Тёмный

NIGHT ROUTINE HABEN KAYGA IYO CUMEER OO II KEENAY HADIYAD QAALI 😱 

Sundus Ayaanle
Подписаться 458 тыс.
Просмотров 76 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

25 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 207   
@Sihaam1.5
@Sihaam1.5 День назад
Sundus amiira qurux wa saxib jira ilaasho ❤mida kle Amiish way ku jeceshhy ixtiraam ayadana inay ku necebthy ha moodin xoga commentiley ka walaay mooye😂 Wa qalbi furanthy so dhaweyso dadka ku jecel❤ Wixi indhaha ku shidana nayaa ha ixtiraamine haw ku dheh ushido indhaha jooji fudeydka iyo dulqaadka wada socda😅😅❤
@safsafsaid7041
@safsafsaid7041 День назад
Aaad iyo aad, talo fiican Mash'Allah. Boqorada Puntland wey qalbi fiicantahay reer comment land inta xumaanta jecel iney miskinimadeeda ka faidestaan ey Amira ku diraan bey rabeen lkn wey ka aqli badisey. Iyaga markasti sheegan iney best friends yihiin. ❤❤❤
@Sihaam1.5
@Sihaam1.5 17 часов назад
@@safsafsaid7041 ma aragtay walhi wa runtaa sundus cid laguma diri karo❤️
@Sihaam1.5
@Sihaam1.5 17 часов назад
@@safsafsaid7041 ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@ShukriAbdinuur-yp8et
@ShukriAbdinuur-yp8et 2 часа назад
Dhan kastabo soo taa iftiimisay oo toothache la dul istaagty😂
@AasiyaFarxan
@AasiyaFarxan День назад
Sundus maasha alaah ayaad ugu ugu Soo baxaysaa direesyada shein please abaayo saakada dhajiska iska dhaafa noo 🙏✨⭐😚😊😘
@KIKI-AFCAD12
@KIKI-AFCAD12 День назад
Qof la xuso oo la xasuusto waxaa ugu wanaagsan Rasuulkeeni sharafta badanaa Scw🥰🫵
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 23 часа назад
❤Scw ❤Scw ❤Scw ❤
@سعادجوليدعمر
@سعادجوليدعمر 7 часов назад
اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله محمد
@IfrahMx
@IfrahMx 4 часа назад
Scw scw scw❤❤❤
@SareedomalableSareedo
@SareedomalableSareedo День назад
Sunsuzeyyyy😅😅
@FadxiyaKhalif-u2z
@FadxiyaKhalif-u2z День назад
Sundus waji malaha markay cumeer aragty amiira way ka oroday 😂😂
@LaylaCabdiraxman
@LaylaCabdiraxman День назад
Sundus amiira sxipta weye ilaasho is qor qorka iyo marba qof is dhajiskana is kada amiira ku ekow dadka kalna asxap haku ahdan abyo😊
@Gosha-rercarale
@Gosha-rercarale День назад
Sax waye amiiro saxibo gasho waxa kale waa asxab lee dhihi kara sunmir4ever😊😊😊
@Atazha__turux
@Atazha__turux День назад
Amira lkn Mr wlpa wa zhpty ma dhahdo hafsa io maryan le mxa lo samena he😂😂😂😂
@UBAX-8
@UBAX-8 День назад
Sah waye wlh Amiiro Saxiibad fiican waye❤
@Raizaroomar
@Raizaroomar День назад
Sundusy zxbta Amiira ilaasho 😢wy ku jeceshahy ❤
@hibadomer8108
@hibadomer8108 День назад
Gabdha guusha dumarlnd cawa ka dameysy guul hore usoco qali waa nadaweyseen adiga gabdhaha kle iyo marwada rerka😂😂
