Тёмный

Nimcaan Hilaac iyo Wariye British maxaa kala qabsaday "Wareysi Kulul oo xiiso leh" 

Xogmaal Media
Подписаться 1,3 млн
Просмотров 62 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

22 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 50   
@barlinmahamudsabriye6471
@barlinmahamudsabriye6471 3 года назад
Nimcaan Hillac fanaankeena cod, qurux , xushmad iyo edeb illah siitay maansha allah.
@hanaandhalad2842
@hanaandhalad2842 3 года назад
Allah muxu boqor yahay nimcaan qalbiyo badan oon ka mid ahay baad wanagaga io dadnimada ku kasbty eebe haku jeclaado 🤍♥️💙🥺
@madiinocaraaymaxamed7445
@madiinocaraaymaxamed7445 2 года назад
Ugu dambeen waxaan illaahey kaga baryaya inu Fanka kaa reebo oo aad u so jeesato Diinteena Macaan insha allaah
@abdirahmanadam147
@abdirahmanadam147 3 года назад
Nimcaan Cabdiraxman Hilaac waa legend 💯
@abdirahmaanahmed4923
@abdirahmaanahmed4923 Год назад
Ninkii fanka lahaa nimcaan cabdi raxmaan xasan hilaac 🥰🙏
@Mareyeaxmedodowaa
@Mareyeaxmedodowaa 11 месяцев назад
Nimcan waa fanan aad u dhowrson. Wana nin aad u samir badan❤❤❤❤❤
@coomey84
@coomey84 Год назад
Hilaac wuu ka dabaashay waxuuna ahaa wareysi qiima badan thanks
@halimahashimhalimahashim7593
@halimahashimhalimahashim7593 3 года назад
Wil wanagsan wye nimcan hilac 💕💕
@nxme3821
@nxme3821 2 года назад
Maashaa Allaah tabaarak, waa wareesi I farax galiyay hadii aad noqoto siyaasina waxaan hubaa inaad noqonayso mid umadda anfaca.
@Calansida143
@Calansida143 11 дней назад
Nin qaran weeye nimcaan m.a❤
@aminashire1548
@aminashire1548 3 года назад
my favourite fanan🔥Nimcaan hilaac legend hore u soco
@Khaliid-p1t
@Khaliid-p1t 5 месяцев назад
Masha alah hilac ❤❤
@hawoadan3577
@hawoadan3577 3 года назад
SubhaAllah fan wax fiican maaha Allah uga toobadkeen
@madiinocaraaymaxamed7445
@madiinocaraaymaxamed7445 2 года назад
Nimcaan Hillaac Nin Culus oo waddani ah oo Qabyaladda ka fog nabad ku noolow insha allaah
@tamanxanataman
@tamanxanataman 6 месяцев назад
Fananka aaan fananiinta ugu jeclahy
@yasirarafaad9364
@yasirarafaad9364 2 года назад
Nimcaan Qaran ❤
@cadowcali9313
@cadowcali9313 Год назад
Nimcan hilac cabdiraxmaan xasan waa fanaan umad somaliyeed boqorka codka iyo wana fanaana aqlaaq iyo edab iyo afkabi iyo xishood ale kumalestay
@saadaqabiikar1801
@saadaqabiikar1801 3 года назад
Legend nimcaan hilaac
@saadaqabiikar1801
@saadaqabiikar1801 3 года назад
Masha allah
@fahemaomer6008
@fahemaomer6008 3 года назад
Mashallah wlhi ninkan waa nin wx laga baran karo ka barta nimcaan jacayl wxu yahay sawtul raxma aragtidiisa anbaba indhaha jacaylka acter ayuu kusoo baxaya cod halasiya khatar wlhi mashallah wx ka barta jacfar layal yaw qalaf san 😏
@deqaelmi6226
