Тёмный

Naciima Joker & Xinka Naagaha Soomaaliyeed Isku Hayaan🤔 

Fatxiya Cabsiiye Show
Подписаться 129 тыс.
Просмотров 20 тыс.
50% 1

Hinda Products & Meelaha Aad Ka Heli Kartid🌺Sirtii Caafimaadka Timaha 🎉❤🎈🌺
UK Hinda Spa
+44 7956 778818
2, Whiteleys Parade, Uxbridge Rd, Hayes, Uxbridge UB10 0PD, United Kingdom
Layla South London
+44 7538 579481
Hadaad Europe Joogto Online Ka Dalbo. Order online @
www.hindas.co.uk
USA + Canada 1 (206) 475-5475 Send Text iisoo dira marka products ay yimaadaan aniga idin soo wacaya.
Seattle Hadaad Joogto Seattle, ka doono dukaanka Tabarak
15213 Military Rd S, SeaTac, WA 98188, get it at Tabarak Store
Bristol, UK
Roda +44 7452 835022
Sweden: Saadia Osman
Filipstad, hertig filipsgatan 1c, post adress 68230
0764047662
Deeqa Ahmed Bulale
Birmingham
07429421661
Italia
VIA ROMA VICO 4 PALATA (CB) ITALIA. Postal Code 86037
Tel
+39 392 383 7282
Hargaysa
Zainab Collection
+252 63 4402750
Holland
Kaltun dalal
00 31 684130928
Saudi Arabia
Al Akram Complex, Behind Qasr Mall
Building 77, first floor, apartment 2
+966 50 207 0385
Ireland
Belfast +44 7305 144657
Maimuna Mohamed Ireland Dublin 0899778070
Italia: Sabah
+39 392 383 7282
Ifrah Ismail Adam
Australia, Melbourne 🇦🇺
+61468912253
+47 906 14 221
Nasra salon
Norway
Danmark
France
Switzerland
Mogadishu, Somalia
Naadis 0618236743
Nairobi, Kenya
0722997917
Australia Ifrax
+61 405 591 442
Turkey
+905013296778
Garowe: Trendy collections
Shopping Center Finiin Style & Carlo Golden Center
0907635086
Jigjiga
+251 91 574 4595

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 139   
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel 4 месяца назад
Hinda Products & Meelaha Aad Ka Heli Kartid🌺Sirtii Caafimaadka Timaha 🎉❤🎈🌺 UK Hinda Spa +44 7956 778818 2, Whiteleys Parade, Uxbridge Rd, Hayes, Uxbridge UB10 0PD, United Kingdom Layla South London +44 7538 579481 Hadaad Europe Joogto Online Ka Dalbo. Order online @ www.hindas.co.uk USA + Canada 1 (206) 475-5475 Send Text iisoo dira marka products ay yimaadaan aniga idin soo wacaya. Seattle Hadaad Joogto Seattle, ka doono dukaanka Tabarak 15213 Military Rd S, SeaTac, WA 98188, get it at Tabarak Store Bristol, UK Roda +44 7452 835022 Sweden: Saadia Osman Filipstad, hertig filipsgatan 1c, post adress 68230 0764047662 Deeqa Ahmed Bulale Birmingham 07429421661 Italia VIA ROMA VICO 4 PALATA (CB) ITALIA. Postal Code 86037 Tel +39 392 383 7282 Hargaysa Zainab Collection +252 63 4402750 Holland Kaltun dalal 00 31 684130928 Saudi Arabia Al Akram Complex, Behind Qasr Mall Building 77, first floor, apartment 2 +966 50 207 0385 Ireland Belfast +44 7305 144657 Maimuna Mohamed Ireland Dublin 0899778070 Italia: Sabah +39 392 383 7282 Ifrah Ismail Adam Australia, Melbourne 🇦🇺 +61468912253 +47 906 14 221 Nasra salon Norway Danmark France Switzerland Mogadishu, Somalia Naadis 0618236743 Nairobi, Kenya 0722997917 Australia Ifrax +61 405 591 442 Turkey +905013296778 Garowe: Trendy collections Shopping Center Finiin Style & Carlo Golden Center 0907635086 Jigjiga +251 91 574 4595
@ladanhassan1172
@ladanhassan1172 4 месяца назад
Germany 🇩🇪 maxa ogu dari wesen fathiya
@Zeinabsouleiman
@Zeinabsouleiman 4 месяца назад
Habo Djibouti malag helaya
@fathiafati2378
@fathiafati2378 4 месяца назад
Fadxya Djibouti malaga helaya no so jawaab
@kausarahmad2599
@kausarahmad2599 4 месяца назад
finland 🇫🇮 makahelikara
@khadija-zy3zc
@khadija-zy3zc 4 месяца назад
IStakhfurullaah, kuwa leh waa madhaleys gabadha, waa kuwa aan alle iyo islaamkiisa aqoon! Subxaanallaah, fadxiya afkaaga caano lagu qabay ❤
@shamsutdore5169
@shamsutdore5169 4 месяца назад
This evil women are jealous of Naima Jokar, she is beautiful and kind human being. May Allah ease her pain of losing her baby, I’m so heart broken for her Wallahi this is sad.💔💔💔💔😢😢😢
@bahsenhabib6385
@bahsenhabib6385 4 месяца назад
