Тёмный

NAJMA NASHAAD FEAT CABDINUUR ALAALE | MACA KAK'TA | QAFAR GADA CLASSIC 2022 

Waqal WStudío
Подписаться 2,5 млн
Просмотров 2,1 млн
50% 1

Опубликовано:

 

27 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 2 тыс.   
@hary0102
@hary0102 2 года назад
Najma Nashaad waa fanaanad internationale ah marba hadeey sidaan ugu heesayso luuqadii reer abtigeey Canfar hadana waxaan ka yaabanahay sida ee ugu luuqeynayso waxaa la moogaa qof luuqada u dhashay. One Love Nation of the Horn 🇩🇯❤️🇸🇴❤️🇪🇷❤️🇪🇹
@duudarasmi4071
@duudarasmi4071 2 года назад
Somali noga dhig wll reer hargysa hadnu nay kalma kama garnyne
@lepasserefletdufutur
@lepasserefletdufutur 2 года назад
Il faut traduire pour les gens qui parle pas la langue, pour que le monde va la beauté de la langue Afar.
@aminafarah2318
@aminafarah2318 2 года назад
Warqad loo dhibay oo akhri la yidhi weeyi heesaha imiku Cabdinur waa fanaan weyn wu garanaya isagu
@Elpinko1
@Elpinko1 2 года назад
.odeyga.iyo.nashaad.iskuma.nuurayan...waxay
@Fancy_198
@Fancy_198 2 года назад
2sfx
@nabiilbulle4956
@nabiilbulle4956 2 года назад
Qofki an fahminow farta taag 👍🤣 welldone najma and legend Alaale. Koley way nagu socotaa #teamwaqal 🙌🙏
@abdirisak31
@abdirisak31 2 года назад
Luuqadi somaliland mia zxp
@abdiadilabddale8982
@abdiadilabddale8982 2 года назад
Wlhi wxba maka fahmin
@aaminaahmed4317
@aaminaahmed4317 2 года назад
Weger adaa ba sheegaya walaa waxaba wanan fahmin
@abdifitahsablaale2649
@abdifitahsablaale2649 2 года назад
Af somali ka fugtan walee
@samiraali1925
@samiraali1925 2 года назад
Mana ceenooyan waxa mise amaan waye🤣🤣🤣
@somaliyameni202
@somaliyameni202 2 года назад
Qofkasto qoralkyga arkaa waxan u rajenaya cafimat io cibaado suban alhuma amiin 🙏❤
@614__lil2
@614__lil2 2 года назад
Somali yameni i love you
@adnanafnan3721
@adnanafnan3721 2 года назад
Amin sidokale hn 🤲🏼
@cayuuniturkish6517
@cayuuniturkish6517 2 года назад
Amiin yaa rabi
@somaliyameni202
@somaliyameni202 2 года назад
@@adnanafnan3721 jazakalah khair
@somaliyameni202
@somaliyameni202 2 года назад
@@cayuuniturkish6517 amein 😔
@bbenacnac
@bbenacnac 2 года назад
Najma nashaad is the best singer 👸🏽🥰❤️ Waqal studio best cameraman in hargeysa 📸🔥
@mohamedmowlid7239
@mohamedmowlid7239 2 года назад
Wow amazing keep going waqal studio
@bukharimohamed3828
@bukharimohamed3828 2 года назад
Waqal studio best cameraman in repoblic of Somaliland ❤️ Hargaysa hakusoo koobin waa studio qarane
@cabdiqadirmohamet7531
@cabdiqadirmohamet7531 2 года назад
Comment ku dhiiglay meel kasta kugu arkaa😂😂❤✌
@KOTO-cod
@KOTO-cod 2 года назад
Yea
@bbenacnac
@bbenacnac 2 года назад
@@cabdiqadirmohamet7531 😂 Mhe Malmhn RU-vid wa ka mashqulyba
@hamdamohamed5938
@hamdamohamed5938 2 года назад
Qofkazta qoraalkyga arko wax kasta uu rabo ilhay hasiiyo akhirana janatu fardawsa hageeyo farxad badan abid kuwaar 🙏🥰❤️💥💯
@apdiqanixasan5
@apdiqanixasan5 2 года назад
Aaamiin aaamiin wll
@feyslf1226
@feyslf1226 5 месяцев назад
Aamiin Aamiin Walaal adna sidoo kale.
