Тёмный

NAADIA OO SI AQLIYAN UGU JAWABTAY SU AASHA HOOYO & AABO YAA GURIGA U FIICAN - INTERVIEW CIYAALKEENA 

Adna Channel
Подписаться 1,2 млн
Просмотров 83 тыс.
50% 1

Развлечения

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 129   
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its 11 месяцев назад
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋☝️❤️
@sacdiyoali2665
@sacdiyoali2665 11 месяцев назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@user-yl9lu3dd9v
@user-yl9lu3dd9v 11 месяцев назад
Ma
@salaspoy1925
@salaspoy1925 11 месяцев назад
🤣🤣🤣🤣🤣
@muniiracabdinuur2360
@muniiracabdinuur2360 11 месяцев назад
muuqaal qurux badan ayaad samaysan❤🎉🎉 Masha Allah 900k subscribers
@Madridista686
@Madridista686 11 месяцев назад
Gacmaha ilahey hakubarakeeyo hadii aad janalkeyga ii booqato 😥😥😥🙏
@sahantoosan9083
@sahantoosan9083 11 месяцев назад
Labadaada waalid Janada fardowsa Allaha ugu deeqo ii soo booqo channel keyga #Sahantoosan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@sahromudey6415
@sahromudey6415 11 месяцев назад
Maasha allaah waa su aalo markii awlaada laweydiiyo adag hooyo waa iftiinka guriga aabana waa tiirka guriga ku taagan yahay allaha noodaayo awlaaduna waa nuurka indha iyo dugsiga nafta allaha nooga yaalo dhammaan hooyo aabo iyo awlaad lagama maarmaan waaye intaan heysan allaha siiyo inta heysatsna allaha barakeeyo macsalaama teem adna channel
@cawocalicawodheman4938
@cawocalicawodheman4938 11 месяцев назад
M.allaah naadiya habo illaahay haku xafido ❤❤❤❤❤ from somalilnd❤❤❤❤❤
@cabdirizaakkeeyow323
@cabdirizaakkeeyow323 11 месяцев назад
Saxaaf ft walaashey adna caruurta alle haidin barakeeyo baari alle haidinka dhigo aamin aamin is not easy
@deqadalka9953
@deqadalka9953 11 месяцев назад
Nahida qurux waa ilove baba❤❤❤ mashaa alah nadiya wee aqliyeesatay awal aabee love ku eheed😂😂 ani xitaa markaa yaraa aabahey saa'id u jeclaa lkn marki laweenaaday mama❤❤❤
@quruxleyqalanjo5485
@quruxleyqalanjo5485 11 месяцев назад
Wlh marka yara abahey saaid ijecla ana wa u jeclaa ila hadadan an weynady wlh aabahey aada ukeclahaywana ooya mrkaa xasuustiisa so xasuusto hada wu iga geriyoday lkn xasustisa lanolahay hoyadey wajeclahy lkn abahey kajeclahay
@xamdagaap0579
@xamdagaap0579 11 месяцев назад
Adna mamo alle ha idin barakeyo gabdhaha qawanan ha barin xijabka uxidh❤️✨️🤍🧕
@arfornhade1598
@arfornhade1598 11 месяцев назад
ilahey hakudayo ciyalka Abayo❤❤❤❤❤ m .a
@salaspoy1925
@salaspoy1925 11 месяцев назад
Hooyo mcn ❤❤❤❤❤❤❤
@shukrifarrah2453
@shukrifarrah2453 11 месяцев назад
Mansha Allah😍 Allaha Idin Barakeeyo❤
@AbdicaziizMohamed
@AbdicaziizMohamed 11 месяцев назад
Nadia waa gabar caqli bdn Aallah dhowro 🥰❣️
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 11 месяцев назад
Manshaallah hooyo mcn iyo abo ilahay agtisa kama simana saxaaf maser lee ku haaya waa muuqata ha daalin 🤣🤣🤣 istaqfurulla
@shahad2629
@shahad2629 11 месяцев назад
maasha alaanaahida abaheed ey aad ujeceshahay ilaahey ha udhaafo
@shukriyusufwarsame6360
@shukriyusufwarsame6360 11 месяцев назад
Masha Allaah kudheh saxaaf gabadha Masha Allaah labadinaba weey idin qancisey maxayelay Abe albigiisa wey ku illalisay hooyana sidokale Masha Allaah tabaraka llaah Allaha xidiyo 🥰🥰❤❤❤👍
@mulkiabdi305
@mulkiabdi305 11 месяцев назад
Masha allh gabadha waa aqliley lkn waxan arkana iney abehed sa id ujeceshay asiga nadiya waa jecel yahay bilmaha dhan ujecel yahay sidaa nomuqado
@MahadMed-rj4ue
@MahadMed-rj4ue 5 месяцев назад
Masha allha ❤❤❤❤HooYo mcn
@munamaxamud8032
@munamaxamud8032 11 месяцев назад
Maasha allaah waa mid yaroo dhiiran Naahida
@hoododhool6912
@hoododhool6912 11 месяцев назад
Mnsha allah ilhya ha idin xafido dhamantiii waaaa muuqaal quruxbadan huno