My sister Naima u are beautiful and u have beautiful girl Mashallhe! My sister i don’t have kids but i am happy with my life my sister a lot of people I help they broke my heart they told lots of bad words but i work hard I live my life very sad when they can’t say anything about me they talk about kids I don’t care 🤷‍♀️ in Canada 🇨🇦 how many handsome boy we lost they are like my kids or my brothers we are bad time I pray for all kids and I love them 💕 they are jealous about u u have a better life keep going keep shining like a diamond 💎 husband call u 💕💯❤️✊💕🤴👍🏼
@khadraali8373
@khadraali8373 4 месяца назад
Naagah Somalida nimanka kuyiri xubinkiina isu ura kooda waakufaanan keenana wa iskucaayan dumarkana wakuyasaan waana warshada uguqaalisan aduunka ee isaanka soosaarta marka naagahani wa dumar sifog lobabi iyey
@suhurdiamond7319
@suhurdiamond7319 4 месяца назад
Hbo run baad sheegtay ilmaha ay ku faanayaan Allah ayaa dadka siiya ilmo la dhalana jano laguma galo waana amaano illahy kugu arsaaqay ee maaha inaad isla wayni iyo kibir samayso illahy hasoo hadeeyo
@sumayajibreel3813
@sumayajibreel3813 4 месяца назад
Waa run taa ilaahay xaqa ha na fahan siiyo Farxiyo wax ilaahay gacantisa ku jira ayaan cay isaga dhignay jazakalaahu khayr ilaahay ha ku barakeeyo aduun iyo akhiro
@siham14634
@siham14634 4 месяца назад
Most somali women on social media are ruthless and lack basic moral sympathy. How could anyone bash a mother who lost her unborn child? I can't fantom the evilness of these people as a mother who miscarried so many times the pain is so great even when I have amazing supportive family and friends around me. It would break me to pits if anyone was cruel, unkind to me in my most vulnerable moment. May Allah swt comfort nacima's soul and reward her for her sabr.
@sunshineseaandvitamind8620
@sunshineseaandvitamind8620 4 месяца назад
It is the women from back home. It is the rotten Somali culture. Stay away from them and never befriend them.
@mapaacha4552
@mapaacha4552 4 месяца назад
Gabadha Naciimo, waa gabar sharaf leh oo qalbi Saafi ah, balse cadowgeeda ayaa badan oo ka maseeraan, waxaa wanaagsan in Naciimo Joker Quraanka Kariimka ah lasaaro. Dumarka soomaaliyeed intoodabadan way maseerbadanyihiin iyo xaasidnimo qalbiyadooda kabuuxda, iyagoon kuaqoonin bay kaahadlayaan, shaqo kale maleh, SUBXAANALLAAH Mahadsanid Farxiya Cabsiiye Show
@nasramohamed4229
@nasramohamed4229 4 месяца назад
Naagaha somaliyeed waa kuwii uu Allah SWT kuyidhi qalbigay kabukaan ee surah Albaqara Allah na waa usiyaadiyay xanuunka qalbiga. Waa shayaadiin intooda badan Allah hakaqabto umada qudhunka
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 4 месяца назад
Aad ayan uyabay somali xuman iyo xasid nimo wa dad itixaman o masibo ku dacday o xishodka allah kaqaday war dadkan islam ☪️ nimadoda wa been social media somali xaqiq doda ayow bananka kenay sas man uxunhay inalilahi wainailey rajacun nimco jokar ilahey owlad barj ah alaha siyo iyo badal qeer qaba walashey ❤❤mhasanid fathiya somali adiga runta ushegay
@abdidiirye2332
@abdidiirye2332 4 месяца назад
Ina Cabsiiye keep going walaal gacaliso
@Fatma_932
@Fatma_932 4 месяца назад
Subxanallah illahow dumarka soomaliyeed soo hanuuni waxaad mooda inay iyagu dhasha isu hayaan ma oga miya in illhay qofkuu doono siiyo kuu doonana anu siin allahu akbar
@Muhiim701
@Muhiim701 4 месяца назад
Naciimo ma dhaleys maahan ilmo horey way usoo dhashey hada nool kuwana way ka dilmeen. Teela kale Allah baa ilmaha baxsha waa jaahiliin naagahan
@hawayassin7172
@hawayassin7172 4 месяца назад
Subxanallah ,dumarka qaar jin il qumayo leh xasid ah ba kujira Ee gabadhaas Nacima waxay ubahantahay qur'apn ruqiya iyo adkarta oy afka ku heyso Wey cadow badan tahay ,weyse qalbi wanaag santahay nasasho, ubaahantahay maskaxda buuxsantay , social media tiktok ubadan haka nasato wbt.
