Тёмный

Nimcaan Hilaac - Ka Reystay Bukaanadii - OFFICIAL MUSIC VIDEO 2020 

Hillaac Music
Подписаться 613 тыс.
Просмотров 25 млн
50% 1

Camera and Editing by Socdaal / socdaaldesign
Ereyadii: Abwaan Maxamed Galayd
Laxankii: Khaalid Kaamil
Music by Bashiir Hanuuniye
Vocals by Ahmed Rasta
@Facebook / nimcanhillaac
@instagram. / official_nimcaan_hilaac_1
@Hillaac_Music
@Copyright

Опубликовано:

 

15 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 14 тыс.   
@Hillaacmusic
@Hillaacmusic 4 года назад
Mahadsanidiin dadkaygiii Aadban idiin Jeclahay Nabad ku waaraa meelkasta ood joogtan 💝🌹❤️👏
@ismaythanuuraane4132
@ismaythanuuraane4132 4 года назад
nimcaanow views waxaan ku ogaaa 162k hadana 135k ayuu iisheygayaa maxaa dhacay ama aniga kaliyah waaye ciladaaa sanadkaan waa kayni nimcaanow ooda ka soo fasax
@abdiasiisdaud5832
@abdiasiisdaud5832 4 года назад
Nimcaan sxb aad ayan kusalamayaa guula badan ayaan kuu rajaynayaa
@maxamedkaraama4265
@maxamedkaraama4265 4 года назад
nooleeyaha fanka. somaliyeed alfanan nicmaan nazab kaamila zhp guulayso waligaaaa👍
@aliflagofficial9283
@aliflagofficial9283 4 года назад
Heestii buuhodle iy sanaag wa aka sugeynaa boqorka fanka
@HassanAli-un2ds
@HassanAli-un2ds 4 года назад
We love ❤️ you my brother nimcaan
@ABDIASKARITUBE
@ABDIASKARITUBE 3 года назад
Heestan Markay 15M Gaadho Commentiganna 5K likes uu Gaadho Waan Soo daynayaa Documentary Aan Ka Diyaariyay, Nimcaan iyo Fannaaniin Kalena ay Ka Qayb Qaadanayaan..Haddii Alle Nagu simo.. Hadda Waxay maraysaa 8.5M..19 November 2020
@EDITZ_JR
@EDITZ_JR 3 года назад
okay
@mohametyoyo8526
@mohametyoyo8526 3 года назад
Apdi Azkari Tube legend✌😘
@mukhtarasad4145
@mukhtarasad4145 3 года назад
👋👋💪
@abdisalemmoalimhussein5080
@abdisalemmoalimhussein5080 3 года назад
Way gaadhaysa i,a lkn likes ka intuu maraayo waa khaladay wll abdi askariyoow 5k waa hore dhaafty 61k ay maraysaabo
@yaquutacali3315
@yaquutacali3315 3 года назад
Hhhh
@ashkirsaed
@ashkirsaed 2 года назад
Hada waxay maraysaa 10M Markay 20M gaarto love ta ha ila dhaafin yaaqay🇸🇴💙💚😭😭
@nadiiraabdi
@nadiiraabdi Год назад
20m
@abdihakiimjr7970
@abdihakiimjr7970 Год назад
20 m
@quruxdiiooqofa7191
@quruxdiiooqofa7191 Год назад
Way gaartay 2023
@dhereye44
@dhereye44 Год назад
Hampalyo 20 M nimcan hilac waxad dhigtay score heesta somali ugu badan lakin hal fanaan ban filayaa inu ka jabin karo scorekaas waana sharma boy 🤟🔥
@AbdalleBeer-Hooyo
@AbdalleBeer-Hooyo Год назад
pro hada 20 million bay maraysaa
@nadiirbuux7987
@nadiirbuux7987 7 месяцев назад
Heestan markay gaadho 24M love hayla dhaafin 16/2/2024 am listening 👂 the G.O.A.T FANKA NIMCAAN HILAAC ❤BOORAMA AYAAN IDINKA SOO SALAAMAYA SOMALI WAYNEEY 🇸🇴
@mustafemahamed277
@mustafemahamed277 4 месяца назад
Way gaadhay inader cida fanka iyo aqoonta in aynu nahy mala isku raaacay somali waxba iskuma quudhe ❤😂
@abdirisack6768
@abdirisack6768 Год назад
21M mrkey gaartay hadda dawaneysi like zaar old is gold nimcaan hilaac mid ka mid ah kuwa ugu codka mcn fanaaninta soomaliyeed❤️
@fahmosaciid2074
@fahmosaciid2074 Год назад
Same anna 21M
@AminAbdurashid
@AminAbdurashid Год назад
22m ay maraysaa
@AmalAbdirahman143
@AmalAbdirahman143 11 месяцев назад
O gormey old noqotay hestan walall waba shalaye 2020 3 years ago waye firi sanadka it's not 2010😂😂
@abdirisack6768
@abdirisack6768 10 месяцев назад
wax baro laguma kro qrlka si fcn u aqri ma anaa ku dhahay snd hebal wye ee fanaanka ku dhahay old is gold deg dega cml sheydaan wye 😂😂😂@@AmalAbdirahman143
@sacdiyaahmedmohamed9755
@sacdiyaahmedmohamed9755 10 месяцев назад
22M🎉❤
@abdirahmanyare7674
@abdirahmanyare7674 4 года назад
Waxwaliba oo macaan waxaa kasii fiican Quraanka ilaahay ❤
@dabayl772
@dabayl772 4 года назад
Orodo dhegeyso wax halkan ku keeny garan maayo laxyahay
@darishore814
@darishore814 4 года назад
Waa danbi inaa quraanka ku qaraabato oo meelo munaasab ahen like uga raadsato
@dhirbaaxomohamed2658
@dhirbaaxomohamed2658 4 года назад
Dabayl kkkkkk
@abdallamohamedabdi1422
@abdallamohamedabdi1422 4 года назад
Adigaba dawasha uso aaday ee quraanka dhageyso walaal
@kowtharabdirashid4743
@kowtharabdirashid4743 4 года назад
Haa wlhi
@abdaleahmed9718
@abdaleahmed9718 4 года назад
Laandheere waxaa ah qofkii ilahay cadaabta ka xoreeyo😭 Laangaab waxaa ah qofkii ilahay janada udiido.😭 Guulayste waxaa ah qofkii intaas isku diyaariya❤
@sahragacal5031
@sahragacal5031 4 года назад
Xaqiiq 🌺
@kadradahir6622
@kadradahir6622 4 года назад
Waa runta walal
@ibrahimahmed3996
@ibrahimahmed3996 3 года назад
realy wllo gafkena io khatumaden allha makulmyo
@YusufAxmed-tr2lg
@YusufAxmed-tr2lg 28 дней назад
Camalka aqiro alaha no to siyo adunka nolol fican raba nabad ah qofka wilkan mesha inu nolol fican iyo dad happy so dhaweyen helay nolol problem ka baxay Ku hesay dinta wa goni lakin walalka kuso dhaweyen dhulkoda kugu so dhaweyen adunka dhan dadkena so dhaweyen jecel nahay aniga jabuti I xigto Kenya dadkena so dhaweyen ka jeclahay manta dagal Kenya Ka dhaco ama Kenya bur burto Waxa Ugu Wel wela million dad ISO dhaweyen iga jogo jabuti ila dhalatay hal xero qaxoti magangelyo Don Somali ma I sameynin yaman dadkena usi gudbin jiren Somalia abal qofka U galay wanu jecel nahay
