Тёмный

MW Xassan: Wada hadal ka raadin PL & JL mise go’aan ku dhaganaan,3 qodob oo kala jaan ah uu jeediyey 

Gaylan Media
Подписаться 393 тыс.
Просмотров 36 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

29 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 118   
@IsmaelRodriguezSuarez-w3x
@IsmaelRodriguezSuarez-w3x 8 часов назад
*Gloria a Dios, él me ha levantado a mí y a mi familia y nos ha llenado de alegría. Imagínense pagar toda mi deuda y recibir $8,000 cada 14 días. Que Dios bendiga a la señora Marcela C. Galvan.*
@CardaLucina
@CardaLucina 8 часов назад
Eso suena genial, espero que no te importe decirme cómo ganar con él, por favor.
@BilleteRodriguez
@BilleteRodriguez 8 часов назад
Es una administradora de inversiones popular en Texas e incluso tiene una página de Google que ayuda a las personas a hacer crecer diversos activos como criptomonedas, bienes raíces, acciones, ETF, etc. Una mujer muy bendecida e inteligente.
@SamuelPerez-s9j
@SamuelPerez-s9j 8 часов назад
Soy verdaderamente bendecida, solo Dios sabe cuánto lo alabo, ¡10.000 dólares cada semana! Ahora tengo una linda casa y puedo pagar cualquier cosa y también mantener a mi familia.
@Merariovalle-r6z
@Merariovalle-r6z 8 часов назад
¡Tienes toda la razón! Gano mucho dinero sin depender del gobierno. Invertir en acciones y monedas digitales es beneficioso en este momento.
@ChatinLopez
@ChatinLopez 8 часов назад
Marcela C. Galvan es legítimamente la mejor Latin Trader, ha dejado su huella en su campo y tiene un impacto directo en el crecimiento del estatus financiero de las personas.
@NuurXassan-k2t
@NuurXassan-k2t 6 часов назад
Labadan nin ee daarood ma gudaan xurmadle xsm labadaba gardarada ethoopia ee badda somaliya waxeeyna u canbaareey waayeen badoo lawaayo waxaa uga daraatay xasan oo ethoopia damaceeda hor istaago vivo.xurmadle xsm dantaada tan wadanka ayaad ka hormarisay ishaa alaah ethoopia waad ka guuleeysaneeysaa❤❤❤❤❤
@Muwaxid-x6i
@Muwaxid-x6i 6 часов назад
Qabyaalad ka kor.
@et9055
@et9055 3 часа назад
Marka hoore puntland iyo jubaland ma ogolyine in Somali horaye usocoto.
@saeedwarsame2081
@saeedwarsame2081 6 часов назад
Gaylan media waa warbaahin sare. Abdulkadir ku soco khibradaada iyo dadnimadaada. Kuwa liitaa fikrad iyo aqoon kuguma doodi karaan. Waxay doorteen I ay ku qabiil caayaan ee haw dangaelin. Nin nin ka fiican waa jiraa, laakiin qabiilkaas baan ahay ninna kor ma gesso. Adigana abtirsiinyo cidna kaagama sareyso. Keep up doing the great journalism work!
@fiidowmrk
@fiidowmrk 9 часов назад
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
@AbdisataarsheekhMahamed-zx9og
@AbdisataarsheekhMahamed-zx9og 8 часов назад
Kusali rasuulka s.c.w ❤
@CabdiYasiin-g2o
@CabdiYasiin-g2o 4 часа назад
waxa xasan shaikh wado wax soconaysa maaha oo wxd modaba hadalkiisa qof aan miirqabinba markaad ufiirsato
@SucadDiriye
@SucadDiriye 8 часов назад
Masha allah
@Abwaandheegabib
@Abwaandheegabib 4 часа назад
Horta sawirkani farmaajo maxaa la isku daba wadaa miyay ka faashadaan .ninkan xilkiidii di sharafleh ayuu u soo gutay ee wasakhda kala hadha dheh
@sahradahir6959
@sahradahir6959 Час назад
Caasimada somalia waa on la bedelaa deg deg
@SubeerAbdirahman-j6y
@SubeerAbdirahman-j6y 5 часов назад
wAad janjeesha zxp zidan weriye ku ahaanmausid Caadi iskadhig
@ahmedmussa1984
@ahmedmussa1984 9 часов назад
Farmaajo ayaa guul gaarsiin lahaa dalka.