@munaismail2019
@munaismail2019 4 месяца назад
Naciima Jookar waan jecelahay walaahi aad baan uga xumahay siday uxagxaganayaan Qoyanta ururtay Naciima Cawil khayr qaba ha siiyo
@fosiamohamed6053
@fosiamohamed6053 4 месяца назад
Ilaahay ayaa nin walba arkaaya niciima waa gabadha qalbi wanaagsan
@burco7626
@burco7626 4 месяца назад
Salaam, beautiful soul 💕 Naag Somali naag walaasheed ah ayaa loo diray Qoyanaay aduunka kuma waraysid remember that. 🤨
@nim5-r1v
@nim5-r1v 4 месяца назад
Intey xumaan iyo neceeb bil aadan wakhti kuluminayaan miyey wax bartaan oo jahliga iyo mugdiga ka baxaan oo caruurtooda duleystuhu ku daayacay wax baraan oo yaga iyo waxay dhaleen umada ka fadhiistaan.uffff
@Ali34388
@Ali34388 4 месяца назад
Naa orda daahyada brown ka iskafura oo latdha iyo neecowda Allah ubaxa baytidh Farhia walaahay waa runteed 👍🍇🫶😘
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q 4 месяца назад
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@abdidiirye2332
@abdidiirye2332 4 месяца назад
Ilmo baa kadilmay koormaay ceeb noqotay Ilaahay kaxishooda.
@MultiFosia
@MultiFosia 4 месяца назад
Ala maxaad koobkaa wayn ooshaaha ah ijeclaysiisay farxiyay
@user-lg8gu6yq1c
@user-lg8gu6yq1c 4 месяца назад
Naagoo xaununsnyaa bad ku dalaysa wyo qof dhimaan oo cudorka maskaxada qaba uun ba amura ilahy faro galiyaa subaxan Alha
@amalismail7772
@amalismail7772 4 месяца назад
Naagahan Qoyan ta ah way soo bateen habeen iyo maalin dumar ayay live ku caayayan qolal ayay ka soo furtaan
@sunshineseaandvitamind8620
@sunshineseaandvitamind8620 4 месяца назад
Caruurtooda illahay baa u maqan dayac baa ka dhargay. 7 saacadood iyo ka badan ayeey live Ku jiraan. Waa dad nolosha ka dhacay oo caydh ku nool.
@user-pm8zf2ei5p
@user-pm8zf2ei5p 4 месяца назад
Walaley waa waxa aanan saaxiib ulahayn mudo Shan sano ah dhib koda Waan karaystay
@nim5-r1v
@nim5-r1v 4 месяца назад
Me too walahi, maskaxda kuu nasanaysa.
@nasriina12345
@nasriina12345 4 месяца назад
Naciima jokar waa naag qurux ilahey siiyey waa naga ka maseysan waa kuwa nolosha ka dhacay waxaa la cayaa naag aan la gaari karin
@beautiful1423
@beautiful1423 4 месяца назад
That self destructive behavior is very true.i don’t know why they hate each other that much.😢
@ismDirir
@ismDirir 4 месяца назад
اللهم ا جر نى فى مصيبتى و اخلف لى خيرا منها ما شاء الله اؤلا قوة اءلا با لله
@abdidiirye2332
@abdidiirye2332 4 месяца назад
Habloow waxaan idin leeyahay kudabafaayla walaashiin looyarada idin ah sharafkiina dufaacda waa Farxiya Cabsiiye waa looyaradiina aan lacag idin karabin.
