Тёмный

MY DAILY ROUTINE SAMIRA SIMAN IYO FADHIGA QURUX...😍😍 

Samira Siman Channel
Подписаться 172 тыс.
Просмотров 28 тыс.
50% 1

Развлечения

Опубликовано:

 

4 июн 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 113   
@Culusowfamillyofficial
@Culusowfamillyofficial 2 месяца назад
ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-uMkNebG2t1U.htmlsi=wKZVPSyjls8IOhnH
@AminaHarun-fh8ye
@AminaHarun-fh8ye 2 месяца назад
Manshaalah samira wagi goasha batiga sarirta saranjirte dadka qaar na comment kusoqori jiren ay .kudihi jiren goan sarirta makabadeshid. Waxa kujawabi jirte an xasusta. Waxa yar an hasto .wanku qanacsana hay wax yar ba wax wen lagu gara. Hoyo xite way kudawan jirte fonkedha sascribe yan kaga sare.manshaalah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤qaali keep going Nolosha marba wa noc Allah kubarakeyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@hodanhaboon893
@hodanhaboon893 Месяц назад
Haa wllhi sax
@hodanhaboon893
@hodanhaboon893 Месяц назад
M.a
@BushraCabdi-yd5no
@BushraCabdi-yd5no 2 месяца назад
mashaallaah waa maro qurux badan nashqad quruxdana wuu usameeyay❤❤❤❤❤❤
@nimcoxasan4832
@nimcoxasan4832 2 месяца назад
Masha,allah fadhiga wuu qurxan yahay miiska lakin inu cadaan ahado kasii qurux badnan laheyd oo dikreshan yar dhac kusiisid allah kuu barakeyo abayo marada kaqaad miiska markad vidio kaso duubeysid Marka kale caadi waye ❤
@Farhia_ali
@Farhia_ali 2 месяца назад
MAASHA. ALAAH WA KAREESEY. FADHIGA. MARYAHA UFIICAN MAADAMA EY CARUURTA. YAR. TAR YIHIIN WAA MIDAB CADEES AH SAD. UFIICQN. KUDHAQAALOOBAAYAN WASAQDA. KABAD BAADAYAAN❤❤
@hoodomohamed2925
@hoodomohamed2925 2 месяца назад
Daahmanka iyo rooga isku eekaysiiso waxba ha bedelin daahmankee roog grey ah uun so dhigo hadeer waa laga baxay wixi laysku eekaysiisan jirey
@user-gx2lk8ze2r
@user-gx2lk8ze2r 2 месяца назад
Masha Allaah qurux waaye Samiira Mombasa kula joogaa iisheg meesha aadka so samystey please
@AnabIsaaq
@AnabIsaaq 2 месяца назад
Aniga xitaa waan rabaa avayo
@NafisoNalka-pt2rv
@NafisoNalka-pt2rv 2 месяца назад
Ma.a abaayo adiga iyo caruurta allah idin xafido
@deeqocabdulahi2654
@deeqocabdulahi2654 2 месяца назад
Jaaale Mxa ku fashey abyo🙈
@hodanf2829
@hodanf2829 2 месяца назад
Aad buu uqurxan yahay design ahaan iyo kalar ahaanba 👏
@rukiaweheliye3261
@rukiaweheliye3261 2 месяца назад
Mashallah abayo waaka helay qurux
@sacadiomacawisle1724
@sacadiomacawisle1724 2 месяца назад
Masha allaah waa qurux rabi hayni barakeyo
@marwomandeq804
@marwomandeq804 2 месяца назад
Maasha alaah walaahi waa kalar aan jeclahay qurux ❤️❤️❤️❤️❤️
@umriyaan9
@umriyaan9 2 месяца назад
Culusow iscatinta kudar samiro
@fardowsocali937
@fardowsocali937 2 месяца назад
Waa uu caatoway tiri beeh
@UmuSuheyma
@UmuSuheyma 2 месяца назад
Masha Allah abayo Allah haidinbarakeyo xabiibti walashada ookale adigo ii ixtiramayi asxaabtada igushe in ayaisoboqdaan biloyin ayankujira yutubka wali kow iilawo majogi nasiibkega ayan iskqaba adiga garab kaga bahanay ❤❤❤
@amranhappy8077
@amranhappy8077 2 месяца назад
Qurux waayo samiiro qofka kowaad ahy
@samiirohassan3459
@samiirohassan3459 2 месяца назад
Qurux ayuu ku sobaxay m.a
@itssabiriina9056
@itssabiriina9056 2 месяца назад
Mnshalh qurx waye shulshulka un ba ila qurx bdneed ilh hku barkeeyo ❤
