Тёмный

NIMCAAN HILAAC IYO XIIS XARAGO =Jacylkii Hirgalay ( NEW SONG 2024 ) 

Hillaac Music
Подписаться 614 тыс.
Просмотров 271 тыс.
50% 1

Nimcaan hilaac iyo Xiis Xarago Jacaykii Hirgalay #new_song_2024 #Nimcaanhilaac
#new_song_2024
Heesta: Jacaylkii Hirgalay 2024
Ereyada: Sadii Jiir
Laxanka : Cawil Koyla
Music By: Abdifatah Yare
CAMERA & EDIT Mali world
VOCAL RECORDING Abdifatah yare
@Hillaacmusic #copyright #Hillaac_Music #Nimcaanhilaac
/ nimcanhilac1
/ nimcanhillaac
/ official_nimcaan_hilaac_1
+For More Information Booking Nimcaan Hilaac
Contact: N.Hilaacmedia@gmail.com
©2023 Hillaac Music All Rights Reserved.
@Copyright #Hillaac_Music #Nimcaan_Hilaac @Hilaac

Опубликовано:

 

19 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 412   
@Hillaacmusic
@Hillaacmusic 12 дней назад
aadban idiin salaamaya guud ahaan bulsho waynta soomaaliyeed ee ku xidhan Hillaac Music hada ayaan dabka kasoo qaadnay heestii aad wada sugaysen ee Aniga walashay fananadeena Xiis Xarago Daawasho wacan
@mkilkacade2823
@mkilkacade2823 12 дней назад
Heees ayyaan ku dhibayaa fanan halke kugu soo diraa
@mkilkacade2823
@mkilkacade2823 12 дней назад
Heees ayyaan ku dhibayaa fanan halke kugu soo diraa
@mustafemahamed277
@mustafemahamed277 12 дней назад
Waan kaa haynaa inader nimcaan hilaac ❤ salaan sare inader from boorma 💥💥💪💪
@faDaNSuleiman
@faDaNSuleiman 12 дней назад
Cod daHaB 🫡
@hiboSiyaad-w9k
@hiboSiyaad-w9k 12 дней назад
Wn ka qadny wan ka hayaa wll heestii🎉 danke hilaac ❤ iyo xiis
@mohamedabdilatif
@mohamedabdilatif 12 дней назад
Quraanku waa daawada.wax walba ❤ inta jecel ismujiya
@nadiirbuux7987
@nadiirbuux7987 12 дней назад
NIMCAAN HILAAC INUU GOATKA FANKA YAHAY INTA IGU RAACSAN XIIS XARAGO GUULAYSTA FROM BORAMA AWDAL🩸😍😎👏👏
@CADNANCabdi-v9h
@CADNANCabdi-v9h 12 дней назад
😂😂😂 ma iman karo borama car ha imado
@nadiirbuux7987
@nadiirbuux7987 12 дней назад
​@@CADNANCabdi-v9h adigu waxaas amxaaro ka ahaw waxaan la hadlayaa somaliye😂😂😂😂
@cabdilaahimahdi4739
@cabdilaahimahdi4739 12 дней назад
@@nadiirbuux7987ha ka yeelin 😂💪🏽
@DeeqaFarah-vr1kg
@DeeqaFarah-vr1kg 12 дней назад
@@CADNANCabdi-v9hborma so magaldisa maha kaliya waa laka siyaasad duwaynyhy
@fathiaali-yx8xn
@fathiaali-yx8xn 12 дней назад
Dumashi waa yaab hees waa laga sugayay ee action kaas lagaama filayn subhaanallaah family man ayaad ahayd you have to respect your wife and your children
@OsmanJigre-x8l
@OsmanJigre-x8l 8 дней назад
Nimcaan hilaac djibouti 🇩🇯 ayaan kaasoo salaamyaa zxp
@zamiirck6876
@zamiirck6876 12 дней назад