@fardowsamohamud9701
@fardowsamohamud9701 4 месяца назад
Masha’Allah, runtaad u sheegtay Naagahan juhalada ah. Walahi waan yaabay markaan maqlay Naima waxay ku caunayaan. Markaad istiraahdid waxan wax ka liita ma arkaysid oo ma maqlaysid, kuwa kaa yaabiya ma way naysid
@sawdahassan9570
@sawdahassan9570 4 месяца назад
gabdhaas ilaahy qalbiga ha dajiyo
@najmadhakne980
@najmadhakne980 4 месяца назад
Very true, but they never learn there lesson sad reality for Somali qoyaan and Dulyste.sad 😔.
@aayahacali5788
@aayahacali5788 4 месяца назад
Aad iyo aad ilahay baa baxsha ubadka
@Muhiim701
@Muhiim701 4 месяца назад
Illaahey amarkiis aniga serum ka iima shaqeyn laakiin dad badan bay u shaqeysey. Good luck intey u shaqeysey.
@nim5-r1v
@nim5-r1v 4 месяца назад
Malaha sidaad u marsatey ayaa qaldan.
@Muhiim701
@Muhiim701 4 месяца назад
@@nim5-r1v so qaldan uma marsan qasab maahan iney qofwalba u shaqeyso dad ilamida sideydoo kale jirkooda la shaqeyn baa jira.
@rahmamohamed4096
@rahmamohamed4096 4 месяца назад
Subxaanallaah. Naaguhu sida badan waamaangaab
@maryanhaji3960
@maryanhaji3960 4 месяца назад
Salaam fatxiya hinda products are amazing she,s based west London in uk
@FREESOMALILAND-m1g
@FREESOMALILAND-m1g 4 месяца назад
Naaga ha somali yed shayadiinta ku badan inkastoo raggii ba qaarkood aad kayabayso oo aany dhicinba dumarka subxanalaah.
@ssimanumumustaq7148
@ssimanumumustaq7148 4 месяца назад
Illaahay afka Kuma qabto Sister xaqiiqdaa Wallaahi ka hadashey xataa waxan arkey nin caayayo 😢 Naciimo Illaahay samirkeeda waxa ha ku siiyo 😭 Kuli Waa habro mentale uff Nimco way ku dabo waasheen xataa uma jawaabto
@Ali34388
@Ali34388 4 месяца назад
Maasha Alaah walaal Farhia siwanaagsan baadugahadashay mahadsanid walaal qoyan caadimaaha 🤔🤣😁🤣😁
@sureryusuf2487
@sureryusuf2487 4 месяца назад
Farhia abaayo aniga ayaa haysta cunug autism qaba kuwaa waxay I dhahaan see u haysaa, Waad dulqaad badan tahay.
@fathiafati2378
@fathiafati2378 4 месяца назад
Fadxya waax garaad batahay wll allaha aqliga kuu baraakeyo ❤
@nimosuleiman
@nimosuleiman 4 месяца назад
Ilmihii yaraa miyey kaga soo qadeen allah samir haka siiyo iyo cawil khayr qaba
@nasramohamed4972
@nasramohamed4972 4 месяца назад
Kkkkkk baayeey kintir ba naguma yaaal ee Maseer weeyeh Naciimo Jookar waa Queen walee
@nasroali2077
@nasroali2077 4 месяца назад
Dagaal Rabbaaniyeey ku jiraan
@sunshineseaandvitamind8620
@sunshineseaandvitamind8620 4 месяца назад
Caruur tira badan oon tayo lahayn bey dhalaan. Naf ma laha caruurtay Somalidu dhalaan. Mahaa inaad nin kasta caruur u dhashid waa waxay 20 ka caruur ee kala jaad ka kala aabaha u dhalaan akhas waad noolaan kartaa bila caruur, ama caruur mid iyo laba ah nolol quruxbadan weliba.