@AbuukarMohamed-v4t
@AbuukarMohamed-v4t 9 часов назад
Farmaaju waa shabaab waye
@Warsanmedia0
@Warsanmedia0 6 часов назад
Odey xasan wa la mahadiyay lkn qof iyo cod markow waxey riyo ee yaan loo qaban😅
@Zakariye-z3x
@Zakariye-z3x 6 часов назад
Somaliyeey ninkaan iyo rag badan oo kamida oo qabyaalad ka shaqeeyneeyso waxaan qabaa in aanan fallow la siinin aanan hadalkooda waxba laga soo qaadin aniga qurbaha aan ku noolahay gaar ahaan Canada ilaa goormee qurbo ku nolaan doonaa oo wadankeyna u laaban doonaa hadii dowlad kasta oo timaado qab qable inta la tageero la dhaliilo wax qabad kasto ay la timaado farmaajo wlh taageero buuxo ayaan u ahaa wax weyn ayuuna soo qabtay mid walbo oo yimaado wax ayuu inoo qabanaa hadii aan somali nahay lkn anaga aan iska ilaalino in aan dib dhac aan u keeno dowladeyna sharaf leh waana tan kaliya aan heeysano hadii ay bur burto maxaa dheefnay noocaan oo kale yaanan nalaku soo dhisin unfallow hala wada siiyo kuwaan oo kale ayaaga dan cad u noqon doono dad taageera dowlada somaliyeed mid walbo timaado tan iyo tan xigi doonto xasan neh wuu baxayaa qofkii yimaado ayaana anaga dan inoogu jirtaa
@hooyosomaliyed4029
@hooyosomaliyed4029 6 часов назад
Ccccccccccccccccccc mantaga naga duw anagaa dhagaysanaa oo kufaraxsana yaa qabyaala felo faamale
@MohamedAlisaney
@MohamedAlisaney 7 часов назад
Waa sax bro
@Muwaxid-x6i
@Muwaxid-x6i 6 часов назад
Dowaladan waa One man show.
@muhuboise751
@muhuboise751 8 часов назад
Waa sax xasn
@FaysalAbdiaziz-y7j
@FaysalAbdiaziz-y7j 6 часов назад
Akhi adiga weriye maa tahay mise mucaaradka qeyb ka tahay. Waxan ka codsanayna inad anaga no deyso in maskaxdenu ay go,an ka gaarto arimaha jira. Oo adigu ad warbixinta keliya no so jediso. Waa hadii ad rajo ka ledahay chanelkan 😂😂
@user-abtol45
@user-abtol45 Час назад
Dalxureeye waxaan horay loosameenin ayuu sameeyay labo mar ayaa la dooratay. Dorasho qof iyo cod wey dhacee ha isceebenin.
@AbdiaziizIsse-w5r
@AbdiaziizIsse-w5r 8 часов назад
Xasan ilahaw umada ka qabo aamin
@hasanabdallah2895
@hasanabdallah2895 7 часов назад
❤❤❤🎉🎉🎉
@MaxamedIbrahim-nl1lc
@MaxamedIbrahim-nl1lc 7 часов назад
Aragti hogan meleh wa qabqable koxeed
@Omarlibaax
@Omarlibaax 5 часов назад
Waxaa cajiib ah hadalka aad gaylanow ku bilowdey hassan oo xaley jeediyey qodbad 3 nin jeedisey,😂😂😂😂😂 walaahi waan qosley waayo xaley markii aan dhageysanayey baan ka yaabey is burinta heysata 3 da nin
@maxamedgaab4153
@maxamedgaab4153 16 минут назад
Mdx waynuhu wa shakhsi ad U caqli badan somali ahan Wayo wuxu fahmay xaalada Aynu ku suganahay wakhti Xaadirkan iyo sida la inoo Dhex marsan karo dandiisa Gaarka ah wanu inaga faro Qabsaday inbadan waliba ???
