Тёмный

NEERFE XANUUNKA DHABARKA, QOORTA IYO LUGAHA  

Dr.Yusuf O.Qalib
Подписаться 10 тыс.
Просмотров 21 тыс.
50% 1

Nerve pain in the back, neck & legs

Опубликовано:

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 63   
@Mshaami
@Mshaami 2 года назад
Waad mahadsan tahay walaal Dr YUUSUF Waa barmaamij qiimo badan leh, sifiican ayaan ula socdaa
@ahmedabdullahi4265
@ahmedabdullahi4265 11 месяцев назад
Dr taladaadu way fiican tahay laakin dadka uma jawabtid
@xamdaxasan7170
@xamdaxasan7170 Год назад
Mahadsanid wll jazakallah khayr
@yurubnoloshaqlsmaxamed8187
@yurubnoloshaqlsmaxamed8187 Месяц назад
Dr yusuf xage lagala so xidhidhi kara adigo raliya
@IbrahimCade-f7c
@IbrahimCade-f7c 9 дней назад
Doctor xanunkan ad shegeyso mudo 3sano ayan laxanunsanahy dawoyin yar yar wan qatey waxba igama qabanin hada maxa ila gudbon
@sagalwarsame7342
@sagalwarsame7342 2 года назад
Congratulations bro that’s amazing information
@DrYusufOQalib
@DrYusufOQalib 2 года назад
Aad ayaan ugu faraxsanahay inaad jeceshahay muuqaalkan. fadlan subscribe saar oo la soco muuqaalo kale!
@Hecjcr
@Hecjcr 6 месяцев назад
@@DrYusufOQalib Asc dr xagee joogtaa?❤
@sacdiyoabdullahidaud5367
@sacdiyoabdullahidaud5367 8 месяцев назад
Asc digtor yusuf walal waa gawar kunol qaxotiga Kenya cunug yar baa iga xanunsan mudo 5san mafadhisanayo socod majiro wax maka qawan kartaa inshallah
@sacdiyoabdullahidaud5367
@sacdiyoabdullahidaud5367 8 месяцев назад
@user-jq4lc2dq7m
@user-jq4lc2dq7m 6 месяцев назад
Asc dr qaalib
@iimanabdiqadir7721
@iimanabdiqadir7721 7 месяцев назад
Xagee lagala soo xiriirin dr
@aslimahmed6368
@aslimahmed6368 2 года назад
Jimicsiyada noo soo gali wll please
@saynab7503
@saynab7503 3 месяца назад
Haaye xageed farii sataa Dre
@fahiyejr1930
@fahiyejr1930 2 года назад
Dr aad ayad u mahadsanthay, fadlan jimicsiga la sameynayo hal video noga so samey.
@user-gu1bz7wj5m
@user-gu1bz7wj5m Год назад
anfacaya 90% ciladaha caafimad👇 1' Jooji ❌sonkorta iyo waxkastoo macaan hadadan kamarmikarin malab aad uyar isticmaal oo organic ah, ogow sonkortu meelo badan bay ku qarsontahay sida cabitanada buskud yada yanyada shidan iyo waxyabo badan oo prosses maray. 2, jooji saliida cad mayoniska iyo waxkastoo Salida cad lagu Daray ogow waxay kabuuxdaa cuntoonyinka la prosses gareyay eedukamada lagu gado taabadalkeda isticmaal subaga xoolaha saliid sayntuunka salid qumbaha kuli waa inay ahaadaan organic, 3, isticmaal cuntoyinkaan sida khudaarta kaladuwan 🥦🥬🥗🥒🫑🥑🥕🍅🌶️🍋🍆🫛gaar ahaan nooca kharaar sida kamasarta, kale ka 🥬 kaabashka iyo toontuna way uficanyohin berka waa inay organic✅ yihin waxn dhan aan sooshegay lkn basasha iyo avocada 🥑 iyagon organic ahayn baad isticmalikarta madama harag adag ay qaban kaso kadifacaya sumaha lagu bufiyo dalaga. Sidokale ukunta cun