Тёмный
No video :(

New Somali Film "Iga Ilaali Number 4" Part 3. 

Xogmaal Media
Подписаться 1,2 млн
Просмотров 697 тыс.
50% 1

New Somali Film "iga Ilaali Number 4" Part 3.

Опубликовано:

 

14 ноя 2021

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 1,2 тыс.   
@khadijasamater7211
@khadijasamater7211 2 года назад
Film kan macna weyn aya ku dugan. Dhamaantin mahadsanidin xogmaal media teams❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️
@caliyamuqtar9721
@caliyamuqtar9721 2 года назад
,jfd❤️💋❤️♥️♥️
@saluuglamuuse1499
@saluuglamuuse1499 2 года назад
Rabiyow aniga iyo inti ila mid ah owlaad baari ah nasii yaa rabi aamin aamin🤲🤲🤲🤲🤲
@Abdisadik28774
@Abdisadik28774 2 года назад
Amiiiiiiin abayoo mcn Allah kusiyoo owlad bariyal ah inshalah
@hibosamatar3224
@hibosamatar3224 2 года назад
Aamiin
@ikraabdulle3943
@ikraabdulle3943 2 года назад
Aamiin allaha idin siiyo owlaad baariya
@barwaqoibrahim8356
@barwaqoibrahim8356 2 года назад
Aamin yaa allah wall qali ilhy waar aakhiro iyo aduunba ku anfaca ha ku siiyo wall oo degdeg ah weliba
@yasminciid9109
@yasminciid9109 2 года назад
Aninh allah haisiyo carur bari aqiro iyo adun ii anfacan😢🤲
@faadumomohamedhirsi3721
@faadumomohamedhirsi3721 2 года назад
Xajiga iyo sumaya suu best actress 😄 kulahaa romantic soo wixi galada maha so fun wlhi🤣😅
@aweesahmadmohamad
@aweesahmadmohamad 3 месяца назад
mamo saharo cumar dhule wan salamay Si qasa Haka rebin farxiyo kaba yare ❤❤❤❤❤❤
@kaafirashid1824
@kaafirashid1824 2 года назад
Very talented people out there‼️🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@sahraaskar6576
@sahraaskar6576 2 года назад
inta ig dambeso cafimd urijena ❤️❤️🥰
@deeqoadan1118
@deeqoadan1118 2 года назад
Whenever I feel bored I like watching these movie 🍿🎥 keep it up deeq darajo and you guys doing good job as a somali people we're proud
@ummyusufsadiiq7828
@ummyusufsadiiq7828 2 года назад
Mama sharo iyo diidan are so funny together. By far this is the best short series of xogmaal so far.
@nrm8566
@nrm8566 2 года назад
Yes, Indeed
@Ukhti_miim2
@Ukhti_miim2 2 года назад
Totally agreed
@caderrayale7744
@caderrayale7744 2 года назад
yes✅✅
@barwaaqoaxmed726
@barwaaqoaxmed726 2 года назад
Mamo sahra cumar dhuule one love 💋🤩🤩💋💋🤩💋🤩
@riyaqreds8207
@riyaqreds8207 2 года назад
Film wa dhafa waku heysana hda nhy team xogmal ❤🥰
@mohamedabdi6069
@mohamedabdi6069 2 года назад
AM crying watching the funniest Somali skits. Mashallah great clean content.
@saamyare1609
@saamyare1609 2 года назад
Ruwayad aan inaba caadi aheen wooow waan ku heestaa markasta🥰💯
@abdinaasir3749
@abdinaasir3749 2 года назад
Kuu roon rooble , hadan kuu rimanaha. Kkkkkkkkkkkkk
@mohamedelmi1926
@mohamedelmi1926 2 года назад
What a amazing film ☺️dalmar yare so funny 😂 guys always I’m your fans keep shining like the stars ⭐️
@daaliyahsimple4304
@daaliyahsimple4304 2 года назад
12:46 waaa dhaqtarad Saa maanaa xanuusan Reer mudugu hadalka madhibo🤣
@dhowrzankaztaro4735
@dhowrzankaztaro4735 2 года назад
Hhhh Waa Intan kuqodlay wiilkasi waa funny😅
@kafiabileh8461
@kafiabileh8461 2 года назад
Se manan qoslin kk waa erayadisi kkk
@tilly7322
@tilly7322 2 года назад
😅😅 landheere waa jilaa jilaa dhaafi
@almanbashir6388
@almanbashir6388 2 года назад
oo qeybta ma adigaa lasexanayo ma arkin 😂😂😂
@samirohasan1077
@samirohasan1077 2 года назад
Wwwwww sida aan u sugeey waan daaly wlh🙏🙏🙏
@xamsefaarax9487
@xamsefaarax9487 2 года назад
These are some of the most beautiful and hilarious scenes you can download.