@MohamedHussein-o3v
@MohamedHussein-o3v Час назад
Runtii waxaan layaabahahay siyaayaasiga soomaaliga ah xishood la aantiisa waayo waxa oow shalaydiiday ayoow maanta rabaah inoow meelmariyo hassan shiikh waa farmaajihii shalay oo weliba kadhaqan xun
@IbrahimNour-s6p
@IbrahimNour-s6p 9 часов назад
bilow ilaa dhammaad waan dhagaystay waa hadal cashada laga sugayey waa sheeko sheeko sheekh xariir😂
@MaxamedcsalaanAbshir-jm2iz
@MaxamedcsalaanAbshir-jm2iz 55 минут назад
Xasan dalka wado khaldan inuu ku waday haduu ogaaday dastuurkii puntland lagu qoray buu rabaa inuu puntland ku caburiyo
@ahmedabdi684
@ahmedabdi684 7 часов назад
Hassan munaaafaq somalia god dheerbuu ku riday xaqiidii( mooryaan is mooryaan)
@felisabdi3794
@felisabdi3794 6 часов назад
Hala kala adkaado si Soomaliya hore ugu socoto, isbaarada marwalba la dhigayo waa iney dhamaato, isjiid jiid 34 sano ayaa lagu jiraa goorma ayaa laga baxayaa… waa in la helaa dowlad awood leh hadii kale sidaan baa weligeed lagu jirayaa
@hooyosomaliyed4029
@hooyosomaliyed4029 6 часов назад
Waa runtaa Beleleqadee baad uxeestaan iyo naante wankee soo soco waad daaleya
@abdikariin5471
@abdikariin5471 9 часов назад
Channel kaan dhexdhexaad waka fogyahy bal dhageyso Ninkaan waxa u ku hadlayo!
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj 8 часов назад
RUNTA WAA XANUUN 😂 DEE RUN BU KU SHEEGY
@beryalex1798
@beryalex1798 8 часов назад
waa Tplf! hada emarat mushaar ka qaata
@Zakariye-z3x
@Zakariye-z3x 7 часов назад
Kala fogeyn shacab iyo qabyaalad iyo qurun ayuu wadaa cuqdad ayaana heeysa waana runtaa wax xaqiiqo ku saleeysan mahaayo
@MN-rh1vy
@MN-rh1vy 7 часов назад
Walaahi waan aragney chenalkaan waaba chanel qalinkiisa ku ilaaliyo dad qaas ah, waylajiraana taageera waxey kasoo horjeestaana kasoo horjeesta
@lpproduction9116
@lpproduction9116 6 часов назад
Channel wa mid kaso hor jeedo dowlada somaliya lana safan shisheye wan u jeedna waxu so gudbiya dowlada hadalkey tirahdo waxu u badala xuman lkn dadka xumanta wado kama hadlo wana dani iyo ahmed madowe ila inte dani dowlada somaliyed ay u dhibatona ino sheeg geylan madia run ma rabtan dadka dhibka umada ku hayan ka hadal dani iyo madowe sinan iyo midnimo ma doonayan
@mohamudhirsi250
@mohamudhirsi250 7 часов назад
DANWAYNE IYO WIXI DHAGAYSTA KA XUN
@Shaafka
@Shaafka 8 часов назад
wariye mise qabyaaladiiste
@zakariamaftux278
@zakariamaftux278 9 часов назад
Xasan ilaahay dalka ha ka qabto aamin aamin aamin
@shh56726
@shh56726 8 часов назад
Waa jesteynaye ee ma rabo wax aan aheen qaata go,ankeyga.
@AweesIsse
@AweesIsse 5 часов назад
Walee cidna xakumi meeysaan leydina xumi karo sharbaa tihiin
@cumaryuusuf8881
@cumaryuusuf8881 8 часов назад
Sheekadii wuxu ku soo afjaray muqdisho doorasho ka qabsanaynaa haday iisuurto gasho waana iska joogayaa
@CabdinuurCalas
@CabdinuurCalas 8 часов назад
Cabdinur
@ahmedmussa1984
@ahmedmussa1984 9 часов назад
Xasan ku daaye talow yaa bedeli doona?