@fatimamoha1481
@fatimamoha1481 День назад
Sunduseey cumeer noosoo badi please 🙏 😊😢❤ waan jecelnahay wunaga qosliyaa wllhi😅😅😅😅😅
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 23 часа назад
I Agree With You😂🎉🎉🎉Right👍Walaahi 👍👍👍🤲
@ayuuptimir1526
@ayuuptimir1526 День назад
Cawa comment aroos ayaa kajira ❤🎉anu u hambliyeyno.lamanaha❤❤😅
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 День назад
Ha Na Dhihine Sundusteena 😂😂😂 Cumeer Ceeb Laawe ❤😂😂 Cilmi ❤Hoden❤😂❤❤❤ Tabarak"Allah 😂🎉 I Love You Cumeer❤ Sundus Ayaanlle ❤ Hadiyada Uma Bogin ❤ Yaa Igu Raacsen 👍🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🍉
@ikranfatxi3544
@ikranfatxi3544 День назад
sundus waa qofta kaliya ka fikirto macalimo dadkan jeceyl ka dhaxeyo ku hayan walalked ka yar cml waa wax fahma
@Queen-m.j
@Queen-m.j День назад
Team sunmeer love you xbbiyaal 💋😂
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 День назад
أَعُوذُ بِاللَّهِ مِنَ الشَّيْطَانِ🤲بسم الله الرحمن الرحيم🤲 اللَّهُ لاَ إِلَهَ إِلاَّ هُوَ الْحَيُّ الْقَيُّومُ لاَ تَأْخُذُهُ سِنَةٌ وَلاَ نَوْمٌ لَّهُ مَا فِي السَّمَاوَاتِ وَمَا فِي الأَرْضِ مَن ذَا الَّذِي يَشْفَعُ عِنْدَهُ إِلاَّ بِإِذْنِهِ يَعْلَمُ مَا بَيْنَ أَيْدِيهِمْ وَمَا خَلْفَهُمْ وَلاَ يُحِيطُونَ بِشَىْءٍ مِّنْ عِلْمِهِ إِلاَّ بِمَا شَاءَ وَسِعَ كُرْسِيُّهُ السَّمَاوَاتِ وَالأَرْضَ وَلاَ يَؤُودُهُ حِفْظُهُمَا وَهُوَ الْعَلِيُّ الْعَظِيمُ🤲❤️❤️❤️🤲
@HanaMohamed-rr6hy
@HanaMohamed-rr6hy День назад
Abo abo sundus io macalimo goorme iskugu dambysay😂😂
@MunaQurux-lr3zt
@MunaQurux-lr3zt День назад
Sundus cumeer haday argto bes amiira ilaha u maqan😂😂😂
@AbdalleMohamed-c7g
@AbdalleMohamed-c7g День назад
Sunduseey cumeer waanjecelnahay nooso Badi please 🙏 wuunaka qosliyo 😊🎉❤ please 🙏
@fatimamoha1481
@fatimamoha1481 21 час назад
Sunduseey please cumeer noosoo badi wuunaka qosliyaa🎉❤
@Yqvsggjjhyf
@Yqvsggjjhyf День назад
انا اختك اليمنيه واعتبرني اختك والله ماتكلمت الا من جوع ومن ضيق الحال انا وكامل اسرتي تشردنا من بيوتنا بَسَبَبَ الَحَرَبَ نَحَنَ فَيَ حَالَهَ لَايَعَلَمَ بَهَا الَا الَلَهَ حَسَبَنَا الَلَهَ وًّنَعَمَ الَوكيَلَ فَيَ مَنَ اوًّصَلَنَا الَى هَاذا الَحَالَ وًّالَلَهَ الَعَظَيَمَ مَا كتَبَتَ هَذا الَمَنَاشَدَهَ غَيَرَ مَنَ الَضَيَقَ وّالَفَقَر يَاعَالَمَ حَسَوّا فَيَنَا ارَجَوّكمَ وّالَلَهَ الَعَظَيَمَ رَبَ الَعَرَشَ الَعَظَيَمَ انَه الَاكلَ مَا فَيَ عَنَدَيَ بَالَبَيَتَ وًّالَلَهَ يَا اخَوّانَيَ انَهَ اخَوًّنَيَ بَقَعَدَوًّ بَالَيَوًّمَيَنَ مَافَى اكلَ وًّالَلَهَ وًّضَعَنَا كثَيَرَ صَعَبَ نَحَنَ 4 نَفَرَ دَاخَلَ الَبَيَتَ وًّابَيَ مَتَوًّفَيَ وًّلَا يَوًّجَدَ مَنَ يَعَوًّلَ عَلَيَنَا وًّسَاكنَيَنَ فَيَ بَيَتَ اجَارَ لَانَسَتَطَيَعَ دَفَعَ الَاجَارَ الَلَيَ ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' اخي اول كلامي انا اقسم بالله على كتاب الله اني لااكذب عليك ولا انصب ولا احتال اني بنت يمنيه نازحين انا واسرتي بيننا ایت الشهرب 20 الف يمني والان علينا 60 الف حق 3 شهور وصاحب البيت من الناس الي ماترحم والله يا اخي انه يجي كل يوم يبهدلنا ويتكلم علينا ويريد من البيت للشارع لانناماقدرنا ندفعله الأجار شافونا الجيران نبكي ورجعو تكلمو الجيران ومهلنالاخره الأسبوع معادفعنا له حلف يمين بالله هذا بيخرجنا إلى الشارع رحمه واحنا. بلادنا بسبب هذا الحرب ولانجد قوت يومنا وعايشين اناوامي واخوتي سفار والدنا متوفي الله يرحمه ومامعنا أحد في هذا الدنيا جاانبنا في هذه الظروف القاسيه اخوتي الصغار خرجو للشارع وشافو الجيران ياكلو واوقفو عند بابهم لجل يعطوهم ولو كسره خبز والله الذي له ملك السموات والارض انهم غلفو الباب وطردوهم ورجعو یبکو ایموتو من الجوع ما احد رحمهم وعطلة ردها لقمت عیش والان لوما احدنا ساعدنا في إيكيلو دقيق اقسم بالله انموت من الجوع فيا اخي انا دخيله على الله ثم عليك واريد منك المساعده لوجه الله انشدك بالله تحب الخير واتساعدني ولو ب 500 ريال يمني مع تراسلي واتساب على هذا الرقم 00967713461156 وتطلب اسم بطاقتي وترسلي ولاتتاخر وايعوضك الله بكل خير اخواني سغار شوف كيف حالتهم وساعدنا وأنقذنا قبل أن يطردونا في الشارع تتبهدل أو نموت من الجوع وانا واسرتي نسالك بالله لولك مقدره على مساعد لاتتاخر علينا وجزاك الله خير.._£π`_`_¢¢°^¢°^¢°ااااا،ا،ا،اااااااارراااااااااااا،، اااااااااتاااااااااااااااا،اداا،،ا،اا.. ذذا. دا.&&&&$$$$###
@siriin357
@siriin357 День назад
Sundusteena cashaqa cwa waso dhereysey😂❤
@radwanaxamadocman2015
@radwanaxamadocman2015 День назад
Sundus wan kuwata wllo from borama ❤
@IkraamAhmed-v3d
@IkraamAhmed-v3d День назад
Sundus macalimow maxa kasameyse wlhi macalimow ku nureysa kuqabso naaay 😂
@Kiki_afcad-m7c
@Kiki_afcad-m7c День назад
Inta jecel dawashada routine-nada team 27 😂like me😫🫶🏻😭
@asmasiciid5607
@asmasiciid5607 День назад
Ani bayo mcn❤❤
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 23 часа назад
❤❤❤❤❤👍👍👍👍🤲
@SamanthaCarrilo
@SamanthaCarrilo День назад
Sundusy Zxbtaa Amiira ilaasho wy ku jeceshahy qofna haku doorsan wy kaa fikirtaaa😢❤zamankn zxb ku jecel lama heli karo😢Alx dheh nasiib baad ledahy hadaba haysto zxb ku jecel❤
@safsafsaid7041
@safsafsaid7041 День назад
Milyan Qurux Wallahi wa saxiib iyo walal jirta o qalbi fiican. Dabeecad wanagasan iyo dad la socod bey leedahay. ❤❤❤
@nashwamohamed-x2k
@nashwamohamed-x2k День назад
blz isoo duceey muraad ayan leeyahy dhaman umada soomaaliyeed
@MaryanDayax-f9r
@MaryanDayax-f9r День назад
Bisukud dhiq dhiq isku dagalayan Hada conow😂😂😂😅
@ayaansalad1062
@ayaansalad1062 22 часа назад
Sundusay Ina adeerka mocalimuu ilaasho oo wax isla duuba dad İsfahansan bad ahaydeen ciyaalnimo is qabsina naga cuna please ❤❤❤
