Тёмный

NAJAX NALKA | HEESTII ''IGA MAQAN'' | MUUQAAL KACSAN | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2022 

ABDI ASKARI TUBE
Подписаться 1,7 млн
Просмотров 211 тыс.
50% 1

MA HIIGAAN JACAY LBAA
MEEL DHEER I DHAGAYOO
I QAADAA I DHIGAY
---------------------
HEES XUSUU MUDAN
KINSI XAAJI AADEN
MUSIC: SHABCAAN
DIRECTED BY: CJ AMIIN
PRODUCED BY: ABDIASKARITUBE
------------------------------
Enjoy, Comment Accordingly, Share and
Subscribe to our channels to keep up to date with
All the latest news and updates,
Join Us on Facebook @ / abdiaskaritube​
Follow us on Twitter @ / abdiaskaritube​
Instagram @ / abdiaskaritube
Email: abdiaskaritube@gmail.com
…………………………………………………
Our Main Channel … / abdiaskaritube​
Our new Channel …. / abdiaskarimedia​
''And thumbs up if you think I brought this video to your attention'' Thanks

Опубликовано:

 

21 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 143   
@Sunny_flowerstar
@Sunny_flowerstar 2 года назад
Ax ax ilahay haw naxaristo oo qabriga haw nuuro alle qabriga haw wasiciyo 😭😭 edaday macan kiinsi xaji adan 😭😭😭😭😭😭😭😭😭ma jecli in laaso qado hesihi ay qadijartay plz forget 😭🤲ilahayow udaabi dhaaf dhamantoo inti dhimatay ya rabi 😭🤲
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 5 месяцев назад
Masha allllah waaaw waadku macaaantay lakiin erayda iska sax❤
@Nasiim_media2024
@Nasiim_media2024 2 года назад
Heestaan fanka maa lagu soo gala allaha u naxariisto marxuuma kinsi xaaji muslimka oo dhan allaha u naxariisto
@xafsomaxamuud1453
@xafsomaxamuud1453 2 года назад
Nalka catuuti waa ku wataa quruxeey💃👈
@muunamohamed6359
@muunamohamed6359 2 года назад
Shaadiya sharaf halo daayo hesta iyaaad siwac u qaaday shadiya✋✋✋❤❤❤
@quruxlayda5426
@quruxlayda5426 2 года назад
Sax wlhi
@khadraciise2044
@khadraciise2044 2 года назад
Haa wlhy la isma xaqiro shaadiya waa Queen of heesihii hore yaan lagu daba daalin Cod base ah iyo laxanka heesta aad ayay u saxdaa wlhy Anigu Suuganta waan aqaan
@farihaubah6916
@farihaubah6916 2 года назад
Iyada kaga fiican kana cod macan
@dabshide3878
@dabshide3878 2 года назад
Curiyo wlhi heesta caadi ayay u faraxumayzay ee xaalka heesta halaga qaado 😎😎
@jamactelloofficiall8022
@jamactelloofficiall8022 2 года назад
Best chanell abdiaskari youtube waxad noo kentay maalkii oo socda waaw najax nalka keep going sis
@Carafat76
@Carafat76 2 года назад
First ayaan Ahay team Abdi Askari love dhac iigu siiya pink igu qabo
@daganabrar4934
@daganabrar4934 2 года назад
Naa may igasoocaday dharkaygii araaskii waaye kaniye
@kathirakhath4075
@kathirakhath4075 2 года назад
Kiisi xaji aadan heesteedii way ku ciyaatay
@ifkahassen4305
@ifkahassen4305 2 года назад
Heesihii hore shadiya sharaf si wcn ugu qaada shadiya ha looo daayo ayn leehy wlsha aya kaga fiicn ee udaa iyada
@farihaubah6916
@farihaubah6916 2 года назад
Shadiya ma iyada leh
@afrahafrah6819
@afrahafrah6819 2 года назад
Alle u naxariiso kiins xaaji
@nafisadahiraxmed9401
@nafisadahiraxmed9401 2 года назад
Maansha allh
@lajecleey
@lajecleey 2 года назад
Shaadiya ku fiican haloo dhaafo
@khadraciise2044
@khadraciise2044 2 года назад
Aad iyo aad
@akmiishargsan5521
@akmiishargsan5521 2 года назад