@AbdiLibaax-r5h
@AbdiLibaax-r5h 9 часов назад
Gaari Taayirada & Shiingiyaha Laga Saaray 😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁
@beryalex1798
@beryalex1798 8 часов назад
iska suuro
@abdirashidmahamed1192
@abdirashidmahamed1192 8 часов назад
Pl ma loo joojiyay howlihii la soo qabtay?kkkkkkkkkkkkkk, hadana loo joojin maayo
@SharmakeJamac-k7q
@SharmakeJamac-k7q 7 часов назад
Xassan WA munafaq wixi shalay U diidana cidna inaysan Ka yeelayn WA ogyahay
@ShaaficiMaxamed-q3w
@ShaaficiMaxamed-q3w 8 часов назад
qof waalan weeye xabaalo qote
@kiinabdi680
@kiinabdi680 7 часов назад
Xasan kalaam xalaal ah maba yaqaano lamana aamini karo waa munaafaq
@shariifmohamed233
@shariifmohamed233 7 часов назад
Xassan Sheekh uma joojinayo Puntland iyo Jubbaland sababtoo ah Daaroodku marabaan dowlad Soomaaliyeed oo aysan iyagu Madaxweyne ka ahayn, lkn Daaroodku waxayna ogeyn rabitaan koodu kama soconayo Somalia
@Whizzkayo
@Whizzkayo 8 часов назад
IdinkU majeertenow ma idnka isla saxan mar kasta 😂
@hooyosomaliyed4029
@hooyosomaliyed4029 6 часов назад
Xasan munaafaq xasan 9sagaal qof oo eskujera yaa laqeyamaynayaa waa lasoojadaaya axmad iyo Dane ma hurdaan aa waa soo jadaan yaa xasan munaafaq waa lagaa warhayaa qabyaaladee ku qaaday kuma dhegto
@adanabdi5249
@adanabdi5249 8 часов назад
N iyo N
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 9 часов назад
firdhidiye wuxu ballan qaaday marku tayaaniga joogay inu xamar goaan adag kaqaadanayo haday ssc dulmiga kusihayso waxan leenahay firdhiyow kadhame
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 9 часов назад
ssc khaatumo waxan leenahay joojiya gooni goosadata xamar ee aad kadobo ordaysa war idinkaaba xaq uleh inad soomali hogaamisan ileen xamar gooni goosad bay noqotaye
@jaamacfaatax8419
@jaamacfaatax8419 7 часов назад
Geylanow ma ogtahay in labadaa maamul goboleed hor joogayaashoodu ay mar dhow imaaradka tageen taasoo aad ogtahay in imaaraadku wax kasta ku bixinayaan dibindaabyeynta dowladnimada soomaaliya labadaa hogaamiyana ay kasoo talo qaateen imaaraadka mise diidantahay in imaaraatku yahay cadawga ummadda soomaaliyeed
@saeedwarsame2081
@saeedwarsame2081 Минуту назад
Khutbo 25 daqiiqo socotey, oo ka moodo 3 qof oo kala ra'yi iney buu XSM Haley jeediyey, kkkkkk kkkkk, waa faallo toos cabbir iska hor imaadda hadalka XSM iyo ficiladiisa. He's a man of contradictions all the time, but not a man of any firm principles.
