Тёмный
No video :(

NAJMA NASHAAD AX MIYAANAD ODHANAYN HAWRAAR NEW YEAR 2021 

Hawraar Music Production
Подписаться 1,7 млн
Просмотров 750 тыс.
50% 1

NAJMA NASHAAD AX MIYAANAD ODHANAYN
EREYADA AMIIN TOGDHEER
LAXANKA CABDIFATAX MUKHTAR
Copyright@Hawraar Music

Опубликовано:

 

21 авг 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 298   
@karimadnaan6753
@karimadnaan6753 3 года назад
Wax la dhageysto waxa ugu wanaagsan quranka ee wll quranka ha lagu dadaalo❤🙏
@thegr8tahmed
@thegr8tahmed 3 года назад
Adoo hees dhageysanaya Qur'aanka like haku raadsan🥶
@azaidi7822
@azaidi7822 3 года назад
@@thegr8tahmed bentaa maha walhi
@thegr8tahmed
@thegr8tahmed 3 года назад
@@azaidi7822dadka hlaga qabto nocan neo
@azaidi7822
@azaidi7822 3 года назад
@@thegr8tahmed like ta maxay utarre sxb wakayabey walhi
@thegr8tahmed
@thegr8tahmed 3 года назад
@@azaidi7822 ma aqan wxey u treyso wllhie bal iyagan weydin
@ayaanabdi996
@ayaanabdi996 3 года назад
haa wllhy quranka aya ugu wanagsan wax la dhagaysto
@aadanxeefdalbac2837
@aadanxeefdalbac2837 2 года назад
Warun wlhi
@juleibibade
@juleibibade 3 года назад
Iskuma Ficna Najma Iyo Seygeda Ya ila Arka✋✋
@nimcosayid958
@nimcosayid958 3 года назад
Way is furèeen wlo
@MGarboole
@MGarboole 2 года назад
way kala dhacayaan😅😅
@faaraxtaajir454
@faaraxtaajir454 3 года назад
Anu laxamada oohin oohinta ah kama helo coz hadaan rabo inaan qiiroodo quraan baan dhagaysan lahaa
@maxamuudshanta9391
@maxamuudshanta9391 3 года назад
Wllo hadaba meeshan wax xun ays
@alphaofficialkpe5547
@alphaofficialkpe5547 3 года назад
Hhhhhhhh thatz rait
@mohamethnazri5044
@mohamethnazri5044 3 года назад
The legend of the laxan abdiFtah mukhtr🔥 Hees dareen gaara leh najma nashaad🥺💔❤❤✋🏾😁
@nadrahnourahnalka3487
@nadrahnourahnalka3487 3 года назад
Ax miyanad odhanayn 😥😥😥 dunidood ka eegtoon iskaga ag jogana ma qof ay ku adagtoy ,ogolanin bad thy 😪aad Ayaay i tabatay, ducaduu waa dhankinaa wxi aarka comment ka 😊😍 inu Allah isku kayoo calfoo ❤
@qadanmohamuud2621
@qadanmohamuud2621 2 года назад
Ameen ameen wll
@saalaxmahdi9043
@saalaxmahdi9043 Год назад
Aamin
@zackabaas1668
@zackabaas1668 3 года назад
Najma nazhaad wllhy wllo si dhapa kuutaageeraa keep going ziz ❤️✌️
@omarjunior9290
@omarjunior9290 3 года назад
Iga ba aamusnow inyar oon ku eegtuun iska agjoogana ma qof ay ku adagto ogolaanin baad tahay ❤️😭😭😭 intaas million ka qiimo badan
@nusaybaable
@nusaybaable 3 года назад
Najmaay sidaad dadka kale ula farxay xaajigaaga ula farax please
@shariifoxaamud6270
@shariifoxaamud6270 3 года назад
Haa wlhy ani waan ka yabay
@queen_azhwaaq9157
@queen_azhwaaq9157 3 года назад
Labadoodu wa isku mid iskuma mashqulan kkkk mojidood
@nasraabdalla7770
@nasraabdalla7770 3 года назад
Family ka 👪 fowdada ka daaya waryaada ma guri ayaad la dagan tihiin 🙄😏😏
@hdaabdalla7671
@hdaabdalla7671 3 года назад
Xasuusaad igalinaysaa 😌 Umalkii jacaylkiyo uurkutaladan qabay ka dawe ismaad odhan aniguna ilowo ka adkayso man garan 😭
@zainabfahiye4750
@zainabfahiye4750 3 года назад
Horta arkay uma faraxdo kkk
@zonkorbeey1360
@zonkorbeey1360 3 года назад