@xasancadde5581
@xasancadde5581 2 года назад
The best actors somalia ever i see 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@hoodayare1242
@hoodayare1242 2 года назад
WaxaaN Gaalada waxay dhahaan another Level 😊💚✊
@aishakiin8923
@aishakiin8923 2 года назад
afar lugood oo ayuuta ah kulahaa wlahi way igaqoslisisay mamada 🥰🥰🥰🥰
@hibamohamed8702
@hibamohamed8702 2 года назад
😂😂
@sadiasheikh1413
@sadiasheikh1413 2 года назад
Mamada nafteeda ay u baqday lacala aa laga keenay🤣
@faataalelambar1578
@faataalelambar1578 2 года назад
Hhhhh weey iga qoslisay mamada dadki ayaa ila yaabay maxaa kaa qaldan ayaa laygu dhahay
@hassanisse691
@hassanisse691 2 года назад
Zaki reer badiye wlhy waan dhunkan laha xata haday madaxa iga shubto ma qofta ano hurda wax intay so karisay ayado cunin iy kentaay ax ilahow taso kale no sahal
@razmi4568
@razmi4568 2 года назад
Maamada niyadeeda miyaa mise run run aa loo ceejiyay
@nataashaqurux2849
@nataashaqurux2849 2 года назад
Sahra cumar dhule jilanimo cajiiba leedahy wlhi darteed u daawada💟🙏
@akmaainaabdi502
@akmaainaabdi502 2 года назад
Hhhh I can't wait part 4🤣🤣🤣🤣 so funny wlhi my team
@LuckyBoy-lt6vf
@LuckyBoy-lt6vf 2 года назад
Aqiyarey we need the part 4
@sadiasheikh1413
@sadiasheikh1413 2 года назад
Coming soon 🤣
@abrahammohmed5045
@abrahammohmed5045 2 года назад
Farxiya waxay isoo xasuusisay heesahii hooyo inoo daaqijidray markan yeraa in kastoo hooyo an waayay anigoo 8 jir ah balse weli wan xusuustaa.
@nadiraabdourachid
@nadiraabdourachid 2 года назад
Allaha unaxariisto hooyo waa lama huraan wlhi
@barwaqoibrahim8356
@barwaqoibrahim8356 2 года назад
Ilhy janatul fardowsa ha ku arzaaqo wll hooyo
@rayaanmaxamed2680
@rayaanmaxamed2680 2 года назад
masha allah team xogmaal aadbaan uga helay sumaya one love
@hasanhaaji5695
@hasanhaaji5695 2 года назад
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴. masha allh Sumeeyo jiliin kedii aadban ula.dhacey
@hudaahmed8833
@hudaahmed8833 2 года назад
Maasha allaah another level
@Nurkimedia_08
@Nurkimedia_08 2 года назад
Love you guys from Kenya 🇰🇪
@adoonkaalle6347
@adoonkaalle6347 2 года назад
Sahra cumar dhuule manshaallah hooyada kaliya iga qoslisa wlhi cimri dharar iyo cafimad ban kugu duceeyey❤️❤️❤️
@jiijoniabdalla5477
@jiijoniabdalla5477 2 года назад
Sidan u sugaaye finally yess 💪🏾😅 thanks xogmal media 🙏🏽🙏🏽
@ahmedhanad4100
@ahmedhanad4100 2 года назад
Laandheere is funy wlhy😂😂😂
@adeeca3543
@adeeca3543 2 года назад
Wan daalnay sida u sugeenay🥺🥺♥️♥️
@shukri1395
@shukri1395 2 года назад
Super motivational and hilarious at some time🤣🤣
@zumayamohamed6124
@zumayamohamed6124 2 года назад
I can't wait part 4🙏🥰
@nafisamohamoud852
@nafisamohamoud852 2 года назад
Waaaw Another level
@motahliil386
@motahliil386 2 года назад
Ruwaayadaan Aad iyo Aad Ayaa Uga Helay 💙🤍💯
@nurasufi8594
@nurasufi8594 2 года назад
Masha Allah walaaleheyga xogmaal media this is the best part and I hope our Somali family will learn something because this is reality all we know is to underestimate things while we don’t what is going on in people’s life in general again walaal maxamed aad iyo aad ayaad u mahadsan tahay this is a good education love and peace
@sayidka.6122
@sayidka.6122 2 года назад
Af soomaali so qor marka danbe adigo mahadsan, Kufaan duntaada wanaagsan ee soomalinimo.