@AxlaamHasan
@AxlaamHasan День назад
Amira iyo sundus teamka iygaan ugu jecelhy sunmir❤
@queennajwaat5624
@queennajwaat5624 День назад
Inta sundus ila jecl like tina a arko😂❤👍🏾
@KhureshMohamad-kq2cs
@KhureshMohamad-kq2cs День назад
Sumeer is not easy ❤❤❤❤❤❤❤❤
@NuuriyocaliXuseen
@NuuriyocaliXuseen День назад
Sundusten cadi udhaqan xppt adi cumer saxib u argta lkn dadk ina jeceshy lamod iska xita yu isk wlin wn oganhy ina kaftmysid lkn hano kuso dhisan cadi udhaqan marka xppt anag wan kutageran marabno ina layir Sundusten wax xun lag sheg ixtrima is adke xppt nag adka kugu ogay qof kasta mesh ku geysto keyso iskad maskinmad cadi udhqan cumer marka argtid had xit jecezhhy 😂😂😂😂
@Sihaam1.5
@Sihaam1.5 17 часов назад
@@NuuriyocaliXuseenqalbigayga miyaa ka xadey gabadhaan wixi tiktok bay naga tuseen say cumeer ku fududaatey sundusey so laaabo gaabdh adag ba aheyde quruxey
@NuuriyocaliXuseen
@NuuriyocaliXuseen 17 часов назад
@@Sihaam1.5 ha ĺkn sundus way ficne thy kliy inay layir nacay sundus cumer jeceshhy isan iska walo sid kle cumer kafogw malih ee cadi udhaqan marma argtida bise le
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 День назад
Maanta Hadane Si Qaas Aa U Soo Labisatay😂❤ Super Beautiful ❤ Well Done ❤ Sundus Ayaanlle 🎉😂🌹🤲
@FartuunCali-d3n
@FartuunCali-d3n День назад
Sundus deena caashaqa iyo amiira deena caashaqa inoolaada 🎉🎉🎉😂😂😂😂😂😂😂🎉🎉🎉❤❤❤
@BilanOmar-y2v
@BilanOmar-y2v День назад
Ma noqoni karaa qofka ugu like badan😢
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 23 часа назад
Hadiii Eey Ani Igu Xernaan Laheyd 1M Like Ayaan Ku Siin Lahaaa😂😂😂😂🎉❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤲👍
@SafwaanHaruun-yb5ib
@SafwaanHaruun-yb5ib День назад
Sundus hady cumeer argto waji maleh waa aadaa ku lahaa😂
@AyaanSalaxAbukar
@AyaanSalaxAbukar День назад
Aniga ugu horeeyo cawa😢😢🎉🎉❤❤❤❤❤
@MssFaraxsan2024
@MssFaraxsan2024 День назад
TEAM sundus iO Cumeer Bigfan isn't Easy yaqay ❤
@UBAX-8
@UBAX-8 День назад
Sundus, iyo Cumeer Amiira iyo Ceyda Lamanahan inta isla jacel ismujiya 👍❤😂
@BisharaHassan-ed7pn
@BisharaHassan-ed7pn День назад
Wakana😂
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 23 часа назад
Waa I Kan Qurux Badan 😂😂😂🎉❤❤❤😂😂😂
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 23 часа назад
LABA GAROOB OO SHIDEN WAAYE ALLAHA NOO XAFIDO🎉😂😂😂🎉🤲
@nasiixamacalim1473
@nasiixamacalim1473 День назад
Sundus silayaqana meel u sarten nimanka xalay sidasa idinka rabnaa gabdhaheena 🥰🥰
@XamdiCwali-h1g
@XamdiCwali-h1g День назад
Sundus ayanle hadey really isog lewetdo sorry iso qariqa zxl😅😂
@KaltuunCabdilaahi-i3u
