Тёмный

NAXDIN:-Qisada Sarkaalkii Boliiska ee la noolaa Xanuunka HIV/AIDS,Gabadhii Xanuunka u qarisay. 

Somali cable
Подписаться 372 тыс.
Просмотров 22 тыс.
50% 1

NAXDIN:-Qisada Sarkaalkii Boliiska ee la noolaa Xanuunka HIV/AIDS,Gabadhii Xanuunka u qarisay iyo arin la yaab leh oo uu kala kulmay Soomaalida Ku Nool Dalka Uganda.
Shaafie Osman

Опубликовано:

 

30 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 93   
@DeeqMaalMedia10
@DeeqMaalMedia10 2 года назад
The Best person ever most knowledge able & The most shine all Created prophet muhamed Scw Scw Scw🥺
@ahmeddouksie9678
@ahmeddouksie9678 2 года назад
Bashir wa nin baraya umada somaliyeed 3 cashir oo qofka waxtar u leh Aduunyadisa iyo akhiradiisa : 1. Cafiska (Bashir u cafiyey qofki qadsiyey HIV ) 2. in u qofwalba Xuquuq u leyahay in la ilaaliyona ay tahay. 3. Gud hadii aad ku dhacdid waxa wajib kugu ah in aad uka digtid walalkaga kadambeeya.
@abdihalimismaan1948
@abdihalimismaan1948 2 года назад
Waa masuul wllhy waana Lagjan waana ahlu khayr waana masuul wngsn soomaaliyay wanaajiyaa waa walaakiin soomaaliyeed masuul alleh haku sharfo waa masuul wngsn
@abokaraadan2506
@abokaraadan2506 2 года назад
Cudurkan maaha dilaa waxa ka xun macaanka inta qabta ilahay haka sul qaado bashiirna waan u ducayey ilahay haka dul qaado aamiin
@queenruby8792
@queenruby8792 2 года назад
Allah swt haku caafiyo caifmaad sareecan ah Allahuma'Ameen... Walal hayadah qaxootiga u sheeg sheekadaad iyo waxaas ku sugan tahay Allah haku barakeeyo hana ku xafido
@fartunfarah5075
@fartunfarah5075 2 года назад
He’s very smart he’s a genius he’s kind God bless you
@zeinabumu.hamza.1233
@zeinabumu.hamza.1233 2 года назад
Amiiiin amiiiin
@hdmovies6911
@hdmovies6911 2 года назад
Geesi waaye ninkani
@fardowsaabdulle9001
@fardowsaabdulle9001 2 года назад
Subxan Allaah iskasamir qader Raabi waaye waxanuun sheekadani💔💔💔💖💖💚💚🌹🌹🌹🇸🇴🇸🇴
@bahmed6725
@bahmed6725 2 года назад
Allah ha ku caafiyo idanka Allah Waana bogsoonaysaa Insha Allah
@muntaas1xuseen984
@muntaas1xuseen984 2 года назад
Alle ha Ku cafiyo walal cafimad ku warto alle ha ku siiyo
@zaarazaara2223
@zaarazaara2223 2 года назад
Allaha cafimaad tamaam ku siiyo wallal
@saamicade7382
@saamicade7382 2 года назад
Bashiir Waa Nin Adag oo daacad ah ilaaheey cudurka danbi dhaaf ha uga dhigo🙏🙏🙏 Walaal kaligaa matihid🕌
@mashacilese6686
@mashacilese6686 2 года назад
Ilhay hakucafiyo walkay 🤲
@mohamoudibrahimelmi1184
@mohamoudibrahimelmi1184 2 года назад
Ninbaa yidhi aniguna waxyeelada yaanan ka bi’in Waaxid ii qoray. Dunidani waa wada imtixaan, imtixaankana qofka u samra ayuunbaa wacane Soomaalidan u dul qaado xumaha kaaga yimaada, baraarujintoodana ha ka daalin. Adigana Allah ha caafiyo insha Allah.