@diyaalucky
@diyaalucky 2 месяца назад
Qurux waaye abaayo mashallh dooq ficn leedahy fadhiga
@anabh5771
@anabh5771 2 месяца назад
Mashas allah
@raxmodaganchannel6615
@raxmodaganchannel6615 Месяц назад
Abyo samira wiilka lanbarkisa isheg bls waa kadalban lahaa bahala fadhiga lagaliyre
@aaliyaqueen1189
@aaliyaqueen1189 2 месяца назад
MAsha allah qurux wye ❤❤❤
@ikliilaahmed1149
@ikliilaahmed1149 2 месяца назад
Masha Allah Allah idin xafido family qurux badan hore usoco walashey samira qurux waye
@sahroabdullahi9935
@sahroabdullahi9935 2 месяца назад
Samiro cadey marada Adey libexesa e fadhika wau cadyahye ❤
@user-ix3lv5fg3k
@user-ix3lv5fg3k 2 месяца назад
Masha allah aba mcn guuleyso mar walbo❤❤❤
@SomaliaQueen-fm5rd
@SomaliaQueen-fm5rd 2 месяца назад
Masha allah caleeyka wuu qurux badan yahay sida adiga❤❤❤
@WarsanOsmaan
@WarsanOsmaan 2 месяца назад
Qurux waaye fadhiga
@Farta-5
@Farta-5 2 месяца назад
Masha Allah fadhiga qurux ayaa ka dhigtay
@naimocabdirahiim
@naimocabdirahiim 2 месяца назад
Wwwwwwwwww wlhi qurux weye aygo badan sameso
@maryamoahmedkurukuri9032
@maryamoahmedkurukuri9032 2 месяца назад
Masha allah had karaysay fadhiga
@faadumocabdimalik7614
@faadumocabdimalik7614 2 месяца назад
Masha allha❤
@falisa576
@falisa576 2 месяца назад
Samiiroy walaleey saliida badan iska Yareey kurusna wad ku sii dartay Caafimad maahan saliida badan beerkay toos u aadaysa
@nasraali8311
@nasraali8311 2 месяца назад
Masha Allah ❤❤❤
@maidahassancabdulhi635
@maidahassancabdulhi635 2 месяца назад
Mash allh Family's aan jeclhy
@farhiamahamad8938
@farhiamahamad8938 2 месяца назад
Masha Allaah Tabarakalaah Qurux
@Israa-fj5xj
@Israa-fj5xj 2 месяца назад
Samiro hadana jaalaha maxa waye indhhaha noga ciyaartay sxbey
@user-uj6kd2qf3c
@user-uj6kd2qf3c 2 месяца назад
Www m.a qurxwaye ad ban uga heley m.a horey usoco mcny
@MaryanabdikadirMaryan-tm1rm
@MaryanabdikadirMaryan-tm1rm 2 месяца назад
M.a hawar yar samiro hirmar ayankurajeynaya haboo❤
@nurenicabdulahi2689
@nurenicabdulahi2689 2 месяца назад
Sumaya wad mahadsanthy wakuwataa walal qaali
@baaarcaad7703
@baaarcaad7703 Месяц назад
Asc abayo wiilka intee kahelina
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 2 месяца назад
Mashaa Allaah haduuba quruxu badan yahay waxabo lagama qabankaro❤️🎉👍
@hodanbazhir5293
@hodanbazhir5293 2 месяца назад
Masha Allah
@nasraosman7859
@nasraosman7859 2 месяца назад
Nambrkiisa soodig abaayo
@abdibarre7520
@abdibarre7520 2 месяца назад
Masha Allah waa mar qurux badan. Wllhi❤❤❤
@user-yf6fr8uz8r
@user-yf6fr8uz8r 2 месяца назад
Masha Allaha wa qurux ❤❤
@salmasalmaaliomar996
@salmasalmaaliomar996 2 месяца назад
M.a allah wlhi qurux kuso baxe❤❤❤❤❤❤❤❤❤m.a
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 2 месяца назад
Manshaallah qurux 😍👌
@suhanabea124
@suhanabea124 2 месяца назад
Masha allaha qurux❤
@Beerlula_adam
@Beerlula_adam 2 месяца назад
Masha Alah qurux
@Rayaan277
@Rayaan277 2 месяца назад
MashaAllaah xppti❤❤❤
@NuurtoAdan-um9fm
@NuurtoAdan-um9fm 2 месяца назад
abayo maxa ugu qoran gabadha
@farxiyo1533
@farxiyo1533 2 месяца назад
Meeqa kaaga baxday yaardi ahaana marada meeqo yaardi waaye iiso jwb plz
@naajshamad
@naajshamad 2 месяца назад
Masha Allah qurux waaye. Allahumma Barik. Abaayo xagee Kaala soo xidhiidha?
@deqomohammed194
@deqomohammed194 2 месяца назад
mashaa allaah
@ikranhassan2348
@ikranhassan2348 2 месяца назад
Abayo meqaa kuso ebusa maryaha kursigaa😮
@najmaali1123
@najmaali1123 2 месяца назад
Mash Allah qurux waaye
@Barka1996
@Barka1996 2 месяца назад
M.a quruh
@FarhiyaNuur-kj1kr
@FarhiyaNuur-kj1kr 2 месяца назад
Wawawa m.a
@rushadamaxamed8601
@rushadamaxamed8601 2 месяца назад
Nairobi an jogaa ma ii so sameynkaraa plz I soweydii wllo
@samiirohassan3459
@samiirohassan3459 2 месяца назад
Mash Allah
@sihamfarah-vx5wm
@sihamfarah-vx5wm 2 месяца назад
Masha Allah ❤😊
@najmohussein4458
@najmohussein4458 2 месяца назад
Masha Allah ❤
@nimcokhamis5305
@nimcokhamis5305 2 месяца назад
Numberkisa nosodiig abyo
@hodansoofe-nv5mk
@hodansoofe-nv5mk 2 месяца назад
Asc bayo ninkan xagee kahilikaraa maryaha fadhiga ayan rabaaye bayo manbasa ayan jogaa ninka lambarkesa se u hilikaraa
@malkiabintishurie6372
@malkiabintishurie6372 2 месяца назад
M.a qurux waye abayo ❤🎉
@saynab6295
@saynab6295 2 месяца назад
wow walhi wan kahelay
@urnothim-mz2ri
@urnothim-mz2ri 2 месяца назад
Mashallah abaayo waqurux
@Fresh_food10
@Fresh_food10 2 месяца назад
Waan rabaa wiilka see kuhelaa haisoo sameyee maleysiyo maa jogtaa
@beelamaxamed4203
@beelamaxamed4203 2 месяца назад
Masha allah❤❤❤❤
@Fresh_food10
@Fresh_food10 2 месяца назад
Samiira intee jogtaa maryaha waa icajabiyen see kuheli karaa kalar kasta malaga helaa wiilka
@Hafsaisxaq
@Hafsaisxaq 2 месяца назад
Mogadishu meel lagu sameeyo yaa kasaayo qalka fadhiga
@umumascuud3307
@umumascuud3307 2 месяца назад
facebooka ku arkyy lkn ma xasuusti ngcooda
@sumeyaabdi9176
@sumeyaabdi9176 2 месяца назад
aniga qurac maba karsano
@zariinaabdullahi2291
@zariinaabdullahi2291 2 месяца назад
Abaayo yaa caatobey ninka jymka gee caato meel uma yaalee 😂😂
@fardowsocali937
@fardowsocali937 2 месяца назад
Waa uucaatoway tiri wll
@ilhaanyariisey6168
@ilhaanyariisey6168 2 месяца назад
😂😂
@SheekhCali-mn1fo
@SheekhCali-mn1fo 2 месяца назад
M.a 😮🎉🎉
@Hibaaqgarad
@Hibaaqgarad 2 месяца назад
Masha allah tabaraka raxmaan
@ramlocali8385
@ramlocali8385 2 месяца назад
M a waa ka helay wallhi
@HindiaAbdullahi-xj2jv
@HindiaAbdullahi-xj2jv 2 месяца назад
Abayo xage kadalbati
@user-qm8sc8ei4e
@user-qm8sc8ei4e 2 месяца назад
Manshallah ❤❤
@HindamohamedHindamohamed-zm7yg
@HindamohamedHindamohamed-zm7yg 2 месяца назад
Mashalaah
@fatumahussein893
@fatumahussein893 2 месяца назад
Mnsh Alah
@Kalkaal2021
