Тёмный

MY MORINING ROUTINE||JADWALKEYGA SUBAXLAHA|| 

Ayaaniita Official
Подписаться 456 тыс.
Просмотров 109 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

21 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 235   
@queenyaxlaamnuur2534
@queenyaxlaamnuur2534 3 года назад
Ayaaniita wligaa routine nooma soo duubin Balse jadwl nidaamsn baakuu dagan m.A🤲
@dacwomedia
@dacwomedia 3 года назад
Masha allah wll waad fiicanthy lkn hal mid ayaan kuu sheegi markaad wax cabayso bidixda inaad ku cabto iska ilaali insha allah .waayo rasuulka scw ayaa inaga reebay inaan bidixda wax ku cuno ama aan ku cabno mahadsnid
@Aisha.A.H
@Aisha.A.H 3 года назад
Jadwalkaga wax barashada nooso gali suber womaneeY😀🥰
@reerweedow8227
@reerweedow8227 3 года назад
Eygii loo adeegsaday halkan ka daawo ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-OALqRP4LFBE.html
@sabadmohammed6931
@sabadmohammed6931 3 года назад
Ayaan dar alle iyo muslim nimo ayaan kuu jecelahay allow ku dhawr walalla quruxeey
@reerweedow8227
@reerweedow8227 3 года назад
Eygii loo adeegsaday halkan ka daawo ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-OALqRP4LFBE.html
@fahmadhagane6340
@fahmadhagane6340 3 года назад
Canjeero shax iyo moos kkk mansha allah tabarakallah horay usoco
@saynabcadey2627
@saynabcadey2627 3 года назад
Canjeero shax iyo moos wa ku mataga beer iyo suqar iisheg
@hussienomar1474
@hussienomar1474 3 года назад
Masha Allah keep going Queen ayan 2019-2021
@sabnaamacalin9682
@sabnaamacalin9682 3 года назад
M.a abaayo mcnto illah haku xifdiyo wan ku salaamay xabbti wan ku jeclahay illah dartiis
@aliiza__bea5231
@aliiza__bea5231 3 года назад
Masha Allah keep going my sister 💕💕😘✌️
@fihiimaaxmed2992
@fihiimaaxmed2992 Год назад
Msha Allah
@DeeqaMacalin-s1z
@DeeqaMacalin-s1z 4 месяца назад
Masha allah
@nimofarah8193
@nimofarah8193 3 года назад
Mashaa allaah gabadh yar oo aan taageero allaah haku xafido 🥰🥰👌👌
@fatimasahraabdi7312
@fatimasahraabdi7312 3 года назад
Mashaallah Abayo mcn qalii farxad ku nolaw iinshaallah Allah kuxifidahayo aamiin aamiin yaraabii 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲❤️❤️❤️❤️❤️🌹🌹🌹🥰🥰🥰🥰👍
@nawalita841
@nawalita841 3 года назад
Masha allah ❤
@safakayse6774
@safakayse6774 3 года назад
Rountine wax barashada
@samirahassan7739
@samirahassan7739 3 года назад
Walee reer caato wax ma cunan ani labo canjeelo ka badan mba cuni kari mashallh abyo 😊🥰
@teemoranji6344
@teemoranji6344 3 года назад
Ayaaniita maa sha allaah abaayo allaah ku xafido
@haboonmowliid7169
@haboonmowliid7169 3 года назад
Maaaansha Allaha xabibti waan ku jacelhy Allah ku xafiido aamiin yarabi shukran 🥰🥰🥰🥰🙏🙏🙏🥰🥰🥰👌👌🤲🤲🤲♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@umuomaramina9961
@umuomaramina9961 2 года назад
Waaw ayaaniita
@Nimcolifechannel1
@Nimcolifechannel1 3 года назад
Abayo routenka ayaad ugu quruxbadanyahay gariyad isku jajabtay noso Badi I love routene
@don_no_back
@don_no_back 3 года назад
Qofyhy masha allah gbr asluublaha tahay keep going my sister
@hayatabdirizak2140
@hayatabdirizak2140 3 года назад
Mash allh super woman love you farxad kunolow 🥰😘
@Fatimadahir6042