@ganacsade_hannad
@ganacsade_hannad Год назад
Heestaan markaan hammigeyga gaaro baan shiddan doonaa hadduu allaah idmo allow shaqo xalaal ah oo kheyr ah baa kaa baryey 😢🙏
@safiyoabdullhi997
@safiyoabdullhi997 Год назад
Amin apowe dag dag alle hagusiyo
@Warsansiman1234
@Warsansiman1234 3 месяца назад
I.a anbo Midas bna kurajo wenahy😢
@YusufAxmed-tr2lg
@YusufAxmed-tr2lg 28 дней назад
Dalkena ka fican Ku hami inu no ficnado
@5minutesear
@5minutesear 3 года назад
Heestan oo aan ku qiyaasay inay 10M dhaafi doonto, ayaa 20M hadda maraysa. Replayda kala soco. Imnkana 30M way taabanaysaa iga qora midaa 😂
@muzcabnuur1324
@muzcabnuur1324 3 года назад
Way tahayba
@ashrafhrn5062
@ashrafhrn5062 3 года назад
Way gadhayba
@xaashitv7119
@xaashitv7119 3 года назад
11m
@youcephelmi7435
@youcephelmi7435 3 года назад
12M caanow😂
@siraadmxmed7346
@siraadmxmed7346 3 года назад
Nimco
@kungabdhoodkaroon8000
@kungabdhoodkaroon8000 4 года назад
Ilaahow quraanka na jeclaysi oo heesa naga madoobeey
@Najmaabdi09
@Najmaabdi09 4 года назад
Aamiin
@nimcocali5956
@nimcocali5956 4 года назад
AAMIIN
@imran5903
@imran5903 4 года назад
Kun gabdhood Karoon allaahuma aamiin
@hamdiwarsame5297
@hamdiwarsame5297 4 года назад
Amiin
@user-pm8zf2ei5p
@user-pm8zf2ei5p 4 года назад
Kun gabdhood Karoon Ameen yaa tabi
@amiirmohamed4643
@amiirmohamed4643 4 года назад
Heestan waa taydi gabar ayan jecla runti waxan islaha qof dambe jeclan maysid iyaduna imay wanajin jaceylka markay igu hubsatay ayay i cidlaysay balse wlhi waxan helay gabar I jecel oo waliba miskiinimo iyo dacad isku darsatay Anna iyada ayan hadda jeclay insha Allah wan is guursanayna dhawan♥️
@laylaabdulaahi437
@laylaabdulaahi437 4 года назад
Manshallah ele haysukiindaayo wllo waan isugu kiin dacaynayaa
@Soomaaliyeey-toos
@Soomaaliyeey-toos 4 года назад
Ku soco
@hanibintuaadam8153
@hanibintuaadam8153 4 года назад
Hamblyo abwe ilhey ha idiinku guuleyo❤
@saaritaobsiiye
@saaritaobsiiye 4 года назад
Insha allah ❤
@sundussaid3650
@sundussaid3650 4 года назад
huno gabdhaas aaad u dhowr waaa nasiibkagi ilahy kuso diray tii horana ku ilowsiisay mrka adine wa ina u abaal gud wx klene ha ugu abaal gudin kaliya jacayl daacad eh sii ilahayne ha isku kiin dhaafo
@AsiyaDuruk
@AsiyaDuruk Год назад
22M markey garto haleyso qabto😮🎉❤
@maryamamuuse5054
@maryamamuuse5054 Год назад
Wey gaartay❤
@abdihakiinafgoi734
@abdihakiinafgoi734 Год назад
Kusoo qabanay ogow faarax
@caamirasad8479
@caamirasad8479 Год назад
Way gartay
@SadaamXuseen-oh8dj
@SadaamXuseen-oh8dj Год назад
Way gaadhe lasoco
@haajihazzan9715
@haajihazzan9715 Год назад
Legend Way Gaadhay Boowe
@sharmaakebaayaha6533
@sharmaakebaayaha6533 4 года назад
Raliya dajiya edab san Han san hadal wanaag Quruxsan qaaliya Xaaskaygii xasiliya Allaha ku xafido NASRA MAXAMED DAHIR .❤❤❤ inta xushmaysa xaaskooda salaan san .
@Nasra-udgoon
@Nasra-udgoon 4 года назад
@ sharmaake baayaha Masha allah alle hakuu xifdiyo samideyda isku waara sida aabahey iyo hoyadey 🌷⚘❤
@haruunwaye8424
@haruunwaye8424 4 года назад
Keep going fanan antegero
@sharmaakebaayaha6533
@sharmaakebaayaha6533 4 года назад
@@Nasra-udgoon shugran walaashay magaca nasra qiimo wayn ayuu ag tayda ku lee yahay allaha ini xafido adiga iyo waalidkaba
@ayanbadanxusen3331
@ayanbadanxusen3331 4 года назад
Masha allah isku kindayo walalkay sharmake xusen iyo marwadisa nasra maxamed
@nasroindho9955
@nasroindho9955 4 года назад
ZamidaY alle hakuuuuu xifdio izku waaara
@yoonismohamoud6749
@yoonismohamoud6749 4 года назад
Two years ago , I was achristian and now I'm a Muslim❤
@AhmedMohamed-zk9ud
@AhmedMohamed-zk9ud 4 года назад
Welcome bro you're a member of 2billion Muslims in the would
@maankeyfitaah9529
@maankeyfitaah9529 4 года назад
So to listen music is bad thing........
@abdisalanhagar2487
@abdisalanhagar2487 4 года назад
masha allah my brother❤❤
@su0.Ivy0
@su0.Ivy0 4 года назад
Bro well come
@zeynabfarah5854
@zeynabfarah5854 4 года назад
Welcome to the peace religion.
@rudwanali7594
@rudwanali7594 4 года назад
Heesta 119 Qof oo kaliyaa iga hor daawaday hubaal millions ba daawan doona xisaabta si wanagsan haloo hayo
@khaliifismail3978
@khaliifismail3978 4 года назад
Beenmha wlhi wxan kamidhaa 10qof ugu hordaawda imikoo 30m taalo ayaa wxa dawady 600iyo dheraad intaa an wx qoroyo iny 700dhaftaa mcquula
@ladanabdirahman6491
@ladanabdirahman6491 4 года назад
Wxs like haku radsanee
@Abdirahman.abiib22
@Abdirahman.abiib22 4 года назад
Hhhhh Qofkii kaa horeeyay anuu aha
@ruqiyosahal8320
@ruqiyosahal8320 4 года назад
That is true
@ionsi1
@ionsi1 3 месяца назад
Hada meqo maroosaa 😂❤
@hudaabdalle962
@hudaabdalle962 9 месяцев назад
Heestan Waxna dhagesany iyado views keedu marayo 23M inta iga danbays waan idna salaamay waliba sandka 2023 wuu si dhamnayaa kaliya waxa ka hary 15 bari Qof walba riydiis ilahy ha u rumeyo😭🥺❤️‍🩹❤️‍🩹
@japouti_poi
@japouti_poi 8 месяцев назад
Amiin 😢❤
@Abdiqaadir-kaahin4820
@Abdiqaadir-kaahin4820 8 месяцев назад
Aamiin.💔
@deeqbarreofficiall4328
@deeqbarreofficiall4328 4 года назад
Waligey Fanan somaliyed Wilkan kana aqlaaq badan kana heesa qurxoon ma arag. Mustaqbalka Ninkan isha halagu haayo hogaamiyu isku badali donaa.🙏slut you Nimcaan.