Waxaan sugnaaba waa qamar suugaani 🥰🥰❣inta ila qabta qamar suugaani farta taaga
@abwaansharmakegermany
@abwaansharmakegermany 3 года назад
Qamar halagu dhakhsado
@khadraciise2044
@khadraciise2044 3 года назад
Wow najma nashaad quruxley Cod iyo qurux iyo dherer waa isku darsatay masha Allah
@ayanmoha1430
@ayanmoha1430 Год назад
1.14.2023 wx dhgysnya ano kaniyad jby jacyl dhan 😢
@maxamedbaradho4535
@maxamedbaradho4535 3 года назад
inyaron ku ag joogo iska ka ag joogna ma qofay ku adagto ogolanin bad tahay 😭😭😭😭😭😢😢
@momof3264
@momof3264 3 года назад
Najma Nashaad👍👍
@ayeeyokorisey3980
@ayeeyokorisey3980 3 года назад
Ax way😰😰
@Idizal
@Idizal 3 года назад
Umalkii jaceylkiyo uurkutaaladan qabay Ka dawee ismaad odhan Aniguna Ilow oo ka Adkeyso maan garan☹️💔😖😭🥺
@xamdaxamda1193
@xamdaxamda1193 3 года назад
Najma xaajiga ixtiram waa qof xishod badan
@mohamedofficial4280
@mohamedofficial4280 3 года назад
another level wlhy inantaas wan wataa cod iyo qurux ba way isou darsaty najma nashaad alalh hadaaye
@aamiinapdirashid1624
@aamiinapdirashid1624 3 года назад
Inta najma nashaad iyo ismaciil aarka zugi la like isku muuji❤❤❤
@amuonabdirahmaan241
@amuonabdirahmaan241 3 года назад
Hhhhhh🤣🤣🤣🤣
@suldanabdirahman3970
@suldanabdirahman3970 3 года назад
Najma nashaad 2020 waxay hayd fanaanDa loogu dawashada badan yHay
@ducaysa1769
@ducaysa1769 3 года назад
Najma nashad may odaygeda labiska kaso shido asga ugu maraxsan dharku qabo😂😂
@relawmasilani2207
@relawmasilani2207 3 года назад
Pic. And. Love
@amounkeize4202
@amounkeize4202 3 года назад
Legend baan hlkaa ka arkaa Cabdi yre fvv singer ❤
@raxmarandaofficial3130
@raxmarandaofficial3130 3 года назад
Legend waaye wlhi
@Mss-ruweyda
@Mss-ruweyda 3 года назад
her voice😫😫
@liibaanmaxamed8093
@liibaanmaxamed8093 3 года назад
Waaaw najma nashaad wixii jecel like sara
@farahsudi8010
@farahsudi8010 3 года назад
Music somalia mixes of the most 🇸🇴🇸🇦🇰🇪I Farah Ali Sudi
@farahsudi8010
@farahsudi8010 3 года назад
Farah Ali sudi najma ahmed omar 🇸🇴🇸🇦🇰🇪I Farah Ali Sudi
@mohamedmohamoudaden757
@mohamedmohamoudaden757 3 года назад
Abdifatax laxamadisa way iiga duwanyihiin laxamadakale runti waxaan odhankara wuxuu hada fanka somalida ee casriga runti kaga jira halki JIIM Sh Muumin kaga jiray fanki hore ,
@dailyxiin
@dailyxiin 3 года назад
JiiM Yaaa JiiM Ustaad
@mohamedmohamoudaden757
@mohamedmohamoudaden757 3 года назад
@@dailyxiin aad iyo aad wlshay inaa tahay qofka fanka waxbadan ka yaqaana sida dhakhsaha ee aad usoo qortay ustaad JIIM Sh MUUMIN waan ku salaamaya cawo wll meelkasta oo aad joogto faraxad iyo barwaaqo ayaan kuu rajeynaya
@dailyxiin
@dailyxiin 3 года назад
@@mohamedmohamoudaden757 Walalkay Qaali Sidoo kale MaaliGTa rabi haku Soo SalaanTo🖐🏾😍 Iskuma Arko qof fanki hore ku tagtay lkn wixii iga liiTa waan dhaama Sigaara ayaana utaageera Ustaadka Heesihi uu Tumay iyo Waliba kuwa uu Laxameeyayba Mahadsanid Mar Kale walal qaaliH
@mohamedmohamoudaden757
@mohamedmohamoudaden757 3 года назад
@@dailyxiin hhh maanshallah wll Adiga iskuma aragtid wlshay lkn aniga ku arka inaa tahay qof fanka waxbadan ka yaqaan wll Mahadsanid wll markale
