Тёмный

Nin Dood Ka Keenay Qaybka Iyo waxyiga. Sh Barbaraawi Oo Si Cilmiyaysan Ugu Jawaabay 

Baaq  Media
Подписаться 8 тыс.
Просмотров 58 тыс.
50% 1

Baaq Media

Опубликовано:

 

24 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 109   
@CabdulahiNuur-mf4gm
@CabdulahiNuur-mf4gm 2 месяца назад
Sheekh Cabdullaahi barbaraawi allaha ku xifdiyo
@Madadaaliye.
@Madadaaliye. 2 месяца назад
Shiiqa wuu asiibay cid og majirto qaybka oo alle ahayn
@shuremabas6557
@shuremabas6557 2 месяца назад
Sheikh barbarawi mashalah wankusalame alaha kuberekeyo
@ahmedali5976
@ahmedali5976 2 месяца назад
Allaha Raxmaanka ah ha ku Barakeeyo Sheekh Barbarawi. Adeer kuwan Awliyada Alla sida qaldan u fahmay ee Suufiyada sheegta dhib iyo fidno ayay Diinta Islaamka ku hayaan si ku dhaw dhibta iyo fidnada ay Shiicadu Islaamka iyo Muslimiinta ku hayaan. Waxay ku leeyihiin Sheekh Hebel oo Wali aha aya wax ino qabanaya markaas ayay qabrigiisa ka dul Shalaad ayaan. Acuudu Bila.
@XogTabiye
@XogTabiye 2 месяца назад
Mashalh shiikha alla habarakeeyee xaqii waa cadeeyey alle haku hanuuniyo
@AkramNawaaf
@AkramNawaaf 26 дней назад
M.a Anaaba Ku Faaiiday 😊😊😊😊❤❤❤❤ Alle Sw Haku Barakeeyo Shiikh Bar Baraawi 😊😊❤❤❤
@fahiimae7336
@fahiimae7336 2 месяца назад
Allah sheekha ha xafido. ❤
@MaslaxXasan-iu1it
@MaslaxXasan-iu1it Месяц назад
Masha allah shekh si xikamad lah ayuu uga jabaabey
@Xareeed
@Xareeed 2 месяца назад
Sheekh Cabdillaahi Xasan Xaashi (Barbaraawi), cilmi iyo fasaaxo ayaa Ilaahay isugu daray.
@MucadCabdi-ne6ww
@MucadCabdi-ne6ww 2 месяца назад
هذا هو الشيخ العلامه عبد الله حسن حاشي البربراوي فعرفو قدرها ❤❤❤
@abbassheikhmahamoud544
@abbassheikhmahamoud544 2 месяца назад
قدره *
@MucadCabdi-ne6ww
@MucadCabdi-ne6ww 2 месяца назад
@@abbassheikhmahamoud544 waa runta waan dhadigeeye
@cabdicolow8494
@cabdicolow8494 2 месяца назад
من هو يقول الله وءادم يشتركان بالصورة فعجبت أنا كيف يكون علامة
@MucadCabdi-ne6ww
@MucadCabdi-ne6ww 2 месяца назад
@@cabdicolow8494 walaalo ilaahi ka cabso oo qofka ha ku sheegin waxaanu dhihin
@SaydAsdaad
@SaydAsdaad 2 месяца назад
By أختي😊😊
@Abdirizakmrashid
@Abdirizakmrashid 2 месяца назад
Mashaalah sheikh ilaah haku barakeyo, si fican ayaad ugu jawaabtay ninkas indho cadeyska wado.