@naimamohomed5245
@naimamohomed5245 4 года назад
Sow maha isku fikir beynu nahay ani waligey wan taageri jiray hadana waxan xaqiqsaday marku mogadisho tagay jamil wlhi🙏🙏🙏🙏❤🤍🥀⚘🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏
@muniiraosman4175
@muniiraosman4175 4 года назад
Xaqiiq wllhi fanaan ka akhlaaq badan majiro full respect wllhi 🇸🇴🙏
@donciiltrehjr1488
@donciiltrehjr1488 4 года назад
Suldaan seeraar akhlaaaq ku dhamatay
@ikrnadn4047
@ikrnadn4047 4 года назад
ibraahim ahmed digaale maxa suladan mesha kenay Somalina dagdgan ku ncy
@donciiltrehjr1488
@donciiltrehjr1488 4 года назад
@@ikrnadn4047 wiil ka akhlaaq badan fanka kuma jiro yiri kadibna suldaan ina cid ka akhalaq basan anay jirin sheehagy
@AhmedAli-sx3ck
@AhmedAli-sx3ck 4 года назад
Heestan Markey 6 million gaadho like I saara the best song ever❤😍
@heersareyuo5569
@heersareyuo5569 4 года назад
Hilaac fanan somaaliyeed Alle haku daayo
@samiyaahmed2846
@samiyaahmed2846 4 года назад
Wayba gaartay✌😂😂
@rahmaupdulahi8300
@rahmaupdulahi8300 4 года назад
7m maryzaa hdaa🥰
@sahrahassan3340
@sahrahassan3340 4 года назад
heestan wa mid shidan
@salmaabdullahi7902
@salmaabdullahi7902 4 года назад
7 8
@MoHa-ni8le
@MoHa-ni8le 3 года назад
Xasuusin wllhyga Muslimka. Salaadi ugu dambysy hadaad tugty allah haka Aqbalo. Hadi aanad tukan fadlan hada ka daba tag. Allah dartii ban ku jecelhy❤️❤️
@axmeddiska1786
@axmeddiska1786 3 года назад
mhdsnid wllo
@ahmedzulub379
@ahmedzulub379 3 года назад
Mhdznd wllo
@maherothman5363
@maherothman5363 2 года назад
Allah hakaa ajar siiyo brother
@hassanissack9470
@hassanissack9470 2 года назад
M.a sxb
@abdihafiiid...............2008
@abdihafiiid...............2008 8 месяцев назад
Heestan miraha macaan waa huba ina dib usoo raadin dontid 2024 🤗 Hada iga danbayso fadlan like saar👍 ismujiya .🤩🤑
@MrryHashim-z4r
@MrryHashim-z4r 2 месяца назад
Wa ikann
@mohamedawed498
@mohamedawed498 3 года назад
10.5m markay gaadho ilaah baan kugu dhaariyaye qofkii jacaylka wax ♥ ka yaqaan Islama dhaafno like ta
@Rluul
@Rluul 3 года назад
ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-i6FdI5XH2D.html
@ibreyibre4006
@ibreyibre4006 3 года назад
11 M bey gadhay 😹
@Suhayb1_4
@Suhayb1_4 3 года назад
11m gaadhay Pro
@sabiriinmaxamad5972
@sabiriinmaxamad5972 3 года назад
Wqbadj@@Rluul op
@zahraadan7073
@zahraadan7073 3 года назад
@@Rluul qqq²
@abdullloveofficial7773
@abdullloveofficial7773 4 года назад
Gabar an Ad ujeclaa aya iga tagte ano rapo hdna alx mid kasi ficn ayan heley wlhi nolosha Hal qof hakuxirin hda igu racsanthy like isara
@asbal1037
@asbal1037 4 года назад
Qfaaa adii jcshy iyoo mid kujcl doro miidkaa kujcl
@amirabukar2913
@amirabukar2913 4 года назад
Asbal 10 Qofkas kuejecl ayey nabada noloshaada agtaala balse ma dareeno 😭
@asmadahabo6472
@asmadahabo6472 4 года назад
Xaqiiq ayan ka hadashay
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 4 года назад
Kuguma racsani🤬🤬😡😡😡lkn like waa iska ka siiyey😏😏😏😏
@shamsoxasan5693
@shamsoxasan5693 4 года назад
Sax
@abdinasirjama4142
@abdinasirjama4142 4 года назад
Nimcaan hillaac .... Hilaacii hirgalay ♥️♥️♥️ Heesta waxa sameeyay abwaan maxamed galaydh waa ninkii sameeyay heestii Qalbiga whelkaaga doona Miyaad durkisoo cidlaysay Farxadi dunidaad ahayde Miyaad noloshayda daysay 😍😍😍😍😍😍😍😍😍 Hestana isaga sameeyaaa Burqadeen wabiyaal xidhnaa Jacayl xunni waa bales Karaystay bukaanadii Baraarugay oo ilbaxay 😍😍😍😍😍😍😍😍 Heeso dareen leh 💘💘💘
@Ahmednoorcismankaad2315
@Ahmednoorcismankaad2315 4 года назад
❤❤❤❤❤
@abdirizakhared9032
@abdirizakhared9032 4 года назад
Laakiin heesto macno jacayl ka wayn bay leedahhay ma fahantay
@abaazlabagoleh9807
@abaazlabagoleh9807 4 года назад
@@abdirizakhared9032 Walhi waa runtaa dareen jacayl ka fog baa ku jira zxp waad fahantay ana Waan fahmay iyo cidii klee wax garad ahba 🖐🖐🖐🖐🖐
@ahmedshigoo1081
@ahmedshigoo1081 4 года назад
HEESTA KALE YAA QAADA SAAXIIB
@abdinasirjama4142
@abdinasirjama4142 4 года назад
@@ahmedshigoo1081 nimcaan hilaac baa qaaada sxb
@maysaainaahmed8083
@maysaainaahmed8083 Год назад
Waqtigu beri buu adkaa😢heestan maalin un waan dhagysani ano nolol tan ka qurux bdn ku jira i.a😢commentigaN wan uso laabana 8/9/2023 glb jimco saacduna 18:20😫😭
@BashirAden-x6s
@BashirAden-x6s 3 месяца назад
Insha allah
@baarliin527
@baarliin527 Месяц назад
Insh alaah🎉
@ahmedollaaad2690
@ahmedollaaad2690 4 года назад
Burqade wabiyaal xidhna 😭 jacayl xumi wa belee 😭 ka raystay bukanadi 😭 bararugay oo il baxay 😭 broken heart 💔 ba fahmi kara hestan
@fahmoali
@fahmoali 4 года назад
Walal heeskan anu iga hadalayaa train baan saarna markan arkay shaqada intaa ka tagayey waan kusoo cel ceshanayey 💔💔💔
@princessajmalmohamed9711
@princessajmalmohamed9711 4 года назад
@@fahmoali hhhhh heesaha wxay u qaadan fanaaninteenu o ay matalaan shucuurtodu wa shacabkooda so m aha shrfey iyo xlka mrka jira
@fahmoali
@fahmoali 4 года назад
Walal qali lkn mararka qaar si gooni bay ku tabanaysaa😁
@fahmoali
@fahmoali 4 года назад
@@princessajmalmohamed9711 ha thanks it's true
@aminaisse2115
@aminaisse2115 4 года назад
😂😂😂😂
@nurahmed6712
@nurahmed6712 4 года назад
Ragga Soomaalida kartida leh oon is laweyneyn oo dhan waa Reer Boorame. Eeg wasiir Beyle, professor Cabdi Cismaaciil Samatar, weriye Suleyman Xuseen Barkhadle. Lots of respect from Baydhabo
@ahmedkarshe7445
@ahmedkarshe7445 3 года назад
afkaaga caano lagu qabay aqoonta iyo ilbaxnimada keenaysa walaal dad xadaarad leh weeyaan reer borame oo somalinimadu ku wayn tahay
@MoHa-ni8le
@MoHa-ni8le 4 года назад
Waxwalbo lagu raaxaysto waxaa ugu ficn Qur.aanka alle inoo soodajiyey inta igu racsan♥️???? Haigu dharbxan
@kingcatoozhofficial1254
@kingcatoozhofficial1254 3 года назад
Haa sxp wllhy warun ta
@aishamuuse5023
@aishamuuse5023 3 года назад
Sx waye
@salaadshariifka675
@salaadshariifka675 3 года назад
M.a zxp sx waye
@heydaralii9635
@heydaralii9635 2 месяца назад
Nimcaan Hilaac's artistry goes beyond mere music. His voice and the profound emotions in his lyrics resonate deeply within me. The beauty of his music effortlessly crosses language barriers... Sending love to you our national figure in the music industry ❤
@sadiiqhassan2490
@sadiiqhassan2490 4 года назад
Kan fanaan dhaafay raga heesaha mid kuma jiro music laan iyo music codkiisa waa same wax farqiya uma dhaxeeyo inta raacsan like dhac kasii
@nimcojanatofficial8395
@nimcojanatofficial8395 4 года назад
Sadiq Hassan plz wll subscribe igu cawi
@sadiiqhassan2490
@sadiiqhassan2490 4 года назад
Hye wlloh
@sadiiqhassan2490
@sadiiqhassan2490 4 года назад
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@sdelpier0809
@sdelpier0809 4 года назад
Raga nimo dee❤
@abdirahmandalab4456
@abdirahmandalab4456 4 года назад
Waan kugu raacsanahay for last 6years asaga wate
@abdalleayser6830
@abdalleayser6830 4 года назад
Heestani markay 9milion gaadho like hayla bakhaylina ✌️
@nim5-r1v
@nim5-r1v 4 года назад
Wey dhaaftee maad sii ogeyd ?
@queenqali470
@queenqali470 4 года назад
Wakusiyay
@kingdonyale1479
@kingdonyale1479 4 года назад
Ok way gaartay like taadi wan ku siiyay caano ka dhan
@amaalahmed3112
@amaalahmed3112 4 года назад
Heestani markay 2 million Gaadho like hayla dakhylina 1 love wllo mcn1 love keep going
@apdikareemkaiseofficial9786
@apdikareemkaiseofficial9786 4 года назад
@@amaalahmed3112 way gaadhayee miyaanad ogayn
@hamsesaeeed1564
@hamsesaeeed1564 4 года назад
Heestan waxay khusaysaa aniga iyo xaaskayga aan aadka u jeclahay waxan guursaday ramadaantii ilaahay hay daayo qaalidayda ubad khayr qaba in ilaahay na siiyo noogu soo duceeya asxaabta idamka alle ilaahay inta nolosha nooga dhiman in ilaahay isu kaayo daayo aaamin aamin aamin
@riderm8303
@riderm8303 4 года назад
Runti waxaa tahay wiil fican sxb markasto xaaskaga wanag iyo farxad u muuji si kasto nolasha tahay waayo waxa ee noo heeyso ha weeyn. Ilaahy waxa kaga baryaa in oo oolwad were qabto ni wada siiyo iyo nolol cafimad oo dheer inshallah.