💋💞Shaadiyo sharaf ❤💞wax dhaama lawaa nio boqoradaasaa halkeeda dhigtay heesta 💞🙈❤inta kle heesta way bahdileen 🙈🤔
@pthiwalisaatiya9971
@pthiwalisaatiya9971 2 года назад
Cod pilaa sharaf aH mxU taraya 😅😅😅😅😅 poQorada niikada
@manshaallhmohamed7881
@manshaallhmohamed7881 2 года назад
@@pthiwalisaatiya9971 kkkmiskiin shaadiyo fanaaninta da yarta ah oo hada joogawaa fananada ugu sidata waliba gabdhaha shaadiyo barigay yarayd oo fanka soo gashay bay niikin jirtay oo tii nadiiro nayruus la oran jiray lasoocon jirtay lkn hada waa marwo sharaf leh afaga ka leexi queen
@abdullahahmad5635
@abdullahahmad5635 2 года назад
@@manshaallhmohamed7881 oo maxad nadiira tii ugu odhanaysa nadiiri miyadaan marwo sharafleh ahayn adeer niiki haday ceebthy way lasoo niikisay tan aad amaanaysaa eeka fuq nadiira
@khadraciise2044
@khadraciise2044 2 года назад
Waaf igu banantahay walee qof suuganta wax ka yaqaan ayad tahay laxanka heestan Fananada keliya ee saxday waa shaadiya sharaf heesaha Dadkii hore inta fananad jiilkan dambe intan Arkay shaadiya ayan siiyay wlhy nadiira nayruus lafteedu ma xuma lkn laxanka heesta badanaa ma keento lkn shaadiya is the best qabiil kuma taagerayo AHU waaberi Legen Kinsi xaaji Aden oo heestan lahayd ayan ku qaraabo ahey lkn shaadiya ayan u qiray gabadha keliya ee saxda heesihii hore
@jibrilarab9732
@jibrilarab9732 2 года назад
Shadiyo Godkeda biyo uga galeen 😂
@cllaahicali2558
@cllaahicali2558 2 года назад
Shafiyo sharaf Kaga Cod macaan Heestan
@farihaubah6916
@farihaubah6916 2 года назад
Iyada kuleh
@maxamedsidiiq7532
@maxamedsidiiq7532 2 года назад
Maansha Allah najaxa nalka fananda ka liyee tagere nimada uhayao
@kossaid8364
@kossaid8364 2 года назад
Somaliyey kuboba inta dhiman gusha iyo dabal dega cabdiaskari geena
@hamseabdi9019
@hamseabdi9019 2 года назад
Naag gaabadh oo dhan ayaan fankii Somalida u nacay bal may dhabar dheer oo muuq iyo cod leh soo qaado.
@maarshaallyrics
@maarshaallyrics 2 года назад
Legendary cameraman Mohamed Wardi keep Going bro
@abdijibarproduction3537
@abdijibarproduction3537 2 года назад
Legend m.werdi wiilka faraha fudud
@Malapo22__
@Malapo22__ 2 года назад
Rajastiinka waynaady ee garabka lasudhay maxuu yahyna qoftan haaanta ah subxanllh
@hassanabdi7677
@hassanabdi7677 2 года назад
So smart..
@asmaomar929
@asmaomar929 2 года назад
Wwwwwwoo
@abdijibarproduction3537
@abdijibarproduction3537 2 года назад
Najax madax sare Guulayso wll 🔥🔥❤
@maarshaallyrics
@maarshaallyrics 2 года назад
special fans of Najax nalka
@inantaSomalilandkufanta7766
@inantaSomalilandkufanta7766 2 года назад
Najax Barwaqo nolow xbbti ❤👏
@inaayeeyocibaado2028
@inaayeeyocibaado2028 2 года назад
Markan Najax Arkay Quruxdeeeda Iga wlleh Sonkori Bikh😂
@asmajirde7555
@asmajirde7555 2 года назад
Codkii oo lugaynaya🤗xiddigta Burco
@farihaubah6916
@farihaubah6916 2 года назад
Esh cala cod najax nalka 💯😍✔
@hodanabdi559
@hodanabdi559 2 года назад
Shaahiyo sharaf aawaya 🧐
@hodaniquruuxsan2226
@hodaniquruuxsan2226 2 года назад
Najaax Nalka cood tolmoon indr ♥️😘
@ayanlefarah2452
@ayanlefarah2452 2 года назад
Still she is not getting anywey well done 👏
@AsadnaaSuudi
@AsadnaaSuudi 2 года назад
Najax Nalka iyo Cabdi Askari baryahaan waxba lagama qaban karo ee horay usoco.
