Тёмный

NAXDIN SEEFTII DAHABKA AHAYD XASAN SHEEKH IIBSADAY,HANTIDII FARMAAJO WAREEJIYEY DAMJADIID BOOBEEN 

Darwiish Tv
Подписаться 118 тыс.
Просмотров 14 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

25 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 77   
@AhmedDaud-fd6vn
@AhmedDaud-fd6vn 2 месяца назад
Darwiish,geesi geesi dhalay. THANK YOU.
@Tasniim1
@Tasniim1 2 месяца назад
Darwish/ Captain caduun.Fariid qaran ❤️🙏.
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 2 месяца назад
Farmajo waxa uu madaxwayne wadani Somali ah, dalkiisa iyo dadkiisa jecel. Aan boobin hanti qaran. Dadka masaakiina ah aan barakicinin. Somalida nool iyo kuwii dhintayba ka babaadeen NABAD iyo NOLOL.Mahadsanid walalo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@AwesCabdulhi
@AwesCabdulhi 2 месяца назад
Viiva farmaajo hanoo laado soomaaliya hanoo laato ha waarto ha guulesato amiin yaarabi ❤❤❤❤
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u 2 месяца назад
SEEFTA XASAN SHEEKH WAA LAGU DACWEYNKARAA. OGAADA IN CID UU KA IIBIYEYBA, LUGU XUKUMIKARO IN UU SOO CELIYO
@axmedyare2404
@axmedyare2404 2 месяца назад
Viva Farmaajo
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 2 месяца назад
maxamed farmaajo hanoolado geediga qaran
@axmedjanagale6845
@axmedjanagale6845 2 месяца назад
Cabilaahi yuusuf ayaa ku wareejiyey shariifka la soco
@CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay
@CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay 2 месяца назад
Alla ceeb weyna war xasan mu iska dhinto walahi dhimashada udhanta meshu marayo
@Tasniim1
@Tasniim1 2 месяца назад
Waxaaba dan kama laha.
@mohamedjamaalibair6346
@mohamedjamaalibair6346 2 месяца назад
xasan dad iyo dal midna lsga dhaxli maayo. Seef baad ka hadlaysaayd , dalka oo dhan baa iib ah.
@sayidjaamac1724
@sayidjaamac1724 2 месяца назад
Xasan habralaaye xasan xaraash isagiyo caruurtiisa dil baa lagu xukumi doonaa
@Tasniim1
@Tasniim1 2 месяца назад
Innaa lilaahi wa’innaa ilayhi raajicuun. Damul xaraash ayax baahan.
@ZahraAbdinoor-t6m
@ZahraAbdinoor-t6m 2 месяца назад
Ma seeftii uu siiyey islaan bashiir
@xaawo1
@xaawo1 2 месяца назад
Seefta waa lagu dacweeyn haduu gatay waana la qaban insha alaahu ciudane ma uusan siinin waa tuyg walaahi waa horaan sheegay inuu iibsan doono seefta
@ForeveryoneShareone
@ForeveryoneShareone 2 месяца назад
Isaga, caruurtiisa iyo dumarkiisa ilaahay ha halaago oo midh yuu ka hadhin
@okorontokoronto8331
@okorontokoronto8331 2 месяца назад
Walaal Seefta waxaa soo siiyey Islaan Bashiir waagii uu Galkacyo tagey Formajo jidkii sharciga ayuu marey wax walbo waa uu ku wareejiyey lkn Xassan dhoogo waa gatey wana lagu dacweeyn karaa.
@ahmedsalad1393
@ahmedsalad1393 2 месяца назад
DAQIIQA DAQIIQADII KA DANBEESABA CEEBLEE LAGA SOO SHEEGAYAA SHEEDAANKA JOOGA FILLA SOOMAALIYA XASAN XUMOOW
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 2 месяца назад
Subuxaan Allaah waxan uu uruusanayo macalafanya handikap indhooloka dhegooloka curuyaanka agoonta oo u baahan uu ururusanayo qoyosoyoska baahan een dheregeyen 🥱
@AxmedCqadir-i7v
@AxmedCqadir-i7v 2 месяца назад
5:17 Kalasaar mucaaradnimada iyo hantidaqaranka warkaagu hadawbeenyahay umagafin md xasan sh bal waxed ugaftay qaranka somalia
@SalimsalahSalim-en8qr
@SalimsalahSalim-en8qr 2 месяца назад
Iimaanka ilaahey nagamaqaado xasan sheikh kuwiidoortay danbibey dalka kagaleen
@AlishopCentre
@AlishopCentre Месяц назад
Wow😊
@sagalabdal9387
@sagalabdal9387 2 месяца назад
Diirato iyo dal burburiso ayaa ku habsaday dalkii Ilaahay cadowga ka qabo Soomaaliya.