@somalimodelstyles2407
@somalimodelstyles2407 4 года назад
😭😭😭❤💯
@yurupaliheesigusocota9119
@yurupaliheesigusocota9119 4 года назад
Alle haydiin kala siiyo bwe awlaad bariya
@rihaancali9636
@rihaancali9636 4 года назад
Alle haidiin siiyo owlaad baariya insha allah
@xamdisheikh7417
@xamdisheikh7417 4 года назад
Masha allaah allaah swt ha idiin ku arzaaqo ubad baari ah o barakeysan isku waara insha allaah Alle swt qof walba ha siiyo waxa aaj jeceshahay o qeyr ah aamiiiiiin 🤲🏼🤲🏼🤲🏼wllkeey anigana si Gaar ah igu so duceeya in allaah swt Ruuxa aan jeclahay Qeyr na waafajiyo o rabbi swt laba is hanatay naga yeelo aamiiiiiin insha allaah aamiiiiiin 🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@maxamedcumar9391
@maxamedcumar9391 Год назад
Heestaan ugu jeclahay heesaha Soomaalida waana tan ugu daawasha badan all time we Love you Nimcaan hilaac ❤️💙🇸🇴
@mohammedmohamudabdi1708
@mohammedmohamudabdi1708 4 года назад
Inkastoo Musica iyo heesaha wax fiican aysan ahayn dhagaysigooda, hadana Hilaac waa nin aqyaar ah qoyskiisana ka ilaaliyey meelaha public ah waxyaabaha shaqsiyadiisa qurxiyey ayeyna kamid tahay, talo kooban waligaa nolasha qoyska private hakuu ahaato, wixi jacayl iyo wanaag ah guriga ku tus markaa kali tihiin, salaan sare nimcaan
@shukrihoodo5239
@shukrihoodo5239 4 года назад
Aad iyo aad
@nasranasra4095
@nasranasra4095 4 года назад
Saxiix 💯
@innahargiesa6772
@innahargiesa6772 4 года назад
Meel dheer baaad ka eegtay
@omarhousseinaskarking8303
@omarhousseinaskarking8303 4 года назад
💐💐💐💐💐💐💐
@abdirahmanahmed5880
@abdirahmanahmed5880 4 года назад
Walal runtaaa wayee wlhi ....fananita qar waxey modan faan...
@mohahareri4508
@mohahareri4508 4 года назад
Caawo wxaa dhacay meherka aniga iyo Xaaskayga Ka baxay Hawadii adkayde like izii hadaa u qalano aniga io marwadaydaba
@zeidsami4049
@zeidsami4049 4 года назад
mabrouk walal
@nabiitahmed3823
@nabiitahmed3823 4 года назад
HAMBLYO HAMBLYO 👍moha adiyo gacalisadaadah
@wardaapdihizmail2260
@wardaapdihizmail2260 4 года назад
Mabrouk wll inti iz jecelna alle hayzku zikhiro
@maanragaragtemaskaxdumardh4221
@maanragaragtemaskaxdumardh4221 4 года назад
halkan maxaa ku dhigay markaa orod xamaalo dee hhhhhhhhhh
@caaqilyacquubyare3477
@caaqilyacquubyare3477 4 года назад
Shuudka dadka kadaa like waa laguu saarine😀
@ILASOCOTV
@ILASOCOTV 4 года назад
🇸🇴❤️👏🙏🇸🇴👏❤️🙏 waa ku farxsan ina America ila joogtida arooskega ka waci laha hadi wagas ila joogi lahed dalkan waa fananka kaliya jeclahay heesahis
@mahirmohamed1911
@mahirmohamed1911 4 года назад
Xaflada anniversaryga ugawac ama tan furinka 😂😂😂
@dugsoone150
@dugsoone150 4 года назад
Americo miyu hada joga miya
@TarekFawzi_
@TarekFawzi_ 4 года назад
VARta into eegto dib ugu celli arooska😅
@japouti_poi
@japouti_poi 8 месяцев назад
23M in 3 Years 👏😮 what a song 🎵 27-12-2023 🎉 new year after 4 days
@Abdullahiahmedxallane77
@Abdullahiahmedxallane77 3 года назад
Safaar dheer 8sacdood qaatay baan ku jira, Heestan runtii si dhab ayeey ii tabanaysa. Sacado kadib ayaan rajaynaya inaan Midowno Boqoradayda" Hadii aqriso Qoralkaygaan wanaag baan kuu rajaynaya!
@fatushfatma9001
@fatushfatma9001 3 года назад
Mashallah amen amen 🤲🤲 abowe sitha okale
@mursalmohammedhaybe6426
@mursalmohammedhaybe6426 3 года назад
guulyso❤😘
@sharifgeyre330
@sharifgeyre330 3 года назад
Masha Allah
@hanadtiktok1038
@hanadtiktok1038 3 года назад
Baljfax
@nimcoanfaconline8941
@nimcoanfaconline8941 3 года назад
aaaaamiiiin rabbi ha ku fududeeyo insha allah
@amalhashi8387
@amalhashi8387 4 года назад
Heestaan 3 million markeey gaarto like isaara maba kadaalo dhagey sigeeda👇👍👍
@FarxaanFuture
@FarxaanFuture 4 года назад
Kaalay 3m way gaadhe huuno 😁😁😁
@amalhashi8387
@amalhashi8387 4 года назад
@@FarxaanFuture mhdsnis wallow waanba iska jeclahay heestaan
@hamsasaid5161
@hamsasaid5161 4 года назад
Gadhay wadsadalisay
@cabdulaahi4194
@cabdulaahi4194 4 года назад
Waa gaarty
@ugbaadosmaan752
@ugbaadosmaan752 4 года назад
3.1m waye kuu saaray
@abdifatahmuseofficial5540
@abdifatahmuseofficial5540 3 года назад
Heesta yaa dawanaya 2021 ::::::(7month :::::10M Legend Nimcaan abdirahman Hassan HIlaac Hirgalay🇸🇴
@AyaanAbdirashiid4631
@AyaanAbdirashiid4631 3 года назад
Anaa kula dawanaya 2021 Waa Hees mar walba iska dhageysto Si qaas itabataaa💕
@fowsiamahamudabdulle1670
@fowsiamahamudabdulle1670 3 года назад
Heesta kaliyah ee i saameeysay tan iyo markeey soo baxday, waxaan lakoowsaday anigoo hawo adag kabaxay jaceeyl xumi waa balee🥰
@RadwanFuiaadBarqad
@RadwanFuiaadBarqad Год назад
21Million 😮 during 2 years only. 28.4.2023🎉 👍👑 Boqorka fanka guleyso. From borama.
@ambaqaadchannel3350
@ambaqaadchannel3350 4 года назад
❤️Bartaye noloshii cusbayd Waxay furtay buug kaloo Waxbaa iska kay beddelay Ka baxay hawadii cuslayd Wakhtigu bari buu adkaa Hadduuse’ barwaaqo dhalay Waxaa batay guulihii Qof diiddani baajin jiray Burqade wabiyaal xidhnaa Jaceyl xuni waa balee Ka raystay bukaannadii Baraarugayoo il-baxay Haddaan binu-aadan helay Bashaashoo ii furfuran Cid kale uma baahan karo Beertii naxariista galey Haddaan boqol jeer farxaye, Boqranid dunidaydiyeey, Adaa i badbaadiyaye Qalbiga bilataye la joog
@asiyahaldhaa9130
@asiyahaldhaa9130 4 года назад
Az12@$
@Fathijunior
@Fathijunior 4 года назад
Mahadsanid shp 💜
@ilyasmuse4669
@ilyasmuse4669 4 года назад
Kumahadsan thy lyrics kaaga bro
@nimcojanatofficial8395
@nimcojanatofficial8395 4 года назад
@@ilyasmuse4669 plz wll subscribe igu cawi
@fowsiyoabdirizakahmed253
@fowsiyoabdirizakahmed253 2 года назад
Disadvantages of Network Model : The design or the structure of this model is not user-friendly. This model does not have any scope of automated query optimization. This model fails in achieving structural independence even though the network database model is capable of achieving data independence.
@mustaqbalabdiweli
@mustaqbalabdiweli 4 года назад
Heestaaan hadii ay ku dhiiri galisay oo aad nolol kasta oo adag aad fahantay in ay ka kasoo dhex bixi doonto ! Ama dhali doonta nolol fiican ama wax fiican . Like isii !!!
@apdikareemkaiseofficial9786
@apdikareemkaiseofficial9786 4 года назад
Shukri Abdiwali taasan been ahayn wllo ❤❤❤
@Ismael_jagne
@Ismael_jagne 4 года назад
I don't understand nothing through his words but I just like this music. 🥰 Greetings from Gambia west Africa. 👍🏾
@farxiyacarab5197
@farxiyacarab5197 4 года назад
nice greetings from Somalia this is a papular Somali singer. just the words that means..he says. I have just found a pure hearted women .I have recovered my illness of love..I beame civilized .
