Тёмный

MUXUU SİYAAD BARE U BURBURİYEY SOOMAALİYA? QALADKA SİYAASADİİSA PART 1 

ANNAGA PRODUCTİON
Подписаться 387 тыс.
Просмотров 31 тыс.
50% 1

Channel-kani ANNAGA PRODUCTİON waa chanelka ugu wayn ee bahda Annaga Media, Waxaan kusoo gudbinaa Chanelkani mowduucyada kala ah;
1-Science-ka
2-Poltical Analysis and strategy (Si joogta ah)
3-Diinta İyo Sayniska (Burburinta Shubhooyinka Sayniska).
4-Psychology
5-Tafsiirka Quraanka oo Afsomali keliya ah.
Mowduucyadani iyaga oo xagalo kala duwan, Ayaad Chanelkani ku daawan doontaa. Si joogta ah ayaadna Chanelkani muuqaal ugala soo socon kartaaa, Haddii aad tahay qof daneeya mowduucyadani waxaa uu kanaalkani uu muuqdaa mid aad wax badan ka faa'idi doontid.
Waxaad siddoo kale aad nagala soo xiriir kartaa; Arimahasayni...

Опубликовано:

 

6 июн 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 269   
Месяц назад
Xogta muuqaalka waxaa looso diyaariyey si ka madax banaan qabiil gaar ah, İyada oo indhaha xaqiiqada taariikhda wax lagu qiimeynaayo. Haddii qayb kamid ah muuqaalka aad u sawirato in ay EEX KU JİRTO, Waa fikrad maskaxdaadii uun ay kuu sawirtay. xogta muuqaalkani xigashooyin ayey leedahay.
@mohamedturki-rz5ht
@mohamedturki-rz5ht Месяц назад
Benale ilahay ka fortay Aya tahay ☠️darood nacap ba tahay
@JawaherMohamet-mu9fy
@JawaherMohamet-mu9fy Месяц назад
Waa Ku mahadsan waqtiga aad Ku Soo diyaarisay muuqada faaidada leh
@JawaherMohamet-mu9fy
@JawaherMohamet-mu9fy Месяц назад
​@@mohamedturki-rz5ht Hershe soomaali wa Soomaaliya hadaada faaideesaneyn walal daawo kuwa qabiilka sheekeeya ha naqasine
@shafinhoyt234
@shafinhoyt234 Месяц назад
Waad ku mahadsantahy ustaad abdi rashiid
@Osoble_69
@Osoble_69 Месяц назад
Nin wax bartay waxwalibana cadiin u keenay Legend GuuLeeso🫡💯💯
@yaasiinibraahim3619
@yaasiinibraahim3619 Месяц назад
Xalka waa laga meermeera waana kudhaqanka iyo isku xukumida kitaabka alle taasi ilaa maanta waa laga meer meerayaa
@yoonkagamer
@yoonkagamer Месяц назад
Absolutely 👍
@diallyfunnymemes
@diallyfunnymemes Месяц назад
Kolayba wuu dhintay allaha u naxariisto
@abdicaziizkadiye669
@abdicaziizkadiye669 Месяц назад
Amin
@Cilmidoonxaaji
@Cilmidoonxaaji Месяц назад
Mowduuc aad u muhiim ah ayaa maanta soo qaadatay anigana waan kugu raacsanahay in badan
Месяц назад
PART 2 ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-uhoTTxAP4XE.html
@YusufGabobe
@YusufGabobe Месяц назад
Maadamaa oo aan soo gaarin dowladii ziyad barre waxa aan ka sheego ama ku taageero waxay noqonayaan wax aanan hubin taasina ILAAHAY dartiis ayaan uga gaabsaday aniga o ka baqaya in uu ILAAHAY igula xisaabtamo. Somalidana xaqqa Allah fahansiiyo waxaana dhab ah in maanta ay marayaan meel halis ah.
@Ifraax-nn3gl
@Ifraax-nn3gl Месяц назад
😊😊😊😊
@YusufGabobe
@YusufGabobe Месяц назад
@@Ifraax-nn3gl Somalidu marka ay ku mashquulsantahay dalka waxaa bur buriyay mxmed ziyad iyo mayee waxaa bur buriyay jabhadihii kala duwanaa waxay la mid yihiin 2 ruux oo dhexdooda wax lagu soo turay kadibna isku haysto adaa turay iyo adaa tuuray. Taariikhda markaad dib u raacdo wixii ka horreeyay dagaalkii 77somalida waxay ku jireen xaalad iska dagan oo aduunyo lkn wixii ka dambeeyay 78 kadib dagaalkii mucjisada ahaa ee xabashidu lagaga awood roonaaday maalmo gudahood waxaa aduunyada u cadaatay in hadii aan dadkaan loo kaba gashan shaqana laga qaban ay sida duufaantii meel walbo gali doonaan si dhaqsiyo ah gaar ahaan wadamada dariska ah oo si loo ilaashado. Intaas wixii ka dambeeyay way fududahay in aad fahanto wixi dhacay.
@Mohamed_Cade
@Mohamed_Cade Месяц назад
Maxaa ku diiday inaad waxbaarto adiga oo naftaada xaqiiqada u sheegaya ma jiro cilmi iyo tariikh fadhigaaga kuugu imaanaya taabiciintii islaamka wax ka qoray maysan oran anagu xiligii Nabiga NNKH maynaan joogin oo waxaan ka sheegno waa dambi lkn wax Ayeey baareen kadibna xaqiiqsadeen kadibna umadda usoo gudbiyeen
@YusufGabobe
@YusufGabobe Месяц назад
@@Mohamed_Cade Mararka qaar adiga o aysan xog la'aan ku hayn in wax yaabaha qaarkood aad iska indha tirto waa muhiim Adiga o iska dhowrayo been abuur ama buun buunin aan loo bahnayn meelaha qaar. Tusaale: waxad arkaysa 20 sano jir u caraysan nidaam 40 sano ka hor jiray halkii uu wax ka qabsan lahaa kuna mashquuli lahaa in uu wax taro dakisa iyo dalkiisa. Markaaad shay diin la xirriro ka hadlayso way ka duwantahay oo waajib in la raadiyo sida taabiciintii iyo culamadii hore uso gudbiyeen diinta.