@yasminjama2703
@yasminjama2703 2 месяца назад
Welkom 🤗 Darwiish
@God-p5x
@God-p5x 2 месяца назад
Faridow.
@habibamohamed6305
@habibamohamed6305 2 месяца назад
Wax adaan ogayn in ad sheegto Ma aha seefta islaan bashiir Baa siiyay farmaajo
@xogtageeska
@xogtageeska 2 месяца назад
Ma uusan gayn wuu saxan yahay wiilka way jirtaa mid islaan bashiir lakin 2017 doorashadii ayaaba farmaajo lagu wareejiyey laftirkiisa
@goonitv
@goonitv 2 месяца назад
Xishoo waryaa hasan asaga farmajo ku wareejiyey lamana iibsan karo viewska aya meel XUN ka galay ceebtaada umada haku wareerin
@Imaan92546
@Imaan92546 2 месяца назад
Xassan bililiqo iyo naagahiisa iyo ilmahisa aa filada mamul
@AdamJama-v1o
@AdamJama-v1o 2 месяца назад
Hayaay xasanaw waar waa sune iska ilaali waar suntu ma disho qof iimaan la.
@bashirjama1835
@bashirjama1835 2 месяца назад
Asc. Ina Farmaajo waxyaalo badan oo uu ka xishoodo kama xishoodaan dad badan oo soomaali ah.Waase yaab in ay hadda magaalo madaxda dalka ay joogaan niman aad iyo aad looga cabanayo.
@Abdulfataxmaxamed
@Abdulfataxmaxamed 2 месяца назад
Hollo
@Abdulfataxmaxamed
@Abdulfataxmaxamed 2 месяца назад
Cotkada lamamaqlaayo pro
@MaaMo-k7g
@MaaMo-k7g 2 месяца назад
Mid daimon ah aya lagu ba dalaaa
@abdinurfarah1560
@abdinurfarah1560 2 месяца назад
Haddii arrimahaan run noqdaan waa sidii dameerkii heeryadiisii cunay oo kale
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 2 месяца назад
kkkkkkkkkkkkkkkkkk xasan sheeke mardhow guryuhu jiingadaha kafujisanaya hadi gacanta laga qaban
@Tasniim1
@Tasniim1 2 месяца назад
Xabaalihii baa baxsan waayay jiingaduhu xagay joogaan?
@AyanleCabdimalig
@AyanleCabdimalig 2 месяца назад
Xazn horar wye
@NaimaSharif-td4jf
@NaimaSharif-td4jf 2 месяца назад
😢😢😢😢😢
@Madaxey-r2f
@Madaxey-r2f 2 месяца назад
Culusoow wuxuu Madaxweyne ku noqday Siyaasada siyaasiyiinta Majeerteen ee ku dhisan, Ku calfaday cadkeerow Wallee ama Ku ciideeyey! From Gedo
@makehilahmed3695
@makehilahmed3695 2 месяца назад
Ninkan qabuurah & dhulalkodii iibsanaya. Markii uu farmaajo uu ku wareejinayay 100M ayaah lagu lahaa dowlada
@COD-MIIR.
@COD-MIIR. 2 месяца назад
8:10 🤔. Daroogo buu u keenaa, Umadii uu dhahay, Qurankaan ku ilaalin. $5 Saartay Daroogadii kenya. Marna Waa Wadaad. Ma Habaar baan ha-leelin. Intaa baa ba Danbi Masuul ah. Inta Qalad oo kale ba, iska daa. Marka 🤔 Waa AAMIIN DEE 👐.
@AxmedCqadir-i7v
@AxmedCqadir-i7v 2 месяца назад
Su,aalmuhiima yaalaga iibiyay? 2-sayftumadahabbay ahayd?