The first one comment 7/9/2024 inta iga danbysa like ha la dhaafina😅culimo😊
@calijeenyo8539
@calijeenyo8539 12 дней назад
Heesta Markey Cusubtahy Xuf Aan Ku Dhaafa Hadhow Ay Hit Ila Noqone Cudurkaas Yaa Ila Qabo😂
@hassanmoursal
@hassanmoursal 3 дня назад
Ani wlhi ❤
@hoodomuuse4545
@hoodomuuse4545 12 дней назад
Nimcaan hilaac anu waan ku tageera intaan nolahay na wan ku tageeri doona kuguma nacaya yo fikirkagag iyo rabitankagag xiis na waad u hirgali say hamigeedi aha in aad. La heesto nolow wll ❤❤❤
@MustafeCabdiraxmaanHoori
@MustafeCabdiraxmaanHoori 3 дня назад
Nasab kaamila waad mahadsantahay huuno milyan jeer ❤❤❤
@saaramungani
@saaramungani 12 дней назад
Xiis 😢❤ qof maskina ilahow farxad sii
@mudanibrahim9089
@mudanibrahim9089 12 дней назад
Amiin walaal
@SmilingDrumKit-il8mr
@SmilingDrumKit-il8mr 10 дней назад
Laxamdu isma qarin karaan awoowe laxanka Waxa sameeyay qamar sugani waxyar kabacdi adunka😂🙏
@Rudeboi23
@Rudeboi23 8 дней назад
Goat Qamar 🐐😂
@OsmanIbraahim
@OsmanIbraahim 6 дней назад
Qamar maahan qoraalka soo aqri
@Jamiilo21
@Jamiilo21 4 дня назад
​@@OsmanIbraahimsi fcn ba Loma Arkayo see ku Aragtay adi😂
@OsmanIbraahim
@OsmanIbraahim 4 дня назад
@@Jamiilo21 indho la aan miyaaa tahay adiga soo fiiri
@CaFiiFZiYaad
@CaFiiFZiYaad 12 дней назад
Ala HalaGa capsaDo🤲
@AbdiqaniYusufhassan
@AbdiqaniYusufhassan 12 дней назад
Adi maxaa ku keenay 😂
@MuscabGujleed
@MuscabGujleed 6 дней назад
❤muuscb
@MuscabGujleed
@MuscabGujleed 6 дней назад
Aw1kjwjw❤😂🎉😢😮😅
@xamiimofficial3818
@xamiimofficial3818 12 дней назад
Dadbaa heesta xumaan kadhex raadinaayo Nimcaan waligiisba xurnadle Buu ahaay shaki laan Dhiiqo kaste ood larabtaa wale Kathy Guuleeyso fanaanka qarankoow🇸🇴💪❤️
@Mujaahid83
@Mujaahid83 12 дней назад
Goatka Fanka Nimcaan Abdirahman Hassan Hilac 🐐💙🇸🇴
@Eng.Abdighafar
@Eng.Abdighafar 12 дней назад
Hortaa ruux sidaada ma heysanine Hoo nafteyda hoo.... Hana iga dayicin❤ woof caleyk axyaa yaa jaceyl
@amiincabdikariimmahamed1305
@amiincabdikariimmahamed1305 12 дней назад
Markeey 500k gaadho 👍ii taabo✊
@wondroussoul5414
@wondroussoul5414 12 дней назад
Igu Ogoow 😀
@amiincabdikariimmahamed1305
@amiincabdikariimmahamed1305 12 дней назад
@@wondroussoul5414 legendary 👍
@amiincabdikariimmahamed1305
@amiincabdikariimmahamed1305 12 дней назад
​@@wondroussoul5414Legendary ❤
@halimahassan657
@halimahassan657 11 дней назад
Nimcaan hilaac fanaan Qaran 🇸🇴💙🇸🇴💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙 adiga ito xaaskaaga a guuleysta guul iyo gobanimo.❤️🇸🇴❣️🌹💗♥️.