@abdikadirali117
@abdikadirali117 Месяц назад
HABARGIDIR IYO ISAAQ MABA XISHOODAN...KKKK REER BILILIQO IYO REER SHUBATO HAYEEY MDXWEYNE FARMAAJO IYO MDXWYNE SIYAAD BARE
@DalkayareXuseen
@DalkayareXuseen Месяц назад
*dowladi kacaanka maan arag laakin waxaan arkaa wax qabadkeedi iyo waddani yadoodi Allah u naxariisto jaale siyaad* ❤
@Ifraax-nn3gl
@Ifraax-nn3gl Месяц назад
Aamiin😊
@MujtaanMohamet
@MujtaanMohamet Месяц назад
Alle umuxanariisto gaalkii afweyne bare
@MM-rx5py
@MM-rx5py Месяц назад
سبحان الله Qofkaan mujtaan ugu qorantahayooy dhiiranidaa oo danbigu kuu fududaa seed qof islaama gaal ugu tilmaamtay miyaadan dhumanayn oo aadan allaah hor istaagay maxamad s bare wuxuu gaystay shar iyo khayr ba alle ayaa la xisaab tamaya lkin adiga taada meel u raadso
@updenacerhassan4474
@updenacerhassan4474 Месяц назад
@@MM-rx5py qofki aayad ka mid ah qur anka beeniya ma muslim baa mise waa kaafir
@user-lo7mv4ki1c
@user-lo7mv4ki1c Месяц назад
​@@MM-rx5pysxb ninkaa miyaa difaacayssaaaba waa lawada yaqaaanaa siyaad barre 😅😅😅
@saeedbarqash3295
@saeedbarqash3295 Месяц назад
Best president in Africa.
@user-sp5qt1jk1v
@user-sp5qt1jk1v Месяц назад
Allah yarhamuu dikadihi iyo warshadihi meh Med neceyb maheyne somali neceyb weyine Siad dabadii somali halkey qu suqantahey
@Dhalintamaanta-lr5pw
@Dhalintamaanta-lr5pw Месяц назад
Duqii doona ducana ugu Dara Waad nadubateene Abwaan Abshir bacadle 👈👈👈
@sarahaden8314
@sarahaden8314 Месяц назад
Yahuuu caraadin ayay ahayd kaas qurux kama tegin
@Dhalintamaanta-lr5pw
@Dhalintamaanta-lr5pw Месяц назад
Bililiqadii iyo Soomalidan is Xasuuqday iyo gaaladan Na adoonsatay baa qurux ahayd Marka miyaa
@sarahaden8314
@sarahaden8314 Месяц назад
Xasuuqa iyo biliqada soaamaali ma aqoon kacaanku sheegi ka hor balaayoo waxay timid ruush adwad iyo markis iyo liinan makay u heeseen dowladi ina siyad taariilhda war uma haysid qabyaalad bes ayaa aragtaaa
@saeedbarqash3295
@saeedbarqash3295 Месяц назад
❤❤
@AbdiAbdiadam
@AbdiAbdiadam Месяц назад
Dalkaan waxaa burburiyey USC SSDF SNM SPM oo ahaa qabilo doonayen in ey somaliya qabyalada Ku xukuman ustad C/rashid USC iyo wixiilamidah haugu eexanin warbixintaada
@KingXamaadaOfficial
@KingXamaadaOfficial Месяц назад
Ha dagaalamaan ururadaas aad sheegtay wll, Balse maxa sababay inay dagaalaman official data maka haysa wll, Tusaale adiga guriga your family members ay ku noolyihiin hadii lagugu dhibaateeyo side bay noqonaysa falcelintaadu walal
@Wadani1988
@Wadani1988 Месяц назад
May iska dagaalami lahaayeen
@Abdimalikhassan-sm2wn
@Abdimalikhassan-sm2wn Месяц назад
❤❤❤ thank you
@sahalmaxamedamooreamoore5647
@sahalmaxamedamooreamoore5647 Месяц назад
Haduu siiyey iskuul free caafimaad free maxaa kale oo ay sugayaan beeraleyda. Wax intaas qabtay manoo haysaa hada. Wadankii somali meel ku sheeg? Iska hadal looma baahna
@ismaaciilxasan-js6ec
@ismaaciilxasan-js6ec Месяц назад
diintooda wanaagsan hantiwadaag mayrabin
@imbashiir1825
@imbashiir1825 Месяц назад
Hadaad wax kasta ay dawladu bixiso waxa jira xaq kale oo qof kasta oo muwaadin ah leeyahay waana xaqa ah in la xukumo waxna uu xukumo,Siyaad qaladka uu sameeyay waa inu yidhi for my life ayaan Wadanka haysanayaa markan dhintana wiilkayga ayaa idinku wareegaya. Taasina caqli maaha
@hamzaomar6020
@hamzaomar6020 Месяц назад
Awowo waa markii ugu horaysay ee aan ka diiday siyaad bare dalka isaga burburiyay kama yeelayo kamana yeeli doono haddi uu maanta hayzan laha wadanka waxan si dhaba u ogahay inaa labisoo tahriibi laha oo aan noqon laha sida maraykan iyo ruushka lkn kama yeelayo siyaad isaga burburiyay wadanka waana shaqsiga kali ahaanta ee maanta markaan nin axmaara aan dhaho siyaad bare ma xasuusta uu i dhaho libaaxi soomaali ay garan wayday mana arag dhashayoo siyaasi la mida somaali in laga helo hadaan ku leehay adiga iyo umada somaliyeedba siyaad wuxu ahaa aabihi horamarka iyo dhaqaalaha cid gadhaysana ma jirto allaha ha u naxariisto 😢
