Тёмный

NIMCAAN HILAAC OO HEESTII S/LAND LAGU SIIYEY ABAAL MIRIN MADAX TOOYADA SOMALIA 😳😳 

HAl-ABUUR CAWIL Bile
Подписаться 260 тыс.
Просмотров 39 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

1 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 108   
@shukriosman2864
@shukriosman2864 3 месяца назад
Heeee jin ma like garay ee wadaniyiiin khasatan nimcaan hilaac yaaasalaam haysla meel dhigin hees wadani ah iyo hees karbaash ah boowe waxaa kulmeen maalmahii xornimada iyo heesta quruxda badan masha allah
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj 3 месяца назад
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@jamilaahmed6680
@jamilaahmed6680 3 месяца назад
Nimcaan hilaac wa somaali dhab ah.xafiidu laah.allahu ma aamin ❤
@slandprince7210
@slandprince7210 3 месяца назад
Maxaa lagu noqdaa Soomaali dhab ah ?
@farhiyamahamad5492
@farhiyamahamad5492 3 месяца назад
Warya Nicman waa fanaan soomaaliyed❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@nuurnuuraan8624
@nuurnuuraan8624 2 месяца назад
Sowk
@guledilweyn9691
@guledilweyn9691 2 месяца назад
Baacow dadka like ta saaray heesta ma aysan dhameysan inta galeen ay like sareen😂😂😂😂
@saalaxdalxa539
@saalaxdalxa539 3 месяца назад
😂😂😂😂sxb 50000kun ayaa 5000kun kuula.noqotay😂😂😂😂😂
@ruqiaali7490
@ruqiaali7490 3 месяца назад
Malaha wuxusan ogayn in dad Badan sugayeen ayagoo firsana like sareen 😂😂😂😂
@charmakehousseinrobleh5949
@charmakehousseinrobleh5949 3 месяца назад
War niyahow legends aya thy wayo qabil kama hadashid from Djibouti 🇩🇯
@halimomohamed290
@halimomohamed290 3 месяца назад
Heeta waldusaray
@jamaalmaxamedfaandhe9612
@jamaalmaxamedfaandhe9612 3 месяца назад
Heestaydii iyo fanankaygii nimcaan
@IsmailnorSheikh
@IsmailnorSheikh 3 месяца назад
Nimcaan ultra lagend
@mohamedabdullahi6754
@mohamedabdullahi6754 3 месяца назад
Walaalow markii hore uu asaga uu joogay Xamarba wuu la kulmaayay maadxda, adigaaba siyaasadaynaayee.
@FadxiyaSeed
@FadxiyaSeed 3 месяца назад
Masha❤allah🎉nimcaan❤hilaac
@XaawoKaraan
@XaawoKaraan 3 месяца назад
Masha ❤allhi nimcaana sharfa❤ allha ku xafido walakaye waa igu wantahay
@canabcabdulle6500
@canabcabdulle6500 3 месяца назад
✋🏾⚠️🔥👀Heesta Karbaashka Kulul Sharma Boy ee Soo Baxday!!!!!
@ruqiaali7490
@ruqiaali7490 3 месяца назад
Nimcaan waligisuu ahaa can caan dhalay inta aan fiirsan Oo like saray baa ka Badan wakaa warku
@nimcocabdi-ij9vu
@nimcocabdi-ij9vu 3 месяца назад
Caanka yaakadhigey ma qadad weyn
@SadikOmar-yq3tc
@SadikOmar-yq3tc 3 месяца назад
​@@nimcocabdi-ij9vu allaah. yahdiik.
