Тёмный

Nin ganacsi ku leh Dalka Poland - Geedi sahan iyo Poland 

Geedi Sahan - Somali Traveler
Подписаться 227 тыс.
Просмотров 162 тыс.
50% 1

Ganacsade ku sugan dalka Poland, 30kii sano ee la soo dhaafay dalkayga hooyo ayaa iigu dambaysay,
waxaan ahay Dalmar oo aduunka ayaan soo kala bartaa. Waxa aan booqday ilaa iyo hadda 26 waddan. Waxa aan leeyahay hadaf ah: inaan cagaha dhigo 195 wadan (dunida oo dhan) in shaa Allah.
"Socdaalku ma aha oo kali ah hiwaayad, laakiin waa hab nololeed.
I discover the world on my way, and I have visited so far, 26 countries and i am in mission to reach 195 countries.
socdaalku ma aha oo kaliya hiwaayad, ee waa hab nololeed .
==========================================
Follow me:
Snapchat: https:/ /www.snapchat.com/add/geedisahan
Facebook: / geedisahan
Instagram: https: / geedisahan
==============================================
Camera:
(Sony Alpha 7III)
www.sony.com/electronics/inte...
Gopro hero 6:
www.amazon.de/GoPro-CHDHX-601...
dji osmo action: www.dji.com/at/osmo-action
==============================================

Опубликовано:

 

1 ноя 2021

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 309   
@GeediSahan
@GeediSahan 2 года назад
Fadlan 2000 like iyo comments ka baxiyaa
@blessingchanne1866
@blessingchanne1866 2 года назад
War niyow ninkaan nambarkisa sodiir
@mcaz0we10
@mcaz0we10 2 года назад
Video yadisi hore so eeg wan Hayey lkn iga baxay 😅
@zakahaji143
@zakahaji143 2 года назад
wa iga haysa bro horay u soco
@abwanqays8190
@abwanqays8190 2 года назад
alah haku gadhsiyo anana waan kula dadalayna fadlan nasii adreskaga iyo numberkaga
@xamdixaaji7567
@xamdixaaji7567 2 года назад
Intaas iyo in kabadan waaad u qalantaa
@Dr-Hashimi
@Dr-Hashimi 2 года назад
Wadanka ugu cunsurinimada badan waa dalkeena Soomaaliya , marka xaqiiqda la isku sheego🥲🙄
@salascade6378
@salascade6378 2 года назад
Wa sax soomaaliya waa wadanka ugu anshaxa xun aduunka
@waalidkagabdhihiisaguddaah63
iyo dhaqanka ugu xun aduunka
@waalidkagabdhihiisaguddaah63
dad neceb inay maqlaan runta waa.......
@bezani
@bezani 2 года назад
Bashir Cisman waa aabe dadaalaya m'A, Ilahay business kiisa iyo awlaadiisaba ha u barakeeyo. Mahadsanid Geedi Sahan inaad nala wadaagto videogan iyo nolosha Poland🙏
@alimohamud1953
@alimohamud1953 2 года назад
Aamiin
@MuhAaloveOfficial
@MuhAaloveOfficial 2 года назад
Masha Allah Nuurka Allaha Ku Saaro Aabe Somaliyeed Shaqeysanaayo Waye Walhi 🤲👑💯
@rajowanaagsan9409
@rajowanaagsan9409 2 года назад
Shaqo ayaa sharaf leh
@omarabdullahi9804
@omarabdullahi9804 2 года назад
Bashiir cusmaan waxaa aragiisa ugu danbeeysay 2001 in Berlin Germany 🇩🇪. TU Mensa Berlin. Asaga iyo wiil yar uu dhalay oo safar u ah dalka Sweden 🇸🇪. Waa shaqsi aad u dagan oo soomaalida na aad u jecel. Masha allaah Ilaahey ha u barkeeyo ganacsiga uu furtay.