@KaltuunCabdilaahi-i3u День назад
Sory
@manoogto5105
@manoogto5105 День назад
Macalimow man United afka kala bax dheh sundus
@Skokkkkkkkkkkkkkkkk
@Skokkkkkkkkkkkkkkkk День назад
Jah dhiiga ❤❤😂
@Gosha-rercarale
@Gosha-rercarale День назад
Ayy yar yarkeygiih ilahy heydin xifdiyo cadowgane alle heydinka qabto😊
@safsafsaid7041
@safsafsaid7041 День назад
Amiiin...2daan isfahamka iyo walalnimadooda dad badan ba ka xun❤❤❤ Allah Yihfidhum
@fatimamoha1481
@fatimamoha1481 День назад
From cumeer big fan 😇 ❤️
@raxmamahad2092
@raxmamahad2092 День назад
Wey adag tahay in la helo zaaxiip wngzan lkn sundusey waxad nasiib uyeelatay mid ka mid ah asxaabta ugu wngzan amiira ilaasho wllhi waa zaaxiip wngzan m.a alle ha isku kiin daayo abaayooyin 😊❤
@safsafsaid7041
@safsafsaid7041 День назад
SunMir 4ever❤❤❤
@safsafsaid7041
@safsafsaid7041 День назад
Adna iyo Amira Sundus walaal bey ka dhigteen. Dadka wey iskaga dhowyihiin❤❤❤
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 День назад
Masha"Allah ❤Amiin ❤🤲
@BahjaFaisal-k3j
@BahjaFaisal-k3j День назад
Sunduzey saas wll ulabiso waa ku qurux badanthy kugumana dhagsana ❤😊
@AbdalleMohamed-c7g
@AbdalleMohamed-c7g День назад
Cumeer nooso Badi please 😅😅😅
@NuurOmarali-ff8uh
@NuurOmarali-ff8uh День назад
Team sundus isoo duceeya adeerkeeey ayaa. Iga xanuusan
@AbdalleMohamed-c7g
@AbdalleMohamed-c7g День назад
Cumeer nooso Badi please i
@MssCanada-ou1zp
@MssCanada-ou1zp 9 часов назад
500k aan kafarxino sundusteyda walhi kaligay hada ku geyn karo 1m kugeyn lahaa sundusteydiu😢😢❤
@OzmaanKing-x2j
@OzmaanKing-x2j День назад
Sunmir sxptinimadooda ha kashakin marnaba❤❤❤❤
@Atazha__turux
@Atazha__turux День назад
Na abyoy dharkan kgu dhagan iska dhaf rag dhex jogta acudka😢😂
@Fatuush11
@Fatuush11 10 часов назад
Ma sundus baa dhar ku dhagan qbta ma indho la dahy abayo 😂
@Atazha__turux
@Atazha__turux 6 часов назад
@@Fatuush11 my lkn wxn ka wda dharkan cmal xidho ilen mnta dhar cdie wdatye
@AaminoAragsan-d4j
@AaminoAragsan-d4j 16 часов назад
Sundus abayo please qosolkan aad dherey neysid iska da kuma ficno daganan muju wa talo walalnimo😢
@Xamzeaf__yar
@Xamzeaf__yar День назад
Sᴄᴡ sᴄᴡ ʏᴀᴀ ᴀʟʟᴀʜ❤
@Kiki_afcad-m7c
@Kiki_afcad-m7c День назад
Team sundus and ceyda one like 🤍🏃🏻‍♀️
@SuhaybXakame666
@SuhaybXakame666 11 часов назад
TEAM SUNDUS AMIIRA ONLY LIKE 👍😊
@Queen-m.j
@Queen-m.j 8 часов назад
Naagahan showistayaasha maaxa haaya cumeer iyo sunduz dhaxdhoodha nima qaade camal yeesha aqqs 🖕🏻🤫
@KIKI-AFCAD12
@KIKI-AFCAD12 День назад
TEAM KOKO ONE LIKE 🎊 🎉❤
@Deqamohamud-bm2bz
@Deqamohamud-bm2bz День назад
Abaay abaay qoorta no qari lkn dhagaha so bixiska qurux kuthy ❤