@dailyxiin
@dailyxiin 3 года назад
@@mohamedmohamoudaden757 Waa Sidaaas Adaa mudan WalalkaY
@mohkather5646
@mohkather5646 3 года назад
NajMa Nashad cid Dar alle lo wda jcelyhy mcha allh
@nimcoayaan6197
@nimcoayaan6197 3 года назад
Aww najma nashaad 😎✌✌
@gg-ging295
@gg-ging295 3 года назад
Inta inay maslax daawadan uzoogalay like
@najahfaarah9235
@najahfaarah9235 3 года назад
Waar najma nashaad wan jecelahy Love youh wllo yuotoupe kaagi soo kalakici wn kuuxiizaY
@oumalyoussouf-le6bb
@oumalyoussouf-le6bb 8 месяцев назад
miyanad hawrar odhanayn bb sided igu so heshay❤
@wlalmohamed9824
@wlalmohamed9824 3 года назад
Hawrar production wan idin tageraa 💥💯
@maskacade6215
@maskacade6215 3 года назад
Besti song najma nashaad keep going
@nicimaibrahim5459
@nicimaibrahim5459 3 года назад
Najma nashaad waa fanaanad aan taageero fankeda iyo dhoolacadaynteeda quruxdeda Masha Allah Lkn wll odaygaagii waad nacdaybe Xataa in yaro ixtiraama tusi maysid Waad iska dhix aragtaybee Wll kasii daa xajiga xaqbu kugu leeyahe 😂
@nicimaibrahim5459
@nicimaibrahim5459 3 года назад
@Tufaax Caliwll dadkaa nacsiiyay Wu ilko la yay wu foolxunyay Dadku dhib badana wakuwaa lamanihii isku diray
@cabdikariimxayo7330
@cabdikariimxayo7330 3 года назад
Ereyada Zxbkay aamiin ibraahin cali togdheer goljanawi😂 👇
@ismaaciilcabdilaahi6800
@ismaaciilcabdilaahi6800 3 года назад
NAJMA NAZHAD POQORADA QRXDA HAPLAHA SOMALIYED
@ilhaanxasan9870
@ilhaanxasan9870 3 года назад
Oo Najmo marka cawaale loo keeno m faraxsano marka kle rag kle la ciyaareyso maxey fany utahay naa ninkaada ku faan iga tag ciil iga qabtee
@aishomohamed7570
@aishomohamed7570 3 года назад
Maila argtay
@hafzaahmet1879
@hafzaahmet1879 3 года назад
Wariifnida ma herkasay ku garsisay
@sabirayusuf3472
@sabirayusuf3472 3 года назад
xooga cadho ah ayaa jirtaa laga yaaba isagaba anahax ayaa soo kiciyee u muu jeedin inuu u soo kacaba
@raxmakoos2846
@raxmakoos2846 3 года назад
Oo wll ninkedu maka surwalka cagaranba
@hafzaahmet1879
@hafzaahmet1879 3 года назад
@@raxmakoos2846 ha apyo
@nimcodagan9898
@nimcodagan9898 3 года назад
Najma sidadi hore ku qrux badnayd ee timaha qarsona iyo bila make uppki😰🤗
@alilondon
@alilondon 3 года назад
Alla Ax miyaanad odhanaynin Dunidoo IdiL adaa kaa eegtoon Iskaaga ag joogana ma qof ay ku Adagtahoo ogolaanin baad tahay
@nuuracabdi6161
@nuuracabdi6161 3 года назад
Waaaw najma keep going
@aishomohamed7570
@aishomohamed7570 3 года назад
Na najmay xajiga ixtiram
@apdikarimzergioh7374
@apdikarimzergioh7374 3 года назад
Like isaar hadad ila aragtay in najma nashaad xaamilo tahay
@abdilahiabdalle9147
@abdilahiabdalle9147 3 года назад
intaanu heesta dhagaysanayno adigu ma faar la wareegaysaa cabdaw libidhe
@bawaaqoabdiqaadir7242
@bawaaqoabdiqaadir7242 3 года назад
Ax miyadan oranayn najma waxaa tahay fananinta fananada quree kahelo codkeeda istelkeda iyo jaskedaba
@mosuuriya4104
@mosuuriya4104 3 года назад
🤣🤣🤣axmed aarshe wuu u qaadan laayahay dharka jeans ka ah ama swagg ah uu xidhanyahay ufiirso