@issahassan5778
@issahassan5778 2 года назад
Waww elle est vraiment génial la façon qu'elle prononcer keep going sister en dirai quel est djiboutien à vrai dire 😍 avec les traductions et tout ça ❤️❤️ horow soco wllchy najama qurux ❤️🔥 bon chance.....!!🇩🇯🇩🇯
@dhamaystiran7287
@dhamaystiran7287 2 года назад
Sas waye wll
@inaayeeyocibaado2028
@inaayeeyocibaado2028 2 года назад
Hargeysa SomaLiland Wan Ku hysta Hargeysa Mad i Geysaan Hargeysa Barakooba waLaLyaL reer Jamuriyada barakaysa ❤
@nasapohmalapoh6664
@nasapohmalapoh6664 2 года назад
No kly wll ❤️
@Mgggggggggv
@Mgggggggggv 2 года назад
Kalay wll soo dhawoow anigana kugusoo dhawaynayna
@minasana5951
@minasana5951 2 года назад
Soo dhawow huuno
@qadancumar1570
@qadancumar1570 2 года назад
Welcome wll
@barwaqomaxamud8347
@barwaqomaxamud8347 2 года назад
Noo kalay wall
@cabdiqanifaarax949
@cabdiqanifaarax949 2 года назад
Reer aptiyashay canfar waan salaamaya from hargaisa 🙂🙃🥰🥰🥰🥰
@farhancaqil1587
@farhancaqil1587 2 года назад
Waa haben jimce aan ku salino rasuulkeni subana scw
@ascnimco9625
@ascnimco9625 2 года назад
Scw scwscw scw scwscw scw scwscw scw scwscw scw scwscw scw scwscw scw scwscw scw scwscw scw
@luulsheikh7156
@luulsheikh7156 2 года назад
SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW 💖
@qalbikaabaofficial4224
@qalbikaabaofficial4224 2 года назад
Scw scw scw
@cumarmaxamed-mf5jf
@cumarmaxamed-mf5jf 2 года назад
Scw
@cumarmaxamed-mf5jf
@cumarmaxamed-mf5jf 2 года назад
Scw
@kkin7066
@kkin7066 2 года назад
Allah ha unaxariisto xasusti Moussa Sheikh Baxa iyo Bilila Abdo souvenirs d’enfance nice 👌
@buulo_yareey_media5701
@buulo_yareey_media5701 Год назад
Sxb canfari miyee ahaayeen misa somali labadaas fanan muuse iyo bililo
@ilko-dheere
@ilko-dheere 2 года назад
Les Afars sont nos freres et soeurs from SOMALILAND JAMURIYADA BARAKAYSAN 💚🤍❤️
@ishaakismail8874
@ishaakismail8874 2 года назад
haa mshalaah waaa dadkeenii cafartu waa nasab abti baan u ahay 2 gabdhood qaaarna ilmaabtiyaashaybaa dhalay
@chemari9979
@chemari9979 2 года назад
Thanks bro we are family
@daoudalidavid
@daoudalidavid 11 месяцев назад
Thank brother we are brother for ever
@mohammedhassanademadem
@mohammedhassanademadem 9 месяцев назад
Somaliland 💚🤍♥️🇮🇷/🇪🇹 Afar are brothers and sisters ... Cissa are our common enemy 🐽🐷🐖🐗🍑
@ahmmedisse
@ahmmedisse 2 года назад
Maxaa kagtatay kagamaa muu dhahay intaan garaneynay waa dhaaftay😁😁 Musica, codka iyo muuqalka waa another level bilayaasha fanka iyo nuuriyaha fanka isku helay ❤. One love Fan-ku-Nool Team❤
@abdikarimjupiter8392
@abdikarimjupiter8392 2 года назад
Hees canfari
@sshigsshigow
@sshigsshigow 2 года назад
WAA AFKEE AFKAAN WALIGEEYBA MA MAQAL ADUUN
@khadiijohassan4822
@khadiijohassan4822 2 года назад
@@sshigsshigow waa canfar
@Ridhwaanqacan
@Ridhwaanqacan 2 года назад
@@khadiijohassan4822intan naqanay waa dhaftay 😂
@ahadjib5195
@ahadjib5195 2 года назад
@@sshigsshigow Hestu wajaqel isku kala jawab waxay ka leda. 1.(qafar)FIRI INKI RABI MASOSEWEH 1.(Somali)waxa ino qoran ilahey aya kala simey. 2.(qafar)BINI ADAM IYEH ISI YUKHLUKHE: 2.(Somali)bani aden ayu idhiiy anona isaga aya abuurey(ujedadu wa ilahey) 3.qafar.SINAM INKi BISLEH INKIM MALII. 3.somali.inkasto dadku wana isku egyihin wayna kala karamesan yihin. 4.qafar.ATU TABLE HALAT YOL SELTAM 4.somali.xaladad adigu arkeesid ayaa laa igu abuurey walal. 5.ANU AMANAH ADHHE ANU AMANAH ADHHE YOT HELTAMA. 5.aniigu wahan leyahay,anigu wahan ku leyahay wax ruun ila ha.