@NewMkxnxxn
@NewMkxnxxn День назад
Sundus❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊😊😊🎉🎉
@MulkiAlii
@MulkiAlii День назад
Sunduseyy dhible😂
@Zulubo-yar90
@Zulubo-yar90 День назад
Sunduseeyyyyy😂❤
@Indhouron12
@Indhouron12 День назад
Sundus❤qurux😊
@LeyloHassanhaayow
@LeyloHassanhaayow День назад
Sundus ❤😂
@FaadumoMacalin-b5b
@FaadumoMacalin-b5b 16 часов назад
Sundus amiiro ilaasho macney wey ku jeceshahay😢❤❤❤
@BarwaaqoSalah
@BarwaaqoSalah День назад
First❤
@CanabMohamed-q1j
@CanabMohamed-q1j День назад
Inta jewellery dawashada routine Nadal like one 🎉🎉🎉🎉
@Hamdihusseinjama
@Hamdihusseinjama 6 часов назад
War asxabey sundus 500k gaariiya waa miskiin wlhi
@Thebeutyher
@Thebeutyher День назад
Cawa routing orod iyo malmalaado iskugu jira😂
@UBAX-8
@UBAX-8 День назад
Sundus iyo Amiira inta isla jacel ❤👍
@Jamal-zw6xq
@Jamal-zw6xq День назад
Ceyda haduu marba j00g0 wa ii dhantahay
@nashwamohamed-x2k
@nashwamohamed-x2k День назад
ayy caawa aniga ayaa ugo horeeyo ❤❤❤❤
@Sabirin-rj1zh
@Sabirin-rj1zh День назад
Omg manta sundus dharkeeda
@iguqaado-l4g
@iguqaado-l4g День назад
My naga 😂
@AbshiroCkariim
@AbshiroCkariim 14 часов назад
Sundus teydiiyyy❤👑
@RozaXasan
@RozaXasan День назад
Buskut dhiiq ay🥺❤️
@xamsaa8846
@xamsaa8846 День назад
sundusay maska wajiga bacda kore waa laga fiiqaa 😂😂😂
@deqoomar1731
@deqoomar1731 23 часа назад
😂😅😅😅😅😅😅 astaghfirullah
@KIKI-AFCAD12
@KIKI-AFCAD12 День назад
TEAM KOKO ONE LIKE 🎊 🎉❤
@Whhegeh
@Whhegeh День назад
First coment😂
@radwanaxamadocman2015
@radwanaxamadocman2015 День назад
team Koko one like ❤
@mulki926
@mulki926 День назад
ayy cawada sunduseyy isteel igu garaacday❤😂
@Siimooneey
@Siimooneey День назад
4 aaad aehe omg😮
@NajmaAli719
@NajmaAli719 День назад
Team ceymir and sunmer like 👍 ❤❤
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 День назад
❤❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحمَّد، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَميدٌ مَجِيدٌ، اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحمَّدٌ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِـهِ وَذُرِّيَّـتِهِ، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ. وَبَارِكْ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِهِ وَذُرِّيَّتِهِ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤❤❤❤❤❤
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 День назад
❤️اِنَّ للّٰه وَمَلٰٓٮِٕكَتَهٗ يُصَلُّوۡنَ عَلَى النَّبِىِّ ؕ يٰۤـاَيُّهَا الَّذِيۡنَ اٰمَنُوۡا صَلُّوۡا عَلَيۡهِ وَسَلِّمُوۡاتَسۡلِيۡمًا‏❤️❤❤❤❤
@Sumyo-l7y
@Sumyo-l7y День назад
😂😂😂😂😂😂
@abdulaahihasan7126
@abdulaahihasan7126 8 часов назад
Amiiro maseer badanaa kkkkk markii cayda lasocoto yaawax kaasheega marka kkkkk
