danbayn jirtay. laakiin markii xabsi lagaliyo qofka, wuu iska nasanayaa, waliba qurbaha xabsigoodu waa guri caadi ah.
@TwinCitiesHHC-pz4dm
@TwinCitiesHHC-pz4dm 8 месяцев назад
Suldan ka guud! Libax noolow
@ibrahimhassan2023
@ibrahimhassan2023 9 месяцев назад
Odaygan waa inan GooGaar shaqadiisa wuu garanayaa
@MohamedMahamed-wu8ze
@MohamedMahamed-wu8ze 9 месяцев назад
Suldaanka iyo 60 meeyadii inuu dhashay ?????
@ahmedhussein1774
@ahmedhussein1774 9 месяцев назад
Hereri💯💯💯💯💯💯💯
@gaydhe03
@gaydhe03 9 месяцев назад
Noorway waa wadan dawled leh Waxaana ka shaqeeya Sharci Loogama baahna Shaqdii koofiyad Baclaha
@thecentury1200
@thecentury1200 9 месяцев назад
Waa uun magac uun
@alisharif1997
@alisharif1997 7 месяцев назад
🕌🕌🕌🕌❄️🕌🕌🕌
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 9 месяцев назад
Abdisalaan hereri maanta afmiishaar baa ku gaaday waa madaxweyne mar idhaha
@abdirisaqnur6118
@abdirisaqnur6118 9 месяцев назад
Suldaan 60kii dhashay.1972 waxbarashadiina wuu dhameeyay siyaasadana wuu ku biiray waa sheeko naga wayn
@beerkaaicadaaday2057
@beerkaaicadaaday2057 9 месяцев назад
Bashiir dadka maskixiyan xanuunsan buu ku xisbaasanaa ee goormuu suldaanka noqday? Hareeri soo kan bilaabay inuu suldaamada sumcada ka dilo, waar shaqo fiican baad haysaaye koofiyad bacle suuqa ka saar😂😂😂😂😂.
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg 9 месяцев назад
Norway boqortooyo leedahay markaa ninkani ma qaxootiga ayuu boqor u yahay
@daahiradanhersi595
@daahiradanhersi595 9 месяцев назад
Qof aanan suldan ahayn oo aabihiin ahayn sidee suldaan loo odhankaraa
@aarkamaanta2972
@aarkamaanta2972 9 месяцев назад
Dhibka nahaaystaba waa odayasha nocan ah, hadii afmiishaar kastaba suldaan ladhaho waa dhib. Norgana Suldaan uma bahnin
@honestyfirst2165
@honestyfirst2165 9 месяцев назад
Sadax shey, diinta-yes, midim-yes, daqan-no
@omarcoonka2578
@omarcoonka2578 9 месяцев назад
Laangaabkan Maxaad ka wareysatey
@siyaaraentertainment6973
@siyaaraentertainment6973 9 месяцев назад
Landhere ma kugu yalo ka xishoo dadka ka waweyn
@omarcoonka2578
@omarcoonka2578 9 месяцев назад
@@siyaaraentertainment6973 seed ku ogaatey inuu iga weyn yahay.?
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 9 месяцев назад
Been buuka sheegay Qabridahar waa xarunti ugaasyada reer Warfa Gaadsan jifo reer ugaas magan ah bay katirsan yihiin from GK
@moderninformation7931
@moderninformation7931 9 месяцев назад
​@@maanshaallah8752cuqdadii soomaalida baabiisay baa ku haysaa waa nin reer soomaali galbeed ah oo reer qabri dahar
@zakiabdiaden8869
@zakiabdiaden8869 9 месяцев назад
@@maanshaallah8752magaca rer warfa micinihis miyad taqana Horta so baro
@Jinac79
@Jinac79 9 месяцев назад
Masha Allah
Далее
Stay on your way 🛤️✨
00:34
Просмотров 9 млн
Nuruddin Farah in conversation with Tom Odhiambo
31:33