Тёмный

NIMCAAN HILAAC (ADAA QALBIGA HADHSADAY) HEES CUSUB 2020 

TheGobfilms
Подписаться 456 тыс.
Просмотров 494 тыс.
50% 1

Subscribe Gobfilms & Furinle for more music and videos

Опубликовано:

 

10 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 317   
@maaman7556
@maaman7556 4 года назад
dhiiga somaliyeed hadu kuku jiro nimcaan hilaac love u saar❤
@user-tr6mz4fy4v
@user-tr6mz4fy4v 4 года назад
💝💝💝💝💝💝
@DHAQANMAALONE
@DHAQANMAALONE 4 года назад
@mocalaale4263
@mocalaale4263 4 года назад
Nimcaan hilaac haduu fanka iska daayo Waan joojinayaa dhagaysiga heesa oo dhan walaahi💯👌🏾😭😭😭🥰🥰🥰🥰 I love 💓 Nimcaan hilaaaaaaaac king 🤴
@xamdiibrhn9367
@xamdiibrhn9367 4 года назад
😍 😂 nimcaan wxu yiri iskama deynayo Ilaa God LA iga dhigo moyee wareysi Nairrobi lgu qabty
@yaaskaboss1450
@yaaskaboss1450 4 года назад
@@xamdiibrhn9367 😂😂😂😂😂😂😂😂
@yasminasaed8291
@yasminasaed8291 4 года назад
🤣🤣😂😂
@abdirisaaqtimoabdirisaaqti4343
@abdirisaaqtimoabdirisaaqti4343 3 года назад
Isku mid baynu nahay wlhi markastoon heedaha go aan ka gaadhaba nimcaan baanan ka maarmi karin heesihiisa
@mahaddaacad9444
@mahaddaacad9444 4 года назад
Qaabkuu Rabi Kuu Dhigaa Suugaan Lagu Qeexi Karin Haween Qariyad Baad U Tahay Halblana Qalanjaad U Tahay Dadnimo Qaali Baad Ku Tahay Legend Nimcaan Hilaac👏 Legend Abdirahman 👏
@yahyenja6494
@yahyenja6494 4 года назад
"Wanaaggu hadduu qof yahay Qadhaaduu noqon lahaa Waynaa isku keen qoree Nolosha dhinacaaga qabo." Hees iyo badh👌👌
@xasankorontoofficial6279
@xasankorontoofficial6279 4 года назад
Hilaac inuu yahay fananka ugu akhlaaqda wanagsan fananiinta inta igu raacsan comanti like ha dhafin
@umaymasulayman8220
@umaymasulayman8220 4 года назад
Yes
@fadumoabdimohamed6119
@fadumoabdimohamed6119 4 года назад
Yes
@marwogul6796
@marwogul6796 4 года назад
Yesssss 💯 💯
@fuaaddexey7899
@fuaaddexey7899 4 года назад
@@umaymasulayman8220 waano salaansare
@fuaaddexey7899
@fuaaddexey7899 4 года назад
@@fadumoabdimohamed6119 of
@ubdulsalamuhmed1163
@ubdulsalamuhmed1163 4 года назад
Agaasime Nimcaan Allaha kusharfo addun iyo Akhiraba 💖💖🇸🇴
@dhaygeelmedia4189
@dhaygeelmedia4189 4 года назад
👏👏👏👏👏👑King of soomaaliya alla haku daayo Hilaaac Fanaan jira ✊✊Nolow Guddoomiye 👏👏❤
@cllahicarabow2059
@cllahicarabow2059 4 года назад
King of somali wllhi waan ku amin sanahay nimcaan hilaac
@israacpress8527
@israacpress8527 4 года назад
Nabi maxamed hadad jeceshahay inu noshafeeco qaado malinka qiyaamaha walal halkan like saar amina dheh
@djmunirmofaarax9526
@djmunirmofaarax9526 4 года назад
Waa kan libaxii cod ka hilac iyo furunle music 🤘⭐🌋
@geesideeqsi1035
@geesideeqsi1035 4 года назад
Dhashii samaroon masha Allah.. Xita music Dhashii samaroon mashaallah
@xaajijaama2950
@xaajijaama2950 4 года назад
Fajac Docgal naago dhadiga ayaad tihiin
@geesideeqsi1035
@geesideeqsi1035 4 года назад
@@xaajijaama2950 khayrka Allah ku wafijiyo.. Somaligaga hagajiso
@SHAATAALYRICS2020
@SHAATAALYRICS2020 4 года назад
@@xaajijaama2950 kaxiishood dadka sharafta leh
@kenedidhadi8701
@kenedidhadi8701 4 года назад