@zakialucky6634
@zakialucky6634 2 года назад
Alle hakucaafiyo wll iska samir dadkena waa sane
@maryanjama2918
@maryanjama2918 2 года назад
Please ninka numberka telephone kiisa iiso gudbi ☎️ ilaahow caafi.
@fowzias9513
@fowzias9513 2 года назад
Aniga xataa waa rabi lahaa 😊 TALEEFANKIISA😊
@aishamoha4097
@aishamoha4097 2 года назад
Anigaa qaano halkee kaaga soo sheegaa public ma dhigi karee
@zoyaquruux1466
@zoyaquruux1466 2 года назад
Abowe allaah kucafiiyo insha allaah waxaad umuqata qof cadimad qabo mash allah teen Bush kaaa lugu kale qadaa ilkaa cadeyga
@zamzamabdullahi2894
@zamzamabdullahi2894 2 года назад
Illahay cafimaad aadan fileen allaha kusiiyo wll
@zakibwouy8905
@zakibwouy8905 2 года назад
Allah hakucafiyo
@marzuqadan5840
@marzuqadan5840 2 года назад
Walalkey bashir waxaan ku leyahay waxaad tahay nin iman leh ilaheyna kuma dayacayo inshaa allah wad ka cafimadi dontaa waxaan ilahey kaga baryaya cimri dheer iyo cafiimad aniga wiil edadey dhashey ayaa wxuu ka so qadey suth africo marku ogadeyna in u cudurka qabana wuu shogey o wuu washey kadib kawadi wuu didey wunaa dhintey marka qofka hadii u dawada qadanayo wu nolanaya inta ilahey ugu tala galey
@masbalali7820
@masbalali7820 2 года назад
Waa jahilnimo Somali melkastoo jogaan
@ayaanmahamud2747
@ayaanmahamud2747 2 года назад
Allow si dag dag ah cafimad kusii yaa rabi
@begreatfulleverythinguhave7966
@begreatfulleverythinguhave7966 2 года назад
Soomali badownimo ka tagto
@dadaalintaaadcaafimaadqabt2205
@dadaalintaaadcaafimaadqabt2205 2 года назад
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد
@awouchakram1442
@awouchakram1442 2 года назад
Ilaahay haku caaafiyo🥺
@mohamedmatan12
@mohamedmatan12 Год назад
Somalia Uganda jogtavwaa reebadiya yaal kuli badiya Laga keenay nin walbe labis Buu wataa pls wa ree badiya
@khadraciise2044
@khadraciise2044 2 года назад
Ninkaan waa Nin qalbi fcn oo Daacad ah illhayow rabiyow ka dulqaad kuwo badan oo xanunka la nool oo isqariya Dadkana qaadsiya xanunka illahow rabiyow Ada Awood lehe ka dulqaad
@hodanahmed1329
@hodanahmed1329 2 года назад
Walal Alle ha kaa dul qaado xanuunka
@maryanjama2918
@maryanjama2918 2 года назад
Walaalayaan ninka halacaawiyo
@nafisocabdi8110
@nafisocabdi8110 2 года назад
Inshallah bi idnilaahi kariiim walahi waa cafimaadaysa walaal sida ugu dhaqsiyaha badan ilahay faraj khyre qabo ha kugu furo oo somali aad ugu baahanin iyo bini aadan oo dhan ilahay idinkiiis 😢
@abdidahir9589
@abdidahir9589 2 года назад
Wa iskaqadar Allah ninkan runti wanin wanagsan Allah hacafiyo
@amalahmed7254
@amalahmed7254 2 года назад
Nin daacada oo runta sheegayo weeye marka xaqdhoor yaanan la takoorin
@odayjama1829
@odayjama1829 2 года назад
Walaahay waa nin qalbi fiican ilaah ayaa khayr kuugu bedilin.war ninkaa hala gacanqabto.