@filanwaaoneofficial7761
@filanwaaoneofficial7761 3 года назад
Hhhhhh aaad
@usaamemaxamed7372
@usaamemaxamed7372 Год назад
Bro dharku waxba ma shegan
@nafiisshariif9053
@nafiisshariif9053 3 года назад
Qalbi Holcay🔥😰
@rasharashaayder38
@rasharashaayder38 Год назад
Asc
@ahmetapdulle8151
@ahmetapdulle8151 3 года назад
Best song in the love Najma nashaT❤💏
@yusufguulofficial
@yusufguulofficial 3 года назад
Najma Nashaad boqorada Codka Dhulka uduga 💯👌👏👏👏👏👏👏👏👏👏🇸🇴🇸🇴😍😍😍👈
@xog-sidenewsnetwork3068
@xog-sidenewsnetwork3068 3 года назад
Qamar meesha dalxiis buu yimid inta ila aragtay like
@dailyxiin
@dailyxiin 3 года назад
*Najma Nashaad👑*
@amuonabdirahmaan241
@amuonabdirahmaan241 3 года назад
Masha Allah najma nashaad xqqti qali 💞💞❤❤
@najmanalka261
@najmanalka261 3 года назад
Another level✌ najma nashaad
@nimcanilkacaze7113
@nimcanilkacaze7113 3 года назад
Ustaad mukhtaar of laxamayste
@joker_pro670
@joker_pro670 3 года назад
Aarka iyo qamar baan sugaayaa anigu
@ayanmoha1430
@ayanmoha1430 3 года назад
Heestan Walhi wa igu qali wxa ixasusiyy jacyl aaan ku ahy kali 🥲
@hiboabdilahi3911
@hiboabdilahi3911 Год назад
Kula mid aha sister😒😒😒
@barwaaqocismaan7010
@barwaaqocismaan7010 2 года назад
heestii heesaha ax miyanad odhanayn iyo najma
@hamdaomer3815
@hamdaomer3815 3 года назад
Allah hku soo hadeyo wlshay
@aboubenabou4498
@aboubenabou4498 3 года назад
A.mokhtar waa ustaad ka mulaxamka garniga wayo hesti arkimaysid waxan kafila isaga ayaa laxanka usaray najma hambalyo al ustad a.mokhtar iyo markaleh waxan leyahay halaqirodoo
@sumayajama9295
@sumayajama9295 3 года назад
Barnaamijka heesta ku jirta❤️❤️❤️najma nashaad
@mahadomuhubo7617
@mahadomuhubo7617 3 года назад
Ti khadra silimo miyad oiowday
@mubaarigaltaaf5590
@mubaarigaltaaf5590 3 года назад
Wòoooooooów Ammassing 😍🥰
@kawsarcabdi2049
@kawsarcabdi2049 3 года назад
hbo najima ninkakga la farx 💯🌹ma laysikuguni diray
@Mustafe.17
@Mustafe.17 3 года назад
Ax minaanad oranaynin🤞
@nadiasiciid7770
@nadiasiciid7770 3 года назад
Najma nashad inaantaydii ♥️🧕
@nasriinali353
@nasriinali353 3 года назад
Najma nasheed❤️
@axmedqalinle24
@axmedqalinle24 3 года назад
Nice Dice Frice Contrice
@lakicalishaah6960
@lakicalishaah6960 3 года назад
Mansha allah najma nashad hore u soco♥️♥️♥️
@xamdikayse9697
@xamdikayse9697 3 года назад
Najima nashad darillhy ban iskaga jecelhy
@apurahmanfficial812
@apurahmanfficial812 3 года назад
Hit Song like dhac iku siyaa hawraar family
@cabdinasirxared2293
@cabdinasirxared2293 3 года назад
Keep going siz
@g.saacid1214
@g.saacid1214 3 года назад
Awoow cabdi yare noso gali
@umuamiira5420
@umuamiira5420 3 года назад
1M BAY ONE MONTH ISTAAHISHA🥰⚘
@shaadiyacishqi7467
@shaadiyacishqi7467 3 года назад
Xumaan uun lagama eegee inantu ninkeeda way ixtiraamaysaaye heesta ayaan uqalmayn sababtoo ah kuma adka ninkeedu mana xumeeyo markaa sidaas awgeed uma quudhayso inay ku tilmaamto dareenka heesta👑🙏 Somalidu waxba ma hubsato markiiba qofka ayay su,alo iyo waxan loo diran meesha la imanayan🤔 isku noolada lamaane qiimo badan❤🌍👑🙏
@haldoordumar6770
@haldoordumar6770 3 года назад
