Тёмный
No video :(

NAJMA NASHAAD | TUSAALE | NEW OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023 

Hawraar Music Production
Подписаться 1,7 млн
Просмотров 1,2 млн
50% 1

Опубликовано:

 

22 авг 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 455   
@ASAD.HAJIO27
@ASAD.HAJIO27 Год назад
Heesaha waxaa ka macaan Qur.aanka Aleh yaa igu raacsan 🖐 ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@abdallaibra8526
@abdallaibra8526 Год назад
Waku wata aniga
@khaalidxeelle7224
@khaalidxeelle7224 Год назад
Like ii saara maad iska tidhaahdid kk
@marishpea725
@marishpea725 Год назад
Anga
@marishpea725
@marishpea725 Год назад
@@khaalidxeelle7224 subxanallah
@Shaahid_media
@Shaahid_media Год назад
adi maxaa uhesta marka quraan maa soodubtid
@Urr_vm0
@Urr_vm0 Год назад
Heesta waxa ka macan quraankaa 😢❤
@khaalidxeelle7224
@khaalidxeelle7224 Год назад
Dee iska daayoo dhegayso
@Urr_vm0
@Urr_vm0 Год назад
@@khaalidxeelle7224 hawl an hawshda ahyn bad hayzah
@naimoaden8486
@naimoaden8486 Год назад
mxa kaso doontay su’aal?
@kii_yaraa
@kii_yaraa 11 месяцев назад
@@khaalidxeelle7224 🤣
@umalkhayrahmed1388
@umalkhayrahmed1388 8 месяцев назад
@@khaalidxeelle7224😂😂😂
@MariaIsmaelMohmed
@MariaIsmaelMohmed Год назад
Inteena heesaha quraanka inay ku badashaan doonaya waan idin salamaya hadana qalbi jab u dhagaysta musica.😭💔
@faatimaismail5814
@faatimaismail5814 Год назад
Ilaahy qalbiga haku kabo xbbti
@user-ly7jl4sn9b
@user-ly7jl4sn9b 7 месяцев назад
Ma fahmin hadalkaga🤔
@yahyemorata7019
@yahyemorata7019 Год назад
Heesaha waxa ka macaan quranka kariimka yaa igu raacsan 🤚❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@user-li2hv7xm6v
@user-li2hv7xm6v 11 месяцев назад
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤
@user-li2hv7xm6v
@user-li2hv7xm6v 11 месяцев назад
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤
@asiamussa3720
@asiamussa3720 Год назад
Kuwan soo qoraya heesaha waxa ka macaan Qur'aanka ,adeer hees iyo qur' aanka sharafta badan in aad is bar bar dhigtaan waa qalad ,wixiinu waa Like iyo Coment raadis.
@hothanelmi9805
@hothanelmi9805 Год назад
Waa run wllhy qof wlba quranka alle waa jecelayhy dadkan madaxa xanuunaya
@raxmacaday727
@raxmacaday727 Год назад
Waa run wllo ale Haku sharfo ilaahay inta xuna ha soo hadèeyo
@balqeisahmeth1037
@balqeisahmeth1037 Год назад
Hees buu dawanayaye maxa quraanka meesha keenay
@khalidali4780
@khalidali4780 Год назад
Najma nashaadeey hees qaranka Somaliland u soo qaad
@SittiSomali-sq7wr
@SittiSomali-sq7wr 27 дней назад
Heestan ninkii Ereyadeeda lahaa wuu geeriyooday alle hawnaxariisto😭😭😭😭😭😭
@cabdiraxmaanmaxamed2722
@cabdiraxmaanmaxamed2722 Год назад
Heesaha waxaa ka macaan quraanka😭😭😭
@maxameddaacad1258
@maxameddaacad1258 Год назад
Waa qalad inaad quraanka aad Barbar dhigto hees
@abdijibaarozman1534
@abdijibaarozman1534 Год назад
Ina guulaysada raba waayo waxan ku hamiiyo riiyaayino aada u fara badan waxayaba badana ba raba inaku guulayesato ilahay waxana kabaray inu rajada i ruumeeyayo aamiina yarapi🤲🤲 inshallah maanta aadaba u jeceelahay guuleyasto
@umalkhayrahmed1388
@umalkhayrahmed1388 8 месяцев назад
Inshallah Khayr rabbi hakaga dhigo waxaad jeceshahay khayrku kugu jiro dhamaanteena 🤲🏽🤲🏽🤲🏽
@cilaansaarchannel4121
@cilaansaarchannel4121 Год назад
Hees iga dheh 💃🏾💃🏾💃🏾💃🏾💃🏾
@sharmarkejamac-rd8gk
@sharmarkejamac-rd8gk Год назад
Mala dhawr jeer ban ku soo ceshaday heesta najma nashad ban dawanayay mansha Allah
@supplier892
@supplier892 Год назад
Waraa musician ka. Waa another level wlhi. Ayuub haruun come on.