@nurasufi8594
@nurasufi8594 2 года назад
Insha Allah walaal
@nadarmohan5957
@nadarmohan5957 2 года назад
Sumeya and her husband are de best I liked their acting😂
@sheekadaDahab
@sheekadaDahab 2 года назад
🥰
@abduselamibrahim8707
@abduselamibrahim8707 2 года назад
This is one of the most popular Somali dramas I have ever seen
@zulekhajama4746
@zulekhajama4746 Год назад
Sahra and diidan are so funny 😂
@nafisocabdimaxamed9493
@nafisocabdimaxamed9493 2 года назад
Woow amazing keep going guys bart 4 waan sugeynaa inshaa allh 🥰🥰🥰💗
@fatxiabdiqadir8608
@fatxiabdiqadir8608 2 года назад
Great job Team Xogmaaal
@warqadcade7487
@warqadcade7487 2 года назад
28:48😂😂😂 waxaagii baad iska gubtay aday kuu talaaa
@ikraanabdulahi866
@ikraanabdulahi866 2 года назад
The best somali actors i can weat part 4
@marwomandeq804
@marwomandeq804 2 года назад
Laandheere caadi maahan walaahi so funny 🤣 🤣🤣🤣🤣🤣🥰
@-mohameddeeq9489
@-mohameddeeq9489 2 года назад
I was eagerly waiting part 3 alxmdulilah
@mahadcawaale10
@mahadcawaale10 2 года назад
Best actors msh allah horey usocda
@nimcoabdirahman3178
@nimcoabdirahman3178 2 года назад
Omg🤦‍♀️ war waxani film wuu dhafay thnk u xogmaal media
@bilanmohamed3948
@bilanmohamed3948 2 года назад
Woooah J'aime bien cette partie aussi🥰surtout le rôle de farhiya kabayare et dalmar ainsi que med pracetemol😅
@Khaalidcade01
@Khaalidcade01 2 года назад
😂😂😂😃4lugood ayuuto ah myla galee kulahaa wlhy waanqozlay mam zahra cumar
@Dahirbashirlohos77
@Dahirbashirlohos77 Год назад
Best film. Ever i watched
@anab2309
@anab2309 2 года назад
True legends ❤️❤️
@sheekadaDahab
@sheekadaDahab 2 года назад
Sumaya 🥰❤️👏🏾👏🏾👏🏾 Best actress
@hodanjodax5238
@hodanjodax5238 2 года назад
Masha allah hamblyo soo badiya filimka saaa usugaaye wan daalay
@Juujuule1
@Juujuule1 2 года назад
Sumaya 👸💯🥰🥰💪💪✌✌ Atariishada mesha igu heyso Allah idin sharfo dhmntiin Qoom so socdo Tusaale u thiin 🥰💪💪✌✌
@munomohamed6210
@munomohamed6210 2 года назад
Ayyyyyy lasoo dhaqsada part 4😍
@ruweydoruunruweydoibrahim4257
@ruweydoruunruweydoibrahim4257 2 года назад
Part 5 I liked prastmol he is soo cute 🧍‍♀️
@hodaibrahim7878
@hodaibrahim7878 2 года назад
Waa film qisooyin badan tabanaya special parcetmol iyo fadxiyakaba yare jilinkooda waa wey fiican yihiin waana point muhiima ah ,ruuntii waa film dhanwalba tabanayaa .hore u socoda . Thnxxx
@muna_____somali
@muna_____somali 2 года назад
Mama Sahra Funny wlhi🤣🤣🤣😘
@abasabdullahi6340
@abasabdullahi6340 2 года назад
Yarka laandheere mudug waa so talented wllhi shaqsiyan asiga ayaan aad ula dhacay. Keep going pro
@tilly7322
@tilly7322 2 года назад
Mashaa Allah aniga suduu uxadlo ayaaba ka xelaa
@aasiyabeautynatural7731
@aasiyabeautynatural7731 2 года назад
Ma yarka hadalka jilicsan walahi kas kama helin
@dhowrzankaztaro4735
@dhowrzankaztaro4735 2 года назад
Sidookle wiilkas hadalku madhibo😆
@abasabdullahi6340
@abasabdullahi6340 2 года назад
@@aasiyabeautynatural7731 Hadal buuq ah yaa raaba midda kale yarku reer mudugbuu metelayaa.