@@xaajijaama2950 waa hiido socota shoodhee imisa dhalo khamriya kugu tagtay 😂😂😂
@ahmedyasin3500
@ahmedyasin3500 4 года назад
Wanaagu haduu qofyahay qudhaaduu noqon weynaa isukeen qoree nolasha dhinacaaga qabo,😘❤😘 legend hilaac horey usoco brother, much love from Paris
@umuimranabdalle9683
@umuimranabdalle9683 4 года назад
Nimcan hilaac waxuu isku darsaday cod macaan daganan xishood iyo somalinimada dad jecel qalbi nadiif big respect my fananka 5 somali❤️🙏🇸🇴🇩🇯
@AmiirNadridov
@AmiirNadridov 4 года назад
From burco ninkaan wlh banaan kiisa ayuu ku dhacay xirtiii laabsaalax kan un wax hirgalay aragnay
@marwogul6796
@marwogul6796 4 года назад
Amirfittah Sahal Nadridov bilhi wa runta ninkn waa 💯
@zanoupshaikh4692
@zanoupshaikh4692 4 года назад
wanaagu hadduu qof yahy qudhaaduu noqon lahaa waynaa isu keen qoree nolosha dhinaacaga qabo best😍😍
@adenmahamoud8331
@adenmahamoud8331 4 года назад
Qofkii ugu horayey ee dawadey baan noqodey heesta from Guangzhou 💥💥💥
@mostaphamahamed1110
@mostaphamahamed1110 4 года назад
Zxb aad baan kuu salaamay hamzow
@yusufjama8819
@yusufjama8819 Год назад
Asc nimcaan waan ku salamayaa marka hore mar labaad nice song nice music thanks nimcaan you are lagend best yusuf jama UK Birmingham
@khadrafarah9023
@khadrafarah9023 4 года назад
Nimcaan hilaac fanaan dhamays tiran taageero 100%🌹🌹
@ahlanabdulahishekh1182
@ahlanabdulahishekh1182 4 года назад
Nimcan ninkaa kle an fananintha ujeclhy allah kodowro fanankeygaa
@abdulahiahmed1850
@abdulahiahmed1850 4 года назад
Heestan qofki ugu horeeyay ee daawada baa noqday from Sweden 🇸🇪
@maankadeeqa2486
@maankadeeqa2486 4 года назад
Abdulahi Ahmed Anaaa kaaga soo horeeye😂😂🇸🇪🇸🇪kl:00:12 på
@rahmaaalisalad594
@rahmaaalisalad594 4 года назад
Abdulahi Ahmed jag också from 🇸🇪
@khadarsomali9497
@khadarsomali9497 4 года назад
From sweden 😂😂😂😂 aduunoow xaal qaado
@maxamedandi8537
@maxamedandi8537 4 года назад
@@rahmaaalisalad594 bskksjsjs
@sagalmuseosman2099
@sagalmuseosman2099 4 года назад
Hadhihin froom sweden ee froom somalia ama gurdish sweden dheh
@ikranabdillahi978
@ikranabdillahi978 4 года назад
My walalkay nimcaan ku tageraaaaa hore u soco huno 😍😍❤️❤️❤️❤️fanaaan qaran from 🇺🇸🇺🇸🇺🇸👈
@abdiahmed9054
@abdiahmed9054 4 года назад
I like usa from nairobi
@marwogul6796
@marwogul6796 4 года назад
Boqorka codka hilaaci hirgaley codkaga wlhi xaada dhan aya istagysa😋🥰
@qaaligelle3521
@qaaligelle3521 4 года назад
Waw xabibal malayin nimcaan hilaci hirgalay hore😍😘🙏 usoco
@bidabmd7744
@bidabmd7744 4 года назад
Inta jecel nimcaan hilaac lke saar 👇👇
@bidabmd7744
@bidabmd7744 4 года назад
Thnkz zhp qlli❤❤❤❤
@kormeerak8431
@kormeerak8431 4 года назад
💋💋💋💋💋❤❤💘
@asii9942
@asii9942 4 года назад
From Kampala 💕❤
@abdiahmed9054
@abdiahmed9054 4 года назад
I heat kampla me from kampala
@asii9942
@asii9942 4 года назад
Why
@samiiramahamed4750
@samiiramahamed4750 4 года назад
Qudhayda adaa hantiyay ada qabyo tira hankoo xurmeyay jacaylkiyo qeybtii nolosha tahoo adaa qalbigii harsada😍💯
@qaran-maal1319
@qaran-maal1319 4 года назад