@abdirahmanibrahim2234
@abdirahmanibrahim2234 Год назад
Laxan iyo cod aad u macaan Najma nashaad 👍
@M.Bashiir-gw1vr
@M.Bashiir-gw1vr Год назад
Maansh Allah najma heesahaaga waan kahelay waxan kuleeyahay waligaa hajirto
@jilaajaaniswayay7852
@jilaajaaniswayay7852 Год назад
We we ku raaxaystay dunidu igu wada taqano najma nashaad Boqortooyoda fanka ....
@muxiyadiingumsemuxiyadiing8070
Faaleeyoo ku cabiray dareen Fayawoo ka imid qalbi godladaye Fikiroo farta wadnaha kuqaboo Foodhidiisa dhaxaysoo dareen🌹🌹
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash Год назад
Qofka kastoo fariintaydan soo gaarto ilaahay cimri dheer iyo cibaado suuban ban uga baryaya mahadsanid🙏
@maxamedsiraadlay8242
@maxamedsiraadlay8242 Год назад
Aamin
@gouledsiad9324
@gouledsiad9324 Год назад
Francaise
@munamohamed2573
@munamohamed2573 Год назад
Kiii 💚👁️🤍🤍❤️❤️
@hargeisawow6738
@hargeisawow6738 Год назад
Laxameysato ayey noqotey ba Lajamad👸🏻🐅
@idirisxuseen6904
@idirisxuseen6904 Год назад
Ooof erayada 100% Codka 100% Isteelka iyo khaama najma nashaad 100% Heesta 100% Caamirada Top ligimiin baa isku gu tagty mashaa allha Iyo istuudiyaha soo saary wow
@aktarsharmaarkeofficial3837
Ilaahay danbigiisa hadhaafo isaga isaga hooyadiiba qofka hal subiskareeb iisaara ee wallshy ama wllky ee somaaliyeed ♥ 💖
@filsandahir7129
@filsandahir7129 Год назад
Amiin abowe
@libanmohamed1196
@libanmohamed1196 Год назад
fanaanada kaliyee aan haweenka ka taageero. hore u Soco Najma Nashaaday
@Lucabassmed
@Lucabassmed Год назад
Waww najma wlh hestaaas macan waan kuu mirqana
@SAKARIYE_OFFICIAL
@SAKARIYE_OFFICIAL Год назад
Yajecel nabiga scw
@abdilaahicaska389
@abdilaahicaska389 Год назад
Laxanka najma nashaad keep going sister 👑 ♥️ ♦️ 👏
@fartunyusuf4115
@fartunyusuf4115 Год назад
Najma. Nashaad. heestad waakaheel
@sadamelmi8288
@sadamelmi8288 Год назад
Wad muudantahay Taalo iyo inkaabadanba iinlagu dhiiso❤❤❤❤❤❤❤❤
@mohamedabdiqadir7607
@mohamedabdiqadir7607 Год назад
Ayy Ayy War wuxu Heees way dhaaftay Dhinac walba wa laga dhisayy 🔥🔥🔥🥵🥵❤️❤️💯💯
@maxamedcumar9391
@maxamedcumar9391 Год назад
Jah heestaan erayada aad ii qanciyay abwaan ridwan waad ka baxsatay leeyahay heestaan GOOD JOB🤩😇🥰
@sundusbashirfarah
@sundusbashirfarah Год назад
Ilahow soo hanuuni waxaan wax fican bay uhaystaa waa qawanaasho iyo wax ilahay rali Usan ka ahayi😏
@ahmedfaisal4949
@ahmedfaisal4949 Год назад
Eeshqiyaasak abwaanka heesta sameeyey waaba jaad gooni. Indhawaale maynaan arag hees sidan farshaxankeedu yahay oo dhawr xaalado badan isku xidhaysa, tusaale ahaan waxa ku wada jira talooyin iyo tusaalayaal nolosha qofka bin aadanka ah waxyar u leh sida inuu kartidiisa muujiyo iyo inuu ku daydo kuwa isaga ka horreeya. Ragannimo