@nadiamohammed5330
@nadiamohammed5330 3 месяца назад
@@nimcocabdi-ij9vu hh iillaahay codka quruxda badan siiyey inaadeerkii muusiiga u tumayey ustaad furunle adeerkiis abwaan injineer saciid iyo abwaan qiiq iyo abwaan xamse maanshaa alaah
@deeqomohamuud73
@deeqomohamuud73 3 месяца назад
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🫀🫀🫀🫀♥️♥️♥️♥️
@sumayajibreel3813
@sumayajibreel3813 3 месяца назад
Cawil masha allah wiil qalbi wanaagsan cawilow somaliland ma nacbin ee cintiraafka allaha siiyo iyagoon Itobiya iyo amxaaro galaha maciin ka dhigan
@KafiyaDigoodmahamud
@KafiyaDigoodmahamud 3 месяца назад
Cadali batahay cawiilow allah ha ku xifdi ❤❤
@Xasancabdilaahi-u9m
@Xasancabdilaahi-u9m 3 месяца назад
Adna utag basal gud ha ku SIIYO Abaal gude
@falisa576
@falisa576 3 месяца назад
Wiilkan wa wiil qalbi fiyoow ma qabo Cudurka ku dhacay reer hargaysa Qaarkoda. Somaliya somali baa leh hal dal Hal dad baanu nahay inta kale Riwayad Dhmaad lahayn weeyi
@nimcocabdi-ij9vu
@nimcocabdi-ij9vu 3 месяца назад
Adiga ma faaniba laguyidhi nimcaan duufle qadad wey xaroodba dhegeystey wax sameyna male sidii tii daaha gaas bila dàmiirba tahay kuwogu heesteena weyka xanaqeen afna amaaneysa vius baad dadnimadii siisatey
@FaysalHanad-tx4gx
@FaysalHanad-tx4gx 3 месяца назад
Holaca uu taabatay wuu argi doona lax dhugan hilaac fack
@AshaIbrahim-h7o
@AshaIbrahim-h7o 3 месяца назад
Mashallah
@slandprince7210
@slandprince7210 3 месяца назад
Adigu waxaad tahay nin jilicsan sida Nimcaan dabadhilif oo cadowga iska dhaadhiciya.
@suldaanxasanwadani4672
@suldaanxasanwadani4672 3 месяца назад
War hal abuur cawilow waligaaba waxaad aheed nin abwaan ah oo wax badan fahansan ee maxaa soo socda kana ahow dhex dhaxaad waxii yimaada si aay kugu yaacin taageerayashaada qaar ok
@maryanhusen7756
@maryanhusen7756 2 месяца назад
Mimcaan cadawgiisu captain kahoos waa soomaali dhab ha maasha allaah
@farahmohamed8522
@farahmohamed8522 2 месяца назад
Taasi waxay muujinaysaaa in ay saamayn leedahay wax kasta oo reer somaalilaand sameeyaan
@FanahShop
@FanahShop 3 месяца назад
Sxp adi somalilander Maa thy calankaan kuxiran maxaa waayi
@JamaalYare-yh3rg
@JamaalYare-yh3rg 2 месяца назад
Halabuurow qosal baa igudishay guul iyo gobanimo
@suusaanclcasiis
@suusaanclcasiis 3 месяца назад
😂😂😂😂 cawil your funny and intelligent
@maxamedcabdi6359
@maxamedcabdi6359 3 месяца назад
Cawilow nin kaas intaad ka dheeraan kar to ka dheeraw zxb waa talo😊
@canabcabdulle6500
@canabcabdulle6500 3 месяца назад
❌💯💭🔫OGOW DAAHA GAAS NOLOSHA AYUU ISKU NACAY OO UU AMXAARO ISU DHIIBAY WAA CAWAAN QOLFOD MARANBA WLHI EE ADEER WAA LA JIRAA ISKA DHEH OO EREAYADA AAD KOLBA DHEX QABANAYSID JOOJI EE ISKA SOO TUF OO DHEH WAXA AFKU KAA SOO XADXADAYO🦠🌡💉💣🧨ANNAGA TOOSH BAAN IDINKU HAYNAAYE🔦⚔️💊⛏🪓🔨🪚⛓🔫
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 3 месяца назад
Faqash xabashida idin dhaaanta 😂
@bima9383
@bima9383 3 месяца назад
Jin ma laggareyne waxa laga sameyay somaliweyn
@CabdirisaaqMaxamed-qx6wd
@CabdirisaaqMaxamed-qx6wd 3 месяца назад
Cod macaanaa niyow miyuu quraanka ku akhriyo
@maryanhusen7756
@maryanhusen7756 2 месяца назад
Masking qaraarbadan udhimo qaraar
@nimcoabdullahi9597
@nimcoabdullahi9597 2 месяца назад
Wiilkeena ilaahow isha kabeel mari
@sihammusemohamed4065
@sihammusemohamed4065 3 месяца назад
Kiinii Maxaa lo abaalmarin heeeee