@mumtaazqaali2631
@mumtaazqaali2631 11 месяцев назад
Nahida no face wye abehed aad u jeceshahy 😂❤😊
@Faadumo238
@Faadumo238 11 месяцев назад
Masha Allah dheh ilmaha saxaaf waalidka xita ilmaha wee cayuuman so ma agid
@asaldhalad9711
@asaldhalad9711 11 месяцев назад
😂😂😂😂 nahida cadi mahan Masha Allah
@umucubeydabilow3235
@umucubeydabilow3235 11 месяцев назад
Sheikh musdhafe soxaasuste manta carurtada luqadooda kulahadal hadii kale luqad jajabsan ayad kulahadli dontaa adiga luqadaada kacararaayo 😂😂😂😂 adnaay abayo carurta afsomaliga bar diintoda ayakuxirane mrkad rabto inad kitabta usharaxdo
@abdirahman4872
@abdirahman4872 11 месяцев назад
Diintu carabi ku xidhanthya madiguna English
@fatxaelmi9860
@fatxaelmi9860 11 месяцев назад
Ridwan sokan weynaadey😮 m.a wlhi si fcn bu u korey❤
@sabrinaahmed5107
@sabrinaahmed5107 11 месяцев назад
Wan jeclade program Kan so badiya thank you
@draisha4699
@draisha4699 11 месяцев назад
Masha allah baaba is my best friend 😊😊❤❤ ilhow udaa
@shukriyusufwarsame6360
@shukriyusufwarsame6360 11 месяцев назад
Mashaa Allaah saxaf horey Ayaa loyiri gabar waa Abehed Allaaha kuu deysto ❤❤🥰🫂💋👍
@maxamedaxmed6374
@maxamedaxmed6374 11 месяцев назад
Waligeedba Gabadh iyo Aabaheed wey is TaageeraaN, wiil iyo Hooyadiisna wey is,taageeraaN, Sds Ayn Nidhaahnaa Anaku Hadii Aan Nahey Reer somlilnd
@sacdajaamac2034
@sacdajaamac2034 11 месяцев назад
Masha allah naadia wa ilmo yar oo aad udagan una maskaxbadan
@ibtisamisse1563
@ibtisamisse1563 11 месяцев назад
Masha allh caqliley wye ❤️
@ifkamedia8334
@ifkamedia8334 11 месяцев назад
Gabar always Aaba aya jeceshay
@HalimaYero-gh7nu
@HalimaYero-gh7nu 11 месяцев назад
Nadia aqliyey waye walahi
@NazimMoha-yr3ip
@NazimMoha-yr3ip 11 месяцев назад
Keep going
@FartuunhusseinAxmed-kv1dk
@FartuunhusseinAxmed-kv1dk 11 месяцев назад
Masha allah hooyo is the world❤❤
@rayaanhappy7566
@rayaanhappy7566 11 месяцев назад
Masha Allah ❤nadia waa gabar caqli bdn masha Allah ❤🎉😊❤
@ladykbilal681
@ladykbilal681 11 месяцев назад
Abayo cream madatha kenya lagamahela
@SamiaAHmed-l9t
@SamiaAHmed-l9t 11 месяцев назад
nahida every thing dady😂❤
@user-do7yk7js2m
@user-do7yk7js2m 11 месяцев назад
Masha allh nadia caqli badanaa
@manaalmohametabuukar
@manaalmohametabuukar 11 месяцев назад
Saxaaf gabadha M.sh.allh
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 11 месяцев назад
Mashaa Allaah waa u xasoororaya soo barbaar👁️
@user-bi7yf6dy5s
@user-bi7yf6dy5s 11 месяцев назад
Asc adna xbibti daawada ayaan rabaa hindia ayaan joogaa sidee ku heli karaa
@ladykbilal681
@ladykbilal681 11 месяцев назад
Maanshaallah my family
@DuqowIbrahim
@DuqowIbrahim 11 месяцев назад
Hoyoo is the world
@jamilo3021
@jamilo3021 11 месяцев назад
Ridwaaan iyo adna far baa ku godon way isla soo tashteeen Siban uga shkinay team saxaaaf
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 11 месяцев назад
Mashaa Allaah tayara baa u khatarsan soo barbaar 🥰
@inaxaajicumar4010
@inaxaajicumar4010 11 месяцев назад
Masha Allah ❤❤❤
@johnlia6387
@johnlia6387 11 месяцев назад
Su aasha idinka hawaydiinina qof kale hawaydiiyo
@asaldhalad9711
@asaldhalad9711 11 месяцев назад
Masha Allah nadiya ❤
@RaxmaMuhumadnur
@RaxmaMuhumadnur 2 месяца назад
mnsha allh
@user-fz4cg4fb5k
@user-fz4cg4fb5k 8 месяцев назад
Mansha alahu adna cadey alakudayo ilmahado hoyo walamahuran
@sadiyasadiya5503
@sadiyasadiya5503 11 месяцев назад
Maaha allah ❤❤😂😂 ilahey haku caafiyo
@user-iq2oz7hr5s
@user-iq2oz7hr5s 11 месяцев назад
Only dady nahida 😂wanba jecladay nahida❤
@user-fm6rp4ef8t
@user-fm6rp4ef8t 11 месяцев назад
Masha allah
@nadifonuur8786
@nadifonuur8786 11 месяцев назад
Masha Allah farxada Alle ha idin barakeeyo.