@shugrimohamed3642
@shugrimohamed3642 4 месяца назад
habo waa nagu qaali anaga somaliya ma goyn karno
@user-ul6fn9ie6q
@user-ul6fn9ie6q 4 месяца назад
Masha allash faraxad ku noolow wllo hawadan ka baratay waxad tahay fariid qof ka fiican xasid ma waayo guuleeso
@deenahspace7754
@deenahspace7754 4 месяца назад
I’m using the hair oil last 2 months and I don’t see no results Fathiyay 😢
@honeyfarah9534
@honeyfarah9534 4 месяца назад
Please sweetie we need that product in south Africa people are losing they hair
@suadhussein1669
@suadhussein1669 4 месяца назад
Dumarkaan waxaan ku tilmaanmo ma aqaan waa duleysteyaal
@fadumoahmed5680
@fadumoahmed5680 4 месяца назад
❤❤❤❤❤😂😂😂😂 Yaa isqaawiyay
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q 4 месяца назад
❤❤ masha allh Masha allhhh xaajio fatxia Masha Allah allxmduliilh ❤❤❤ ku jecliya
@rodamuhumed7839
@rodamuhumed7839 4 месяца назад
Mashallah the Green 💚 scarf suits you Fathia
@safiyosharif4724
@safiyosharif4724 4 месяца назад
Farxiyo walaahi waatan somali
@farhiyaali1183
@farhiyaali1183 4 месяца назад
😂😂 waa iga qoslisay dahah gududan iiskaa faydaa😂😂
@nasriina12345
@nasriina12345 4 месяца назад
Daah laa,an ayaa heysa 😂😂😂😂😂
@nim5-r1v
@nim5-r1v 4 месяца назад
Daaha brown ka ah cadceedu celiyaa qiiqa uunsiga ayaa ku dhaga ee kuwa khafiifa ku badasha, anigu somaaliya u direy kuwii cuslaa 😂
@foosmahamud4785
@foosmahamud4785 4 месяца назад
Farxiya habo Holland Baan joogaayee xagee ka helaa iisoo dir plzzzzz habo
@user-vl3dz1mu8d
@user-vl3dz1mu8d 4 месяца назад
Muuse iyo dani citiraav ayey rabaan waxuuku jiraah ayey yiradeen faga cabsiye hoos teeda maxaa xaa iiniika galay surweel keyga mar kalahiid waakuu jawaaben ciintiraaf kii aawey cml maadama aad kasoo jeedo ciida laanyo cintiraaf mayey kuu direen
@buraqhersi5660
@buraqhersi5660 4 месяца назад
Do the Australia have this product
@user-jm2rd8sj8v
@user-jm2rd8sj8v 4 месяца назад
Waa wada qoyan bilaa camala
@suadhussein1669
@suadhussein1669 4 месяца назад
Waxaan la yaabey naagahan ma dhaqeeystaan miyaa waqtiga eey social media ku bixinayaan meey wax ku tabcadaan
@KassimBahdoon
@KassimBahdoon 4 месяца назад
Inaadeer 2. Deena. Ayaa. isku. Macaan diyaar. Ma. U. Athay. Guur. Yas. No. Thanks
@zainababdi781
@zainababdi781 4 месяца назад
Ma hubtaa in ay saliidu timaha jurada ah jilcinayso. Naagaha Soomaalidu waa cawaan badankodu ilaaahay haka qabto bulshada nimanka iyo naagaha maaangaabka ah
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel 4 месяца назад
Yes!!!😂
@user-ly7tb9gs5t
@user-ly7tb9gs5t 4 месяца назад
Fathia xagee kaala soo xadhiidhi karaa ina abti
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel 4 месяца назад
North America halkan kala xidhiidh +1 (206) 475-5475 Hadii kale list ka ka eego gacalo
@bilana289
@bilana289 4 месяца назад
Goorma ilmo soo dhacay uu cay noqday حَسْبُنَا اللَّهُ وَنِعْمَ الْوَكِيلُ Dumarka Somalidu waxay u haystaa in nin Somaliyeed caruur kula joogaayo markaasay gunta isaga ridaan naa ka fadhiista magaalada Caruurta ma iyaga gacanta ku haysta
@ilovemyf
@ilovemyf 4 месяца назад
Waxay leeyihiin ilmuhu 7 bilood buu ahaa aaway xabaashi lkn waxay rabtaba ha ahaatee waa qalad
@ssimanumumustaq7148
@ssimanumumustaq7148 4 месяца назад
Absolutely 👍🏾❤️
@alfiyaisse3862
@alfiyaisse3862 4 месяца назад
Absolutely you are right ❤
@50shadesofaraweela
@50shadesofaraweela 4 месяца назад
Some times I feel some if our women are problematic in our community!!