@zakifilmstupe1492
@zakifilmstupe1492 12 дней назад
First sxb nimcaan intaad fanka ku jirta tageere ku ahay love isaar caaaa
@surimohammad9185
@surimohammad9185 12 дней назад
Nimcaan hilaac walle waa nin rageed inantas yar talentaga leh EE cidhibta lagu hayay wakaas madax saartay tallow may fananiintu sidaas isu taageeran
@MustafeAbdi7070-k2b
@MustafeAbdi7070-k2b 12 дней назад
Nimcaan Cabdi raxmaan xasan Hilaac Nalka fanka Shida Horay Usoco 🎉❤
@abdijamaalajchannel5433
@abdijamaalajchannel5433 12 дней назад
Ilove you somalia🇸🇴 song from hindiya🇮🇳🥰
@wondroussoul5414
@wondroussoul5414 12 дней назад
Waan ku salaamay cabdijamaal from hindiya lol 😂😂😂😂
@abdijamaalajchannel5433
@abdijamaalajchannel5433 12 дней назад
@@wondroussoul5414 mi ifashilee 🤷‍♂️😅
@ibtisaamali
@ibtisaamali 12 дней назад
Iyaa waryaa wadan wangsan ma iska shegtid 😂😂😂
@hayataden6499
@hayataden6499 12 дней назад
😂😂😂adnaa hindia nagu salan oo muslimitaa daaya kudheh caawaan niin yaahow😂😂😂 farax
@FatumaAbdullahi-k7b
@FatumaAbdullahi-k7b 12 дней назад
😂😂😂
@SakariyaShigow
@SakariyaShigow 12 дней назад
Wadani dhaba All fanaan Nimcaan nin qaran🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤👏👏👏👏👏👍
@abdihayd3415
@abdihayd3415 10 дней назад
Laxanka qamar baa leh😂
@HamzeAbdi-t8z
@HamzeAbdi-t8z 12 дней назад
Mudo yar 1M halaga fisho xqq Xiis way ka baxsatay heestan codkeeda waanba u bogay
@OsmanIbraahim
@OsmanIbraahim 6 дней назад
The best song Ereyada 100% Laxanka 100% Codadka 100% waa macaan Style ka 100% Goobta 100% Hees qalbiga taabaneyso intii kaheshay like ta dhac igu sii
@Khaalid336
@Khaalid336 9 дней назад
Hibadu isma qariso laxankan inuu laxankii qamar sugaani yahay way cadahay❤🎉
@Isma_Qurux-Ina-omar
@Isma_Qurux-Ina-omar 11 дней назад
Nimcan Hilac fanan qalbi wanagsan aya tahay Walshey xiis in ad garabkisana wanba kugu sii jecladay keep going 🎉
@MarwoDhawrsn
@MarwoDhawrsn 12 дней назад
Plz iso duceeyaa ubad bariyaa ilahay haysiye😢😢😢
@nadiamohammed5330
@nadiamohammed5330 12 дней назад
Aamiin ilaahay hakusii ubad kheeyr badan inaha alah
@FatoumaDaherigeuh
@FatoumaDaherigeuh 9 дней назад
fren Djibouti inder niimca ❤❤❤❤
@safiyaadan9906
@safiyaadan9906 12 дней назад
masha allah nimcaan hilaac fanan jira tageero 1 ku ahy from togdheer waxa dontoo amiin sanow❤❤❤❤
@liilbaliil_official1113
@liilbaliil_official1113 12 дней назад
Nimcaanka fanaan weyn best song 🎵 🔥👌
@abdulahishacraawi7994
@abdulahishacraawi7994 12 дней назад
Mimi napenda somali songs 🎵 nimetoka tanzania 🇹🇿 waraa like iisaara😅
@bashirabdullahi2763
@bashirabdullahi2763 12 дней назад
Waan iga qoslisay 😅😂
@aronabdi3168
@aronabdi3168 12 дней назад
Correction. ...Sema natoka Tanzania Saxib.