@akwadani7776
@akwadani7776 2 года назад
اللهم أنت ربي لا إله إلا أنت خلقتني وأنا عبدك وأنا على عهدك ووعدك ما استطعت أعوذ بك من شر ما صنعت أبوء لك بنعمتك علي وأبوء بذنبي فاغفر لي فإنه لا يغفر الذنوب إلا أنت 🤲🛐 👍subscribe
@GOLELYRICS
@GOLELYRICS 2 года назад
A great man whose art is loved by Abdinur Allale May life be better for you 🎻 🥁 💚
@adamissak8650
@adamissak8650 7 месяцев назад
From Sudan we love you, the Somalian nations,Keep doing God bless you forward.
@Maxamed-ym7xt
@Maxamed-ym7xt 3 месяца назад
she is not somalia you say somaliland guys
@adamissak8650
@adamissak8650 3 месяца назад
But b4 it was one nation & ,one country, right? It's just like us in sdn. Sdn south and Sdn north
@idibara5654
@idibara5654 2 года назад
Welcome to Djibouti 🇩🇯 and #tadjourah najma and thank you for qafar(afar) song and afar culture ❤️
@mohanedali4297
@mohanedali4297 2 года назад
Afsomaliga hadu kugu cusubyahay iso raac🤣🤣🤣🤣🤣🤣✌🏽🙏❤❤
@axmedibarahim1142
@axmedibarahim1142 2 года назад
Ae wax mafahmin ifasir
@faarush8157
@faarush8157 2 года назад
Wlh waxna mafahmin😂😂😂😂😂😂
@ahmedmohamedahmed2786
@ahmedmohamedahmed2786 2 года назад
Af Canfar Djibouti wye somali ma ahn 😂
@laklv7326
@laklv7326 2 года назад
Af zomlipa maha wa cafri
@Dreamofprinsessa
@Dreamofprinsessa 2 года назад
Sidaa ugu cesh ceshanye wn daalay waxa islahay wax uu. Kafhm ooo af somli mahn miyaa idhaheesaan 😂😂😂😂😂
@Jamhuuriyada-barakaysan_
@Jamhuuriyada-barakaysan_ 2 года назад
We love Afar song! Thank you cabdinuur and Najma for your prestation …
@MrQaxwe
@MrQaxwe 2 года назад
The best songs 🎵 another level najma nashaad keep going sister ❤ 👍🏻
@HALYEYMEDIA
@HALYEYMEDIA 2 года назад
Anfarta waa walaalaheen 🇸🇴🇸🇴
@yasinwaberifilmis9269
@yasinwaberifilmis9269 2 года назад
Walalaheen maha walal dhaqankooga ayaanad garanayn ee wallaahi waa dad xanuunsan waaye
@SickyurMom
@SickyurMom 2 года назад
@@yasinwaberifilmis9269 subxan Allah waahid hakuso haadeyo beenta ad ku dhaaranasid ee adiga xanuusan
@Isbatooraha
@Isbatooraha 2 года назад
@@SickyurMom aamus hooyadaa was
@Cherrie173
@Cherrie173 2 года назад
😍😍😍😍😍canfar iyo somali waa dad wada dhashay
@MAHDIZILAYOFFICIAL
@MAHDIZILAYOFFICIAL 2 года назад
Merveilleusement, elle chante si bien en afar Mashallah #Najma_nashad 🇩🇯❤
@Jamhuuriyada-barakaysan_
@Jamhuuriyada-barakaysan_ 2 года назад
C’est une de mes artiste préféré , découvert récemment part hazard….
@MAHDIZILAYOFFICIAL
@MAHDIZILAYOFFICIAL 2 года назад
Oui elle est talentueuse
@mohamedadenhadi4968
@mohamedadenhadi4968 2 года назад
Je ne crois pas que c'est elle qui chante car cette voix ne m'est pas inconnue
@zakariyehassan7321
@zakariyehassan7321 2 года назад
Boqorada fanka iyo quruxda jiilka maanta najma nashaad iyo legend kii waynaa ee abdinuur allaaale Another level song 🎵 👌 ❤
@asmiitaaragsan5536
@asmiitaaragsan5536 2 года назад
Intaan garanayey wey dhaaftay ❤👏 dadka heestan 2025 Daawan doona waan salaamaya iyagoon fahmeyn hhhh cilmi dheer iyo caafimad 🤲
@aliqawrahofficial6554
@aliqawrahofficial6554 2 года назад
Hhhhhh aniga ku jooga dhinaca macnaha igukalay
@mustafemideeye8634
@mustafemideeye8634 2 года назад
Hhhhh
@mahamedabdi6000
@mahamedabdi6000 2 года назад
Inshlh
@awoahmed7215
@awoahmed7215 2 года назад
😂😂imika ayanan fahmyn macdala wa 2025😂 balo ku dagty
@asmiitaaragsan5536
@asmiitaaragsan5536 2 года назад
@@aliqawrahofficial6554 hhhh mhdsnid huuno
@sharmaarkecabdi1775
@sharmaarkecabdi1775 2 года назад
Heestan waa Original. Waxa hore u qaaday Muse Shiekh Baxa Iyo Bilila Abdo. Heesta magaceeda waxa la dhahaa " Maca Kak' at " waa na hees Canfar ah. Laakiin Najma iyo Cabdinuur Allaale si fiican bay u qaadeen xaqiiqatan.
