Тёмный
No video :(

naxdinta jabhada snm ku xasuuqday reer awdal,muuse markale udhartay,jabhada awdal,villa soomaaliya 

IIDAADI WARKA
Подписаться 60 тыс.
Просмотров 13 тыс.
50% 1

#IIDAADI_WARKA,#hubkii_caabudwaaq, #hubkii, #caabudwaaq
FADLAN SUBSCRIBE & LIKE & SHARE & COMMENT
♥♥ ♥♥ ♥♥♥♥ ♥♥ ♥♥MAHADSANID♥♥ ♥♥ ♥♥♥♥ ♥♥ ♥♥♥♥ ♥♥
#Shere #Like #Subscrub #xasan_caynaanshe,#caynaanshe
#isaaq, #somaliland, #jabhada_snm, #jabhdasnm

Опубликовано:

 

5 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 30   
@MoJa-hw5ww
@MoJa-hw5ww Месяц назад
Iidoorku waa gun, ilaahow yaaney Naga adkaan. From majeerteenia
@maxamedxuseen1740
@maxamedxuseen1740 Месяц назад
Xasan Cabdi Caynaanshe waxad tahay sharafta ummadda Soomaaliyeed. Allaha ku barakeeyo.
@abdirahmanwaber6529
@abdirahmanwaber6529 Месяц назад
Reer laascaanood
@AliMohamed-vj8uj
@AliMohamed-vj8uj Месяц назад
Xassan abdi caynaanshe waa somali wax garad ah dadka caaya waa dad qabiil naceeb ku jiro
@Imraan12
@Imraan12 Месяц назад
Samaroon rag maleh naago ayay leeyihiin
@abdikadirabdi7427
@abdikadirabdi7427 Месяц назад
Dhukani waa laga xorayn horgoley iyo idoor.
@user-gw7tq6zv7m
@user-gw7tq6zv7m Месяц назад
Wewe sahra cali dheere so dhawoow😂😂😂😂
@MaxamedSandoon
@MaxamedSandoon Месяц назад
Muqdisho iyo hargayisa hakla jeclan
@deeqahodanmo2823
@deeqahodanmo2823 Месяц назад
Waar waxaasi waa wax dhamaaday somali horumar ayay u baahan tahay uma baahna qof nolosha ka dhacay oo meelahaas ka ooya
@abdirahmanwaber6529
@abdirahmanwaber6529 Месяц назад
Ha ubaqina reer Awdal nimankiinan meesha ku haasawaya. Isaaq haduu maroodi yahay muxuu uburburin waayey.
@mahomedmaaweel9871
@mahomedmaaweel9871 Месяц назад
Xageydin qaban meel aad qabataan ma haysataan
@user-db5ts6je7z
@user-db5ts6je7z Месяц назад
War Qabiil Ka samaroon WA masakin an cadowga idoorka Iska celin Karin kii xildhiban sheganayey caloosha buuran ina abiib waka leef leefaya murqaanland adoonkan gormu xor noqonaya WA wayabee😅
@ahmedyousuf1008
@ahmedyousuf1008 Месяц назад
Xaasid xaasid dhalay oo fidmo larabay awdal waar ma inay dhimasho kadhacdo rabtay cawaan cawaan dhalay oo cuqdad buixisay oo sidii laascanod laraba inay burburto boora neefow aamus
@abdulsamater7151
@abdulsamater7151 Месяц назад
Ciil u'dhimo, faqash fooq faqash. Somaliland ha'noolaato
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk Месяц назад
Waa dadkii soo dayay makhnuudkaa Ina askar
@maliunabdiahmed9766
@maliunabdiahmed9766 Месяц назад
👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏
@user-xg6dk6is1t
@user-xg6dk6is1t Месяц назад
Waar waxan gada biirsiga meeye waxgaradkii ba ina abiib baa kaxoogbatay mabdaii awadal state ee soomaalinimada ahaa mise gada biursigu makalaya qaaniin gobanimada iyo gunimada waa maxay dadkan uu habaabiyay ina abiib oo snm ah
@rawdahahmed8102
@rawdahahmed8102 Месяц назад
Sahra Cali dheere Afku go meel walba ma isku qaadaysaan qidhim Laga sii , laakiin Cididaa Calooshada ku jabtay Dhulku waa nabad adiga iyo inta Uurka ka bugtaaba Ciil u dhinta qudhanyow SNM na Af urayaa masoo hadal qaado .
@user-xd4zc4gg2h
@user-xd4zc4gg2h Месяц назад
HAW HAW HAW 🐕🐕🐕🐕🐕🐕🐕🐕 ISKAA CIYAA- ININKAA IYO 3 LAXAAD🐑🐑🐑 EE AAD FRONT KAA SOO DHIGTEEN👎👎 SOMALILAND TALAABSATAY GUUL IYO GOBANNIMO ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉💪💪💪💪💪💪💪
@diiriyeali1073
@diiriyeali1073 Месяц назад
MAGAALOOYIN DHAN BAA DHULKA LA DHIGAY 100 KUN OO QOF LAGU DILAY CAFIS AYAA KA DAMBEEYEY EE AAKHIRADIINA U BAQA WAX YAHOW WAALAN.
@abdirahmanwaber6529
@abdirahmanwaber6529 Месяц назад
Umalyn maayo qabiil qabiil ka awood badan. Shelay isaaq dawlad buu la dagaalamayey. Laakin maanta hadii uu dagaal dhaco waxay noqonaysaa qabiil markaa reer Awdal way dagaalami doonan waana la baran doona.
@mahomedmaaweel9871
@mahomedmaaweel9871 Месяц назад
Waar yaadaheen somaliland nacayb
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk Месяц назад
Dhadiga isaaq baroor
@iali8540
@iali8540 Месяц назад
Ree Boorama iyagaa isaaqa jabuuti ka soo xagaa baxa Boorama ku layn jirey oo lahan jirey jabhad ka garab dagaalanta ciidankii Faqashta.
@hodanc6255
@hodanc6255 Месяц назад
Side isku qabadsine dad xaga baxay iyo kuwo jamhad ah ma mel jamhad ka jirto ba lagu xaga baxa
@maxamedxasan1805
@maxamedxasan1805 Месяц назад
Waar.munaafaqan.waxuu.ku.hadlayaa
@WorshipGodAlone
@WorshipGodAlone Месяц назад
Basaas Somaliland dumis ah ayaad tahay ee jooji qabiilka iyo naceybka. Dadkaa nabadda kuwada nool naceybka ka jooji. Reer Awdal 14 sannadood ayey madaxweyne iyo ku xigeen ja ahaayeen Somaliland.
@guleit89
@guleit89 Месяц назад
Anigo habargidira wan galaya dagal loga so horjedo goni ugosadka
Далее
ПРОСТИ МЕНЯ, АСХАБ ТАМАЕВ
32:44
Просмотров 1,2 млн
ПРОСТИ МЕНЯ, АСХАБ ТАМАЕВ
32:44
Просмотров 1,2 млн