@Ismael_jagne
@Ismael_jagne 4 года назад
@@farxiyacarab5197 Ohh okk. Thanks anyway
@hodonmaclincisehodanmacali5394
@hodonmaclincisehodanmacali5394 4 года назад
3
@زمزمعليو
@زمزمعليو 4 года назад
@@farxiyacarab5197 tnx for translating being a garreh I love my somali pple
@dagmomohamed5928
@dagmomohamed5928 4 года назад
Beenaleh somali baa tahay
@sundusnourhassan4441
@sundusnourhassan4441 Год назад
WAAW ... 20 .MILLYAN MAREE HEESTAAN. waana heesta aan ugu jeclahay nimcaan ❤️🎵
@abdulhakemaditya325
@abdulhakemaditya325 2 года назад
😱16 million views 1year OHH!! Record ayuu soomali u dhigay aan weli la gaadhin Waqtiga yar ay ku gaadhay intaas million NIMCAAN HILAAC We proud to be Fanaan somaliyeed🇸🇴💙
@ahmedmohamud62
@ahmedmohamud62 2 года назад
Heesta mar la araga oo hada 12 month 12 million ah baa jabin doonta iga qor
@anushacharlotte7406
@anushacharlotte7406 2 года назад
Zaki yare allah quruxsana ayaba 17 million mareyso
@ahmedmohamud62
@ahmedmohamud62 2 года назад
@@anushacharlotte7406 1 sano gudihiis baa lga hadlaya
@ahmedmohamud62
@ahmedmohamud62 2 года назад
@@anushacharlotte7406 hada 14 month 14 million bey mareysa mar la arag🙉
@mahadofficial8915
@mahadofficial8915 2 года назад
K,NAAN BAA TAARIKHDA LAGU QORI LAHAA 330Milion
@reerfarahabtidoon7957
@reerfarahabtidoon7957 4 года назад
Nimcaan aduunkaan barwaaqo mataal dhibaato iyo murugo ayaa taala gurikeena saxda ah oo barwaaqada taalo waa aaqiro laakiin aduunka Waxaan ujoognaa in aan aqiro ushaqaysano Alow Janadadada naga yel kuwad ugu bisharayso 🤲Qof walboo comentiga kayga aqriyo walaal waxan kulajeclahy aduun iyo aqiro in aad liibanto plz isku day in ad 5 salad ad niyada kuhayso iyo in aad Quraan ka Aqriso wad mahadsanthy 🙏
@rahmahaaji1808
@rahmahaaji1808 4 года назад
Nasra abti doon miyaa wllo tihiin
@reerfarahabtidoon7957
@reerfarahabtidoon7957 4 года назад
Adeer ayaan u ahay aabehed ayan walaal nahay ....Abtidoon waa (Abkow)...
@reerfarahabtidoon7957
@reerfarahabtidoon7957 4 года назад
Maria xasan xamar miyaa lajoogta adiga
@rahmahaaji1808
@rahmahaaji1808 4 года назад
@@reerfarahabtidoon7957 maya Garoowe
@rahmahaaji1808
@rahmahaaji1808 4 года назад
@@reerfarahabtidoon7957 waan gartay
@yassinabdalla752
@yassinabdalla752 4 года назад
Hees iyo bar weeye wlhi Intee dhowr jeer ku ceshatay like isaar 🇸🇴🙏💯😆
@awilyusuf7156
@awilyusuf7156 4 года назад
Legend nimcan hilac go ahead
@Faroole9999
@Faroole9999 5 месяцев назад
Iam from East Africa Somalia🇸🇴💕 Nimcaan Hilaac is best singer I love ❤his songs since iwas young up to now this man his my favorite
@maxamedkaraama4265
@maxamedkaraama4265 4 года назад
Alfanan nimcan hilaal fanaanintu iskuma jiraan fanaan wa nimcaaan codka %200 music %100 camera %100 miraha %100 axzan fanaan tageere buuxa🙏👍
@baxnaanmediagroup2609
@baxnaanmediagroup2609 4 года назад
Walaal subscribe igu qabo fadlan
@fowsiyamohamed5954
@fowsiyamohamed5954 4 года назад
@@baxnaanmediagroup2609 seowo
@fowsiyamohamed5954
@fowsiyamohamed5954 4 года назад
❤❤❤
@PSA4
@PSA4 4 года назад
Salaaama huuno karaama✋✋
@hodanjamahodanjama2509
@hodanjamahodanjama2509 4 года назад
cod buu hayaa
@ademcirfe426
@ademcirfe426 4 года назад
Nolosha waxaa ugu macaan Qur aanka. Hadaad igu raacsan tahay like ta hala dhaafin
@fcvd6206
@fcvd6206 3 года назад
Hfwhdabzvazh🙉😐😐🙉⛵😘😃⛵⛵😃💆🧘🧘💇🧍🏇🧍🏌️
@fcvd6206
@fcvd6206 3 года назад
😺🍈🍏😘😘🍈🥒🌛🌛🍈🏇😺💆🥬🎂🌛💇🌛🍏🌛
@jacelowyare7439
@jacelowyare7439 4 года назад
Hada 8k comantis qoralkeyga ka dhex aragtay legend baa tahay like dhac igu sii nacaa sheydan ku yaale😂😂😂😂😂😙
@iuqmaanaxmed4470
@iuqmaanaxmed4470 4 года назад
Anaa kadhax arkay sxp anoo wareeg waalan kujiro
@abdulasiismahamud4821
@abdulasiismahamud4821 3 года назад
😂😂😂😂😂waa kuu saaray 10comments cml kaa horaysa ka bacdi adi kusoo arkay
@osmanganja5906
@osmanganja5906 3 года назад
cadauga hajaboo
@Maahiryare77
@Maahiryare77 Год назад
Heest ugu dawashed badn heesa somalida 😘The legend Hilaac lee samyn Kara ❤👊🏻❤️
@zaamnews4717
@zaamnews4717 4 года назад
Nimcaan hilac ninka kaliya ee fahansan sirta fanka Waana inta ay dadku ku jecelyihiin Ninka kaliya en reerkisa public an keenin weyaan mnsh allah Qun yar socod waligaa ahow wllo waan waxa noloshaada badalaya wllo
@sukhracali720
@sukhracali720 4 года назад
Waaawww ashcalaa hees
@asmiinaqueen985
@asmiinaqueen985 4 года назад
Bartaye noloshii cusbayd waxay furtay buug kalooo 📖 Waxbaa iska kay badalay kabaxay hawadii adkayd😖 Waqtigu bari buu adkaa haduuse barwqo dhalay Waxaa batay guulihii qof diidane baajin jiray🥰 Burqadeen wabiyaal xirnaa jacayl xuni waa balee Karaystay bukaanadii baraarugay oo ilbaxay😀 Hadaan bini aadam helay bashaash oo ii furfuran Cidkale uma baahan karo beertii naxariistan galay😍 Hadaan boqol jeer farxayn boqraney dunidaydiiyey 🌍 Adaa ibadbaadiyee qalbiga bilataye la joog😌 Burqadeen wabiyaal xirnaa jacayl xumi waa balee 💔 Karaystay bukaanadii baraarugay oo ilbaxay🥰❤️ Inaba caadi maaha👌🏻🥰
@khalidjuglaat5782
@khalidjuglaat5782 4 года назад
Abwaanku waa abwaan mu fakar heestan sameeyay
@asmiinaqueen985
@asmiinaqueen985 4 года назад
Abwaanka heesta waa maxamad Galaydh Waa maskax maal👌🏻
@asmiinaqueen985
@asmiinaqueen985 4 года назад
In like la isiiyo uma soo qorin wll ee heestan ka helay like baa ku waalateene🤓
@ramadanmusse4457
@ramadanmusse4457 4 года назад
3M wale wa mucjiso hiilaac inta ha ila dhafina 🙆‍♀️🙆‍♂️🙆‍♂️🙆‍♀️👈✌☝️👉👈✌
@shamsocismaanaxmedshamsoci9232
@shamsocismaanaxmedshamsoci9232 4 года назад
Wow Waan kahely heestaan
@ramadanmusse4457
@ramadanmusse4457 3 года назад
@@shamsocismaanaxmedshamsoci9232 cadi maha wll
@AmalAbdirahman143
@AmalAbdirahman143 11 месяцев назад
