Тёмный

My night routine | jadwalkyga habeenimo 🌃 

Nasteexo Channel
Подписаться 42 тыс.
Просмотров 34 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

25 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 101   
@sacaadmuuse5301
@sacaadmuuse5301 Год назад
Codkaga 10/10 Cuntada 10/10 Camera 10/10 Nadafada jikada 10/10 Wax walba sidi ad ugu tala gashaY 10/10 50/50❤
@amranabdiqadir3180
@amranabdiqadir3180 Год назад
Qalbi xabxab❤
@fdwehliye7048
@fdwehliye7048 Год назад
Kkk hool madhamaato adi waa gartaa wali ma ada gaarin xiligeedi saa wax walbo meeshaa dhigtey oo laayaan guriga waa iska nadiif musqushu waa iska nadiif dharku ma badna afartoo xabaa dhaqee lkn markuu illaaheey kugarsiiyo musqul 3 waqti dhaqitaan rabto guri subax iyo galab lahagaa jaa AAD DHAHEE HOOL MA DHAMAATO😢
@zajittahassaan8938
@zajittahassaan8938 Год назад
Mansha Allah qaali xagee joogtaana
@queenalmaz3534
@queenalmaz3534 Год назад
Masha Allah keep going my sister nasteexo❤
@aaminoaadan9011
@aaminoaadan9011 Год назад
Masha allah hool madhamaato maalin walba waa tagan tahay🥰
@iqramohamed5933
@iqramohamed5933 Год назад
Mahdsnid madama aan codsiga ino aqbashay msh allah malin kasto ama malin dhaaf ino so dhig ❤
@hayattqueen3287
@hayattqueen3287 Год назад
Masha Allah abyo
@sumayaahmed5264
@sumayaahmed5264 Год назад
Mayoneska iyo kajabta iyo filfil yar iyo liin waa qatar
@afnaanahmed2705
@afnaanahmed2705 Год назад
Wcs waraxma Mashallah nalkii nuura nasteexo ayaan taan wanaga dhisosaaye ❤️ video yada waku wadana so badi ❤ inshallah
@sabrinsalah4550
@sabrinsalah4550 Год назад
Favorite youtube ❤keep going abaayo mcn
@Suynabsulam
@Suynabsulam Год назад
M.a wllhi❤ wllo qali
@medwifetraining4620
@medwifetraining4620 Год назад
M.a abayo noloshada quxda badan Allaha kuu barakeyo
@zamzamjoray5960
@zamzamjoray5960 Год назад
Mashaa Allah wankahelay ani ahanteyda Mida kale abayo adigo dhaqin qudarta lama jarjaro Hal mid wa samey karta iyado sideyda ah iskaxareyso marka karsaneysit dhaq mar kas lee jarjaro Wa igatalo
@hshsnsnd2y811
@hshsnsnd2y811 Год назад
Hppti wa kutshta routinkaga🥺❤😂dagnnti qofa mashllh
@nasramuuze2541
@nasramuuze2541 Год назад
Dhisma oo dhaqma😊🎉
@MaryanAdan-w2v
@MaryanAdan-w2v Год назад
Wlh u ca’nt imagine how i was waiting your video😊
@malyuunabdullahi1819
@malyuunabdullahi1819 Год назад
We are same wlh 😊
@nuurtocadey6631
@nuurtocadey6631 Год назад
Mansh alh aby ilhi ha kuu barakeeyo familkaaga
@zeyna_hikam4658
@zeyna_hikam4658 Год назад
Omadas gacmahe disha ee galovis xiiro abayo zaid ayey gacmaha ufiqda ❤
@muudahir7081
@muudahir7081 Год назад
Cararada banana ayaa ku beertay tanag aya ku shubty avocado 🥑 mirraha ku abuur wey ku so baxee Wey fududadahy😊
@Sacdiyoaxmed-nt1vt
@Sacdiyoaxmed-nt1vt Год назад
Masha Allh
@hodanengmixile4892
@hodanengmixile4892 Год назад
Masha.allah
@suhuurguure2022
@suhuurguure2022 Год назад
Noo soo badi abaay🙏🏼❤
@xafsobashiir9845
@xafsobashiir9845 Год назад
Mashalah vidio qurux badan🎉❤
@nasteexomaxamed8667
@nasteexomaxamed8667 Год назад
Sami xabibti❤❤❤