@geeleisse4406
@geeleisse4406 Год назад
😳
@geelleguure8808
@geelleguure8808 2 года назад
Wiil Soomaaliyeed oo shaqaysta oo sharaf leh. Allaha kugu xafido adiga, qoys kaga iyo Soomaalida kula deggan. Allaha idin xafido.
@mumtaasahmedmumtaasahmed2224
Asc
@cabdiqaadircirro228
@cabdiqaadircirro228 2 года назад
geedi sahan sxb aadbaad u mahadsantahay waa loo baahan yahay muuqaalada noocan ah noosop badi waraysiyada dadka somaliyeed ee caalamka ka xamaasha
@hooyomcn2420
@hooyomcn2420 2 года назад
MashaAllaah Allaha kuu barakeyo bisniskaaga Allaha kaa qabto cadawga waa wallaal jecel somalinimada kana tagin dhaqankiisa iyo soodhaweyti somalida sinjiga u laheed soo dhaweenta Allaha kuxafido
@cukashefaarax5708
@cukashefaarax5708 2 года назад
iLaahay CimriGa iyO caafiNadkapa hakuusiyaadiyO wlhi waa aape qaLbi FiiCan😊❤️
@mcaz0we10
@mcaz0we10 2 года назад
My man geedi . I love your travel videos , keep it up . Idk why people like the stupid videos and didn't support the guy like you travel the world teaching us new things and most of them are interesting . Keep going legend ✌🏻💯. I'm your side from borama :).
@mofosman4426
@mofosman4426 2 года назад
mashala . waa geesi isasoo saarey. waa libaax naftiisi iyo aayihii caruurtiisa iyo xaaskiisa u dadaalay.hambalyo. Med from Djibouti
@maxamudmaxamed5625
@maxamudmaxamed5625 Год назад
Bashiir cismaan aleh hakuubarakeeyo maheradaada warniyahay magical adkadhawaajisay ninwata Ayaan away reedooxa qadar ah waxana layidhaah maxamud maxamed xuseen
@Abdallah_672
@Abdallah_672 6 месяцев назад
26:28 ma adiga
@ilovemywife1504
@ilovemywife1504 2 года назад
Salute and big respect for this guy, it’s easy to make good life in the west, but east kudos sxb
@somowfahimoofficial7471
@somowfahimoofficial7471 2 года назад
Mashaa allaah guuleyso walal qaali
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 Год назад
Masha Allah, Bashiir Cismaan Nin Rageed Nolooshiisa dhacsaneya Alle ha kuu barakeeyo
@nimoaden3873
@nimoaden3873 2 года назад
Mansha allah ilahay haku barakeeyo dadaalkas aad wadana alle hakula garabgalo insha allahu
@Iam03Ali
@Iam03Ali 2 года назад
Masha Allah . I like it 🙏✅
@xasanadan573
@xasanadan573 2 года назад
Masha alaah nin aad u wanagasan weye ninka poland ka furtay maqayada, radinaya saxiibkis aan ilawin,anigu duco baan kugu kabaya ,adiga iyo reerkaga carurtada cimiri dheer cafimad iyo nabad qab alah ha idinku ilaliyo
@samatarluuqaani3208
@samatarluuqaani3208 2 года назад
Keep going bro 💪🙏💯🙌
@akfamily7916
@akfamily7916 5 месяцев назад
Ma Shaa ALLAAh TABARAKA Rahmaan
@user-kc3lv1hn2q
@user-kc3lv1hn2q Год назад
Sahan geedi hore uu soco
@qadanluula3175
@qadanluula3175 2 года назад
maansha allaah illaahay ha kuu barakeeyo meheradaada
@mowlidid3636
@mowlidid3636 2 года назад
MashaAllah guuleyso adeer,
@abdulkadirshire5915
@abdulkadirshire5915 2 года назад
Masha Allah walaal somaliyeed horey u soco
@entertainmentchannel2171
@entertainmentchannel2171 2 года назад
you are the best vlogger geedi sahan iliked your videos its amizing .......................