@Fatimadahir6042 3 года назад
Strong women Never give up🖤🦋💕
@bilanyusuf6759
@bilanyusuf6759 3 года назад
سلام عليكم ورحمة الله وبركاته يااختي ممكن مساعده انا عندي قنانه ع يوتوب فيكي تعملي شير ع قناتي بليز
@reerweedow8227
@reerweedow8227 3 года назад
Eygii loo adeegsaday halkan ka daawo ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-OALqRP4LFBE.html
@zakicadeofficial4378
@zakicadeofficial4378 3 года назад
True
@dalkanuurkiisayuusuf5809
@dalkanuurkiisayuusuf5809 3 года назад
M.a abaayo mcnto kaala iska arag wllhi alle haku xafido guuleeyso marwalbo
@saciido1235
@saciido1235 3 года назад
Mn sha allaaaa alle haku siyadsho gerp hoing ❤️🙏🏻
@faizaomar9618
@faizaomar9618 3 года назад
Masha allah🥰keep going sister ❤💯
@abdirahmanxavixiirka7387
@abdirahmanxavixiirka7387 2 года назад
masha allah
@sahrasaalim1740
@sahrasaalim1740 3 года назад
Msha allaah abyo wa marki igu horeysay e comment ka baxsho hormar wcn my sister
@shaymanura5389
@shaymanura5389 3 года назад
Nasteexo gabdha kaliye magaceda uu ka caansanyhy wajigeeda🤣🤣
@hamsekoozaar4614
@hamsekoozaar4614 3 года назад
hhh realy
@xassanmohamed3596
@xassanmohamed3596 3 года назад
Ani quruxdada aan ba kahely mcnei..🥰🍯🌹✌️
@chuchugirl8218
@chuchugirl8218 3 года назад
MashAllah sxbta nastexo wajigeda nabar magecda caan ah
@nimcohasan5363
@nimcohasan5363 2 года назад
Maasha Allh quruxey iinolow
@khadramohamed1280
@khadramohamed1280 3 года назад
Masha allh keep going mcnto
@ashrafbinhuud1171
@ashrafbinhuud1171 3 года назад
Gurta ayaa shax ku cabeysaa abayo iska daa🤚👏👏👏
@shugridiinabdi3625
@shugridiinabdi3625 3 года назад
Mazha allah ❤🙏🙏
@mohahazard2458
@mohahazard2458 3 года назад
Ayaaniiita maxaaa uga hadli lahyd Arinta youtubrada malaysia ay ku sameey3 gabdha asturan cali ee youtubrada ah oo lagu dhahay hadii Aaad caan rabo jidhkagag nagag badelo Maxaaaa uga aaamusanthy waayo adiga shalay tadii waana dhibaysay waxy nagu ahyd xannuun waan ka xumaanaye waayo gabdh soomaaliyed In la dulmiyo waa necbnhy wixii shaly aad diidnyd maaha in aad maanta ogolaato in gabdh kula walalaha saaas lagu sameeyo
@AminaLuckyOfficial
@AminaLuckyOfficial 3 года назад
maashaAllaah ayaaniita daaha cadaan ka dhig wuuku soo baxaa alaabtaan ama madow
@zakariamohamed5460
@zakariamohamed5460 3 года назад
So samey tinta wll gabara ahy waxa mariso io wajiga wax cayiliyo io cadeeyo
@anzalqurux4988
@anzalqurux4988 3 года назад
Anaa uhureeyo mnta☝️💝
@shamsimaxamed116
@shamsimaxamed116 3 года назад
ayyyy rotin qurux badan no samesy lkn xada qolkaga no gili ok xpipti❤🥰
@sahroahmed75
@sahroahmed75 3 года назад
Masha Allah hore usoco ayaney
@mizkizhood6985
@mizkizhood6985 3 года назад
Súper womn💙
@naduushpea8758
@naduushpea8758 3 года назад
Waa ku wataa abaayo keep going🦋💕🧸
@xamduushxiis5476
@xamduushxiis5476 3 года назад
Canjela hadee dubideda marhore kugudanbeysy mxaanugo sodaree marka beenmanoshekee😀
@asiyaaxmed7524
@asiyaaxmed7524 2 года назад
Maasha,Allah
@queenmadaxsan4034
@queenmadaxsan4034 3 года назад
Soo badi rontinka ayaan🥰
@aliyaibraahim974
@aliyaibraahim974 3 года назад
Masha allah qurux dumar
@xaliimailkacase9486
@xaliimailkacase9486 3 года назад
