Тёмный

New dhaanto kaalay ila cayaar by jaango 2012.wmv 

jugsodhacay1
Подписаться 679
Просмотров 148 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

25 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 42   
@abdimohamed4051
@abdimohamed4051 4 года назад
Markii igu horaysay ee aan maqlo heestan waxay ahayd 2003, waxaana ka dhegaystey radio Ethiopia laanta afsoomaaliga oo beryahaa AM lahayd
@aminamohamed9139
@aminamohamed9139 4 года назад
Hiirad Xirsi wan runtaa tolwaye aya wariyo ahaa
@abdiladhiifganey3833
@abdiladhiifganey3833 3 года назад
Wlhi waa xasuus aniguna waxaan ka dhagaystey markii iigu horeysey rado faadhe ethopi laanta afsomaliga qiyaastii 2008
@ahmedadan2362
@ahmedadan2362 2 года назад
Tolwaaye ninkii soo dhageystay legend waye, barnaamijka arbacada soo geli jiray ee su'aalaha iyo jaawaabaha ahaa iyo sheekadii "Ayaan daran" ayaan aad uga xasuustaa.
@guuleed9980
@guuleed9980 2 года назад
Xasuusteeda lahayd
@guuleed9980
@guuleed9980 2 года назад
Barnaamijkii dhalinyarada ahaa
@binuashkir6764
@binuashkir6764 7 дней назад
kalay ila ciyara dahir iyo ardayoo sir jaango
@wardahussein7105
@wardahussein7105 2 года назад
Kaley ila ciyare Awarey daroor gaashamo geeeisi idoor 🐪🐪🐪🦁🦁🦁😮‍💨😮‍💨
@Najibjeego
@Najibjeego Год назад
Waxan xasuusta anigo yar inan dhagaysan jiray 2005 halgama jaango 2023 ban dhagaysanaya 🙏🏻
@hannahappy539
@hannahappy539 Месяц назад
oo ader hada wad duqowde maxad udhagesanesa
@bashkanoor9729
@bashkanoor9729 2 года назад
Wakhti hore ayn maqlay dhaantadan...Radio Ethiopia...tolwaye an filayaaa inu barnaaamij ka akhrin jiray sheekoyin walalkeeey aad u jeclaa ayu marwalba ka dhagaysan jiray saacadu markay tahay 3:30pm EAT Wakhtiga waaaa socdaaaa
@mohamedmaalin9235
@mohamedmaalin9235 5 лет назад
Who's listening July 2nd 2019? And every off days, jaango is my favorite.
@Afalaa
@Afalaa 10 лет назад
Dhaantadaan Ma cusbo. Waxay soo baxday 2002. Runtii waa sanad xusid mudan
@nimcocabdullahi9422
@nimcocabdullahi9422 5 лет назад
Caadi ma ah sanadkasa ana dhashay wana dawanaya manata o ah 2019 :2 18 😊
@Betterview7
@Betterview7 4 года назад
@@nimcocabdullahi9422 ma baaluqday hada aan kusoo istaage:)
@demagoog3641
@demagoog3641 3 года назад
Malaha way ka horaysa sanadka bal ku noqo! Anu 1999 ama 2000 baan ku qiyasi laha.
@mohiadina.mohamed7045
@mohiadina.mohamed7045 2 года назад
Bilowga 2022, baan dib u arkay 12 years kedib😓😓😓
@axmediimaan9722
@axmediimaan9722 2 года назад
King of dhaanto jaango
@nurtobin6275
@nurtobin6275 2 года назад
Dhaantadaan madhoweeyn Maraan Maqli jiray
@cabdiqaadirayaanle8382
@cabdiqaadirayaanle8382 Год назад
Barnaamijkii Musica iyo salaamaha ee Ay daadihin jireen alla ha u got wariye cawke iyo aaminanmuuse weheliye ee Bbc_da laga soo dayn jiray maalinta jimcaha ayey ka soo daayeen 2004tii iyadoo wakhtigaa madaxweynihii J.S/land ee wakhtigaa ee daahir riyaale kaahin wiil ugu dhashay magaalada hargaysa wiilkaas oo loo bixiyey Kaahin Daahir Rayaale Kaahin oo galabtaa hambalyadii loo soo dirayey ay tiro beeshay sidaasaan ku xasuustaa dhaantadan
@mujaaahidbenale4633
@mujaaahidbenale4633 5 лет назад
Kaalay ila ciyaar gabdha ogaden 💟💟
@buraalemaxamudAraarso
@buraalemaxamudAraarso 5 лет назад
Jaango 😎😎❤
@gediosman6055
@gediosman6055 5 лет назад
Qurux ! Shax shax
@abdiazizismail8138
@abdiazizismail8138 5 лет назад
Manshallh janngo I love Ogaden dhanto
@leylogamadiid1914
@leylogamadiid1914 2 года назад
King jango stil 2021
@asadabdi8387
@asadabdi8387 6 лет назад
Jecliyaaa jaango iyo dhantadiisa
@awilabdi1456
@awilabdi1456 3 года назад
2021 yaa dhagaysanaya
@amiinqaahira145
@amiinqaahira145 2 года назад
Kaalay banka qoraxey igula ciyaar
@marisaali8650
@marisaali8650 12 лет назад
woow me like it
@Khaalidmaxamed-ok1bj
@Khaalidmaxamed-ok1bj 6 лет назад
Asc
@Khaalidmaxamed-ok1bj
@Khaalidmaxamed-ok1bj 6 лет назад
Woow
@Khaalidmaxamed-ok1bj
@Khaalidmaxamed-ok1bj 6 лет назад
Cusub tahay dhaantodani
@DeeqMomo
@DeeqMomo 8 месяцев назад
1999 ila 2000s hees xasuus mudan
@sarayetv487
@sarayetv487 4 года назад
ismacilsaraye
@kadardirie6905
@kadardirie6905 3 года назад
Kaaley ila ciyaar 🕺🏾🤼🏾‍♂️😁🤫 10/12/20 12:40pm
@sultanawilabdullahi7346
@sultanawilabdullahi7346 7 лет назад
jaango alle haku dhowro ina aabo
@aftiinibrahim7145
@aftiinibrahim7145 6 лет назад
Moyale
@aftiinibrahim7145
@aftiinibrahim7145 6 лет назад
Moyale
@aftiinibrahim7145
@aftiinibrahim7145 6 лет назад
Maybe
@hamdayousuf3617
@hamdayousuf3617 3 года назад
Eeee
@cabtanmohamed4514
@cabtanmohamed4514 5 лет назад
king dhanto jango think
@maxamedxuseen5401
@maxamedxuseen5401 5 лет назад
Dhaantocvsv
Далее
Ogaden | Jecliyaa Jamaal Dhulka Hooyo - Jaango Dhaanto
8:39
Wait for it 😂
00:19
Просмотров 2,1 млн
Three NEW MAPS in Update 0.31.0 Nightmare | Standoff 2
01:48
МЭЙБИ БЭЙБИ - Hit Em Up (DISS)
02:48
Просмотров 336 тыс.
Maxamud cabdi cumar (jaango) shugri
7:50
Просмотров 51 тыс.
Dhaanto Deeqa Quruxsan
6:19
Просмотров 37 тыс.
SHAYGOOSH |king of DHAANTO Jaango 2023
5:59
Просмотров 1 млн
Magaca Soomaali
5:20
Просмотров 7 тыс.
DHAANTO CUSUB DIRGAAX - JIGJIGA DHAANTO PARTY 2013
5:28
Dhaantada dhaqan baan u leenahay - Jaango
5:22
Просмотров 992 тыс.