@deqaelmi6226 3 года назад
Viva nimcan hilaac ♥️♥️♥️♥️❤️❤️❤️👍👍♥️👍👍👍👍👍👍♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@Naima90900
@Naima90900 2 года назад
Mashalah fanaan iyo badh
@axmanna7855
@axmanna7855 3 года назад
War Ninku degnaaa🥰🥰
@sahraabdi4142
@sahraabdi4142 3 года назад
Waxan kugu jecladay ba soo degenantas ma aha masha allah nimcan cod halasi ahna waad ledahay
@rudwanmahamud8553
@rudwanmahamud8553 Год назад
Hilaac hanti qaran🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@Sucdimaxammed
@Sucdimaxammed Год назад
Haba bulshada set kudneyneyso by kuxirnthy
@abdiwaasacqorshe7195
@abdiwaasacqorshe7195 3 года назад
#Vip guests
@hassannoor7937
@hassannoor7937 Год назад
Cod qurux badan walaal ku akhari quranka
@shukribashiircismaan5270
@shukribashiircismaan5270 3 года назад
Nimcaan Hilaac iyo Wariye Biritish
@AbdinassirShukri
@AbdinassirShukri 2 года назад
Nin wayn oo ummadeed ayaad waraysanaysaan caawa.
@IkraanDool-rr3cn
@IkraanDool-rr3cn Год назад
❤❤❤❤❤
@binurii0153
@binurii0153 2 года назад
Alfanan nimcan hilac
@bahjaahmed3278
@bahjaahmed3278 2 года назад
Hilaaci Hirgalay
@salmaankuluuofficial
@salmaankuluuofficial 2 года назад
SACIID XUSEN CIGE
@AbdisalanBeergel-nu6pr
@AbdisalanBeergel-nu6pr Год назад
Adeer calankaas maxad uga jeedaan nimcan io britishaw
@LeylomaxamedCali-ky2zl
@LeylomaxamedCali-ky2zl Год назад
Niimcaan
@fadxi--calishaahofficial176
@fadxi--calishaahofficial176 3 года назад
Nimcaanc carahmaan xasan hillaac
@MohamettHassan-uq4fo
@MohamettHassan-uq4fo Год назад
lajan Hilaac
@Sucdimaxammed
@Sucdimaxammed Год назад
Wlgybaa in tgryshdu eykbten kuwisa hdba sida lokl farenbdnyhy baa loklbwrsareyaa
@biyaayo
@biyaayo 3 года назад
Waraysi xumo wiilka hadaalin
@shacaybmustafe9340
@shacaybmustafe9340 Год назад
.😢
@Sucdimaxammed
@Sucdimaxammed Год назад
Dhas
@jajkamedia3716
@jajkamedia3716 2 года назад
WXKLE
@Nimco696
@Nimco696 3 года назад
Ninku codyaraa waaba tabcaan bisinke
@khalid.channel2854
@khalid.channel2854 3 года назад
Fanaankasi wuxu lumiyey taagaro badan. Oo u lahaa. Adiguna waxad lumeysey taago badan oo ku dawaan jirey. Malintii aad soo deysey wareysigii foosha xumaa. Ee musfate aar maartin.2 Guys loser
@bushramadar77
@bushramadar77 Год назад
Labaduba waa dad bulshada magac ku dhex leh oo sharaf leh adoo kalane wxba kuma soo kordhinaayo
@yasiin.cabdinuur.1140
@yasiin.cabdinuur.1140 2 года назад
Masha Allah
@shacaybmustafe9340
@shacaybmustafe9340 Год назад
❤❤
@ismahaansayidcali5321
@ismahaansayidcali5321 3 года назад
Masha allah
Далее
These Are Too Smooth 😮‍💨
00:57
Просмотров 6 млн
WARAYSI  NIMCAAN HiLAAC OO WAX BADAN KAHADLAY
28:22
Просмотров 91 тыс.
NIMCAAN HILAAC REACTION
8:48
Просмотров 13 тыс.