@charmakeabdilahihassan1909
@charmakeabdilahihassan1909 2 года назад
Look how beautiful it is TADJOURAH🇩🇯 and Najma naashad beautiful culture dress keep going sister saalan saare the one and only caabdi nuur
@sacidmohamedfarah6961
@sacidmohamedfarah6961 2 года назад
lkkoppppĺllp0
@ahmet-yasiin8628
@ahmet-yasiin8628 2 года назад
Ayeyyy Njma Nashaad Another Level And Khadar Waqal Mustafe saleebn And All Employee Waqal Wstudio 🥰😍🇮🇹
@ZuHaYP_t0mLY
@ZuHaYP_t0mLY 2 года назад
Najma nashaad on fire 🔥 😍 👌 Heestu wa af canfari bay ila thy, iYo Camero fadhida waqal studio 🎙 👏🏽🖤
@makibafarahabdi9824
@makibafarahabdi9824 2 года назад
Welcome to Djibouti najma nashaad and Best afar song🇩🇯🇩🇯❤
@halabuur964
@halabuur964 2 года назад
Qof kasta oo sidayda oo kale sugaayay inay najma nashaad afsomali caadi ah ku hadasho like isaar 😂😂
@zaynabmahamed5532
@zaynabmahamed5532 2 года назад
lapo legend Waqal. Naga. Dabagee. BAL. Ereyada. Laxanka. Iyo. Music. Gaba waa. Af. Another. Level. Ah🙏🙏🙏♥️💙💚
@hamseroyal4425
@hamseroyal4425 2 года назад
Xasuus baa geel lagu xergeeya ayey kaga dhigeen abdinuur allale iyo najma nasshaad Heestu waa xasuusihii hore❤🥰🔥
@sacdiyomuuse4556
@sacdiyomuuse4556 2 года назад
Luuqadee waaye wllo
@khadiijohassan4822
@khadiijohassan4822 2 года назад
@@sacdiyomuuse4556 af canfar
@mohmedabdullahi2563
@mohmedabdullahi2563 2 года назад
Waaaw wLigey comment RU-vid masoo qorin ma jacli lkn hestan cimamadeda macal sharkeeda wan hesan wayay wasoo tuuray Team waqal keep moving forward 🙈❤🙏🙏🙏
@zakariagoh6687
@zakariagoh6687 2 года назад
Beri jaam bay meeshu noqonaysaye iminkaba laba qof baa iga horeeya 💕
@Facadambe134
@Facadambe134 2 года назад
Cabdi Nuur Alaale Fanaan Xushmad Naga Mudan Iyo Wlshy Najmo Nashaad Wlhi wan Idin Codeeyay☝😘😘❤❤🎵🎵🇩🇯🇩🇯
@faadumocawil6486
@faadumocawil6486 2 года назад
🥰🥰🥰
@hamzaproduction1448
@hamzaproduction1448 2 года назад
Wow Najma Nashaad Iyo Cabdinuur Alaala hessta Afar Reer Jabuuti 🥰 Najma Nashaad Belle La culture djiboutienne 🥰🥰🥰🇩🇯
@susangirl5630
@susangirl5630 2 года назад
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹
@yahyehadaariofficial7054
@yahyehadaariofficial7054 2 года назад
Eng mustafa saleban ninka WaQaL shidaY Director + editor ×camera man amazing work Wn idin salamay team WAQAL🥳🥰
@AFROKUSHTIC
@AFROKUSHTIC 2 года назад
Well done najma nashad Really you are Legend Laxanka af canfar sidi kuwi udhashay iyad u qaday Love and Respect and a great legend artist Abdinur Alale Keep going Sister horay usoco fananada geska africa
@hussainhonest7378
@hussainhonest7378 2 года назад
Afar and somali people are brothers big love from Mogadishu Najmo nashaad support you !
@ashheart9761
@ashheart9761 6 месяцев назад
Beenaale, Waa laba qoowmiyadood, Waxaad rabtaan dhul iyo bad Soomaaliyeed, Sida itoobiyaanka ee walaalo weeye ha ku waalan, Soomaaliyo Soomaali weeye, ee Soomaaliyo Canfar maaha.
@wadanigc1541
@wadanigc1541 2 года назад
Legend abdinuur wuu soo laba kacleeyay mar haduu Najma iyo yurub geenyo la heeseen. Lakiin yartan waa talent.