@MahmedAhmed-oi4md
@MahmedAhmed-oi4md 2 месяца назад
Abti yahye kaldawèya so qaba
@KadarAhmed-be4vd
@KadarAhmed-be4vd 2 месяца назад
Magaca raga ayaa kugu qasaare ah
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj 3 месяца назад
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@sarahgawdan2215
@sarahgawdan2215 3 месяца назад
Ça ne vaut rien. Ici c’est la Somalie Land 🇫🇷
@kadraibrahim4036
@kadraibrahim4036 3 месяца назад
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@maryanhusen7756
@maryanhusen7756 2 месяца назад
Adugu waadka xumaatay
@awiladen7814
@awiladen7814 3 месяца назад
Somalia Hanolato Aamin 🙏❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@SadikOmar-yq3tc
@SadikOmar-yq3tc 3 месяца назад
aaaaaaamiiiiiiiin
@MohamedDore-
@MohamedDore- 3 месяца назад
Wa mxa kudacai nin wein ba ahait
@KadarAhmed-be4vd
@KadarAhmed-be4vd 2 месяца назад
Nimcaan waad gadhi
@143-k1d
@143-k1d 3 месяца назад
iidoor karbaash aaku dhacay aan caadi aheyn qowdhan land is dhiiba laga bilaabo july-01-2024 qowdhan demmbe masii joogayo muqdisho ilaa laas caano
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 3 месяца назад
Qudhun iyo ayaba idinka ah ilaamaa macaalilu isaaaq ilaaahayba power siyaay guul somaliland ciil qabe nimcaaan bisad😂😂😂😂
@CaliYacqub
@CaliYacqub 3 месяца назад
🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@AmalMohamud-u7l
@AmalMohamud-u7l 2 месяца назад
KU soco🎉🎉🎉🎉
@fadumoxashin690
@fadumoxashin690 2 месяца назад
😂😂😂😂😂
@hajiali8689
@hajiali8689 3 месяца назад
🤣🤣🤣🤣
@osmanabdi7756
@osmanabdi7756 2 месяца назад
Wadani dheh
@Cabashofficiall
@Cabashofficiall 3 месяца назад
OnE😂❤
@fariidofikar1467
@fariidofikar1467 3 месяца назад
❤❤❤❤❤
@ayaanciise5750
@ayaanciise5750 2 месяца назад
Wwwwwwoo❤
@leylafarah3404
@leylafarah3404 3 месяца назад
Beenlow
@AyaanWaano
@AyaanWaano 3 месяца назад
Caaaaaaac xaarmajo waar shadhaab liilnt
@awiladen7814
@awiladen7814 3 месяца назад
Hhhh ina.sahra hoosta kahalgan shut.up inagumed yahay🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@12good101
@12good101 3 месяца назад
there is nothing wrong with discrepancy between likes and views. it just means 9k likes vs 5000 view means when you take a screen shot there 4k witching still who didn't finish the video but put a like on it. not everyone waits to finish a video before they like. I hope you understand.
@XaawoKaraan
@XaawoKaraan 3 месяца назад
Nimaan hilaaca waxuu ley ha sharfa buuleeya hay saxiiba❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 3 месяца назад
Kkk Niyahaw Muse Biixi fananintiii Amaxarada u heestay muna sop dhawayne waasideee
@unknownchick31
@unknownchick31 3 месяца назад
Wlh waa loo miisay somaliland isa soo adkeeya gemka kale😅😅😅 una soo dhiiba mid celin kara nimcaan H
@saciid_iid
@saciid_iid 3 месяца назад
Dad African ilaaliyo abaal. Marintooda qiimo male nimcaan cod dhuuso. Sameyn male
@queency7943
@queency7943 3 месяца назад
Oo imika waxaad naleedahay abwaan daaha gaas baa cid caayey kuwa wax caayey ee dhalfada iga u wadhan ku heesayey waad ogtahay daaha gaas wuxuu sheegay inuu xaasidiinta iyo makhruuqiinta ka jecel yahay kuwa aan xaasidaynin hadii lagu nacay ma qasab igu jeclowbaa
@ruqiaali7490
@ruqiaali7490 3 месяца назад
Kulanka madaxwaynahana soo tuu madax ka ahaa xamar macno wayn miyaa kulanka madaxdu ?