@MujtaanMohamet
@MujtaanMohamet Месяц назад
Waxaad u amaanaysaa waa adeerkaa afweyne dhilaa ku dhashee horumarka uu somali utarey waaxay malaayin qof buu hantidoodii iyo cashuurtoodii uu ku xasuuqaye afweyne miyaanu ahayn kii kalaabkii ilahay badaleyn kii raga iyo dumarka simay miyaanu ahayn kii shiikhyadii somaliyeed diley ahayn nijaas yahow nijaasku dhey afweyne bisad bisad dhashuu ahaa Ethiopia waakii siiyay somali galbeed ilaa xatal aan haysato somalia ninkii burburiyay halkaa ay fadhidana fadhiisiyay waa afweyne ilahay naarta jaxiima haku fogeeyee
@LINJA__YT
@LINJA__YT Месяц назад
​why aad la calaacalaysaa ? Haduu burburiyo iyo hadii kale maxaa kaa galay adiga Somaliland ba ja tahay dantaada raaco hooyadaa baa afwayne 😂
@ghst4487
@ghst4487 Месяц назад
​@@MujtaanMohametaamuus qaniis yahow oo qaniisku dhalay oo cuqdada dishay gaal iyo muslim ayaa taariiq kaqoray in uu hogaamiyaha soomaali ugu fiicnaay ahaay marka yaa adiga wax kaa aqrisanaayo nacalad yahee
@Rays_Dualeh
@Rays_Dualeh Месяц назад
Wuxuu dheera kuwan hada wadaninimo iyo inaanu ku xadgudbin hantida shacabkiisa waana intaas inta horumarka uu dalka u keenay asaaska u ahayd
@sarahaden8314
@sarahaden8314 Месяц назад
Humer wuxuu gaarsiiyey ma jirtee maaduuu guri ku dhisay
@Ifraax-nn3gl
@Ifraax-nn3gl Месяц назад
​@@sarahaden8314 sadar muuqdo su'aal ka dhan
@bilalabdi9148
@bilalabdi9148 Месяц назад
War dadkii wuu ku xad gudbay , soo kuu dilo iyo mid oo xiro ka dhigay
@user-pb5jp5zz2m
@user-pb5jp5zz2m Месяц назад
He was the best president in africa alle ha unaxariisto mohamed siyaad barre
@ismaaciilxasan-js6ec
@ismaaciilxasan-js6ec Месяц назад
qofdiin le siyaad mataageeraayo hantiwadaag horta fahan
@waxgarad6646
@waxgarad6646 Месяц назад
​@@ismaaciilxasan-js6ec tan hada dimuqraadiyada la yidhaa waxba ma dhaanto wlhi waa same diiniyan siyaad iyo kuwan hada joogaa meeshey doonanaba ha joogaane
@user-lo7mv4ki1c
@user-lo7mv4ki1c Месяц назад
Siyaad barre Allh ha unaxariisto lama dhihi karo sxb iska ilaaliya sxbyaal
@waxgarad6646
@waxgarad6646 Месяц назад
@@user-lo7mv4ki1c xilimuu diinta ka baxey qof aan odhan diinta ayaan kabaxdy inaad kasaarto waa kuu gafweyn
@Everything-ok1cm
@Everything-ok1cm Месяц назад
Maasha Allah
@user-xs7of2js7t
@user-xs7of2js7t Месяц назад
Bro qalad baa laguunshegay siyaad bare ma burburin doqon magarataa burburisay qabiil u digtay mesha markii ka baxay
@user-ho1kw1wv4z
@user-ho1kw1wv4z Месяц назад
Waan layaqaanaa 30 jir cadiifadooday ooay qabyaaladu madax madhay kuwa maanta noojooga gaalada baqtiga ah u sujuuda ilmahooduna ilmaha kaleh kaxaq badan yihiin islaamahooduna xayndaabkii madaxtoyada isku haystaan waakuwa saxan kii masaakiinta caawin jiray asagoon 1 qol lahayn dhinty oo waliba marti ah kiidadku usinaayeen haduu daalim noqday kiikalena uu daacad noqday waad mahadsanthy
@ismaaciilxasan-js6ec
@ismaaciilxasan-js6ec Месяц назад
diinta ruushkuu haystay
@user-cm7qw6oc6f
@user-cm7qw6oc6f Месяц назад
CAac yahud
@ghst4487
@ghst4487 Месяц назад
​@@ismaaciilxasan-js6ecmidka hada muxuu heestaa? Muxuu gaalada ugu sujuudaa
@bilalabdi9148
@bilalabdi9148 Месяц назад
​@@ghst4487 Cid gaalo u sujuuda ma jiree dadka ha qaldin
@ianmohamed8368
@ianmohamed8368 Месяц назад
Free school. Free universty. Amaan Guud oo meelwalba aad tegi kartid Afsoomaali uu qoray jabuuti uu xorayey
@yaasiinibraahim3619
@yaasiinibraahim3619 Месяц назад
Mawduuc kasoo diyaari dimuqraadiyada iyo dhibaatooyinka ay kuhayso bulshadeena soomaliyeed
@user-eu2iv1zd3f
@user-eu2iv1zd3f Месяц назад
Siyaad barre ma aheen dawa dhilif laga mamulo xalane😊 allah ha unaxaristo😅😂❤
@user-gc2rk1wx7j
@user-gc2rk1wx7j Месяц назад
Asagaa kalifay in somaliya xalane laga xukumo
@ghst4487
@ghst4487 Месяц назад
​​@@user-gc2rk1wx7jhawiye ayaa kalifay jooji beenta
@mohodinPliano
@mohodinPliano Месяц назад