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 9 часов назад
ssc khaatumo waxan leenayhay inad xamar kadabo orodaan way naga bad badaataye ee jamahuuriyad maxad banaan noqda o fursada xasan inku eryay kafaadeysta o firdhiye iskabedela
@AhmedomarAhmed-u5p
@AhmedomarAhmed-u5p 9 часов назад
Xasan madharge dalka wain lagaqabta
@cabdifataxsaleban2616
@cabdifataxsaleban2616 8 часов назад
Adiga iyo kuwa kulamidka ah wey ubaahan yihii foostooyin daamur ah
@yussufmohedburale4913
@yussufmohedburale4913 9 часов назад
Sedex qof khudbadood cibaare yaab leh
@bashiiromar6389
@bashiiromar6389 8 часов назад
Bacooc cidna uma baahna
@mohammedmohamudosman5656
@mohammedmohamudosman5656 7 часов назад
Adiga wariye miyad tahay mise afhayenka daaaroood
@beryalex1798
@beryalex1798 8 часов назад
Eraa madax weena qof aan aqoon ayaa wariye iska dhigaya qabiil uun yaqaana
@AbdiLibaax-r5h
@AbdiLibaax-r5h 8 часов назад
? Xasan Shiikh Ma Isagaa Il Duufay Mise Rag Ayaa God Mugdiya U Xurxiyey Tankale? Soomaali Waxay Soo Martay Miyaa La Ilaaway Dan Gaara & Qilaaf Laga Dhaxlay Fakarkayga & Talo Gaari Aan Soconayn Yaan Shidaal Lagu Shubin
@omarmohamud7330
@omarmohamud7330 6 часов назад
Caloosheesa u shaqeesta ayaad tahay afhayeenkii aabahii shabaaka fahad soomaalidu way ku taqaan
@salebanmohamedmahmoud2483
@salebanmohamedmahmoud2483 6 часов назад
waa munaafiq xasan munaafaqu ma aamuso oo maharsado yaa ujoojinay
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj 8 часов назад
GAROOWE IYO KISMAANYO 😂 CAANO KGMA HOREEYAAN 😂😂 XAARWIYE KU ADKAYSO WARKAAGII HORE MXAD LASO OOYDEEN DURBA IS ADKEEYA INY DUNTO RABTA SOMALIYA MAR KLE😂😂😂
@wayyoarrag7574
@wayyoarrag7574 9 часов назад
Fashil 😂
@a.m.k9976
@a.m.k9976 8 часов назад
AL JAZEERADA SOMALIA. GAYLAN MEDIA.
@Abdinoor51
@Abdinoor51 8 часов назад
Puntilaan iyo Jubland waxaa haysta kansar siyaasadeed waxay ka dhaqaaqi la'dahay dawladnimada somalia waa iyaga
@mohamudhirsi250
@mohamudhirsi250 7 часов назад
RUXAN IS XIJINAYO XITA XAquuq kuma lahan MJ AmA PUTLANA WA DANWYNE, Iska seexo ina adeer
@hooyosomaliyed4029
@hooyosomaliyed4029 6 часов назад
Caaaaaaaaaaaaaaaaaaaa yahuu
@cqaniahmed4831
@cqaniahmed4831 8 часов назад
Wax ba kuma hadlaysid wadankani waxuu u baaahan yahay qaran hadal rernimo ku salaysan ha noo la iman
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj 8 часов назад
QARANKU MA XAARWIYE BAA DEE KALIGA NOQO ANIGA CUUCDA IGA DAAH
@CadiyareWarsame
@CadiyareWarsame 8 часов назад
Haku.tiigan.madaxaweynha
@sayidomar5230
@sayidomar5230 9 часов назад
Maaha in dadku maqlaan waxa qalbigiina kujira lkn waxaan u,arakaa hadalka mxasan shiiq inuu aad usaxnaa
@OMARAhmed-cd6ch
@OMARAhmed-cd6ch 8 часов назад
WAA RUNTAA HADALKA M/WEYNE XASAN SHEIKH WAA SAXNAA MARKA LA FIIRIYO SIDA UU XASAN SHEIKH JECELYAHAY, LAAKIN MARKA LOO FIIRIYO AWOOD QEYBSIGA, TALAWADAAGA, IYO DASTUURKII HESHIISKA LAGU AHAA HADALKIISA WAXAA UU U DHIGNAA INAAN JOOGO JECLAAYAA, M/WEYNE XASAN SHEIKH HORAY AYUU U YIRI HORTAA JIRAA WAAYAY, M/WEYNE TALADA SOOMAALI DHEX DHIG.
@abdikariin5471
@abdikariin5471 9 часов назад
Putland fikradeeda ayuu xambaraa 😂 @Geylan media. Cadalad kama jirto
@AbuukarMohamed-v4t
@AbuukarMohamed-v4t 9 часов назад
Waray amuus oromo xon tahay
@abdikariin5471
@abdikariin5471 8 часов назад
@ Adeer adna wad ogtahy Rabina og!!! Mxad lacabadeysa?
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj 8 часов назад
PL FIRST DEE WIXII OOYAYA WAA QUSHIGOODA
Далее