I miss my xafadeydey pv 12 iyo my deenkii aan ka adeganjiray
@ليلهمحمد-ظ7ي
@ليلهمحمد-ظ7ي 3 года назад
ماشاءالله تبارك الله
@xaliimosacdiyo9914
@xaliimosacdiyo9914 3 года назад
Walaashey badixda sheydhaanaa kula cabaayo ee haku cabin rashuulkeena (csw) wuu naga reeway
@shaymaalrisakmohamed2555
@shaymaalrisakmohamed2555 3 года назад
M.alleh anmba caday burushka waan necbahay
@aaminoliibaanali4024
@aaminoliibaanali4024 3 года назад
Ayaanida waxakasocdo maleeaiya iyo muniir aqaaa arinta gabadhamaleesiya joogto
@mssdahiro6113
@mssdahiro6113 3 года назад
Masha allah wlshey keep going
@umumaida6601
@umumaida6601 3 года назад
Masha allh abayo plz asxabta ku xiran abayo plz ii soo boqo RU-vid keega plz ii shergareey plz
@nurtoadam1972
@nurtoadam1972 3 года назад
Wlhi ani. Xitaa malinta aan qatay talalaka kowaad waan kuxanunsady wadno garac said ah wareer qandho Alxm malin dhan makicin Alxm xitaa gacanta ayaaba qadi waye mida laab ale ha ifududeeyo kan kowaad aayaab kuxanunsadee
@fadnanoor5121
@fadnanoor5121 2 года назад
Mashacala
@ayandegen9665
@ayandegen9665 3 года назад
masha allllh queen hore usoco sis❤❤❤
@ckariincadde1097
@ckariincadde1097 Год назад
Ayaanita hadda malaysi iwadi lahayd makudoceelahayno
@malabey197
@malabey197 3 года назад
Ayaaniita abaayoy Anine Anoo wax kulul cabin wax maqaban kari Caksi aa isku nahay
@ayaangeelsugestyle4294
@ayaangeelsugestyle4294 3 года назад
Mashaa Allah horey usoco qaali gacantada illaah haku barakeeyo
@suadamohamud6829
@suadamohamud6829 3 года назад
MashaAllah
@sadikmohamed7127
@sadikmohamed7127 3 года назад
Mar walbo midigta isticmal shaha bidixda Ku cabeysaa
@khadrahassan7410
@khadrahassan7410 3 года назад
Mnsha LH SUPER WOMAN 👩
@salmasiman3452
@salmasiman3452 3 года назад
Keep going my sister ayaaniita
@zoyakhan7816
@zoyakhan7816 3 года назад
Young nd strong women masha Allah 😍
@reerweedow8227
@reerweedow8227 3 года назад
Eygii loo adeegsaday halkan ka daawo ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-OALqRP4LFBE.html
@deeqodaganibrahim7634
@deeqodaganibrahim7634 3 года назад
Masha. Allllah qali dumar guleyso inshallah
@caliqoombeey1673
@caliqoombeey1673 2 года назад
Anlyaaniita apayo miyaa xanunsaty🥺
@naasirphilippine8803
@naasirphilippine8803 3 года назад
Dear sister good time saas igu faraxsanow abyo mcn keep 💋💘💘
@maxameddeeq917
@maxameddeeq917 3 года назад
masha allah walashey asxaabta cusub comantigooda kajawaab
@wardaamxmed8444
@wardaamxmed8444 3 года назад
Inti shabaqaaas cml heysato oo musqusha meesha barkada cml geeskeeda usaran yhy is muujiya scrupka coffee famine wash carfisasa jirka oo shampo cml scrubka cagaha dhagaxa cagta lagu hoolo kii wajifa lagu xiiro burushka qabeyska colcaget iyo xamam maqribi intas isaran alx
@umumascuud3307
@umumascuud3307 3 года назад
sabuuun wx aan aheyn iyo shaambo ma is tcmaali
@malikamalika5280
@malikamalika5280 3 года назад
Carabla maad kaso guurtay taas bagood ka timid barina ady kugu soo Jeesan lahyd
@hanaanabdi5282
@hanaanabdi5282 3 года назад
Bisinka rufyaanimo maa intaas ka gaarty dadkan iygaa iskaga kaa dhow dhexdooda ha ku lumin ama ha kla guuraan ama ha isla daganaadaane