@Amiinadam10
@Amiinadam10 Год назад
Cemarada sowka hoosta ka galiyey 😂
@dalmarbeeldaaje
@dalmarbeeldaaje Год назад
liimaha way sii dhacayaaan walee nashaad
@maxamedcabdirashiid3452
@maxamedcabdirashiid3452 Год назад
alle ramadaan caafimaad haynagu gaarsiyo
@cadceedmediapro6142
@cadceedmediapro6142 Год назад
Wax kaste macaan waxaa ka macaan Qur.aanka Aleh
@napiilbentalep9542
@napiilbentalep9542 Год назад
Caloosha waa arki la'ahaY gubka indhaha iga ridaY ax Yaa naag najma nashaad
@apirahmanmohametthusseinma9737
HEESTI UGU HOREYSAY EE LAXANKA SAARTO🖤
@hassanabdirahman1510
@hassanabdirahman1510 Год назад
Soonka nabad allaha nagu gaarsiiyo Insha Allah
@ahmedosokobar7155
@ahmedosokobar7155 Год назад
Laxanka wa ka shaqeysay najma nashaas never seen a young girl like you who has a talent ❤️🇸🇴🌹
@abdirahmanslaad552
@abdirahmanslaad552 Год назад
Nabadoone
@deyaye1932
@deyaye1932 Год назад
Ka shaqeeyay, ku sheekeeyay ana ku shitay , awr mango aha. War shaqo yeelo shaydan kuuma Bahne Haa Dee .ana wan käa shaqeeyay shicibow shucaybow ,sharshidaw .
@apdinazir9146
@apdinazir9146 Год назад
Dhagtada sii qur.anka rabi
@qaaliyuusuf8234
@qaaliyuusuf8234 Год назад
Alla najma daawashadeeda jeliye ma hormonka ragga igu bdn😂😂
@xamdakooshin6148
@xamdakooshin6148 Год назад
Heesta iyo qaabka ay uu dhacayso Farbaa ky godan imisaa ilaa aragtiyaaa Siyasada waqtiga tagaan Hankaa qani laga noqdaa
@user-yf8bk6kj4d
@user-yf8bk6kj4d 8 месяцев назад
Heeza waxa ka macan quran ka karimka Kana badan 💯 /💯 kharkiisu
@ahmetnageuye5236
@ahmetnageuye5236 Год назад
Wllo najma ilahay kabaq waaa ramadano aya sosocda ilahay halkad uga dhawan lahay ha isku dirin manta wa adunyo bari wa akhiro iskaro plz
@adanadan9795
@adanadan9795 Год назад
Kusali nabii MOHAMMED Sallallahu Alaihi Wasallam ❤️
@maxamuudcabdullaahi1277
@maxamuudcabdullaahi1277 Год назад
NAJMA NASHAAD
@fadumoabdimohamed9987
@fadumoabdimohamed9987 8 месяцев назад
❤❤❤❤❤ m.a dhirigilin aya tahaye lkin ilhye haku sohadeyo codkaga qurxon kaga fa ideso qur anka karimka aha ina ku qado insha alaha
@mardaadi
@mardaadi Год назад
❤mansha allah❤ Najma qaali hesta wa idhexgashey caadi mahan hesta. Keep going bbz. BIG loooove ❤
@AbdillahiMoustapha-mj8cz
@AbdillahiMoustapha-mj8cz 10 месяцев назад
Hy Habibi
@mohamedghalo7593
@mohamedghalo7593 Год назад
Heestii ugu horeysay ee laso qaado laascanood maalintii la xoreyyy👌✌
@maxamedmabdulahi2166
@maxamedmabdulahi2166 Год назад
Abyo isastur wll qaali
@YOUTUBESCB
@YOUTUBESCB Год назад
Najam nashaad boqor 🥰👸🏼🤍🙆‍♂️
@soubeirmohamed-vf1vr