@Muhiim701
@Muhiim701 4 месяца назад
War naagaha warshad laga shaqaaleysiiyo bay ka fiican yihiin ayagoo daalan bay sariirta halhaleel iskugu tuuri lahaayeen waqti umey heleen qof iney ku mashquulaan waayo waa camal la aan waxa keeney iney isku mashquulaan.
@user-fb7or3ej2g
@user-fb7or3ej2g 4 месяца назад
Saxiix, guri dawladeed iyo lacag dawladeed maxaa laga dhaxlay wareeg iyo aflagaado.
@mohamedhasan-ev6vs
@mohamedhasan-ev6vs 4 месяца назад
Sweden ka xagee yaal soosheeg
@AK-lk6hc
@AK-lk6hc 4 месяца назад
I hate the childish games btw joker and kabayare, women for women why are they so mean to each other?!
@mohammedhassanademadem
@mohammedhassanademadem 4 месяца назад
Women & effeminate men are by naturally disposed to tear each other instead of build and encouraging one another. 😢
@niyaaladem
@niyaaladem 4 месяца назад
Meeshooda hoose ayaa isu urtay haabo😂😂😂
@nim5-r1v
@nim5-r1v 4 месяца назад
Caqligoda ayaa intaa jooga. Pffff
@maryanhaji3960
@maryanhaji3960 4 месяца назад
Allahuma baarik
@munamahamud6211
@munamahamud6211 4 месяца назад
Naagaha basarka xun oo dhan waxay joogaan Germany ee nolosha ka dhacay so wada tahriibay cayda un la fadhiya social media
@abdidiirye2332
@abdidiirye2332 4 месяца назад
Raga inta xun marka laga reebo inta wanaagsan ee aan kamidka ahay kafogaada wax raganimo malaha.
@HamdaIbrahim-vj4sb
@HamdaIbrahim-vj4sb 4 месяца назад
Sorry 😢nicima jokar
@Zehaa007
@Zehaa007 4 месяца назад
Markaan qol maqlo waxaan sawirtaa anigoo qol madow kujira oo isla hadlaya acudubillah😂😂😂 magac xumadey kaga dareen
@aminahirsi2334
@aminahirsi2334 4 месяца назад
Ascw fathiya numbarka isodir waa ubahanahay france baajoga
@nim5-r1v
@nim5-r1v 4 месяца назад
Websiteka toos uga dalbo.
@FREESOMALILAND-m1g
@FREESOMALILAND-m1g 4 месяца назад
Wax alleele wixii maah maah xun ahna waxaa iska leh dumarka oo Ragga u sameeyey.
@kinnur8398
@kinnur8398 4 месяца назад
Sorry illahey badal qer qabo ha ku siyo oo an ka soo dahin❤
@faaaduma6876
@faaaduma6876 4 месяца назад
Probably this is why i mostly befriended non Somali women. There’s so much envy & toxicity within them.
@ubah3804
@ubah3804 4 месяца назад
Anigoo 2023 Jan ilmo dhaly, hada donayn plan ku jira aya naago hada uur leh i idhah den mid labad way dhali kari way day😂 somali walahi kama bad badaysid inad sanad walba dhasho rimaygu kaaso dhaco raban
@sharifa12341
@sharifa12341 3 месяца назад
❤❤❤
@lajecleeychannel590
@lajecleeychannel590 4 месяца назад
Sowtii kintirka la goyay kasi naguma yero ee maxa qaldan
@deeqaomer3089
@deeqaomer3089 4 месяца назад
Asc yurb xagee laga hela wll
@fowsiyaliiban7266
@fowsiyaliiban7266 4 месяца назад
Naa wax ay walaaqeen oo furfureen bay noo soo direen intaanu kadalbanay
@nacimomoh9675
@nacimomoh9675 4 месяца назад
loooooool@Daaha Brownka😂😂😂😂🤣
@Khayzu
@Khayzu 4 месяца назад
Waxn ka xumahy inay DUMAR ki iygi isu muuqda😢😂 Qoyan faaido male
@samira-141
@samira-141 4 месяца назад
👍🏽👍🏽👍🏽❤️❤️❤️❤️❤️👍🏽👍🏽
@safiyamohammed357
@safiyamohammed357 4 месяца назад
@ladanhassan1172
@ladanhassan1172 4 месяца назад
Xagee ka hela Germany 🇩🇪 Joga fatihiyay
@user-co4yl1yt9q
@user-co4yl1yt9q 4 месяца назад
Kkkk you are fine
@fardowsaabdi334
@fardowsaabdi334 4 месяца назад
Fatxiyaay muxuu isu uraa sootii la dhufaaney iyadoo duleeyste neeluu kutaagsado loo sameeynayo.