@Miskidagan
@Miskidagan 3 года назад
Masha allah ☕️
@mohammedbulshaawi9059
@mohammedbulshaawi9059 3 года назад
10k wax yarbaa iga dhiman guys igaar siya manta thnks 🙏🙏✔✔
@cabdiraxmaanNajax
@cabdiraxmaanNajax 3 года назад
Mash allah wllo
@indhouroon5204
@indhouroon5204 3 года назад
Abyo mcn hawenkii nosogali teedakale abyo mcn dhanka dhirigalinta waxarashada nosogali plz plz plz waa codsi
@yaxyecadaawe4579
@yaxyecadaawe4579 3 года назад
Wllhi wx tahay gawar qalbi wng san hore u soco🥰🥰
@maryambasheer7406
@maryambasheer7406 3 года назад
Masha aIIaha abayo ❤❤❤❤❤❤❤❤🙏🙏🙏
@fatxiyahonesty7165
@fatxiyahonesty7165 3 года назад
Masha Allah
@yahyehunwersxaamud5631
@yahyehunwersxaamud5631 3 года назад
Never Give Up Waxaan soo xusuustay waagi waagi
@suhuursiman9487
@suhuursiman9487 3 года назад
هلا والله يارب🤲🏻
@cayuunicayuuni9995
@cayuunicayuuni9995 3 года назад
Calshaa hee i dhuriyahyti aaa walalay❤
@salmacdy1873
@salmacdy1873 3 года назад
Nag nol wlhi m.a
@sawdaissedahir7931
@sawdaissedahir7931 3 года назад
Mash allah lkn abayi tiina away makala guurteen
@sumayocali4746
@sumayocali4746 3 года назад
Qolkada soodub abaayo 🇸🇦
@guledisse7631
@guledisse7631 3 года назад
Maashaa allah super woman salaan sare abaayo
@Faraxzan1234
@Faraxzan1234 3 года назад
Mncha Allah 🥰
@faadumoluul6743
@faadumoluul6743 3 года назад
mash aalllha wlkshy💋💋💋💋💋
@faysajama6987
@faysajama6987 8 месяцев назад
🎉🎉🎉❤❤❤ mash
@faridaxaji6821
@faridaxaji6821 3 года назад
Wcs Aabyo ayannita masha Allah tabrikllha hor usoco xabti ❤❤❤
@keeyowmodel6739
@keeyowmodel6739 3 года назад
queen always queen
@reerweedow8227
@reerweedow8227 3 года назад
Eygii loo adeegsaday halkan ka daawo ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-OALqRP4LFBE.html
@taxmed7947
@taxmed7947 3 года назад
qofkii ugu horeeyo ahay oo kudawado pin igu qabo
@yusufmohamud6476
@yusufmohamud6476 3 года назад
Woow masha alla quraxey I love you 🥰 🥰 🥰
@zema_c5294
@zema_c5294 3 года назад
M.a mcn pdn Guleyzo♥️
@bintuismail6148
@bintuismail6148 3 года назад
ManshaAllah abayo
@shugridiinabdi3625
@shugridiinabdi3625 3 года назад
Keep going Queen
@fadumobintu7587
@fadumobintu7587 3 года назад
masha alah
@princeabdaz7873
@princeabdaz7873 3 года назад
ma sha Allah
@qaalimacalin3152
@qaalimacalin3152 3 года назад
M a hora usoco ayaniita
@abdirashiidaadan8110
@abdirashiidaadan8110 2 года назад
Ayaney wakuawata markan kuarAko waqosla horousoco
@mamaannor8199
@mamaannor8199 3 года назад
Masha aallah
@mohamedamiin1545
@mohamedamiin1545 3 года назад
Mshaa Allh Gabadheyda
@hanuushali2304
@hanuushali2304 3 года назад
M.a ayaniita aad aaad ayaa ku jclhy
@ilwaad6769
@ilwaad6769 3 года назад
wajiga waxa marsatid no so gali abyo
Далее
PRANK GACAN AYU U  QADAY SORRY ADNA😭
11:33
Просмотров 156 тыс.
JADWALKEYGA HABEENKI  NIGHT ROUTINE
9:53
Просмотров 329 тыс.
EXTEYDA AYAA KA QURXAN😢 MAKA FILANEYN SIDAAN💔
11:52
TARTAN ADAG,CEYDA IYO CUMEER QIYAANO SOCOTO WAAYE
3:30
SIDE WAX UU DHACEN||FULL DOCUMENTARY ||
30:33
Просмотров 609 тыс.
MY MORNING ROUTINE JADWALKEYGA SUBAXLAHA…!!!
9:56
Просмотров 40 тыс.
AJAANIBTA AAN KA WAALAY - CIID WANAAGSAN :)
18:33
Просмотров 83 тыс.