@sharmarkejama4086
@sharmarkejama4086 2 года назад
Najax Nalka best voice legend be cool song💜🖤💙
@nimcocabdi8969
@nimcocabdi8969 2 года назад
Heestan sisharafleh waxaa u qaada shaadiyo sharaf
@khadraciise2044
@khadraciise2044 2 года назад
Caqliga ha waayin
@amalgarnayl8961
@amalgarnayl8961 2 года назад
Shaadiya sharaf ayaa sifiican uqaaday adna maxumid
@khadraciise2044
@khadraciise2044 2 года назад
Aad iyo aad shaadiya lama xaqiri karo heestan barteeda ayey dhigta shaadiya markay leedahay "dhex maqurshay geeda sida ay u jiidayso arag
@faatimaahmed4412
@faatimaahmed4412 2 года назад
Another level najax codka siida ha qaban
@nimcohiigsi1234
@nimcohiigsi1234 2 года назад
2022 ishalh 1Ⓜ️ Janalkeena
@dayaxburee9751
@dayaxburee9751 2 года назад
Hestu wad kuxarte naya
@asmaomar929
@asmaomar929 2 года назад
Najax
@deqsaneabdi2442
@deqsaneabdi2442 2 года назад
heesta inaba cadi ma.ahan
@wanagjecel2825
@wanagjecel2825 2 года назад
Bacweynaha yaa iga so xada najax
@axmedyare4547
@axmedyare4547 2 года назад
Azxan cod wlhi 💋
@quruxlayda5426
@quruxlayda5426 2 года назад
Alla shaadiyaa uga shidan shadiyo wlly waxan naga qabo🤣🤣🤣🤣
@farihaubah6916
@farihaubah6916 2 года назад
Iyada kaga shidan taad sheegayso
@xikmaawimuxumed1771
@xikmaawimuxumed1771 2 года назад
Sacdiyo siman ayaa keentay heestan najma wali waaye
@khadraciise2044
@khadraciise2044 2 года назад
Shaadiya sharaf laguma gaadho
@ahmedomar9323
@ahmedomar9323 2 года назад
Najax nal dawasha wacan
@somalibanahye303
@somalibanahye303 2 года назад
Kinsi xaji laxan dheer ayay ku qada heestan adigun sidi heesi rabkad gaagabisa laxanko heesta
@khadraciise2044
@khadraciise2044 2 года назад
Shaadiya sharaf ba barteda dhigtay
@xidigtacomedy7493
@xidigtacomedy7493 2 года назад
Alla heestaan mexeey daashay
@aryanali6527
@aryanali6527 2 года назад
😂😂😂😂
@meymunbashir9020
@meymunbashir9020 2 года назад
Uf heestan shadiya mahane qof kale o qadayo hadan arko wa naca
@khadraciise2044
@khadraciise2044 2 года назад
Laxanka ayaad wax ka taqaan exactly shaadiya sharaf ayaa barteeda dhigtay heestan inta an ka Arkay naago fananin ah
@garaadhassan8890
@garaadhassan8890 2 года назад
Heesta Diyadeeda halaga qaado
@khadraciise2044
@khadraciise2044 2 года назад
Heestan shaadiya sharaf ha loo daayo inantasa taqaana laxanka iyo baseka heesaha
@farihaubah6916
@farihaubah6916 2 года назад
@@khadraciise2044 shadiyad nagut washay dee heeso udhib
@yusufahmedsaid2038
@yusufahmedsaid2038 2 года назад
Waaaaw 💯 ❤️ love u 4E nalka 👏 💞 💞 💞 fariid yar 💐 💓 🍇 🍒 👍
@Quen_Filsan_Said
@Quen_Filsan_Said 2 года назад
Amazing🙆‍♀️
@shafiehajiali1961
@shafiehajiali1961 2 года назад
Waa illaw waxaa hanaga qadin amiinta iigu dara😁
@Somali_One195
@Somali_One195 2 года назад
Another level najax nalka keep goin my sister❤
@mohamedmowlid7239
@mohamedmowlid7239 2 года назад
Keep going abdi Askari
@khadanadan5381
@khadanadan5381 2 года назад
@@mohamedmowlid7239 heestan hore miyan u maqlay??