@farxaanxuseen9703
@farxaanxuseen9703 2 месяца назад
Sheekh barbaarawi waxan iyo wax ka badan ayuu usoo joogay lama yaabana ninkan
@CabdaleGaafane
@CabdaleGaafane 2 месяца назад
Ninkani muuwaalaa. Balse ufiirso sida sheekhu uga jawaabay. Jasaakalaah
@Abucamr_Al_sakaawi
@Abucamr_Al_sakaawi 2 месяца назад
الشيخ _حفظه الله_ أعطاه الله قوة التحمل والصبر على المخالف
@jamaibrahim4251
@jamaibrahim4251 2 месяца назад
Illaahay Sheikh barbaraawi khayr ha siiyo
@Cabdullaahiali
@Cabdullaahiali Месяц назад
Sheekh jawaabta kheyrkeeda allaha kusiiyo
@muqbulmuqbul7589
@muqbulmuqbul7589 2 месяца назад
جزاك الله خيرا يا اخي الكريم شيخ بربراو
@umalkhayrsaleebaan2305
@umalkhayrsaleebaan2305 2 месяца назад
Msha allh sheekh berberaawi allh ha xiftiyo❤🎉
@MegaSacad
@MegaSacad 2 месяца назад
Masha allah Masha allah sheek barbarwii
@OsmanMahamed-o5k
@OsmanMahamed-o5k Месяц назад
جزاك الله خيرا شيخنا البر براوي حفظك الله ورعاك
@aminaciise9290
@aminaciise9290 Месяц назад
In ilmo la ogaado cilmi qayb maaha waayo malagii nafta kunafuufaybaa ee loogu soo dhiibay allaah usheegay Markaa waxii kadambeeya waala ogaankaraa
@SirajQolkadacwada
@SirajQolkadacwada 2 месяца назад
صلى الله عليه وسلم
@muhumedabdullahi1676
@muhumedabdullahi1676 2 месяца назад
Asc. Ya sheikh Barbarawi cafidhakallah. Wajaxakallah.
@alhudaquraancenter1635
@alhudaquraancenter1635 2 месяца назад
Khayr alle ha ku siiyo sheekh si fcn ayaad u qancisay ninkii suaasha keenay
@fowziyaali-l4f
@fowziyaali-l4f Месяц назад
masha allah sheekh allha ku xafido
@daarusalaamchannel1200
@daarusalaamchannel1200 2 месяца назад
Warku waa dhan yahay sh.Barbaraawi waxa uu cadeeyey sida ay tahay
@maxamuudwarmahaye122
@maxamuudwarmahaye122 2 месяца назад
Ninkaasu wuxuu intaa banaysanayaa ayaan umalayn suufi tuulo joogoo dadkuu khuraafaadka ladhexjoogay xaqa loo iftiimiyay deeto cadhoodaybuu uegyahay alle khayrka hawaafajiyo
@abchirabdillahi3036
@abchirabdillahi3036 2 месяца назад
Aamin ideyl keen ba ALLAHA na wafajiyo
@CabdirisaaqQaasim-x3l
@CabdirisaaqQaasim-x3l 2 месяца назад
Mashaa alah sh barbaraawi
@IbraahimAbdisalan
@IbraahimAbdisalan 2 месяца назад
حفظك الله ورعاك ياشيخناالفاضل الشيخ البربراوي
@RidwaanMaxamed-t2w
@RidwaanMaxamed-t2w Месяц назад
Sheekh mustafe❤❤❤
@Ahmedgorot-k5g
@Ahmedgorot-k5g 28 дней назад
افصح الله لسانك
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada 2 месяца назад
jazakallaahu khayr
@NaasirDalta
@NaasirDalta Месяц назад
Alle ha ku xafido sheikh barbaraawi
@mohamedgeelqaad4741
@mohamedgeelqaad4741 2 месяца назад
Jazakalah sheikh barbaraawi
@C.fataaxMaxamed-q3v
@C.fataaxMaxamed-q3v 2 месяца назад
Asc
@MucadCabdi-ne6ww
@MucadCabdi-ne6ww 2 месяца назад
❤❤❤❤❤
@shaybaaraxmed245
@shaybaaraxmed245 2 месяца назад
masha allaah...jawab wacan
@Mohamedhassan-fj7pp
@Mohamedhassan-fj7pp Месяц назад
Masha Allah
@hassanibrahimbarreh
@hassanibrahimbarreh 2 месяца назад
جزاك الله خيرا
@UmoZunduz
@UmoZunduz Месяц назад
اللهم احفظ شيخ بربراوي انني احبه في الله
@SuhaybQureish
@SuhaybQureish Месяц назад
حفدطه الله❤
@RamlaMaxamed-nw5xe
@RamlaMaxamed-nw5xe Месяц назад
Masha allh ale haxafido sheekha
@abdirashiidali8692
@abdirashiidali8692 2 месяца назад
Ilhaam weeye waxa ilaahay ugu sheegayo qaybka wax yaroo kamida oo khuseeya arinkaas.
