Тёмный

Nidaamyada cusub ee sharciga ah ee lagu soo geli karo Maraykanka. 

Hereri Media
Подписаться 287 тыс.
Просмотров 85 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

29 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 235   
@khadarhassan882
@khadarhassan882 4 месяца назад
Wariyaha like ta ku caawiya somaliyeey xaasidnimada joojiya more than 7 k fiirsaday
@baismail7521
@baismail7521 4 месяца назад
Walee wa runtaa like ta somalidu way xaasidaa anigu waan u saaraa qof kasta oo somali ah oo wax faaido leh soo gudbiya
@xadariaxmed2598
@xadariaxmed2598 4 месяца назад
​@@baismail7521ana isaar somali ban ahaye
@MaxamedabdirixmaanUgaas
@MaxamedabdirixmaanUgaas 3 месяца назад
Soomalida dadka waal waalan daawan sheeq mustafe ayuu dhahy waa sax 200k uma qalbo cabdi salaam xareeri
@hafiif
@hafiif 4 месяца назад
M.a wariye aan taagero guuleyso lapada daaroodpa ❤❤
@abshir1974
@abshir1974 4 месяца назад
Outspoken young men
@Dalkiiuhiiliye
@Dalkiiuhiiliye 4 месяца назад
War dalkayga meelna ku doorsan mayo waxani waa adoonsigiii oo la casriyeeyey war qurbe mustaqbal malaha warun lacag wad heli lkin ubadka aad ku dhasho adigu maad dhalin ee xisaabta ku darso oo tarbiyadisa iyo dhaqankisa ma maamuli kartid waana tay u socdaan gaaladu
@libanbile9818
@libanbile9818 4 месяца назад
waa runtaa usa waxaan kasoo guuray 2019 hargeisa jooga 5 sano alxamdulilah wadanka meel ka wanaagsan ma jirto xaqiiqdii ilahayna halagu kalsoonaado meelkasta wuu kugu arsaaqi karaa
@AinasheGadid
@AinasheGadid 4 месяца назад
Exactly, waa sidaad sheegtay annagaa qurbe joogna wuxuu yahayna og, waxad tahay nin waxnadan og, oo dad kajoogaan, amaba isaguba soomaray, waa sidaad hadalka udhigtay, lkn annagaga joognaana majeclaysanayno, lkn dabinbaan kusoo dhacnay, dadka dalkii joogase laga dhaadhicin maayo qurbaa xun, dakanjoogaa waa laba nooc 1- mid kutarmay, oo inbadanna joogay, kaasi ubadna mahayoo waa goblan, wixii aduunka lookeenay oo ahayd inuu aakharo ushaqaystana mahayoo warkaasi kumabandurna, depression ayaankudhacay. Kalabaad bay noqotay isna waa mid lawsreersan siduu unoolaanlahaa oo orod uun kujira marashaqo mara hurdo, wadadii kiihorenaya, hadaanu hore ugatabaabushaysan oo u iskagaguurin, hadii aad soogashana way adagtay sidaad ugatagto.