@NajahJama-ek8mi
@NajahJama-ek8mi 8 часов назад
Lkn cayda kuma orado amiiro Saad uaragtay hadii wax ladhoho ayada iyo cayda ku saabsan aboootadaa by lasoo boodaaa asad mrku soqaada adba fiiri caydana wa lamid waliba isagaa ad adag hadii Suu aaal lawaydiiyo meelkaluu aadaaa lkn sundus wixii funny baykadhigatay😂😂😂😂😂
@KowsaeSaid
@KowsaeSaid День назад
Team sundus inte inleeguxiisney macalimow kujecelnhy cumeer dhan kuboodney walhy 😂
@SweetlikeCandy-lm5io
@SweetlikeCandy-lm5io 23 часа назад
Sunduseey abyoy frog maha vlog dheh 😂😂😂😂😂
@inaabdu-j3w
@inaabdu-j3w День назад
sundus iyo cumeer haday isguursadaan foolxuma darteed waxaan ka baqayaa dofaar inay iska dhalaan 😢😢
@Bahjuuniindhadeeqa212
@Bahjuuniindhadeeqa212 День назад
Abotada iyo adi iyo sinjiga baa dofara Nagtan quruxda badan dhexdayar maad garta shuubayhy Shafka wayn😅
@Zulubo-yar90
@Zulubo-yar90 День назад
Na ilaahey ka baq afxuma wuxu maxey thy
@inaabdu-j3w
@inaabdu-j3w День назад
@@Bahjuuniindhadeeqa212 quruxdii baa yaaban shuuboy haday sundus qurux leedhahay dadko dhanba qurux badnaan lahaa 🥱🔪
@Sabnacabdi-qy1ip
@Sabnacabdi-qy1ip День назад
Ilahey wuu siyay indha ku aragtaa la,adagay 😢
@Jennie-w7x
@Jennie-w7x День назад
Nayaa ayada wiil qurxoon djashey dhibta asaga weeeye asa folxum😂
@HaboonAdan-ng2qh
@HaboonAdan-ng2qh День назад
Sundus keep going insha llah 500k ❤❤❤❤❤❤❤
@KowsaeSaid
@KowsaeSaid День назад
Sundus macalimow markeyu tagtey ooyey 😂 sabab maqaaan
@MayzoAhmed
@MayzoAhmed 8 часов назад
Macalimo wx isla soo duuba sunduseey abyo plz plz labo walala tihiine 😂❤
@Akwadani
@Akwadani 23 часа назад
Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo iso booqo channel keyga ❤️❤️❤️❤️
@NewMkxnxxn
@NewMkxnxxn День назад
Sundus🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊
@AsiyaAhmed-g5u
@AsiyaAhmed-g5u 21 час назад
Garoobadan oo wilasha yar yar kuwashen modiba cunug 10 sano jira ujoga say ciyalka iskugu qorqorayan😂
@HaweeyoAadan
@HaweeyoAadan День назад
Waw sundus xabiibti hore usoco❤😂🎉😢😮😅😊
@fatuushshafeec2536
@fatuushshafeec2536 День назад
Lugaha iska dhaq sundus wan ku jeclhy 😅😅😅
@RaxmoCiise-jl1ju
@RaxmoCiise-jl1ju 8 часов назад
Sundusey ina adeerkaa macalimoo mxaa dhacy kla aamusku wxy wiilka wx laduub abyo ilaalso waa dhiigaagee
@alfananalfa5127
@alfananalfa5127 День назад
Boqoradaydii Amiiro qurux is not easy ❤
@AxmedDooli
@AxmedDooli День назад
Sundus canbuurka budbud uxiiro waa shidnanayaa
@Asma-Abdiqadir
@Asma-Abdiqadir День назад
ˢᵘⁿᵈᵘˢᵉʸʸʸ ᵈʳᵉˢˢᵏᵃᵍᵃ ˡ ˡⁱᵏᵉ ⁱᵗ🫶🏻💗😘✨️
Далее
CUMEER OO SUNDUS JACELKEDA UU OYEY.😭
2:32
KOKO GEESIYAD MA TAHAY WEY CARARTE NAXDIN DARTEED
11:41