tubeeca maanta nolow nimcaan dadkaaga %90 inka badan aya ku jecel inta yare xun ha ujoojin fanka maanta la aanta ma nuraayo
@khuwaypofficial8847
@khuwaypofficial8847 4 года назад
Nimcan hilaac fanan lapa mah axyaah fanan jiro joog zhp❤️🌻
@ismaythanuuraane4132
@ismaythanuuraane4132 4 года назад
Ninkaaan oo furunle helay walayaabi walaahi
@rahoynur5169
@rahoynur5169 4 года назад
Nimcan hilac is back ❤
@niinonino4108
@niinonino4108 4 года назад
Noodle naadeer
@niinonino4108
@niinonino4108 4 года назад
Cadawgaagu haha no jabo
@niinonino4108
@niinonino4108 4 года назад
Waadkarayatay dawladii cawro
@ilyasmaxamed3473
@ilyasmaxamed3473 4 года назад
Aniga jecel Nimcan hilaac 💗
@moulidisaid977
@moulidisaid977 4 года назад
Waxaan ahay qofkii ugu horeeyay ee heestaan daawada ee jooga galinsoor
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 4 года назад
WOOOW CAADI MAHA HEESTU WALE NIMCAAN HILAAC LEGEND WEEYE WALE CODKAGA MACAN QURAN KU AKHRI heesaha iska daa wll akhiro la aadine 😢😢 31/12/2019 sanad wcn dadkaygii by by 2019 WELECOM 2020
@khaliidsaleeban1282
@khaliidsaleeban1282 4 года назад
Ma dawan1/2/2020 wllshey farax xasuus wllhi🤔😢😭💋👑🌹
@user-wf4vw7qd2y
@user-wf4vw7qd2y 4 года назад
waaaaaaaw inader nimcaan hilaac nolow huno mcn
@mdmahamedismailibrah8020
@mdmahamedismailibrah8020 4 года назад
Wll Nimcaan waxaad tahay qof bulshada somaliyeed ku dhex leh magac sharaf iyo cisi. Goaankii aad ku joojisay dhamaan bandhig faneedkaagii sanadka cusub si aad walaalaha dhibka iyo murugta ula qaybsato dad badan ayaad qalbiyadooda ku sii dhex balaadhatay intii laguu hayey way kuu sii laba jibaarantay . Waxaan ku odhan hal hees oo qaylo dhaan ah hadaad usoo qaadana kasii fiican
@dragonpanda4807
@dragonpanda4807 4 года назад
Qaar bdn ayaa odhan doona waan kaaso horeeyay👿😎 blse ma xuma waan idinku qaadanayaa madax adeeg somali bn u nhy 😅😅
@MuhAaloveOfficial
@MuhAaloveOfficial 4 года назад
Wooow Hrees Mcn Keep Going 🌹💎🌹
@habonahmed4547
@habonahmed4547 4 года назад
Masha, Allah very nice song, Long live Somalian People no matter where you live ,,,,,
@khadaryusuf
@khadaryusuf 4 года назад
woow keep going bro nimcaan hilac djibouti aya igu war dambaysy
@maxamednuurcramaan8091
@maxamednuurcramaan8091 4 года назад
28/12/2019 alla maxa sanadkan wax badan iska key badalen ya ilamid ah asxbta wa xili qoraxdo sii dhacayso alla macana jawiga
@abdikaniqordhere9613
@abdikaniqordhere9613 4 года назад
First viewer like dhac igu siiyo inta iga dambeysa🤙
@sagal447
@sagal447 4 года назад
Ilhayow qofki gabmaleelka ama jaliska itaabta isaga iyo walidkiba murugo hatusin🙏🙏🙏💚❤❤
@abdirahmanmursal921
@abdirahmanmursal921 4 года назад
First one ☝️ from Ankara 🇹🇷
@nimcaanismail3680
@nimcaanismail3680 4 года назад
Wngu Haduu Qof Yhy Qudhaduu Noqon Lahaa😻 Waynaa isku Keen Qoree Nlosha Dhinaacaga Qabo 🙏🏻
@yaasirrdofficial7063
@yaasirrdofficial7063 4 года назад
Waligaaa hadhiman waxan ahay walaahi taageerahaaaga ugu hooreye
@abdirizaqkhader7148
@abdirizaqkhader7148 4 года назад