@kahramaanofficial269
@kahramaanofficial269 2 года назад
heesta shaadiya ayaa barteda dhigtay
@khadraciise2044
@khadraciise2044 2 года назад
Xaqiiq weeye
@MohamedAhmed-qe2rt
@MohamedAhmed-qe2rt 2 года назад
Qoftu cod ahan iyo jiniyad ahanba way shidantahay lakin duubista muqaalka aya lagaga ciyaaray. Slow motion xad dhaaf aha erayada iyo muqalka on la isku aadin waalala dhamaaday malaha
@asmomohamed8229
@asmomohamed8229 2 года назад
Shaaadiyo sharf heestan qofku dhaama lawaaaye poqorada codka shaadiyo sharf
@manshaallhmohamed7881
@manshaallhmohamed7881 2 года назад
waa kula qaaba
@khadraciise2044
@khadraciise2044 2 года назад
Caqliga ha waayin
@farihaubah6916
@farihaubah6916 2 года назад
Najax ayaa ku leh
@ahmedawow3364
@ahmedawow3364 2 года назад
Keep going najax nalka
@astaanmusalsaldrama1707
@astaanmusalsaldrama1707 2 года назад
Abdi askari tube another level
@alihersi5974
@alihersi5974 2 года назад
ereyadii abwaan Axmed saleebaan bidde laxankii jiim sheikh muumin xasuustii kinsi xaaji Aaden iyo c/laahi xumar xarago, qaybtii kinsi ayay qaadaysaa gabadhaani si fiicana way u qaaday walow aan kinsi marnaba la gaari karin
@ibraahimcali4032
@ibraahimcali4032 2 года назад
abayo yaa kamaqan
@abdirahmanyussufhulbale369
@abdirahmanyussufhulbale369 2 года назад
Beta more
@fartunnur3103
@fartunnur3103 2 года назад
Waaw♥️♥️♥️⚘👍
@iphrah7860
@iphrah7860 2 года назад
Waxan Hestii wa ku dheshay Edo kuwaga ku fcnyd kinsi xaji ma gartide mel naga fariiso
@xamseaden4544
@xamseaden4544 2 года назад
Kinsi Haji se you again🙃
@suweysabdulkhadir4002
@suweysabdulkhadir4002 2 года назад
Waaaaw
@sahroali324
@sahroali324 2 года назад
Heesta Kumad soo baxaysid adigu nalka
@nasraabdullahisaid7054
@nasraabdullahisaid7054 2 года назад
Suurihi oo qofa ish cala cod ayey iku canaanatey qurux badan sideyda ookale ayey ugabantahay 😂😂😂😂😂
@osmanziyad8665
@osmanziyad8665 2 года назад
Tani way kufsatay heesta
@hussenkhaliif9600
@hussenkhaliif9600 Год назад
Horaa loo qaaday kkkkk
@zuleikhaahmed7220
@zuleikhaahmed7220 2 года назад
❤😍❤💯🔥🔥🔥
@apdirizak_mohamed9352
@apdirizak_mohamed9352 2 года назад
heestan qaadisteeda shaadiya sharaf mooye cid kale kuma cod macaana
@khadraciise2044
@khadraciise2044 2 года назад
Caqliga ha waayin
@dhadhanlyrics6568
@dhadhanlyrics6568 2 года назад
Heestaan markaa daawaday wxn xaqiiqsaday fanaanku inuu dulmanyahy oo qofka lacagti hestaa uu wuxu ka rabo ka yeealan karo ama hees walpo ii qaad dhihi karo karo shaadiyo io najax hal qof uunba ka hadliye midbaa dhihi doono heblaayo anigaa qabo blse Qarash can mary qumayo kasTo hhh
@mumtaaz-gd3dt
@mumtaaz-gd3dt 2 года назад
❤️❤️❤️
@camarbinmire348
@camarbinmire348 2 года назад
Haa layso buuqdo asxapta
@bashiirmulaybechannel6011
@bashiirmulaybechannel6011 2 года назад
Wah
@saamiyahabdirisaak2898
@saamiyahabdirisaak2898 2 года назад
🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@amintesmoofficial2695
@amintesmoofficial2695 2 года назад
🙄🙄🙄
@cxakiinmisaan5957
@cxakiinmisaan5957 2 года назад
M
@sahalomar1096
@sahalomar1096 2 года назад
Gabadha keeshali kaweyn meysidataa😅
@abdirahman-24-u6e
@abdirahman-24-u6e 2 года назад
Najax🔥
@mohamedabdullahi9071
@mohamedabdullahi9071 2 года назад
Hesatan sacdia siman aya hore uqade😍
@quruxoday533
@quruxoday533 2 года назад