@nimcaanka286
@nimcaanka286 2 года назад
Najma nashaad is on fire 🔥 Keep going sisters ♥️
@yahyefilms5743
@yahyefilms5743 2 года назад
WaqaL Best Production In Hargaysa🥳🥰
@abasjama9705
@abasjama9705 2 года назад
Am from Eritrea and i love somali people
@bashaashyare9987
@bashaashyare9987 2 года назад
😂😂😂
@keyfkeyf2463
@keyfkeyf2463 2 года назад
Hhh beenlw
@xidig3833
@xidig3833 2 года назад
Yaa absow masheksdasaaa keentay😁😁😁
@اممحمدجمال-ذ5ب
@اممحمدجمال-ذ5ب 2 года назад
😀😀😀😂
@hodhoabdishakur4986
@hodhoabdishakur4986 2 года назад
🤣🤣🤣🤣inkiradi oo qof ah
@AUGUSTOBACAR
@AUGUSTOBACAR 6 месяцев назад
I love you Najma.im From Mozambique.
@harbibarkadaden9047
@harbibarkadaden9047 2 года назад
Heestan waxa qaaday original keegi Moussa Sheikh baxa iyo Bilila Abdo. Classic Afar music.
@hiboabdi3541
@hiboabdi3541 2 года назад
Another level Najma nashad songs somali way dhafty👍canfar la maraya
@kadigaalimoussa4059
@kadigaalimoussa4059 2 года назад
Mâchallah najma ! Welcome in djibouti! Afar culture 😍
@dr.khyriabasheir5064
@dr.khyriabasheir5064 2 года назад
Ok sax markaa wll canfarta San miya u hadashaa
@kadigaalimoussa4059
@kadigaalimoussa4059 2 года назад
Haa huno.
@somalitotheworld4672
@somalitotheworld4672 2 года назад
Afar matahy adi
@kadigaalimoussa4059
@kadigaalimoussa4059 2 года назад
Yes. Haa
@somalitotheworld4672
@somalitotheworld4672 2 года назад
@@kadigaalimoussa4059 wajeclaahay gabdhahaa canfarta 😘
@abdirahman-24-u6e
@abdirahman-24-u6e 2 года назад
The one and only lagend Abdinuur Alaale🥰❤ Najma Nashaad my Queen Fanka Adaa Gacanta Ku Haya❤🥰 Khadar Waqal📸🔥🤟
@IbrahimiltireComptable
@IbrahimiltireComptable 28 дней назад
j aime cette trust belle chanson ❤❤
@alimohammedahmed7223
@alimohammedahmed7223 2 года назад
Nice song songed by Allale and such as Najma from Somaliland. Proud for being heard it. Anihay fraternity between Djibouti-Somaliland
@jeehdinmchannel9684
@jeehdinmchannel9684 2 года назад
Meelwalba oo soomaali degto waa somaliland ama dhul somaliiyed ileen somaliland iyo dhul somaliyeed waa isku mide
@siteeycadey3476
@siteeycadey3476 Год назад
Siteey ca❤
@daim0ninnayousuf12
@daim0ninnayousuf12 2 года назад
Waqal studio wan kuwata👏💫 Najma.nazhaad another leval🥰🤙
@drmusdhafachannel8517
@drmusdhafachannel8517 2 года назад
Anfar song Two legends Allaale and Najma Nashad khadar waqal best Editor in East Africa Keep up bro khadar waqal ❤❤💯
@mohamet_fouzi4504
@mohamet_fouzi4504 2 года назад
Waa luuqadii soomaliland walo weyn ma fahmaysaan🤣😁✌🙆‍♂️
@Maro-u2m2u
@Maro-u2m2u 10 месяцев назад
Mustafe saleeban alle ha u naxariisto🤲🤲😭😭😭
@iltiredoualeibrahim
@iltiredoualeibrahim 9 месяцев назад
Masha allah iyo najma❤❤❤❤
@mohamedmohamoudibrahim4598
@mohamedmohamoudibrahim4598 2 года назад
nous sommes contents de voir une chanteuse somalilandaise soyez le bienvenu a djibouti. nous souhaitons d autres avec notre exemplaire grande artise abdi. chere abdi i nous vous saluons avec infiniment l intergation culturel felicitation
@ilko-dheere
@ilko-dheere 2 года назад
Merci de votre chalereux acceuille from SOMALILAND JAMURIYADA BARAKAYSAN 💚🤍❤️
@WaqalStudio
@WaqalStudio 2 года назад
merci beaucoup de votre accueille à Djibouti, on est vraiment fière de notre communauté et l'hospitalité chaleureuse de la ville blanche "Tadjourah".