@cadeeybajuneey2286
@cadeeybajuneey2286 2 года назад
Allha ku cafiyo adeero
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 2 года назад
Alle ha daweeyo ninkan waa qof fican oo gob ah
@erumroble5081
@erumroble5081 2 года назад
Ilaahow ku caafi 😭😭😭😭😭😭
@hayatmuze4139
@hayatmuze4139 2 года назад
Waa geesi illaahay ha caafiyo hana barakeeyo
@khadarmedia3522
@khadarmedia3522 2 года назад
Wlhi wa legend dhalinyaraduu uu cabsanayaa
@qalixasan8360
@qalixasan8360 2 года назад
Ninkan hala caawiyo walahi waa geesi lakin garab siiye
@mouradabdillahi5406
@mouradabdillahi5406 2 года назад
Somalia Waxa jira qar jahilina aha marak ha ou jojinen
@degoxirsi
@degoxirsi 2 года назад
Ilaahow ku cafi 🤲🤲🤲🤲🥰
@zaynabissack9016
@zaynabissack9016 Год назад
😢😢😢 allha ku caafiyo
@umufatima5180
@umufatima5180 2 года назад
Wall rabi Haku cafiyo oo haka qaado
@siciido8920
@siciido8920 2 года назад
Alle hacafiyo walalken amiin amiin amiin
@aadangaydh1954
@aadangaydh1954 2 года назад
Ilaahay haku cafiya
@aminamohmud8231
@aminamohmud8231 2 года назад
ALLAH haku caawiye
@aminamohmud8231
@aminamohmud8231 2 года назад
Allahyoow Cafi iyo Caafimaad
@khadijahassan4732
@khadijahassan4732 2 года назад
Allah ha caafiyo aamiin
@fatumaahmed4566
@fatumaahmed4566 2 года назад
Wlle ilahy cfmd ha ku siiyo ku sabir qadarta Alle.mu'aminka waa la imtixana,sadaqada bixinteda badi
@hanadabdullahi1445
@hanadabdullahi1445 Год назад
Allah cafiyo
@aminaahmed5903
@aminaahmed5903 2 года назад
Subxanallah subxanallah Rabbiyoow cafi adoomadaada xanuunsan Aamiin yaa Rabbi Rabbiyoow kuwa dadka xanuunsan takorayana Rabbiyoow iyaguna qalbiga ayay kaxanuunsan yihiine Cafi Aamiin yaa Rabbi. ❤
@ayaansalah9282
@ayaansalah9282 2 года назад
Ilahay. Haa. Cafiyo. Wll. Ilahay. Haa ku siyadsho. Imaan. Xanuunku Waa qadar. Wll
@anisali2266
@anisali2266 2 года назад
Allaha caafiyo
@sahromohamed601
@sahromohamed601 2 года назад
Qof propleam markuu hayo inuu lawaraystuu jecelyahy
@لولومحمد-ح1ت
@لولومحمد-ح1ت 2 года назад
Waaaxanuunkale soomaalidaan laakiin waa wiil go aan leh inuusan qarin alaha kucaaafiyo aarab
@nafisocabdi8110
@nafisocabdi8110 2 года назад
Inshallah bi idnilaahi kariiim walahi waa cafimaadaysa walaal sida ugu dhaqsiyaha badan ilahay faraj khyre qabo ha kugu furo oo somali aad ugu baahanin iyo bini aadan oo dhan ilahay idinkiiis 😢
@sidiabukar302
@sidiabukar302 2 года назад
Waa wax laga xumado qof xanuunsan oo qadar ale kudhacday in la takoro iyo asago si wanaagsan iyo aqoonta ow hada ileyahay. Bulshada oga wacyigelinayo cudurka dhibatada ow leyahay iyo sidii lesaga ilaliyo inlagu takoro maha. Illaah ha caafiyo asaga iyo inta la xanuunsan cudurka anagane Illaah aya kamagan galnay.