@anascali3012
@anascali3012 4 месяца назад
​@@libanbile9818 iyaaa adkaaty anika i sii baaspoorka 😂😂
@Hamzahmed782
@Hamzahmed782 4 месяца назад
Uss uss asalada aabaha wase
@apaazmoh3389
@apaazmoh3389 4 месяца назад
Wan soo eegayna kaw wr intanu kaso shaqaysano ayanu wadanka ku guursanaynaa
@khadrajamac9585
@khadrajamac9585 4 месяца назад
Welcome corps micnaha off spring somali ah ayey rabaan allow hakeenin somali ee ku adkee. Fainahum laa yaclamuun
@JohnAbruzi1
@JohnAbruzi1 4 месяца назад
Maxa aragtay walaal 😂 anaga kamid ah dadka dalki ku xaniban wax waa baranay shaqana malahan 😢
@Qabyaaladdiiday
@Qabyaaladdiiday 3 месяца назад
Amerika waxaa baratay ku shaqesan meysid xamaaal lee kuu yaal iyo xaar dhaqoow ee dalkada ka xamaalo dadkena wa mashaqestayaal isla weeen yaan​@@JohnAbruzi1
@munasudi3392
@munasudi3392 4 месяца назад
Hereri wariye caalamiya cimriga iyo caafimaadka halaha kuu wanaajiyo
@ilkacasedaacad8080
@ilkacasedaacad8080 4 месяца назад
Welcome course
@fardowsaabdi2754
@fardowsaabdi2754 4 месяца назад
Waan runtaasi majanaa maraykan alow sahal amuuraha
@osmanarrale6467
@osmanarrale6467 4 месяца назад
Maba Rabo America 🇺🇸
@wiilkahargeysajecel8748
@wiilkahargeysajecel8748 4 месяца назад
Fariid baa tahay Masha allah
@YoyiiBoss
@YoyiiBoss 4 месяца назад
Sxb harrari wa xiseynaya arimaha aad ka wada hadasheyn har-san ee wad mahadsn tihin
@MaliyowG
@MaliyowG 3 месяца назад
Weldon yow
@asmacali111
@asmacali111 4 месяца назад
Wariye sare
@abduqadiryusuf7050
@abduqadiryusuf7050 4 месяца назад
Maxey uga dhigi waayen bilaa shuuruud hadey xariif yihiin😅.
@GALAGALA10000
@GALAGALA10000 4 месяца назад
asc. A. Hereri. What is the contact details for this company?
@ibrahimalixaji5369
@ibrahimalixaji5369 4 месяца назад
Ina cali xaraare 😂 benta nga daa
@talokeen259
@talokeen259 4 месяца назад
dadka yurub ma ku jiraan
@al-bashirdermalclinic
@al-bashirdermalclinic 4 месяца назад
Sida ay isu xiijinayaan waxad moodaa in ay noo sharxayaan sida ugu fudud ee aan Janada u gali karno. 😂
@Todob_3
@Todob_3 4 месяца назад
Kkkkkkk.haa.
@aamiinxuseen8088
@aamiinxuseen8088 4 месяца назад
Hhhhhh 😂
@faadumokahie68
@faadumokahie68 4 месяца назад
kkkkkkk
@WorshipGodAlone
@WorshipGodAlone 4 месяца назад
Walee taas ayaa dhab ah 😆. Dhulkaagi ka soo carar oo soo raadso baraf, dhaxan, qashin la xaaqqo, dooro la qalo, weel la dhaqo iyo waayeel xafaayadaha iyo xaarka laga tiro!! Googaa? Wax tarma oo aan tayo laheyn? Waa Somalida.
@bumpyjohnson264
@bumpyjohnson264 4 месяца назад
😂😂😂
@moashur3599
@moashur3599 4 месяца назад
5 sano Kahor Baan Qaatay Card-ka Kaxootiga Uganda Jooga Waxaan ku Dhameeyay Wax Barasho imika Lacgtaas 2.425 Iyo Kabadan Diyaar Baan La Ahay Lkn Cid Baana Haysan Xagaa Ii Jogta Oo Fududeysa So Can I Get Someone Help me About That Reference
@axmedmohammed9566
@axmedmohammed9566 4 месяца назад
Masha allah ninkaasi aad waraysanayso Abdisalonow waa nin wanagsan oo qalbi fiican.❤❤
@MohaMs-km3fi
@MohaMs-km3fi 4 месяца назад
Why how you know? Plus nin ninkaleh. USodiraya emoji ❤️👈 wa ceeb
@Liiloowe
@Liiloowe 4 месяца назад
ADIGOO MUSLIM AH DHUL GAALO SHURUUD HA KUGU XIRO WAA IMAAN LA,AANTA MUSLIMKA KU DHACDAY. DAGAAL CAD WAAYE
@Guilermo01
@Guilermo01 4 месяца назад
Waa reer Sweden 🇸🇪 ali xarara dhaly hahahaha
@abdiman1164
@abdiman1164 4 месяца назад
Hereri waa hooska Somalida haminesa Hore-u-marinta noloshodiyo, Xog-kasoo utuuriyaha Hal-abuurada somalida. Maxamed cali kamid yhy. Har-san multi services. Mahadsanidin.