@maxameddeeq657
@maxameddeeq657 Месяц назад
Wxd dhahda nabiyow idinma dhahayo akteyda wxa ahaday keydadka ilahay, mana ogi wxa maqan oo geybka ah, idinma dhahayo wxn ahay malag ( ka samaysan nuur )wxn raaci intu ilahay iga wax yoday moye (wax kle ma ogi cml) ma siman yihin kuwa araga la, iyo kuwa aan wax arkin oo micnahedu yhy (gaalada xaqa aan arkin oo ka indha xiran iyo islaamka xaqa arka ) miyeydan caqli lahayn oodan fikirayn قال الله عز وجل: {قل لا أقول لكم عندي خزائن الله ولا أعلم الغيب ولا أقول لكم إني ملك إن أتبع إلا ما يوحى إلي قل هل يستوي الأعمى والبصير أفلا تتفكرون} (الأنعام:50(
@abdullahimahamudbile
@abdullahimahamudbile 2 месяца назад
Reer waqooyi waa dad geesiyaal ah wallahi😂!!!
@umalkhayrsaleebaan2305
@umalkhayrsaleebaan2305 2 месяца назад
Reer waQooyi oo kaliya maaha ee wa a culimada caqiidadoodu saxan tahay meel kasta oo ay jogaan
@abdullahimahamudbile
@abdullahimahamudbile 2 месяца назад
@@umalkhayrsaleebaan2305 maya anigu Caqida kama hadlin, waxan ka hadlay siiqada loo waydiinayo shiikha su’aalsha ayaa waxay tahay mid adag!!!
@hamzehaajihamzehaaji3936
@hamzehaajihamzehaaji3936 Месяц назад
@Abdulahialinour
@Abdulahialinour 2 месяца назад
Barbaraawi sidan maba moodayn inu u dulqaad leeyahay oo uu qof ka aragti duwan dhagaysanayo Waa hormar xaga maskaxda ah oo ay sameeyeen walaalaha wahaabiyadu❤ FG: marnaba ma taageersani fikirkooda xunbada ah lkn ashqaastooda haday wax wanaagsan sameeyaan si cadaalad ah ayaa loo soo dhawayn
@alcubaydamedia500
@alcubaydamedia500 2 месяца назад
Markaa malays odhankaraa waxaan xaqiiqo ahayn baad aaminsantihiin ?
@shamsadiin
@shamsadiin 2 месяца назад
Ma laodhan karaa wax aan xaq ahayn ayaad aminsantahay ileen waxaad sheegaysaa in aad fikirkooda aminsanayn iyagna waa cadyahay waxa ay aminsanyihiin
@Abdulahialinour
@Abdulahialinour 2 месяца назад
​@@shamsadiin ilahay quraanka waxa uu ku sheegay qadar kaas oo waxyaba badan oo qayb ah yiqiin nabina ma ahayn sida raajixa ah
@soodalxiis4296
@soodalxiis4296 Месяц назад
Maanshallaah tabarikalaah
@abchirabdillahi3036
@abchirabdillahi3036 2 месяца назад
Sh barbarawi❤
@Noredin20
@Noredin20 Месяц назад
Allaah yaxfid calaiki
@Cabdiqadir1234
@Cabdiqadir1234 Месяц назад
Masha allaah
@Madadaaliye.
