Тёмный

NABSI IYO NAXDIN JECEYL PART 7 

Qurux Ku Dhiigle
Подписаться 958 тыс.
Просмотров 219 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 673   
@quruxkudhiigle
@quruxkudhiigle 3 года назад
ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-5lcY5SIQHxM.html soo dawo 🙏
@mabdi1406
@mabdi1406 3 года назад
Caadi ma ahan Lakin fikrada filimka yaa leh Mase hindi copy wayo 😆
@aminaosman1943
@aminaosman1943 3 года назад
☺☺☺☺🥰🥰🥰😇😇😇😇
@queenfatushyussuf8836
@queenfatushyussuf8836 3 года назад
Ohh i can't wait part 8
@drraxmarayso9227
@drraxmarayso9227 3 года назад
Sugi Kari la aaa wlhi masha Allh keep going pro noosooodadaji
@deeqomohamuud73
@deeqomohamuud73 3 года назад
🙏🙏🙏❤❤❤❤❤❤
@xamdiitoibrahim8723
@xamdiitoibrahim8723 3 года назад
1 ilaa 7 Yaa nala SocdaY ✋😂 Team Qurux kudhiigle 😋❤
@fatxifani7371
@fatxifani7371 3 года назад
Ani
@mohamudmohamed5851
@mohamudmohamed5851 3 года назад
Waa kudhannahy mesha mxaa nagarepaa
@dheeweynecarasan6855
@dheeweynecarasan6855 3 года назад
Aniga
@daacaddagane7216
@daacaddagane7216 3 года назад
Aniga
@zacherielepan7352
@zacherielepan7352 3 года назад
Adigu wll meel wlpa wd igaga si horeysa 🤣🤣🤣
@kingabdishka9602
@kingabdishka9602 3 года назад
Ya rabaa part 8 cawa in lasosidayo😜😍 like sar👍👍
@fartuunflower7246
@fartuunflower7246 3 года назад
Ani wqsugi la ahy
@maryanahmed5385
@maryanahmed5385 3 года назад
Inaad waalantahay meel meyuyaaliin waqti kubixiyaaye
@kingabdishka9602
@kingabdishka9602 3 года назад
@@maryanahmed5385 micnahaga🤗
@suhaybmahamett1239
@suhaybmahamett1239 3 года назад
Ap0w3 Qurux kU Dh¡¡Gle ☝
@umaymaadan4120
@umaymaadan4120 3 года назад
Ani dhawso no sogaliye labo labo xalqo
@bidanqurux5070
@bidanqurux5070 3 года назад
warka nuxurkisa aniga hayo 😂😂
@queentima6146
@queentima6146 3 года назад
Hhhhh ileen qeybtaasna wad ku ficneed cwa qosolka iga dhamysy bidhaanay 🤣🤣
@abdulrespectmatters7999
@abdulrespectmatters7999 3 года назад
Cup ka rufyanimada ayaan ku gudoonsiinaynaa at the end of the movie. Dadka degan baaba rarooysaye eh
@yasinadam2151
@yasinadam2151 3 года назад
Rufyaan of the Year Lagu Siiyo waaye 😂😂😂 just kidding
@zafiahusseinbrre4347
@zafiahusseinbrre4347 3 года назад
😄😄😄🤔
@selfieboychannel8338
@selfieboychannel8338 3 года назад
Wariiif mii bbe😂😂🙏
@somaliyameni202
@somaliyameni202 3 года назад
1ilaa 7 waan la socdaa keep going legend
@abdallebodhari418
@abdallebodhari418 3 года назад
Keeb going ilaa part 10
@susubae2590
@susubae2590 3 года назад
Walee ishwaq iyo Arjun warbaa uyaalo miskintii misbax eheedna dhaxdey kudulmantahy😂😂😂😂😂 Axasan film❤️🥰
@abdallasaid1341
@abdallasaid1341 3 года назад
Inta lasoo soctay 1_7 like ta plz😍😍💔
@supernova12m
@supernova12m 3 года назад
Directorka filmkaan waxuu uqalmaa 10 Oscars, haka reebin jilaayaasha👏. ⭐⭐⭐⭐⭐ ✨🎉🎈
@a_afiifchanel1481
@a_afiifchanel1481 3 года назад
Yaa hada jiif ku firsanoyo flimkan
@ayaanlecadeabdullaahi1754
@ayaanlecadeabdullaahi1754 3 года назад
Filimka aad ayu umac yahay 7 da qeybodna wan sodawaday lkn marwalbo ano sii jcl dawashadiisa ayu iga dhamada waxan idinka codsanaya in laso badiyo daqiiqadaha ladawanayo wayo asago malmo maqnanayo ayu hadana kasto yar yahay ee hadey sura gal tahay noso badiya daqiiqaha daawashada mahad sanidiin team qurux ku dhiiqle guuul