@A...A09888
@A...A09888 4 месяца назад
Ilaahay ima geeyo wadan gaal ... Wadama muslimka io africa meel ka wanaagsan ma jirto markaad europa ama marykanka tagto ayaad ogaan...
@Hamzahmed782
@Hamzahmed782 4 месяца назад
Us us asalada aabaha wase
@A...A09888
@A...A09888 4 месяца назад
@@Hamzahmed782 adi abaahaa was ... Duli af xun ayaad tahee ... Qof aan wax uu kugu sameeyay jirin ayaad iska caayaysaa !!
@Hamzahmed782
@Hamzahmed782 4 месяца назад
@@A...A09888 jaahilnimadada darteed kuu cayay wadan gaal iyo wadan muslim ma jiro dhulka dhan ilahy iska leh meeshad doonto ka aadi kartaa America qofkasta bani Adam ah muslim iyo gaal ku doono ha ahado ilahy aya usimay wuu aadi karaa
@A...A09888
@A...A09888 4 месяца назад
@@Hamzahmed782 Adigoon aabahay caayin ayaad aayar iisheegi kartaa .... Wadan gaal io wadan muslim wuu jiraa ... Haa Dhulka ilaahay ba iska leh lkn wadan muslim dago io wadan gaal dago ayaa kala jira....bal wakaase markanka tag oo dheh dhulka ilaahayba leh oo waxad doonto samee ...
@A...A09888
@A...A09888 4 месяца назад
@@Hamzahmed782 imika waxaad ileedahy magaalada makka ama sucuudigu wadan muslim maaha ??
@shijo2055
@shijo2055 4 месяца назад
من ١٩٩١ الي ٢٠٣٠ الاجئ حسبي الله ونعم الوكيل 😢😢😢😢
@mahamoudaideed1693
@mahamoudaideed1693 4 месяца назад
🤣🤣🤣🤣
@abdirahmanmaxmud3947
@abdirahmanmaxmud3947 4 месяца назад
Gaalo way inoo fikirtay ilaaahayow wadankayaga noo barakee
@Som-Hanoolaato
@Som-Hanoolaato 4 месяца назад
Qasab ma ahan, qofkii raba ookeliya weyaan, Wax in oo fikirtay male eh, 😂😂😂😂
@jimaleahmed1444
@jimaleahmed1444 4 месяца назад
Iguma Socoto America Aniga Waxaaan Ugu Jeclahey Dalkeyga Hooyo Somalia Alle Dalkayga Hanoo Barakeeeyo Maba rabno Xaaraanta America dadka Dib Noo Ridey waaye.