@aboubakaryousuf3543
@aboubakaryousuf3543 12 дней назад
Nimcaan hilaac gabadha hees labaadna la qaad waakaasi codkeedii iyo talantigeediiba kor u soo baxaye
@user-jx9bi5yu3u
@user-jx9bi5yu3u 10 дней назад
Laxankii Qmar sugaanu
@yacquub33
@yacquub33 9 дней назад
Laxanka Qamar suugaani Ma Qarsoomo Hadii Badda Lagu Rido iyo Hadii Qof kale Lagu Qoraba😅😂😂
@nimcohodanmohamed247
@nimcohodanmohamed247 12 дней назад
Inderkay anigu xiisbaan lajecelahyy Wlhi ❤❤😂
@xamdiahmed6343
@xamdiahmed6343 12 дней назад
Wiilkani waa fanaan noloshiisa khaaska ah io shaqadiiduna waa kala gaar waxba haku dhex maraatay nina hees buu fanaanad laqaaday weliba nimcaanow cod dahable heesaha talantaaaligaa nosoo badi hal style haka wada dhigin hesa haagee wan kujecel nahay hore usoco adiyo xiis heestiinu waa olol🔥❤
@NAJAXAhmed-n6o
@NAJAXAhmed-n6o 12 дней назад
Hilaac hiil qaran Fanaankeenii❤Fanaanka kaliya respect loo daayey ❤waraysigii xiis buu arkay hees buu la qaaday ❤hees iyo badh
@nimcoahmed7658
@nimcoahmed7658 12 дней назад
Xiis hore u dhahday weligay nin lama heesin lkin nimcaan hilaac jeclahay inan la heeso dalkana ma joogo 😊wana taas u hirgashay❤😮
@Lamahela
@Lamahela 12 дней назад
AYYY saan u sugayay subax nimo ayey iso dhacday nimcaan xis ❤❤❤❤❤❤
@Ina-cabdi2244
@Ina-cabdi2244 11 дней назад
Heestu iyadu 2days taala ayaan dhagaysanayaa hadaad iga dambayso like ii saar😊
@CallMeToastyy-cq1gt
@CallMeToastyy-cq1gt 12 дней назад
Jaaaaah my fanaan aan taaageero nooolooow nimcaan hilaaac ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🙌🙌🙌
@dekanadifhassan6196
@dekanadifhassan6196 7 дней назад
Nimcan my one and only musician I ❤ you today tomorrow and forever 😢ii noloow I've been your cheerleader 😢
@Jamiilo21
@Jamiilo21 4 дня назад
Wow Nimcan iyo Xiis Amazing song❤❤❤
@MohamedReeza-ht1ok
@MohamedReeza-ht1ok 11 дней назад
Somalia 🇸🇴 ❤
@MowlidmacaaneMacaane
@MowlidmacaaneMacaane 12 дней назад
Nimcaan hilaac goatka fananka somali uguna cod qurxon
@safwaanapdi7326
@safwaanapdi7326 12 дней назад
Markay 1M gadho Halay Waco✋💯
@Fardowsmuuse-s6z
@Fardowsmuuse-s6z 11 дней назад
Way gaartay😂
@abwaanjannaale
@abwaanjannaale 12 дней назад
Ilaahay baa runta jecele nimcaanoow tani hees maaha😂😂❤
@mohamedabdi584
@mohamedabdi584 7 дней назад
Laxankii Qamar Suugaani
@nuuraden-y5c
@nuuraden-y5c 12 дней назад
Inantii sowtan cod macantay xiis nolasha allaha kuu hagaajiyo walal somaleey qof lama qalbi jabiyo
@IfrahMaydhane
@IfrahMaydhane 12 дней назад
Nimcaan waa ciil tire yaa igu raxsan inder horey u soco❤ miss xiis riyadedi u ramobay❤😊
@shamsocabdulahi2629
@shamsocabdulahi2629 12 дней назад
Goatka🐐 fanka nimcaan hilac fanan qaran horay usoco gushada wa guushaayna 1m gaarsiiya fanaankeena qaaligaa
@ADONGOMAKOMBE
@ADONGOMAKOMBE 7 дней назад
The love for this people akiwasomali wako talented ni venye wanaogopa
@Maliworldrecords
@Maliworldrecords 12 дней назад
🔥 Marhora Qalbiga hoy kaga dhigay✈️ Wow layaab layaab🔥🔥
@SacadMohamed-ou3xo
@SacadMohamed-ou3xo 12 дней назад
Yaasalaam heestan 1m markay gaadho replying.....