Nimcan hadaa aragto qoraalka please hees qayala dhaan ah Soo qàad oo ku. Sabasan qarxii. Ka dhcy muqdisho
@princessayanaragsan4243
@princessayanaragsan4243 4 года назад
Nimcaan Hilaac🇸🇴💪
@alibashi9335
@alibashi9335 4 года назад
Weynaa isku keen qoree Nolosha dhinacaaga qabo ❤️💯❤️❤️❤️❤️❤️❤️💯
@yusriitaluuziina7449
@yusriitaluuziina7449 4 года назад
Wiilkeena nimcaan hilaac 🙏🙏🙏
@coolguyibroos290
@coolguyibroos290 3 года назад
Heesti aan ku amaani lahaa xaaska mustaqbalka 😘😘🎶
@dragonpanda4807
@dragonpanda4807 4 года назад
The lion is back
@engineertawane56
@engineertawane56 4 года назад
Wanaaga haduu qof ahaan lahaa anaa Ahaan lahaaa runtii runtii 😃 Inta wanaageyga taqaan 👍igu qabta
@anisoyusuf1826
@anisoyusuf1826 4 года назад
Nimcan hilac love ❤️ 🥰
@xamdiboss3071
@xamdiboss3071 4 года назад
Sweet song legen nimcaan hilaac magacaa hajiro wllo
@sahramacalin3242
@sahramacalin3242 4 года назад
N.c.x hilaac long life ❤❤❤
@Abdiqadir9
@Abdiqadir9 4 года назад
WaNaaGu HaDuu QoF YahaY QuDhaDuu nOQOn lAhAA 😍😍😍
@mahadomar7099
@mahadomar7099 4 года назад
Meelo gacalka dheeryoo .....from QATAR 🇧🇭 🇧🇭 🇧🇭 🇧🇭 ilaahow marwo lagu dago
@ubdulsalamuhmed1163
@ubdulsalamuhmed1163 4 года назад
Boqorka codka fanka cidna kugumahesato inaad hogaamiyaha fanka tahay iyo ubaxiisa💖💪
@hodandeqa3083
@hodandeqa3083 4 года назад
Waaaaaaaw nimcaan Edo horay usoco
@sahraabdi5995
@sahraabdi5995 4 года назад
First
@caso7
@caso7 4 года назад
Nimcaan inta taagEerta kU Yaaca 👌
@somsourceinc7994
@somsourceinc7994 4 года назад
ustaad maano aadbaan kuu salaamay sxb. from hargeisa...
@a.rahmanisse4707
@a.rahmanisse4707 4 года назад
Wanaagu haduu Qofyahay Boqoradeeyda noqonlahaa wallahi
@musacumacumarug2384
@musacumacumarug2384 4 года назад
nimcan hilac fanan buuxa waye ninkan cudkiisa ayow fanka ku jogaa horay usoco from France garan rennes ka dhageysanyaa 19/1/2020 sacadu waa 17h28
@nasrimahamudismail6948
@nasrimahamudismail6948 4 года назад
maansha allah waxaanka fanaaniinta maanta alle khyrka hakugu sugo zxb nimcaan abdirahman Hasan hilaah
@saynabali6780
@saynabali6780 4 года назад
Bh
@ceynsheyare2220
@ceynsheyare2220 4 года назад
I love you Nimaac hilac walee tagero ku ahy libax 😍😍😍😍
@axmedantinuur2083
@axmedantinuur2083 4 года назад
Masha allaah fanaanka looga hadhay asluubta iyo codkaba nimcaan hilaac
@calibaare6540
@calibaare6540 3 года назад
Qalbi jacaylku qolka dhigay ereyada qori ogaa
@radakh3013
@radakh3013 4 года назад
Alfanaan jira nimcaan hilaac ❤❤❤
@jamaaloabukar2956
@jamaaloabukar2956 4 года назад
Nimcan waa fanaanka kaliyaa Heesahisaa meel tawata oo dareen leh
@asliahmed7535
@asliahmed7535 4 года назад
Axyaa sawat mil calam❤❤❤❤
@mohamettaplouz3195
@mohamettaplouz3195 4 года назад
NiMcan oo Dip UgazO muuQDaY mazraxa GudoomiyE zalaan zare🖒
@abdirahmaanhassan271
@abdirahmaanhassan271 4 года назад
Nimcaan hilaa heesihiisan danbe waa maalayacni kuwii horaa asal ahaa
@kawsarfaruuq2805
@kawsarfaruuq2805 4 года назад
Nimcaan apdirhmn. Waynaa ❤🥀wanaag kugu xeeray
@mohamedjeceelow3543
@mohamedjeceelow3543 4 года назад