@ayanhassan1271
@ayanhassan1271 4 месяца назад
dugusigaan mudo waan ka maqnaa
@Hamdiabdi5575
@Hamdiabdi5575 4 месяца назад
Adigaa is qaawiyay
@zeinabhassan4104
@zeinabhassan4104 4 месяца назад
Where is link wll?
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel 4 месяца назад
Hinda Products & Meelaha Aad Ka Heli Kartid🌺Sirtii Caafimaadka Timaha 🎉❤🎈🌺 UK Hinda Spa +44 7956 778818 2, Whiteleys Parade, Uxbridge Rd, Hayes, Uxbridge UB10 0PD, United Kingdom Layla South London +44 7538 579481 Hadaad Europe Joogto Online Ka Dalbo. Order online @ www.hindas.co.uk USA + Canada 1 (206) 475-5475 Send Text iisoo dira marka products ay yimaadaan aniga idin soo wacaya. Seattle Hadaad Joogto Seattle, ka doono dukaanka Tabarak 15213 Military Rd S, SeaTac, WA 98188, get it at Tabarak Store Bristol, UK Roda +44 7452 835022 Sweden: Saadia Osman Filipstad, hertig filipsgatan 1c, post adress 68230 0764047662 Deeqa Ahmed Bulale Birmingham 07429421661 Italia VIA ROMA VICO 4 PALATA (CB) ITALIA. Postal Code 86037 Tel +39 392 383 7282 Hargaysa Zainab Collection +252 63 4402750 Holland Kaltun dalal 00 31 684130928 Saudi Arabia Al Akram Complex, Behind Qasr Mall Building 77, first floor, apartment 2 +966 50 207 0385 Ireland Belfast +44 7305 144657 Maimuna Mohamed Ireland Dublin 0899778070 Italia: Sabah +39 392 383 7282 Ifrah Ismail Adam Australia, Melbourne 🇦🇺 +61468912253 +47 906 14 221 Nasra salon Norway Danmark France Switzerland Mogadishu, Somalia Naadis 0618236743 Nairobi, Kenya 0722997917 Australia Ifrax +61 405 591 442 Turkey +905013296778 Garowe: Trendy collections Shopping Center Finiin Style & Carlo Golden Center 0907635086 Jigjiga +251 91 574 4595
@user-pd8gk7qv7d
@user-pd8gk7qv7d 4 месяца назад
Products anaa ubahahan
@Lovesnaturechannel-bc9rz
@Lovesnaturechannel-bc9rz 4 месяца назад
Runtii waa wax laga xumaado
@maryanhaji3960
@maryanhaji3960 4 месяца назад
Inta aadan wax xun falin ka fiirso wabilahi tawfiiq
@sunshineseaandvitamind8620
@sunshineseaandvitamind8620 4 месяца назад
Fatxiyaay goor dhow wey kugu bilaabayyaan ee u diyaar garow naagahan dhasha ku waashay. Markay ku arkaan inuu wax uur ah kugu soo kordhin bey adna cay kugu miisayyaan 😂
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel 4 месяца назад
😂😂😂
@nim5-r1v
@nim5-r1v 4 месяца назад
Runtii ragaa dhaama oo walahi iyo bilaahi ah, naceebka ku jira quluubtooda ayaad kayaabi.pffff
@anisahaaji9248
@anisahaaji9248 4 месяца назад
Norway maka helaya haabo fatxiya
@XamseCali-be8ln
@XamseCali-be8ln 4 месяца назад
Hargaysa xagee ka helayna
@Aminaseben-vu6jg
@Aminaseben-vu6jg 3 месяца назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Далее
ВОТ ЧТО МЫ КУПИЛИ НА ALIEXPRESS
11:28
Inyar oo heeso iyo Kaftan ah!
6:40
Просмотров 101 тыс.
Sidee wax u dhaceen?? Sidee nahay hada?
7:24
Просмотров 71 тыс.
3 qalad kafiirso
9:47
Просмотров 2,6 тыс.
The Lobby: A feature film by Fathia Absie
56:59
Просмотров 127 тыс.