@najiibhassan
@najiibhassan 3 года назад
Riwayadan inta la socota like sara❤👏
@AA_VLOGS
@AA_VLOGS 3 года назад
Kan Film iyo Bar wuu dhaafey💯✅🥰 Horey usocda Asxaabey✅✋
@wizer1594
@wizer1594 3 года назад
Bidhan qurux miya mise indhahyga ❤👏👏👏well done guys msh allh ❤
@gobaadbintuahmed6960
@gobaadbintuahmed6960 3 года назад
Bidhaan qurux fajigay ku fiican thy halkaa kasii wada dhamaantiin team waayaab guul iyo gobonimo 👏
@omarofficial24
@omarofficial24 3 года назад
Mariya waa qofkaan darteed filimka udaawado❤❤
@hamichannell8520
@hamichannell8520 3 года назад
Wow wxkle wlhi aad iyo aad baan aaga helay jilistiina good talent keep going TEMBA qurux ku dhiile waan idin wataa runtii 🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤
@abdirahmanabdirisak7730
@abdirahmanabdirisak7730 3 года назад
Fikrad fiicaN iYo maskaX maaL keep goinG pro qurux ku dhiGle 👌💯
@hiilhooyohiilhooyo4007
@hiilhooyohiilhooyo4007 3 года назад
Inta iga denbeyso rabiga kudayoo dhibna kumatuse ani ga iga farxi idawo kaliya 😭😭😭
@mariamabdy4219
@mariamabdy4219 3 года назад
Bidhaan jiliinkeyda waa qatar wlh m.a Halkaas kawad😂🔥🔥🔥❤
@queentima6146
@queentima6146 3 года назад
Qeybta ruufiyaanimada way ku fiican thy 🤣🤣🤣
@mariamabdy4219
@mariamabdy4219 3 года назад
@@queentima6146 😂😂😂wey ku so baxeysaa
@salmaahmed2263
@salmaahmed2263 3 года назад
Sax
@mulkihappy
@mulkihappy 3 года назад
Bidhan qurux lagu soo daray waw Glamby suu wey imatay ayadana wan sugeynaa.
@gaaradoyusuf9319
@gaaradoyusuf9319 3 года назад
Wan sugi layaha galmby suu iyo teamka o wax so wada duba i msis u walhi quen
@mulkihappy
@mulkihappy 3 года назад
@@gaaradoyusuf9319 🙏👍
@anisoabdulahi5793
@anisoabdulahi5793 3 года назад
Glam by suu miyaa Nairobi u so laabaty
@mulkihappy
@mulkihappy 3 года назад
@@anisoabdulahi5793 Haa cadey.
@nasiinanasriina8527
@nasiinanasriina8527 3 года назад
@@gaaradoyusuf9319 galm bey suu ma imaty
@bashiirofficial4667
@bashiirofficial4667 3 года назад
I can't wait part 8 Qurux ku dhiigle sxb video waad soo gaabisay Siduu igu socday video 5 minutes ayeey ila noqotay sxb Marka 20 minutes ka soo dhig The best ruwaayad of Somalia 2021/20222 Boltondor of year waa sxb ruwayada Marka an arko aad soo dhigto Small😍
@cumarcabdiqaadir9955
@cumarcabdiqaadir9955 3 года назад
Waaaaaaw wxbaa ka dhcay wlhi inta ila sugeyso part 8 like ii saara Team qurux ku dhiigle✌❤
@ashoahmedabukar3805
@ashoahmedabukar3805 3 года назад
Waw wonderful !amazing comedy I really had much interest listening and appreciating your time and the effort ur trying to satisfy your fans .thank you once for sharing us such benefitable vedios
@abukaribrahim1843
@abukaribrahim1843 3 года назад
Wow nice Film somali Form German 😪😪😪😪🇩🇪🇸🇴🇸🇴👍🏿
@hodanali918
@hodanali918 3 года назад
Asc gabdhhii youtube oo ku qorxbadanaa masha allaah wa ku haystaa keep going
@wehliyetv9119
@wehliyetv9119 3 года назад
Arjun is using sunglasses 😎 in the office, that’s very wrong, let him avoid that in the next episode.