@wiilkahargeysajecel8748
@wiilkahargeysajecel8748 4 месяца назад
Fariid ayaa tahay
@jimaleahmed1444
@jimaleahmed1444 4 месяца назад
Guuleyso Hareri Media Ruug Caddaaa Somali Dhaba Guuleyso
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax 4 месяца назад
Mahadsanid Wariye abdisalaam hareeri shaqo wacan ayaa noo haysaa guuleyso mar walba ❤❤❤ ❤❤❤ ❤❤❤
@mahadguray4241
@mahadguray4241 4 месяца назад
Mudane herari waxay ahayd inaad waydiiyo qofka basaboor haysta Ethiopian.kenya . Iyo soomali Sidee loo kaxaynkaraa
@zuhaybrealgoat6689
@zuhaybrealgoat6689 4 месяца назад
Wll qof aan haysan Card qoxooti passport ku doono ha haysto ma xaraysan karo
@warfaahassan
@warfaahassan 4 месяца назад
Masha Allah Maxamed Cali waa aftahan, cadkiisa goosan kara, from Poland
@INTERTIANMENT12345
@INTERTIANMENT12345 6 дней назад
LAGEND HERARI
@habiboanshur9989
@habiboanshur9989 4 месяца назад
Nolow inbadan abdisalanow
@abshir1974
@abshir1974 4 месяца назад
This is what’s call professional wariye kudayasho mudan
@hassanabdiaden8764
@hassanabdiaden8764 2 месяца назад
Lkn waxaan u bahanahay inlaiga jaahil bixiyo korka qoxotiga 2013 septemper wixii kahoreyay ayaga group 5 kuma bixi karaan miyaa iso jawaapa fadhlan
@JJAbdi
@JJAbdi 4 месяца назад
I have only wish which is to go usa legally and settle thene get job and pay taxes and then get citizenship insha aalah one day
@husseinyousuf8111
@husseinyousuf8111 4 месяца назад
Thanks big G Herari for making this outstanding vedio 🙏🏽
@cabdigujipages9358
@cabdigujipages9358 4 месяца назад
Liketa ku cawiya wariyaha somalay
@khadraali8373
@khadraali8373 4 месяца назад
Maraykan wakadaalay dad bilaa xirfada markiilakeenana Cayar iyo waxbilaasha iskaraba hada qofkaste oo dhulkiimarku joogay waxku ahaa halkaan wunoqonkara Qof iskufilan oo dadka iyo dowlada ba culayska kaqaada
@hanefa283
@hanefa283 4 месяца назад
Cabdisalaam hereri waa qof qalbi fiican ALLAH DHOWRO ANIGOO YAR ILAA HADA OO AAN WEYN NAHAY AAYAAN MAQLAA
@omerheello
@omerheello 4 месяца назад
Weldone Mohamed Ali Harare And Hereri Media
@Abdihamid2024
@Abdihamid2024 4 месяца назад
Manzha Allah❤
@Isak.a
@Isak.a 4 месяца назад
One of the best Somali wariye weyan Hareri
@shijo2055
@shijo2055 4 месяца назад
اللهم أصلح الحالنا وبلادنا ومافي قلوبنا على بعض 🤲🤲🤲🫂🫂🫂🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🥹😥
@jamayusuf7205
@jamayusuf7205 4 месяца назад
Maxamed cali xarare wn ku salamayay abti...may ALLAH protect you ameeeen...hereri legend may ALLAH protect you ameeeen..
@cawojama
@cawojama 4 месяца назад
Ma cali xaraare ayaa dhalay
@abdilahimuse4142
@abdilahimuse4142 4 месяца назад
Abdisalam hereri khabiir-- kelmad keliya oo English ah ka maqli meysid isaga oo aqoon ahaan iyokhibrad ahaan ba qof la mid ahi anu jirin.... ragga english isleh ku dar soomaaliga si logu moodo qof aqoonleh ogow , Waad is bahdliysaa ...