organic ah hilibyar oon badnayn cun (oo organic ah✅). baris iyo bastana joji hadadan awodin wax aad uyar ka cun (oo organic ah✅) Shaah ahaan waxad ucabaysaa sinjibiisha, huruuda, qarfaha, iyo dhirta lamidkaa, liindhanana kudar ( oo organic ah✅). Khalka ama Apple cider vinegar hal qaado biyo kudar cab lkn khalka kaligii ha cabin isagoo markaa caloshada jarjarikara, (oo organic ah✅) Vitamin lada sida b1 b2 b3 b5 b6. Vitamin k2 midka ugu muhimsan weye wuxu qada calcium ta wuxuna geeya lafaha hadikale calcium tu xidida, halbowlayasha, murqaha xubnaha iyo jidhka qaynihisa kaladuwan ayay ku ururaysa oy sababaysa faalig, dhiig madaxa kufurma, murqo xanuun, isha oo cadan sarmo, iyo xaalado caafimaad oo kaladuwan, sidokale magnesium ku way cawisa vitamin k2 ga nooca ugufican ee vitamin k2 ga waa mk7, magnesium kana glycinate✅. mineralska intabadan khutarta lagahela sida potassium, calcium, fluoride, lkn kuwa trace minerals loyaqan sida ( zinc, copper, selenium, iodine, chromium, manganese iyo kuwo badan oo kale ) kaliya waxa laga hela cuntada bada ama iyago supplement ah💊 aya laqata. Omega3 fatty acids iyana cuntada bada laga hela ama supplement ahan💊 20 sano kabadan cilmibadhis lasameyy ayan qoral kugu so kobay ilahaybay na mahadodhan usugnaatay🤲 Dr Berg research 🔬🧐
@user-ev4sz7ch8q
@user-ev4sz7ch8q 8 месяцев назад
Waxan dareemay Gari jidhakah maxaa iyo kabuyo Gamacah ah iso jaawab br
@abdallaameey1537
@abdallaameey1537 2 года назад
Waad mahadsan tahy Dr yuusuf si wanagsan Aya inoga sharaxday
@DrYusufOQalib
@DrYusufOQalib 2 года назад
Aad ayaan ugu faraxsanahay inaad jeceshahay muuqaalkan. fadlan subscribe saar oo la soco muuqaalo kale!
@sacdiyoabdullahidaud5367
@sacdiyoabdullahidaud5367 8 месяцев назад
Walal halkee ban kaheli karaa
@AxmedIbrahimhaariHaari-mu5zr
Asc dr waxaan rabaa in aad igataliso Liga xanuun ku buubyo curles waxa iikena lafdhabrka ooiburburtay insha allh waan igaso jawabi
@luulcali6989
@luulcali6989 Год назад
Dhiktoore gbr xanuunkan haayo maaxa daawo u,ah plz iiga so jawaab ❤
@rahmaabdalla92
@rahmaabdalla92 Год назад
Dr waad mahad santay Waxaan ka cabanayaa neerfo Qoorta ah xanuun Madaxana jugo iga soo gaadhay Dawooyin baan qaataa hadaan dawadaas joojiyo xanuunku halkii buu iga bilaabayaa talo isii plz dr
@NimcoibraahimMuxumed-wn1wq
@NimcoibraahimMuxumed-wn1wq 11 месяцев назад
Dr xagejogta
@abdirahmanbile8127
@abdirahmanbile8127 2 года назад
Wlo waxad kaso hadashan cududka afqalooca wa nervo plz plz
@shamisshiino7124
@shamisshiino7124 2 года назад
Asc dr yusuf waxaa la kulmay dhaawac ah xabad waxuu saameyay dhabarka in sinta ee 5 cm kala koreeso sida raajiyada ay laga arkay lkn waxaa isku arka cadaadis dhanka jilbaha iyo caga xanuunka joogtada ah maxaa xal ah
@deeqomaxamedx2325
@deeqomaxamedx2325 7 месяцев назад