@farxiyadaahirmaxamed4883
@farxiyadaahirmaxamed4883 3 года назад
Masha.Allah wa mahadsantihiin walaalahey riwayad qurux badan waye noso Dadaji walalkey qurux ku dhiigle qabta xigta inshaa Allaahu 👍
@nafisoibraahim4845
@nafisoibraahim4845 3 года назад
Wan kula socda bro qurux ku dhiigle keep going adi kooxdada Idin wata 🥰🥰👏👏👏👏👏👏❣
@khalidibrahim6133
@khalidibrahim6133 3 года назад
For those watching,plz add me in your prayers for I have a serious Medicine Exam in the coming April month
@hiilhooyohiilhooyo4007
@hiilhooyohiilhooyo4007 3 года назад
Pls IDAWO kaliya 😭 walaaal alle darti ❤️ haidhaafin 😭
@mahadindhageele3223
@mahadindhageele3223 3 года назад
Sxbow jack filim asagoodheer soodaa wuu nagu yar yahy marqaan goosbuu noqdey hhh keep going sxb figrad qurux badan baad kuduub tey manshaallh hormar WACAN ❣️❣️👍
@hafsasalaad532
@hafsasalaad532 3 года назад
Axsan film wlhi keep going my pro adi io teamkaga🥺♥️🔥✌
@thiago-yi2zn
@thiago-yi2zn 3 года назад
Cadi ma ahan wlhi filimkan yan la jojin please ila 100 hala garsiyo🤙🤙
@samircde7543
@samircde7543 3 года назад
I was waiting this part but at long last iam watching while i am in a journey....keep going my lovely team... i salute you guys.
@hassankerow807
@hassankerow807 3 года назад
Keep going legend..........Qurux Ku Dhiigle waankuwataa sxp
@haniabdisalan9278
@haniabdisalan9278 3 года назад
Cawa ku soobiriy riwayadaan 1 ilaa7 cawa daaawadey macan wayeh hurey usocdaaa
@najaxmuuze4933
@najaxmuuze4933 2 года назад
Mariyo waa qoftan darteed flimka udaawado❤️❤️
@sadiiqnuurciise355
@sadiiqnuurciise355 3 года назад
Qurux Ku Dhiigle horay usoco sxb adiga iyo teamkada markaa riwaadaha bilawdeen filmada iniga waa nacay wllh
@caddemaxamed2677
@caddemaxamed2677 3 года назад
Qurux ku dhiigle best actor and director walee waan ku wataa lipaax
@arabzei8860
@arabzei8860 3 года назад
Hayaaay xaa so socdo qeebaha xigo jack balantiisa wanbo maqlaaye 😂😂 Yaqaaay noso bobsiya bal balayada jack iyo maria
@yunisbashir8541
@yunisbashir8541 3 года назад
Qurux ku dhiigle sxb ruwaayadaan waan ka helay keep going tankale saad maalin hore ugu haddashay dadka ku waashay like ta isbedel ayan arkay
@fardowsaali6546
@fardowsaali6546 3 года назад
Ruwayadan wlhi si an cadi ehen ayey igu socota😂❤❤❤
@xaawoluulmuxudiin4731
@xaawoluulmuxudiin4731 3 года назад
Wlhi mantaa igu horeyao ruwayadan caawa dhan daawanayy wlhi 1_7 m.a wan helahya part 8 sugenaa i.a mida kale hor mar wacan ayaa nii rajeynaa dhamantiin teamka isku xirana insha allla🥰🥰🥰
@farxandootube6196
@farxandootube6196 3 года назад
Intii kufaraxday Bidan qurux like isaar
@almarufalli9550
@almarufalli9550 3 года назад
Marish managed to collect acheque of $100000 to buy a house for herself but in real life isn't genuine it is just make unimingary things to look imaginary the film is another level of it's kind waiting part 8 I.a from kampala
@mahadahmedsiad364
@mahadahmedsiad364 3 года назад
Best Jiliin Maarish❤