Hestan wa teydi wayo alhamdulilah anigo yar nin iga weyn laisiiyay so marka alhamdulilah 2021 ayan kabaxsaday mantana nolal tii ugubwanagsaned kujiraa gift from Allah leen dihi kara my part of me 💍 ❤ wiil aad ijecel helay oo dacad ah oo naxariis badan ana wanjeclahy asaga inshalaah noso duceya inaan isgùursano 😢 ❤🤴
@Ladan_Cidi
@Ladan_Cidi 11 месяцев назад
Inshalllah waa isguursanasan wll kaliah isfhagaysta , isku dulqaata, midkiin haduu qaldamo wa inusan la la qaldamin , isdhagaysta , markastahhna alle umahadceliya naxariistisa ugu mahad celiya inshallllh kuwoh noloshah isla dhamaysto ahanasan alle ha idin barakeyohhh wllyal ❤
@Naagnool124
@Naagnool124 10 месяцев назад
Ilaahay ha isku siin simo walaalo.♡♡ Jaceylku waa nolol
@diriegudinle3897
@diriegudinle3897 4 года назад
🥰Reer Boorama waa Gob gob dhashay Hoyga Aqoonta Hoyga bilicda iyo horumarka Hoyga soo dhawaynta iyo dhaqanka We love you From #Caabudwaaq
@ayanfarhan891
@ayanfarhan891 4 года назад
Thnks
@zamzammohamed8803
@zamzammohamed8803 4 года назад
Thnk u wll qali
@badrieid8608
@badrieid8608 4 года назад
Taa ma cidbaa isku haysa inay tahay janno yar borama
@hodanabdi1616
@hodanabdi1616 4 года назад
thanks we love u too
@عصبيةغامضة
@عصبيةغامضة 4 года назад
❤️❤️❤️
@abdirahimdahirmalin6728
@abdirahimdahirmalin6728 4 года назад
Boorame waa magaalada kali ah ee anoo reer Koofur ah week aan joogay aan u xiiso, qofkaste oon arko wlhi waxaan dhahaa Magaaladaas waa magaalo dad wanaagsan iyo Jawi Mcn badan kulansatay hadan soomaaliya ku laabto waa tagi insha allah, illaahoow guuleey reer Boorame sida ay soomaalinimada u jecelyihiin ayaanba wax loo dhigo la arag, waliba xili roobaad baan ku aaday🙏❤
@akahiye22
@akahiye22 4 года назад
Abdirahman Dahir Bro welcom Back marlabad iyo mar sadexaad gacamo furan markasta ♡♡♡
@bulshawimedia455
@bulshawimedia455 4 года назад
Bro welcome back gobtii somalida imow bro
@deeqaaraye6217
@deeqaaraye6217 4 года назад
Welcome back hoyga tacliinta somaliyed wllo
@asiaa.rashed7908
@asiaa.rashed7908 4 года назад
So dhawow hn markata Borama Hooyo Soomaliyed weeyi 👊👊
@Fafa22
@Fafa22 4 года назад
Caasimada ku soo laabo😌😌
@farhanjama573
@farhanjama573 3 года назад
After 12M ma jogtan halkan legend forever nimcaan hilaac wanku farxi donaa haday garto 15 ama 20M wayba garaysa👌👍🙏
@princessmumtazmohamed9837
@princessmumtazmohamed9837 3 года назад
Sidee nalga uu hilaceysa wll mxn
@alisoufi8452
@alisoufi8452 3 года назад
👍👍👍👍👍🇩🇯💯
@Raaye_Rijaal
@Raaye_Rijaal 2 года назад
100m baan u soconaa walal
@apdirizakmohamedlucky7646
@apdirizakmohamedlucky7646 2 года назад
16 million 🤩
@MuruqsayPodcast5223
@MuruqsayPodcast5223 2 года назад
17 million
@RithwanAli-jn4we
@RithwanAli-jn4we Год назад
Talow xiliman ka paxay nolosha adaG ilahay ayaaadan ku talah saartay anih io intah capanaysapah😢😭😰
@SUHAYB_SAED
@SUHAYB_SAED 2 года назад
20M COMING SOON WoooooW Just WooooW👌 , Nimcaan Hilaac Golden Voice 😍💪✊️✊️
@xasanmaxamed2592
@xasanmaxamed2592 2 года назад
Nice
@amaalabdukadir9721
@amaalabdukadir9721 Год назад
¹¹..
@hannyfarah6781
@hannyfarah6781 Год назад
2 years ago 20M🥰
@hannyfarah6781
@hannyfarah6781 Год назад
20M viewers
@abdiqaniaxmed1904
@abdiqaniaxmed1904 4 года назад
Nimcaan hilaac ❤👑 Boqorka fanaaninta ina tahay waligey shaki ma galin 2013 ilaa maanta NO1 ayaa ii tahay Fan dagan edab xushmad heeso qisoyin iyo murti ah ❤👑💙🇸🇴
@sabrincawil925
@sabrincawil925 4 года назад
Kulamid ayaan ahay wll mar walbo asagaa number 1ii ah
@gobsantwins7086
@gobsantwins7086 4 года назад
Heestu markay gadho 2m like ta isara wn iska sugyah😍😁
@deqoomar8974
@deqoomar8974 4 года назад
p
@Omer-EilmogeH27
@Omer-EilmogeH27 4 года назад
Bum wn ku saaray awoow
@qadiijocabdulahi3484
@qadiijocabdulahi3484 4 года назад
Ok
@sahalcartan7395
@sahalcartan7395 Год назад
20m like ta kugu sry😢
@abdirahmanmohamed5455
@abdirahmanmohamed5455 Год назад
20 m another level best somali singer nimcaan hilaac❤❤❤❤❤❤❤❤ love u bro🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@ahmetsultan26
@ahmetsultan26 2 года назад
20M matkey garto haley soo qabto ❤️
@abdimahmoud5005
@abdimahmoud5005 Год назад
Haye wey gartey
@hy6wy
@hy6wy Год назад
20M wey gaartay
@nasroshariifcali740
@nasroshariifcali740 Год назад
Wey gaartay 20m
@rahmoahmed8294
@rahmoahmed8294 Год назад
Gadhay😂
@hasaammaxamed2810
@hasaammaxamed2810 Год назад
Wagadhay 🎉
@ilwadquruxinanurilwadqurux8073
@ilwadquruxinanurilwadqurux8073 4 года назад
Hada waqtiga igu adag yahay allah I dhafiyo waqtigan adag yaa rabi🤲
@malapohchannel5399
@malapohchannel5399 4 года назад
Inchallah wd ka bxysaa wllo
@ritaajcali4914
@ritaajcali4914 4 года назад
Insha allaha wad ka baxee alpo
@abdullaahimohamed6332
@abdullaahimohamed6332 4 года назад
Ameen wll
@a.salaamcumar1674
@a.salaamcumar1674 4 года назад
Amiiin wllo alla haku dhaafiyo
@wardaapdihizmail2260
@wardaapdihizmail2260 4 года назад
Ameen wllo alle haka dulqado oo frxd hakugu badalo qliyeyyyyyyy wn dareemi kara qof WaKhtiGu ku adagyhy
@aadandeero4943
@aadandeero4943 2 года назад
Cawoo jawigu igu adag yahay ayaan soo booqday 💔 Ilahow hamigayga ii rumee iyo qofkasya oo muraad leh muraad kisa ufudude amiin 🤲 Isoo ducee wll hadaad iga danbayso😔
@ismanmuhumadneima3165
@ismanmuhumadneima3165 2 года назад
Amiin wll qali allh ha ku fudeydiyo
@ayaannajiip1864
@ayaannajiip1864 Год назад
ilahy hku sahlo ari mahaga
@AhmedOmar-ou3hx
@AhmedOmar-ou3hx Год назад
Aamin Allaha Faraj noofuro
@rashkavip5343
@rashkavip5343 Год назад
This song always make me go back in painful memories. A time I loved a beautiful, elegant, surprisingly smiling young girl . But the painful part of my love story was I always felt I was not loved back 💔. She unexpectedly got married to another man without even telling me for once. Alhamdulillah I moved on and Allah rewarded me with the best wife I could ever dream of (Rando) ❤️❤️ and my lovely daughter mishkaat. Sabraa sadkiis waa helaa.