Oraginal keedii hore cida iska leh ma taqaaanaa Allah ha u naxariisto kinsi haji Adam don't say sacdiyo siman ayaa qaada adiga oon waxba ka ogeyn cida iska leh oraginalka heesta
@sabaxnuur5861
@sabaxnuur5861 2 года назад
Laxanka halkiisa lama dhigin
@khadraciise2044
@khadraciise2044 2 года назад
Shaadiya sharaf ba dhigtay
@sapnuushpea1973
@sapnuushpea1973 2 года назад
Wxan cod mha mesha Ka friso gbreey
@queensharaf707
@queensharaf707 2 года назад
Tani iyada iswalaqyse heesta wykufsaty kk
@tayosiirsaleeban1229
@tayosiirsaleeban1229 2 года назад
Heestan wad ku ciyaartay wayo fananin badan ayaa qaday farxiya fiska foosiya ifka rasmi raysa iyo qaar badan kle lkn adiga kam hayo walahi fanand buuxda ma tihid
@khadraciise2044
@khadraciise2044 2 года назад
Ok tee ayad isleedahay way ku dhawaysay hadad laxan wax ka taqaanid
@queensharaf707
@queensharaf707 2 года назад
Codkaykadhimatay Tani kkk
@mubarakmahadmohamed
@mubarakmahadmohamed 2 года назад
Nalka nuura noolow sister
@hibakalim3420
@hibakalim3420 2 года назад
Wad ku ciyartay heesti sister 😂😂
@khadraciise2044
@khadraciise2044 2 года назад
Heestan shadiyo sharaf lagu gaadhi waa run ba fcn
@farihaubah6916
@farihaubah6916 2 года назад
@@khadraciise2044 iyada qof kaga macan man arg
@apdallaofficial6512
@apdallaofficial6512 2 года назад
Heeste wey ku dheeshey tan uf
@pthiwalisaatiya9971
@pthiwalisaatiya9971 2 года назад
😅😅 socdaal iyo Fartun pal palaarka ayaaD laQapsateeen 😅😅 layaap malihidin 😅😅😅
@hamdimohamedadan6603
@hamdimohamedadan6603 2 года назад
War shaadiya ayaa shidan tan xamasad maleh
@tayosiirsaleeban1229
@tayosiirsaleeban1229 2 года назад
Kam hayo heestan waa lagag wacnahy tufax darjo Soo dhagyso fananda waad thy lkn heest Kam hayo
@khadraciise2044
@khadraciise2044 2 года назад
Kkkkkk suugan iyo qaafiyad hadad wax ka taqaano shaadiya sharaf laguma gaadho heestan laxanka heesta shaadiya ayaa saxday waxanan kugu cadaynayaa markay marayso "dhex maqurshay geedaa" sida ay u jiidayso no one ku qabsam kara shaadiya sharaf waa Queen of mesh up
@farihaubah6916
@farihaubah6916 2 года назад
@@khadraciise2044 heesaha reer somalia ha qado marka ileen kuwan iyadu malehe
@abdullahimahammed6591
@abdullahimahammed6591 2 года назад
Wah heesta yaa kusoo celi ku dhahay wax cusub la imaw dhuqda
@abdiqaniismacil7174
@abdiqaniismacil7174 2 года назад
War tan wey Ku dheeshay heesta war nagta wey isku bislataye nin U doona
@khadraciise2044
@khadraciise2044 2 года назад
Shadiyo sharaf ba barteda dhigtay
@justtt.4nx_p7
@justtt.4nx_p7 2 года назад
ʜᴇᴇsᴛᴀɴ ᴏʀɪɢɪɴᴀʟ ᴋᴇᴇᴅᴀ ʏᴀᴀ ǫᴀᴀᴅᴀʏ🤔
@umumuntas1653
@umumuntas1653 2 года назад
Kinsi xaaji Aaden
@khadraciise2044
@khadraciise2044 2 года назад
AHU waaberi Legendry kinsi xaaji Aden
@bahjamaxamed7680
@bahjamaxamed7680 2 года назад
Gabadha yay u khaakhayiraysaana oo Laura u taagan
@nimcomukhter5165
@nimcomukhter5165 2 года назад
Shadiya ku meeeee🤣🤣🤣🤣
@djamaasma2898
@djamaasma2898 2 года назад
🤣🤣🤣🤣👎👎👎👎👎👎BsrSnn ske dhee the most recent one I xhs was the first one I had in mind for
@crizaaqcabdi9254
@crizaaqcabdi9254 2 года назад
Waxan cod xumaa aq
@nimamowlid764
@nimamowlid764 2 года назад
🥰🥰🥰🥰🥰🥰
Далее
Ромарио стал Ромой
00:46
Просмотров 341 тыс.
Unique deep painful back massage for Lisa #chiropractor
00:11
ROODA KEYF - UDUG - OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
2:41
Просмотров 4,1 млн