@shiekhabdihakim3402
@shiekhabdihakim3402 2 года назад
Alle ha barakeeyo waa Aabe somaliyed oo dadaalaya. Thank you so much Geedi
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 2 года назад
MashAAllah walaalkeey guuleeyso
@mohameddhalahow6825
@mohameddhalahow6825 2 года назад
Keep going pro
@farxiyaa.5282
@farxiyaa.5282 2 года назад
MaashAllah BaarakAllah fiik aboowe. Allaha kuu barakeeyo kuguna amaansado
@osmandegelleh4532
@osmandegelleh4532 2 года назад
This is my first time on this channel. It is very informative! keep going bro
@somiomer4367
@somiomer4367 2 года назад
Masha Allah bro keep going ,WA run walahii dadkeyna Aya cunsuri ah
@GeneralHensaleey
@GeneralHensaleey 2 года назад
Masha allah keep doing bro Bashir
@beytulahmungo4070
@beytulahmungo4070 2 года назад
Alaha kuu barakeeyo walal
@Adler308
@Adler308 2 года назад
Masha alaah waa nin dadaal badan oo jecel inuu horumar sameeyo ilaahay ha u fududeeyo hamigiisa
@xamdixaaji7567
@xamdixaaji7567 2 года назад
Beautiful video
@geelegaab
@geelegaab 2 года назад
Masha alah alaha u barakeeyo ganacsigiisa
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 2 года назад
Mashallah bro keep going bro
@MukhtaarAbdihalim
@MukhtaarAbdihalim 4 месяца назад
Manshalla guuleyso wll Geedi sahan
@rashyare
@rashyare Год назад
M.a keep moving forward
@nonobobo9101
@nonobobo9101 2 года назад
War Geedi sahab motivition person baa tahay
@GordonTravels
@GordonTravels 2 года назад
Keep going sahbi!
@GeediSahan
@GeediSahan 2 года назад
Thanks 👍
@husseinaden7560
@husseinaden7560 2 года назад
Mnsha allah bro, ilaahay ha kugu amaansado meeshaas aad joogtid
@sahalhusseinsahal6957
@sahalhusseinsahal6957 2 года назад
WAA.RUUNTA GEEDI SAHAN.. TRAVELER
@mrsomali3003
@mrsomali3003 2 года назад
Geedi sahan mi role model ✌
@cadifataxbirre9206
@cadifataxbirre9206 2 года назад
Geedi sahan waa markii ugu horeysay aan daawado channel kan marka macluumad badan bana ka fa'iday kana fa'idi dona insha allah ee horay usoco bro dadka loo baahan yahay in wax laga barto waxa ka mida Adeerkan guleyso adeer adiga iyo familkagaba idamka alle.
@user-sc6wg1ns5t
@user-sc6wg1ns5t 6 месяцев назад
Waa ku salmay Bashiir. Legendary
@umuosama2956
@umuosama2956 2 года назад
Maashaallah horey usoco 🌿💫
@ilhaamsiman4890
@ilhaamsiman4890 2 года назад
Masha Allah maqaayada nuur Allaha kuu saaro Allaha kuu barakeeyo
@abdullahijeylaaniali5099
@abdullahijeylaaniali5099 2 года назад
Keep going from South Africa
@fadumaomar9092
@fadumaomar9092 Год назад
MA sha Alah tabaraka delicious food
@sahramuhiyadin8323
@sahramuhiyadin8323 2 года назад
Adeerkay bashiir osman rabi cimriga iyo caqliga iyo xoogaba hakuubarakeeyo Adeer mcnoow
@mohamedaa3217
@mohamedaa3217 11 месяцев назад
Allaha kuu barakeeyo gacansigaaga masha allah
@ibrahimegal7186
@ibrahimegal7186 Год назад
amazing traveling youtuber geedi sahan
@AbdulAhmed-gx2rh
@AbdulAhmed-gx2rh 2 года назад
Geedi-Sahan..... waad dadaashay waad dhaanta wixii kaa xun waxaa ii muuqata inaadan waligaa isku dayin shaqadaa sidaasaan ahaa maalinkii iigu horaysay ugu dambayntiina waan saxay. Maanshaa Allaah waad dadaalaysaa hadaad sidaa ku socoto waxaan kuu rajaynayaa Million Subscribes iinshaa Allaah.....