Dadka dowladi barakesneed kacanka burburiyay walawada ogyahay marka adigana wad kamid thy Wonakusaxna qofka dowlada kasohorjesta ladilo ✅️✅️✅️ Allah unaxaristo jaale siyaad janada in.a
@ClqaniHazan
@ClqaniHazan Месяц назад
Waa mawduciii igu horeyy ee aan kaa diiday dad hunguri doona ayaa burburiyy smalia iskasoo hubi markad mawduc soodyarinayso
@AbdihersiWarsame-kq2wi
@AbdihersiWarsame-kq2wi Месяц назад
Yakuyiri siyadbara burburiyey waxadan aqonsi dadka how shegin dalka jabhada burburiyey
@mustafefaarah3285
@mustafefaarah3285 Месяц назад
Qabilki kuqaday kuma dhigo jabhada maxa sababay sae dad muxasuqin
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 Месяц назад
Soomaalia siyaad barre madumin🙏
@CagmadhigeYare
@CagmadhigeYare Месяц назад
qofwalbo yusan iska hadlin lkn runta waxa ah hadii kursiga nabad lagu warejin laha manta dhibkan kuma jiri laheyn ban amin sanahy allaha unaxaristo dhamantod
@abdikadirali117
@abdikadirali117 Месяц назад
HABARGIDIR IYO ISAAQ MABA XISHOODAN...KKKK REER BILILIQO IYO REER SHUBATO HAYEEY MDXWEYNE FARMAAJO IYO MDXWYNE SIYAAD BARE
@ismailmohamedadennorgumaad707
@ismailmohamedadennorgumaad707 Месяц назад
Dowladii kacaanka ma arkin lkn waxaan arkay wax qabadkii ugu weynaa abid uu madax weyne soomaaliyeed sameeyo allah unaxariisto jaalle mohamed siyaad barre
@HappyDominoes-ef3pk
@HappyDominoes-ef3pk Месяц назад
Culimadii uu toogtay baan xusuustaa 😢 siyaad Barre mujrim dembiile ah oo wado xun ku socday buu ahaa.
@ramadanfarah5415
@ramadanfarah5415 Месяц назад
Mahadsanid sida waaqica ah ee aad taxliilisay
@STYMAN8888
@STYMAN8888 Месяц назад
ILAAHAY HA UGU MAHADCELIYO MADAAMA JIRIN AKHTIGIISA UUNS IGA BADBAADAY
@geefaylechannel8900
@geefaylechannel8900 Месяц назад
Aad i aad
@Maxameddeeqhasan
@Maxameddeeqhasan Месяц назад
Aftahan
@ibrahimaleel4889
@ibrahimaleel4889 Месяц назад
Waa khalad ciwaanka ah muxuu siyaad bare uburburiyay soomaaliya Siyaad bare soomaali isagu ma burburin ee soomali markay siyaad bare kahortimid ayay burburtay Soomaaliyada aduunku yaqaanaa waxay timid markii siyaad bare dalka madaxwayne kanoqday Markaasoo ugaadhsiiyay horumar dhaqaale iyo horumar ciidan Qiimaha qorista afka soomaaliga wax loodhigaa majiro Waxaa kale ood kawaramaysaa waxbarashada soomaaliyana caruurtaa maskaxda laga dhaqayay Waxana laga fogaynayay diinta Caawa warkii wuukaa xumaaday waanad caytamaysaa
@Maxamedmarayare
@Maxamedmarayare Месяц назад
Manaha allaah
@mustafecaska3269
@mustafecaska3269 Месяц назад
Siyaad bare hadii aanu Somaliland duqeyn somalia may burburteen
@sayidka6911
@sayidka6911 Месяц назад
Somaliland kahor buu ummadda oo dhan dulmiyay, kacdoonkii lagu ridayna wuxuu soo bilowday horaantii 70 tameeyadii.
@user-iz4tc3kh5q
@user-iz4tc3kh5q Месяц назад
Ma isaaq kaliya riday somali oo dhan ayaa ku kacday lkn kama fikirin maxaa dabadi umada ku badbaadina ee qabyalad iyo kursi jaceel aye ku burburiyeen
@sayidka6911
@sayidka6911 Месяц назад
@@user-iz4tc3kh5q qabyaalad iyo kursi jaceyl kii ugu xumaa wuxuu taagnaa intuu xooga meesha ku joogay, maalintuu dowladnimadii afganbiyay ayuu bilowday xaq, kalacarar, dil, qabyaalad, illaa hadda waxa socda waa wixii uu isagu bilaabay wiliba xiligiisii ayey ugu dareyd.
@bilalabdi9148
@bilalabdi9148 Месяц назад
Oo SNM maxay askarta ula dagalameen
@sharmakeofficial4254
@sharmakeofficial4254 Месяц назад
Bismillah. Ilahy ba. Na badnaday😢
@ianmohamed8368
@ianmohamed8368 Месяц назад
Jabuuti waa xorayey .somaali galbeed. Sidoo kale Soomali ma heli karto siyaad bare oo kale
@ianmohamed8368
@ianmohamed8368 Месяц назад
Xayawaanyohow afkaaga ka daa Aabihii umadda alla ha u naxariisto
@MOUSSA457
@MOUSSA457 Месяц назад
Très intéressant ces informations mais touchant aussi 😢
@Everything-ok1cm
@Everything-ok1cm Месяц назад
Luuqad see ah ayaad wax ku qortay
@y.m.a.kochin1200
@y.m.a.kochin1200 Месяц назад
Looqadani waxay jar la tahay luuqada kugu qoran magacaaga.