@funnytvtv9654
@funnytvtv9654 2 года назад
@@dhowrzankaztaro4735 hhhhhh
@KingXamaadaOfficial
@KingXamaadaOfficial 2 года назад
I love this film😂❤️
@souadsiman_official9559
@souadsiman_official9559 2 года назад
Can't wait this épisode
@farhiaabdishire7847
@farhiaabdishire7847 2 года назад
Hhhhhh I can't stop laughing really keep going guys
@onlysports0377
@onlysports0377 2 года назад
2:20 Black and white beeey ku fiiicneyd agasime deeq darajo hore u socda team ka dhan good job 👏🏽
@hibanuura658
@hibanuura658 2 года назад
Saax
@yacquubyaqo
@yacquubyaqo 2 года назад
Black and white waxa laga dhiga markay dream tahay Ama ay hore u dhaceen zhp
@briiney2102
@briiney2102 2 года назад
@@yacquubyaqo waxa soo socdo aa ku fakareesid xitaa black iyo withe ku fiican waa more dramatic 😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@anisasalax624
@anisasalax624 2 года назад
dalmar kaliyo laab waa funny wallaahi wwwww caadimaaha love love
@fatxiahmed4667
@fatxiahmed4667 2 года назад
Kan filim woo dhaafe allaah idiin xafiido maskaxda allaah idiin xafiido nosoo dhaqsada waanba ku heestaa
@warasamemohamed8278
@warasamemohamed8278 2 года назад
Mashallha tabarakallha The best films mama sahara iyo Farxiya iyo sumayo inaba caadi mahan Diidan sida loo feeraya isga iyo dalamara Wallhi sidan u qoslaya beerkii baa i cadaaday 😂😂😂😂😂😂
@sumayamohamed9872
@sumayamohamed9872 2 года назад
Somali stars 🌟 this team 💖
@Muslimah536
@Muslimah536 2 года назад
mashallah aad bad u mahadsantihin walhi dad shaqdnayo mashquul san hdana isku dayaya inay wax fiican noso gudbiyan ba tihin filim aad u macaan sfifican lo so agasinat weye ani wxn ku haysta labada qpf e mesha ugu shidan maxamad iyo farxiya ❤️🤣
@mohamedsharif5693
@mohamedsharif5693 2 года назад
Wonderful movie 🔴
@nimohassan9174
@nimohassan9174 2 года назад
Wow hi glasses good job team ⭐️⭐️⭐️⭐️👏💕🦋✅🇸🇴
@ibraahimmohamed8120
@ibraahimmohamed8120 2 года назад
Farhia kabayere is so funny keep going sister.
@saidarachid3794
@saidarachid3794 2 года назад
Wow waxkale ❤️ So funny 😂😂
@134l3
@134l3 2 года назад
Xogmaal keep going one love ❤️❤️
@nourlakiish
@nourlakiish 2 года назад
Amazing film 🎬
@zackabdirizak1798
@zackabdirizak1798 2 года назад
The best Somali actors
@Naseeha2055
@Naseeha2055 2 года назад
My favourite ruwaayad after qabyo 1 and since the I never watched a better Ruwaayad # best actors of Somalia 🇸🇴 😂😂😂waaba qosol iyo qaraaxo
@naimayuusuf9465
@naimayuusuf9465 2 года назад
Wlh qosolkaa iga dhamaaday thanks jilaayaashena
@ayaan8621
@ayaan8621 2 года назад
Waa dad wada shactaro miiran ah guleesta ♥️♥️♥️♥️👏👏
@guureofficiall1624
@guureofficiall1624 2 года назад
Prt 4 soodadajiya my team 🥰🥰 love you
@-mohameddeeq9489
@-mohameddeeq9489 2 года назад
Keep going guys more videos.