@caaqilka4379
@caaqilka4379 2 года назад
geedi horey u soco sxb barnaamijkaan ad bn uga helay muuqalada ganacsiga nooso badi intaad safarka ku jirta
@kawsarlibaaxo3521
@kawsarlibaaxo3521 2 года назад
mach allh hore u zooc
@travelcaalamka6144
@travelcaalamka6144 2 года назад
hore u soco
@travelcaalamka6144
@travelcaalamka6144 2 года назад
geedi sahan best somali youtuber
@ahmedyuusuf2168
@ahmedyuusuf2168 2 года назад
Masha allah waa nin dadaalay boland wa europ ta bari ma howl yara
@faisaali6218
@faisaali6218 2 года назад
Mash Allah hore usoco
@axmedilkadahable4385
@axmedilkadahable4385 2 года назад
Well done best you tuber on world
@fertunali1007
@fertunali1007 2 года назад
Masha alah ilaahey ha u barakeyo maqayadisa
@ambermahmoud2313
@ambermahmoud2313 Год назад
Ameen
@sharmamohammed1358
@sharmamohammed1358 2 года назад
Deedi sxb aad ayaad u mahadsan tahay wallaal barnaamijkaga ayaan xiiseeyaa sxb
@YazzerVlogs
@YazzerVlogs 2 года назад
www Geedi sahan wlhi videoyadaadu waxay uqalmaan wax ka badan million views becouse wxa aaad tahay travel vlogging somaligii ugu horreeyey ee saan cml ah www thankx hore usoco .................... am on the way like you insha alh
@dailychallenges2595
@dailychallenges2595 2 года назад
Waraysi wax ku oola iyo warbixin qiimo leh, shaqo ayaa sharafleh waana kufaraxsanahay inaan Arko nolosha Poland iyo meelo kale. Ninkaan odagaa ganacsi barakaysan urajaynaa adigana cidii dano ugabahaan addresskiisa sii👍
@zahraafdhuub8481
@zahraafdhuub8481 2 года назад
Masha Allah qaabka suaalaha aad u waydiinayso waa qaab provisional ah wlhi
@nasraosman7686
@nasraosman7686 2 года назад
Maashaa Allah tabaarakallah
@mohamedfarax1446
@mohamedfarax1446 5 месяцев назад
Aad baan kuu salaamaya geedi sahan
@Mguulwade
@Mguulwade Год назад
Get motivation from your valuable videos. Keep up the hard work @Geedi Sahan
@rashidseerar
@rashidseerar 6 месяцев назад
Great video 😊
@abdiconner5023
@abdiconner5023 2 года назад
Waadmahadantahy walaal laakin qaab professional ah u wareyso hana dhexgelin wareysiga ! Teydakale Muhiimada waa in waxa aad sootabineyso lawadafahmo ayadoo xiiso leh.