@anascali3012
@anascali3012 4 месяца назад
Waan kugu raacay wallhi
@nim5-r1v
@nim5-r1v 4 месяца назад
Adigaba waad baran karta
@abdiwasacyusuf445
@abdiwasacyusuf445 4 месяца назад
Xirfad wan leeyhy kaar qaxotina wn hysta ee meshan iga kaxeeya wllyal
@Culture-y4o
@Culture-y4o 4 месяца назад
Ruug cadaa abdisalam hereri
@Falanqeynta_musalsalada_Somali
@Falanqeynta_musalsalada_Somali 4 месяца назад
7k daawatay mana arko like fcn yaan la xasdin
@Muhanadsalad
@Muhanadsalad 4 месяца назад
Sax wllhi somalida xaasid waye wll
@Hamzahmed782
@Hamzahmed782 4 месяца назад
Uss us asalada abaha wase
@BarkhadleSaleeban
@BarkhadleSaleeban 4 месяца назад
Asc abdisaLan Hareeri waxan kaa codsanaya inaad soo Booqato dalka Tunisia 🇹🇳 somali badan baa ku dhibaataysan walhi oo Anigu ka mid ahay Tirana malahan somalidaas kuwa badan baday ku dhintaa kuwana xabsiyay ku jiraan ku wana walhi wa dhibaataysan yihiin pls na so Booqo Anaga Tunisia 🇹🇳 jogna gaar ahaan caasimada tunis
@Akhyaar142
@Akhyaar142 4 месяца назад
bada so fuula yurup
@FowziaMahad
@FowziaMahad 4 месяца назад
Hareeri thanks 👍
@badpoi-qo8fg
@badpoi-qo8fg 4 месяца назад
m.a ninkan dhalinyarta ah runtii waa nin aad u firfircoon sida ka muuqatana waa qof hawl kar ah sidoo kle soo gudbinta ku fican
@saidshire2424
@saidshire2424 4 месяца назад
Ini Cali xaraare weeye
@zaki799
@zaki799 4 месяца назад
@@saidshire2424Waa Ina cali xaraare waa runtaa bro 2015 ilaa 2016 ayaanu Hargeisa wada joognay
@Saamirashied123
@Saamirashied123 4 месяца назад
@@zaki799xaasle miyaa
@A...A09888
@A...A09888 4 месяца назад
Masha allah dheh
@abdulrahimsamakab5055
@abdulrahimsamakab5055 4 месяца назад
Waw maansha,alaah was niinkii aan adeerka u ahaa ina cali xaraare aabihiiso ka raacay warinimada.
@wiilkagarxajiisstate6872
@wiilkagarxajiisstate6872 4 месяца назад
Ma cali xaarari kaftanka siyaasada ayaa dhalay Inanka ? Waabu uu eegyahay
@HaMiD12.
@HaMiD12. 4 месяца назад
Like saara barnamijka
@Anzal-comedy
@Anzal-comedy 3 месяца назад
Caruur badan baa maalinkasta labaafiya mana lahelo waxa caruurta yaryar afduubto yey yahay ilmaha laweynaayo waa iney wax kaqabataa amniga dadka kushaqo leh in xalane lageeyo ayaa looga shakisan yahay arintan intey goori goor tahay wax hala qabto qofkasta oo codkiisu meel fog gaarayo haka hadlo arintan ma ahan mid loo dulqaadano karo 😭😭😭
@aminacadeycadey4291
@aminacadeycadey4291 4 месяца назад
Fursadahas dhan mahayo midkale bal soradi oon kumankaro inshaalah
@Saajac2024
@Saajac2024 4 месяца назад
KAA DAAYAA XAAYESISKAA MARAYKANKA STRESSKUU IYOO IIS DILKUU KAA BUUXOO. MARKAA AAD SOO GASHIID MARAYKANKA qool yaar ayaad ku jiriii mudoo intaa warqaadaa shaqaduu ku soo dhiicii . shaaxadoo kastoo dhuulkii kaala imatii laama aqoonsadoo .
@AbdisalanAsadMohamed
@AbdisalanAsadMohamed 4 месяца назад
Wa sida aad ka dhigato nolosha maraykanka
@zuxufizekeriyexuseen8261
@zuxufizekeriyexuseen8261 4 месяца назад
Abdisalan harreri you are the top of journalist of somali’s❤
@shaamka1811
@shaamka1811 4 месяца назад
yes that is true coz he expelling what you are interested kkk
@abdallaliiga7311
@abdallaliiga7311 4 месяца назад
English maba taqaanide maxaa isugu khasbaysa, somali baa tahay ninkaa la hadlaysaana waa somali. Marka adoon English garanayn inaa misna wax khaldan oo af qalada soo qorto sax maaha. Aamin afkaaga.
@aminacadeycadey4291
@aminacadeycadey4291 4 месяца назад
😂qac
@odowaboqore249
@odowaboqore249 4 месяца назад
Waxaas tidhaa top somalilander
@biyaayo
@biyaayo 4 месяца назад
Maraykan wadan ka adag ma jiro ee afkaad ka fududaynqysan
@abdirahman877
@abdirahman877 4 месяца назад
Hereri, waa mahadsantahay xogta nala wadaagtay, qofka isagu haysta professional Certificate sida ACCA luuqadana IELTS band 6.5 haysta. Xafiiskan ma caawin karaa?