@zihaamlovechannel7764
@zihaamlovechannel7764 12 дней назад
Wow goatka fanka abtigay nimcaan hilaac iyo xiis xarago hore usocda ❤
@Maaxamedmukhtar
@Maaxamedmukhtar 12 дней назад
Al fanaan kharan horay u soco all ha ku xafido amiin yaarabi
@monamodelproduction2016
@monamodelproduction2016 12 дней назад
Ololooy 🔥🔥🔥🔥Xiis Xarago IYO Hilaac 👏👏👏👏👏❤️❤️heshiis iyo noloshu waa i hagaag 👌
@MustafeAbdi7070-k2b
@MustafeAbdi7070-k2b 11 дней назад
Nimcaan Hilaac Hala Wato Gar iyo Gardaraba Waa Xurmad badane fan bilaa Nimcaana Waa Shaah Bilaa Rinjiya 😊
@abdihakemsalah4971
@abdihakemsalah4971 12 дней назад
First Nimcaan iyo Xiis, waxba lama qaban karo🫡
@hassanapdi5510
@hassanapdi5510 12 дней назад
Firts one like yaana la ila dhaafin
@GouledMG
@GouledMG 12 дней назад
Fanana qarana nimcana hiilaca booqorka coodka iyo walsheeni xiis xarago guulu goboniimo gulayista
@kamacle_yare49
@kamacle_yare49 12 дней назад
Ayy Goatka fanka alfanan Nimcaan hilaac hoo naftey hana iga dayacin hoo❤❤
@queennadiya393
@queennadiya393 12 дней назад
Markee 1m dhaafto i xasuusiya hadiiba aa noolnahay
@Jeysheeno
@Jeysheeno 12 дней назад
SRK Somaliya Nimcaan Heesahisa All Waa Wada Dareen Top 🔝 ❤✊
@RayanAbdi-uw1cz
@RayanAbdi-uw1cz 12 дней назад
Nimcaan Hasan A/Rahman hilaac fanan codkiisu fadhiyo oon aad ujeclahay guulayso fananka qaranka
@Momaliss
@Momaliss 10 дней назад
laxanka waa qamar sugani ninki lahaa wala dafirayaa adkaatay😅😅
@WaliCabdulahi
@WaliCabdulahi 12 дней назад
Goat fanka nimcaan hilca❤
@DemahDahir
@DemahDahir 12 дней назад
Like ii tartan ayaan kujiraa
@kakacade6037
@kakacade6037 12 дней назад
All fanan nimcaan hilaac fananka fanka eskalah mulkilaha fanka ❤❤❤❤
@KaLiiL-hs2ln
@KaLiiL-hs2ln 12 дней назад
Codka gabadha ee aadka u tolmoon sirta kadanbeysa waa nimcaan hilaac aabaha fanka somalida waqti xaadirkaaan legend
@AlaabShaah
@AlaabShaah 9 дней назад
Laxanka Goatka Tuuganimada Ka Daaya Qamar Suugaani 😂😂😂
@Jookar1
@Jookar1 9 дней назад
Nimcan tuug laxanka qamar baa laga baryin markii loo sarana waa ladafirin laangaabkii kudhalay was
@ayuubkarlo3
@ayuubkarlo3 12 дней назад
waxaan nahaaa hees macaana show musica waxa leh abdifatax yare😢
@user-zm6hf2lx8s
@user-zm6hf2lx8s 2 дня назад
Hees iga dheh
@mohamedindho8012
@mohamedindho8012 12 дней назад
Anaaa Nasib u yeeshay qofki u horeeryey ee dhegastay ❤ heees 🧍‍♀️
@XaaliNour
@XaaliNour 12 дней назад
Wowowowooowww ugaazkii fankaa Soo qarxay markale Hees shidan dheh waankugu hubaa heesaha2shidan
@SadaamDajiye
@SadaamDajiye 12 дней назад