@xaawo1
@xaawo1 2 месяца назад
Sedfta dahab beey ahayd weliba seef dhaxal ah beey ahayd walashi islaan Bashir islaan cabdule baa soo siiyay oo ku hooray isaguse dowladuh u dhiibay waagaasne walashi waa sii sheegay inuu hassan iibsan foono seeftune dahab beey ahayd bowolaal sano baa ka hayay oo reer islaankaa iska dhaxli jiray iskaankastane ma fadan jirin wuu dhigi jiray maadaama ay shayd ka ab ka ab dagab beeyna ahayd oo waxaad la socotaa boosaado waxaa loo awoon jiray bandarqaasim aabo yamani ah oo islaan majeerteen ah dhashay oo yamsniyiintu ay heebeeysato baa u keenay abtigiisaan reer islaanka ah xassane war baa uyaalo seeftii waa laga rabaa inuu soo celsho weliba adeerkii seefta u hadyeeyay farmaajo wuxuu u siiyay inuu isagu meel dhigto guri geel faras iyo seeftaan buu siiyay marka farmaajo guri geel iyo fras raasumaal umuu arkeeynin seeftaan buu u arkay ineey soomaaliya raasimaal u tagay oo fila somalia miyuysiyamja ah in la dhigo
@ubahguled5047
@ubahguled5047 2 месяца назад
Horaan, u idri cudur oo aad isku daawayso xoolahaad dhacaday.
@bashirjama1835
@bashirjama1835 2 месяца назад
Asc. Soomaaliyeey warkii ad maqashaanba haddiiba ha rumaynina.Ka warama hadduu Xassan bari yiraahdo war waataas Seeftaad lahaydeen Xassan baa gatay.Xassan hadduu dambiyo leeyahay ka difaaci mahayo.Laakiin waa in aynuu hubsanaa waxii la sheegaba.
@MuuAli77
@MuuAli77 2 месяца назад
qalbi dhagax. Bar madow oo harayn.
@ShabanHussein-c2p
@ShabanHussein-c2p 2 месяца назад
Daarawish nolow
@sayidjaamac1724
@sayidjaamac1724 2 месяца назад
Hasanhabralaaye war elleyn nacas waa nacas
@ubahguled5047
@ubahguled5047 2 месяца назад
Xassan munaafaq, Xassan ayax, illaahay hanaga qabto
@ZahraAbdinoor-t6m
@ZahraAbdinoor-t6m 2 месяца назад
RU-vid ayeyba ku jirtaa farmaajo ayaa hadiyad loo siiyey waxaana siiyey islaan bashiir islaan cabdule
@khatraharunaadamu6117
@khatraharunaadamu6117 2 месяца назад
Sefta buqorbur haan ayaa madax w farmajo kusharfay boqa shadii buntiland uu kutagay
@Ma-hy7bv
@Ma-hy7bv 2 месяца назад
Moyaan madaxwene kadhigo waasaan
@Tasniim1
@Tasniim1 2 месяца назад
Kkkk walee waa yaab.😮.
@xaawo1
@xaawo1 2 месяца назад
Inadeer seefta,waxaa siuyay farmaajo uslaan Bashir ee reer mahad ahaa burtinlaa lagu soo siiyay reer bubtlandi baa siiyay not carab
@batulasmail8261
@batulasmail8261 2 месяца назад
Farmaajo wuxuu moodayey Inay Dowlad ka dbeynayso.
@makehilahmed3695
@makehilahmed3695 2 месяца назад
Horumuud waa tuugo, ayada lacagta yaan loo geeynin ee kashkoda ha ku iibsadan
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u 2 месяца назад
SOOMALI DAD MAAHA. XASAN DUGAAG BAY ISKA QABANWAAYEEN. XILDHIBAANADA SOOMALI SHEEGANAYA, ALAHA CADAABTA KU SHUBO. WAA IYAGA KUWA WAX KASTA OO DHACA, XASAN U FUDUDEEYEY
@bashirjama1835
@bashirjama1835 2 месяца назад
Asc. Tan kale wiilka wariyaha ah laga yaabee in uu Seefta been ka sheegay.Waayo waxuu yiri Seefta waxaa Ina Farmaajo siiyey dowlad Carab ah.Aniguna waxaan maqli jirey in Islaanka Cumar Muxammuud uu Seef Dahab ah siiyey Ina Farmaajo.Lagana yaabee Seefta la sheegayaa in ay taas tahay.
@omarmohamed-nf9to
@omarmohamed-nf9to 2 месяца назад
Dhibaatada ummada Somaliyeed haysta wax masuul ka ah Saciid Deni, Ahmed Madoobe iyo Xildhibaanadii kale ee u footiyey Hassan Sheikh.