@habiboanshur9989
@habiboanshur9989 4 месяца назад
Salan Sare adero❤
@defensegeneral9893
@defensegeneral9893 3 месяца назад
Turkey lagama soo qaadikaro, Kenya kagama soo qaadi karo, Yemen lagama soo qaadi karo aan maqlay, ma run baa
@jamalson87
@jamalson87 4 месяца назад
الرباء حرام ، انتبهو ياااااخواني في الله من ناحية العقار في امريكا ،مهما حصلتو من دعاية او تسويق ، الرباء حرام ومصيبة علي صاحبه وتخرب بيته وعيالة
@januarySl2024
@januarySl2024 4 месяца назад
Maxaad dhalinyarada dalkooda uga saaraysaa ? Kuwii horeba gangestaro maandooriye burburiyey ayay noqdeene ?
@Mariambile194
@Mariambile194 4 месяца назад
Waxaa loo shegayaa inta rabta inay nolashoda hormariso oo hiigsi leh
@farhiyaofficial-fo24
@farhiyaofficial-fo24 4 месяца назад
Maasha Alllha tabarkalllha abdisalan hereri hore usoco wll qaali
@ragehshow5499
@ragehshow5499 4 месяца назад
Abdisalan you did great jobs, if you are in Minneapolis please look for African Community Services serving the African and others world immigrants more than 32 years. Thank you!
@cabdiqanimaxamed2306
@cabdiqanimaxamed2306 4 месяца назад
First veis
@amirabukar2913
@amirabukar2913 4 месяца назад
Uma maleynayo in dowlada ay kaarka qaxootigas sidaas dhan u aqoonsanthy dadkane usoo qaadeyso tan kale dowlada 🇺🇸 ma aqoonsano passport Somaliga weyna adagtahay inaad ku tagto shaqaalnimo, ardaynimo, casuumaad iyo wixii lamidaa. Hadii dacwada familia laga tago tahriib lee ugu fudud iney ku tagaan Somalida. Ilahey dalkena nabad hanooga dhigo qurbe waa dhib
@hassanabdiabdillahi9982
@hassanabdiabdillahi9982 4 месяца назад
1:32 Yg 1:32mgm
@abdusalansaleban7339
@abdusalansaleban7339 4 месяца назад
Anaa baasaboorka soomaaliland ku imi America wax barasho.ahaan 2022🇺🇲
@amirabukar2913
@amirabukar2913 4 месяца назад
@@abdusalansaleban7339 😂😂
@armaando2774
@armaando2774 4 месяца назад
​@@abdusalansaleban7339 war bixin fcn ma iga siin kartaa zhp qaabka aad ugu timid
@WorshipGodAlone
@WorshipGodAlone 4 месяца назад
Dhul 100% Islam sheegtana waa laga soo tahriibay, dhul gaalo meel lagu sheegayana, gidaarkiisa ayaa laga soo boodayaa? Maxaa qaldan? Jawaabto waxa weeye: Somalia waa dhul gaalo, waayo dhul gaalo waa laga tahriibaa. Quraanka Allah usoo noqda oo tuura beenta wadaad Sheydaanka.