@user-xl5hs4xr9m
@user-xl5hs4xr9m Месяц назад
Ayy ayy dhalay baa tahay maxamed siyaad bare waa the one of the legend 😅
@KaltunMohames-yu8lz
@KaltunMohames-yu8lz Месяц назад
Xaqiqda hayska indho tirin wuxu aha wuu aha alle haw danbi dhafe
@user-ru1ij3ot5x
@user-ru1ij3ot5x Месяц назад
Zhp mawduuqco qiimo padan ayaa ka hadashaa lkn zhp ciwaanka video bdal o maxamed siyaad barre ka dhig Dhalinyaradu hada waxaa ku arkaY khlad padan iyada oo raba in ay maxamed siyaad bare wax ka sheega ayy oday soomaliyed o aan waxpa ku sameen habar iyo cay inta ula taagan yhin siyaad bare iyo maxamed siyaad bare kala barta soomaliyey Wx qapadna siyaad bare hdii aan ka hdlo maanta inta soomali hysato isaga ayaa as aasaY wxa uu xumeeyay inta uu qptaY paa ka padan aragtidayda
@AbshirMohamud-np9zt
@AbshirMohamud-np9zt Месяц назад
Nio Somalidu laab lakac nadana may dib udhistan waxa kaso wareegay 33 sanee
@user-th7zj8yk1q
@user-th7zj8yk1q Месяц назад
Sxb umadan is ma rabto ee nio dalkan iskaga yaac tallo kle ma leh
@ABDIRIZAAKMOHAMED-jp1uo
@ABDIRIZAAKMOHAMED-jp1uo Месяц назад
Ninka dhin tay maxaa kudaba dhigan ilaahay diintiisa ma aadan fahmin miyaa maytida wixii ay gaysteen way horimarsadeen rabina waa kaxisabiyay rabi janadii hageeyo shalay muusa biixi markii uu duqaynayay laascaanood maadama uu aad isaaq tahay waxad uga hadli waysay qabiil dartiisa taabe dilkeeda waxad sheegaysay maxaa soomaalilan kaqaldamay soomaali wa qabiilayste wadaad iyo waran leh
@ahmednoor8886
@ahmednoor8886 Месяц назад
Siyaad barre wuxu dhisay isaga ayaa dib u burburiyey wadanka intu haystayna kaligii talis buu ahaa umadda ka fikir duwana xasuuqa
@abdirisaqjagtaofficialchannel1
@abdirisaqjagtaofficialchannel1 Месяц назад
Sadexdaaa qabiil baa dumiyey DAWLADII siyaadbare isaaq, habargidir iyo majeerteen sadexdaa qabiil somaalida halaga qabto
@SuheybSaed
@SuheybSaed Месяц назад
Somaliland marwalba guusha yadaa leh 🎉
@user-qo6wi6hz1c
@user-qo6wi6hz1c Месяц назад
Wa gobol kamida somaliya 😂
@SuheybSaed
@SuheybSaed Месяц назад
@@user-qo6wi6hz1c burundi ,kenyan,ethopian,turkey,ima ilaaliyan
@user-wr8rf2ql2f
@user-wr8rf2ql2f Месяц назад
Guul walbo gaarto basboorka baluuga ayeesan kamarmin😅
@SuheybSaed
@SuheybSaed Месяц назад
@@user-wr8rf2ql2f djbuuti anoo helya mxaa meshas ikeenayo amaa leyqarxiyaah
@Zakariya0070
@Zakariya0070 Месяц назад
Haa waa runta maxa yelay waa gibol kamida Somalia 🇸🇴 Gobolkastana oo Somalia kamidana hormarka wala raba
@ayanmohamud8563
@ayanmohamud8563 Месяц назад
Wuxuu ahaaba bal dowladnimo keensada siyaadba idinka cararaye qabrigiisa ha idinkaga jiro alaha u naxariiste
@Galaxy-kv8pg
@Galaxy-kv8pg Месяц назад
Asc adiga xog ogaal ma tihid we iska data marxunka hagaga jiro qabrigise non waxkale ka guuxayan aya tahy siyado kalena lam helidoono we yan lava racing marxunkaas
@dhamme0
@dhamme0 Месяц назад
Waad ku hadsantay xogta heer ka sare leh ee aad nala wadaagtay
@cantarsaanaa4134
@cantarsaanaa4134 Месяц назад
Ustaadka hala gaarsiyo 1m waxa uu noo soo gudbiya barnamij yo faa,ido inoo leh
@caynaansheahmed687
@caynaansheahmed687 Месяц назад
Ok mahaysaa maanta cid ka dambaysey oo wuxuu qabtay xataa waxa udhow qabtay waa maya haddaba waxa wax la falanqayyaa sxb markaad qof qofka aad waxka sheegayso kawacan haysato mase waxaad soo wadaa waa xasan shiikh hhh ilaahow na astur dad waxka sheegaya qof 40 sano kahor dhintay wexey isticmaalayaan welina isagu samayyey tusaale laamiga dheer ee soomaaliya iskuwada xira, tuugona ka dambaysey oo aan tuugtaas marna soo hadal qaadayn ee ninkaas beri hore dhintay weli xagxagana soomaali iimaanka ilaahay idinka qaad mani raahna waa wax magarato walaahi. hadduu xumaa maxaad adigu uga fiicnaan weydey bal iiga jawaab su,aashaas sxb.