@aragsanmohamed7825
@aragsanmohamed7825 2 года назад
@@WaqalStudio luuqad nuuce iskula hadashen😂ishega
@aminabedelhassan9677
@aminabedelhassan9677 2 года назад
@@aragsanmohamed7825 and xitaa ma fahmin from muqdisho
@bashkatube2363
@bashkatube2363 2 года назад
Magaca çabdinuur alaale inaad hormariso ahayd sababtoo ah waa legend 🥰
@assiaadar2861
@assiaadar2861 2 года назад
Waa runtaaaa weyann
@niyaamaabdi5867
@niyaamaabdi5867 2 года назад
Haye haye hada Najma legendsan 2022 la joga 😂😂
@karimhasan8967
@karimhasan8967 2 года назад
Kii la hor mariyaba wa kii uun mesha ku qoran malaha inanta shidan ayad yas isledahaye way ka xumatay
@Ishaakismail-u4o
@Ishaakismail-u4o Год назад
​@@karimhasan8967 waadku fahantay😂😂😂
@ahmednageeye2209
@ahmednageeye2209 2 года назад
Najma nashaad iyo cabdinuur alaale waa another level Heestu waa af canfari❤️ Inta fahmaysa waan salaamaya😆
@aweysmabdi9298
@aweysmabdi9298 2 года назад
What a great song! Love DJabuti people🇩🇯🇸🇴🫂❤
@cadaala_filims
@cadaala_filims 2 года назад
Waxaa ay ka Nasiib badan tahay Dhammaan Jiilkeeda. Sababtoo ah wax sahlan maaha In aad Hees lasoo qaaddo Fannaanka ugu Heesaha badan Dhammaan Fannaaniinta Soomaalida Cimri Dheer iyo Caafimaad baan Kuu rajeynayaaa.
@aichaabdallah818
@aichaabdallah818 2 года назад
Mâchallah najma ! Welcome in djibouti! Afar culture
@fathyabileh2483
@fathyabileh2483 2 года назад
Masha Allah legend Abdinour Allale et najma nashaad très belle chanson avec une voix sublime
@sadikabdirahman412
@sadikabdirahman412 2 года назад
Najma félicitation t’es plus intelligent que les autres chanteurs et chanteuses des somaliland vous savez respect tout et tous les djiboutiens que soit somali et afar👏👏👏🎉 continu comme sa tu seras une chanteuse internationale de l’Afrique de l’Est
@najibbashirjama6259
@najibbashirjama6259 2 года назад
waxan waxabka fahmin
@mahatazizi3526
@mahatazizi3526 2 года назад
@@najibbashirjama6259 Wuxuu ku yidhi najma nashaad waad ka xariifsantahay fanaaninta kale ee somaliland waxad noqon doontaa fanaanada ugu fiican geeska afrika
@ismaaciilhazzan1571
@ismaaciilhazzan1571 2 года назад
@@mahatazizi3526 ma turjumaadii saxdaa mise waad noo macaanaysay
@mahatazizi3526
@mahatazizi3526 2 года назад
@@ismaaciilhazzan1571 Maya zhp 100% maha ee ujeedada guud aya sidas ah. Wad iga hubin karta hadan wax qaldey
@ismaaciilhazzan1571
@ismaaciilhazzan1571 2 года назад
@@mahatazizi3526 mxn kaa hubiyaa maba aqaaniyee zhp qlli wnkugu qaaday waxad noosheegtay
@mohamedomarmoussa8601
@mohamedomarmoussa8601 2 года назад
Najma nashaad continue comme ça
@abdinasirabdullahi8979
@abdinasirabdullahi8979 2 года назад
Heestan inta ku wareertay aan fahmin erayda waa erayo canfari ama afar culture the best song and music
@abdibouhoul4545
@abdibouhoul4545 2 года назад
Macha waxad yahay qoof haybaad lee somaliduna waxa'ay tirahdaa (hibo ebe ku siyaay habeen la iskama) Moi chui vraiment un jeune djiboutien et j'arrive parle en AFAR ni chanter Tu es magnifique NAJMA
@RealSom4kReal-Som-4k
@RealSom4kReal-Som-4k 2 года назад
Xaadir Waah waah ugu danbeyn najma iyo cabdinuur way so baxeen heesti hersaha cajabay cajab keep going bahda waqal studio Allah yamacak
@abdisamedfaysal1532
@abdisamedfaysal1532 2 года назад
Mac kakta =quruxey Anamaana arixii =Ana aad ayaan kuugu kalsoonahay Maxadiyaaba kubuu =sidookale boowe Xilimaanta kalamaaa= kujar hadalka
@Qubanaha_Uurdoox
@Qubanaha_Uurdoox 10 месяцев назад
ma hubtaa
@rashidalawi139
@rashidalawi139 11 месяцев назад
لدينا فنانين صوماليين من مقديشوا ومن حرقيسا و لكن لم نراهم يغنوا باالعفري بسبب العنصرية التي يعيشون فيها ولكن نجمة أثبتت أنها تنتمي من قبيلة واثقة بنفسها ❤
@mohammedhassanademadem
@mohammedhassanademadem 9 месяцев назад