@moh_dream574
@moh_dream574 2 года назад
I can't wait part 4 Saa u sugayay waa i nacsiin rabteyn hogmaal
@Udgon
@Udgon 2 года назад
DALMAR yare caadi maahan wuu iga qosliyay more of DALMAR ❤️
@hoodoizmail3433
@hoodoizmail3433 2 года назад
Paracetamol is the best actor👏
@safiyayusuf1798
@safiyayusuf1798 2 года назад
Lindan jir iyo Lisa jeclo aya la yiri
@Ridwan-ju1hg
@Ridwan-ju1hg 2 года назад
Dgdgd
@AbdulQaadirAden
@AbdulQaadirAden 2 года назад
Absolutly ✍🏆💯💯💯
@khubaybcabdirisaaq4196
@khubaybcabdirisaaq4196 Год назад
Diidan baa ka waalan
@fatxaargsan3327
@fatxaargsan3327 2 года назад
Sumaya one love😍
@shadiyaadam
@shadiyaadam 2 года назад
Amazing show 👍
@ikranabdiqadir5710
@ikranabdiqadir5710 2 года назад
Mamma sahra sooo funny 😄
@mariyamabdiwali4640
@mariyamabdiwali4640 2 года назад
Another level
@mustiabukadir1082
@mustiabukadir1082 2 года назад
This is so funny. 🤣🤣🤣👍
@hawamahamed6941
@hawamahamed6941 2 года назад
Waa film.macno weyn ku fadhiyo thanks all of you
@raxmacalijama9089
@raxmacalijama9089 2 года назад
Mashallah hanblyo wllyal waxtar baad tihiin xogmaal media
@nrm8566
@nrm8566 2 года назад
Kkkkk. So funny 🤣😂 wlhi can't stop laughing 😂 . This was the one of the best.. MashaAllah beautiful people. Love you guys. Keep going 🤗❤️
@abdulqadirodoras1805
@abdulqadirodoras1805 2 года назад
Sadex mask another level
@shshss1192
@shshss1192 2 года назад
🤣🤣🤣
@nawalofficialchannel8023
@nawalofficialchannel8023 2 года назад
Illaa meeqaan sugaayey nice 😁war shiikha sifiican haloo buusbuus 😁❤️💐👏
@mubaarigmuuse46
@mubaarigmuuse46 2 года назад
Paracetemol is very acting films and he also director GO FORWARD PRO WAANA NIN SOOMALINIMADA JECELMASHALLAH
@fantasticdaahir2682
@fantasticdaahir2682 2 года назад
SUMAYO IS VERY TALENT🔕
@amishaahmed6125
@amishaahmed6125 2 года назад
This film is so funny 😂 I can’t stop laughing 😂😂😂🤣🤣🤣🤣🤣I love Somalia action 🤩🥰🥰
@barrygolden6873
@barrygolden6873 2 года назад
Wow amazing film😮😮😮
@qaaliladanofficiall4603
@qaaliladanofficiall4603 2 года назад
Wooow amazing I like film
@anzalmoha391
@anzalmoha391 2 года назад
I can't breath 😂😂candhufta dib ulaqde wlh Part 4 ican't wait
@missy1354
@missy1354 2 года назад
I clicked so fast !!!!!!
@mohamedlebarn1706
@mohamedlebarn1706 2 года назад
Mashallah jilayashena ❤️❤️one love 😍 ❤️👏horey usocdha
@Saynababoqran
@Saynababoqran 2 года назад
Ilahay intaan ilmo haysan ubad khayr qabo hasiiyo
Далее
Somali Short Film "Silac iyo Aarsi"
46:17
Просмотров 164 тыс.
Ne jamais regarder une fille à la plage 😂
00:10
Просмотров 832 тыс.
SIXIREEY FULL MOVIE
2:46:34
Просмотров 258 тыс.
DEEQO AFRO OO LAASCAANOOD LAGU SOO DHOWEEYAY
3:30
Просмотров 6 тыс.
New Somali Film "Iga Ilaali Number 4" Part 1
22:27
Просмотров 916 тыс.
Filimka Kaama Fileyn | Astaan | 2020
57:41
Просмотров 1,3 млн
FILIMKII QARNIGA: QIYAANO DUMAR
12:23
Просмотров 1 млн
Ruwaayadii Curudkii Ciishooday Part 1
28:42
Просмотров 507 тыс.
Ne jamais regarder une fille à la plage 😂
00:10
Просмотров 832 тыс.