@Madadaaliye. 2 месяца назад
Mid kala ogaada waxa hada socda qayb masha marku cumar bin khadab laha yaa saariya taas qayb maba ahan ee waxa iminkaas dhacayo qayb waa waxan dhicin sanado ama maalmo kahor lashego taasna alla leh
@Abdulahialinour
@Abdulahialinour 2 месяца назад
@@Madadaaliye. qayb waxaa la dhahaa كل ما غاب عن الإنسان Waqti kuma xirna luqa ahaan sidaa ayaa loo tacriifiyaa Xitaa isdilaaxaadka wax waqti ku xiray ma jiraan bal sidaa yaaa u tacriifiyay noo faaidee
@warsamaosman-Sool
@warsamaosman-Sool 2 месяца назад
Suufiyada cid ka khuraafaad badan majirto. 😂😂😂
@fahmi1435
@fahmi1435 Месяц назад
Scw
@abdigaiye715
@abdigaiye715 Месяц назад
Dad badow nimo udheer tahay aqli daro iyo kufrinimo ayakoo is ogeen
@Umumaxamad1
@Umumaxamad1 2 месяца назад
Markaad leedahay كانوا يعبر markaad leedahay ma daliil quraan ah ayaad heysaa mise xadiith hadaadan hrynin aamus qabo afka beenta badan oo jaahilnimada ku hadlaayo kana baro cilmiga sheekh berbaraawi iyo inta la midka ah muran looma baahna
@SahraIsmailcil
@SahraIsmailcil Месяц назад
M.a pwaa runtaa
@SearialKisser
@SearialKisser Месяц назад
Waxaa jira nabiyo aan rasuul ahayn ee ayaga qaybka ma ogaan karaan oo ilaahay uma sheegayo miyaa
@maankareacts3420
@maankareacts3420 Месяц назад
Micnaha nabi ayaba ah mid Alle u waxyooday si uu ugu yeero umada markas uu la joogo iney Alle kaligii caabudaan, waxa uuna sii faafiyaa manhajkii/risaaladii uu Alle usoo dhiibay rasuulkii asaga ka horeyay. Marka nabi waxyiga wuu kuso dagaa walalo balse qaybka Alle unbaa og nabi na inta uu Alle ogeysiyay oo waxyi ahan logu shegay unbuu ogyahay والله سبحانه وتعالى أعلم
@SearialKisser
@SearialKisser Месяц назад
@maankareacts3420 su'aashayda kama aadan jawabin wall Aayada quraanka-ah waxay dhahaysaa baa la yiri qaybka Allah un baa og, waxaa kaloo ogaada qofkii uu AllaH ka raali noqda qofkaas oo rasuul ah, Marka su'aashaydu waxaa weye, Rasuulkaas waa rasuulkee? ileen nabiyada qaar baa rasuul ah qaarna nabiyo un bay ahaayeene Midda kale Rasuul hadii la dhoho xitaa waxaa soo galaya Asxaabta, taabiciinta, A imadii, iyo xitaa Awliyada sababtoo ah nabiga ka bacdi cida risaalada waday oo diinta faafinayay waa ayaga.
@HarrisM-mz1vq
@HarrisM-mz1vq Месяц назад
Ninka doodayaa wuu ka helay dooda Sh Cabdillahi waayo way adag tahay inaad Jaahil la doodid. Tafsiirka Suratul Baqara ayuu ku yaalaa buu yidhi. Quraankay ka buuxdaa buu yidhi. Qof waxaanu aqoon u lahayn ka doodaya doonayana intuu maqlay inuu culumo kula dooda sideed uga gar heli lahayd? Illaahay ha xifdiyo Sh Barbaraawi. Eesh Qiyasak? Bal adba!