Dadku waxba fahmi mayaaan
@abdirahmaninbuallale8098
@abdirahmaninbuallale8098 3 года назад
Nazhaada Fanka ♥️💯
@khatraismail5524
@khatraismail5524 3 года назад
Waxaan la yaawbay nagma xaajigeeda kuma faraxsanaa wiilashee way qoslaysaa what is wrong najmaa
@minaladnat9984
@minaladnat9984 3 года назад
Gabdhan ninkeedu waa miskiin huno ninkaaga usoo labis ka giiji
@hanadofficial422
@hanadofficial422 3 года назад
Best song ❤👑
@Raxma_Rabi
@Raxma_Rabi 3 года назад
M.a gabadha kaliya ee aan fanka kataageero
@dhalintadambe3798
@dhalintadambe3798 3 года назад
boqoradi codka najma nashaad plz like iyo subscribe igu qabta somali maxamed
@queenhotho9595
@queenhotho9595 3 года назад
Najma nasheed
@mahamedfaysal5308
@mahamedfaysal5308 3 года назад
Igaba aamusnaw Inyaroow ku eegto Iskaaa ag joogno Maqofay ku adagtoo Oglaanin baa tahay Axeey ax qofaan kujeedin oo aaad argiisu waxwalba kaaga qaali sanyahy
@hodanhapiofficial6627
@hodanhapiofficial6627 3 года назад
Naagtan ninkeeda ma ixtiramtoh ax
@ahmedtaani9127
@ahmedtaani9127 3 года назад
Najmay iskaga bax fanka ayan ku odhan lahaa ☹️
@khatraismail5524
@khatraismail5524 3 года назад
Najma ninkeedaa waa maskiiiiiin xaaajigaa Ka xishooo
@aboubenabou4498
@aboubenabou4498 3 года назад
Aaax najma waa yurub taa future kaa ruunti hesta darren ayay kuu gadaysaa
@mudasirhirsihassan8053
@mudasirhirsihassan8053 3 года назад
Best Song 🔥💟👌💯
@AmiiraMahamed-ke5ps
@AmiiraMahamed-ke5ps 3 месяца назад
2024😭💔
@kingmohaz1192
@kingmohaz1192 3 года назад
The best song najma nashaad Keep going my sister
@najibdahir
@najibdahir 3 года назад
ax Najma codkeda qalbiga ku xasilo 💞💞
@caliyaaxmed6550
@caliyaaxmed6550 3 года назад
Ax miyaadan oranynin😥
@boqorbile4175
@boqorbile4175 3 года назад
Best song❤️
@safiyoabukar3296
@safiyoabukar3296 3 года назад
Ax najmo codkeeeda 💕💕💕💕
@pretyysmile9923
@pretyysmile9923 3 года назад
Najma nashaaad👸❤ Heees QiradeDa wataH🤕
@abdifaray9555
@abdifaray9555 3 года назад
Hesaha quranka ka macaan lake
@ckarincalishaah3209
@ckarincalishaah3209 3 года назад
Najma jaceyl waliya abuureysaaa
@fardowsonuur5741
@fardowsonuur5741 3 года назад
Heesta najma cawaale ayey ka hadleysaa
@MuruqsayPodcast5223
@MuruqsayPodcast5223 3 года назад
War aarshe noosoo daaye bilaahi calayge
@joliasli167
@joliasli167 3 года назад
Wowwwww
@XamseKarton
@XamseKarton Месяц назад
@xabsacabdilaahi4885
@xabsacabdilaahi4885 3 года назад
ax miyanad oshanen😥 wlhi way itabatay 😟
@abdikaafihussienisse8132
@abdikaafihussienisse8132 3 года назад
7 comment baa iga horeeyay hhhhh yaabay
@ilhaancbdisalaanilhaancbdi9
@ilhaancbdisalaanilhaancbdi9 3 года назад
Najmo nashaad ma xamila
@OmariAbdullahi
@OmariAbdullahi Год назад
Asc
@hanaqaadlyrics5777
@hanaqaadlyrics5777 3 года назад
War waxan yari waa mucjiso wllhy gacan baan kuu taagay nashaadeey
Далее
MUSASALKA ILMADII QARSOONAYD S2 �XALQADDA 6 AAD
25:12
NAJMA NASHAAD I AAMIN OFFICIAL MUSIC VIDEO
7:34
Просмотров 1,4 млн
CAWAALE DAYR QOYS KAABA HAWRAAR NEW YEAR 2021
7:57
Просмотров 256 тыс.
Najma Nashaad | Sarkaal | Official Music Video 2020
6:41