@abdurrahmanHarbi-cy8hy
@abdurrahmanHarbi-cy8hy 4 месяца назад
Cabdi salanow
@abdiazizsalah912
@abdiazizsalah912 4 месяца назад
Masha allaah
@musemaxamed387
@musemaxamed387 4 месяца назад
DAD BADANO ENGLISH KA AQOON BAA JIREE LANGUAGE SOMALI KUSHA RAX DHAMMAAN WAXAAD SHEGAYSO MUDANAYAAL
@MohaMs-km3fi
@MohaMs-km3fi 4 месяца назад
Somalida why dalkoda unacen wakuwan America kuriyode American Dream, somalidadhan dalkodi wa nacen 😢
@1985naninuune
@1985naninuune 4 месяца назад
Dhamaan weynu wada ilaalinaa sharciyda waddamada aynu passporti ga ka hysano lkn marka aynu waddanka hooyo imaano , sharci majiro ayeynu nidhaahnaa
@WasiirkaFalashada
@WasiirkaFalashada 12 дней назад
😂
@LibanAhmed-s7j
@LibanAhmed-s7j 4 месяца назад
Adeeg aad dhaafteen majiro shiiqul kulli baa tihiin sidee leeydinku aaminaa maadaama aad hunguri badan tihiin hahahahaha
@Saki-Shammiiri
@Saki-Shammiiri 4 месяца назад
Malaha waxaan is iri waddankaa la inaka saarayaa dhammaanteen, oo dhulkeennaa la rabaa in lala wareego? Qaxooti doono Ugaandha ama Kiiniya hadhoowna 10 sano sug, Maraykan waa mushkilo. Waar dhulkaygaa wallaahay ka fiican meel walba.
@TimaWeynne
@TimaWeynne 4 месяца назад
War Ninka Yari Hadalkiisu Toosanaa Waxabad Moodaa inaanu Qurbe Joogin
@AhmedHussein-v1q
@AhmedHussein-v1q 4 месяца назад
Hereri❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ziyaadahmed609
@ziyaadahmed609 4 месяца назад
Cabdisallaanow maka soo bixi karaa sacuudiga, aniga oo heysta sharciga sacuudiga ?
@SakariyemahamedSakariyemahamed
@SakariyemahamedSakariyemahamed 4 месяца назад
Anigu kaar qoxonti waan haystaa lkn mid baa isrta qof iqaa bila mahaysto😢
@Abdullahiabdi-x8d
@Abdullahiabdi-x8d 4 месяца назад
Anoo Somalia ka imaday.oo bassword ku imaday maxico darbiga kasoo boday sharci America 🇺🇸 ma.isii naah
@TheWacan
@TheWacan 4 месяца назад
Good to know for this kind of service, and 😊 I will definitely reach out. Amazing 👏 podcast
@MohaMs-km3fi
@MohaMs-km3fi 4 месяца назад
Kuwaan wa kuwaraba inay hal malin kutajiran, umalaynmayo inaysan dadka dhicin
@Hua-e3g
@Hua-e3g 4 месяца назад
Ayaga uma jwban qofka whatspka kla xiriira sabb 😢
@claahicasayr3798
@claahicasayr3798 4 месяца назад
Cabdisalaanow wilkan numberkiisa isoodir adeer
@rimaaseey
@rimaaseey 4 месяца назад
Dalkeena in laga qaxo ayaad doonaysiin war qurbaha faaiido malaha ee dadka habarakicinina
@Saamiya33
@Saamiya33 4 месяца назад
Oo dalka maxaa yaala oo duruuf iyo lacag la'aan ahayn
@KaltounHag
@KaltounHag 4 месяца назад
Somaliland wax kasta yala shares holders Aya Ka buxaa.
@Hamzahmed782
@Hamzahmed782 4 месяца назад
Uss us asalada aabaha wase dal waxba mayalan waa ku gajonaysa maxa ku ahysaa
@KaltounHag
@KaltounHag 4 месяца назад
@@Hamzahmed782 2 sano Ayan ku so nola Hargeisa,Burco, Beebera wax kasta yala. Dadka Somaliland Ku nool Aya 💯 jeer Ka nolol wanagsaan qurbee jogta.