Asc dr xanunka nerbaha habenki aya ubadan
@mahadmohamudhirabe-ok7oo
@mahadmohamudhirabe-ok7oo Год назад
Dr xagee kalasoo xiridaa
@deeqomaxamedx2325
@deeqomaxamedx2325 7 месяцев назад
Jug ma igari dhibkalane maqabo lkn xanun iyo kababyo ayan darema habenki
@ayangesod9014
@ayangesod9014 2 года назад
Halke jokta doctor please
@zuhrahindi1558
@zuhrahindi1558 Год назад
Dr walal kaliya waxaad isheegta meeshad joogto oo hospital kaaga kuyaalo scaitica ayaan qabaa lugta ah inaan hospital kaaga imaado raba
@user-gu1bz7wj5m
@user-gu1bz7wj5m Год назад
anfacaya 90% ciladaha caafimad👇 1' Jooji ❌sonkorta iyo waxkastoo macaan hadadan kamarmikarin malab aad uyar isticmaal oo organic ah, ogow sonkortu meelo badan bay ku qarsontahay sida cabitanada buskud yada yanyada shidan iyo waxyabo badan oo prosses maray. 2, jooji saliida cad mayoniska iyo waxkastoo Salida cad lagu Daray ogow waxay kabuuxdaa cuntoonyinka la prosses gareyay eedukamada lagu gado taabadalkeda isticmaal subaga xoolaha saliid sayntuunka salid qumbaha kuli waa inay ahaadaan organic, 3, isticmaal cuntoyinkaan sida khudaarta kaladuwan 🥦🥬🥗🥒🫑🥑🥕🍅🌶️🍋🍆🫛gaar ahaan nooca kharaar sida kamasarta, kale ka 🥬 kaabashka iyo toontuna way uficanyohin berka waa inay organic✅ yihin waxn dhan aan sooshegay lkn basasha iyo avocada 🥑 iyagon organic ahayn baad isticmalikarta madama harag adag ay qaban kaso kadifacaya sumaha lagu bufiyo dalaga. Sidokale ukunta cun organic ah hilibyar oon badnayn cun (oo organic ah✅). baris iyo bastana joji hadadan awodin wax aad uyar ka cun (oo organic ah✅) Shaah ahaan waxad ucabaysaa sinjibiisha, huruuda, qarfaha, iyo dhirta lamidkaa, liindhanana kudar ( oo organic ah✅). Khalka ama Apple cider vinegar hal qaado biyo kudar cab lkn khalka kaligii ha cabin isagoo markaa caloshada jarjarikara, (oo organic ah✅) Vitamin lada sida b1 b2 b3 b5 b6. Vitamin k2 midka ugu muhimsan weye wuxu qada calcium ta wuxuna geeya lafaha hadikale calcium tu xidida, halbowlayasha, murqaha xubnaha iyo jidhka qaynihisa kaladuwan ayay ku ururaysa oy sababaysa faalig, dhiig madaxa kufurma, murqo xanuun, isha oo cadan sarmo, iyo xaalado caafimaad oo kaladuwan, sidokale magnesium ku way cawisa vitamin k2 ga nooca ugufican ee vitamin k2 ga waa mk7, magnesium kana glycinate✅. mineralska intabadan khutarta lagahela sida potassium, calcium, fluoride, lkn kuwa trace minerals loyaqan sida ( zinc, copper, selenium, iodine, chromium, manganese iyo kuwo badan oo kale ) kaliya waxa laga hela cuntada bada ama iyago supplement ah💊 aya laqata. Omega3 fatty acids iyana cuntada bada laga hela ama supplement ahan💊 20 sano kabadan cilmibadhis lasameyy ayan qoral kugu so kobay ilahaybay na mahadodhan usugnaatay🤲 Dr Berg research 🔬🧐
@husseinyusuf5204
@husseinyusuf5204 Год назад
Xagejotan Dr?