@Abdallah_672
@Abdallah_672 6 месяцев назад
Mashallah walaalkay Soomaaliyeed Guul ayso inshallah
@Caruustvchannel
@Caruustvchannel 2 года назад
Waxaan kaa daawanayaa Finland keep going walaal
@Ridwan-jo1wc
@Ridwan-jo1wc 2 года назад
Geedi sahan 👍💯
@ibrahinhassan6400
@ibrahinhassan6400 2 года назад
Waa nin waaya arag ah
@ayaannasteexo8481
@ayaannasteexo8481 Год назад
Masha allah ❤❤❤❤
@mr.aosman3054
@mr.aosman3054 2 года назад
Ganacsadahan waan Nin adag Alle hakula jiro
@mohamedaa3217
@mohamedaa3217 11 месяцев назад
masha allah Allaha kugu amaansado ganacsi wanaagsan
@Abdihakiim11
@Abdihakiim11 2 года назад
Keep going
@abdibayo2110
@abdibayo2110 2 года назад
Geedi sahan best somali vloger
@abdinooran67
@abdinooran67 Год назад
Masha Allah masha Allah.
@ashaweheliye1319
@ashaweheliye1319 2 года назад
Maasha Allah
@Caruurtaofthekorn
@Caruurtaofthekorn 2 года назад
Allah bless this man and his business.
@user-xn6tw4zd7y
@user-xn6tw4zd7y 2 месяца назад
Aamin aamin aamin
@nonobobo9101
@nonobobo9101 2 года назад
احسن يوتوبر صومالي
@goodman3029
@goodman3029 2 года назад
Machalah sharaf ceer Lana qato iyo welfare
@abdifatahahmed6592
@abdifatahahmed6592 2 года назад
Keep goin broo from whitehourse YT
@mahamedrashid3930
@mahamedrashid3930 2 года назад
Mashaa allaah
@FAHAMTECH
@FAHAMTECH 2 года назад
Go forward
@ibnucasayrofficial4827
@ibnucasayrofficial4827 2 года назад
Waa maalinkii u horeeyay chanelkan daawado Aadbaan uga helay Geedi haaan waxbadan baan rajaynaa inaad noo faaidayso اخوك يعيش في قطر
@GeediSahan
@GeediSahan 2 года назад
شكرا 🙏🙏
@tariqmahamed8321
@tariqmahamed8321 2 года назад
Waa bashiir xaaji diiriye waa walaalkey waan aqaanaa
@user-be9ib4fg4e
@user-be9ib4fg4e Месяц назад
De Poland rabye I bar wll
@hanadabdi6975
@hanadabdi6975 2 года назад
Masha Allah waa Aabe Somaliyed oo shaqaysa naya Allah Haku Barakeyo Adigan wll Keep gonig
@a.rahmanmokhtar6917
@a.rahmanmokhtar6917 2 года назад
Geedi Nin Adag Horay U Soco
@abdikarimpro3218
@abdikarimpro3218 2 года назад
Masha allah
@yugocitadugo7501
@yugocitadugo7501 2 года назад
ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-pRC1sMGEKB0.html
@ahmedyuusuf2168
@ahmedyuusuf2168 2 года назад
Lahjadiisa ayaan ka garanaya Waa nin somali ah oo dadaalaya ma sahlana europ ta bari nolashu
@rabiileomar7395
@rabiileomar7395 2 года назад
Ninkan wa halgame
@Dhir.iyo.deef.
@Dhir.iyo.deef. 2 года назад
Mash allah
@Mohamedfasax
@Mohamedfasax 2 года назад
Geedi sahan waa chennelka kaliye safarka noo qabilsan waad mahadsantahay
@sadiksdk1205
@sadiksdk1205 Год назад
Dhaqankii soomaalida lagu yaqaanay ee martida soorka ❤❤❤
@travelcaalamka6144
@travelcaalamka6144 2 года назад
nice video
@abukarmuseaweys4888
@abukarmuseaweys4888 2 года назад
Geedi Sahan wll adban ku salameya
Далее
Maalintii 1aad ee Ciraaq (Kurdistan) 🇮🇶
10:00
Просмотров 108 тыс.
Cuntada wadooyinka mombasa | street food in mombasa
19:40
FILO PART 110
30:37
Просмотров 29 тыс.
Cuntoyinka wadada Hargeisa || STREET FOOD IN HARGEISA
16:00