@Hamzahmed782
@Hamzahmed782 4 месяца назад
@@KaltounHag maxay kaga nolol wanagsan yihiin dadka Somalia ku nol shaqoyin ma haystaan caafimad ma haystaan waxbarasho mahaystaan amni xitaa ma haystaan somaliland aad shegaysid waa Mel lagu ba,ay xitaa wadoyin cadiya baburtu maran ma leh maalin walba shil gaadhi iyo dawo dhacday ayaa dadka laaya
@faisalhassannor136
@faisalhassannor136 3 месяца назад
Inta daaleysa ee aan waxba u suurtogeleynin ayaa badan
@abdiwasacyusuf445
@abdiwasacyusuf445 4 месяца назад
Waa Fursad qaaliya kaar qaxootina waan hystaa lkn qofna iima joogo marykn mxaa ani ii xala
@fanax1438
@fanax1438 4 месяца назад
Alx anig labo bil igu qaadaty inaa america ku imaady
@qadarcali727
@qadarcali727 4 месяца назад
Maxamed yare wa libaax janiskisa kafaidystay gulayso wlal
@hargiesa_gira
@hargiesa_gira 4 месяца назад
ardaynimo way ku imankaraan laakiin farsamo gacan tima chare iyo kaba tole uun baa kusoo dhoofaya! maxay yaqaanaan oo lagu qaataa doqmaha!
@HudaMuhammed-me4rx
@HudaMuhammed-me4rx 4 месяца назад
😂ada kaba tale ah miya
@hargiesa_gira
@hargiesa_gira 4 месяца назад
dee haa! wixii laga xishoonchiray baa lagu faanayaa maystiri!!?
@hargiesa_gira
@hargiesa_gira 4 месяца назад
maya wallaahi,laakiin waxaan ahay "Apparel designer :oo dharka dumarka iyo caruurta baan sida loo tolo wadamada carabta ka soo bartay,waana dalkaan ku dhashay. waanan barnkarilahaa kabaha sida loo sameeyo ,oo way ee banaanayd,laakiin waxaan ka checlaa dharka sida loo tulo. waanan ku ixtiraamaa farsamada gacanta dadka yaqaan. dadka wax bay dheeryihiin .
@Sheikh__abdullrahman__ollow
@Sheikh__abdullrahman__ollow 4 месяца назад
Qaxootiga yaman ma ku jirtaa
@abdinasirdaud3798
@abdinasirdaud3798 4 месяца назад
Maya
@LibaanAli-e8w
@LibaanAli-e8w 4 месяца назад
waxaan rajeeyneey naa in aan helno caawinaad bili aadinimo oon utagno waaridkeen
@muslimboymedia
@muslimboymedia 4 месяца назад
700lagu dhuftay 5= 3500 oo qof
@hirsi8905
@hirsi8905 4 месяца назад
Cabdi salaam passports yurub ah sidee loogu degaa maraykan
@shuebmidow6459
@shuebmidow6459 4 месяца назад
Donal trum haduu sogalo,maxaa dhici donaa
@zakiyamcabdulahi516
@zakiyamcabdulahi516 3 месяца назад
😂😂😂
@BrigadSpecial
@BrigadSpecial 4 месяца назад
War visa casumad lakuma imankarayo
@ilhanibraahim1
@ilhanibraahim1 4 месяца назад
Oo qaxootiga Ethiopia koja miyanay qaadanayn
@SalimSulei
@SalimSulei 4 месяца назад
Uk hadi an katagayo side daganashaha kuheli kara mahad sanidin
@mahametfigoh.
@mahametfigoh. 4 месяца назад
Card qaxooti iib ah anaa haya wlhi ila soo xidhiidha🖐
@ismailhussein9886
@ismailhussein9886 4 месяца назад
Card ka maa miid bufis baa misee
@umuislaax7736
@umuislaax7736 4 месяца назад
Xage joogta meeqa waye
@ismailhussein9886
@ismailhussein9886 4 месяца назад
@umuislax. Aan isku waax darsano
@umuislaax7736
@umuislaax7736 4 месяца назад
@@ismailhussein9886 hee maxa isku darsana xabibti
@abdiqanimohamoud3463
@abdiqanimohamoud3463 4 месяца назад
Card qoxoti mahaysaa
@Zakihimilo
@Zakihimilo 4 месяца назад
Wan imanaya ee maxad igula talinasa😢😢
Далее
🦊🎀
00:16
Просмотров 235 тыс.