اسمع يا احمق ... نحن ارض الصومال نعتبر الافار اقرب لنا من العيسى والمقاديش ... ونحن سنعمل في السر معهم لكي يتحكموا ويسترجعوا بلدهم من العيسى المخانيث 🍑🐗🐖🐷🐽
@guediharbi7847
@guediharbi7847 2 года назад
Mashalah waa hees tarikhda galaysa siidi shiciibka Reer djbouti iyo qomiyada cafarta siiday uu midaysan yahiin waa caday
@jamaljeego2753
@jamaljeego2753 2 года назад
Wa respect in logu heeso canfari wayo wa dad karaamo leh heesahodana la nooleeyo
@SickyurMom
@SickyurMom 2 года назад
Thank you brother
@kaahajamac6008
@kaahajamac6008 2 года назад
Ilahy kabaqa wll ❤
@luckyh4131
@luckyh4131 2 года назад
Canfar people please translate for us. Beautiful language beautiful singers beautiful song♥️♥️
@Alihassan-sr7zk
@Alihassan-sr7zk 2 года назад
Waaaw cajiib waayo miraha heesta muqalka waaw beautiful
@axmedabdiwali1329
@axmedabdiwali1329 2 года назад
Salaama walalaheen jabuti from galmudug
@rachidomar2830
@rachidomar2830 2 года назад
L'incroyable star #Najma tu es magnifique dans la tenue traditionnelle Afar.... longue vie ma jolie
@houmedmohamed7863
@houmedmohamed7863 2 года назад
La voix d'or najma . Tu chante bien vraiment , mieux que les artiste qui as chanter cet chanson .. en souhaite que chantera d'autre chanson afar .. tu es vraiment une artiste incroyable que je jamais vie dans se monde et je ss ton fan pour tjr .. j'aurais même prendre une toff avc toi notre chere et aimable artiste ani koh 😍😍😘💗🧡💯
@abdiqays5082
@abdiqays5082 2 года назад
Luqada cusub ee somalilnd🇦🇪
@Degaliah
@Degaliah 2 года назад
😂😂😂 dadki luqada laha kamaad xishoon
@nuhhassan3176
@nuhhassan3176 2 года назад
Afsomali igu macneeya Afsomali mahan eeh
@abdullhiabdi1663
@abdullhiabdi1663 2 года назад
Wlllhi waa fanaanad cajiib ah waa fanaanada kaliye eee jeclhy fanaanedta somaliyed m.a
@nasracarab4735
@nasracarab4735 2 года назад
Macanfartiba luqadodi wayabe waxba kamanan fahmin keep going najma walal from mogadishu 😁🇩🇯🇸🇴🇩🇯
@ahadjib5195
@ahadjib5195 2 года назад
Hestu wajaqel isku kala jawab waxay ka leda. 1.(qafar)FIRI INKI RABI MASOSEWEH 1.(Somali)waxa ino qoran ilahey aya kala simey. 2.(qafar)BINI ADAM IYEH ISI YUKHLUKHE: 2.(Somali)bani aden ayu idhiiy anona isaga aya abuurey(ujedadu wa ilahey) 3.qafar.SINAM INKi BISLEH INKIM MALII. 3.somali.inkasto dadku wana isku egyihin wayna kala karamesan yihin. 4.qafar.ATU TABLE HALAT YOL SELTAM 4.somali.xaladad adigu arkeesid ayaa laa igu abuurey walal. 5.ANU AMANAH ADHHE ANU AMANAH ADHHE YOT HELTAMA. 5.aniigu wahan leyahay,anigu wahan ku leyahay wax ruun ila ha.
@camaanituuryare6452
@camaanituuryare6452 2 года назад
Best song ever muqaal waali ah keep going waqal studio and najma nashaad
@MaidaCali-jb3cd
@MaidaCali-jb3cd 9 месяцев назад
❤❤❤
@khaalidqeys3672
@khaalidqeys3672 2 года назад
Anna man arxee Ana maan arxeeee Yood xeelta maaaaaa 😦Waa qiiirooday😢❤
@nasiyay3868
@nasiyay3868 2 года назад
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 dhulka jiifaaa
@dankalia5033
@dankalia5033 2 года назад
Excellent! try to continue by Afar
@amalali2947
@amalali2947 2 года назад
U
@inaalikalagueyeh801
@inaalikalagueyeh801 2 года назад
Wwawww nagma caaf afar waad taqana
@kadiyedaily
@kadiyedaily 2 года назад
Waxba kama fahmin heesta balse waa Another Level
@nimcoabdi170
@nimcoabdi170 2 года назад
Najma nashaad how can you sing like this language you don’t speak this girl is talented 💯
@yaasirrdofficial7063
@yaasirrdofficial7063 2 года назад
Legnd allways legnd waqal keep going bro full respectt 👏🏻
@minasana5951
@minasana5951 2 года назад
Af canfarigu wa qurux badan yahay ❤
@silviyaemilevastoyanova2544
@silviyaemilevastoyanova2544 2 года назад
En son Eleraen izliyordum ne ara buraya geldim hiç bilmiyorum... Şarkı sarıyo.