@saharaahmed9269
@saharaahmed9269 10 месяцев назад
Abaa wanagsan waye😢
@Laylaabdullahi12312
@Laylaabdullahi12312 11 месяцев назад
adna salama Caleykum maasha Allah abayo ❤❤❤❤❤❤❤
@duniyakordahab
@duniyakordahab 11 месяцев назад
Kusali nabigena muxumed scw salahucaleyhi wasalam
@ismahanabdulahi7714
@ismahanabdulahi7714 11 месяцев назад
Gabdhaha abaha unaxRis badan wiilashA abaha wuu ku adgeya inbadan waa saa abaha wiil waxqabsAdo ayu rAba Gabadha mid. Naxaris badan oo waxtR leh ❤hooyada Gabadhe ku adgeysa se wax u qabsato wiikana way u naxarista si u Igu naxaristo hadhaw walalihis iyo mustaqbalka dumarka ok dhan waa sida fikiegayga ah😂
@Umonan
@Umonan 11 месяцев назад
Waa sax waa kugu racay
@hafsoaidid2436
@hafsoaidid2436 11 месяцев назад
Nadia mnsha allh kulhaa bes hooyo dheh 🤪🤪
@safiyamaxamedjaamac83
@safiyamaxamedjaamac83 11 месяцев назад
Mashallha
@nastehamoha9812
@nastehamoha9812 11 месяцев назад
Masha Allah ilmaha English kula hadla 😅
@Ruman-sh6hq
@Ruman-sh6hq 5 месяцев назад
Wallhi nahida wa caqli leey midkasta kisi sisay alow udaaa
@zamzamahmed3903
@zamzamahmed3903 11 месяцев назад
Ilmaha Af soomali kula hadla❤
@user-qv8sm6gr6d
@user-qv8sm6gr6d 5 месяцев назад
Maya qaanaan dee😊
@Malyuunxaashi
@Malyuunxaashi 11 месяцев назад
Ilyaas ❤❤❤funaanada jah
@ladanabdirashid2522
@ladanabdirashid2522 11 месяцев назад
Mashaallah tabarakallah
@ikraamdaahir1880
@ikraamdaahir1880 11 месяцев назад
Keep going my sister 🥰
@ayannoura2211
@ayannoura2211 5 месяцев назад
Team AABO❤
@maymunali8408
@maymunali8408 11 месяцев назад
Masha allah👩‍👧‍👦👩‍👧‍👦🤲🏽🤲🏽🤲🏽🎂🤣🤲🏽❤️❤️❤️❤️🧿🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽
@user-ss7gv5fx4o
@user-ss7gv5fx4o 11 месяцев назад
Gabr wa abheed mashalh 😂
@quruxleyqalanjo5485
@quruxleyqalanjo5485 11 месяцев назад
Adna ridwaan ad ujeceshahy saxafna naadiya iyo naahida lkn ilyaas 😢cid jecel malaha miyaa hah wlh wakanaxay ilyaas wax bun buuninooyo uma jeedo ani cunugas farxad siyaaa😥😥😭
@RNN1234
@RNN1234 10 месяцев назад
Xitaa waa loogu Danbeysiiyay 😅
@user-tw9dw9ti7s
@user-tw9dw9ti7s 11 месяцев назад
Allah is one
@monam7931
@monam7931 10 месяцев назад
Hora lo yidhi gabdhii WA abahed wilna WA hoyadi
@ayaanmaxamuud5480
@ayaanmaxamuud5480 11 месяцев назад
Qofkii ugh horeeyey
@lajecleydaxafada1682
@lajecleydaxafada1682 11 месяцев назад
M.a Allah xafido carurta
@user-cq7jk3br5e
@user-cq7jk3br5e 11 месяцев назад
Hooyo hooyo mcn mnc❤❤❤❤
@raziyahmohamed4530
@raziyahmohamed4530 11 месяцев назад
Wow amazing keep going legend 🎉😂😂😂❤❤
@FadumoAhmedMohamed
@FadumoAhmedMohamed 11 месяцев назад
Naahida wa fariid wlhi 😂😂😂😂😂😂