@mohassan498
@mohassan498 Год назад
Same story happened to me Wallah Subhanallah she got married and have two kids now i always ask Allah to give her the happiest life. Anigana one day qof I Jacel Wan heli doonaa Inshallah. Rafaad badan Raaxa Kadambeysa❤️‍🩹
@abdimohamed9892
@abdimohamed9892 Год назад
It did happen to me the same, but Alxamdulilaah Allah has rewarded me as well with the best wife. Alxamdulilaah
@amalomer2853
@amalomer2853 Год назад
Heestii Ugu horeysey oo Somali ah oo 20M gaarta 🤩👏👏Nimcaan Hilaac Another level man🥰👍👏
@hafsa147
@hafsa147 4 года назад
Nimcaan hilaac the one and only legend ❣❣💞💖
@mahadgesle2369
@mahadgesle2369 4 года назад
Ïżä Pəłæ wa ruunta u fcnyshyi lkn wax kasi fiicn cawle adn 2 fanan aad ban u taageera🙏
@abdifatahabdi1349
@abdifatahabdi1349 4 года назад
Mapa jir0
@deeqcade3800
@deeqcade3800 4 года назад
waa sidaasi dhabtii
@sadamabdi6557
@sadamabdi6557 4 года назад
My ppe
@mohahussein6568
@mohahussein6568 4 года назад
Cawale adan.ilowdey wllhi Waa aminsanhy
@khaalidmuhudiin8755
@khaalidmuhudiin8755 4 года назад
Hestan haday 2 million gaarto like haley saaroh👈👈❤❤❤👈👈👈
@xasanbulshaawi3320
@xasanbulshaawi3320 4 года назад
kaamahayno heestii hooyo
@yuniskocadeskyuniskocadesk4705
@yuniskocadeskyuniskocadesk4705 4 года назад
💪💪💪💪💘💘💘💘💘💘💘
@anzalyakub7662
@anzalyakub7662 4 года назад
@@xasanbulshaawi3320 thqkdkqe
@xasanmacaash7294
@xasanmacaash7294 4 года назад
@@yuniskocadeskyuniskocadesk4705 UTI qfh
@hawaissack4553
@hawaissack4553 4 года назад
Udieer
@apdirahman1433
@apdirahman1433 Год назад
We old memories But we don't search old songs 😊 old is gold 🥇❤
@Mulkiabdiweli
@Mulkiabdiweli 4 года назад
ka baxay hawadii adkeed😭😭😭💔 qofkii qalbiga ka dareemayo lee heestan like ha ii saaro Alxm❤🙏
@axmadsaalax6476
@axmadsaalax6476 4 года назад
5 million marke garto hada fiirsanesid lekta dhac kusii😂😂😂
@mohaamiin311
@mohaamiin311 4 года назад
Wey mareysakkkk
@abdiadan3367
@abdiadan3367 4 года назад
@@mohaamiin311 ila dawo
@HusseinAli-ys8jn
@HusseinAli-ys8jn 4 года назад
Abdi Adan G
@faaizoali8290
@faaizoali8290 4 года назад
@@abdiadan3367 qq11e1t1qaldan qyy1pr1rr
@hafsamahmoud9052
@hafsamahmoud9052 4 года назад
@@abdiadan3367 eerrttt
@abdikadirjamamohamed1821
@abdikadirjamamohamed1821 4 года назад
Woow inaba caadi Ma Ahan Hilaac Inta Ila taageerto Love Isaaray ❤ Horay Usoco Fanaankena Hilaac💛
@asaddaahirc4241
@asaddaahirc4241 4 года назад
@nastehohared8900
@nastehohared8900 4 года назад
Somaliyey Nimcaan waligii wax inagama codsane haloo kaco subscrivbe haloo saaro please waa nin afgaaban wixii dhiig la hoo kaca wallhi waligey comment RU-vid kama so qorin kanbaa igu horeeyo e please. Like subscribe ha loo saaaro 🙏🙏🙏
@Kingciska4
@Kingciska4 8 месяцев назад
Views 24 million 13k comments Like 124k Another level wye wlhi Al fanan nimcaan hilaac ❤
@fadxiapdilahi524
@fadxiapdilahi524 4 года назад
Heestan mrkay gaadho 9M like ha ila dhafin *From* *Boorama* ❤✋
@iuqmaanaxmed4470
@iuqmaanaxmed4470 4 года назад
Ugaas waa gaartay from muqdisho
@xamzacarab5169
@xamzacarab5169 4 года назад
Hye
@khadijah4645
@khadijah4645 4 года назад
Dhaaftayba👍🏻 From Muqdisho♥️
@hawaabass2920
@hawaabass2920 4 года назад
C
@umalqueen1247
@umalqueen1247 4 года назад
4m bay sii cararaysaa booowe
@apdikarimsantooz9437
@apdikarimsantooz9437 Год назад
20M markay gaarty inta dawanaysa like 🤩
@nimcoccasiis7534
@nimcoccasiis7534 Год назад
yes
@cabdiraxmaansahal5091
@cabdiraxmaansahal5091 Год назад
21m
@shandhakoboyniga8998
@shandhakoboyniga8998 4 года назад
Waan hubaa inaad muraad leedahay alaha kuu fududeeyo
@cabdiwaxidcabdow2604
@cabdiwaxidcabdow2604 4 года назад
Amin yarabi
@nashwamire9684
@nashwamire9684 4 года назад
Amiin waa leyahay allaha ii fududeyo ani iyo inti islamaba
@amiraqueen4971
@amiraqueen4971 4 года назад
Amiin wll qaali
@abdulahsomalione251
@abdulahsomalione251 4 года назад
Amiin
@kadradahir6622
@kadradahir6622 4 года назад
Amiin
@user-qs3zv5tb8y
@user-qs3zv5tb8y 10 месяцев назад
Thank you, my brother. You are an artist in the truest sense of the word. Thanks to the brothers, Na Na in Sokal, Abu Haroun from Alekn
@sahramohamud1150
@sahramohamud1150 4 года назад
1m wx yar aaa oga dhiman pls qorlkeyga hadd aragto like isaar🥺♥️♥️😭
@queenh1220
@queenh1220 4 года назад
🏋️‍♀️🏋️‍♀️😝🏋️‍♀️💉💉🤽‍♀️💉🇸🇴🤽‍♀️🇸🇴💉💉💉🤪🤲
@queenh1220
@queenh1220 4 года назад
😗
@queenh1220
@queenh1220 4 года назад
T
@munaabdi8862
@munaabdi8862 4 года назад
😂😂😂
@gedidakane2905
@gedidakane2905 4 года назад
👌👌👌❤❤❤
@maankasalaadmohamed4609
@maankasalaadmohamed4609 4 года назад
Hobolka Fanka Somaaliyed Nin somaliyo dhan Taaageerto Nimcaan hilaac keep going Inta Taageerto only like
@steffe9051
@steffe9051 3 года назад
😂😭
@jamadudechannel7533
@jamadudechannel7533 4 года назад
Waa qiso Dhab Ah Oo Ku Socota Gabdh Ree Boorama Jacayl Hawshiisu ma yara Bartaye noloshii cusbayd Waxay furtay buug kaloo Waxbaa iska kay beddelay Ka baxay hawadii cuslayd Wakhtigu bari buu adkaa Hadduuse’ barwaaqo dhalay Waxaa batay guulihii Qof diiddani baajin jiray Burqade wabiyaal xidhnaa Jaceyl xuni waa balee Ka raystay bukaannadii Baraarugayoo il-baxay Haddaan binu-aadan helay Bashaashoo ii furfuran Cid kale uma baahan karo Beertii naxariista galey Haddaan boqol jeer farxaye, Boqranid dunidaydiyeey, Adaa i badbaadiyaye Qalbiga bilataye la joog 😍
@Nimcaanyaasiin9097
@Nimcaanyaasiin9097 Год назад
My favorite singer NIMCAAN HILAAC ❤ 😍 Who is listening now, 28 January 2023.
@rahmaahmed4317
@rahmaahmed4317 4 года назад
Nimcaan hilaac wuxuu jabiyay score kii u xidhnaa Hodan abdirahman dheere iyo Gulled simba one week one million waxba usii dheer 3 weeks 2m amazing 💯 Hilaac🤴
@zizawipoi3247
@zizawipoi3247 4 года назад
Hilaacii hirgalay
@tway5195
@tway5195 4 года назад
Aniga waxaan la yaabay La yaabay in badan markaan Arko dad like ku raadinaa Rabi SWT iyo Nabigiisa SCW iyo qur' aanka kareemkaa war rabi ka baqa
@deksanquruxdumar8564
@deksanquruxdumar8564 4 года назад
Ha really waan yaabey🤔🤔
@fatouhouss5990
@fatouhouss5990 4 года назад
Salla allahou aleyhi wassalam
@abeyadan9845
@abeyadan9845 4 года назад
Xaqiqa wlx inay dambi kuxadlayan war kamaxayan
@aragsan6552
@aragsan6552 4 года назад
Waa dad qalbiga ka buka oo like darted meel walba uu gelaya
@munaabdi8862
@munaabdi8862 4 года назад
Waa waxyaalaha iga yaabiya walahi
@salahhonda1843
@salahhonda1843 3 года назад
Hadad 10k Comment Qoralkeyga Ka dhax Araktey Like isar Ncala Sheydan Ku Yaale🤣
@hipohupthi1232
@hipohupthi1232 3 года назад
😂😂😂🖐🖐🖐🖐🖐
@Beergooye
@Beergooye 3 года назад
Kkk
@mahadhussien6415
@mahadhussien6415 3 года назад
xariif
@xaawoxasan1948
@xaawoxasan1948 3 года назад
..