@malyuunaxmed7459
@malyuunaxmed7459 2 месяца назад
Subxaanallaah
@Awraali
@Awraali 2 месяца назад
Masha allah sheekhu waa qanciyay
@andirihiimmohamedsheekh
@andirihiimmohamedsheekh 2 месяца назад
Libaax bu afka ka galay😂
@abdirahmaanhassan6633
@abdirahmaanhassan6633 2 месяца назад
Bar baraawe walee waxbaaa helay 😂😂😂😂
@abdirashiidali8692
@abdirashiidali8692 2 месяца назад
Maryam Nebi muuse cs sidee loogu waramayey Inay ilmaheeda bada dhigto sheekada dheer ee kadanbaysa
@YussufbinuMohamud
@YussufbinuMohamud 2 месяца назад
Walayab dunka
@amaalhasan2735
@amaalhasan2735 Месяц назад
ilmaha uurka ku jiraa qayb maaha
@hamzehaajihamzehaaji3936
@hamzehaajihamzehaaji3936 Месяц назад
Y
@YussufbinuMohamud
@YussufbinuMohamud 2 месяца назад
Subxana Allaha
@khadijac9841
@khadijac9841 2 месяца назад
🤔🤔🤔
@user-mk1gp2cw7o
@user-mk1gp2cw7o 2 месяца назад
MAXEYKU QOSLAAYAN NINKAANSE FAHANKAA KAQALOOCDEY EE DAYA HALA FAHANSIIYEE
@MasbalMaxamed
@MasbalMaxamed Месяц назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂
@CiiseCabdullahi-t7y
@CiiseCabdullahi-t7y Месяц назад
Fiiriya Kan Sheikhnimada Sheeganaaya Kan Aamina oo Cilmi Ka qaata Yaa hoogay Ee Kataxadira?
@ayuubkhalif4286
@ayuubkhalif4286 Месяц назад
Kii barbawi ee jahilka ahaa ninba helay bal eeg sida uu ucadhoday
@HASSANDheere-dt8gm
@HASSANDheere-dt8gm 2 месяца назад
Qacba ka yeedhay😂
@abdurrahmanHarbi-cy8hy
@abdurrahmanHarbi-cy8hy 2 месяца назад
Kkkkkklll😢😢😢😢😅😅😊😊 cajiib😅😊😊😅😅😅😅😅😅
@marshalitalia
@marshalitalia 2 месяца назад
barbarawi wa dhagar-qabe ee iska ilaaliya wana big munaafaq
@casiocurious8744
@casiocurious8744 29 дней назад
Adigaa munaafaq ah duliyahow.
@HUSSEIN10764
@HUSSEIN10764 2 месяца назад
Waar sheekha wadaad suufi baa helay
@Nuusdayr
@Nuusdayr 2 месяца назад
Action ka iyo coodku isma lahaaa
@XOGAHAADUUNKA-em6ol
@XOGAHAADUUNKA-em6ol 2 месяца назад
Barbaraawi wuu murmayaa,nin baa hellay
@HudaNuura-1
@HudaNuura-1 Месяц назад
Reer hargisoow ..waan idiin cabsanayaa because..dhulkeenii culimaa ka buuxsantay..horta waa kahyr oo waan ku faraxsanaa balse waxan ka baqayaa inay xagjir 🤯isku badalaan oo ay seefo iskula yaacaan..🗡️ maalinta dambe ..