@jaamacrashiid764
@jaamacrashiid764 3 года назад
Filimka waan lasocdaa waxa loojilay si heersare ah maasha allaah dhalinyaro guulbaan idiin rajaynayaa. FG: meelo yaryar ayaan soojeedinlahaa inaad saxdaaan si run unoqdo filimku. Waxaana ugu wayn, Qurux-kudhiigle hore waxaa looga eryay guriga wiilka mariya doonay, sababta looga eryayna waaloosheegay oo inuu maariya xaaskiisa tahay dahabkeediinu uu kafurtay waaloosheegay. Marlabaad wiilkii wuxuu ku arkay guriga misbaax oo wuu ogaaday inuu wiilku misbaax ladhashay, Markaa hadda markuu maariya arkay ee ay dumaashi tidhi muxuu uga naxay sowkii ogaaba? Markaa halkaa waxa igala haboonayd inuu isdhaafiyo oo barasho wanaagsan yidhaahdo ama haday kadhaqaaqday uu yidhaahdo gabadha maxaa kudhacay oo aanu iskaba dhigin inuu garanayo amaba uu toos uyidhaahdo maariya soofadhiiso. Waa aragtidayda oo galiya.
@xanaanmohamud6955
@xanaanmohamud6955 3 года назад
Wooow mashallah flim hind inaa daawanooyo cml ilanoqote keep going dhamaan inta filimka jishay nooloowda intey nolol jiro sxpy
@qoodhitube727
@qoodhitube727 3 года назад
Waan Dalay San usugayay Qeybtaan Keep gowin Qurux Kudhiigle Iyo Asxabta kale
@Fawziamuuse
@Fawziamuuse 3 года назад
Mel fiican ayee ku dhamaatay Maria qurux jiliinkaga wanka helay wlhi😘😘😘 Horay usocda team waayaab Sucaad sodhawow xbbty qeebaha kale inlaguugu so daro ban rajeynaa🥰
@mucaawiyeabshir309
@mucaawiyeabshir309 3 года назад
Wariifada qeybteeda way ka baxsatay waana ka helay aniga horey u soco ayaan leeyahay jilitaan wacan baa kaa muuqdee✌✌❤❤
@ruqiyocumar3488
@ruqiyocumar3488 3 года назад
Masha allaah thankz all qasatan qurux ku dhiigle iyo marish thanz pro and sister plz part 8🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹👌🏻👌🏻👌🏻👍👍👍👍❤️❤️❤️❤️
@ilyasmax
@ilyasmax 3 года назад
Good film oo aad u xiiso badan Masha allah
@ashaaden6943
@ashaaden6943 3 года назад
Keep going my brother it’s beautiful movie🥰🥰
@madamrose6157
@madamrose6157 3 года назад
Best filim 2021👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼
@abdullahi1114
@abdullahi1114 3 года назад
Amazing, outstanding, marvellous....keep on going brother ❤❤❤🤝
@saynabxashi2083
@saynabxashi2083 3 года назад
Woow best film 1_ 7 aya la socdey 😍💕
@mariasaid8077
@mariasaid8077 3 года назад
Qurux kudhiigle imbaaya furuurg fanyuun one the only actor♥♥♥💪
@maxamedmahad3198
@maxamedmahad3198 3 года назад
waaaaaw ish calaaa filim wad kenten jilitanka dhabti qurux kudhigle iyo marish horay u socda walalo an jclhy wad gulesanaysan insha lllah
@mohamednoordoll2210
@mohamednoordoll2210 3 года назад
Thank you group of qurux kudhigle iyo marish hor usiwata dedalkina mayare m.a
@hazazijr209
@hazazijr209 3 года назад
qurux ku dhiigle laadaradaan intee ka keentay wxeed ka dareey waaye wraa maarrriishey waji qayaano kuma fiicnid ee waliga ha iskaaga dheelin the on and only kor sambab +love ku dhiigle labo isku qalanta keeep going my dumaaashiday and dumaashigayga
@shuceebciise9721