Nimcaan hilaac waa fanaanka keliya ee San kuraaxeysto heesihiisa wll hore usoco cadawgaagana ha ujabin
@mohanbillion6906
@mohanbillion6906 4 года назад
Intii 2019 dawaneysa wali like haila dhafin
@naciimomire7504
@naciimomire7504 4 года назад
Hilaaci hirgalay hore usoco
@abdiwahaabahmed2114
@abdiwahaabahmed2114 4 года назад
fanaan jira nimcan hilaac
@dhulbahantenacbiyaa5531
@dhulbahantenacbiyaa5531 4 года назад
Mashallah hilaac cadow kuma helo guul hore usoco
@saliimayaanle5895
@saliimayaanle5895 4 года назад
Nimcaan inta ila tagersani lik igu cimamada
@allahkariimyaallah7871
@allahkariimyaallah7871 4 года назад
Axsan hees codka kaba siidaran nimcaan hilaac ❤❤❤❤
@ramlomohamed4824
@ramlomohamed4824 4 года назад
Nimcan rux qalbi wanksan walhi
@MSSMUTE
@MSSMUTE 4 года назад
Nimcankayga❤️
@najibrashid1036
@najibrashid1036 4 года назад
Nimcan hillac 2020 ✌✌✌✌
@mohamedsaid9399
@mohamedsaid9399 4 года назад
Musiiga ladhacay
@AmiirNadridov
@AmiirNadridov 4 года назад
Wooow super tubeec hilaacii hirgalay
@amiinbiyood7236
@amiinbiyood7236 4 года назад
Hilac hirgaley 🔥🔥
@Abdiwahabpalwaan
@Abdiwahabpalwaan 4 года назад
Nimcaaan hilaac
@abdulkadirshire5915
@abdulkadirshire5915 4 года назад
Nice song bro the one only legend
@abdimohamed3778
@abdimohamed3778 4 года назад
"Wanaaggu hadduu qof yahay Qudhaaduu noqon lahaa Waynaa isku keen qoree Nolosha dhinacaaga qabo."
@hilaadcabdilaahi49
@hilaadcabdilaahi49 4 года назад
Waaaa fanaanka ugu akhlaqda badan
@dahegarad4353
@dahegarad4353 4 года назад
First nigga boy watching this beautiful song🥰
@asmaadahir7923
@asmaadahir7923 4 года назад
Keep going nimcaan👏👏👏😍
@alimacruf5889
@alimacruf5889 4 года назад
Abwaanintan somaliyed way iga waaleyaa kawaran ninkii heestan qoray hadana Nimcaan u dhiibay.
@mohamedtracking2136
@mohamedtracking2136 4 года назад
Qaabkuu rabi kuu dhigaan Suugaan lagu qeexi karin Haween qaryad baad utahay Hablana qalanjaad utahay Dadnimo qani baad kutahay
@shiineabdirashiid3717
@shiineabdirashiid3717 4 года назад
Legend hilaac
@tiktokheroes2884
@tiktokheroes2884 4 года назад
Fanaan somaliyed
@habonahmed4547
@habonahmed4547 4 года назад
ye, indeed
@abdirizakdaib3181
@abdirizakdaib3181 4 года назад
NemCan HiLac faNan Jira🙋
@ciyaalxaafad6455
@ciyaalxaafad6455 3 года назад
Mansha allah
@juweriahashi4515
@juweriahashi4515 4 года назад
Boqorka Codka Rabbi raali ka noqoy Adbn ku jecelhy 😭
@asmaguhad1155
@asmaguhad1155 4 года назад
Nimcaan Hilaac🥰❤️🙏
@CMCPRODUCTION88
@CMCPRODUCTION88 4 года назад
Hees mcn allh ha ku daayo nimcaan
Далее
NIMCAAN HILAACA ( IFRAAX) NEW SONG 2019 LYRICS
8:26
Просмотров 31 тыс.
🍏 Устарели ОФИЦИАЛЬНО! 🤡
00:32
NIMCAAN HILAAC | LOOGADA QALBIGA | HCTV 2018
6:36
Просмотров 97 тыс.
NIMCAAN HILAAC (QALBIGA DAJISO) HEES MACAN 2016 HD
6:07
Nimcaan Hilaac ( BAAQ ) Official Video HD 2015
5:47
Просмотров 2,4 млн
Nimcaan Hilaac - Milgo  Official Music Video
7:09
Просмотров 18 млн
NIMCAAN HILAAC | FARXADII DUNIDA | best Song
8:31
Nimcaan Hilaac Hees Sucaad HD
6:10
Просмотров 292 тыс.