@SundusMohamed-f2l
@SundusMohamed-f2l Год назад
Abayo said wlhi rotinkaga ugu jeclhy ❤😂😊qof shidan tahy
@ayaandagan4170
@ayaandagan4170 Год назад
M.a abyo waan ka helnay .ama allah noso badi❤❤❤
@NahlaAbdullahi
@NahlaAbdullahi Год назад
Masha Allah nastexo routinka noso badi wakahelnay wlhi❤
@Suhur_abdy
@Suhur_abdy Год назад
Anaaa usoo horeyo gurigaga ilah haku barakeyo abyo❤
@Naroora
@Naroora Год назад
Amiin abayo❤
@samiiracabdi4556
@samiiracabdi4556 Год назад
Masha allllh wllo qaali walhi wanu sugayni qaali dumar❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@bilandagan22
@bilandagan22 Год назад
Horta u soco abayo✊🏾
@slmo-fe1gw
@slmo-fe1gw Год назад
Keep going
@fatushqurux6429
@fatushqurux6429 Год назад
Msha allh xbbi wn ka hela routine kaga ❤❤
@zweetychannel4308
@zweetychannel4308 Год назад
Manshlllh abyo
@surayamahamed8343
@surayamahamed8343 Год назад
Abaayo meshan cabdi aziz miyaa
@MarYnCali-tz2ot
@MarYnCali-tz2ot Год назад
Abyo daanka bar madoow maa kaga taalo m.a keep going routine kga waa jeclhy abyo noosoobdi❤
@Savocheyyy
@Savocheyyy Год назад
Mocha allah👸🏾❤️
@rahinatufuseini7107
@rahinatufuseini7107 Год назад
Love u❤️,do house tour ok,your place is sooo nice❤️😍
@MOHAAN7387
@MOHAAN7387 Год назад
Miraha intadan beerin qalaji qoraxdan dhig maalmo wa bacdeyn marka bertid oomo iyo salidba halaga ilaaliyo
@deeqomohamed1843
@deeqomohamed1843 Год назад
asc abaayo waxaa jirah urash dhuba oo lagudhaqoh
@sabirinmohamed8648
@sabirinmohamed8648 Год назад
❤m.a uk 🇬🇧 aa kaa soo salaamoya
@nayramahmed7682
@nayramahmed7682 Год назад
Alaabta marka dhaqesid galofis xiro gacnaha si aysan oomada iyo dawoyinka melaha ku dhaqesid kaga xumeyn
@nimcosiyad4858
@nimcosiyad4858 Год назад
Bahalka ay ku dhaqeyso chemical ma aha gacmaha ma badalo
@nayramahmed7682
@nayramahmed7682 Год назад
Oomada saaid u xumeso gacnha xitaa shaambada alabta dawoyinka lagu buufiyo jikada iyo miisaska xitaa wee leyihiin chemical sababto eh meesha mariso nadiif ka dhigaayan cadan Bakteriyada wee dilaan wax aan chemical laheyn oo nadafada logu tala galy majiro
@faaiza2078
@faaiza2078 Год назад
Bahalka biyaha lagu cabo geed lagu dhaqaa jiro lkn somalia mawa laga helaa uma lina lkn markaa shein iyo Ali baba ka dlaba naysid waa la socotaa tan kle avocadgada neh hada rabto inaaa abuurkida ku guuleysato you tube kee talaay ka daawo in kastoo ay adagthy inay baxdo oo wakhti qaadanayso 😊
@salwaxasan2594
@salwaxasan2594 Год назад
Alaab dhaqow dadka dhan waa dhibtay 😂 gacmihii eber mel loga fagto maleh hadana waxan la yabay suqa hada tago mid qurxon ayaa soo gadaa yaa ila mid ah macunta iyo baatiga ad ayaa usoo gadaa
@sumayaahmed5264
@sumayaahmed5264 Год назад
Aniga shalay hal saxan baa iga jabay shalay waba rabay kii baxay in aan so celiyo wan iloway maxee wax qorxoon hada arko ama casho ama qado qatar hada kariyo saxan qurux in aan so gado😂😂
@hodanmohamedlifestyle
@hodanmohamedlifestyle Год назад
Maansha allaah❤❤❤
@nastexomaxamad3450
@nastexomaxamad3450 Год назад
Routineskaga noso badi cdey😊
@naimaabdirizak5998