@cuudali7929
@cuudali7929 Год назад
Plz wll iso jawab isha iyo surka iyo lug iyo gacan a i xanuna kababiyo iga heyso talo isi ilahey dartis kuleyl waka darema malmahan cirbada wa darema
@user-gu1bz7wj5m
@user-gu1bz7wj5m Год назад
anfacaya 90% ciladaha caafimad👇 1' Jooji ❌sonkorta iyo waxkastoo macaan hadadan kamarmikarin malab aad uyar isticmaal oo organic ah, ogow sonkortu meelo badan bay ku qarsontahay sida cabitanada buskud yada yanyada shidan iyo waxyabo badan oo prosses maray. 2, jooji saliida cad mayoniska iyo waxkastoo Salida cad lagu Daray ogow waxay kabuuxdaa cuntoonyinka la prosses gareyay eedukamada lagu gado taabadalkeda isticmaal subaga xoolaha saliid sayntuunka salid qumbaha kuli waa inay ahaadaan organic, 3, isticmaal cuntoyinkaan sida khudaarta kaladuwan 🥦🥬🥗🥒🫑🥑🥕🍅🌶️🍋🍆🫛gaar ahaan nooca kharaar sida kamasarta, kale ka 🥬 kaabashka iyo toontuna way uficanyohin berka waa inay organic✅ yihin waxn dhan aan sooshegay lkn basasha iyo avocada 🥑 iyagon organic ahayn baad isticmalikarta madama harag adag ay qaban kaso kadifacaya sumaha lagu bufiyo dalaga. Sidokale ukunta cun organic ah hilibyar oon badnayn cun (oo organic ah✅). baris iyo bastana joji hadadan awodin wax aad uyar ka cun (oo organic ah✅) Shaah ahaan waxad ucabaysaa sinjibiisha, huruuda, qarfaha, iyo dhirta lamidkaa, liindhanana kudar ( oo organic ah✅). Khalka ama Apple cider vinegar hal qaado biyo kudar cab lkn khalka kaligii ha cabin isagoo markaa caloshada jarjarikara, (oo organic ah✅) Vitamin lada sida b1 b2 b3 b5 b6. Vitamin k2 midka ugu muhimsan weye wuxu qada calcium ta wuxuna geeya lafaha hadikale calcium tu xidida, halbowlayasha, murqaha xubnaha iyo jidhka qaynihisa kaladuwan ayay ku ururaysa oy sababaysa faalig, dhiig madaxa kufurma, murqo xanuun, isha oo cadan sarmo, iyo xaalado caafimaad oo kaladuwan, sidokale magnesium ku way cawisa vitamin k2 ga nooca ugufican ee vitamin k2 ga waa mk7, magnesium kana glycinate✅. mineralska intabadan khutarta lagahela sida potassium, calcium, fluoride, lkn kuwa trace minerals loyaqan sida ( zinc, copper, selenium, iodine, chromium, manganese iyo kuwo badan oo kale ) kaliya waxa laga hela cuntada bada ama iyago supplement ah💊 aya laqata. Omega3 fatty acids iyana cuntada bada laga hela ama supplement ahan💊 20 sano kabadan cilmibadhis lasameyy ayan qoral kugu so kobay ilahaybay na mahadodhan usugnaatay🤲 Dr Berg research 🔬🧐
@jatarjatar136
@jatarjatar136 2 года назад
Dr intee lagaala sop xariiraa
@mariamelmiofficial7541
@mariamelmiofficial7541 2 года назад
Dr dhbrka qaybta damba said ixnuna io lugaha hadan dhqtr tago waxba igama shego mxa sameya dr
@user-gu1bz7wj5m
@user-gu1bz7wj5m Год назад
anfacaya 90% ciladaha caafimad👇 1' Jooji ❌sonkorta iyo waxkastoo macaan hadadan kamarmikarin malab aad uyar isticmaal oo organic ah, ogow sonkortu meelo badan bay ku qarsontahay sida cabitanada buskud yada yanyada shidan iyo waxyabo badan oo prosses maray. 