@shuceebciise9721 3 года назад
I love you maariya qurux kudhiigle qoftaan igusoonikaan pro qoftaan hadalkeeda ayaankahelay inoolaaw bbe maariya 2badeena iskucalaf in aan noqono madonesaa bbe maariya by
@ahmedmaalin3462
@ahmedmaalin3462 3 года назад
The one and only qeybtan wad sogabiseyn maxas
@ismailabdirahman2222
@ismailabdirahman2222 3 года назад
more time plz🙏🏾🙏🏾 30 min or more It’s better than tvshows
@shugricali2194
@shugricali2194 3 года назад
Hesaha hindiga maxa lo sarane anaga heeso ma lihin miyaa yaqeey hesehena sara 😂😂
@abshirabdikadirtifow4024
@abshirabdikadirtifow4024 3 года назад
Masha allah it is really movie wan idin jclhay hore usocda
@zulekhoziman259
@zulekhoziman259 3 года назад
Mash allh qurux ku dhigale walkey fikira kan waa mash allh waxa wangsn waye oo Aad dhalan yarta ku mawelin karo nolow adiga iyo Asaxbtad ❤✌
@DrAbdinajiibAbdalletareey
@DrAbdinajiibAbdalletareey 3 года назад
Laamiyada new York sidaad u soo edit gareysaan waa impressive kenya ileen weey diiqo badanthy hhhhh.
@maryamomaxamed9615
@maryamomaxamed9615 3 года назад
Nice film inksth mid jcyl eh ka jeclhy blse guulysta♥️🥰😍
@fardowsamohaz9956
@fardowsamohaz9956 3 года назад
Walal qali so badhi filimku aad buu umacanyhy,team qurux kudhigle💗
@wll_____hasanyare8224
@wll_____hasanyare8224 3 года назад
M.a keep going axsan flim cajiib ah waaye
@shamamyofficial1835
@shamamyofficial1835 3 года назад
Mashallah part 7 wax badhan wa sugaye blse nososadha wll part 8
@raxmojibriilcabdulaahi3058
@raxmojibriilcabdulaahi3058 3 года назад
Masha allh wllkey mcn waba nagu soo Dahisen part 7 waxan idinka sugnaba wa part 8 insha allh alle haidin xafido keep going ❤❤❤❤❤❤❤
@deeqadagan647
@deeqadagan647 3 года назад
1 ilaa qeybta 7aad lasoconaa noo soo dadaji wll
@abdishukribirik828
@abdishukribirik828 3 года назад
Really love this part
@farshaxanofficial454
@farshaxanofficial454 3 года назад
1 ilaa 7 waanla socoda waxan sugaa xiliga laso geliso inkasto ay dhib badan ay kaso maraan diyaarinta videoka anaga waxan ku daawana si raaxo ah lkn wax sahlan maahan waanku salaamay super man io dhamaan inta jilayaasha ah 👍👍👍
@HanuuniyeOfficialChannel
@HanuuniyeOfficialChannel 3 года назад
Aryaaa waa idin salaamay Axsan Film
@hakimy5684
@hakimy5684 3 года назад
Jack laadar camal ayaa wax loo fiirin well done bro horay u soco
@mssdahiro6113
@mssdahiro6113 3 года назад
Wow beautiful wlhi waxan sugnaba PART 8
@abdinooralifarah9425
@abdinooralifarah9425 3 года назад
Qurux ku dhigle iyo teamke daan wanisalaaMaaY salaan kadip ; Director horeey usocoo wadadhaleYsaa balse plz hadi ad raptiid 5 or 6 days hakugu gadhate minutes keh soyar kordi 15min and above is kudaaY inad kadigi kartid fadlaan . Otherwise jilinke Qataar waaYee madamaa filinike daan naxdiin uyahaaY . Marish nhh socesho intas nhh kaftaam waYee wish you all the best WacaleYkumu salaam
@sahiinharithafra3775
@sahiinharithafra3775 3 года назад
Atore jack. U hit the nail on the head.