@aliyamustafa8466
@aliyamustafa8466 11 месяцев назад
Mashaa Allah ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️
@user-bc7ts3jy8b
@user-bc7ts3jy8b 11 месяцев назад
Abaa Is my best frends😂😂😂😂
@dekoomar3076
@dekoomar3076 11 месяцев назад
Masha alaah
@user-lv1gd6rs6m
@user-lv1gd6rs6m 11 месяцев назад
Maybe ❤❤❤❤❤😭😭😭😭
@NajmoNajmo-uq3hi
@NajmoNajmo-uq3hi 11 месяцев назад
M.a allah 💋💋💋💋💋💋💋
@user-lh8lf9yj3k
@user-lh8lf9yj3k 11 месяцев назад
Mashaallah
@juweeriyajano9303
@juweeriyajano9303 11 месяцев назад
Mansha Allah
@salaspoy1925
@salaspoy1925 11 месяцев назад
13:31 13:33
@aaminaindho3742
@aaminaindho3742 11 месяцев назад
Mashallaah❤❤❤
@monam7931
@monam7931 10 месяцев назад
Wllayal ilmaha afsomliga Bara se camal😮
@zakariyaibrahim-oc6hq
@zakariyaibrahim-oc6hq 11 месяцев назад
Gabadha english waa dhameysee
@fadumobashiir434
@fadumobashiir434 11 месяцев назад
Horaa lodhahay gabar waa aabaheed
@user-vv5mz7pu7q
@user-vv5mz7pu7q 11 месяцев назад
M.a ❤
@user-oe9sn6mh1k
@user-oe9sn6mh1k 11 месяцев назад
Hablaha Suuriyo ku Nool Sucuudiga iyo Lubnaan Saldhiga Aasiya iyo Yurub Adnaay Ustareeliyiyo Ameerika Kuwa ku Sugan Sideed Milyan Oo Hindiya Biyaan Kuusiin Lahaa Adna quruxey l love you macanto ❤❤
@zakariyaibrahim-oc6hq
@zakariyaibrahim-oc6hq 11 месяцев назад
Gabadha af somaliga mafahmeyso😅😊
@user-dd2qb3nq6w
@user-dd2qb3nq6w 10 месяцев назад
1:32 1:34 1:45 1:46 1:50 1:59
@faadumomataan5104
@faadumomataan5104 11 месяцев назад
naadiya way u xaqsoortay labadoodaba
@user-bd1ic1fb2y
@user-bd1ic1fb2y 11 месяцев назад
1m 1/2/2024 coming soon insha allah
@user-rb8pb5ll4z
@user-rb8pb5ll4z 9 месяцев назад
Nahiida is not easy wlhi masha Allh adno sorry 😂😂😂😂😂
@Supr93
@Supr93 11 месяцев назад
✅ This article 😂
@sulaqosusu1356
@sulaqosusu1356 11 месяцев назад
Abayo adna afka somalika halabaro abayo lahadla afka somalika
@sucadahmedismail9218
@sucadahmedismail9218 11 месяцев назад
❤❤❤❤❤
@runeyaxmad-gh9zu
@runeyaxmad-gh9zu 11 месяцев назад
Ilmaha iyo ifinka isku luqad matihiin miya
@DaganYouTube
@DaganYouTube 11 месяцев назад
Weyihiin ilmaha English wax kubartaan so English kuhadlan badanaaa lkn dadka waweyn sifican luqada English umayaqaniin
@raxmo5267
@raxmo5267 11 месяцев назад
Kkkkkkkk adna qararka iskaday
@raxmo5267
@raxmo5267 11 месяцев назад
Kkkkklkklkkk
@Amiira489
@Amiira489 11 месяцев назад
Waxas mayelayin ani busuri wa laqayamay😂😢
Далее
ВОТ ЧТО МЫ КУПИЛИ НА ALIEXPRESS
11:28
NADIA AYAAN MAKEUP QALDAN UMARI IYO SAXAAF XANAAG 🤬
11:39
RIDWAAN IYO ILYAAS OO FASHILMAY (SHORT FILM)
10:24
Просмотров 857 тыс.
PRANK || NAHIDA IYO NADIA OO IGU XANAAGAY || 😂
8:41