@naimaabdirizak5998 Год назад
Video gada ku tashta cadey saan online nogu ahaaw insha allah 😍
@afnaanahmed2705
@afnaanahmed2705 Год назад
Mac macan kana noso same 😍
@zahrokeeyf2034
@zahrokeeyf2034 Год назад
more more routine mcnto ❤😊
@naimaofficial48
@naimaofficial48 Год назад
Abayo saabunta welka lagu dhaqo gacmaha madow ayey kadhigta
@hibaaqhappy5976
@hibaaqhappy5976 Год назад
Hilibka sidaa usameysay abyo
@fartuneychannel8804
@fartuneychannel8804 Год назад
M.a abayoy Gaari ayatehey marki Gurigina kasheyqeynese ogow
@CashayareAbdirahman-nn6fs
@CashayareAbdirahman-nn6fs Год назад
9/10
@sadiaadam3922
@sadiaadam3922 Год назад
Masha allaaaah ❤❤❤❤
@najmaali670
@najmaali670 Год назад
Soya souce firiijka gasho abaayo
@ikranabdullahi3041
@ikranabdullahi3041 Год назад
Abaayo waxaa sameesaa meel dhigo sadex cisho kadi abuur weekuu baxee inshaa Allaha anaa baraaweeyay
@zajittahassaan8938
@zajittahassaan8938 Год назад
Se abaayo xasley baa tahay miyaa
@fatimowacays895
@fatimowacays895 Год назад
M.a abyo illhy hku barakeyo gurigada
@Nimco.qaali143
@Nimco.qaali143 Год назад
Hool madhamato alla kugarsiyo 😍😍😍
@niiribaazibraahim1215
@niiribaazibraahim1215 Год назад
Abyoh wxybha marka so gadaneyso Patrice noo sii sheg vloga marka adeyso bananka tnx ❤❤❤
@sacdiosahal7501
@sacdiosahal7501 Год назад
Waxaa jiro bursh yariis oo lagu dhaqp strew ga biyaha lagu dhuuqo burshkii oo masaasadaha ilmaha lagu dhaqijiray hadaa xasuusato asi cml oo yaaris aa jiro la dhax galiyo
@ubahawil7051
@ubahawil7051 Год назад
Plz apyo tinta iga daadanoso saliida soo sameeysay isheeg
@HiboAhmett-b4s
@HiboAhmett-b4s Год назад
10❤
@mariambeautycookingchannel
@mariambeautycookingchannel Год назад
Mayoneska filfil yar kudarso macan wye abyo
@Hoodoayaan-r5m
@Hoodoayaan-r5m Год назад
ᴀʏʏ ᴀʙᴀʏᴏ ᴍᴀᴄᴀᴀɴ ᴡᴀ ᴊᴇᴄʟᴀʜᴀʏ ʀᴏᴜᴛɪɴᴋᴀ ʜᴀᴅᴅᴀ ɴᴀʜᴀʏ ᴛᴇᴀᴍ ɴᴀsᴛᴇxᴀ ʀᴏᴜᴛɪɴᴋᴀ ᴊᴇᴄᴇʟɴᴀʜʏ❤😂
@dekaanab
@dekaanab 11 месяцев назад
halkayar ee dusha mari marada hhhhh yaa ila mida oo markalashaqaynaayo jecel inuu qofka kaqaado marada uu wax klu masaxaayo oo isagu qabto hhhh
@mariambeautycookingchannel
@mariambeautycookingchannel Год назад
Xbti starowga biyaha lagu cabo oomp biyi sahmbo lindhanan digsi kushub kurid kukarkari waxwalbo wuu kabaxayanadif noqonaya
@nuurtocadey6631
@nuurtocadey6631 Год назад
Birtaan intee ka soo heshey
@suadoabdirahman1600
@suadoabdirahman1600 Год назад
Vedio kle oo so dhigtay anoo dawanayo iso dawanayo asi lee sii dawaday😂❤
@dytffttg6491
@dytffttg6491 Год назад
Mcnto san kujeclhey wlh sa uso dhig video yada
@asuumaabdi4985
@asuumaabdi4985 Год назад
%100 ❤❤❤❤❤
@muhiiinasii9789
@muhiiinasii9789 Год назад
Caruusada ayaahm waa shdianthy
@anorali4849
@anorali4849 Год назад
M.a nasteexa rotten kaaga wan jeclahy cadey
@MiAa73
@MiAa73 Год назад
Cupka strow ga wato xage kaso gade wllo
@zamzamcabdi6537
@zamzamcabdi6537 Год назад
Hadaa xamar jogtid bakaro waad ka heli kartaa meelaha maacunta lagu gado
@Hhhinvfy8okkuwe5
@Hhhinvfy8okkuwe5 Год назад
Abyo afakaadhada geedka la dhahayo xage laga helaaa❤bakaaro malaga helaaa?