@soubeirmohamed-vf1vr Год назад
Najma nashaad continue on plus haut ❤
@xamdixuseen4655
@xamdixuseen4655 Год назад
Najma nashaad qalbiyan aan kuu jeclhy wllhi🥰🖤
@suberstar8911
@suberstar8911 Год назад
Laxanka kaalay iska arag ❤️ Video absolutely amazing 👌 Music Ayuub haaruun inaba Caadi maha 😘
@bashshidane7541
@bashshidane7541 Год назад
Bashir hanuuniye in the building 🎊 🎉
@ghostviewer6190
@ghostviewer6190 Год назад
Qween najma Alla mxan kujeclahy ano mar un sarir kula wadago Allaha ituso, the one and only female artist.. plz xaaskeyga mustaqbalka so amana😜
@hadhiasiceed5022
@hadhiasiceed5022 Год назад
Woow
@mohamedkhadar5195
@mohamedkhadar5195 Год назад
Bᴇsᴛ sᴏɴɢ ᴏғ 2023
@apdirazhitaden8521
@apdirazhitaden8521 Год назад
Najma nashaad boqorada fanka casrigaa🥰♥️
@dajiaomar
@dajiaomar Год назад
Najma nashaad qurxdii oo qofaa waan ku taageraa runtii ❤❤💓💓💓💯💯💋
@bouhohachin6281
@bouhohachin6281 Год назад
Woooo💝💪💎
@aaziyaedebzan1118
@aaziyaedebzan1118 Год назад
Erayadu 👍 waa OK lkn laxanku wa👎
@shucayb271
@shucayb271 Год назад
hayaay 👀🔥
@mumtazahmed917
@mumtazahmed917 Год назад
Masha allah beautiful najma Nashad best keep going ❤👌😍❤🤤
@nimcoxaji3791
@nimcoxaji3791 Год назад
Wow Best sang najma nashaad❤️‍🔥
@HaboonAxlaam
@HaboonAxlaam Год назад
😊😊😊😊😊😊😊😊
@axmedcawil1025
@axmedcawil1025 Год назад
Macaan💋💋💋💋
@mubarikcrashiid2249
@mubarikcrashiid2249 Год назад
Yaa iguraacay
@khaalidxkayse-gh2tb
@khaalidxkayse-gh2tb Год назад
Adigu san fileyo dadka la tali bad isleday oo horumar ama guul u tilmaam Lkin horumarka iyo guusha o dhami wa cibaado alle Ta kelan ku dareya wxa weeye gabadh ba tahey mana astarnid taas micnahedu wa in lagu dawedo si aad lacag u sameyso Ilahey isaga umadisa guulin kara ee ilahey ha kuso hadeyo intasen kaga baxeya 👋
@bbenacnac
@bbenacnac Год назад
Wey wey najma nashad misanka culus 🥵👸🏽❤️ The one and only Hawraar📸🔥
@A.A.E93
@A.A.E93 Год назад
Najmo Nashaad hees qiimo leh waan kaa heynaa🇸🇴
@Cabdicasiiscumar3945
@Cabdicasiiscumar3945 Месяц назад
Inta daawanaysa 2024
@saiidcalifadumo1694
@saiidcalifadumo1694 Год назад
❤❤❤❤❤
@Abdikani_Ak21
@Abdikani_Ak21 Год назад
Miisaanka culus.🔥❤
@sharmaarkisharmaarki1699
@sharmaarkisharmaarki1699 Год назад
Queen najma nashaad
@ugaaz
@ugaaz Год назад
Hahahah Dad Baa Jaceyl u heysta Heestan 😂🥇🙏🏽
@Dijareality
@Dijareality Год назад
I don’t know why this song haven’t reached 5 million views I watched it over and over again 5 thousand times I love this song
@abdia-lb2yx
@abdia-lb2yx Год назад
Reality 😊
@maxamuudxaashi9206
@maxamuudxaashi9206 Год назад
😢
@mouktarhassan7680
@mouktarhassan7680 Год назад
😮😮😮😮
@kaapa5523