@Kalkaal2021 2 месяца назад
Abyo lanbaraka ayan rabnaa
@naciimaahmed2270
@naciimaahmed2270 2 месяца назад
Walashy number kisa nosodir
@hiboabdisalam1008
@hiboabdisalam1008 2 месяца назад
Samaro abayo inte kaso sa mysaty mombasan kula joogaye wan u bah naye isku kurasna wana haye abayo isheg mesha kasa my saty ado mahad san
@user-uy5nf4jf9u
@user-uy5nf4jf9u 2 месяца назад
Hoolka Manchester dabaqa labaad nuuraani aa la dhah
@NajmoXaaji-qn4jw
@NajmoXaaji-qn4jw 2 месяца назад
lkn colorkan mx kufashy sootaa dhahesay daaha jalaha waa ncy mx hdneh saan uga dhigte samiiroy ikraan usoosamey
@umumascuud3307
@umumascuud3307 2 месяца назад
jaalle maahan abayo
@Kaafiya.3660
@Kaafiya.3660 Месяц назад
Number kiisa ma nasiin kartaa abayo
@ladiifoahmed5612
@ladiifoahmed5612 2 месяца назад
M.a qrux wye fadhiga mradiza iscaten ma fdude illhy hkula grab glo abyo tedakle subx kzte in beer la cuno cfimadka uma ficno berka u wx yleyaa mrka dhx gliskaa fcn subxba wx 😊
@Fresh_food10
@Fresh_food10 2 месяца назад
Samiira kuruska bas aaku karin laheed cafimad kucuna
@saeynbmaxmed6770
@saeynbmaxmed6770 2 месяца назад
Samiro jalaha maxa u dorotay abayo
@ummusafwan2477
@ummusafwan2477 2 месяца назад
Nurani gacantisa manshllh lkn qarni wasuge😂😂
@ummusafwan2477
@ummusafwan2477 2 месяца назад
@@Luulubdulle6232 zaid ninki yaqano unba kasa maryo ugeste sonka 10kadhimn cida laikeny yab😒😹
@SUMAYASUSU990
@SUMAYASUSU990 2 месяца назад
❤❤❤❤🎉
@juweriaaweis7420
@juweriaaweis7420 2 месяца назад
❤❤❤
@amranibrahim1395
@amranibrahim1395 2 месяца назад
Asc abaayo nambarkiisa igucaawi
@milosharafkamil2300
@milosharafkamil2300 2 месяца назад
Abyoo number kisa away😊
@luckyirfe2989
@luckyirfe2989 2 месяца назад
Abaa meqo kugu sameeyay
@MuminaAdan-fb3ie
@MuminaAdan-fb3ie 2 месяца назад
Number
@user-zq9gu8tm7l
@user-zq9gu8tm7l 2 месяца назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@aminocabdullahi1430
@aminocabdullahi1430 2 месяца назад
❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉
@foziaomar2581
@foziaomar2581 2 месяца назад
Folxumo noqday fadhiga sidisi kuqorxona
@aminamohamed7442
@aminamohamed7442 2 месяца назад
Whats his number
@BushraCabdi-yd5no
@BushraCabdi-yd5no 2 месяца назад
mashaallaah waa maro qurux badan nashqad quruxdana wuu usameeyay❤❤❤❤❤❤
Далее
WAA TODOWODII SAMIDEEY 👏👏👏👏
49:59
Просмотров 27 тыс.
Hooyo4 ilmood routinka baby 9month maxaa siiya 🥰
12:45
SAFARKI KULANKII ADNAAN MODEL IYO LEYLA O AHA WAX KALE
14:24