@fardosaissak6624
@fardosaissak6624 3 года назад
The main actor I love you
@anwarnaaji8871
@anwarnaaji8871 3 года назад
Waa qeybta iigu horeese aan daawado filinka wax lagama qaban karo qurux ku dhigle what a director
@xasanpirlo492
@xasanpirlo492 3 года назад
Nabsi iyo Naxdin jaceyl Filim ika Gadan Keep Going bro 🙏🙏
@abassrastaman9992
@abassrastaman9992 3 года назад
Www best movies thanks
@claahidiyeshe5713
@claahidiyeshe5713 3 года назад
Legend of legends qurux ku dhigle keep going pro director halawi 5ta Somali sharukhankood
@sacdiocadey5546
@sacdiocadey5546 3 года назад
Quruxkudhigle iyo teamkisa waan idinku mudaharadynaa😂😂ama daqiiqadaha noosoobadiya ama haben walba noso galiya hadi kale boor ayan smaysanynaa kuqorantahay My people don't view qurux kudhigle 😂🤣keep our team
@amaalahmed9010
@amaalahmed9010 3 года назад
Hhhhhhhhh
@zahiiraabdallah5813
@zahiiraabdallah5813 3 года назад
Allla marish wllhi run baan moodaa ayadoo ruwayad thy lkn waxan layaby markay ishwaaq ku dhawacysay wllhi xanun baan daremayay hadane farxd wllhi farxadada waa farxadayda guul xppti
@iprahimclahi7592
@iprahimclahi7592 3 года назад
Qeybta 8 noo la soo dhaqsada waa idin taageeraa azxpey keep going ayaa idin leeYahay team waa yaab
@nimcoibrahim7914
@nimcoibrahim7914 3 года назад
Kaalay haaye meesha ugu mcn marku marayo filmku mxd u jartan wll qaybta 7aad soo dadeji uun plz qurux ku dhiigle ❤😍
@fatimaaragsan9167
@fatimaaragsan9167 3 года назад
Saas as fcn baayo hadii kle qaybta kle xiiseyn meysid🤣
@maherothman5363
@maherothman5363 3 года назад
This is amazing series wlhi
@imaji1083
@imaji1083 3 года назад
next part abdi kush kushka halagu si daro glam by suuu welcome back wll 🤝🤝🤝
@lpliipaato1433
@lpliipaato1433 3 года назад
Waxkale inta filmka jileeso dhamaantiin waan idin wataa aniga ahaan waanka helay filmkaan waxaad idin leyahy haka cajisina nolosha haidin xusto one ♥️ special thank my qurux ku dhigle kubish in the house
@hawobashir5899
@hawobashir5899 3 года назад
Masha allah waka. Helay ee noolaa soo. Dhaqsada qaybaha kale Mahadsanidiin
@inaxuseen711
@inaxuseen711 3 года назад
sxb maanta wad so yareysay time ka daqiiqadaha soo badi plaese
@sadamjamac5588
@sadamjamac5588 3 года назад
So dhacay so dhacay filimki dareenka watay
@maryamayaasiin3073
@maryamayaasiin3073 3 года назад
Masha allah team qurux ku dhiigle keep going
@wehliyetv9119
@wehliyetv9119 3 года назад
Bidhan Qurux inaba cadhi maaha, she can be a good actor. I hope you will include her in the next episode
@mohamedabdullahi4473
@mohamedabdullahi4473 3 года назад
Waaw maasha allaah what a great movie you guys waxaad uqalantaan big oscar in laidin siiyo keep going
@najmabintisheikh-kt6zt
@najmabintisheikh-kt6zt 3 года назад
riwaayad qurux badan mashallah mhdsanidiin sxbyaal👍👍
Далее
NABSI IYO NAXDIN JECEYL PART 8
15:14
Просмотров 213 тыс.
aespa 에스파 'Whiplash' MV
03:11
Просмотров 16 млн
qiso jacayl iyo nabsi
2:55
Просмотров 3,6 тыс.
NABSI IYO NAXDIN JECEYL PART 5
17:25
Просмотров 191 тыс.
Qiso cajiba Nabsi
10:16
Просмотров 23 тыс.
NABSI IYO NAXDIN JECEYL PART 15 DHAMAAN 📸
15:49
Просмотров 458 тыс.