@kaapa5523 Год назад
Najmo bilaa go aan
@khidirshiil
@khidirshiil Год назад
Listening in 2023 nice song enjoying so much
@deeqawarsame6082
@deeqawarsame6082 Год назад
Wa bil shacban shedamale ku sacbinayo e is astur
@muniishasharaf8855
@muniishasharaf8855 Год назад
Wax like hai sarin iska gudub war maqal 😁
@shiinemohamed
@shiinemohamed 9 месяцев назад
I like this song very much, it's beautiful ❤
@aliyishmstudio
@aliyishmstudio Год назад
I am from oromo Ethiopia I love somali music 🎶 🎵 ❤❤
@zaakcade4113
@zaakcade4113 Год назад
Hees na aragne futaan aragnaa
@abwaanabdiaziizdhako
@abwaanabdiaziizdhako 9 месяцев назад
Heestan Awoodo Badan Ayay Ku Muujisay Walashay Najma Abdinasir Ciise Kaahin Waaaw
@radiyamaxamed7597
@radiyamaxamed7597 Год назад
Best song najmo nashaad the best cod 🔥🔥🎤💯💯👏👏👌
@khaderabdillahiali2670
@khaderabdillahiali2670 Год назад
Mnsha Allah axyaa sawt
@MOALI886
@MOALI886 Год назад
rakaab ayay sidaaye tolow yay usiddaa
@cabdicaliofficial7101
@cabdicaliofficial7101 Год назад
Qurxda fanka najma nashaad
@mohamednoorabdikadir
@mohamednoorabdikadir Год назад
Time will tell
@abdiwahidhassan9227
@abdiwahidhassan9227 Год назад
War malaha najma nashaad laxanka may saarin uuu uuu war shaw xagaana way taqaanaa haw
@Zuumaya123
@Zuumaya123 5 месяцев назад
Taariiqdu qofkey xustana tusaala laga dhigtaa xaqiiiq❤❤❤❤
@khuumproduction
@khuumproduction Год назад
Laxanka najma wuu shaqaynayaa. Laxankeedii koobaad.
@khadromaxmedxuseen1103
@khadromaxmedxuseen1103 Год назад
Masha Allah xabtii mcn ❤️🥰💯👍🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@khayrekhayrejamac
@khayrekhayrejamac Год назад
khayre
@hadhiasiceed5022
@hadhiasiceed5022 Год назад
Mashallah wll
@khadramohamed4556
@khadramohamed4556 Год назад
Mashallah SXb Qali NAJMA Nashaadh
@osmanak5391
@osmanak5391 Год назад
one way hees ,,,,🤨 diracaaga ku hees ,, fadlan,, dressing kana ciyarta ka daa,,, allah haku soo hanuuniyo.
@khalidosman5708
@khalidosman5708 Год назад
War is astur calool weyn iyo baskoolado qqloocan aa qabtaa
@mustapheahmed7742
@mustapheahmed7742 Год назад
Najmo waan ku salaamay
@allayoyusuuf7450
@allayoyusuuf7450 Год назад
Woooow taariikhdu qofkey xusta. Tusaalaa laga dhigtaaa
@adeeroweeye6276
@adeeroweeye6276 Год назад
Best lyrics and melody . Waan saxay heestan ✔️
@abdirahmaandacwi
@abdirahmaandacwi Год назад
Shidanaaba shidan 2023 cidkama horaynaysan
Далее
NAJMA NASHAAD - KU OGOLI - OFFICIAL VIDEO 2023
6:11
NAJMA NASHAAD XILKAS NEW OFFICIAL VIDEO 2022
5:30
Просмотров 1,3 млн
NAGMA NASHAAD (KU SIIYAY NAFTA) 4K 2023
4:17
Просмотров 205 тыс.
NAJMA NASHAAD FARXADA II BILOW OFFICIAL VIDEO 2022
4:56