@MaxamedFarax-y5h
@MaxamedFarax-y5h 3 месяца назад
Ya kle goalka dhalina sharma boy extra time wan sugayna
@FivePerDay
@FivePerDay 3 месяца назад
Warka beenta ah iska daa Cawil hesta waa lagu korduubay
@NuuraMaxamed-gi4zr
@NuuraMaxamed-gi4zr 3 месяца назад
Mashallahla tabaaraka ❤️ nimacan hilaac
@sarahgawdan2215
@sarahgawdan2215 3 месяца назад
Ont voudrais une Somalie Land avec 🇩🇯et toute la Somalie et surtout moi femme Somalie 🇫🇷
@hajiali8689
@hajiali8689 3 месяца назад
🎉NImcaan hilaac🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AyaanWaano
@AyaanWaano 3 месяца назад
Wa huwan jooji. Viva somaliland
@awiladen7814
@awiladen7814 3 месяца назад
Hhhh 🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@Xasancabdilaahi-u9m
@Xasancabdilaahi-u9m 3 месяца назад
Bal nacas kan eega
@nadarqaali7566
@nadarqaali7566 3 месяца назад
Hestaan waa dulsan yaah ader iga sax yaah
@hajiali8689
@hajiali8689 3 месяца назад
👍👍👍👍
@absharali7946
@absharali7946 3 месяца назад
Only one of fanan qaran
@AdanOsman-e1d
@AdanOsman-e1d 3 месяца назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@suleimanfarahgedi
@suleimanfarahgedi 3 месяца назад
Yamyam iyo qadaad weeyn hanoo xayasiin Eedo maxaa kaakhaldan
@magafeabtigiis1852
@magafeabtigiis1852 3 месяца назад
Cabaad weyn Oromo awel xarshin bad qaban qoodha yarey
@fadumoahmed-rk8zz
@fadumoahmed-rk8zz 3 месяца назад
❤❤❤❤❤
@cashamaxamed892
@cashamaxamed892 3 месяца назад
Horry usoco wllo
@FarhanFuaad
@FarhanFuaad 3 месяца назад
Baq baq Wayane Wuu Buka Nimcaanku Ilahay Hawagu Wado bukanka
@NeimaZakariaNeimaZakaria
@NeimaZakariaNeimaZakaria 3 месяца назад
Bukan bukan dhalay ba tahay 😤 🤧 Nimcan boqortoyo 👑🇸🇴 inu yahay ma DoD ba gatakan 😏
@bilana289
@bilana289 3 месяца назад
Jinbaa like gareeyey heesta Like ta waa la iibsada Nimcaan Hilaac duli raafo gaagaban oo cuqdad JSL ku khafiifey Xamar halkuu ku yaqanay Hargeysa ayu ku soo shaac baxay
@awiladen7814
@awiladen7814 3 месяца назад
🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@bilana289
@bilana289 3 месяца назад
@@awiladen7814 JSL
@amani_usman
@amani_usman 3 месяца назад
isago leh yaan laarkin waran qaldamay somaliland cafias 😂😂
@awiladen7814
@awiladen7814 3 месяца назад
🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@sacdiyocabdulaahi1174
@sacdiyocabdulaahi1174 3 месяца назад
Beenta daa waxsohubso waladul saaray hesta
@awiladen7814
@awiladen7814 3 месяца назад
🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@daganabdulahi7588
@daganabdulahi7588 3 месяца назад
Daha gaas wuxuu tiriyay calaacal iyo isbihin bihin oohin bey eheeyd
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 3 месяца назад
Faqash bilaaa sugaaan😂
@daganabdulahi7588
@daganabdulahi7588 3 месяца назад
@@JamiilaJiimi-xq3pvsugaantu ma mida amxaar baradiisa ku leef leefeysaa amxarse xagad u mari D5 oo afka laad kaa galineysaa ka sukeysee edbin ma ahan naceyb garoo
@jamiila_
@jamiila_ 3 месяца назад
Buufiile beenaale😊
@awiladen7814
@awiladen7814 3 месяца назад
🤣🥰🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@KokoM-wp6ok
@KokoM-wp6ok 3 месяца назад
Waar waxan ogaanbaa loo samaynayaa ee adiguna cadawga soomaalland ha noo buunbuunin
@queency7943
@queency7943 3 месяца назад
Waxba kamuu heesin ii inuu ciil qabe yahay ayuu cadeeyey sanaag iyo sool ma inay faqash leedahay ayuu moodayaa viva xabashida anagaa jecel somaliyana nacnay uuuuuf somaliya
@HaytiNura
@HaytiNura 2 месяца назад
😅 yakubahaan adiga xabashada utaag hakuwasan
Далее
Nimcaan Hilaac ( Baydhabo Janaay ) 2024
3:24
Просмотров 213 тыс.
Вопрос Ребром - Серго
43:16
Просмотров 738 тыс.
Лиса🦊 УЖЕ НА ВСЕХ ПЛОЩАДКАХ!
00:24
Вопрос Ребром - Серго
43:16
Просмотров 738 тыс.