@Kaafimedia1
@Kaafimedia1 3 года назад
Hye feegow kuusaaray
@Mustaqbal-Tv
@Mustaqbal-Tv 8 месяцев назад
2024 Hadaa joogto heestana Aad dhagysanyso Love ii reeb fadlan❤️‍🔥🙀 👍👍👍👍👍👍👍👍👏👏👏👏👏
@dabiyobiyo9880
@dabiyobiyo9880 2 года назад
2:01 4- February - 2022 Habeen jimco waqtigu hada weygu adag yahay waxaa rajenaya in u waqtiga hada igu adag u mar kale dib i saacidi DooNo Maalin maalmaha ka mida anigo waqti wacan ku jira wn so booqn DooNaa Qoraalkeygan inshalah ✔ 👍 Like un i saari adi Huno
@anfacamaal9742
@anfacamaal9742 2 года назад
Insha allah wllo qli aniguba sidokle 4/05/2022 hben qamisa 9:43 weye i.a one day maalmuhu way wacnan donn ayamahn aadbey u adagyihiin allah aya ino wanajin dona i.a🤲🤞😿
@dabiyobiyo9880
@dabiyobiyo9880 2 года назад
Aamiin wll waxaan rajeenaya waqtiga iyo nagu adag inu mar un na saacidi inshalah adigana Sad jeceshahay o Khair ku jiro allah ku idmo Mahadsanid
@abdizhakourmohamed7533
@abdizhakourmohamed7533 2 года назад
@@dabiyobiyo9880 insha allh wllhi anba sidoo kaLe wuu igu adag yahy Habeen xasuusa weeyan 7:10. 13/5/2022 habeen sabTiya 🥺🥺
@dabiyobiyo9880
@dabiyobiyo9880 2 года назад
Qof walba o waqtiga ku adag yahay waxaan U rajeenayay baraaro iyo waqti wacan
@saabariinamohamed8138
@saabariinamohamed8138 2 года назад
Ani sidoo kale allaha subxaanu watacaala hanaga saaro waqtiga adag maalin malmahah ka mid waa soo booqanaa markey nolosheyda isbadasho qof walbo wuxuu rabo allaha usahlo Tarikhda 2 juun 2022 time 11:43 Am idinkana isoo xasuusiya
@hanfisaleban3449
@hanfisaleban3449 4 года назад
Anaku hadaan reer boorama nahey waxn kaga fiiican nahey dadyowga jaarkayaga manaqaano cuqdad sobobtaasaan somaloo dhani noo jeceshahay hilaacii hirgaley nolow somali nima nadeeqda
@Bb-zm4pj
@Bb-zm4pj 4 года назад
Agree😍😍
@mohamedhussein9729
@mohamedhussein9729 4 года назад
Samaroon waxey laf dhabar u yihin in ey somali mid ahaato reer awdal noolada 5 somali yed Ba amin sanahay
@ayannaismail158
@ayannaismail158 4 года назад
Waa sax samaroon waa gob gobi dhashay somalinimaduna kuwayntahay Mahan sida reerka kaligi cuqdada meel lafadhiya 30 sano
@ayannaismail158
@ayannaismail158 4 года назад
samaroon waa gob gobi dhashay somalinimaduna kuwayntahay Mahan sida reerka kaligi cuqdada meel lafadhiya 30 sano Malinkad calanka buluga qh ugo'day baan kuu go'nay fanaanka yagow🥰🥰🥰😍🥰🤩🥰😍🥰🤩🥰🤩🥰🤩🥰🥰😍🥰🤩
@aragsancadey3222
@aragsancadey3222 4 года назад
Ben mahan wlh nasab kamila tihin my fav pple from muqdisho❤
@niyaalshilall5914
@niyaalshilall5914 2 года назад
😱 One year 16M another level record ayuu dhigay legend Favorite singer Nimcaan hilaac 🤴❤️
@abdihakam7177
@abdihakam7177 2 года назад
Is not singer
@lisabintumaryam8288
@lisabintumaryam8288 2 года назад
17m🥵
@niyaalshilall5914
@niyaalshilall5914 2 года назад
@@lisabintumaryam8288 ohh 😮 another level 😱💕✨
@junaidhijaz1183
@junaidhijaz1183 2 года назад
18m waaye hada another level legend
@cumarhassanhaji9664
@cumarhassanhaji9664 2 года назад
18m
@Idillclaahi-lw6bg
@Idillclaahi-lw6bg 11 месяцев назад
Ilahayow jidka iifududee amiin yarabi alahayow quranka sidas noo xif tisii oo heesaha qar biyada ka madooboo
@usamejaar1183
@usamejaar1183 4 года назад
Heesti Karestay buganadi Erayadi abwan maxamed galyd Laxankii khalid kamil Music bashiir hanuuniye Vocis by HILACI HIRGALAY ONE WEAK one milon insha allah HILACI HIRGALAY💪💎
@user-yg3fg9ep6s
@user-yg3fg9ep6s 3 года назад
somaili music is very slow and amazing music. it is helpful to be glad and healthy when we use in hospital and restaurant. from Eritrea.
@abdullaahigeedi6044
@abdullaahigeedi6044 2 года назад
Thnk u We love u Eretrea
@Shiinkayj
@Shiinkayj 2 года назад
Mahadsanid🎸❤️
@maktoobyt2009
@maktoobyt2009 2 года назад
This song is inspirational too.
@callmetuuney6078
@callmetuuney6078 2 года назад
Thanks 😊
@musamusa4277
@musamusa4277 2 года назад
Haa saas wayo bro
@abdurahmaansamriye9748
@abdurahmaansamriye9748 4 года назад
Hala "Waxaa batay guulihii" Fannaanka fanka, Hillaaca fanka!!
@sacadcilmimuuse372
@sacadcilmimuuse372 4 года назад
Masha allaaa fanaanka fanaaniinta 💔💖💋
@yamyam585
@yamyam585 Год назад
heestaan waayaheeda ayaan ku jiraa masha allaah maantay baan dhageysanayaa goobtu waa cabud waq xafada 1da luuliyo 12:40 19/ march /2023 maalinimo sabti ah
@dalmarabdulahi7921
@dalmarabdulahi7921 4 года назад
Ishcaal hees 🇸🇴💥💯 Bartay nolashii cusbeed waxaan furtay buug kaloo waxbaa iska key badalay ka baxay hawadii adkeed waqtigu bari buu adkaa haduusa barwaaqo dhalay waxaa badatay guulihii qoftii Dani ba jir jiri Burqaday wabiyaal xirnaa jaceel xuni waa balee Kareystay bukanadii Bararugay o ilbaxay Hadaan bini aadan helay bashaasho ii fur furan cid kale uma baahan karo Beertii naxariistaan galay 🏃‍♀️ Hadan boqol jeer farxay boqraney dunideydiyey adaa i bad badiyoo qalbigaad mudatay lajoog💆‍♂️
@daletaalidaleta8838
@daletaalidaleta8838 4 года назад
What a greatest Eriyo runtii waa hees Msha allha
@xamsesiciid7859
@xamsesiciid7859 4 года назад
Ar Kani fanaan maahee waa ina farmaago
@xamsesiciid7859
@xamsesiciid7859 4 года назад
Ar Kani fanaan maahee waa ina farmaago
@ustaadsiciid6951
@ustaadsiciid6951 4 года назад
Heesta si sax usoo qor
@malmo4235
@malmo4235 4 года назад
Qalbiga bilataye lajoog weeye not mudatay lkn nio waa ka baxsatay
@rijaaljr
@rijaaljr 4 года назад
Nimcaan Hilaac Legend Halkeedi Bd Dhigtay Wlle Heestaan Muqdisho Mooto Kaste Iyada Ka Shidan ✊🇸🇴🙏 1M Iney Isbuucaan Ku Gaadhto Ayn Sugaayaa I.a
@MkXiddo
@MkXiddo 4 года назад
Ninka heesaha nimcaan hilaac inay qiso yihiin dareensan izmuuji
@WabaxMedia
@WabaxMedia 10 месяцев назад
Heestii Ugu Saamaynta Badnayd 2020. Fanaan Qaran Eebbe Haku Sharfo Farxad Kunoolaw🙏💪♥️🇸🇴
Далее
NIMCAAN HILAAC | FARXADII DUNIDA | best Song
8:31
Doors Harpy Hare (Doors 2 Animation)
00:16
Просмотров 951 тыс.
World’s Tallest Man VS Shortest Woman!
15:07
Просмотров 16 млн
Laabta igu qabo
8:39
Просмотров 12 тыс.
Nimcaan Hilaac - Milgo  Official Music Video
7:09
Просмотров 18 млн
Xilo
10:13
Просмотров 56 тыс.
Farxadii Dunida
8:29
Просмотров 487 тыс.