@Ifraax-nn3gl
@Ifraax-nn3gl Месяц назад
MashaAllah illahay aqliga hakuu siyaadio😊
@Kabtansuleimaan-kv1lz
@Kabtansuleimaan-kv1lz Месяц назад
Cinwaanka iska Sax Walaal Jaalle Maxamed Siyaad barre Soomaaliya🇸🇴 Muu burburinee Cida Burburisay Waa la yaqaan Soomaaliyee Ee Mooryaanka Ahaydee iska daa Cadiifada iyo Qabyaaladda oo _Sidii Waxaad u hadlaysaabee Maamulkan gooni ugoosadka Ahee Soomaali diid ka Ahee
@Muna-user-23mn
@Muna-user-23mn Месяц назад
Siyaad isaga buburyay wadanka somaliya lkn waxan ru maysanay ku wa ku taageraya qabyaalada iyo gaal nimadii uu waday
@Kabtansuleimaan-kv1lz
@Kabtansuleimaan-kv1lz Месяц назад
Adaa Waxaa laguugu Sheekayey dee _Naa ilaahay u Towbadkeen Marka hore _Adaa Cadiifad iyo Qabyaaladd kaa buuxdaayee OO Soomaali diidee
@mohamedmireabdulle2578
@mohamedmireabdulle2578 Месяц назад
Alah AUN jaale siyaad saasee thy tuug mahen
@fadumomahamed9054
@fadumomahamed9054 Месяц назад
Wax aad sheegtaan baad waydeen sheeko kale la imada
@user-fv4eq8gv6k
@user-fv4eq8gv6k Месяц назад
Ruushka wll
@maxamedcqaadir8787
@maxamedcqaadir8787 Месяц назад
Illaahay ha unaxariisto waxaas buukalahayey yeeydaa haawaydaa dunidii liqay m m siyaasad bare daacad buu ahaa dalka iyo dadka maxaa kadabeeyey dhiig miirato taariiq wacan buuwadaa hadaan been la shegin hano fardoowsa alle hageeyo
@ianmohamed8368
@ianmohamed8368 Месяц назад
Syaad bare yaa ka danbayey Qabuuro faagte....... Badihii oo la iibsadey...... Qabyaalad..,......
@sacaddhaalib2336
@sacaddhaalib2336 Месяц назад
Dawladii hore Somaliya ma ka sheken karo balse waxan arkey waxay qabatay,Somaliya waxa burburiyey waa ogsanyahay waa kuwa ila hada wadanka moryanimo boob kuhaya ee ciwaan iska sax wll.
@adenmohamedshaiye2283
@adenmohamedshaiye2283 Месяц назад
War heedha siyaad barre Allaha unaxariista dhimaye maxaad haysa oo aan ka aheyn boob hantidi dawlada u dhisay io inaad is xasuuqdan isbaare kufsi dhac Bob.
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 Месяц назад
Awoowe Daladii waxaa Inaga Burburiyey Waa Jabhadihii SSDF,SNM,USC, oo ahaa Itoobiyaaan Mingiste Soo Dhisay si Qaranimada Dalka u Burburiyo..
@AhmedMohamed-zh2yb
@AhmedMohamed-zh2yb Месяц назад
Mahad said ustaad
@user-cm7qw6oc6f
@user-cm7qw6oc6f Месяц назад
Txn ustaad kali talis ahaaa ninkaas Kasooo hadal 1977 dagaalki Ethiopia🇪
@user-iz4tc3kh5q
@user-iz4tc3kh5q Месяц назад
Waa taariq loo baahanyahay in wax laga barto si aysan qaladadka nuucasa u soo noqon
@abdifatahabdi6279
@abdifatahabdi6279 Месяц назад
Su’aasha meesha taalla waxay tahay maanta Soomaali wax beerata ama tabcasho u jeedda majirta? Jeclow ama necbow Siyaad Barre dawllad kama danbeyn.
@zakiyare1675
@zakiyare1675 Месяц назад
Maar hadaay wax barashada bilaash laaga dhigaay iyo cafimaadka gobalkana Aan awood ku lahayn nin kaso hadal kuwii dalka burburiyeey Ee Reer galbeedka uu shaweeynanayy
@masonmaxwell3773
@masonmaxwell3773 Месяц назад
Maxamed Siyaad Barre waxa uu rabay in uu inaga gaarsiiyo wadada hormarka somaliya oo dhan balse way fahmi waayeen iyaga. Somalida waxa dhib ku haya gumeysiga Carbeed iyo wadaad xume iwm.
@Somalichannel_1
@Somalichannel_1 Месяц назад
Somalidan ayaga iscunaya diinta ilahay ba saxi karto
@deeqshirre4734
@deeqshirre4734 Месяц назад
Habaarqabe ayuu ahaa kaasi madaxwayne ma ah
@zakiyare1675
@zakiyare1675 Месяц назад
Xiligi siyaad bare manan jogiin lkn waxan amansanahay waqtigu ugu wacnaa innaay ahayd somalia dhaqaale ahaan iyo militry ahanba adiiguuna sii cadalaad aah ugama hadlin
@dhhol77
@dhhol77 Месяц назад
Si kastaba gadaashis maxan heynaa 33 sano kadib waxa nhy landheerayaal qaxooti gaajeysn ah kuwii nidaamka siyaad bare diiday oo dowladii dumiyy aawy wx tarkodi jwb uma hayan dad mrkey wx diidayan waa iney waxay diiden badalkoda keeni karaan illahey ha inoo gargaaro 😢
@Shiinkayj
@Shiinkayj Месяц назад
Habaar qabe ayuu ahaa cadaabta allaha ku fogeeyo siyaad afweyne, wadankeena in lagala qaato ayuu usabab ahaa
@ghst4487
@ghst4487 Месяц назад
Wadanka hawiye ayaa burburiyay wll ilaa hada waa sidii isma xukumi karaan
@Tilaabsade1
@Tilaabsade1 Месяц назад
Part2 keen😂
@MahamedlHasan-rp3ku
@MahamedlHasan-rp3ku Месяц назад
figrad fiican kama heysid jooji
@MM-rx5py
@MM-rx5py Месяц назад
Maxamad siyaad bare haduu xumaa iyo haduu fiicnaaba dawlad Ayaan haysanay tan maantay lagu jiro ayaa ka cawaaqiba xun 😢😢😢😢 maxamad s bare la ridyaye maxaa laga faaiiday bal ii sheega
@MaryamaHassan-go9xk
@MaryamaHassan-go9xk Месяц назад
Soofaar ba wax ku sheegày aamus jaahilliyo
@AnisoXasanmaxamed
@AnisoXasanmaxamed Месяц назад
Dowlada waxa riday niman rabay xukun iyo wadado
@qawdhanmax2179
@qawdhanmax2179 Месяц назад
Aabe Siyaad Salaamula. History Noted. Taariikhda been ha ka sheegin
@user-cm7qw6oc6f
@user-cm7qw6oc6f Месяц назад
Daroodnimo😂😂 miyaaa
@user-lo7mv4ki1c
@user-lo7mv4ki1c Месяц назад
Kaas mid ma ahyn 😅😅
@user-qo6wi6hz1c
@user-qo6wi6hz1c Месяц назад
Siyad bare u saxsana inkasto qalad galay wayo manta sida u yahay qabiil weeji
@ismaaciilxasan-js6ec
@ismaaciilxasan-js6ec Месяц назад
hanti wadaag horta fahan hayska hadline
@adamjumale4871
@adamjumale4871 Месяц назад
Duqa taladaa ka xumaatay, waa wareeray.