Nimcan fanankyga reply sxb ❤❤❤
@hindaaa_ali
@hindaaa_ali 12 дней назад
Wooow nice song ❤❤❤❤
@BashiirYusuf-lc7nq
@BashiirYusuf-lc7nq 12 дней назад
First
@MaryamNur-n5y
@MaryamNur-n5y 12 дней назад
Hilac music 🎵 to the world❤
@ridwancayaash7132
@ridwancayaash7132 12 дней назад
First veawer ❤ nimcaan & xiis
@bern807
@bern807 12 дней назад
Love you both thank you 😍😍🌹🌹⭐️⭐️🦋🦋👑👑
@mustafeawga14
@mustafeawga14 12 дней назад
Goathka fanka iyo xiis waxani hees way dhaaftay
@amsamohamoud1838
@amsamohamoud1838 12 дней назад
Soo dhacyeey hno Ana uhoreya😢
@wiilwaal8620
@wiilwaal8620 12 дней назад
Hilaaac Heesihisa Marnaba Haka Shakin 🔥🔥🔥🔥🔥
@quruxdumar3317
@quruxdumar3317 12 дней назад
My favourite song legend keep going ❤️🥰xiis xargo sister ❤️
@saciidsamiir6224
@saciidsamiir6224 12 дней назад
Wwwww amazing hilaacii dalka somalia 🎉❤🎉🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@asmaina_shinbir
@asmaina_shinbir 7 часов назад
❤❤❤❤
@QumanNuurmaxamuud
@QumanNuurmaxamuud 6 дней назад
Burco iyo Boorama tolkey waan idin salaamay from Hargaisa ❤
@shugrishire8745
@shugrishire8745 12 дней назад
Way oo way gbdha codkeda waa Soo baxy wlh❤nimcnka
@HooyosucadoSubane
@HooyosucadoSubane 12 дней назад
Ereyada laxanka codka 10/10❤️
@kowsarismail8163
@kowsarismail8163 12 дней назад
Wow qofkii ugu horeye hees io badh waye💋🔥
@mohamedissa3890
@mohamedissa3890 12 дней назад
Hilaac hirgalay.
@ibrahimfakatax6532
@ibrahimfakatax6532 12 дней назад
Heestan wey kalakece ❤
@somswed.5014
@somswed.5014 12 дней назад
THE GOAT KEEP GOING. BEAUTIFUL SONG
@Khadarhabbeosman
@Khadarhabbeosman 12 дней назад
First 🎧❤️
@cadnaaniga7842
@cadnaaniga7842 12 дней назад
Heesta Kamaan Helin 💚🤍❤️✌️
@hodanosmaan9203
@hodanosmaan9203 12 дней назад
Waxba haka helin cadnan dhakoy😅
@najmaalihussein_koos
@najmaalihussein_koos 12 дней назад
Waaawareeey 😮
@mahadiadawe
@mahadiadawe 12 дней назад
ZUPER STARS NIMCAAN FT XIIS GOOD SONG
@iammadhee6710
@iammadhee6710 12 дней назад
GOAT NIMCAAAN ✌
@Faisa-f8c
@Faisa-f8c 12 дней назад
Jacayl soo habsaaman maanta helay❤ woow, I can’t tell that’s the ture ❤️
@qeysbadmaceeye.8.24
@qeysbadmaceeye.8.24 12 дней назад
Nimcaan waa ku wataa aabo🎉
Далее
“ Waxan Ahay Single  “ Ayaan Edebsan
22:01
Просмотров 73 тыс.
БЕЛКА РОЖАЕТ? #cat
00:24
Просмотров 214 тыс.
NIMCAAN HILAAC  SIRTAADAN KAYDIYA MUSIC VIDEO 2023
6:23
MAXAMED BK HEESO XUL AH 2013 ILAA 2020
29:11
Просмотров 454 тыс.
Barnaamijka Madasha Furan & QADAN QARAN
15:54
Просмотров 197 тыс.
Nimcaan Hilaac - Milgo  Official Music Video
7:09
Просмотров 18 млн