@suadhirei1028
@suadhirei1028 Год назад
Suuqa qudarta aya kaheleysa
@najmaali670
@najmaali670 Год назад
Mideeda kle galabti wax fudfudud sameysta wadaadkana inuu ku caawiyo u sheeg had Ii kle sida as ayuu kugu baranaa
@sumayaahmed5264
@sumayaahmed5264 Год назад
😂😂😂sax waye
@najmaali670
@najmaali670 Год назад
@@sumayaahmed5264 Haa abaay
@cookwithme6363
@cookwithme6363 Год назад
100
@princessafsomali04
@princessafsomali04 Год назад
isooboqo channelka
@anisaisse9616
@anisaisse9616 Год назад
Buraashka Aad alaab dhaqaha ku dhaqday intee kasoo gaday abyo wan ubaahanahy
@Hafsabilanchannel6337
@Hafsabilanchannel6337 Год назад
Abaayo nasxeexo waxaan k
@miskinaasir5808
@miskinaasir5808 Год назад
Apyo ku jecelhy mar walpo vedio jecelhy
@ilafiirsofilms2039
@ilafiirsofilms2039 Год назад
Macanto galaska dhalada Iyo tubada meeqo waaye
@shukriibrahimceynte4555
@shukriibrahimceynte4555 Год назад
TodobDi maka baxday
@xafsahilkas951
@xafsahilkas951 Год назад
Noo soo badi
@maryamaruun9686
@maryamaruun9686 Год назад
Dumshi nokeen videoka ha qurx badnaade
@hafsaidil9633
@hafsaidil9633 Год назад
Dhalada yarista biyha ku cabesid bkro maksoo gady
@sumayoabdirasaq9149
@sumayoabdirasaq9149 Год назад
nasra abtidoon waa ka helee
@sacdiosahal7501
@sacdiosahal7501 Год назад
Waxaa jiro bursh yariis oo lagu dhaqp strew ga biyaha lagu dhuuqo burshkii oo masaasadaha ilmaha lagu dhaqijiray hadaa xasuusato asi cml oo yaaris aa jiro la dhax galiyo
@IdirismaxamedMaxamuud
@IdirismaxamedMaxamuud Год назад
100
@Hafsabilanchannel6337
@Hafsabilanchannel6337 Год назад
Abaayo nasxeexo waxaan k
@Hafsabilanchannel6337
@Hafsabilanchannel6337 Год назад
Abaayo nasxeexo waxaan k
Далее
Shopping vlog + routine
8:44
Просмотров 13 тыс.
Wait for it 😂
00:19
Просмотров 2,1 млн
Гаджет из даркнета 📦
00:45
Просмотров 174 тыс.
Ilkinchi hotin oberasanmi deb o’ylabman🥹😄
00:26
AFTERNOON ROUTINE ||JADWALKEYGA GALABTII||
9:05
Просмотров 70 тыс.
NIGHT ROUTINE QURUX BADAN BY FARDOWSA HIRSI
10:34
DAILY ROUTINE-JAWALKEYGA CAADIGA  HOOYO SOMALI
10:06
Просмотров 77 тыс.
Night Routine Single Mother by Fartun happy
16:19
Просмотров 47 тыс.
Simple routine Nadaafad , cunto , skin care ✨
11:50
Wait for it 😂
00:19
Просмотров 2,1 млн