@abdirahmanyassin9494
@abdirahmanyassin9494 Месяц назад
war isweedi maxuu wadanka ku sugan yahay hada
@Ridwaniz
@Ridwaniz Месяц назад
Siyaad Barre waxba ma burbrin. 35 ayuu mootanyahay. Ma isagaa habaarnaa mise annaga? Maxay dawladi u, dhismi la'dahay! Soomaalidu ma aha dad ubsil dawladnimo haday tahay Islamic, hantigoosad, ama hantiwadaag.
@Sales556
@Sales556 Месяц назад
Umada benta kaa daa Wll Sida
@kingMoha707
@kingMoha707 Месяц назад
Alaah AUN aamin abo major general jalle Mohamed Siad Barre halyay qaran buu ahaa lkn kuwa shisheeye ah baa dalka daba gadiyay waxan daliil kuu ah adiga oo afka somaliga baaba kugu adag orom baana thy bal noo sheeg wax dhaamay general ka
@user-pi2xt1ev2q
@user-pi2xt1ev2q Месяц назад
Qalfoof dilaa ahaa oo soo maray somalida
@yuusufabdi5267
@yuusufabdi5267 Месяц назад
Ha nabsan wadan buu idiin dhisay bal 34 sano ayaad wax hagaajin la,dahiin waxba haku marmarsiyoon siyad bare.
@abdirahmangaarane7390
@abdirahmangaarane7390 Месяц назад
Siyaad bare haduu dadka caafimaad free u sameeyay iyo iskuulaad hantidana ku soo ciliyay wadanka arin wanaagsan bay eheed
@Wabar613
@Wabar613 Месяц назад
Asc saaxiib Ugu horeyn waxaad tahay saaxiib aan ku xiranahay wax badana aan ka barteey, se marka laga hadlayo taariikhda dalka iyo nidaamyadii lasoo mareey waa muhiim in aad si tafo tiran oo hufan eexna ka banaan aad uga waranto Burburkii soomaaliya siyaad bare kuma laheyn doorka ugu badan se wuxuu lahaa kaliya qaadashada fikirka hanti wadaaga cilmiga ku dhisan taas oo xiligeedii aad loogu liibaaneey waxa uuna ahaa nidaam dalal badan oo caalamka xiligaa ka jireey aay isticmaali jireen Intaa kadib Burburkii umada soomaaliyeed cida mas'uuliyadeeda qaadaneysa isaga maaha ee waa jamhadii qabiilka ku dhisnaa oo dalka kusoo duuleey iyaga oo aanan dejin strategies hogaamineed oo isaga kadib bulshada lagu maamulo badankoodna kaboqaad u ahaa cadowgii soomaaliya oo xitaa sal dhigyadoodu ku yaaleen Marka burburkii dowladnimada iyo masuuliyadeediiba isaga ayaad dusha ka saarteey marxuumka adiga oo ciwaanka mawduucaaga ka dhigeey MUXUU SIYAAD BARE UBURBURIYEY SOOMAALIYA? Sida caadiga ahna markii loo fiiriyo xiligiisii qaladka ugu weyn wuxuu ahaa leyntii wadaadadii kuwaas oo laftoodu wateey siyaasad laga soo waldaaleey saudiga
@WorldRankingsWR
@WorldRankingsWR Месяц назад
Adigoo Warsangeli ah miyaa inaadeerka dad kale uso raacaysaa nio bilaa dhiig bad tahay
@abdirahmaanabdilaahi688
@abdirahmaanabdilaahi688 Месяц назад
All ays in rafah😢
@cadaaweyare9045
@cadaaweyare9045 Месяц назад
gedo kahadal rafah haku henine😂
@Engayub
@Engayub Месяц назад
​@@cadaaweyare9045Gedo kalia maahan😂 Baladwayne xattaa kudar😂
@Zakariya0070
@Zakariya0070 Месяц назад
Dalkaaga Ethiopian gumeysi ku hayaan ayaa rafah oo loo dagaalamaayo ka hadle
@Zakariya0070
@Zakariya0070 Месяц назад
Dalkaaga Ethiopian gumeysi ku hayaan ayaa rafah oo loo dagaalamaayo ka hadle
@cadaaweyare9045
@cadaaweyare9045 Месяц назад
@@Engayub gedoh ethopian aya canshur kaqado been mia taas aya xureyn ubahan somalidan meel kale ayeba raban ine xureyan😂
@MohamedAboubaker-hz4bo
@MohamedAboubaker-hz4bo Месяц назад
Jibouti
@user-sp5qt1jk1v
@user-sp5qt1jk1v Месяц назад
Benaaleh dowlada somalia Waxa baabiyicey dulka jooqa imika ey dasturkii qa dexeecey somalida jaabka qu ritey
@bilalabdi9148
@bilalabdi9148 Месяц назад
Af somali soo qor mise oromo miyaa tahay
@asmaanaxariisbdn2105
@asmaanaxariisbdn2105 Месяц назад
Yaab maxaa la arkaa bal arag qofka ka hadlaya qof xumaantiisa oo kaliya ka shekeysanaya waliba asoo dhintey ay ka maarmarmi la yihiin somalidi nin asga ookle u dadnimo badan ayey wayen kuwi isku tagtagaya oo xilku haayo kor markey ka arkan umodaya inu raaxo ku jirro gadashiisna dhibka uu dalka maray wa la arkaa ila manta xal mahayan oo awoododa dadnimo xitaa wey dhimatey beesha calamka daba fadhiyan io tuugsi siyaad wa dhintey kadib tiis ubaxyo ma berateen anku suaale midkle wa ninka somali in la barto oo libaxyada africa la dhaho sabbteda laha marka dad aan tabartoda aqoon oo kaliya xumaha dadka ka shekeya so baten cuqdad io qalbi wasaqaysn waa cudur
@bilalabdi9148
@bilalabdi9148 Месяц назад
Xumaantisa in la sheego wax xun miyaa?