@Muktaiyosujacofamily
@Muktaiyosujacofamily 2 года назад
Maxa kakta kakamaa hhhh makaktay unaleynaayay
@lilzaakirgamer6695
@lilzaakirgamer6695 2 года назад
Naag Arab ah Oo samane cabdale ah hadal Kari mayso wllhy👍🤍Dumaashiyaal & Seediyaal waan idin salaamay From Eidagale 🐪🤤🦾
@charkokhadar2558
@charkokhadar2558 2 года назад
😂😂😂😂 ma tidhi meesha canfarba la socda waxay arabku iyo issaq dhexe cararaysa
@T-save88
@T-save88 2 года назад
ɴɪɴ ʀᴀɢᴇᴇᴅ ʟɪʟ ᴢᴀᴀᴋɪʀ Gᴀᴍᴇʀ ᴋᴇᴇᴘ ɢᴏɪɴɢ ʟᴘH ғʀᴏᴍ ᴇɪᴅᴀɢᴀʟᴇ
@makii4024
@makii4024 2 года назад
Chapeau elle chante bien en afar.🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@kingmajidofficial1071
@kingmajidofficial1071 2 года назад
waxba kama aan fahmin lkn waxan qiyaasayaa in ay tahay hees jecel oo aad umaacaan 😍👌👍
@ahadjib5195
@ahadjib5195 2 года назад
Hestu wajaqel isku kala jawab waxay ka leda. 1.(qafar)FIRI INKI RABI MASOSEWEH 1.(Somali)waxa ino qoran ilahey aya kala simey. 2.(qafar)BINI ADAM IYEH ISI YUKHLUKHE: 2.(Somali)bani aden ayu idhiiy anona isaga aya abuurey(ujedadu wa ilahey) 3.qafar.SINAM INKi BISLEH INKIM MALII. 3.somali.inkasto dadku wana isku egyihin wayna kala karamesan yihin. 4.qafar.ATU TABLE HALAT YOL SELTAM 4.somali.xaladad adigu arkeesid ayaa laa igu abuurey walal. 5.ANU AMANAH ADHHE ANU AMANAH ADHHE YOT HELTAMA. 5.aniigu wahan leyahay,anigu wahan ku leyahay wax ruun ila ha.
@MohamedOsman-c3h
@MohamedOsman-c3h Год назад
Masha Allah Merci Abdi Nour notre icône national et Najma Première chanson Afar avec plus de 1,6 millions de personnes vues
@noahD1636
@noahD1636 2 года назад
Cabdi Nuur Allale waa fanaan 👍👍👍👍👍ma a xxaaaa ka kamaaa.
@ishaakismail8874
@ishaakismail8874 2 года назад
mashallah najma way keentay we love you afar comunity waa abtigiin from hargaysa somaliland ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@isseyusuf8888
@isseyusuf8888 2 года назад
Najam sa mere .CE une somalilander miya sxb???
@Ishaakismail-u4o
@Ishaakismail-u4o Год назад
​@@isseyusuf8888 Maya cafar baan abti u ahay iyo ciiseba
@janaatmoha7506
@janaatmoha7506 2 года назад
Heestu waa canfari 🥰
@bushroshafi2323
@bushroshafi2323 2 года назад
Canfar sawta dadkena laysa maxaa loga hesa
@sshigsshigow
@sshigsshigow 2 года назад
SAAS NOO SHEEGA WAA XANFAR
@zainabkhalif6683
@zainabkhalif6683 2 года назад
@@bushroshafi2323 dhaxdenaba wan is dilna marka carab iyo labo danba way isqaninad ayaba waxi laga dili karo wa laga dila
@zharmacreation6870
@zharmacreation6870 2 года назад
Afar Another Level💖
@adilh9772
@adilh9772 2 года назад
Mashallah qofta indhaha iyo ilkaha eyba igu dishay 😍
@Mocishqii
@Mocishqii 2 года назад
Hestani markay kaagodho 1million love kaa isaar
Далее
Najma Nashaad - Arkimaysid - (Official Video) 2020
5:55
Brawl Stars expliquez ça
00:11
Просмотров 6 млн
Купил КЛОУНА на DEEP WEB !
35:51
Просмотров 2,9 млн
NEW 2024 ERI SITCOM [MEWEALTI] PART 31 ( BY BRUNO )
44:05
NAJMA NASHAAD HADA HAA OFFICIALL MUSIC VIDEO 2021
6:06