Тёмный

MY MORNING ROUTINE 

Ruumi Channel
Подписаться 85 тыс.
Просмотров 9 тыс.
50% 1

#ruumikitchen #subscribe #adnahenna #share #ruumikitchen

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 39   
@abdirahimsalman8699
@abdirahimsalman8699 Год назад
THE BEST PERSON EVER THE MOST KNOWLEDGE ABLE AND THE MOST SHINE ALL CHEATED PROPHET MOHAMMED SCW SCW SCW ❤️💯
@fardosahade5470
@fardosahade5470 Год назад
Amiin amiin amiin yaa rabi dhamaanteen habo mcnto.
@fartunmaxmed1137
@fartunmaxmed1137 Год назад
Masha'Allah Ruumi Gacmo dahab allah ku xifdiyo abayo adiga iyo awlada iyo seygagaba
@Safiyo6767
@Safiyo6767 Год назад
Masha allah
@beelaacooking4250
@beelaacooking4250 Год назад
Masha allah abaayo guuleso 💕😍💕
@rodaaden9430
@rodaaden9430 Год назад
Mashaallah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MunaKitchen
@MunaKitchen Год назад
mashallah tabarakallah saxa wacafiya inshallah xabibit 👍
@mandeeqosman1147
@mandeeqosman1147 Год назад
MashaaAllaah tabarakaAllaah hore usoco xabibti ❤❤❤❤
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 Год назад
Manshalah 😍
@xaliimoalibarrow1162
@xaliimoalibarrow1162 Год назад
Aaaaamiiiin yaa rabi xbbi qalbi dhamaan
@maryamali4778
@maryamali4778 Год назад
Machallah rummiyey wad shidey wan kujeclay wanan kugu dayda from djibouti
@sureyra2295
@sureyra2295 Год назад
M.a 😊 wacatowde wlhi qalanjo dhuba noqote xabibti hore usoco
@faadumoaxmed2137
@faadumoaxmed2137 Год назад
maanshallah hore usoco ruumikitchen 😍❤
@beelaacooking4250
@beelaacooking4250 Год назад
Walal i soo booqo fadlan walal mahadsanid 🥰🙏🏽🙏🏽
@nuurahaanmed616
@nuurahaanmed616 Год назад
Mashaalah ❤️❤️❤️❤️❤️
@beelaacooking4250
@beelaacooking4250 Год назад
Walal i soo booqo fadlan walal mahadsanid 💕🙏🏽🙏🏽
@UmmHamza_12
@UmmHamza_12 Год назад
It’s never too late to become midwife, you can make your dreams happen sis ❤
@beelaacooking4250
@beelaacooking4250 Год назад
Walal i soo booqo fadlan walal mahadsanid 💕🙏🏽🙏🏽
@anisacabdicali7398
@anisacabdicali7398 Год назад
Masha allaah ruumi cadeey ❤👍
@beelaacooking4250
@beelaacooking4250 Год назад
Walal i soo booqo fadlan walal mahadsanid 💕🙏🏽🙏🏽
@nimcoabdilaahi1246
@nimcoabdilaahi1246 Год назад
Asc ruumi hana washifaa abaayo masha Allah laakiin ogaaw burka qamiiraka wato waa lamid midka aad kudarsanayso maxay kulatahay in ay tahay waxa kujiro nin Nederland ah oo kasheekaynayo ayaan arka markaa niyadaadleewaaye in uu kafiicanyahay burka kale hawlfudeedsi ayaa loogu talo galay laakiin farqi kale uma dhaxeeyo 👍🏽👍🏽
@ruumichannel
@ruumichannel Год назад
Maya ficanan kale maha wuu ka fudud yahay marki ad canjeylo ka dhigeyso umana bahan inad ku darto gist ama waqti dheer sugto wayo bikin ba ku jiro
@ubahshiikhabdullahiubah5242
Asc abyo ruumi wlhi aatban ujeclhay routine kaaka xabibti hormar wacan
@nadaabdurisaaq5846
@nadaabdurisaaq5846 Год назад
♥️♥️♥️♥️♥️💋👌👌👌👌👍👍👍👍👍👌👌👌👌💋♥️💟❤
@ekramabdirahman3746
@ekramabdirahman3746 Год назад
Selfrise flour caloosha ay dibirisaa waayo khamiirka waa ku jira waa isla meeshi Ruun
@ruumichannel
@ruumichannel Год назад
Qamiir kuma jiro bikin baa ku jiro caloshana ma naga furiyo dad badan oo ka faideyna wey amanen wuuna fudud yahay
@umuxudayfa1945
@umuxudayfa1945 Год назад
Canjeelo aan hbnkii laqasin maba cunikaro Canjeelo la,aan AA ii dhanta Gaasna waa qabaa
@ilwaaddegan2449
@ilwaaddegan2449 Год назад
Aniga xitaa kula mid baa ahaa xbti plz iska dhaaf caafimaad kaaga baa kaaga fiican gas ka isagaa xitaa laga qaadaa apple cider vinegar kana cab kan hada ay cabayso ruumi waxaa ma sameeyo waa laga tagay isku day xbti thanks
@suadmohamud9166
@suadmohamud9166 Год назад
Yes
@ayaancarab9996
@ayaancarab9996 Год назад
Rumney wll horta mumo aadbu ficn bad tahy wankula jeclhy cfimdka lkn alx wnka dhabeyey oo wnku shaqeyaa waxan ahy nursing+ nutrion alx wlley hal talo shaha iyo berka cfimd ahaan layskuma cabo shah bigysa hadan liin dhananta lgu tuujinyn qliyey liinta ku dar dheh xajiga
@ruumichannel
@ruumichannel Год назад
Haye walasheey shukran
@caashoahmed6755
@caashoahmed6755 Год назад
Islaan taan fadhigeeda idhibee 50k halagaarsiiyo 6k ogadhimane😉😉
@ruumichannel
@ruumichannel Год назад
Cunugan fadhid waye waliy ma maqashay
@caashoahmed6755
@caashoahmed6755 Год назад
@@ruumichannel ogoow reer mudug yar baan ahay reer waqooyigu waxay dhahaan odagii soomaaliga waday mudug buu kukufay marka erayaba anagaa nalakuguyimaadaa🤣🤣🤣 faan lee lamaraa😅
@ruumichannel
@ruumichannel Год назад
@@caashoahmed6755 😂😂😂😂 Hadaba channelka fadhiida waye uso ducaya inuu istaago
@Dhiirigaliso
@Dhiirigaliso Год назад
@@ruumichannel ala ruuney waa yabanahy wax channelkan haysta
@Dhiirigaliso
@Dhiirigaliso Год назад
@@caashoahmed6755 hhhhhjhhhhhh
@hiboharaf5504
@hiboharaf5504 Год назад
Maasha'allah
Далее
SIDEE KA DHIGAY JIKADEYDA #CUSUB2025#dhaqalaha
15:27
Просмотров 11 тыс.
MANTA DAHAB AYAN SO GATAY TEAM #DHAQALAHA#
11:10
Просмотров 7 тыс.