2, jooji saliida cad mayoniska iyo waxkastoo Salida cad lagu Daray ogow waxay kabuuxdaa cuntoonyinka la prosses gareyay eedukamada lagu gado taabadalkeda isticmaal subaga xoolaha saliid sayntuunka salid qumbaha kuli waa inay ahaadaan organic, 3, isticmaal cuntoyinkaan sida khudaarta kaladuwan 🥦🥬🥗🥒🫑🥑🥕🍅🌶️🍋🍆🫛gaar ahaan nooca kharaar sida kamasarta, kale ka 🥬 kaabashka iyo toontuna way uficanyohin berka waa inay organic✅ yihin waxn dhan aan sooshegay lkn basasha iyo avocada 🥑 iyagon organic ahayn baad isticmalikarta madama harag adag ay qaban kaso kadifacaya sumaha lagu bufiyo dalaga. Sidokale ukunta cun organic ah hilibyar oon badnayn cun (oo organic ah✅). baris iyo bastana joji hadadan awodin wax aad uyar ka cun (oo organic ah✅) Shaah ahaan waxad ucabaysaa sinjibiisha, huruuda, qarfaha, iyo dhirta lamidkaa, liindhanana kudar ( oo organic ah✅). Khalka ama Apple cider vinegar hal qaado biyo kudar cab lkn khalka kaligii ha cabin isagoo markaa caloshada jarjarikara, (oo organic ah✅) Vitamin lada sida b1 b2 b3 b5 b6. Vitamin k2 midka ugu muhimsan weye wuxu qada calcium ta wuxuna geeya lafaha hadikale calcium tu xidida, halbowlayasha, murqaha xubnaha iyo jidhka qaynihisa kaladuwan ayay ku ururaysa oy sababaysa faalig, dhiig madaxa kufurma, murqo xanuun, isha oo cadan sarmo, iyo xaalado caafimaad oo kaladuwan, sidokale magnesium ku way cawisa vitamin k2 ga nooca ugufican ee vitamin k2 ga waa mk7, magnesium kana glycinate✅. mineralska intabadan khutarta lagahela sida potassium, calcium, fluoride, lkn kuwa trace minerals loyaqan sida ( zinc, copper, selenium, iodine, chromium, manganese iyo kuwo badan oo kale ) kaliya waxa laga hela cuntada bada ama iyago supplement ah💊 aya laqata. Omega3 fatty acids iyana cuntada bada laga hela ama supplement ahan💊 20 sano kabadan cilmibadhis lasameyy ayan qoral kugu so kobay ilahaybay na mahadodhan usugnaatay🤲 Dr Berg research 🔬🧐
@abdulaziizmohamed2541
@abdulaziizmohamed2541 Год назад
Dr aniga in badan neerfihu I xanuunayeen qoorta iyo lugaha I xanuuna iyo mar mar shoog I qabsado sidii wax dhacya ,,
@user-pr4gy3fj1r
@user-pr4gy3fj1r Месяц назад
Hada se tahay walal
@shukrimahamedciise2722
@shukrimahamedciise2722 2 года назад
Wlal Xage kala so xirira Xanunka nerve ah Hoyadey ayuu Hayaaa Dhakhatarada way geyey dawoyinkii markey qadato way kasii dartaaa mxaa Xal U ah Dr Yusuf??
@abdull554
@abdull554 Год назад
Asc hooyo kwrn xaladeda hadda
@mamaaxlaam3075
@mamaaxlaam3075 2 года назад
Asc doctor waxaa I xanuunaya qoorta dhabarka iyo lugaha mudo sand Ka Badan maxaa Talo I siineysa qoorta ilaa xabadka ayaa I xanuunaya mahadsanid
@DrYusufOQalib
@DrYusufOQalib 2 года назад
Nagalaso xidhiidh Instagram instagram.com/dr.yusuf_o.qalib/ Ama Facebook page: Dr. Yusuf O. Qalib
@user-is5gv2lk8e
@user-is5gv2lk8e Год назад
​@@DrYusufOQalib❤
@alibihi5214
@alibihi5214 2 года назад
Asc will waxa xanuunka dhabarka iyo burqa ha ee ila tali
@user-gu1bz7wj5m
@user-gu1bz7wj5m Год назад
anfacaya 90% ciladaha caafimad👇 1' Jooji ❌sonkorta iyo waxkastoo macaan hadadan kamarmikarin malab aad uyar isticmaal oo organic ah, ogow sonkortu meelo badan bay ku qarsontahay sida cabitanada buskud yada yanyada shidan iyo waxyabo badan oo prosses maray. 2, jooji saliida cad mayoniska iyo waxkastoo Salida cad lagu Daray ogow waxay kabuuxdaa cuntoonyinka la prosses gareyay eedukamada lagu gado taabadalkeda isticmaal subaga xoolaha saliid sayntuunka salid qumbaha kuli waa inay ahaadaan organic, 3, isticmaal cuntoyinkaan sida khudaarta kaladuwan 🥦🥬🥗🥒🫑🥑🥕🍅🌶️🍋🍆🫛gaar ahaan nooca kharaar sida kamasarta, kale ka 🥬 kaabashka iyo toontuna way uficanyohin berka waa inay organic✅ yihin waxn dhan aan sooshegay lkn basasha iyo avocada 🥑 iyagon organic ahayn baad isticmalikarta