@wariscawil9111
@wariscawil9111 2 месяца назад
Ader waxasi miya gobolada marka aa jogtaan iskugu shekesaan wabayawe madaxda dalka kadhamow ilmo Aya tahayee
@AbdirisaqMahamud-lc4gw
@AbdirisaqMahamud-lc4gw 2 месяца назад
Yaa kuu sheega adi miyaa dalaal ka ahaa😂 dahab ma eheyn waa lagu buufiyey
@sayidjaamac1724
@sayidjaamac1724 2 месяца назад
Deni waa khaldanaa waa nin fudud ma ninka wasakhdii aaranjaan dowladda ku taxay oo xildhibaano jka dhigay
@Abdulfataxmaxamed
@Abdulfataxmaxamed 2 месяца назад
Cottage waa xaram yahay
@obimaan6269
@obimaan6269 2 месяца назад
Xayawaanow 4 ti dakad uu itoobiya siiyay aa hada loo dagaalami rabaa ee naga aamus
@HakimaAli-o9q
@HakimaAli-o9q 2 месяца назад
😂😂😂😂😂😂😂😂
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 2 месяца назад
Xasan dhiiqo maanta waxabo reebi maayo soomaaliye ama hadla ama buuq ficili baa loo baahan yahay in shacabka muqudisho kacaan oo iska saaran xasan dhiiqo iyo kooxodiisa😠
@suvanbanay7544
@suvanbanay7544 2 месяца назад
Waa edeb daran tahay qabyaaladiise xun aad tahay
@ahmedmose5466
@ahmedmose5466 2 месяца назад
Adiga qofna adoo caayin.. Aragtidaada kahadal fadlan.
@SalimsalahSalim-en8qr
@SalimsalahSalim-en8qr 2 месяца назад
Madaxweynaha qaladkiisa iyo saxsanaantiisa labaduba waadkutaageereysaa,sxb waad qaldantay xasan sheikh waa madaxweynaha qaranka dhaliishiisa maahan inaad diidaa qabiil iyo qoys madooran ee soomaali oodhan ayaa dooratay hantida filadana maahan hanti qabiil ee waa hanti umada leedahay
@ahmedmose5466
@ahmedmose5466 2 месяца назад
@@suvanbanay7544 hadadan ogoleyn in wax laga sheego xasan garguurte orodoo adanyabal geeyso barkas arag cid wax kashegeyso. Lakiin hada cay iyo in waxwalbo ooxun layirahdo asaa sodontay. Marka jooji qabyalada qaawan fadlan adoo rali ah
@blackpink2487
@blackpink2487 2 месяца назад
Scw.anigu idor.baan.ahay.siiba.hw.oo.aad.onta.caydo.dhibna.igumahayso.abtigay.oyar.bad.tahay.balse.u.tudho.naaftada.oo.ajarkaga.haa.iskasiin.e.bal.duuce.in.ilahay..haa.ino.soo.hadeyo.dhamantod.balse.hadi.mw.dacad.dalka.uyahay.itobia.safaradeda.haa.eryo.diyaradahoda.haa.jojiyo.ma.waxuu.isleyahay.itobia.snm.haa.uqabato.dhulka.oo.ma.ictiraf.buu.xasan.siinaya.ujedada.ma.fahmin.faar.baa.ku.udan.xasan.qaabilka.waxa.kushaqeysta.haa.dhaacp.aanigo.iidora.ayaa.jrcel.som.omiidaa.duuce.dhanka.wanaga.ka.eeg.aanigu.waxan.ku.duceya.in.ilahay.umarada.xaqa.tuuso.masar.naaf.inoma.hayso.som.un.baa.madaxa.la.isugelonayaa.ilahayse.waxan.kaberyeyaa.k ta.qaabilka.ku.owerkacsaneysaa.ilahay.knagaqabto..aamin.som.qaabil.akhiro.idin.racii.mayee.umada.ilahay.haa.loga.baaqo
@XuseenDucaale-v4m
@XuseenDucaale-v4m 2 месяца назад
Beentu.way.is.dhaan.taaye.kaniwaa.ey.ciyaaya.balcar. Dhagaysta.kkkkkkkk
Далее
Думайте сами блин
18:15
Просмотров 244 тыс.
진 (Jin) 'I'll Be There' Official MV
03:15
Просмотров 6 млн
РОК-СТРИМ без ФАНЕРЫ🤘
3:05:16
Просмотров 1,3 млн
HA IS DISHO NIN LA'AAN MIYAA ADUUNKA KA JIRTO
44:36
Просмотров 980 тыс.