@asmaanaxariisbdn2105
@asmaanaxariisbdn2105 Месяц назад
@@bilalabdi9148 haa so alle ma dhihin dadka dhintey yaan wax laga shegin
@user-ie6zt4wk6o
@user-ie6zt4wk6o Месяц назад
Wariye waxaan ahay qabiir somaliyed waxween kawarqaba oo aan kujurin musuqiyoqabyalad xaqiiqadii waxaan ahay nin u dhashay reer xamar siyaasad iyo aqoona kaagahoreeyo kaana guweeyn hadaba alekaama cafiyo ereyada beenta ah ee aad kasameeysa siyaadbare cadaabtana alaha kugugeeyo nacalad dushaada ha ahaato iyo inta dhacday 34sano kadib siyaad
@abdallanuur6188
@abdallanuur6188 Месяц назад
Dadka ma barin wadaniyad lakiin ilakahiisa ayuu baray
@AbaganaYabaroow-nf4qk
@AbaganaYabaroow-nf4qk Месяц назад
Aabe Siyaad wax'Qalad ah. Ma'uusan Sameynin. Marka laGa reebo. Sinaanta RaGGa & Dumarka. Kadib Wax'Qalad ah. Ma'uusan Sameyn. Teeda kale Aabe Siyaad haddii xukunkii laGa tuuray. Kadib. Maxaa dhacay. Bal AdiGu is'weydii. Aabe Siyaad Gadaashii Nabad & Nolo mala helY
@omerhassan3041
@omerhassan3041 Месяц назад
Soomaalidu waxay ku haboonayd inay xorriyada helaan 1980kii maxaa wacay umay bislayn gobanimo iyo xorriyad toona,taa badalkeeda waxay u baahnaayeen kobcin diimeed,mid dhaqan iyo mid akhlaaqeedba, laga fikiro qaabka saxda ah ee ay umidoobi lahaayeen 2dii gobol ee 1960kii midoobay oo habmidowgoodu aanu ku salaysnayn cadaalad iyo wada noolasho walaaltinimo mustaqbalka dhaw iyo midka fotball,waana meelihii wax ka qaldameen, ku darso xorriyadii degdega ahayd waxay keentay jiilashii gumaystuhu tababaray in soomaali kuridaan bohol dheer oo aanay weligeed kasoo bixin oo ahayd inay iska diidaan in diinta islamka la isku xukumo, taas oo aafooyinkii ka dhashay kacaankii milatarigu sii dhamaystiray kagadaal markii ay ku dhiiradeen sharci ay ka cabsadeen wadamadii carbeed ee shuuciyada ahaa kaas oo ahaa xeerkii baasaa ee xeerka qoyska oo galaaftay 10-11 culimo dhalinyaro ubadan.
@CicAcademy-ce6kr
@CicAcademy-ce6kr Месяц назад
Somalia will be government powerful the future
@YuusufJeeri-tv2tm
@YuusufJeeri-tv2tm Месяц назад
Waanka faramarojinay isxaan loguma qaadin digtetar lamabaryo
@user-km9fj2jf2f
@user-km9fj2jf2f Месяц назад
Hayee maxaad soo kordhiseen oo aan dib u dhac iyo burbur iyo bahdil ahayn war taariikhda ka run sheega inta caadifada meel la dhigo haduu xumaa waan ka raysan lahayn kuwuu dalka ka hayay ayaa qabiil lagu taageeray dalkana dumiyay shisheeyana gadaal ka taagnaa asagu macsuum malaaig ah ma ahayn oo khalad wuu lahaa sida madaxda kale ee dunida laakiin ilaa hada jidka aad ku safarto iyo qoraalka aad ku xamanayso iyo dakadaha wax kaaga dagaan waxaa hir galiyay xukuumadiisii qofka intiisa xun makaad sheegayso intiisa ficana waa loo qiraa si kastoo aad u neceb tahay anuu dhaliisha aan u hayo waa culimadii la laayay ayadoo laga baaqsan karo hadaysan sidaa samayn lahayn lama loodiyeen xukuumadaa ku darsoo inkasr ayuu ka tagay waatan ilaa maanta aan iska daba wareegayno
Далее
TURKEY SHALAY İYO MAANTA 100-SANO (Q.2AAD).
30:52
Просмотров 45 тыс.
ЭТОТ ПЕНЁК ИЗ PLANTS VS ZOMBIES - ИМБА!
00:48
РУБИН - ЗЕНИТ: ВСЕ ГОЛЫ
01:03
Просмотров 204 тыс.
SOMALİLAND MAXAA KA QALDAMAY?
17:06
Просмотров 55 тыс.
QOOMKAAN MA LACNAD AYAA KU DHACDAY?
13:32
Просмотров 60 тыс.
GALMADU MAXAA LOO MAMNUUCAY XİKMAD?
15:51
Просмотров 33 тыс.
ЭТОТ ПЕНЁК ИЗ PLANTS VS ZOMBIES - ИМБА!
00:48