madama harag adag ay qaban kaso kadifacaya sumaha lagu bufiyo dalaga. Sidokale ukunta cun organic ah hilibyar oon badnayn cun (oo organic ah✅). baris iyo bastana joji hadadan awodin wax aad uyar ka cun (oo organic ah✅) Shaah ahaan waxad ucabaysaa sinjibiisha, huruuda, qarfaha, iyo dhirta lamidkaa, liindhanana kudar ( oo organic ah✅). Khalka ama Apple cider vinegar hal qaado biyo kudar cab lkn khalka kaligii ha cabin isagoo markaa caloshada jarjarikara, (oo organic ah✅) Vitamin lada sida b1 b2 b3 b5 b6. Vitamin k2 midka ugu muhimsan weye wuxu qada calcium ta wuxuna geeya lafaha hadikale calcium tu xidida, halbowlayasha, murqaha xubnaha iyo jidhka qaynihisa kaladuwan ayay ku ururaysa oy sababaysa faalig, dhiig madaxa kufurma, murqo xanuun, isha oo cadan sarmo, iyo xaalado caafimaad oo kaladuwan, sidokale magnesium ku way cawisa vitamin k2 ga nooca ugufican ee vitamin k2 ga waa mk7, magnesium kana glycinate✅. mineralska intabadan khutarta lagahela sida potassium, calcium, fluoride, lkn kuwa trace minerals loyaqan sida ( zinc, copper, selenium, iodine, chromium, manganese iyo kuwo badan oo kale ) kaliya waxa laga hela cuntada bada ama iyago supplement ah💊 aya laqata. Omega3 fatty acids iyana cuntada bada laga hela ama supplement ahan💊 20 sano kabadan cilmibadhis lasameyy ayan qoral kugu so kobay ilahaybay na mahadodhan usugnaatay🤲 Dr Berg research 🔬🧐
@unknownsourceofficial6215
@unknownsourceofficial6215 2 года назад
Therapy chropractic Ma fix garayn karaa

@daahiyougaas2523
@daahiyougaas2523 2 года назад
Walal nerve daawo maleeyahay please ilawadaag waxaan kaxanuunsanahay lugaha

@khadargocay9859
@khadargocay9859 2 года назад
Doctor halkaan kalasoo xidhiidha
@DrYusufOQalib
@DrYusufOQalib 2 года назад
Nagalaso xidhiidh Instagram instagram.com/dr.yusuf_o.qalib/ Ama Facebook page: Dr. Yusuf O. Qalib
@Mariansweets
@Mariansweets 2 года назад
Docteur problème culeel dabarka aya ihaya 6 bilood
@khadargocay9859
@khadargocay9859 2 года назад
Asc doctor dhabarka ayaa ixanuuna sijoogto ah cagahana kabuubyo ayaa sijoogto ah iiga Haysa sawiro m r a ah ayaaleyga qaadey waxaanu sheegey doctorkii incarjaw meesheedii kadhaqaaqdey on cadaadis keentey neerfaha ah dawooyin aanqaateyna waxba igama aytarin bal ilatali doctor
@qadanbisle5261
@qadanbisle5261 2 года назад
Mudo ayan isdaas ahy wllo anigaba
@raageshire289
@raageshire289 Год назад
Anigaa sidaas ahaa waana la iga qalay walaal
@abdull554
@abdull554 Год назад
@@raageshire289 qaliin noocee ah ayad gashay bro
@C-risaaq-Jureej
@C-risaaq-Jureej 2 года назад
Dr lambar whatsapkaga isheg please dr
@DrYusufOQalib
@DrYusufOQalib 2 года назад
Nagalaso xidhiidh Instagram instagram.com/dr.yusuf_o.qalib/ Ama Facebook page: Dr. Yusuf O. Qalib
@unknownsourceofficial6215
@unknownsourceofficial6215 2 года назад
@@DrYusufOQalib Dr cadaadiska waxa keenaya Abnormal Posture kuyimada Lafdhabarta
@faaraaxxamdule2168
@faaraaxxamdule2168 2 года назад
@@unknownsourceofficial6215 p
Далее
Butch REACT to Creative way to fix damaged tile!
00:46
Faytamiinka iyo Dhabar Xanuunka | vitamin D |Livestream
14:25
Xanuunada ku dhaca Lafaha dhabarka iyo simaha
10:05
Просмотров 91 тыс.
Madax xanuunka (Migraine)
10:01
Просмотров 24 тыс.
DHAKHTARKA GAARKA AH EE CARUURTA IYO XANUUNKA NEEFTA
21:29
Shahwada sida lo kordhiyo/Cafimat Fican
10:57
Просмотров 193 тыс.