@fartunhassan9328
@fartunhassan9328 2 года назад
Allah. Ku caafiyo. Waxaan kuhayaa dher aada kucaafimaado. Ee xagaalagaahalaa
@farhiyohassan3758
@farhiyohassan3758 2 года назад
Allow caafimaad sii waa shaqsi qalbi fiican iskuna kalsoon qadarka allena kuqanacsan
@maxaledhy9370
@maxaledhy9370 2 года назад
Wall alle u samir waliga ha u qarin dadka walalo qofkii kugu nacayo ha kugu naco anaga ku ixtramayo
@fardoussaahmed794
@fardoussaahmed794 2 года назад
Wan ku xumaxay walal dhibatada ilaahay ha ka dul qaado
@nourismail4114
@nourismail4114 2 года назад
Allah shifa Keep Going , mwebale seibo
@zeinabumu.hamza.1233
@zeinabumu.hamza.1233 2 года назад
Bashir walal qaali cafimad taam ah oo dhan bee dhaaf leeh haku siiyo
@ikrannur8086
@ikrannur8086 2 года назад
Abowe Allaha cafimad ku siiyo.
@shamsoaweis2199
@shamsoaweis2199 2 года назад
Ilahey hacaafiyo intii xanunka haye Waa run cirbida waa laga qada
@uniqueperson6294
@uniqueperson6294 2 года назад
allaha hakashaafiyo. allahuma aaamiiiin. isaga iyo inta muslinee uu haleeley cudurkaasi. ina gana ha inaga bad baadiyo. alllahuma aaaamiin . allow adaanu magan kaaga nahey . cuduroodhan . inta la xanuusana kasaraqaad allaahuma aaaamiiin
@fardoussaahmed794
@fardoussaahmed794 2 года назад
Wa dad xun somalidu ilaahay ku caafii
@Edbashir
@Edbashir 2 года назад
Jazakallah alf kheir walaal Bashiir
@fowsiyaliiban7266
@fowsiyaliiban7266 2 года назад
Dhibane kasta way sii dhibaan daa inuu caawinaad
@halimamayowosman3826
@halimamayowosman3826 2 года назад
Walal allah ku caafiyo bashiir nin aad u wanaagsan ba tahay
@odayjama1829
@odayjama1829 2 года назад
Ilaah haku caafiyo isaga ayaa awoodleh
@umumascuud3307
@umumascuud3307 2 года назад
wiilkaan codkiisa dhageystay
@alishmaye103
@alishmaye103 2 года назад
Sxb ilaahey haku caafiyo yaarab
@user-horo
@user-horo 2 года назад
Ilaahay swt haku caafiyo amiin wllky
@bilanbellobeautysalon1336
@bilanbellobeautysalon1336 2 года назад
Allow kacafi abwe
@mustafaAli-ku8tr
@mustafaAli-ku8tr 2 года назад
Wiilkan telka is Iso qoro
@dadaalintaaadcaafimaadqabt2205
@dadaalintaaadcaafimaadqabt2205 2 года назад
Allah ha ku caafiyo walaal
@qadriinaqadro2223
@qadriinaqadro2223 2 года назад
Adeer alle haku caafiyo aamiin
@simaneeyofficial5458
@simaneeyofficial5458 2 года назад
Maskiin Allah hakucafiyo Walal
@anfacabdalla6413
@anfacabdalla6413 2 года назад
Axax allaw kucaafi wll bashiir
@faadumoali114
@faadumoali114 2 года назад
Allaha ku caafiyo
@asmacabdilaahi9600
@asmacabdilaahi9600 2 года назад
Alle haku caafiyo
@samiraomar1103
@samiraomar1103 2 года назад
ilaahow ka caafi anagana naga haay
@dhooldheeman5488
@dhooldheeman5488 2 года назад
Alle haku caafiyo wll
@anashussein6120
@anashussein6120 2 года назад
Illaahayow caafi adaa awood leh
@sahrasheikh4373
@sahrasheikh4373 2 года назад
allah ha ku caafiyo walal
@iraani115
@iraani115 2 года назад
Allah ku caafiyo wll
@ruunyuusuf2171
@ruunyuusuf2171 2 года назад
Wll alaha .ku caafiyo
Далее
Teeth gadget every dentist should have 😬
00:20
Просмотров 1 млн
ТАРАКАН
00:38
Просмотров 1,6 млн