@hothanmukhtaar3395
@hothanmukhtaar3395 Месяц назад
Kolay waa aragtidaaada yare gaban odhan karaa lkn in seef la isku qaato in iimanku quluubta dadka ka baxaa ka horraysa wll
@HudaNuura-1
@HudaNuura-1 Месяц назад
@@hothanmukhtaar3395 inader Somali baynu nahay waxba yaynaan been isku dadin Somalina dilka qofkale inay iska banaystaan waa cadadii iyo dhaqankoodii ilaa boqolaal sano kahor kol qabiil laysku dilo kol geela laysku dilo kol dhulka laysku dilo imikana waxa socda in diinta lagu dhuunto si qofkale dhiigisa Lo babaysto..damiirka hadhay muxu yahay bal iisheeg alwabaynu ceel dhiig ah kuwada dhex jirnay oon iska dhaxlayne 🧠
@casiocurious8744
@casiocurious8744 29 дней назад
Subhana 'Allah, qof Muslim qoraalkan oo kale ma qoro.
@HudaNuura-1
@HudaNuura-1 27 дней назад
@@casiocurious8744 wakaas Dee xagjir nimada aan ka hadlayo..maxaa diintayda kuu geeyay..oo aad utaabanaysaaba adoo qoralka si kale uga fal celin Kara ..mida kale anigu ma dhihin waan diidanahay culimada balse waxan dhahay..xagjirka qof ah inan necebahay kaliya Ayan shegay…that’s it
@khadramahdi4116
@khadramahdi4116 2 месяца назад
Jaahiliinbaa Cilmi isku Haysata Kawarama.
@ts7152
@ts7152 2 месяца назад
Ninkaan cilmi sirta uu sheegayo wahaabiyadu ma baran mana fahmikaraan qaarkoodna markay maqlaan dadkii ay ka maqleen waa gaalaysiiyaan oo diintayba uga baxaan ee ka daaya ayaan gaalaysiintii bilaabine oo ayaga u ixsaan fala waa juhalo inyar oo sucuudi soo qoray bay akhristaan
@Liipoi143
@Liipoi143 2 месяца назад
Kkkkk cilimga sartaa adigaa hadaa ma taqanaa anigaa bad aan rabaa in aan galee bal qaybkaaa iga Soo waran
@Hasanali-kt2xh
@Hasanali-kt2xh 2 месяца назад
Cilmiga sirta wa kan shaydanku idin waxyoodao.
@Cabdiqani-k5b
@Cabdiqani-k5b 2 месяца назад
​@@Liipoi143 waxaan filaayaa inay kaa tahay horistaag aad jawaabtiisa beeninayso ama taxaddi laakin xataa inaad tidhaahdo qaynka iiga waran maaha mana aha su aal la waydiiyo walaw taxadduba hakaa ahaatee . Laakin waxaan leenahay waa laguu waxyoodaa oo shaydaan baa kuu waxyooda
@goudhassanaden4627
@goudhassanaden4627 2 месяца назад
Berberaawi in yar oo Yaman Sheekh Shiico ah oo la yidhaa Sheekh Muqbil Alwaadici ku soo shubay waxaan ahayn ma yaqaan isaga iyo kuwaa dadka laynayaa waa isku sheekh am salaf ha sheeegto ama wahaabi ha sheegto.
@apdirahmaanhandule1588
@apdirahmaanhandule1588 2 месяца назад
Aduu cilmi ku anfaca oo aad dadka ku qiimayso baro
@xarirmaxamed9291
@xarirmaxamed9291 2 месяца назад
NINKA YIDHI CILMI SIRI MAJIRTO BALSE WAA QOF AAN FAHANKIISU AANU FOGAYN BALSE WUU JIRAA CILMI SIRTU
@sakiabdul
@sakiabdul Месяц назад
Adaa cilmu sirta oge bal ii sheeg sixiroolohow goortaan dhimanayo
Далее
Su'aalaha Dadweynaha Xarshin || Sh Barbaraawi
27:02
Просмотров 4 тыс.
4 YEAR SIBLING DIFFERENCE! 😭 #shorts
00:11
Просмотров 15 млн
Sh M Umal oo Su aalo waydiinaya Sh M Dirir
33:38
Просмотров 23 тыс.